Jabuuti Sadaq Jon ayaa Hogaaminaya ciidanka Xamar e Awdal kusocda

  Рет қаралды 17,165

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

15 күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 64
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 13 күн бұрын
candho qawan awalba tarikh malaheyn 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 ciise dawladnimo uda Djibouti wa dal somaliyeed odey ali maleh gen.sadic jon guul abo kkkkkkkkkk awdal iyo khatumo wa somalia ❤❤❤❤❤❤
@Xudeyfa
@Xudeyfa 14 күн бұрын
Wlle Odaygaan waa Canfari Abti loo yahay, halkaan ayuu nala joogaa beenaale weeye
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 14 күн бұрын
Wa beenaley waa cadowga somalida Waa cafari buuko
@abdoulkaderibrahim4993
@abdoulkaderibrahim4993 13 күн бұрын
JABUUTI WA AWOOD BUUXDA OO GESKA AFRICA KA TALISAA FROM JABUUTI
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff 14 күн бұрын
Ninkan wa amxaar somaliga bartay ismacil cumer geele wa somaali dhalad .xabashi iyo somaliland dabadhilif xabasho walaso afjara
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 13 күн бұрын
candho qawan bixi raac mucarad reer Djibouti maha odeygu wa canfar Djibouti somaliba leh warya slnd awalba Djibouti aya gacanta kuheysey
@abdirahmanismail6616
@abdirahmanismail6616 14 күн бұрын
Somaliland MOU iyo Ethiopia waxba kama bedelikaraan Guurguurte iyo Geele
@user-lm9es8xp9x
@user-lm9es8xp9x 14 күн бұрын
Waa Afar cado qawan beenale haa da afartu haa Somliland ayay iska dadicinayan inay yahin mucarad 😂😂😂😂
@mofarah-me6nh
@mofarah-me6nh 14 күн бұрын
Waa sheeydaan odaygaanu
@abdisharif8315
@abdisharif8315 14 күн бұрын
WAAR SAAXIIB CANFARI FAYSAL CALI WARAABE OO KALE AH AYAAD WARAYSATEEN OON WAXBA KA XISHOONAYN WELIBA REERKOODANA LAGU GUMEEYEY GALBEEDKA ZITI
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 14 күн бұрын
Daljire tv waxan modeney warbahin hogta dhabta ah hogatusaleya wanaga somalida iyo midnimada somaliwen bushada somalida dhab ahan ad ad unigu xidhan geska afrika somalida daagto wariyasha sharaftale joga nairobi barnamashiyada wanagalinta iyo faloyinka midnimada somalida faraaya wadkumahsantihin ee qofkan jajuska ah dabarkale waa qof somalie nacaabka kujura ad iyo ad ugufogaday hoyada dhashey waa somalie wana isse abihina waa cafard qoladan somalididka oromowday iya warestay waxeey kahurinaayan somalie naceeb iyo cadowada niikasi somalida uqaabo daljire tv kafogada waresiyadisa gofka jajuska ah waxa ushegaya wax kujira malaha gestir uu jabhada kushegayo magalada ali sabieh ee konfurta jibouti gestir 40km ali sabieh ujirta wana sodinta 3 gesoda jibouti ethiopia somaliya land ciid jogta jabhada majirto jamacow awdal istedna waa qasab rer oromo 250 km degenada cisse gaalo ee gestir
@nadirasigad4689
@nadirasigad4689 14 күн бұрын
Waa benaleh take care yourself and anfar Mohamed jama waa wadankia Somaliland. Warya go find out your job dankali
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 14 күн бұрын
Subxanallah Allahu akbar shalay kuwiii fanayay ayaa manta xaar iyo dhuuuso shuban kakacay snm way udhamatay 😂😂😂😂😂
@anasyassin7181
@anasyassin7181 14 күн бұрын
Jamac waxaan kuu haaysanay niin wah ruuna kuu haadla waar ninnkani waa ciiyalaa suuq waaligiba beenalu aaha toolki oo caafar ah ayuu uu araya waa tuug waan ka huumahay iinad daadka buurburka somalida ka shaaqaiya waarkisa micno uu yeesho.
@awalehrachidismail6291
@awalehrachidismail6291 14 күн бұрын
Jamacow wa benale
@user-qm3hl2wu1z
@user-qm3hl2wu1z 14 күн бұрын
Waanu taa geeranaa wixii jubuti ladagalamaya guul smaliland iyo itabiya aamiin isha allaah
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-lm9es8xp9x
@user-lm9es8xp9x 14 күн бұрын
Waa Afar cado qawan beenale
@40Durkiya
@40Durkiya 14 күн бұрын
Canfari miyaad warkiisa noo keenaysa 😂😂😂😂😂
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 14 күн бұрын
War kan ciidan ma hogamiyee nacno keen
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 14 күн бұрын
Umada soomaaliyeed ma canfar raba dhulkoodeey dhageeyasataan qashin yahow noo daa luuqadeen
@uptownmay9042
@uptownmay9042 14 күн бұрын
Bariga Africa we hoolceysa, sheekadan waa halis weyn
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t 14 күн бұрын
Yaa holcinaa ma isaaq iyo samaroon iyo ciise baa holcinaa waxba kama dubanaan mayo dagaalada sokeeye ee qabiilada somalida dhax maro waa un qabiil qabiilkale dhulkiisa ka kicinaayo
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 14 күн бұрын
Adkaatay habar awal dagaal mayaqanaan hadaa ayeey u dhamatay
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg 14 күн бұрын
😂😂😂😂😂 wxa laytusay ismacilo sidi qadaafi u dhintahy muuse marki horeba mesha waa laga turayeey
@Yusufxasann
@Yusufxasann 14 күн бұрын
SOMAALIYA IN LAMIDEEYO SIDAAS AYAA LA DOONAYAA EE MA AHA IN DAD AMA REER GOONI AH LALA DAGAALAMAYO. CIDDII MIDNAMADA DIIDAN AYAA LALA DAGAALAMAA. GUUL GUUL SOMAALIYA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴. ISMAACIIL MIDNIMADA SOMAALIYA AYUU MIDEYNAYAA
@Ehidkehattotypeinhere
@Ehidkehattotypeinhere 14 күн бұрын
Ninku wa canfar cabdallah deberkale aya la dhaha
@loulaloula9520
@loulaloula9520 14 күн бұрын
C'est Djibouti 🇩🇯 qui fait terminer le soutient totale du fausse excitence somalialand
@abdoulkarimnour1669
@abdoulkarimnour1669 13 күн бұрын
Reer ictiraf is over 😂
@saidnimamiel
@saidnimamiel 12 күн бұрын
Dabardhacay waa benaleh
@elmihassan6054
@elmihassan6054 14 күн бұрын
Ninkaan yow yahay?
@Ehidkehattotypeinhere
@Ehidkehattotypeinhere 14 күн бұрын
Ninku wa canfar hoyadi aya somali ah
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 14 күн бұрын
HAA. ANIIGA.OO.CIISE AH. AYAA. TABABAR YAA .HAA. YEES. SAAX DENKELIIGAA HUUN. GARKAA. GARMOUUN LEH. MAXAA KAA GAL ASSGA GOBOLKA AWDAL. ABIIHIIS WASEE. GALBEED AYAA KUGUU. . RASIUL WASAARAA HAA HADAAD. SOO DAAF TOO. YAA GAR BAACIISE.. GARBAA CAFAREED AYAN TADJOURAH. KA SAMEEYN. ADUUNKU. HAA. IISKUU. YAAC. YAACEE
@zahraegal5209
@zahraegal5209 14 күн бұрын
Ismaaciil cumar gelle Dawladii Carta lagu soo dhisay Waxa Madaxweyne laga dhigay C/qasim Salaad Boy ,Iyado ay Joogen . Sadaq John Ma Garanayo dantu ka lahaa Gabadhiisa ayuu ku darsaday Cabdi qasim iyo Saadaq John Xasan culusow Waa Hiraab Ismaaciil Cumar gelle Qabyaalad aya iga Muuqata
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 13 күн бұрын
Qof canfar hadalkiisa baa soo qaadatay
@aminaosman5402
@aminaosman5402 14 күн бұрын
Kkkkk ninku waa canfar uubuka
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 14 күн бұрын
WXN LA GUMAYSTE KA AHOOW
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 14 күн бұрын
Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul canfarta
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 13 күн бұрын
wala arki midki guleysta abo geleh iyo bixi amxar
@khadracali4640
@khadracali4640 13 күн бұрын
Saadiq iyo kaadib keena waxba nalaga qaadi maayaan
@user-lq8gr2dm1k
@user-lq8gr2dm1k 13 күн бұрын
ninkaan aad abdalla leedahay ma somaliba marka hore mise orom
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 14 күн бұрын
Waa doqon nijaas ah canfarka ah ee afsoomaaliga tuugasiga ku baratay
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 14 күн бұрын
😂😂😂😂😂😢😢😮😮😅😅😅😊
@MohamedAli-nj7eg
@MohamedAli-nj7eg 14 күн бұрын
Jaamacoow hadalka canfarka sideed ufahantay adiga
@gaaxa3847
@gaaxa3847 14 күн бұрын
soomaalida la baab'inayo xaggee joogaan hhhhhhhhhh 45sano ayaa dadkan sheegtaa soomaali is-gumaadayaan
@abdisharif8315
@abdisharif8315 14 күн бұрын
Kan mucaaradka sheeganayaa waa beentii Mar haduu yidhi Saadaq John ayaa hogaaminaya ciidaanka waxaana muuqata inuu ka xun yahay labadaas qof ee is guursaday.
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 14 күн бұрын
Gudo naageed nin ma qariyaa?
@loulaloula9520
@loulaloula9520 14 күн бұрын
Machallah inchallah guulastay midnimo somalies
@abdihaaji
@abdihaaji 14 күн бұрын
Beenta waaye
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 14 күн бұрын
Canfar hooyadooda ha wasaan isku dir ayuu wadaa wuxu rabaa ciise iyo isaaq iney is laayaan jabuutine canfar qabsato 😂😂. Caqli xumaa canfarta
@akhalif579
@akhalif579 14 күн бұрын
Galad lafeeyste CANFARI MIYAAD ISKU BEDESHEY DURBA..JAZJUUS MA DAAHIRO. WAR LA QABANAYA LUGHAYO WAA DAL SOKMAALIYEED.
@Mawliidcasoowe
@Mawliidcasoowe 14 күн бұрын
Afqadhmune
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 14 күн бұрын
Ninku ma Canfar baa? Kkkkkkk warkiisu wuu cadyahay
@anasyassin7181
@anasyassin7181 14 күн бұрын
Waa cafar somali dashaay
@anasyassin7181
@anasyassin7181 14 күн бұрын
Yuurub koolku tagay uumba laga maqlay muucaadnimo waaligiba khamraduu suuqa ku cabijiray.
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 14 күн бұрын
Cadow intu qadan laha dhulka somaliyed walaalahen jabuuti ha qadato 😂
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg 14 күн бұрын
😂😂😂 jabuti hadi dagal dhaco ayaada ugu daran ismacil iyo somaliba waay ku daysan canfar o anaa waligoda madaxwayne ka noqona baa qabsanaysa
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 13 күн бұрын
Somaliland awalba dagal sokeye aya ka socday
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 14 күн бұрын
KKKKKKKKK. BEEN. BEEN. DENKEELII. IISSAQ AYAA DELEEY. MALAHAA. IISSAQ AYAA DEELEEY. BAAN UU.MALEEY NAYAA
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 14 күн бұрын
Awdal state of Somalia 🇸🇴 💯 badda Somalia 🇸🇴 waa laga difacaa cadooga umada somaliya ee oromo u reyso 💯 ✅️
@Mawliidcasoowe
@Mawliidcasoowe 14 күн бұрын
Beenale munafaq
@user-xg5mf3vf7p
@user-xg5mf3vf7p 14 күн бұрын
Talaw maxakagalay isaga somalida ileen isagu wacanfara
@gaaxa3847
@gaaxa3847 14 күн бұрын
soomaalida is-cuneysa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@Engmawlid
@Engmawlid 14 күн бұрын
Awdal weeyi salal wax la yidhaahdo ma jirto
EMS Special ትግላችን እስከ ቀራኒዮ ነው Tue 23 Jul 2024
8:58
EMS (Ethiopian Media Services)
Рет қаралды 7 М.
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 38 МЛН
Saadaq Joon oo guri weyn laga siiyey Jabuuti "ogow sababta"?
6:25
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 40 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 110 М.
#AQBAARTA VILLA SOMALIA 24 JULY   2024
12:14
SHANTA TV
Рет қаралды 416
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН