Jacaylkii dhabta ahaa ee AHN abwaankii Sulub Cumar Iyo suugaantiisii

  Рет қаралды 39,777

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 89
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re Жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto Sulub Cumar. Aamiin. Aad ayaad u mahadsantahiin Cabdisalaan iyo Barkhad, waa barnaamij kale oo xiiso leh. Guulayso, mudane.
@muzuuu123
@muzuuu123 Жыл бұрын
Mashallah waa inan dhalin yar oo aad u murti badan mabaan is laheeyn Somalia kan oo kale nool ❤
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 Жыл бұрын
Hadiiba Somali Dan sidaathas hoos ugu digtay eberaa tahay
@muzuuu123
@muzuuu123 Жыл бұрын
@@positiveandfunny4332 maan ku fahmin ee bal warka i faah faahi adeer
@saeedmohamed6253
@saeedmohamed6253 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwaanka wayen Sulub Cumar. Wiilkaa yar Barkhad lay dhaah runtii wuu dadaalay ilaahay haw fudeediyo, xog badan baa ku duugan masha allaah.
@MrGeele001
@MrGeele001 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اخواني، حلقه جميله جدا. وابهرني هذا الشاب الصغير اولا لاهتمامه بالشعر الصومالي وكذلك كتابته وتدوينه حتى لا يندثر. اقول لك حبيبي استمر وامامك مستقبل باهر. تحياتي لك احمد حسن من الصومال ومقيم في النرويج
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel Жыл бұрын
Hereri media 1m coming soon. You deserve more than this.
@adanmohamed8303
@adanmohamed8303 Жыл бұрын
😂😂
@HRU20209
@HRU20209 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Sulub Cumar Xuseen,.. Abwaan Axmed Faarax Cali Idajaa oo ka waramay Jacaylka Sulub Cumar oo si wacan uga waramey..
@cabdimaxamed1038
@cabdimaxamed1038 Жыл бұрын
My boy barkhad ciise wa ku faraxsanahy inaa meshan kugu arko
@AliAhmed-rv4yd
@AliAhmed-rv4yd Жыл бұрын
Barqad waa nin intiisa ka wayn. Waxaan u haystay markii iigu horaysay ee aanu wada hadalnay nin iga wayn. Manaan rumaysan in uu da'daa yahay ilaa uu ii xaqiijiyay. Adeer waan ku salaamay adiga iyo Abdisalaan ba. Barqad waxaan u sheegay intii aan ka ogaa Sulub Ahmed oo ahayd in aan bartay 1980's kii Muqdisho. Waxuu ka cuntayn jiray Benadir Restaurants oo qoysku lahaa caana ka ahaa Muqdisho gaar ahaan 70skii intii aanu ganacsiga reer waqooyigu Muqdisho ku fidin. Halkaa ayaanu kulmi jirnay oo aan ka shaqayn jiray maamulkeedana ka mid ahaa. Sulub waxuu la socon jiray oo aanay kala hadhi jirin Maxamed Cumar Huuryo, waxaana mar mar wehelin jiray laba nin oo kale. Waa xoogsade iyo Ali dheere (aabahii drumka ee waberi). Mid waliba dabeecad u gaar ah ayuu lahaa. Tusaale ahaan xoogsade waxuu ka xanaaqi jiray heesta umalay jacayl! Huryo waxuu ku celin celin jiray kalmada CARATAYN oo uu ula jeedo waqooyi, Sulub se ma hadli jirin, waxna ma cuni jirin maraq yar mooyaane. Waxuu ahaa nin ay hilbahiisii kala hoydeen sidaa uu sheegay oo aad u xishood badan. Dhamaan alle ha u naxaristo. Oday ii adeer ah ayaan u arkaayay markaa sida aan maanta u arkaayana iiguma muuqan.
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA Жыл бұрын
Ali Ahmed mahadsanid inaadeer waa Barkhad Ciise laftigiisii. AHN Sulub Cumar.
@mohamed88466
@mohamed88466 Жыл бұрын
​@@WALAALAHAHARGEYSA Dee waad ahyn
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 Жыл бұрын
Hereri waa hanti qaran. alle cimriga hakuu barakeeyo
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 Жыл бұрын
Alle naxariisti janno haka warabiyo abwaan sulub cumar
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 Жыл бұрын
Masha allh hereri waxa tahay qof mar walba bulshada u too gudbiye mowdoocyo wanagsan . Abwaanka waxaa ku dhacay jacayl beerka taabanaya
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail Жыл бұрын
Allah haw naxriisto Sulub Cumar
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 6 ай бұрын
Abwaan sulub heesihiisa waxa kamida, Tiir baxay la moodii xubna toosanaantiyo xaragada la tiicdaay Sida tuun iyo hawd todobkii ku hooroo............. ....... Xasan adan samatar 🎉💞💯🎻
@hudafuture1330
@hudafuture1330 Жыл бұрын
Ayy barkahad ba mar labada soo qabatay I like him😊
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Hereri you are best reporter👍👍🙏🙏🙏🙏
@abdinasirshhussein4866
@abdinasirshhussein4866 Жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto marxuum Sulub Cumar, aamiin
@osmanmohamed1537
@osmanmohamed1537 Жыл бұрын
Masha allah cabdi salan hereri allah cimriga hakuu dhereeyo amiin
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Mahadsanid Wariye abdisalam hareeri ❤❤❤❤
@jakuukakin1024
@jakuukakin1024 Жыл бұрын
Masha Allah
@abdullahiugaasabdirahman7983
@abdullahiugaasabdirahman7983 Жыл бұрын
Waan ku farax sanahay inaan daawado video kasta ad so dhigto ❤ ader hareeri❤
@yahya-wadani
@yahya-wadani Жыл бұрын
Raxmatulah al shaacir Sulub cumar (* sida tuunyo iyo hawd todobkii ku hooroo gugii uu ku taagsaday ")
@Boodhari189
@Boodhari189 Жыл бұрын
Maasha alaah waa narjaamij fiican
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Жыл бұрын
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Barkhad Ciise Oodawaa(Barkhad Suudaani).
@abdulhakem9340
@abdulhakem9340 Жыл бұрын
Guul sxb barkhad ciise ❤
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
WALEE❤RAYDAB❤KHAATUMO❤WAAN TEGAY❤SHAQ0❤AYAAN UTEGEY❤WAA TUULO❤QURUX BADAN❤LAAN MULAXO❤AYAA U DHAWEYD❤GATIITALEY❤IYO XAAXI❤MARKUU ROOBKU❤DA'O❤waa MEEL AAD IYO AAD U QURUX BADAN❤DHULKA❤HAWDKA❤H/Yoonis❤
@osmanjama9556
@osmanjama9556 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto abwaanka
@MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz
@MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz Ай бұрын
Abwaanka allah Unaxresto
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 Жыл бұрын
Allaaha uNaxsrisTo allaahuma ameen ameen ameen yaa RaBbi
@khalifhassanmohelmi1598
@khalifhassanmohelmi1598 Жыл бұрын
Cajiib.! Way Mahadsanyihiin Saxafi Sare Abdisalam I. Hereri iyo Barkhad Issa Odowaa.
@HaajiBardaale
@HaajiBardaale Жыл бұрын
Inta pari Daawan Doonta love❤incha Allah
@djibril24mahmed74
@djibril24mahmed74 Жыл бұрын
Mncha Allh
@alinoor7648
@alinoor7648 Жыл бұрын
Sulub abwaankii jaceylka wxuu yiri "Aniga iyo hilbahyga kala hoyaney".
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi 7 ай бұрын
Roobkii Ka day. Reydab khaatuma Laguma reebaan Wuu inakala rarey, Eshqiyaasak Ilaa.moholi Abwaanka allah yarxma Nin Age kiisuyaryey ayaa uruuriyey Tariikhdii Sulub cumar 👍
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 Жыл бұрын
Sulub Cumar. aun wuxuu ahaa shaqsiyad layaab leh haddana aan aad looga war heyn.
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 3 ай бұрын
AUN amiin
@maryanali8196
@maryanali8196 Жыл бұрын
alle haw naxariisto
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@RealAbdalla110
@RealAbdalla110 Жыл бұрын
Haye haye haye
@mariyafaysal7780
@mariyafaysal7780 Жыл бұрын
Raxima hullaah abwaankeeenii
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 3 ай бұрын
khartuum maalma kadib by qaraxda. dhismayaashaas dhulkaa lagu dara 1 kamataagno.
@ibreyhassan6574
@ibreyhassan6574 Жыл бұрын
M.a cabdi slam hareri noso kordhi wareysiyada fananinta somaliyed inta ay nolyihiin kuwii hore sida samatar /juba/ hanuniye/lafole/salax/cabdi baadil/cabdi qeys/cabdi x Dige/cabdi k cawaale/aamina feyr/xawa hiraan/aamina camari/xabiba x toxow/khadiija hiraan/shankaroon axmad/sahra siyad/faduma duur/amina c/lahi kahin/khadiija qalanjo/sahra dawo/iyo qaar kaloo badan mahad sanid our big legendary abdi slm hareri we respect 🙏 you 👏
@Mamar6310
@Mamar6310 Жыл бұрын
AHN waan miraaqooday ax JACAYLOW LAGU eed
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Жыл бұрын
Raydab Qaatumo waa laga ranayaa waa rageedii waan idin Salaamay dhamaantiin.
@buulo_ukunxafada1665
@buulo_ukunxafada1665 Жыл бұрын
Im the first one 😅😅😅
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Жыл бұрын
MID AADKUU SAXO CADBI SINIMOO IYO KABO CAD IYO KUWA KALOO BADAN WAXEEY KU DHASHEEN FANKANA KA SOO BILAABEEN MAGAALADA SEYLAC .HATGEEYSA ISKA DAAYEE XITAA BOORAMA OO KA DHISAY 1917KII MAJIRIN 💕💕 KADIB BAA HERSAHA QARAAMIGAA LOOGA DAYDAY OO NINBA WAX KU DARAY
@mohamed88466
@mohamed88466 Жыл бұрын
Magaca sulub ayaaba ah qof caato ah oo dheer
@mahadabdillahi2478
@mahadabdillahi2478 11 ай бұрын
Boodhari dabadii, buugii buugaga. Jacacaylkii jacaylada 2da u galay. Qoraa ama gabyaa adna alle ha kaa abaal mariyo
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 Жыл бұрын
hareri iyo barkhad
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
AUN sulub cumar axmad
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 3 ай бұрын
Hamooy ba ee Sow tan helay Aniga iyo hilbahaygii kala hoyanay
@mukhtaarmohamed2066
@mukhtaarmohamed2066 3 ай бұрын
Waaheen iyo waadibaa isitoo walacaban ku wabaristaa naftaydi warwaraysay waydawdo waayadan tashi waa igu wayn yee wiiqmaye waanigan waraaqmaye waynuhu ha ku daayo waayadan waaxyaha nacabaa wadaagayo walaldayba igu wiirsada waayadan ma hadhaynu wadagnaaye walaladayba igu wiirsada
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 Жыл бұрын
Heestaa haweenka iyo geelaba waa la hida raacaa inaga hubi sxb anigu axmed salebaan bide ayaan moodaayee
@caynaasheshow2961
@caynaasheshow2961 Жыл бұрын
Qora sare barkhad waa markii igu horaysay ee aan arko muqiisa waxan odhan kara oo nin intiisa ka wayn taariikh badan uruuriyay
@abdirahmanadamabokor809
@abdirahmanadamabokor809 Жыл бұрын
Barkhad Ciise, kudos to you, comrade!
@cawilyare6432
@cawilyare6432 Жыл бұрын
Herari 😢 Adeeeer hibo nuuuro sooo qabo
@mohamedtimacade5282
@mohamedtimacade5282 Жыл бұрын
Roobkii helay raydab khatumo lagumaraaye wayna kala raray
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Riwaayaddii caashaq iyo cadaalad
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 3 ай бұрын
Mohamed ahmed kuluc Soomali galbeed buu ku dhashay taarikhda saxa qalinle Soomali galbeed gaashamo gobaĺka wardheer
@user-mu7sg6pe7h
@user-mu7sg6pe7h Жыл бұрын
Ilaahow maray kanka nagee waar aamiin dhaha😂😂
@ismacilabdirashid3243
@ismacilabdirashid3243 Жыл бұрын
Subxaanah ilahey ayan ka magangaly
@mohamed88466
@mohamed88466 Жыл бұрын
Jano iyo danbi dhaaf ilaahay waydiiso
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Waaxid gunbuur
@user-nf2ci9bb9e
@user-nf2ci9bb9e 5 ай бұрын
Haa
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Shugri nasiib badan tahay
@khaalidxaaji3783
@khaalidxaaji3783 Жыл бұрын
Barkhadoow maalinkii aynu inanta hadeer ayeeyada ah aan booqanay 5 tii galabnimo magaalada hargeysa waa xasuus e halkaa inaad xustaabay ahayd
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail Жыл бұрын
Xafaday degaanay inanta u jecla
@khaalidxaaji3783
@khaalidxaaji3783 Жыл бұрын
Saldhiga dabadiisa
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail Жыл бұрын
@@khaalidxaaji3783 mahadsanid
@nololchannel3114
@nololchannel3114 Жыл бұрын
AHN sulub cumar ma H.y ahaa mise arab
@suldaansiciid7878
@suldaansiciid7878 8 ай бұрын
H.yoonis wilibe gunbuur weeye
@user-nf2ci9bb9e
@user-nf2ci9bb9e 5 ай бұрын
Garxajis habaryonis gunbuur
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 Жыл бұрын
Zaylac not borama
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Sidaa muqaalka sulub mahad sanid
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 Жыл бұрын
RUCUB LULATA OO LAYDHU AYRUXDOO . RAAXADII ADUUNKAAY REER AAN YAGLEELEE .AHN. MAGOOL VS HASSAN ADAN . ERAYADII. ABWAAN AHN. SULUB CUMAR.
@alishilmohamed7368
@alishilmohamed7368 10 ай бұрын
Haaye haaye miyuu iska dayn kari waayeey herari??!!!
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Roobkii helay radab khaatumo Laguma reeye wayna kala raray
@Burco.
@Burco. Жыл бұрын
Waxa sugaanta Sulub Cunard Ka muuqata in uu habaar miisan jiray loona qabtay
@abdirahmanhusseinahmed4400
@abdirahmanhusseinahmed4400 Жыл бұрын
Tanoo weyd ku hadhay Wanaag malehee Ma wadiiqada waaxley loo mariyo iyo ma waabacadaan u leexdaa
@beel-daajeawmuxumed9462
@beel-daajeawmuxumed9462 Жыл бұрын
waa mid kamid heesihii waddaniga ahaa ee uu lahaa ALLE U N SULUB CUMA kzfaq.info/get/bejne/h7yVhrCnq52lj3U.html
@user-zx1wg7sb4y
@user-zx1wg7sb4y Жыл бұрын
👎🏽
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 Жыл бұрын
QOFKII RABA SULUB CUMAR HALKAN KA DAAWO IYO QAAR KA MIDA HEESIHIISII kzfaq.info/get/bejne/fMikq82b2Z2blZ8.html
@Sommosas
@Sommosas Жыл бұрын
CAJIIB ninkan dhalinyarada ahi isagaaba u eeg nin jacayl dilooday. Waana aftahan Runtii maasha Allah
@user-zx1wg7sb4y
@user-zx1wg7sb4y Жыл бұрын
👎🏽
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 160 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 71 МЛН
Qaybta 1-aad. Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar
18:52
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Khartoum Iyo webiyo isku ooman.
11:01
Hereri Media
Рет қаралды 59 М.
Abwaan Sulub Cumar Axmed Ahun | Qoraa Axmed Faarax C. Idajaa
5:02
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 10 М.
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 193 М.
Gorfeyn Podcast - Fanka Soomaalida - Cumar Seerbiya
48:28
Hereri & Iceland Qaybta 3aad
23:38
Universal Somali TV
Рет қаралды 98 М.
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН