No video

Jabuuti Oo Durba Dhadhamisay Midhaha Cadaawadda Somaliland iyo Shirqool Xasan Sheekh U Dhigay

  Рет қаралды 15,715

Hargeysa Today

Hargeysa Today

Ай бұрын

Jabuuti Oo Durba Dhadhamisay Midhaha Cadaawadda Somaliland iyo Shirqool Xasan Sheekh U Dhigay
*** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
/ @hargeisatoday
#ShopwithKZfaq

Пікірлер: 23
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Ismail isagaa kibir iyo gardaro somaliland ku haysta balse waa waxa uu ka helo xasan sheekhna wadan uu ka taliyo majirto isagiibaa 10 m.weyne u qaybsan
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l Ай бұрын
Yaaa Allaaah Djibouti ayaaa na maagtaye MAAAG. YAAA Allaaaaah JABUUTI ayaa na sheegtaye sheeg ❤❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤❤GUUUUUUL ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 Ай бұрын
🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺somaliland guul iyo gobanimo waa runtii oo qofa geesi geesi dhalay 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🙏💯💯👍
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e Ай бұрын
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💚🤍❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉✌️✌️✌️👍👍👍💪💪💪💪
@Khadarbaashe2024
@Khadarbaashe2024 Ай бұрын
Biirmadow maantuunbuu noqonaya boqorka Somaliland ❤🇵🇸
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l Ай бұрын
Boqor nooloow nationalists never, die if they, they are breathing hearing so they fade away God bless SOMALILAND insha ALAAH aqoonsi dhaw
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@omarabdillahiomar2402
@omarabdillahiomar2402 Ай бұрын
Boqor hadad nin tahey jabuuti soo werar
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 Ай бұрын
maxaa la weerari cumar geelle barbar dhig uun ragiimadii adduunku halkay ku dambeeyeen dhabadii ayuu hayaa milixdan la aasay uu xabsiga idinka dhigay iska xoreeya ama ku xaraysnaada
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 Ай бұрын
Jabuuti waa kaftan waxeego haday run tahay ciidanka ama jabhada may soo galiyan
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Been Madow ilaahay Caqliga how soon celiyo oo Cadowga Somaliland ha tuso. In Baran buu Been Madow wado qaldan oo Somaliland lid ku ah ku Anbaday. Had i i ilaahay Xiska Iyo Caqliga u soo Celiyo was ilaahay mahadii.
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Doofaar-Madow ma wixii uu shalay markii uu Xamar, Nairobi iyo Addisababa joogay taageerayey ayaa maanta ku xumaaday. Mar hadii uu cadowgii uu shalay taageerayay ka soo noqday waa wax fiican, xukuumaduna ha cafido.
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 Ай бұрын
RUNTA ada sheegtay nolow. Bogor Buru madow hadalka RUNTA ay sheegtay. SOMALILAND way guulayastay. CADOWAGA SOMALILAND wuu jabaya
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Ай бұрын
XAAR MADOW DHUUNI QAATE CALOOL WEYNE ILAAHEY KU SOO QABAY
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v Ай бұрын
Kkk jir jiroole dabkii uushidey ayuu manta cid ku eedeynayaa dofaar madoow adaa cadawga janis siiyey beenaale siduu uiman lahaa ayuu xadhanayaa sawdigii cidankii qaranka jabiyey ee shirqooley beenaale
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 Ай бұрын
Beeshii dhwxe qaylo unba ka soo hadhay bal ufiirso runta iskuma sheegaan ee been bay tan iyo wakhtgii snm ku maaweeliyaan dadkaooda waana ta keentay in maanta somaliland ay meel cidla u fadhido.
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
😂😂😂😢😢😮😮😮😅😅😅
@HassanHassan-pf9ic
@HassanHassan-pf9ic Ай бұрын
Bad baan Ethiopia siinaa dakada Jibuuti baan xiraa maxaan sameeyena waan oranaa dabaal shaal sito iga dheh
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 Ай бұрын
😂😂😂😂😂waa runtii maah maahdaasi way jirtey
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz Ай бұрын
Allahayaw boqorka beelwaynta isaaq nosoo hadee adbaan ugu farxay jawabta u siiyay ismaacil cumar geele boqor buurmadaw geesi ficile weeye diifaca dadkiisa xiita runta ankala gaban isaaq oolahadla qaladkana udiida boqor burmadaw colada muuse iyo dalkiisu way ukala socanyihin hadanu nahay reer gabilay hanbalyanu lee nahay geesi qaran boqorka isaaq geesi qaran nabad ku war isha allah
@axmeddaauud4846
@axmeddaauud4846 Ай бұрын
ismaaciil baclafuufay
Shuruud Lagu Xidhay Dhaqan-galka Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia
12:56
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 33 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 5 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 6 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 21 МЛН
GADOODKA SHACABKA IYO MW XASAN SHIIKH AMXAMUUD (4229)
42:48
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,8 М.
DIYAARADAHA MW XASAN SHIIKH DABAJEEXAA GAARA (4237)
10:05
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 433
QOORQOOR OO QARXIYAY 16 August 2024
17:45
SHANTA TV
Рет қаралды 8 М.
Raadka Ay Cibaadadu Ku Leedahay Qofka Sheekh Dirir
18:39
Baraarug Media
Рет қаралды 13 М.
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 33 МЛН