No video

Jabuuti: Khudbadii Raysal-wasaare Abiy Ahmed ''Soomaali''

  Рет қаралды 180,501

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

4 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 634
@sharmakehersi534
@sharmakehersi534 4 жыл бұрын
Abiye Ahmed Dad caadi inuu lahadlaya moda lkn Dad Qabiil iyo Malayacni kunol inuu lahdalayo yaa usheego🤲🏽
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 4 жыл бұрын
Sax wlhi dad kena ma cafimad qaban qalbiyadoda 👈😭
@zahramohmeth7677
@zahramohmeth7677 4 жыл бұрын
Haa wallaahi waa xoolo ee dad maha ilaahay khayr haka dhigo
@saedabdirisak5952
@saedabdirisak5952 4 жыл бұрын
@@zahramohmeth7677 Waa bani aadam qalooc kusocda iska dheh. Allah xoolo inagama dhigo wall mahadsanid.
@qalanjomoha1833
@qalanjomoha1833 4 жыл бұрын
@@zahramohmeth7677 xoolo maha ee aaminaad qaldan ayaa jirta
@cabdimuuse6273
@cabdimuuse6273 4 жыл бұрын
Abiyo axmad
@5topafricakingdoms968
@5topafricakingdoms968 4 жыл бұрын
thank you dr abiy Ahmed you are best great leaders
@niciimaabdiqader3789
@niciimaabdiqader3789 4 жыл бұрын
Anaga ayaa ku dhalanay tafaraaruq iyo Midnimo la aan allah caruurtayada kuwo midnimada ku dhasha haka dhigo From Hargeisa Somaliland
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 4 жыл бұрын
Nabsi haka galin dalkaga somaliland hadad nabad ku dhalatay ku kortay ilmo na ku dhashay waxad xasuusata in aabaha iyo hooyada ama adeerka iyo abtiga xabad lala dhacay laga dhigay barokac 10 sano kaamam ugu niray ethiopia. Wxd xasuusnata in aad dalkaga halganka inta leg loso galay imikana aanu dhayal ku suulayn ila u ictiraaf calamiya helayo
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Amiin yarabii
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
@@siciidaxmed2963 duuli gabadhaa ayaa kafiicaan
@fardowhassan5738
@fardowhassan5738 4 жыл бұрын
Amiin amiiin amiin
@niciimaabdiqader3789
@niciimaabdiqader3789 4 жыл бұрын
Siciid Axmed wllky Waxad moogtay wax wlba inuu qadar allah ahaa cidii wax xasuuqday manta ma noola cidii la xasuuqayna waabay dhimatay allah ha u naxariisto Lkn waxa ayaan darra in tafararuqena qadamo shisheye ka fa idystan halkaan cadowgena kowad eithopia u arki lahyn aan south somalia u aragno xabashidana salakhen nidhahno waa wax laga naxo
@asmaismail6905
@asmaismail6905 4 жыл бұрын
Cabdishakur dayib maxamed Ilaahay haku barakeeyo Wariye cajiib ah
@faraxaden3122
@faraxaden3122 4 жыл бұрын
Mashaa alaah waa runtiis wlhi somaliya San uu naha waxaan KU macaanay dawlada xun qoxooti dagaal sokeeyi faqri macluul kii shahseyaha ahaay ayaa San wax uu gartay awi madaxdeena ilaa qalbigooda isku jiid oo burcat uu mar na tus Somali oo xasilaan Aniga ma arkiin dawlada inta an Soo barbaaray mar walbo waxaan ilaah ka tuuga dalka Somali oo xasilaan nawad barwaaqo ka jirta ilaaho inoo xasali
@eriboy2421
@eriboy2421 4 жыл бұрын
Peace and love ❤️ inshallah 🇪🇷🇸🇴🇪🇹🇩🇯🇸🇩
@simbaofficial4052
@simbaofficial4052 4 жыл бұрын
Somali lagama hayo dad siwacan ufikiraya oo dhanka positive ka waxka eega lkn waxay jecel yihiin negativeka marwalba allow isku Soo dhawee Somali ,,
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Cabdishakur dayib khabiir saxaafadeed 🇭🇺🇭🇺
@tsfalmmbrht9134
@tsfalmmbrht9134 4 жыл бұрын
i am from Eritrea i loves anly Somali.
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Up to you we don't need somali reunite
@suldaankabeesha8650
@suldaankabeesha8650 4 жыл бұрын
We are somaliland not somalia
@khadarderie1401
@khadarderie1401 4 жыл бұрын
@@umufadumosahra1421 please try to understand the statement of this Eritrean. he said to you Somali not Somalia.
@iskopro1423
@iskopro1423 2 жыл бұрын
@@khadarderie1401 we are not somali we are LANDERS i main SOMALILANDERS Mafahmin
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 4 жыл бұрын
best leader in a while not just in the horn of Africa but in a world one love from somaliland
@shucayb939
@shucayb939 4 жыл бұрын
Cabdushukuur dayib Wariye codkiisa ka helo💝
@Ahmed40662
@Ahmed40662 4 жыл бұрын
Hadaa nahay reer Somaliland Fursada maanta waxay hortaalaa anaga waayo waxaa naloo ogolyahay madaxwaynenimo iyo caasimada hadaa ka faaiidaysanwayno fursadaan waxaa imaa doonta maalin Somalia xoogsatay oo sideynii Somaliland ahaan aan waxayno xoog nalagu maquuninwayo marka inta Ila qabta fikirkaas like Saar inta diidan comment ..
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Been maHa fursad wad haysatan raysal wasare casimada waxba gopalada waqooyi izka leH
@mokatube405
@mokatube405 4 жыл бұрын
Viva abiy 💪💪 make horn of Africa great!! i hope you will achieve
@lamahuraan836
@lamahuraan836 4 жыл бұрын
Ax wallalhi somalid ninka abiyi ahmed ayaa ka caqli badan oo ka fican masha allah tabarakalah wllalahi hadal xaqiiq ayuu ka hadlay qofkii fahmi karay waxa la dhaho dawlad la dhaho
@Cayto
@Cayto 4 жыл бұрын
Midnimo hadaad doonayso ABIY soodaa shacabka somali Ethiopian fdl hadii kale niiicda nagadaaaa
@ismailhassan9413
@ismailhassan9413 4 жыл бұрын
Inagu horta gacmaha aynu isqabzano Muxuu soodaayaa ey iscuni ayuuu arkaayee ma Ey iscuni baa waraabe iska celisa
@axmedyusuf4068
@axmedyusuf4068 4 жыл бұрын
Jabuuti maytimado anaga sanka nagag marmarinayaan jigjiga hadii lahaysto jabuti yaa haysta hatimado markaa ana waniman
@najmamaxamad7377
@najmamaxamad7377 4 жыл бұрын
Sardigayagu waa in laysku keeno shanta somali no khiyano danbe farmajo
@rahmaabdirahman1670
@rahmaabdirahman1670 4 жыл бұрын
Waba siday tahay 5 somli in laysku keeno ama yan la cabudhin Somaliland
@nimonimco3063
@nimonimco3063 4 жыл бұрын
Abiy Axmed keen dadkaad qaadateen ee qasabka ku haysataan soonaha 5 ! Kuwaas Somaali u baahane soo wareeji.
@guledfaransiis8231
@guledfaransiis8231 4 жыл бұрын
Abiy Ahmed Hawsha Isaga Iyo Maraykan Ayaa Wada Iskumana Khasbi Karan In Somaliland La Midawdo Somalia Mana Dhacayso Somaliland Way Goosatay
@hassanhaid3745
@hassanhaid3745 4 жыл бұрын
Good speech Horn of Africa common market ,SOMALILAND, Ethiopia, Djibouti,Somali..but different governments. That is wonderful achieved .
@tiileedhaable4376
@tiileedhaable4376 4 жыл бұрын
Say isaqland we dhulbaahante are not with you
@ahmedtanimahamed25
@ahmedtanimahamed25 4 жыл бұрын
We are blood brothers,,,, yes yes ,,,abiy waa uu u qalmaa in uu noqdo hogaamiyaha geeska afrika,...politicaly,..
@sooraanyare3672
@sooraanyare3672 4 жыл бұрын
Waligay raaci mayno Somalia anagoo ah dowlada somaliland
@mahamedabdi3006
@mahamedabdi3006 4 жыл бұрын
qaran iyo qabiil kala saar hadan nahay shacabka gobolada waqooyi midnimada soomaliya ayaan rabnaa
@priyageorgefloyd2232
@priyageorgefloyd2232 4 жыл бұрын
Jaahil batahy
@khadrashoowe2224
@khadrashoowe2224 4 жыл бұрын
waad iska hadashay wallaahi
@najaadmuose5903
@najaadmuose5903 4 жыл бұрын
Mahamed ABDI hadaad tagaysid cidi kuma haysato huno lkin cidii is raaci mayso
@nimcoali4004
@nimcoali4004 4 жыл бұрын
Somaliland guul iyo gobonimo insha allah
@ayaanahmed3205
@ayaanahmed3205 4 жыл бұрын
Inshallah wll khayrbay noqon 👑
@cashanasir205
@cashanasir205 4 жыл бұрын
Inshallah guuul Somaliland
@kwolfsgeming4849
@kwolfsgeming4849 4 жыл бұрын
Why aad isku dhaafiseen inta uu hoos galinyo abiy ahmed hal wadan😂😂😂😂😂 no itobiya wlhi dhulkii kle ayaa laga kicn laayahy dhalintu hda wx wlba wnu lasoco naa😎😎😎😎
@naimaorodo4160
@naimaorodo4160 4 жыл бұрын
Hortaaa taas intaan laga hadlin hirta waa inaan tan habeena kadib taas doonaa
@nimcosagalhussein6402
@nimcosagalhussein6402 4 жыл бұрын
3
@nimcosagalhussein6402
@nimcosagalhussein6402 4 жыл бұрын
EYK
@faarahhusein6079
@faarahhusein6079 4 жыл бұрын
Haaa waa zax maaanta waxa uu doonayaa wax kle maaha ee waa zaylac taazina dhici mayso waliged bayna zomaliyadii hore uzoo noqonayn
@jaalemedia327
@jaalemedia327 4 жыл бұрын
@@faarahhusein6079 waa runtaa zxp saylac waxaa ku duugan taariikhda umada somaliyeed mana ogolaanayno in ay itoobiya iyo cid kalena qabsato
@waliidcamraanbi7471
@waliidcamraanbi7471 4 жыл бұрын
Muuse biixi waxaan ka codsanaynaa hadaan shacabka magaalada hargaysa nahay adeer ila meeraysada naga daa midnimo noo sooqaad
@kifuuzhmohha6358
@kifuuzhmohha6358 4 жыл бұрын
Akhas taasi waligeed madhacaysee orod u tag somalia hdad u bahantaha😡
@mushtaaqomar816
@mushtaaqomar816 4 жыл бұрын
Yaaa ku haysta op wax kugu falaya arod u tagdee wax melahaa kasoo madhaciya ma rabnee
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 4 жыл бұрын
Aabiyo anag rer somalilan ahaane is cafi waa nlaga helay se somaliy yaa ka helay ayago naxasuuqay ayay walib naguso dhagsanyiine Hormar iyo guulna gaadhi maayn intay naxaasidayan
@ciidtimz3609
@ciidtimz3609 4 жыл бұрын
Abdishakur dayib mo Wariye howl kara
@sharecoabdilahi2420
@sharecoabdilahi2420 4 жыл бұрын
Abdishakur Dayib Mohmed mash allh bro turjumaadaada iyo codkaagaba waa na qanciyeen. Dr Aby Ahmed qalbigiisa waxa kujira waxba inagama gelin lkin wuxuu kuhadlay hadal aad udhaxal gal ah.soomaali Allah ha ina hanuuniyo nin aan intaasoo sano is dagaalsanayn waa Ethiopia e ayaa saa idiinku caqli celin oo weliba aan Muslim ahyn. Fiicnaan lahaydaa in caqligu shaqeeyo oo la iscafio jaanis baad haysataan ayuu yiri run badanaa ilaahow aby ahmed xaqa tus muxuu nin karmeed yahy.
@sowdamuhumed7077
@sowdamuhumed7077 4 жыл бұрын
Love you Ethiopian 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@user-ty6vn1hc9j
@user-ty6vn1hc9j Жыл бұрын
Thanks Dr Abiye Ahmad Ali leader of Africa congratulation 100% Dear leadership
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
soomaaliland halayska sii daayo oo hala soo jaro dhulka harti
@haykalcadde8395
@haykalcadde8395 4 жыл бұрын
Guul wayn oo shacb waynaha Somaliyeed meel kasta ayjoogan
@abdulahiali5051
@abdulahiali5051 4 жыл бұрын
Viva somaliland 👍🏼❤️❤️👍🏼👍🏼❤️❤️👍🏼❤️❤️👍🏼👍🏼❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏼❤️
@proton3362
@proton3362 4 жыл бұрын
The speech is outstanding & Abiy has demonstrated visionary leadership...I wish my kins i.e Muse bixi and Farmaajo will reconcile & talk to fruition..& lead our people to prosperity ..So help them Ya Allah
@WarbaahintaIslaamka
@WarbaahintaIslaamka 4 жыл бұрын
Doctor Abiy Ahmed Ziyaasii Dhaxalgal Ah Kanataliya Mideynta Wadamada Africa 🤘🔥🌎
@mamoqaali5627
@mamoqaali5627 4 жыл бұрын
Abey Ahmed he has True leadership qualities I like his speech 👏🏾👏🏾👏🏾👍🏾🇸🇴
@khadarshawr9804
@khadarshawr9804 4 жыл бұрын
Republic of SOMALILAND 🏅
@fatumafatumamohamed8058
@fatumafatumamohamed8058 4 жыл бұрын
Benale waad riyonaisa main caad somaliya somalibaleh maheleisi badaha somaliyed mangistu kumasaxexikaro wayo wakumelgad markaa iska waado riyada bentaha Ama shir ken aamiskuqasab Somali waadkuhungobi don't a Somali mahaa muse iiyo mangistu somalidu weykawar Haida
@fatumafatumamohamed8058
@fatumafatumamohamed8058 4 жыл бұрын
Benale waad riyonaisa main caad somaliya somalibaleh maheleisi badaha somaliyed mangistu kumasaxexikaro wayo wakumelgad markaa iska waado riyada bentaha Ama shir ken aamiskuqasab Somali waadkuhungobi don't a Somali mahaa muse iiyo mangistu somalidu weykawar Haida
@samatarhussein3226
@samatarhussein3226 4 жыл бұрын
Keep dreaming sxb.
@zayidaliabdi6355
@zayidaliabdi6355 4 жыл бұрын
@@fatumafatumamohamed8058 MUXU RIYOONAYA INA AMISOM ADERR QADAAD WAYN IYO ANAGA ILAHY NAMA SIMIN MARKA BEENAALE HAYSKA ODHAN DHILOY
@kifuuzhmohha6358
@kifuuzhmohha6358 4 жыл бұрын
Fatuma Fatuma Mohamed intad qaraxa ku mashquulsanayd xata sidii wax loo qorayay wad ka mashquushay 🤫🤫🤫
@muktarnadifyousuf3807
@muktarnadifyousuf3807 4 жыл бұрын
Marlabad Iyo Midnimo Am From Awdal Gobolada Waqooyi Iyo Koonfur Waan Ku Faraxsanahay 1990kii Kadib 2020ka Kana Saar Kana Siib Somalia Gull 🇸🇴✅💪
@abdullahialimohamed4188
@abdullahialimohamed4188 4 жыл бұрын
Sida dalka Rwanda oo kale waxaa haboon in la is cafiyo, gumaadka soomaaliya meel walba waa ka dhacay, wax Somaliland u gaar ah ma jiraan, maanta dadkeenu waxay u baahan yihiin is-cafin, dib-u-heshiin iyo midnimo, middi middi ku taag waa na soo daashatay, dadkeenu waxay u baahan yihiin wadajir iyo in fakhriga hal meel looga soo wada jeesado, cadawga keliya aanu leenahay waa fakhri, sidaas ha loo fahmo, qabyaalad Qaran laguma noqdo ee waxaa macno sameynayo xasilooni siyaasadeed in dadka loo horseedo, soomaalida waa walaalo, waana dad isku mid ah.
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran 4 жыл бұрын
Rwanda kuwii xasuuqa gaystay ayaa laga adkaaday, oo maxkamad caalami ah loo sameeyey ilaa maantana adduunka meel walba laga soo qabtaa. Somalia kuwii xusuuqa gaystay weli Xamar iyo Garoowe ayay ka taliyaan, dadka halkaa deggena waxay u aqoonsan yihiin geesiyaal.
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 4 жыл бұрын
Wiilkan yaree oromada muxu wax uguqaban waayay oromadan maalinwalba tahriibka eemagaalo kasta lugaynaya iyagoo admoodid adhi solumay
@anwarfuaad1957
@anwarfuaad1957 4 жыл бұрын
Oromo wuu uqabtee Somali ayay Kuhdhay
@majorosman5095
@majorosman5095 4 жыл бұрын
Walee oromo wax wauqabtay all yacizak nin nool Somali lafadidga
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 4 жыл бұрын
Ama walima daayeer doox maraya
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Hahahaha qabiiL waxba kuma qabtaan dadkani madaxda somaLia miyad mooday
@jamaalorormo5441
@jamaalorormo5441 4 жыл бұрын
Kkkkkk kuwii taxribeyaasha ayaa idin dhaama👌👌👌👌
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 4 жыл бұрын
Aad iyo aad baan usoo dhaweynayaa wll ku kulamey D JABOUT
@sagalmahamed3728
@sagalmahamed3728 4 жыл бұрын
Mansha allh waxa inagu filan salanta abi axmed
@cabdimuuse6273
@cabdimuuse6273 4 жыл бұрын
etbiyo
@naasircaska1632
@naasircaska1632 4 жыл бұрын
Ana wan leye bal so dhagayso codka macan 🤩🤩🤩🤩
@Husseinibrahim2024
@Husseinibrahim2024 4 жыл бұрын
Abdi shakur dayip sxb walee wariye horumaray tahay alle haku ilaaliyo aaad ayaan uga helaa warbixinadiisa waxaan xusuustaaa marka uu tabinayo diyaardi loof dhansa ee jarmalka laga afduubtay
@mryes6893
@mryes6893 4 жыл бұрын
Aan kawada faa'udaysano khayraadkeena kulahaa waa nin loobalan qaaday 4 dakadood Shut up Abiy.
@qalanjomoha1833
@qalanjomoha1833 4 жыл бұрын
@Afrobeats Daily hhhhh Ethiopia wa dal qaniya yaad usheega gaajada cagaaran baa ladhaha
@rahmahassan6073
@rahmahassan6073 4 жыл бұрын
@Afrobeats Daily nacas baa tahee iska aamu waxani waa siyaasad wuu iska Aby wuu iska ogyahay inaan Somalia heshiin karin,waayo isagaa alshabaab iyo kala ir dhayn wada si uu uboobo dekadaha Somalia.
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 4 жыл бұрын
Dekadaha imaaraadka qaadatay waa sedaqo
@rell6182
@rell6182 4 жыл бұрын
ASC : "THANK YOU" YAAN LAGAA DHICIN DHAXALKII AWOOWGAA.
@rell6182
@rell6182 4 жыл бұрын
@Afrobeats Daily YOU ARE NOT SOMALI?? WHO ARE YOU??
@maxamadcumarxasandhoolcade3215
@maxamadcumarxasandhoolcade3215 4 жыл бұрын
haddi uu daacad yahay hanoo soo celiyo howd iyo ogaadeniya ka hor somalilanta jigjigaba annagaa leh INSHA ALLAH waana hana doonaa goor dhow ILAAHAY DHIIG LA'AAN HANOO SOO CELIYO DHULAL KEENA
@abdiyareofficial5377
@abdiyareofficial5377 4 жыл бұрын
Cabdishakur dayip masha allah horay usoco
@bashirmahamud9468
@bashirmahamud9468 4 жыл бұрын
Thnks Abiy ahmed we will never forget guul insha allh intaan ka dib waxaa u bahan nahay hor u socod waraa is cafin midnimo
@mohanadhifyussuf1996
@mohanadhifyussuf1996 4 жыл бұрын
Absolutely honest information and advice by the PM of Ethiopia... But do we have ears to hear?...
@Wars7498
@Wars7498 4 жыл бұрын
he wants resources and sea only.
@semung2513
@semung2513 4 жыл бұрын
@@Wars7498 Don't be evil and prisoner of colonial mentality and hatred politics. Dr. ABIY is genuine and God fearing leader.
@suldanramos8236
@suldanramos8236 4 жыл бұрын
Soomaliland guul Alle hawsahlo madoonayno inaan raacno soomaliya soomaaliland hanoolaato like saar fadlan
@hassanmuuse8799
@hassanmuuse8799 4 жыл бұрын
No midnimo yes kalatag
@aweyscabdiyow9413
@aweyscabdiyow9413 4 жыл бұрын
Kaaley cayr qaado tuugsi tuug jahli qabyaalista xaraan cun
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
@@aweyscabdiyow9413 no midnimo shabaab uma ubaahni iyo somaali bantu
@cabdalecawil6275
@cabdalecawil6275 4 жыл бұрын
@@aweyscabdiyow9413 no midnimo walaal kalatag haa haa haa haa
@husseinaden4509
@husseinaden4509 4 жыл бұрын
Wax wanaagsan buu ka hadlayaa, ilaahay qalbigeena somaali oo dhan bur cad ha isu mariyo
@itsmeeyuhabshaeyu9052
@itsmeeyuhabshaeyu9052 4 жыл бұрын
❤🇪🇹🇩🇯
@mhdu4771
@mhdu4771 4 жыл бұрын
Dr abiy good idea. Be a positive ppl an noqono inaga daya negativeka badan walalayal
@dakirsheikh7459
@dakirsheikh7459 4 жыл бұрын
👍👍👍👍from kenya midnimo
@ruqiyaabdulqadir4261
@ruqiyaabdulqadir4261 4 жыл бұрын
Ilahow wallalanimadoda tus somalida colada iyo nacayab waxaba ma tarato waa in aqaligu shaqeeya
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Abii ahmed waa sheydaan ummada somaliyed loo soo diray imaaraad iyo Israa'iil iyo America ayaa gadaal ka riixooyo hadal macaan buu ku hadlaa hoosneh munaafaqad buu ka wataa dantiisu waa inuu dakad iyo bad helaa mila zanaawi iyo mangiiste waa uu inooga daran yahay magac muslim buu wataa waana gaal geesa waa weyn ee Ilaahey shartiisa ha inaga qabto
@haajarahaajara6058
@haajarahaajara6058 4 жыл бұрын
Somali guul iyo midnimo Ayaan U rajaynayaa❤❤❤
@cawaaleadan3440
@cawaaleadan3440 4 жыл бұрын
Midnimo maad dooni Somalia ,calanka towxiidku Ku dheehanyahay makumidownaa.Maya miyaa ,sidaad kaaga ujeceshay maahee sikadaran oo towxiidjacayl islaamnimo lehayaan ujecelnahay.
@haajarahaajara6058
@haajarahaajara6058 4 жыл бұрын
@@cawaaleadan3440 inader Somali Awalba dad Ahlu tawxiida Oo Ahlu qiblo Ah Aya rabigay kadhigay Alxamdulilaah , balse muhiimiyadu waxa weeye in Somalidu cuqada iskasaarto wax WADA qabsato Markaasaynu wax Noqonaynaa Oo dawladaha latartamaynaa.
@apdizalan8132
@apdizalan8132 3 жыл бұрын
@@haajarahaajara6058 wax wala kala qabsan kara waxna wa lawada qabsan kara marka laba dawladood la noqdo
@abwaanmurtishiiladan5439
@abwaanmurtishiiladan5439 4 жыл бұрын
Aniga oo somalilandnimada ku dhinta ayaa hadana ka helay codka raysal wasaaraha ethiopia maansha allaah wallahi qodobo mihiina buu ka hadlay waanku soo dhawaynaynaa illahayoow caqliga umada somaliyeed noo midee qomiyada somaliyeed dadnteeda ha eegto iyo siday barwaaqo sooran iyo awood dhaqaale ku gaadhilahayd jiilka danbena nimco ugu barbaari lahaa
@birhanebiru2399
@birhanebiru2399 4 жыл бұрын
Dr. Abiy Ahmed have possible peaceful, genuine ideas which help z horn tobe stable!
@safiajama5565
@safiajama5565 4 жыл бұрын
MR ahmed farmajo allred he promes you to the somali sea nothing is possible you will have the shears
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Qaranimada jamhuuriyada Somaliland waa muqadas
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 4 жыл бұрын
Quraanka iyo diinteena in la adeeco ayunbaa muqadis ah. Wixii kasoo haraa waa hadba sida la isku Fahmo
@hibohassan8939
@hibohassan8939 4 жыл бұрын
Mashalah mashalah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamabdi3037
@maryamabdi3037 4 жыл бұрын
Thank Dr abbi Ahmed Thank you may allaah be with you
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Abii axmed ma aha dhexdhaxaad waxaa aw la safan yahay Somali laakin taasi waxba ka dhimi mayso somaliland waxaana u qoos gooyay Somali iyo saaxiibada la safan qudbada madaxwayne muuse biixi maasha allah gar naqsi xaqa ayay ahayd warkiisuna waa cadaa inay somaliland aqbalayn waxay ay ka tashatay
@inaqoolif40
@inaqoolif40 4 жыл бұрын
Cuqdada izka dhafa zomalia waa hal
@wardamawliid6433
@wardamawliid6433 4 жыл бұрын
Miyaadan doonayn faqriga aad ku noolayd 30-kii sano u dambeeyay in aad ka baxdo mise wali waxaad rabtaa in aad wadooyinka meeraysato adigoo waxbarashadii soo dhamaystay kadibna shaqo la'aan darteed tahriibto oo naftaada saxaraha iyo badda ku goyso ama aad darxumo ugu noolaato Yurub? haddii jawaabtaadu "haa" tahay , ku dhagnaaw Somaliland iyo kala-tag ileen waligood Soomaalida caqli gaabni iyo qabyaalad waa lagu ogaa
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@@wardamawliid6433 somalia miya barwaaqo heysata
@mohamedshaqiiri3254
@mohamedshaqiiri3254 4 жыл бұрын
Waa aynu midoobaynaa hadii akhiro la isku raacaayo adduunyo kama dhacayso bilaa ictiraafka ayaa noo dhaama qabyaaladiina xamareey
@laftageelabadha5748
@laftageelabadha5748 4 жыл бұрын
Ninbaadtahay ee waaxay qabyaalada aad kasheekeynaysaa... Halkee bilaa qabiil ah.. Ana Ree Borama ah, wax Somaliland ka qabyaalad badan majiro... Somalia iyo somaliland waa mid... Horumar ayaan ubaahannahay.. Mustaqbal ayaan ubaahanahay...
@ummaisha876
@ummaisha876 4 жыл бұрын
@@laftageelabadha5748 Walaal walaalaheen Jamhuuridda isaaqland waxaan ku dirayaa Darbi wayn insha allaah, because waa dad ay xumaantu dhiiga uga jirto.halkaa gaajo ha ugu dhamaadeen Doqonta San damiirka lahayn.
@abdirashka9468
@abdirashka9468 4 жыл бұрын
@@laftageelabadha5748 Lahayste aanaa kaa masuula Hooskaygaad kujirtaa Ee igu daba fayl laangabow
@Abdishakouromer4000
@Abdishakouromer4000 4 жыл бұрын
@@abdirashka9468 dawlad cida ka dhigayza wa gobalada galbeedka bal ha noqdan gobolada bariga oo kaligod dawlad hadayna ku jirin goboladas galbedku
@kifuuzhmohha6358
@kifuuzhmohha6358 4 жыл бұрын
Muhiyadiin Mohammed borama ah meesha daba dhiliftaa ey somaliland ka tamarin ladahay wlhi hadad xadka somalia xigtaana bari horan idinku tuuri lahayn lkn sorry idinku dhana ma haysatiine wixi laydinku taliyo yeela anaga idinso dhawaysane wax habeen la martiyo ma tihiine 🤮😡
@hayaan8738
@hayaan8738 4 жыл бұрын
Thanks doctor abiy ahmed
@Oslo_official
@Oslo_official 4 жыл бұрын
İlahow haydilin ano arka mahe aqoonsiga somaliland iyo horumar baldhan alow so dhawe
@mustafemaxamed7333
@mustafemaxamed7333 4 жыл бұрын
Mashallah dhacan
@sharmakeyare8621
@sharmakeyare8621 4 жыл бұрын
Ma __ abii axmed resal wasare Ana Tagero alle Haku xifdiy0
@maxamedfaarax2954
@maxamedfaarax2954 4 жыл бұрын
Horta aanu midawnee noosoo daa walaalahayo Somali galbeed ismaaciilna jabuuti ha keeno Hadii kale nagala taga hadalada niicda ah hooyadiin midnimadu wastaye
@faaraxabdile9758
@faaraxabdile9758 4 жыл бұрын
Guul baa soo dhaw insha Allah
@diriemahdi2176
@diriemahdi2176 4 жыл бұрын
Mr Abyi do not worry about our poverty but worry about our sovereignty. proclaim recognition of somaliland by ethiopia first.
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 4 жыл бұрын
United Somali republic is better than a small fragmanted fiefdoms. The bigger the better
@milesknos
@milesknos 4 жыл бұрын
@@dinisrealm3240 Some lack foresight but their kids and grand kids will curse them for their weak mindedness. For most of us my brothers/sisters the march goes on, we are not crawling on our knees for it any more thanks to education but we are marching to the greater goal the movement is bigger then they think!
@diriemahdi2176
@diriemahdi2176 4 жыл бұрын
when you have enough intelligence to understand, recognize and pay for somalia errors again solaliland you will understand why I wrote that cmt. In the meantime, we can’t be together as simple as that.
@belaykdubai2660
@belaykdubai2660 4 жыл бұрын
Prime minister Abiy Ahmed is one of best leader in Africa.
@mohamedahmet3972
@mohamedahmet3972 4 жыл бұрын
Super intelligent man
@issadiin4333
@issadiin4333 4 жыл бұрын
One thing is clear from Aby speech, Somaliland has to reunite with their brothers Somalia n thus explore the oil, gas n eradicate poverty in the horn of Africa. War turkey awi?
@Wars7498
@Wars7498 4 жыл бұрын
the choice is not his. It belongs to the Somaliland people which have decided to retain their independence.
@apdirahmanapdiqadir238
@apdirahmanapdiqadir238 4 жыл бұрын
@issaDiin turkey It's in the Mediterranean, close to Greece and Syria....very far from the Horn of Africa!!!!
@MaanGal13
@MaanGal13 4 жыл бұрын
Laakiin shacabka Somaliland nabad iyo dimiquraadiyad bay ku nool yihiin somaliland waxaa ku nool 30 jir aan wali dhagahiisu aanay maqal madfac iyo qarax toona halka sodon jirka somalia ku nool uu dhagaraysanyahay
@qabiilnindiidooqarandifaac544
@qabiilnindiidooqarandifaac544 4 жыл бұрын
Nin rageed hadalku waa midhkaa
@saharasimanyartajogadheer4873
@saharasimanyartajogadheer4873 4 жыл бұрын
🤣🤣naa walalo gobolada yaa madaficeysaniyo wax ku faali naa carurta wax wax ku fasho maleh ethopia kenya macal america intaas wexey dagal ogu jiran wa burburinta somaliya lkn mamul goboledyada sharafta isagama qadayaan taas yaad ilowsaneed
@abdullahielmi6257
@abdullahielmi6257 4 жыл бұрын
Maan gal. Waxaan shaki ku jirin in aadan,wanaag iyo Nabad ka rabin Soomaaliya inteeda kale,gobolada waqooyi ee Soomaaliya ee la baxay Somaliland ,waxaano ka rabna nabad iyo kheyr waayo waa Soomaali. Cid san diririn ma jirto aduunka,taariikhda baro oo Iska iliwo wixii dhacay,garawsho na waa laga bixiyey. Soomaaliya ha midiwdo oo barwaaqo iyo nabad Aamiin.
@farduuskalgacal5955
@farduuskalgacal5955 4 жыл бұрын
Really walahi
@theworldstarchannel3824
@theworldstarchannel3824 4 жыл бұрын
Abaayo waa runtaa qarax maqalkiisa waa dharagnay ee ha daan aniga igu xirnaan laheed talada soomalida waan idin aqoonsan lahaay dowlad bal waxaad ku keentaan horta waxan layabanahay danta noogu jirto inan soomali weyn daba orodno maxaa hargeyso yaalo oo gaajo iyo dhagax qalalan ka aheen wax yaalo somaliand majiro waa zero zero qeeyraad malahan dhul beered malahan wax yaalo oo jaadka itioopiyo ka aheen majiraan ee naga go a
@fartunsalahahmed7690
@fartunsalahahmed7690 4 жыл бұрын
Abiy nin culus dheh
@ayaanahmed3205
@ayaanahmed3205 4 жыл бұрын
Soomaaliya iyo s/Land midoobi maayaan🙅‍♀️lkn laba wadan oo jaar ah ayaan rabnaa👑
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 3 жыл бұрын
viiva somaliland hore usoco somaliland
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
Mr, Aabi Axmedoow shacabka reer somaliland quus ma taagna, maantay ugu rajo wanaagsan yihiin, wax ka xumina ma jiro, ninka ay wax ka xun yihiina waa nasiibkii,, reer somaliland muxubo iyo jibbo way ka dhamaatay sxb,, thanks
@kaltunyusuf1727
@kaltunyusuf1727 4 жыл бұрын
Abiy ahmedow anaga bilad nagu heli maysid heshisin Somalia iyo somaliland anagu laba wadan oo jaar ahban nahay mananoqonayno diyarna umanihin midnimo danbe mar idage alleh hadago marlabad idagase alleh hadago
@mahdysamatar9968
@mahdysamatar9968 4 жыл бұрын
Saad wax uturjumee waanjeclahay
@fateemahnoor8431
@fateemahnoor8431 4 жыл бұрын
No Nobel Peace Prize here for you
@miskihassan4663
@miskihassan4663 4 жыл бұрын
Ahahahahahahahahahhahahahahahhahahahahahahah wlhi waa runtaa
@somalisomlia6720
@somalisomlia6720 4 жыл бұрын
Xamse unax caruurtaada mus taq balkooda uqdada jooji rag iska dhig
@adanadan6167
@adanadan6167 4 жыл бұрын
@@somalisomlia6720 kuwaaga qaraxa ka qabo kuwaayagu hakuu danbeeyane ilma dhilooy
@eriboy2421
@eriboy2421 4 жыл бұрын
Hhhhh we all need is a peace ✌️
@zackizacki4398
@zackizacki4398 4 жыл бұрын
S/land waa dal jira cidna uma bahna inankagan yaree farmajo isagibaa tisii la ildarane mxu wada hadalna ku fali
@adontiialle2748
@adontiialle2748 4 жыл бұрын
Hadii hogamiye aragti dheer waan haysan Muuse biixi abdi geesi geesi dhalay Sunta cadawga somaliland guuul iyo gobanimo
@ahmedabdiismael1124
@ahmedabdiismael1124 4 жыл бұрын
guul somaliland insha allah
@abdiraxmanfartaag2293
@abdiraxmanfartaag2293 4 жыл бұрын
hooyadaadi oramada ahayd wase waxba nalooma yeedhiyo anaga zxb
@ayushinaabdi8998
@ayushinaabdi8998 4 жыл бұрын
😂😂
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 4 жыл бұрын
Runta usheegay farmajo iyo Muuse sxb
@user-io8yn6gs6t
@user-io8yn6gs6t 4 жыл бұрын
DR.ABIYYEE HAMAAN SIHIN argin Ayyaan gotta Kenya yesus kiristoos sir has baayeetu jabaadhu.
@drsamiishaquruxsan4036
@drsamiishaquruxsan4036 4 жыл бұрын
dadkan Allah Qabyaalada Allah haka masaxo
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 жыл бұрын
Abiy ahmed khiyaamada iyo siyaasada waanu fahmaynaa somaliland kaa yeelimayno in somaliland AMISOM ethiopian miyaado
@mawliidozillyricz5425
@mawliidozillyricz5425 4 жыл бұрын
𝕤𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚𝕝𝕒𝕟𝕕 𝔾𝕦𝕦𝕝 𝕚𝕟𝕫𝕙𝕒 𝔸𝕝𝕝𝕙
@ajlegendary9766
@ajlegendary9766 4 жыл бұрын
killerka 5aad iyo jabuuti ugu horeyn ha ku dhawaaqaan midnimo hadii kake somaliland afgobaadsi laguma siri karo
@medkadar9029
@medkadar9029 4 жыл бұрын
War djibouti waa dal madax banaan waligeedna way ahayd ee somalia ha loo daayo wadajirkeedii
@khadrashoowe2224
@khadrashoowe2224 4 жыл бұрын
soomaalidu waa mid xaga luuqada diinta dhaqanka iwm
@sowdamuhumed7077
@sowdamuhumed7077 4 жыл бұрын
Masha Allah abiye Ahmed 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹😍😍😍🔥🔥🔥🔥😥👌👌👌👌💙💙😘
@umadamedia24
@umadamedia24 4 жыл бұрын
Wallahi ninkan wu iso jiitay
@munaqaali4556
@munaqaali4556 4 жыл бұрын
Midow uu lacag ku qaatuu rabaaa oromku
@alemgeberemikael6560
@alemgeberemikael6560 4 жыл бұрын
We are brothers
@Anazz-apdi
@Anazz-apdi 4 жыл бұрын
horn cable shukriyaaa
@hilaalhassan833
@hilaalhassan833 4 жыл бұрын
Waa run abiye Ahmed wax runah ayu ishgty inlqato madxad kalduwn wadrakeysan wax talo iyo tanasul inshallh
@khaalidcabdi3183
@khaalidcabdi3183 4 жыл бұрын
Somaliland
@user-uk4hb9bj4c
@user-uk4hb9bj4c 4 жыл бұрын
Xamar nadifin bey rabra
@user-uk4hb9bj4c
@user-uk4hb9bj4c 4 жыл бұрын
Anaka wa hawiiye san u ahay xoka nukula heesta hgr xamar ina abgal ku haleysin ma aha oo wAx karad jini malin alba la leynayo shcabkki hal halaha lo leynoya sii xamar ay uqabsadan wa nila hishiiyay lawada dal oo lamideynayo ma isheeki kariin hadawa hawiiye la ley nolaahe ma waxad rabtan in mar lawad uqdad qadan somalidu wXey ku mahmahda nin tiisa dar yeelay aya mid kale loku daara xamar bees ayuuwa nawad ka keni la yahay shacabkow midey nayoَ maxey tahay w firiiya gowalada malin walba biiyal laku so daya wana itobiya mana ka hadlo firi xamar ilmahii hooyoyinki wAx karadki wala leynoya waxa cunay a lama ooga xariyalo waxa ku talo sidan yutubyada ka dawanay meel dadka laku iwiiyo mala ogaa marka soow ku leyahaay shacabka mideyna adeer wa lakuku fahmay is kska tak hadii kale meshoow ina adeerka maray ayaa ku tabey neyso hrg intey ka ka do bees heyso xiilka hgr indhaheynii abgal ba oow damer
@hamdamohamed6313
@hamdamohamed6313 4 жыл бұрын
Somaliland goni isu taageedu waa muqadas Wadana badali maayo Guul iyo gobanimo somaliland inzha alh
@bakaeisonline3200
@bakaeisonline3200 4 жыл бұрын
waalayab iyado kala lulata ayay midnimo kusii dhagantahay ee inanydhacayin dhaha ugu rida inanay dhacayin
@maxamedpkmaxamedpk4534
@maxamedpkmaxamedpk4534 4 жыл бұрын
guul Somaliland insha allh
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 34 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 12 МЛН
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 54 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 5 МЛН
Yaab: War Ka Farxiyay Caalamul Islaam, Oo Ka Soo Yeedhay Raysal Wasaare Abiy Ahmed.
13:43
Kaftanka Siyaasadda " Jabuuti iyo Somaliland, Federaalka iyo Itoobiya
34:55
When A Gang Leader Confronted Muhammad Ali
11:43
Boxing After Dark
Рет қаралды 6 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 34 МЛН