No video

Jaamac Gallad oo Si Cajiib ah U Falanqeeyay Silsiladda Dhaantada Wardoon ee Cali Dhaanto, 1-10-2020.

  Рет қаралды 40,309

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

3 жыл бұрын

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
#QarriJiqood

Пікірлер: 54
@cakulemedia330
@cakulemedia330 3 жыл бұрын
Haddii aan isku dayo magac bixinta ay wariyeyaashu aan fasirin ama aan fahmin erayga RUN -DAWARA waa laba eray oo isa saaran midi waa Run oo waa la wada garanayaa midna waa Dawara oo macnaheedu yahay Raadin / baadi -goobid /daydayid intaa ayaa la macno ah . u jeedada dhaantada waxay ka dhigan tahay in Cali dhaanto baadi -goobayo runta ama xogta dhabta ah ee ka jirta dhulka soomalida gaar ahaan gayiga soomaali galbeed marka macnaha magac bixinta la fiiriyo, dhanka kale aanay raggan soo warceliyay aanay ka run sheegin waayaha ka jira halkaa waa soomali galbeede.
@shafihussen434
@shafihussen434 3 жыл бұрын
Jamac raligalin bixi ugasa adhiga racayay we madaxwenalagadhigay soosheg
@isiri.2835
@isiri.2835 3 жыл бұрын
goormay baran in ilaahay loo mahadiyo. qof nabad haysta wax ka fiican ma leh. haddaa xabad yaayaa hesho sharf baad ku cunin
@hannamohamed9130
@hannamohamed9130 3 жыл бұрын
Asc sax sax 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️💙💚❤💚💛 Afkaa cano laguqabay wll mcn Kililka guul iyo gobinimo ⚘⚘🇸🇴
@omarabdisamad2129
@omarabdisamad2129 3 жыл бұрын
Faanku yuu kula fogaan wll sayidka iyo dhoodsan qof udhigma xataa ma dhalan dooneee
@abdulahiakani30
@abdulahiakani30 3 жыл бұрын
Jawaabta dhaantadani waxay taalaaa Berlin Germany.
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 3 жыл бұрын
Si cajiib ah buu runtii u falanqeeyay waana nin aftahan ah laysma caasiyee
@najmudiinmoha3802
@najmudiinmoha3802 3 жыл бұрын
Run dawara waa af_somaali jaamac galladaw Macnaheeeduna waaa ( run raadin )
@mrodaybiqe8821
@mrodaybiqe8821 3 жыл бұрын
Jaamac Gallad: Af-soomaaliga Siingo-siingo ha ka dhigin, Abwaankana meel ha kaga dhicin. Ereyga Dawarsi waa baryid ama tuugsi. Run- dawara( run-baryid ama run-tuugsi).
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 жыл бұрын
Dawara waa af carabi afka saamooligana Waa Lagu isticmaala. Run dawara waa run raadis
@rahmasead8161
@rahmasead8161 3 жыл бұрын
Yes yes
@rahmasead8161
@rahmasead8161 3 жыл бұрын
Ali
@abdisalamabi4356
@abdisalamabi4356 3 жыл бұрын
Asc jama waan idin salaamay, kkkkk waa sax ishaad ka riday macnaha “Dawara” Horta waa village ama xaafad ku taal India Second as a Somali waa iyo in la somaliyeeyey ma garanayo lakiin waa “tolid” ama dhar la tolayo, harqaanle markaa “Run Dawara” waxaan is leeyahay inay tahay runta tola taa soo ah runta ka hadla eeaygana waxaa aad looga isticmaalaa “Xamar khaasatan dadkii Somaliyeed Ee ku noolaa aaga shingaani iyo xamarweyne
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 3 жыл бұрын
Jaamacow Yeel iyo yeel waa iasku woraal laakiin midna wuxuu u dhawaaqaa Dhadig midna Lab Mida lagu raro Awrtu waa Yeel u dhawaaqda Dhadig Alaabta wax lagu waraabiyo Wadaanta Dawliska iyo wixii darka yaala sida Foosto Gobolada ama Qabaalka ama ka Shamiitada laga sameeyo waa Yeel dhawaaq Lab
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 жыл бұрын
Allaylehe waxba maad reebin,, thanks
@qamanmusdaffarah715
@qamanmusdaffarah715 3 жыл бұрын
Dawara waxaa ladhahaa wax kuhoday oo Saad moodaysay si aan ahayn Kugu noqday sxb afsomaliga sobaro
@ubahali1978
@ubahali1978 3 жыл бұрын
Waa xaqiq
@omarabdisamad2129
@omarabdisamad2129 3 жыл бұрын
Oo ninkan tayga huruuda ah xidhan ma dawara buu garan la‘yahay dawara xataa saqiirkaa garanaya waa (goobid) ama raadin
@isse83
@isse83 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk jinbaa soo diray kulaha wlhi waa fany jamac
@aminosman652
@aminosman652 Жыл бұрын
Legend waye ninkan
@saidislam4634
@saidislam4634 3 жыл бұрын
inuu soo dhagaysyo su'aalaha iyo ayay ahayd kahor inta uusan wax falanqayn
@tce11zak95
@tce11zak95 3 жыл бұрын
01eeeeee
@abdirizakalinor3482
@abdirizakalinor3482 3 жыл бұрын
(Wadara ) waa waxaan raadinaa wax mishaa ka jiraa degaan somalidda
@cabdilahimaxamed2854
@cabdilahimaxamed2854 3 жыл бұрын
Ayaa ka jawaabi kara sil silad
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 жыл бұрын
Sxb, run-dawara, run barya, macnaheedu waa runtay dawartaa, way dawarsataa, runtay baridaa, waa xaqiiqa-dawarsato, wali(hadaad soomaali tihiin) runtii maydin helin mana haysaane way idinka daahan tahay, ujeedada abwaanku waa waar sidu sidan maahee runta isku sheega oo xaqiiqada ha loo dhaadhaco,,sidaa daraadeed kelmedda dawaro amba dawarsi waa Asli soomaali(soo dawarso, soo sadaqayso, soo meero) amba baryo tag weeyi,,ilaahaybaa la baryaa, ilaahaybaa la dawarsadaa, thanks oo hadana thanks, viiiivaaaaa somaliland rep,, from gabileey,,
@bashiribrahim5151
@bashiribrahim5151 2 жыл бұрын
Hadaad dhagaysanin seed ooga hadli kartaa war anagaa wax aragnay
@hannamohamed9130
@hannamohamed9130 3 жыл бұрын
✔✔✔✔ waa sax Somali masha
@BashirAbdimaxamed
@BashirAbdimaxamed Ай бұрын
Dawara ani ayaagaran waa afsoomaali
@abbasidirisyonis6166
@abbasidirisyonis6166 2 жыл бұрын
Dawaro waa baryo oo ula jeedo run baa la baryayayàa
@sali1269
@sali1269 3 жыл бұрын
Illahay nabad iyo caano hadu inasiyaya maxa inagamaqan
@isse83
@isse83 3 жыл бұрын
Markuu ku qanci waaye jwbta yar ee uu sannku qancin ayuu go,aansaday inuu somali oo dhan uu dhex dhigo arimaha somalia oo dhan
@blueoceanofficial7826
@blueoceanofficial7826 3 жыл бұрын
Wardoon waa silsilad ka hadlaysa somaliweyn
@abshiro72ziyad61
@abshiro72ziyad61 3 жыл бұрын
Hhh sing singha aaaa😜
@adenmohamed9481
@adenmohamed9481 3 жыл бұрын
Abwan afmagaaxshe abwaanka Qarniga
@mrbeenorangeman1008
@mrbeenorangeman1008 3 жыл бұрын
Run dawara waa run raadis
@user-no9pp8zc5x
@user-no9pp8zc5x 9 ай бұрын
Cws
@geesifariid4950
@geesifariid4950 2 жыл бұрын
Dawara waa tuugsi ama baryo
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 3 жыл бұрын
Dadka ilahay eiskanoolpan ahay😀😀😀
@ugaasmaxamedwali130
@ugaasmaxamedwali130 3 жыл бұрын
Dawara waa xogdoon waxaana laga keenay dawara dawarsato, ileen waxabeey soo uruursataa, waa adoo yiri warbaan soodawarayaa soo uruurinayaa ayeey lamidtahay Jaamac galadbaa iskale. Tel. 0612924666.
@omarabdisamad2129
@omarabdisamad2129 3 жыл бұрын
Lama yiraahdo yeel waa xadhig gaara wadaantuna waa tanle gadawga iyo taabka waar odaygan waa ka dhacsabyahay
@hasanyusuf5794
@hasanyusuf5794 3 жыл бұрын
Dawara waxaan umaleyn dawarsi
@hibaknuora486
@hibaknuora486 3 жыл бұрын
Waa raadin
@hannamohamed9130
@hannamohamed9130 3 жыл бұрын
Kkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maxamudcadow9448
@maxamudcadow9448 3 жыл бұрын
Hhhh kulaha waxow yiri axmed madoobe hakajawaabo
@efrahmagan7167
@efrahmagan7167 3 жыл бұрын
Eraga dawara waa tuugsi
@shabelkamadow32
@shabelkamadow32 3 жыл бұрын
Jubaland maxa u falanqeyn weydeen
@hhaji6556
@hhaji6556 3 жыл бұрын
Dawra, waa,afsoomaalicad dawirsi, ayuunbayna katimid.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 жыл бұрын
Sxb dawarsi dheh,, waa nooc baryada ka mida ku dheh,, thanks dawara
@ibrahimmuse8673
@ibrahimmuse8673 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@farhiya2410
@farhiya2410 3 жыл бұрын
Kkkkk falaqeen wacan jamac Waa siiyaasi weyn 👍
@ayuubismail3615
@ayuubismail3615 3 жыл бұрын
2:34 Haddaa waxan aad falanqayso halkaad ka keentaa miyaa lagu soo waxyoodaa
@cherifhoussein
@cherifhoussein 3 жыл бұрын
dhaantalow ma aha ee waa dhaanto yahan erayada in la saxo weeye
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 4 AAD
25:03
Xogmaal Media
Рет қаралды 9 М.
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 6 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 35 МЛН
Dumarka Beesha Cowdaq Oo Fariin U Diray Madaxweynaha Dalka H.E. William Samoei Ruto.
16:04
SOMKEN MEDIA The Voice Of The People.
Рет қаралды 1,9 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 133 М.
MW XASAN SHIIKH MA TAGI KARAA XAAFADIHIISA (4227)
40:56
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,9 М.
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 75 М.
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 6 МЛН