Jacayl Dhiig Loo Hoorshay Oo Calaf Ka Adeegay, Haddana Lamaane Ka Dhigay Laba Is Jeclaa

  Рет қаралды 559,153

SAAB TV

SAAB TV

4 жыл бұрын

Пікірлер: 1 300
@amalabdulrahman1009
@amalabdulrahman1009 4 жыл бұрын
Ilayahow jaceylkeyga calaf igi dar iyo dhaman inta is jecel 😭❤🤲
@najmamaalin9807
@najmamaalin9807 4 жыл бұрын
Aamiin 😍
@abdirashiidmaxamed1535
@abdirashiidmaxamed1535 3 жыл бұрын
Aaaaaaaamin
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@nasteexocawil1476
@nasteexocawil1476 2 жыл бұрын
Amin lkin waxan uu malayna inaad comments mar hoore qortay maku guulaysatay wll qali 💘😭
@maryangedi1781
@maryangedi1781 2 жыл бұрын
@@najmamaalin9807 Q
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
*ilmaha ay dhalaan way daawan doonan muuqalka hadii alle ku simo waxanay ku faani doonan jacaylka dhabta ah ee waalidkood isla soo mareen iyo siday uga guul gaadheen* ❤
@ziizoahmedziizo2898
@ziizoahmedziizo2898 4 жыл бұрын
War xaji cawa Waxa ii baxaysa heestii Maxan jawi cashaq gelay
@fatmaburjuwa1739
@fatmaburjuwa1739 4 жыл бұрын
Omg😍😍
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
insha allah
@ABDIRAHMANYAREOFFICIAL
@ABDIRAHMANYAREOFFICIAL 2 жыл бұрын
@Mohammed jaamac Wlal varta kuso qabatay👑😂
@ziizoahmedziizo2898
@ziizoahmedziizo2898 2 жыл бұрын
Shp adiga ninkan taarikhda meel muhiima kaga jirtaan role model noo tihiin
@sakariyeabdikarimhaaji1201
@sakariyeabdikarimhaaji1201 4 жыл бұрын
hadaa qisooyin jacayl uun ku maqashahay jacaylka lkn aanu kugu dhicin like isara lkn xaqiiqdi gabadhu way quruxooontahay wa 1000 ka roon
@abdirizekjama2018
@abdirizekjama2018 4 жыл бұрын
😀😀
@beensawiabdi
@beensawiabdi 4 жыл бұрын
NAQDIYE TUBE h
@MOHAMMED-gp5ng
@MOHAMMED-gp5ng 4 жыл бұрын
Masha Allah dhe wll
@zeitunyussuf8309
@zeitunyussuf8309 4 жыл бұрын
Anaaai iguudeceen
@hafsamohamud1610
@hafsamohamud1610 4 жыл бұрын
Hadu kugu dhoco wad gacan gashy
@mohafarah2917
@mohafarah2917 4 жыл бұрын
Alow calaf isugu dar lamane walba oo isjecel 🤲❤❤🌹
@maryaanmacaliin1303
@maryaanmacaliin1303 4 жыл бұрын
Aamiin yaarabi❤❤❤🤲🤲
@asmabaruud776
@asmabaruud776 4 жыл бұрын
Aamin àmin aamin wll
@shukrisharafsharaf1238
@shukrisharafsharaf1238 4 жыл бұрын
Aaaamiiin
@umulkheyrcadey6016
@umulkheyrcadey6016 4 жыл бұрын
Amiin
@hipozuufi1064
@hipozuufi1064 4 жыл бұрын
Amin💞
@khadarribraahiim7373
@khadarribraahiim7373 4 жыл бұрын
Ninkan saudi arabia ayaanu guri wada daganayn Jacaylkiisuna waa cajiib Iyadoo dhamaystiran ayan hayaa Xataa markuu keenay jidda Alaah ha isu barakeeyo waa reer imika dhamaystiran
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 4 жыл бұрын
Ma runbaaba? Oo adigaa garanaya?
@Honeysalvar
@Honeysalvar 4 жыл бұрын
Oo ma sacudiga ayeey dagan yahiin hada
@amiishabintuzainab6610
@amiishabintuzainab6610 4 жыл бұрын
Masha allah walashay ifraah hassan iyo mahamoud alle haydin xafido waa dhab jacylkodu walalo♥️❤❤♥️
@maxamudsaleban5550
@maxamudsaleban5550 4 жыл бұрын
@najmamahamoud6310
@najmamahamoud6310 4 жыл бұрын
Honey Salvar maya way kaso labten imika hargaysay jogan
@ahmedsaleban9562
@ahmedsaleban9562 4 жыл бұрын
Ax yaa jacayl ....... inta jacaylka aaminsan like isaara✔️✔️✔️😍😍😘🎎🎎
@arafatmohmet7053
@arafatmohmet7053 4 жыл бұрын
ax anu ihayaa sxb
@umuayman757
@umuayman757 4 жыл бұрын
@@arafatmohmet7053 😂😂😂xagee kaa hayaa
@nuurnuur423
@nuurnuur423 4 жыл бұрын
Waa hagaagay guurkan lakiin dadkale ayaa idinku lugayseen guur hadaad gasho waa layskA iloobaa wixii hore maxa yeelay calfkaaga u hogansan
@nuurnuur423
@nuurnuur423 4 жыл бұрын
Waxaa dhacday nin ayaa gabadhisa furaya tiyo hagaagsan oo nin qabo ayuu arki dulmi buu bilabaya ilmihii buu ku wareegi war somaliyay ka fiirsada waxas diintina u hiiliya just tuko son sako mahan diintu waxa kasta aad samayso diintaku salee nag la qabo ka fagoow
@mahadgesle2369
@mahadgesle2369 4 жыл бұрын
ahmed saleban bowe anu wax waan jcldyi lkn maa amiinsani
@zakariyemudey9323
@zakariyemudey9323 4 жыл бұрын
Gbrta ilaa iminka ineey Quruxsantahy ayaa ila arky😪😪😪
@SuleimanSalat-mk3iu
@SuleimanSalat-mk3iu 4 жыл бұрын
MASHALLAH deh walal
@najahhassan7716
@najahhassan7716 4 жыл бұрын
Excellent❣
@sahraabdulahi6371
@sahraabdulahi6371 3 жыл бұрын
Ä
@issybrosm5810
@issybrosm5810 4 жыл бұрын
Waa nin dookh wacaan gabadh qurux badan ooo degan weeye mansha allah
@ahmedqorshe5659
@ahmedqorshe5659 4 жыл бұрын
Maxamed Boodhari father of the love ka qarnigan inta jclka Aminsan like isar👍💉💉💉💉💉💉💉💉💉💉♥️♥️♥️♥️
@ziistoismael7936
@ziistoismael7936 4 жыл бұрын
Runtii waxa u wiilku ku tusayaa hami kasto ood ledahy inad ka miro dhlin karto masha allah Alle a haysku barakeyo
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 4 жыл бұрын
Rajadii la dhawraa mar uun bay dhabawdaa waa Allah mahadii mar haduu guul ku dambeeyay jacaylkoodu
@sahroali4839
@sahroali4839 4 жыл бұрын
Raja alle lamaquusto jcylka riyadiidasa marbry rumowdaa
@sharecoabdilahi2420
@sharecoabdilahi2420 4 жыл бұрын
Jacayl macaankiisa waa iska sidan oo kale Allah ha ISU kiin barakeeyo maxmuud iyo ifraax garabkiina Allah hagalo aaaaaamiiiiin yaa Allaaah
@MustafaActive
@MustafaActive 4 жыл бұрын
Dulucda sheekadan waa *samraa sadkii waa helaa* 💯
@munaahmedmoge8797
@munaahmedmoge8797 4 жыл бұрын
Waa run🤗🤗🤗🤗
@user-yj4qv9gi2k
@user-yj4qv9gi2k 4 жыл бұрын
Mustafa Abdi waa sidaa walhi
@MohamedNiciima
@MohamedNiciima 4 жыл бұрын
Wxaan ahaa mid dhalinyaradii joogtay arooskii ifraax wiilka ay is fureen inkastoo aanan ogayn qisada jacaylkeeda hada waan ku faraxsanay inay dib u dhisato nolol qurux badan😍
@hamdamohamed8597
@hamdamohamed8597 4 жыл бұрын
wakaa jacelka dhabta ah qofka bili adanka noloshiisa waxa ugu mihiimsan in uu helo jecel dhab ah♥️♥️
@sallomohaofficial411
@sallomohaofficial411 4 жыл бұрын
Riyo walba oo run ah marbey rumowdaa jacayl dhab ahina ma dhamaado waa run waana tanooo kale True love story inta jacaylka waxka taqaana like ta saara
@mohomedfathi8067
@mohomedfathi8067 4 жыл бұрын
Manan garn inu jcylku ciidagale yahay viva reer abtigay ❤❤
@fadumaofficialschannel661
@fadumaofficialschannel661 4 жыл бұрын
Fathi YG abaayo igucabe subscribe like iyo comment igucabe mahadsaniid xabibti 💞
@abdihakim1307
@abdihakim1307 4 жыл бұрын
Mash alh lamaaane qurxoon Shekadan wxaan aan xooga saari doonah insh alh inaan buug ka qoro ooon magac uga dhigo riyadiii rumowday ❤️
@Diinta_islaamka
@Diinta_islaamka 4 жыл бұрын
Qisadan waa qiso in loo turjumo luqado badan ku fiican.
@wardahussein7105
@wardahussein7105 3 жыл бұрын
Jeclll cilmi bodhari inader ku kana 😳😳🥺🥺
@mohamedbarre9061
@mohamedbarre9061 4 жыл бұрын
😭😭😭❤❤😘😘Axya jaceyl Jaceyl dhiig ma lagu qoray Wali dhuux ma loo shubay💔❤❤😘😭😭
@amalshafi1383
@amalshafi1383 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@amalshafi1383
@amalshafi1383 4 жыл бұрын
❤❤❤❤
@mohamedbarre9061
@mohamedbarre9061 4 жыл бұрын
@@amalshafi1383 ❤❤❤✋
@cabdixakiinmarayare6492
@cabdixakiinmarayare6492 4 жыл бұрын
Reer Maxamuud Mooge waa ehelu jacayl. Waa dirkii Boodhari!
@Nasir-zf8nx
@Nasir-zf8nx 4 жыл бұрын
Malaha#cabdixakiin adaaba kamida
@tuseawtoosiye3292
@tuseawtoosiye3292 4 жыл бұрын
Zxb ma ila Aragtay wadadki jacaylka loga Hadhay cilmi bodhari iyo Hodan Ayaa kasojeday Cidagale iyo Hbr yoonis(garxajis)😅💖
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
@@tuseawtoosiye3292 handicap paltalk paltlak na dameer bad aheyd computer kuun jabsada war hodan wa cise muse boodhari ba ahaa cidagale abaha doqonimada kawase nacdalyow xumi uskag ahi aad ban ku necbahay
@tuseawtoosiye3292
@tuseawtoosiye3292 4 жыл бұрын
@@regalsnow9707 Hhhhh qarax dee qarax wanku Aqanaa Nocagaso kle imika maqabilbad sidaso dhan uga qaylyaysa Ader cise muse iyo cidagale intuba ima kala xigan wa ilmaderday 1aad&2aad lkn garxajis (xidagale)inu raomantic man yahy qirdee
@jimcale2553
@jimcale2553 4 жыл бұрын
Wr Ninkan CAytamayee ciisa muusaha la gariirayaa muxu ahaa ader hodan wa la wada garanaya oo wxy ahayd gabdh habaryoonisa Waliba muse Cara ah
@safiyashide3925
@safiyashide3925 4 жыл бұрын
Masha Allah abidkin wada jira anagana qalbiyadayada wxa ku jira rabi hano rumeeyo 💕💕💕
@maxamedjeex5108
@maxamedjeex5108 4 жыл бұрын
Ubaxu waa casan casnkuna waa dhiq dhigona waa jacle jalkuna waa cida gale 🥰🥰🥰
@dujismedia8131
@dujismedia8131 4 жыл бұрын
maxamed caadced cidahe bugala walal an kadabo gale Wanku salamay from Garissa
@nuurkhan5639
@nuurkhan5639 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@dujismedia8131
@dujismedia8131 4 жыл бұрын
Nuur khan maxaa warya kawada qosolka Masanah qosol hilo bugala miyaa Jecel na cidahe bugala ?
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Wary qaablikena max karabtaaa loll Cidgley lol
@dujismedia8131
@dujismedia8131 4 жыл бұрын
Warda Korontooo walal qabil mashegin ila hada waxan rabay cida u galo jacelka
@aarkamudug
@aarkamudug 4 жыл бұрын
Qisada Jacaylkaan waa mid qiiro saraysa😢 Gaclisadayda baan hada La wadaagay hadii jacayl ku hayo Fadlan farta taag saaxiib😛
@xayadcumarxayadcumar5721
@xayadcumarxayadcumar5721 4 жыл бұрын
Wanka marmy jcyl xanunkisa
@aaminamustafe608
@aaminamustafe608 4 жыл бұрын
@abdishakuurainanshe1262
@abdishakuurainanshe1262 4 жыл бұрын
Xayadcumar Xayadcumar waayo
@abdulhayi4118
@abdulhayi4118 3 жыл бұрын
Lkn aniga mcnetyda aya isodirtay wlhi
@mohamednuor1884
@mohamednuor1884 3 жыл бұрын
🖐🙋‍♂️😭
@ciyaaltiktok2689
@ciyaaltiktok2689 4 жыл бұрын
Ax ax ax wlhy waxaad moodaa in ani ay igu dhacday jacayl dhibadanaa 😅😅😅 inta jacaylka aaminsan like igu caawiya
@cateyeomar5886
@cateyeomar5886 4 жыл бұрын
Mashallah walle laamanee aan aqaano Alle xafiido iyaga iyo inta islamka ah ee lamidka ahba
@yartasamahajecelabid4921
@yartasamahajecelabid4921 3 жыл бұрын
Axyaaa Jacayl Waxaasaa Jacayl lagaa dhahaa Alow inta isjeceloo dhan iscalaf Walaahi waaqiiro kaliya Qof jacayl ufiirsada fahmayaa siduuyahay
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@asmaladan4535
@asmaladan4535 4 жыл бұрын
Axya jacayl alle haysu daayo inta is jecel Qoyskanna alle ha barakeeyo
@sheikhsaeed5039
@sheikhsaeed5039 4 жыл бұрын
Jacel wuu dhafay cidaagale love inta kale kaftan ana uqiray bestove😍😍😍
@bureeqaismaciil4841
@bureeqaismaciil4841 4 жыл бұрын
Ma dhaafin awal wal aakhir jacaylku waa guri ciidagale
@aslijamac279
@aslijamac279 4 жыл бұрын
Been maad sheeginba reerkasi dhaxl bay u heleen malah cilmi ayaa kula dardarmay😂😂kaftan .com
@sheikhsaeed5039
@sheikhsaeed5039 4 жыл бұрын
😂😂haye subscribe isaar wllo
@sheikhsaeed5039
@sheikhsaeed5039 4 жыл бұрын
Asli Jamac haye subscribe isaar wllo 😂😂
@saredoabdu9529
@saredoabdu9529 3 жыл бұрын
kkkkkkkkk
@srk6186
@srk6186 4 жыл бұрын
*Nina dhiig buu udaadinaa nina wuu furaa walee jacaylku waji malaha*
@maryanqaali2718
@maryanqaali2718 4 жыл бұрын
Waa sax
@hamdicafiifah1421
@hamdicafiifah1421 3 жыл бұрын
Hhh
@10ksubsfornovideochallenge58
@10ksubsfornovideochallenge58 3 жыл бұрын
Because naag fiican bay unoqon wayday naag nin kale jecel maa naagkuu noqon
@ifraaxmaxamud978
@ifraaxmaxamud978 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@musaali5323
@musaali5323 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@ismailmaal6931
@ismailmaal6931 4 жыл бұрын
Cadi maaha barnaamijkan caadi maaha. Qaab tebinta 💯 Weriyaha 💯 Lammanaha jaceyl koodu hirgalay💯 Dareenkayaguna 💯. Wow. Amazing
@fahadrashid786
@fahadrashid786 4 жыл бұрын
Allaw lamaanahan isubarakeee balaaayoooyinka oodhanna kaxijaaab awlaaad barriyana kalasiiiii Aaaammmmiiiiin yaaaarabb(maanshaaa alllaaah)
@fahmocramaan3731
@fahmocramaan3731 4 жыл бұрын
aamiin
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@nuuradsulubsulub8637
@nuuradsulubsulub8637 3 жыл бұрын
@@fahmocramaan3731 aaamiin yaa rabi
@pittyidiris1175
@pittyidiris1175 4 жыл бұрын
Masha Allah intii isjecel uun dareemi karta dhibka jacayl😭♥️
@sakariyeabdilahi8931
@sakariyeabdilahi8931 4 жыл бұрын
walaahi gabadhan uu ninku jeclaaday jacaylka way u qalantaa siday u qurxoonty ee mncha allh allow isu daa.
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@lailanur9861
@lailanur9861 4 жыл бұрын
beautiful story and i hope you have a wonderful life inshallah
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
*MAXAMED BOOSH waa suugaan yahan waxaan ka helay heesaha uu u soo xulay sheekada lamaanahan jacaylku beerkooda ku waynaaday*
@ibraahimmukhtarsamad5832
@ibraahimmukhtarsamad5832 4 жыл бұрын
Qisadaan filim aad u macan badan ba laga dhigi kara ha la jilo Qisooyinka dhabta ah waa kuwo sii xiisi galiya daawadaha
@hamseabiib4734
@hamseabiib4734 4 жыл бұрын
Wllhi Inan LaJecLaado WaY TahaY Maancha allah Gabadh Aad Uquruxbadan Waar Iigu DuceeYo qoFkan Oo Kale
@user-ds2lp9sq5k
@user-ds2lp9sq5k 4 жыл бұрын
ماشالله zxp amba wan yabay quruxdeeda
@foosqueen3137
@foosqueen3137 4 жыл бұрын
Quruxdu wajiga mahane quruxda dhabta ahi wa qalbiga
@aishajamal1114
@aishajamal1114 4 жыл бұрын
Quruxda dhabta ah wa dinta rasulka scw wuxu leyahyna marki loshegy gbr inte lagudorta afar ayu shegy o ah qurux diin lacag iyo famil fcn ineykadhalty marka mida lagamamarkana ah wuxu yiri فظفر بذا ت دين o macnehedu yahy dorta mida dinta leh
@mohamedabdillahi1527
@mohamedabdillahi1527 3 жыл бұрын
Qisadan waxa laga sameeyay heesta ah hebla waa la guursadayaa fadlan like saar❤❤
@salmanmufakir5189
@salmanmufakir5189 4 жыл бұрын
Jacaylka ha ladhawro, waa aasaaska noloshe 💜⚘
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 4 жыл бұрын
Wow mansha allah Hablaha Mohamed Mooge Quruxsanaa war hablaha Mohamed Mooge ha la ii Guursho.
@barwaaqoabdirahman3097
@barwaaqoabdirahman3097 4 жыл бұрын
Mujahid Somalilander hhhhhh yaakuuu biiilin
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 4 жыл бұрын
@@barwaaqoabdirahman3097 hhh sxb min Hargeisa jooga oo V8 wata biil kama Fakerayo wlhi lakin waxan ka fakerayaa geenyadii aan guursan lahaa hhh
@barwaaqoabdirahman3097
@barwaaqoabdirahman3097 4 жыл бұрын
Hhhhh nin lacag leh uuunba geeeenyo heli kara
@khadarmohamed9212
@khadarmohamed9212 4 жыл бұрын
Saw gobta cidagale maha wllo
@SKY........63
@SKY........63 4 жыл бұрын
Tvga magacan raciya saab love tv Cadi mahan love run ah oo documentary ah ayay so diyariyeen
@abdiadan9717
@abdiadan9717 4 жыл бұрын
Walee gabadh lajeclaado way uqalantaa.waayo waa gabadh aad uquruxbadan .allaha barakeeyo
@daahirwadakhalaf6203
@daahirwadakhalaf6203 4 жыл бұрын
M.a waxbaa kdhacay meeshaasi
@daahirwadakhalaf6203
@daahirwadakhalaf6203 4 жыл бұрын
Allaha isku keeno dadka calafka kala kaxeeyey
@najahhassan7716
@najahhassan7716 4 жыл бұрын
@@daahirwadakhalaf6203 Aaaamin ammiiin😪
@amiinabdikadir4216
@amiinabdikadir4216 4 жыл бұрын
Wlhi xalay ayaan dawadey oo dhagayztay qizadan ilaa 02:00AM Anna barkintaan ku hurdey ayaan ku dul ooyey mazha allaah rafaad kadib hadey izguursadeen maxamuud iyo ifraax waan ku farxey inta isjecel ilaahay haizku keeno aamiin ilaha dhaha inta jacaylku hayo
@asmaxaamud760
@asmaxaamud760 4 жыл бұрын
Ilaahow waxa dhiig no shuba noo sahal kkkkkk anigu horta man aminsanan inay somalidu Jecelka yaqanan waxan odhan jiray way ku heesi yaqanan ee kuma dhaqami yaqanan ilaa aan arkay jecelkan yaabka le
@misspamba1
@misspamba1 4 жыл бұрын
Asma Xaamud Somali maha waa ciidagale asaxabul bodheri
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 4 жыл бұрын
Asma Xaamud 👉🏼🤣🤣🤣🔪🔪🔪 amin iyo waax toorey ise gaaliye esh qiiyasak
@mubarakmohamud5522
@mubarakmohamud5522 4 жыл бұрын
Ciidagalahu somali miya laga sarey talow hhh
@aminaabdulkadir3132
@aminaabdulkadir3132 4 жыл бұрын
@@misspamba1 09uujj
@abdialasow6277
@abdialasow6277 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@abdulwahabmahad5717
@abdulwahabmahad5717 4 жыл бұрын
Hadan laysku dhimanayn Dhuuxiyo Lafaha la qaybsanayn Dhanan ma leh caashaqu 😓😓😓Wlhi waa Qiso Xanuun badan..
@diamonddeblackhero6412
@diamonddeblackhero6412 4 жыл бұрын
😓cajaaib waan aaminay inuu jecelka dhab yahy realy😓
@khadaraliofficial4001
@khadaraliofficial4001 4 жыл бұрын
m.alla igu danbayntii alle isku keeney inta kala man allaw isku keen Aamiin inzha alla
@mustapharooraaye3522
@mustapharooraaye3522 4 жыл бұрын
Waxaa dhab ah Inuu jacaylku cidagale yahay.
@aminamisha5706
@aminamisha5706 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣mansha Allah
@maliamustapha5818
@maliamustapha5818 4 жыл бұрын
Ana hupa nio wu ma calaamadsaday hadanu cidagale love nahay😂😂😂😂
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 4 жыл бұрын
@@maliamustapha5818 please sheekada qabill kaa daa.wad dananeisey
@azizyjama1669
@azizyjama1669 4 жыл бұрын
Muuqaalka sida loso diyaariyay Aniga ahaan aadbay u wacan tahay🧘‍♂️ 👏
@mohamedabdilahi5883
@mohamedabdilahi5883 4 жыл бұрын
Waxaad kuhamidaba maalinbaad soohirgalisaa
@mustafagood6617
@mustafagood6617 4 жыл бұрын
Nacas dhargayoo aabihii nolosha u legday shilamaanna la ordayuunba rag Hablo ay sannado daradood hurda la,aani ugu dhacday isaga soo fadhiisanaya oo intuu shilimaan farraqo iska soo doonanaya.
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 жыл бұрын
Hahahahhah
@moealichanel4215
@moealichanel4215 4 жыл бұрын
Ciidagalow jacayl iyo cishqigu kuu daranaa 😂😂😂
@wardahussein7105
@wardahussein7105 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🥺🥺🥺😭😭😭😭😭😭
@zharmavicdelta9504
@zharmavicdelta9504 2 жыл бұрын
War Reerka DaaYa SooMaaLi Maxamadeey NiMankaazi Waa AwLaadu Muxibee😅😅
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Inloobixiyo Caruurtan Beerlula Iyo Barakaat Masha Allah Tabarak
@xalimacdy8775
@xalimacdy8775 4 жыл бұрын
Jacelkuba rer waqiyo logu taga wlhi salan galacaltoyo rer somaliland form muqdisho idakaso kasalay
@qaaliqurux5584
@qaaliqurux5584 4 жыл бұрын
Haku sirmin iyaga dhan saas mahe wa cid qarfax nagaha dila kkkkk
@smartmm6267
@smartmm6267 4 жыл бұрын
Salaan lamida from Hargeysa xamar cadeey
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 4 жыл бұрын
Thanks from burco Togdheer somaliland
@xaawamaxamed9240
@xaawamaxamed9240 2 жыл бұрын
Salaan sare muqdishooy from sanaag soomaalilaand
@sharmaarkehawaadle3581
@sharmaarkehawaadle3581 4 жыл бұрын
Comment akhriska waxaad ku nacaysaa qaar like dona
@maaidosaid7373
@maaidosaid7373 4 жыл бұрын
Wallahay I agree with you.
@naimamohamed4282
@naimamohamed4282 4 жыл бұрын
Wlhi waa runta
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr 4 жыл бұрын
waar ninyohohow ma ila aragtay waa waxyaabaha aan ku nacay comments akhriskiisaba comments¬ka waxa loogu talogalay in lagu qoro mowduucan sida aad u aragtid
@sugaalcartan
@sugaalcartan 4 жыл бұрын
Gabadha M.A waa tahay gabadh loogu qoro dhiig warqad 💙 Qurux baa u ahaatay.
@ahmedsulub
@ahmedsulub 4 жыл бұрын
Waa qiso aad u macaan Inta jecelka aamisan like saar
@moustapheabdihafid962
@moustapheabdihafid962 4 жыл бұрын
Wllhei iLin iGaH Timi 😢 Gun iYoH Waa Gobee JacaylkuH MuXuu Godob ReebayaH Guul iYoH KeeNaH MidnimoH MuXuu Kala GeynaH Lapa aaN Kala Goi Karayn Ax 😭😭😭
@xamdaabokor9204
@xamdaabokor9204 4 жыл бұрын
Ax wlhi anpa wn ilmye
@raliamusa9101
@raliamusa9101 4 жыл бұрын
Sidoo kle brother ilin iga timi markan dhagayty
@kali8948
@kali8948 4 жыл бұрын
Manshaallah alf mabrouk There is hope Manshaallah My better half where are you ? I promise I will not settle for less I will wait for you my heart wherever you are in the world ♥️
@foosiyocabdi445
@foosiyocabdi445 3 жыл бұрын
Qof aan waxba jeclan maxa la dhihi kara waana fiyaw yhy waxna ma jeclan waligi
@foosiyocabdi445
@foosiyocabdi445 3 жыл бұрын
Jecel jecel jecel jecel jecel jecel baad nugu waashen run iyo been bad isku deyanaysan
@shaaficimaxamuud7514
@shaaficimaxamuud7514 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh masha allaah masha allaaah qiso aad umacaan weeye anigu markii hire waan qiiraysnaa markii a an dhamaystana waan farxay masha Allah dadaal ayaad samayseen illahay hasku kii xifdiyo
@cabdirahman810
@cabdirahman810 4 жыл бұрын
Anigu markaan eegay inantaa saxsanayd waayo waxay timi howshii meherkeeda oo beriya waanay usheegtay muxuu sameeyey iska noqo kulahaaa xagaad u celinaysaaa halkaas ayey ka xumaatay arintu
@Hanad75
@Hanad75 4 жыл бұрын
Haa wlhi
@aslijamac279
@aslijamac279 4 жыл бұрын
Talo waa mar aad garan waydo iyo mar aad gadhi weydo intas baa qornayd wll
@kaderabdiadam9443
@kaderabdiadam9443 4 жыл бұрын
Masha allah quruxley waa wax waalan gaadho waryanan gabadha kaa qadanine qurux deeda qarso
@ikranmudugbila6942
@ikranmudugbila6942 4 жыл бұрын
Gesi wayewayo wasoceshtey jclkisi anigey ugudhcday waifurey ninki nabisigi ninkikla oktagay aya igudhacay ninxunbu noqdey ninki igursaday kiwali imu ilawin wuijecelyahay sasay thy rerkeygu ima ogala wilkn isjecelnhy wll isoduceya😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💘❣inn ishelno gursanmyo nin an isaga ahayn😭😭😭😭farxad kahelimayo
@qajo9403
@qajo9403 4 жыл бұрын
Inshaallah abaayo Allaha isku keen sahlo
@qajo9403
@qajo9403 4 жыл бұрын
Waana ku so duceeyn inshaallah
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 4 жыл бұрын
Insha allaah allaah kusii sahlo adiga hadad jeceshay has ujoogin familkag waayo works haduu muslim yaahy kuma diidi Karan familkaga
@queenfatush7601
@queenfatush7601 4 жыл бұрын
Niiydha qeer usheeg wllo wax walbo qèr kudhamnyan aniga xiita igu dacday balse aniga gabar ayn ahy ilhda raajo kunole leen ahy waxn niyadha kuhesta inan malin un isheli dono wilka an isjecleen waligey marajo dhigin inkasto hda nin laidiyariyay alle huku gargaaro I.a
@ikraanitailkacaz8373
@ikraanitailkacaz8373 4 жыл бұрын
Alléh hakuufuududiyo😭😭😭😭😭😭
@hodanlascanod9302
@hodanlascanod9302 3 жыл бұрын
Omg that is so beautiful masha allah . May Allah keep them together and bless their marriage ♥️♥️♥️👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻 amiin amiin
@hoodocabdimuxumed7324
@hoodocabdimuxumed7324 4 жыл бұрын
Maxamud axmed iyo gacalisadisa allah haysu daayo
@mohamoudsaid2700
@mohamoudsaid2700 4 жыл бұрын
maansha Allah aniga waxa idhalay reerka ukasojeedo cilmi boodhari alla yaaraxma cilmi boodhari waxa u ahaa cidagale yoonis lamaanahana waan uducaynayaa abti ilahay ha isku kiinbarakeyo
@aaminan7255
@aaminan7255 4 жыл бұрын
Kkkkkk dee malaa cidagalaba jacaylka ayay beeran oo xagaas ayuu inagag yimid
@dahirdahir6271
@dahirdahir6271 4 жыл бұрын
Manahan,Allah,
@maxammedabdilahi3290
@maxammedabdilahi3290 4 жыл бұрын
Ax ax al jacylku dhaba badanaa axaxaxa
@yaasiin70
@yaasiin70 4 жыл бұрын
True love sad story, Allow isku barake!!!
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 3 жыл бұрын
Aniga jecylka dhib ka so mare mana ku guleysan 😭💔 Ilahey ban ka baryaya mid ilinteyda dhulka ka ilaliya insh allah ❤️🤲🏻
@avv-abdirizakali9976
@avv-abdirizakali9976 3 жыл бұрын
amiin wllshy
@ayaanhimilo6214
@ayaanhimilo6214 3 жыл бұрын
Qof aan dhibtoon ma guulaysto insha allah wll waad heli doontaa mid dhaawaca kaa tira farxadna waan kuu rajaynayaa🥰🥰🥰🥰
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 3 жыл бұрын
Haye noowad sheekada aa kula ilmeene. Cakuye naf wax jecel guuleyso Ayaanita
@xaliimoxurmo7277
@xaliimoxurmo7277 4 жыл бұрын
Omg jcl dhiig malagu qoray wlh wa qiso jcl oo xanun bdn 😰ka dibna farxad isku bdshy👏
@kadraanood9814
@kadraanood9814 4 жыл бұрын
Maashaa alaah waa jacalkii oo gooleestay waan kahelay sida loosogubiyay
@daganmomo
@daganmomo 3 жыл бұрын
Sanad ka dib Ayan dawaday😭 jacylku waa dhab intad hayzato qofki kujecla Alle wxanka baryaya inu isiiyo Qof ijecel🙏🏻🔐😭
@apdywalikarama5768
@apdywalikarama5768 4 жыл бұрын
Ax yaa JacayL wllhi inaan ilmeyo ku sigty 😪 iLa hada wxan La yabanahy Dadka Dislike Saaraya Qisadan 😢😢
@MoHassan93
@MoHassan93 4 жыл бұрын
True love is never end 🥰 Farxad ku noladaa Waad u qalantane
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@Carlos-mt1np
@Carlos-mt1np 4 жыл бұрын
Waxaan modayey inuu jacalkii dhabta ahaa dunida kadhamaadey Lkn Qisadan markaan dhekaystey Waxa iicadaatey jacaylka dhabta ahi Inuu guul kudhamaado
@xkhaalid798
@xkhaalid798 3 жыл бұрын
Walee way u qalanta in dhiig loogu qoro war qad way qurux badan tahay gabadhan aad iyo aad wa xariir qurux badan maansha alla saxiib way tahay geenyo
@kaafitube-n1q
@kaafitube-n1q 20 күн бұрын
2024 haada ila daawaneyso is muujiya like igu sharfa ❤😂
@wardahaibe7691
@wardahaibe7691 4 жыл бұрын
😭😭😭 jeceylku marku dhab yahay wx kasto ka hor imaada wd u adkaysanysaa , dadka is jecelna wy isku guulaystaan 😭😭😭 maxamuud w dadki jeceylka ilaahy haysu barakeeyo reerka wn u ducenayaa 😭😭
@mohamoudmohamed1918
@mohamoudmohamed1918 4 жыл бұрын
Mansha allaah guul wacan iyo ubad barakaysan Inkasta oo aanan midna aanan aqon ulahayn hadana waa qiso ka dhacdey xaagadeyda
@abwaancabsiiye278
@abwaancabsiiye278 3 жыл бұрын
Ciidagale iygaa uugu horeyey cid soomali waan kujeclahey afka soomarisa ama #jaceyl taqana micnihiisa waxana tusale fiican uugu ah #Booldhari AHUN ninkii batalale jacel dartii loogu aasey barbara oo ahaa nin #ciidagale ah.
@F13500
@F13500 4 жыл бұрын
Gabadha wey uqalanta wax dhiig looshubo waa qalanjo mashallh allah isku barakeeyo 😍
@mimabdi8250
@mimabdi8250 4 жыл бұрын
omg i cnt stop cryn wlh amizin history love never end true love
@khadijaabdullahi5584
@khadijaabdullahi5584 2 жыл бұрын
Ya Rabbi dadki guulesta naga dhig oo jecelkooda ka mira dhaliya Cflkeena isku keena dar ya rbbi dhamaan lamaniyaasha is jecel dadkii guulesta cflka isku beega Alle hanaga dhigo Aamiin 🤲🤲🤲 M❤️ 10 July 2022 😭😭
@se1059
@se1059 4 жыл бұрын
Masha Allah magaca yartooda ay u bixiyeen baan ka helay nasiibbadan❤
@mustafeomer9302
@mustafeomer9302 4 жыл бұрын
qiso jacayla oo xanuun badan weeyi..........Alle nolol wanaagsan haku arsaaqo
@structuralandcivilengineer3762
@structuralandcivilengineer3762 4 жыл бұрын
Maanshalah abtiyashay iyo habayarahay ciidagale waan idin jeclahay Alle ha ii kin daayo Maanshalah dhiigaygii
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Amiin. Habo qaali thanks inolow❤️💋❤️
@abdiyoonis4407
@abdiyoonis4407 4 жыл бұрын
Obze hassan ahmed poqortooyo poqortooyo dhashay
@Naj-143
@Naj-143 4 жыл бұрын
Mansha alah ilahoooow iskudaaaa Marna waaa farxay marna waaa naxay hhh Waxaaan qisadaaan ka bartay waxksta ooo aaad rabto waxaa ka horeeya qadarta iyo xukunka Alah
@anzhaxyare6698
@anzhaxyare6698 4 жыл бұрын
Aad buu mahadsan yahay wariye maxamed cabdi boosh iyo bahada saab TV🙌🙌🙌
@yasminbarre6135
@yasminbarre6135 4 жыл бұрын
Aad ban u ku farxaa reerkan see isuku so laabden Alx ❤
@tuseawtoosiye3292
@tuseawtoosiye3292 4 жыл бұрын
Jacaylka qoladiisu waa cidagale😂😂ilmaderayal bahalka Nadaya wu dhibadanyee
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 жыл бұрын
Illahay ha jeclaado nimankas waa ahlusharafe
@ziciidyare7178
@ziciidyare7178 4 жыл бұрын
m.A wxaad udhabar Adaygto waad heshaa Allaha barakeeyo Reer kaas
@akae5153
@akae5153 4 жыл бұрын
Gabadhan in dhiig iyo dheecaanba loo shubo waa is taahisha Quruxbadantay masha'alaah. ilaahay reerkiina iyo ubadkiinaba ha xafido.
@anzhaxyare6698
@anzhaxyare6698 4 жыл бұрын
Mach Allha allow isku data🍃🍀🍀🍀❤❤
@Xaliye2024
@Xaliye2024 4 жыл бұрын
Mustafe dollar hoodo garays dr jaamac .maxamuud c.qiyaaz ex M Mooge
@zirhamzasulup2710
@zirhamzasulup2710 4 жыл бұрын
Walahi ax Alxmdulila Akhirkii Guulaysatay Iga Naziip Ficnay Mash ALLAH U bad khyr qaba kala Hela
@abdiyasin5079
@abdiyasin5079 4 жыл бұрын
Inta horeba khayaali baan u haystay ...Caruurta yar yar markaan arkay ayaan qiirooday ee Ilaahay kala siiyay lamaanaha ....Guuleysta ayaan leeyahay oo Nolosha Allaha idinku guuleeyo SIR NOLOLEEDKIINI BAAD SOO BANDHIGTEENE KUWII GUULAYSTA ALLAHA IDIN KA DHIGO. AAMIIN
@noradiinabdirizak5499
@noradiinabdirizak5499 4 жыл бұрын
Ax yaa jcl waa nin iga nasiib badan aniiga wayo aniigu qofki aan jclayda nasiib uma heli waxaan uga so haymay magaladii aan ku dhashay ku barbaray aduunka aan ugu jcla ee burco imikan aan ku nolay magalada hargeisa waxaan uga so hayamay qofki marka aan jcla dartii wlhy waxaad dareemaysa marka jcly dhab kugu dhoco xanuunkisa markii la guursaday qofki aan jcla waxaan noloshay ka doorbiday geerida lkn alle kam dhigin oo waan nolay imika alx waxa kasta waan kaso kabtay imika wakhti adag oo aan so maray 💘💘👍👍
@amiiraadna6950
@amiiraadna6950 4 жыл бұрын
Walahi wey iga ohiyeen oo wanba amusi waye lamanahan allow dhowr
@nouryarechannel4579
@nouryarechannel4579 4 жыл бұрын
Dadkaba ciidagale aya jacaylka baray Ninkana ilmi boodhari ayaa adeera
@saafiali7956
@saafiali7956 3 жыл бұрын
Mansha Allah waa qiso cajiib ah....Calaf iyo nasiib ayaa ka adeegey isku waara 💝💝💝🙏
@abdulrahmanmahmoudi4802
@abdulrahmanmahmoudi4802 4 жыл бұрын
waxaan runtii ka heley sida uu wariyuhu usoo diyaariyey barnaamijka ee uu kolba heesaha ku haboon xaalada laga hadlayo ugu soo xuley. well done Saab Tv. Labadaa Laamaane ee Jaceylkooda dhibka usoo mareyna Alle ha isku barakeeyo
@aryanali6527
@aryanali6527 4 жыл бұрын
Mazha allah royal family we need more stories like this event ❤️❤️
@faatuuahmed5747
@faatuuahmed5747 4 жыл бұрын
AxaxAxa ilhowa isuusaa.lamanhan manshalha Amiiiiiiin Amiiiiiin😭😭😭😭😭
@aryanali6527
@aryanali6527 4 жыл бұрын
Faatuu Ahmed amiin amiin wllo waa qiso aad ii cajabisay la heli maayo laba qof oo saas isku jecel❤️
Cishqi ⚠️😭 || Qiso jaceyl oo xanuun badan
1:14:03
ILEYS
Рет қаралды 40 М.
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 10 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
"Gabadh qofkeedii Ay Jacaylad wayday baan ahay ". Muniira
39:45
SUMAD Somali TV
Рет қаралды 57 М.
Dhiiga aabehey || Qiso xanuun badan
55:35
ILEYS
Рет қаралды 18 М.
Главное вовремя передумать🤣
0:22
Garri_Vanui
Рет қаралды 3,7 МЛН
Когда ты младший в семье
1:00
Ерболат Жанабылов
Рет қаралды 4,5 МЛН