Jawaab Guud | 🙂 | Dooda iyo Muranka Baraha Bulshada |

  Рет қаралды 127,939

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 2 400
@Chanariofanny
@Chanariofanny 4 ай бұрын
7 sanno ku dhagaysan oo wax faaiido leh wax I dhib kuma arag ALLE HA KU BARAKEEYO WLLKAY OMAR❤❤
@maankaboy8609
@maankaboy8609 4 ай бұрын
Waa sax sxp aniga 6 Sano ❤❤
@Chanariofanny
@Chanariofanny 4 ай бұрын
@@maankaboy8609 markas mid yar waxba wali baran oo garan waayey ( +1-1) noga dhigaya in nin xun yhy lkn waxan ku farxay in uun u jawaabin caruurta yar yar 🤗🤗100 somali ugu wax tar bdn ku jira wllkee Omar in markas lagu dhagdhago inagana ka yeelayn💯
@weproduction1804
@weproduction1804 4 ай бұрын
Waxa sax ku dhawad 7yrs Ayan ku xidhnaa faiido Mooye kuma qasarin
@user-fh7ko9xh3s
@user-fh7ko9xh3s 4 ай бұрын
Wlhhi and xitaa ❤❤
@Koolkoliyow
@Koolkoliyow 4 ай бұрын
Waa qabyaalidiste nin kaligis isla saxan ader wxas waa lesla fahmay 😂😂
@ILAYS11
@ILAYS11 4 ай бұрын
In Cumar inshaar uu ka hadlo arinkaan oo maanta mowduucaan uu noqdo mid laga doodayo waxaa sabab u ah jahliga umadda dhexdeeda ku faafey, balse hadii dadku ay diintooda baran lahaayeen waxaan oo kale lagamaba doodeen, dhanka kale Ereyga "Hambo" waa mid ladhigey meeshi ku habooneyd😂 thanks Ustad cumar
@Muuse99
@Muuse99 4 ай бұрын
Walhi ilaa hada waa la yaabanahi in lagala murmaayo see u dhahday wiil iyo gabar ajnabi kala eh ma saaxiibi karaan wax laga argagaxo waaye walhi
@mohamedroble8627
@mohamedroble8627 4 ай бұрын
War odaygii ileys aha miyaa 😂
@ColaXabib
@ColaXabib 4 ай бұрын
Ilees nin ween ahaa mesha bank ma la jabsana misw xabsi lga baxsnaa😂😂😂
@sheymayuu6676
@sheymayuu6676 4 ай бұрын
Adiga iyo Asigaba wax isma dhaantaan jahligiina xadkuu ka baxay dib iskugu laabta diinteena haka been sheegina
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 4 ай бұрын
@@sheymayuu6676hadii ad tahay naag , nimanka ka fagow waa kaa ajanabiye ilahay ka cabso, hadii ad tahay nina naaguhu waa ka ajanabi ee alle ka cabso
@umufatuma7472
@umufatuma7472 4 ай бұрын
Anigoo 17 sano jiro ku noolaa magaalo yar oo somaliya ah 16 sano ka hor waligay nin banaan oguma tagin ama guri cid kalo waxan aaminsanaa ninka i rabo inuusan waalidkay ka cabsanayn ninkii isoo damcana gurigeena ayaan ku balamin jiray kii edab daran wuu carari kii damac dhab ah hayana wuu imaan jiray ee gabdhoow shukaansiga badan iska daaya oo ninka in rabo hadad ku qanacdaan guursada aniga 16 sano ka hor baan guursaday nin anan waqti badan is shukaansan kumana qasaarin alhamdulillah wiil iyo gabar xiriir saaxiibtinimo ma samayn karaan omar inshaar allaha ku barakeeyo wax cad baad sheegtay
@quensuleekha2291
@quensuleekha2291 4 ай бұрын
omar asaga hadu dhihi laha guryihina gabdhow joga ninki dan idinka leh wu idin imaanaya muran ba ka dhashen lkn asaga xiriir o dhanba haday so marto way qalbi jabtay yaan la gursan ayu dhahay markas taaa aya dadka ka yaabisay adiga hada gabadhada ninki uso shukan si tago hadi ay ku qanci wayso ama asaga ku qanci wayo way kala dhaqajinayan marka ma hanbo ayay noqoneysa gabadhada maadama xiriir kaso burburay
@umufatuma7472
@umufatuma7472 4 ай бұрын
@@quensuleekha2291 maya hanbo ma ahan gabar kastoo xiriir soo martay laakiin waa gabadha sharafta leh ee qofkay shukaansanayso aan kolba maqayad iyo xeeb afka la layrin ee si munaasaab ah loo shukaansado shukaansiga baryahaan jaamacad camal 5 ilaa 6 sano la is dabo socdo oo kolba meel la isla fadhiyo shukaansi ma ahan ee waa waqti dhumis iyo diin yarri ninka haddu ku rabo yuuna ku walfin ee reerkiina ha kaadoonto weeyo muhiimada waad aragtay baraha bulshada gabdhaha iyo wiilasha xiriir baa naga dhaxeeya leh markad fiiriso dad is qabo xataa waa dhaafeen ayagoo kamirada horfadhiyo ka waran markay kali isku noqdaan muhiimadu waa diin xishood iyo dhaqan wanaagsan allaha na dhowro
@umufatuma7472
@umufatuma7472 4 ай бұрын
@@quensuleekha2291 maya hanbo ma ahan gabadha si munaasab ah loo shukaansado oo marki la isku qanci waayabo lakala tagaayo laakiin gabadha 4 ilaa 5 sano loo waramaayay oo kolba maqayad iyo xeeb afka nin lasoo layrinayso kaasu shukaansi ma ahan ninka ku rabo reerkiina ha kaa doonto yuuna ku walfin wad aragtay baraha bulshada gabdhaha iyo wiilasha xiriir baa naga dhaxeeya leh inaysanbo ajnabi kala ahayn kamirada horteeda gadaasheda maxad mooda barina waa kala harnay baa lagu dhihi waxaas bu ka hadlaya ee ma ahan shukaansiga diinta iyo dhaqankabo la dhowro
@adenAbdiwahid
@adenAbdiwahid 4 ай бұрын
Maskax wax kufahanto malhid miya​@@quensuleekha2291
@user-moisak14
@user-moisak14 4 ай бұрын
​@@quensuleekha2291nafahmin ilaahada wuxuu ku dhahay gawar xiriir soo martay ii qalbiga laga jabiyay ayuu ku magacaabay hambo mida kale waa keydkeeda waa nadiif😮
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 4 ай бұрын
Diinta Islamka baa wax walaba noo sheegtay Allahmdulillah ❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 4 ай бұрын
Xaqiiq❤
@user-rj6lh4te1h
@user-rj6lh4te1h 4 ай бұрын
taasa been eheyn❤
@user-db2kd7dd9j
@user-db2kd7dd9j 4 ай бұрын
TIKTOK kaliya ma joogtiD adi Youtubkana wa joGta😂😭💕🫶🏼
@xaajichanal665
@xaajichanal665 4 ай бұрын
Bal Ragnimadas Day Magacaygu waa Omar Inshaar Buugag iyo wax naftada anfacaya halkaan kuso gudbiyaah Yaa Ahlan wa sahlan❤ Ogaansho All the best🎉
@suleekhamohamed9986
@suleekhamohamed9986 4 ай бұрын
Qof diin iyo madiiba ka dhisaan ayaa rabaan inaay laa doodan oo waax run ah ka hadalay via ogaansho
@djosis9794
@djosis9794 4 ай бұрын
Sharaf iyo kaaraamo
@softiegirl-ndanimelover3873
@softiegirl-ndanimelover3873 4 ай бұрын
pick me choose me
@adenAbdiwahid
@adenAbdiwahid 4 ай бұрын
​@@softiegirl-ndanimelover3873galada waxa kaso aragtay ha nola iman😂😂
@maxamedqadar9874
@maxamedqadar9874 4 ай бұрын
​@@softiegirl-ndanimelover3873Maya pick us choose us halagas tiktok kaso baratey muuqaalkii dadka comments sowada qorayen😂😂
@queensister2406
@queensister2406 4 ай бұрын
Maaragte 😂😂​@@softiegirl-ndanimelover3873
@user-xo6ql5lv3j
@user-xo6ql5lv3j 4 ай бұрын
ku dhawaad 6 sano ayaan ku daawanaayay waligyna ma arkin adoo soo gudbinaayo wax aan faaiido laahayn Alle haku barakeeyo wllky🥰🥰
@onzieal
@onzieal 4 ай бұрын
18 jir Ayaan ahe waxbarato wlhi wiligey xtaa nin lamaanan hadlin shukansi iskaba daa warki كل علاقة بدايتها لا ترضي الله نهايتها لن ❤ترضيك .
@user-mx2nc8ep4f
@user-mx2nc8ep4f 4 ай бұрын
Maashaa’allah, Alle ha ku xifdiyo wll❤
@MiskiApdirisak-zt4ne
@MiskiApdirisak-zt4ne 4 ай бұрын
16 sano ayaan jiraa wllhi kulamid baan ahay
@hamsesamadoon5539
@hamsesamadoon5539 4 ай бұрын
M.a
@Isa-jf4ns
@Isa-jf4ns 12 күн бұрын
​@MiskiApdirisak-zt4ne sad adiga thy hadi ay ahaani lahayeen gabdaha kle gabar la fure lama arken gabdihi wxan ubaten kuwa an awoodin nimanka qabo inay jecladan wa waxa u ka hadlayo cumar
@MohamedismaacilmaxamedMohamedi
@MohamedismaacilmaxamedMohamedi 4 ай бұрын
Aan kusalino nabigena muxamed Scw ❤
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 4 ай бұрын
Scw scw scw❤
@user-sj6tw9zk3u
@user-sj6tw9zk3u 4 ай бұрын
Scw scw scw scw
@Alaqa-dk3pb
@Alaqa-dk3pb 4 ай бұрын
Scw
@ayaanmagaalo9149
@ayaanmagaalo9149 4 ай бұрын
Scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️
@MahadAbukar2009
@MahadAbukar2009 4 ай бұрын
Scw❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 4 ай бұрын
Dadka caqliga u saaxibka baa goobtan iskugu yimaada iyo Madaxda biri insha allah!! Thank you ustaad Muuqaladada maalmahan aad bay u tayo sareeyaan.
@rahmaanwarisse3197
@rahmaanwarisse3197 4 ай бұрын
Haa wlhi dad cuqulaa Ayaa Ku xiran Allh ha barakeeyo ustaadka KZfaqrs soomaaliyed taloyinkisa Kan cml ma bixiyaan wlhi😊
@daudwayne3724
@daudwayne3724 4 ай бұрын
Wlhi blhi talahi wa saxan tahay 💯 2017 iLa hada kudawada adi iyo ogalka dunida faido mehe qasaro ma idinka arag somalidana qofka runta shego weku dhagan lkn qofka xumanta sameyo we garab is tagan weena tageran qarkod qabilba haku tageeraane❤
@Abdishakuryahya
@Abdishakuryahya 4 ай бұрын
Cumar Maxamed Inshaar (Abu Faysal) ❤ . Sida aad khayrka , wanaaga iyo hormarka aad noola jeclaatay , ALLE hakula Jeclaado Janooyinkiisa . Aan kuyara qajile (dhaandhaanjiye) , waxaad naga badbaadisay jaxiimo holcayso , saacan waxaan lahaanlahayn Geeso 😀. MAHADSANID WALLALKAY HOOYADEYDA KALE II DHASHAY ❤❤.🫡
@Khalett
@Khalett 4 ай бұрын
kibirka iska dhaaf Kusali Nabiga Scw ❤😊
@Jamalkhan-lo1vd
@Jamalkhan-lo1vd 4 ай бұрын
Jooji inaad ku dewersato magaca rasuulka waxpa kuu noqon maysee😊
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 4 ай бұрын
Yaa kibirsan😂
@wiilkakiev3130
@wiilkakiev3130 4 ай бұрын
@user-wq4zb3jj2l
@user-wq4zb3jj2l 4 ай бұрын
Csw
@ir3miir61
@ir3miir61 4 ай бұрын
Scw
@____Cumar____
@____Cumar____ 4 ай бұрын
Aad iyo aad halkan dadka caafimaadka qaba uun baa imaada marag iyo markhaati baa laga yahay, fikir iyo ficil walba oo xun inay faafaan aqoon yari dhanka diinta ah ayaa u sababa diinta aad ha loo barto insha allah alle ha inoo fududeeyo dhamn.
@Cabdullahi-fd4pq
@Cabdullahi-fd4pq 2 ай бұрын
Waa sax😊😊😊😊❤❤❤❤❤
@user-zq4mx4lo8z
@user-zq4mx4lo8z 4 ай бұрын
Anigoo waxaan soo bilabay 2017 aniga oo jamacad dhiganayo inaa ku dhagesto magalada muqdisha ka qof dumar ahaan hadalkaga waxba dhib ah uma arkin bal dhirigalin baa u hestay walidkey io wllalahey wax waa i bareen Alx marwalba waa idhiri galiyaan adna waaa ku xer ciwaankada masha allh wllkey Rabi wuxuu dhahay Waani dadaka waanada waxey anfacdan musliminta/mu'mininta warkada dhib uma arakno waa nasteexo mahadsanid ustaad
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 4 ай бұрын
Same wllhy 2017 ardayda cumar inshar nahay😁
@user-bb4dn2fo9z
@user-bb4dn2fo9z 4 ай бұрын
اللهم أنصرإخواننافي غزة وجميع❤ فلسطين اللهم تقبل منا إنك أنت السميع العليم🤲🤲🤲🤲🤲❤❤
@Sabnaxasan
@Sabnaxasan 4 ай бұрын
Ustad aniag waxn kamid ahay dadka waxbdn kaa bartay jeclna inay sidado kale noqdo wlhi sukansiga badn wakhti lumis mahee wax kale lagama faaido wlhi waxa fican qofksta inuu gursdo maalinkuu usojensado marka ian boqolal qof sukansto in ahan iyo dumar ahan umaficna haba ugu darnate dumarka marka ian soo jawbto may ahen way ku fahmyan inta inagardkaa❤❤
@Abdifatah-p4t
@Abdifatah-p4t 4 ай бұрын
Absolutely wlshey M.a Ilaahy garaadkaaga Hakuu Barakeeyo
@quensuleekha2291
@quensuleekha2291 4 ай бұрын
Adigo guur diyaar u ah hadad ninki kuso doonatay is fahmi waysan hanbo aya tahay😂
@Abdifatah-p4t
@Abdifatah-p4t 4 ай бұрын
@@quensuleekha2291 May Adu Dhankaas Lagama hadlayo Xiriir alle kacabsi kidhisan uujira lkn Popularity games ayaa laga hadlaa wll Marykan waa gaalo sbb baa looleeyhy waa gaalo dad muslimin ah wuu leeyhy Lkn gaalada ayaa ka badn Sidaa darteed dadkan telegram yada lasoo dhigo kuwa social media ha isticamla Ee Ayagoon isqabin Sida dad isqaba udhaqmaya Kuwa liveska soo gala 7k 5k qof ee daawanayan Wexee ubadnyihiin kuwa Xun xun Waxdba mooda in ay ilahy dagaal kula jiraan Fikradu khaldn ayee ka dhaadhicinayan Dhalinyarta sookoreysa Sida Ninka iyo aniga isku Xaq ayaan nahy isku diyo ayaan nahy isku si ayaan nahy ilaahyba inagama dhigin isku si Culeeska ugu band ee qoyskana anaga nala saaray Saas ee tahyna waxay Dadka ka dhaadhicinayaan in ay dumarkeena xaq kamaqan yhy Oo Uu Ilahy Xaqooda udhamystirin waa wax laga xishoo Oo Uu Qof Muslim ah Oo Damiir leh ka Xishoodo👍
@soomaaliboy
@soomaaliboy 4 ай бұрын
​@@quensuleekha2291Hhhhh.hanbo dhanka qalbiga ah waaye😂
@SakariyeYuusuf-sv2kl
@SakariyeYuusuf-sv2kl 4 ай бұрын
​@@quensuleekha2291qodobka wali maad fahmin hadii ninku ku soo doonto waad is hor fadhidaan iyagoo labadiini waalid qolka idinku xiga ama qolka aad ku wada jirtaan jooga hadaad isfahmiwaydaana waad kala tagaysaan laakin gabadha hanbada ah waa ta intay shukaansato mudo dheer ama mudo gaaban ninkii kala tagaan shukaansigaas oo aanay labada dhinac waalidkood ogayn.
@felisabdi3794
@felisabdi3794 4 ай бұрын
Maashaa Allaah , waxad ka hadashey dhaqanka ugu xun ee Soomalida ee Raga iyo Dumarka is dhexyaacayo, waa arin diinta aan ogoleyn, mana aha in gabadhu ku keliyowdey nin aan muxram u aheyn iney raacdo la sheekeysato waa mid aad uga hor imaaneysa oo weliba burbur u hor kaceysa mustaqbalka, waana wada ognahey dhaqanka Soomalida, Illaahey ha hanuuniyo Uma Deena aamiin
@Hilaal_Mohamed_17
@Hilaal_Mohamed_17 4 ай бұрын
Ku sali xabiibkena scw❤
@AloosaneA1
@AloosaneA1 4 ай бұрын
Dumarkii xataa iyagii baan laga karaynin jooga guryaha😂 Mahadsanid cumar ishaar ama ogaansho
@zackdaljir1339
@zackdaljir1339 4 ай бұрын
Ustaaad wax wlibo aad ka hadleyso ma fhmayan dadkan anan wax damiir ah laheyn ralina ka ah gumeysiga iyo badlida umadeena raali ka ah aan wax kle ogeyn lkn xaqiiqda iyo runta qarar somalida wee necebyihiin ❤ustaaad horey usii wad hana ujoogin dadkan wax magratada ah oo waxee ka hadlayn xitaa aan aqoon ❤
@user-pe6gj7ti3e
@user-pe6gj7ti3e 4 ай бұрын
Qof sbb la an laguma naco omar inshar ani wntagera wx fa idoleh ayu so gudbiya lkn dumrka marku kahadlyo wxa lagadamerema in dumar neceb hyso tasna shki kuma jirto lkn sidisakle m.a wye
@najiipahmad44
@najiipahmad44 4 ай бұрын
​Myee adiga ufamy abyo ee cadi is kadhig yaa targer kaa yiri markii horeba adiga dumarka madaxa Kaa ma saarna afna umatihid runta Ku damaqday umaleey NAA😏 ​@@user-pe6gj7ti3e
@mrfuga6041
@mrfuga6041 4 ай бұрын
@@user-pe6gj7ti3enaag muslim ku dhalatay walid muslim so barbariyen kitabka quranka haysata lkn iska dhigaysa sida dumarka galada hada xaqiqdeda jirta loshego mala naceb yahay
@abditinle7172
@abditinle7172 4 ай бұрын
@@user-pe6gj7ti3e adiga sida dhahaya daqiiqadaas aad hadlayso hadaa aragto walaashaa oo nin aan qabin gacanta haysto ama leeyahy sxb bn nahay ma yeeli lahayd inta kola hadaa damiir leedahy oo aadan dayuus ahayn maadan yeesheen cumarna intaas unbuu kusoo celceliyaa
@user-pe6gj7ti3e
@user-pe6gj7ti3e 4 ай бұрын
@@abditinle7172 qofna ma ogolanyo mida lkn sida asga ushegy sidasi weykagedisnthy wxu dhahy gbr xirir so martey yan lagursn gbr wlibo xirir somartey miyey wilk gacata wda qabsnayen wa my asi rergalbetka qabkoda ayuba noga hadlaya ilahey aya xuman kanazxn wxsne maba sameyo ani ahantey gabdho bdn ilamid weyjirn qark xunle in dadka lagu xukmiyo maha sidisa lama arkin asgo gabdho amanyo siiba kuwena cuqubada horey ugeysten umaleyna gabdhaha kuwo xun iyo kuwo fcn ayey leyihin mrk hano gafina
@Naxarisey
@Naxarisey 4 ай бұрын
Anoo dumara ban kutagera sababtoo ah qofwalba shaqsiyad buu leyahay dadka qaar waaba lo caadi ah wixii an facaayo ine qataan waxa kalana ka gudbaan baa saxan🥰❤️
@Abdifatah-p4t
@Abdifatah-p4t 4 ай бұрын
Haa Wll Dadkan Hsda Social media ha isticmaala Badnkood waa dad Aqli yar walibana Kuwa Xun Xun ayaa ubadn
@asmaabdi1828
@asmaabdi1828 4 ай бұрын
Hanbo
@Abdifatah-p4t
@Abdifatah-p4t 4 ай бұрын
@@asmaabdi1828 Haaheey
@user-nl4pb6bj7v
@user-nl4pb6bj7v 4 ай бұрын
@asmaabdi1828 ereygaas e dumarka ka xumadeen iska raali ahaada lkn sida runta ah xiriirada badan iyo xitaa aslan in nimanka lala sheekeysto dabiicadada dumarnimo ay wax yeleyne adi dhan qof ad adag xishoodka ku yaryahy noqone. Ani fikradaan in calaqaadka xaraan yihiin marhore ogaade ilahey ihaleshiiye adine wa fahmi donta I.a. 😍💕
@ismaelsouber5421
@ismaelsouber5421 4 ай бұрын
@@asmaabdi1828adi ah mulaynaya wllshay
@ehlu_taqwa
@ehlu_taqwa 4 ай бұрын
isoo dhaweeya team ogaansho😂⚖️dadka cusub kujiraaye
@mohaibrahim348
@mohaibrahim348 4 ай бұрын
Soodhawoow taliye😂
@abdiwasamohamet6640
@abdiwasamohamet6640 4 ай бұрын
Soo dhawaw mudane 🎉😊
@ahmedabdikadir5799
@ahmedabdikadir5799 4 ай бұрын
Soo dawaaaw mudane.....
@user-kv3kw1el5z
@user-kv3kw1el5z 4 ай бұрын
Soo dhawo😀 chanal kale o podcast kuso gudbiya jiro omar inshar kuqoran so boqo
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 4 ай бұрын
Masha alah kasobaxa melaha qashin quubka
@somboyofficial952
@somboyofficial952 4 ай бұрын
Ramadan intu bixin Isha waxan rajeynaya 1M inan garnoo Isha Allah 🤲❤❤
@dabaradenmedia
@dabaradenmedia 4 ай бұрын
Run ahanti waxan kugu xidhanahay 5 sano ka badan wax badan ban ka fa.iiday ani ahantay sharaf iyo karamad iga mudantahay ustad omar ishar allaha ku xiftiyo in badan guul ban ku rajaynaya if iyo akhiraba mudane❤❤👍👍💯
@ABTIGA-vb6cd
@ABTIGA-vb6cd 4 ай бұрын
2018 ilaa hada ayan kula socda ustad Omar thanks for everything ❤
@gorodxeey9701
@gorodxeey9701 4 ай бұрын
Ustaad Masha ally Alhha ku barakeeyo 3 years waan ku dhegeysta wax aan kaa FAA, idey mooye kuguma khasaarin so keep up👏
@abdifatahmohamoud
@abdifatahmohamoud 4 ай бұрын
Omar inshaar waxa farxad iyo maamuus ah in somalidu adigo kale ku haysato waxan ahay dadka kugu xidhan waanan bogaadinaya sida wanagsan ee aad wax noogu so gudbiso hore u soco ayan ku leeyahay wll🙏
@Haider_Mohamed.
@Haider_Mohamed. 4 ай бұрын
Ogaansho Waa Garaadka kaliya ee dadka somalida ku xidhan OO haddane ka hadla Taariikh nololeedka caalamka iyo Islaamiga ah❤
@Luualpi
@Luualpi 4 ай бұрын
2018 illa 2024 ayan kudaawanaya walal omar alla yacizzak alx mantana nolosheyda wax bdn bdn o an sokobi karin aya iska key badalay alla mhd leh arintan ad manta kahadashay 2 bil kohor ayan jojiyay batatanba hadana wad isii dhiira galisay jazakallah ❤❤
@samiiramuxumad4352
@samiiramuxumad4352 4 ай бұрын
100% wakugu raacsanahay fikirkaga ustaad cumar dadka ka hor imanaya ma fahansana badankood mesha uwadid hdlka somalidane bdna we dhibtaa xaqiiqda qaraar.
@jamaaldj
@jamaaldj 4 ай бұрын
M.a
@user-qe6yi5gi1y
@user-qe6yi5gi1y 4 ай бұрын
Darisle dumar 5 neye ogansho goat of social media🔝
@Burcaawi
@Burcaawi 4 ай бұрын
Ninka uGu il dheer baa dadka uGu ayaan daran❤ Cid ma sheegayo lkn nin wax badan buu dheeryey dadkay is hayaan mana lays bar bar dhigi karo❤
@najiipahmad44
@najiipahmad44 4 ай бұрын
Brother in aad jawaanto loo ma baahna wlhi qof haduu wangsanyhy waa adi cumar inshaar qof Ku aqoonin ayaa ka hadlo xumaan tada waxa Ku heesto maha dumar Somaliyed EE waa sharmuutoyin Ku qafiifay Famenis wxaana ka hdashay wax Jira waana run wxaad sheegto wxaan kaga mahd cilinyaa inaa aad mas kixyan ii dhistay si esan ii xadin doqomada thanks brother 🥰🌹🙏
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 4 ай бұрын
Well said walal macan
@shakurabdi1159
@shakurabdi1159 4 ай бұрын
Ilahayba Igu Og dhamaan Waxa aad kusheegtay muqaalkan Codka waa wada Xaqiiqa biyo kama dhibcana 100% run baad shegtay ,Ayado qur'ana ,axaadiis,dalilo cad oon meela looga gudbi karin ataad so hordhigtay Dhamaan wixi iska qaylinayay macaacda kuhayay 7sano kabadan Baan Kuxidhanahay Bartaan Muqaalwalba oon kadhagaystay waxan wuxu aha Mid Faa'iidoyin badan iguso kordhiyay aniga ka shaqsi ahaan Ma aaminaysa youtube Hadaan Furo oo anan muqalkaga daawaan waa Hadaan wayay wa markas aad sodhigtay oo cusub. Omar Iinshaar Barkallah Walal Gulayso allana Haku xafido caqliyadan wanagu kabuuxo❤️👏🏽
@fatmaibrahim2472
@fatmaibrahim2472 4 ай бұрын
Waxad kaa hadashy arin haqiq ah runti 💯 Ani 24jir ayan ahy lkn ila hada wax jacel ah maarkin waxan isleyahy fadumo jacelka dabta wa bacda gur ila iyo hadana gurka ayan sugaya Ilahe hano arzaqo gur halal ah ameen yarabi social media private ayan kahy Alhamdulilah wan dawada moye ani iyo nolosheydi is private May Allah swt guide us the right path
@Sahruush
@Sahruush 4 ай бұрын
Masha Allah hppti Allh kugu arsaaqo guur xalaal ah
@fatmaibrahim2472
@fatmaibrahim2472 4 ай бұрын
@@Sahruushameen abayo mahadsanid❤
@AsadIsmaciil-us1db
@AsadIsmaciil-us1db 4 ай бұрын
Mnsha aalh awlad bariya alle hakusiyo
@fatmaibrahim2472
@fatmaibrahim2472 4 ай бұрын
@@AsadIsmaciil-us1dbdamantena inshAllah
@mukhtarahmedmuhammed2103
@mukhtarahmedmuhammed2103 4 ай бұрын
2019 ilaa iyo maanta 5 sano walahi waxa aan ka faaiiday lama soo koobi karo ma aqaano wax aan ugu abaal gudo wallkeen marna ustaad keena omar Muhammed inshar ❤❤❤❤❤❤
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 4 ай бұрын
Mnzha Allh
@hudaabdiqani3412
@hudaabdiqani3412 4 ай бұрын
Mahadsanid walal cumar, naseexadada khasataan aniga aad ayaan uga faaiday, runtii bulshadeena waxa kuso badanaysa dad 5 sano isla soconay wana kala harnay ku dhahaya..5 sano qofkii guursada ilmo ordaya u haysan lahaa, mowduuc muhiim ah Ayaad kahadashay cidna hadhagaysan xaquna sidii qoraxdii buu u ifaya. Jazakallah khair wll wanadaada waa noo qiimo.
@user-fu2bf3lk5d
@user-fu2bf3lk5d 4 ай бұрын
Maashaa Allaah Waa mawduuc maanta taagan Kusoco cumar ishaar Shukran😢
@ahmedqanciye2967
@ahmedqanciye2967 4 ай бұрын
Waxaan ku soo raacay 6 sano ka hor april 2018, xilli aan talooyin nolosha ugu baahnaa oo aan markaas nolosha xiriirka iyo afkaaraha caalamka faham ka rabay, runtii waxaan dhihi karaa 50% talooyinkaagii wey i badbaadiyeen alle ka sakow, waad mahadsan tahay mudane Omer inshar🙏
@cimraanbiciid5587
@cimraanbiciid5587 4 ай бұрын
Markuu cilmigu hadlaayo waxaad moodaa in juhaladu dhagaha iyo indhahaba la’yihiin! Thanks ustaad inshaar
@MoBashier
@MoBashier 4 ай бұрын
We are Standing omar inshaar❤ One 1⃣ Of the Greatest Man Ever seen The Goat Of social media NO DEBUT WAXDOO KAMA TAAGNO THE REAL 🐐
@MohamedSaid-ri4kx
@MohamedSaid-ri4kx 4 ай бұрын
Iguana Dheeraado Barnaamijka Ogaansho Mahadsanid Ustaad 👌
@paamsintv6946
@paamsintv6946 4 ай бұрын
Mahadsanid cumar kheyr allah haku siiyo❤❤❤
@LeilaNoor-wf2cw
@LeilaNoor-wf2cw 4 ай бұрын
Allahuma sali cala sayidina muxamed scw scw scw scw ❤❤❤
@user-sm8yv1cg7d
@user-sm8yv1cg7d 4 ай бұрын
Wlhi inan been shegeynine aniga markaan arko wll cumar o wax laga sheegayo ad ayan ugu xumaada dadkaas Mel ayaa igu bato wlhi ilahey ha ku barakeeyo wllo cumar wlhi ilahey dartiis ayaa ku jeclahy waxa an ka faidayne qof kale kama faaidin ❤❤ keep going wll❤❤
@MaidaOsmanDrsmaaida
@MaidaOsmanDrsmaaida 4 ай бұрын
East and West Ogaansho is the best🎉❤
@ayuubpoi9571
@ayuubpoi9571 4 ай бұрын
Aad iyo aad
@Abdifatah-p4t
@Abdifatah-p4t 4 ай бұрын
Absolutely Kuwa Xun xun ee caadooyinka lasheegayo Ku Sifaysan Ayaa Caytamaya Qodob na kama hadli karaan hadii lasoo fadhiisiyo
@mwithdab
@mwithdab 4 ай бұрын
He is very smart brother May Allah protect him
@MubaarigAli-yt4jt
@MubaarigAli-yt4jt 3 ай бұрын
Run ahaanti qof lagu daydo ayaa tahay sababto ah waxaad qiimaysay dadka kuwo jawaab u baahan iyo kuwo kale❤❤❤
@queennaima1645
@queennaima1645 4 ай бұрын
Kuma fahmayaan ustaaad aniga 2017 ilaa io hda kugu xiranhy Alhamdullah waxbdn kaa faaidey Alla kaa Ajar siiyo cimri dheer io cfmt alllha kusiiiyo❤
@suhaybsaajid3952
@suhaybsaajid3952 4 ай бұрын
Macquul Maahan Ustaad inay kasoomuuqdaan meeshan Dad Jaahiliin ah
@Xikmaaawi
@Xikmaaawi 4 ай бұрын
Omer inshaar yotuber somaliyeed oo wax xaqiiqa ka hadla❤
@OmarMohamed-jc4ho
@OmarMohamed-jc4ho 4 ай бұрын
Ustaat Sami wax badan ayaa ka fa'idestay jazaka allah kheyr Ustaad
@rumaanmaxamud7236
@rumaanmaxamud7236 4 ай бұрын
Majiro nin dhalinyaro ah ee saaxiibtinimo kuu muujiya kaas oon dhinaca kufakireyn. waa xaqiiq wax badana waan aragny Mahadsanid macalinkeena nolosha 🤙
@naftadaahir
@naftadaahir 4 ай бұрын
2:25 sax waye soooxasuuuso hadalkiii imaamu shaficiii qofka jahilka haujabin si in la idin garanwayo
@zamateradein-ov8xo
@zamateradein-ov8xo 4 ай бұрын
Wllky omer inahaar waxthy qof xaqiiqda marwalpo kaa hadlo waa sappta ayay dad badan kaaga soo horjedaan best teacher😊 ilahay ha ku sharfoo wllky omer❤😊
@naimaabduqadir386
@naimaabduqadir386 4 ай бұрын
One million coming soon insha allh aqoon gaar ah kuumalihi balse waxan kaafaaiday waxbadan sida macalinkayga ookalena waankuuqadariyaa wll keep going
@user-zp6ke1ye1k
@user-zp6ke1ye1k 4 ай бұрын
Jazaka allaah Wanaaga aan kaa nartay iyo cilmiga aan kaa bartay aayaa iga badan❤
@Zakari2
@Zakari2 4 ай бұрын
Inta ayagoo muqalka dhameysanin comments kusoo oradey LIKE 😂😂😂😂😂😂😂 ani camal
@MULLER-b5l
@MULLER-b5l 4 ай бұрын
jiilka jilicsan
@Zakari2
@Zakari2 4 ай бұрын
@ESP_47 haa ciyal z maxa rabta odayo y///x
@MULLER-b5l
@MULLER-b5l 4 ай бұрын
@@Zakari2 ani waan ahay ciyaal z lkn maskaxdeda waa sida ciyaal Y
@Zakari2
@Zakari2 4 ай бұрын
@ESP_47 ok marka ciyal z atahay, caqli y alethahay, caqligada kahordhimandono jirkada madam a caqli odiyed aledahay
@ahmeyibrahim6902
@ahmeyibrahim6902 4 ай бұрын
😂 darbaxa igudufate
@CwaaxidRabiic
@CwaaxidRabiic 4 ай бұрын
Ninkakakaliya baraha bulshada aan ku haysanaa tahay dadka managabka hadalkoda waxbaha haojojin lagenkena tahay wllkay cumar inshar
@safiarashid4445
@safiarashid4445 4 ай бұрын
Jazaka allah habaryar 👍👍🙌
@user-cf9rr7sf5g
@user-cf9rr7sf5g 4 ай бұрын
Mahadsanid ustaad omar❤
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 4 ай бұрын
Cumar inshaar keep going dadkan runta majeclo nabigeena scw aaba qof waalan lagu tilmaamey marka runta sidan usheeg
@Cabuudi15
@Cabuudi15 4 ай бұрын
Ustad omar inshar allah ku xifdiyo ❤
@israahashi4594
@israahashi4594 4 ай бұрын
Ani waxaa ligu gursaday anoo jira 13 alxamdulilaah hada waxaa jiraa 17 waxaan hestaa gabar alxamdulilaah waxaa ligu daray wiil abtigay dhalay waligay shukaansi ma arkin hada said ayaa ujeclahay wlhi ❤
@munamuuse8649
@munamuuse8649 4 ай бұрын
Mnsha Allah alleh haysukiin daayo Abaayo🥰🤲
@MiskiApdirisak-zt4ne
@MiskiApdirisak-zt4ne 4 ай бұрын
Masha Allah ❤
@mokaafi6195
@mokaafi6195 4 ай бұрын
Masha allah lkn 13 aad bey iila yartahay wll ma run baa?
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 4 ай бұрын
Wllhi anigoo dumar ah 7 years ayaan kudhagaysanayaa waligeyna wax qaldan kaama maqlin waxa aad sheegtayna waa xaqiiq dadkana runta way dhibtaa. Keep going wa dad macno beel ah oo nolosha kadhacay ❤
@CaaliyoOmarshooli-dz9kq
@CaaliyoOmarshooli-dz9kq 4 ай бұрын
Walal ani sanku dawado ilaha og 13 ayan jiray markan bilabay dhagesigaga ❤xita oga ma dhagesto hesaha ayago dadka asageyga ilayaban xirirna warkisba da xita darrta Facebook malihi darta wad ma hadsan tahay sad waqti ii galisay xita wallkey ima galin msha aalh ilahay kasoko darta aa raqis unoqon ilahay haku dhor 😊wll
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 4 ай бұрын
Omar inshaar waa nin kaliya ee cadaw iyo sokeeye ikala baray mahadsanid ustaad ❤
@apdivatahjericho4361
@apdivatahjericho4361 4 ай бұрын
Waa markasto oon aaminsanahy inay wax ii kordhyaan markaan muqaalkaaga daawado codkaagana dhageysto omer inshaar Jasakallahu kheyr walaal❤
@SurprisedBaseballEquipme-tm4bp
@SurprisedBaseballEquipme-tm4bp 3 ай бұрын
الحمد لله Macalin cumar waad mahad san tahay mudu ayaan kugu xiranahay waxaad sawab u tahay in qof jiro aan noqdo oo kala garto wanaag iyo xumaan qisadeeyda waa qiso fog qoraal kuma soo koobi kari qof ku jiro caalam faaxishada hadana qof guursaday uur looleeh 9bil
@xuseensheikhahmed6427
@xuseensheikhahmed6427 4 ай бұрын
Masha Allah usataad Cumar waxa ku dhagan waa dad aan aqoonin mowduuc in si gooni looga hadalo ma looga doodo teeda kale waxba lagama faaido iika Lkn dadka waxa laga faaidaayo bey isku dayayaan in ey xumaato eyna la heynin u raadiyaaan waxa eyna aqoon u laheeynin ka doodaan Ustaad Mahadsanid 1000%
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 4 ай бұрын
Golden voice ✨️ 💛 👌 Omar ishaar
@DRSDhool-vs4gn
@DRSDhool-vs4gn 4 ай бұрын
2017 ilaamaa 2024 kugu xiranahay waxbadana waan ka faaiday Alle ha ku sharfo ustaad
@canabcadey1988
@canabcadey1988 4 ай бұрын
Lkn hal mid baad ku qaldaneed hambo inaad dumarka guur hore soo maray inad ku tilmamto anaga muslim ban nahay hambo ma noqono rasuulkuba scw xaskis uku horeysay khadije ahayd tas rali kalin ka bixi cumar
@walallakari9329
@walallakari9329 4 ай бұрын
Walaka hadalka fahan kuwa laguursadi kumajiraan wall saas wax ufahan
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 4 ай бұрын
​@@walallakari9329 naagti guur somartay haday ahay hada gabar miya Hanbo ah maya gabar kun bay shirisa kowbay kala baxda
@adenAbdiwahid
@adenAbdiwahid 4 ай бұрын
​@@GbGbb-ph1lzHanbo waye naag kun nin so martay so hanbo
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 4 ай бұрын
@@adenAbdiwahid hooyada ba kow ka ah somali horay utiri gabdh kunbay showrisa kow bay raacda
@AsadIsmaciil-us1db
@AsadIsmaciil-us1db 4 ай бұрын
Hambo wuxuu kawadaa gabadu markey ragg la saaxiibto markey taataabtaan hambo bay noqoneysaa
@hodanmohamed3204
@hodanmohamed3204 4 ай бұрын
Gabar iyo wiil saaxiib ma noqon karaan, Dhowr jeer ayaan wiilaal la saaxiibay balse dhamaantood waxeey hoosta ka wateen dano kale iyo rabitaan maldahan, Taas cid beenin karto ma jiraan waa runtaa.
@wiilboqortooyo8134
@wiilboqortooyo8134 4 ай бұрын
Ma wanaagsano labada dhinac mid aa dan qabo oo cadeesaneen marka dan cad hadaa laiskugu imaan in la isnabad galiyo aa wngsn
@AxmedCrashiid-dd5fn
@AxmedCrashiid-dd5fn 4 ай бұрын
Ragu walashood wixi kaso hadhaY wll dareen raga nimo Qu dhabaY uhaYaan mana saxiibikaran siiba dhanka ragA
@kaapechannel5351
@kaapechannel5351 4 ай бұрын
😂😂😂 Ragu damaca wuu ka siman yahay Ruuxna waa ka dhab inaad qoys dhisatan ayuu diyaar uyahay Ruuxna waa ku meel gaadh ayay katahay calafkagu waa kuu ku reebo 😁
@Maandhoore
@Maandhoore 4 ай бұрын
Qofka raga ah hadu walaalkaga aheyn soo xaq uma laha inu ku damcado ilee xaraan kama tihidee,
@hodanmohamed3204
@hodanmohamed3204 4 ай бұрын
@@Maandhoore Waa la is damci karaa taas ceeb ma ahan, Laakiin adigoo wax qarsanaya in aad saaxiib iska dhigto waa qalad waxaad rabto bareer u sheego jawaab tana ku qanac ama ha lagu diido ama ha lagu ogolaado, Waxa la diidayo waa Card ka beenta ah ee saaxiib rinimada aan jirin.
@ibraahimxasan7997
@ibraahimxasan7997 4 ай бұрын
Marka ugu horeeso ee aan so galo yutub ka , waa qofka 1aad aan aniga kadaawado yutubka, mana arrag wiligayga asagoo wax aan faaido lahyn kahadlaaya, All in all Omar inshar is the best podcaster in somalia KZfaqrs…. Sharaf iyo Karaama bro ❤❤💯
@Ayeh_Media
@Ayeh_Media 4 ай бұрын
KZfaqrka somali ugu fiican inaa tahay ma cidbuu shiki kaga jiraa wiilasha yaree caadifadooda ka hadlaya ee cadifadu ka tan badisay waligood ha iska soo hadlaan
@AhmedSallahOfficial
@AhmedSallahOfficial 4 ай бұрын
Ustaad Omar inshar. runtii xaqiiqda ayaad ka hadashaa dadkuna badanaa runta ma jecla💯
@user-zc4ck9iu6k
@user-zc4ck9iu6k 4 ай бұрын
Walaal Omar Inshaar Shukran inaadan usoo jawaabin Eeyaha
@DrAishaDahir
@DrAishaDahir 4 ай бұрын
Mashallah ilahey caqliga iyo xikmada haku barakeeyo wll jazakallah khair ❤
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 4 ай бұрын
Ustaad waad mahadsantahay. Inta badan ma jiro qof noocaagoo kale ah oo xaqiiqooyinka ka hadlaa.
@user-dc6od3kd2o
@user-dc6od3kd2o 4 ай бұрын
Omar inshaar ,mahadsanid wll Mawduuc loobaahanyahay baad kahadashay Oo nastiixo uah Somali dhamaanteed Allaha hajar hakaasiiyo
@mohamedsharif7426
@mohamedsharif7426 4 ай бұрын
صحيح بارك الله فيك يا أخي الكريم
@Hamze_mohamedd
@Hamze_mohamedd 4 ай бұрын
Anigoo schoolka secondaire dhigta ayaan dhagaysan jira❤ ilaa imika oo jaamacad dhameeyey walaahi wakhtiyada qaar waxa aan jeclahay inaan KZfaq u furto ayuu igu matalaa wiilkan isku fikri iyo isku ra’yi ayaan nahay walaal farxad iigu noolow ❤❤
@sumisorry6078
@sumisorry6078 4 ай бұрын
الللللله
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 3 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@maxamedsunday5386
@maxamedsunday5386 4 ай бұрын
Macha allah ustaad in badn ban kgu xidhnaa wax padan bn ka faaiday 🫡
@Maxamad8amiin1237
@Maxamad8amiin1237 4 ай бұрын
Raga anan ragnimadoda damestirneen hauso jawabin wall qali nin sharf leh aya tahay nin lagu daydo aya tahay my teacher ❤
@user-pc6lt1hk4s
@user-pc6lt1hk4s 4 ай бұрын
Relly
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 4 ай бұрын
Gabadha caaqilad ah oo an caatifad qaadin keep going
@Maidodheyman-bo6tw
@Maidodheyman-bo6tw 4 ай бұрын
😂😂😂
@cawil252
@cawil252 4 ай бұрын
Ceeb cadeey
@Chanariofanny
@Chanariofanny 4 ай бұрын
Ramadan kareem 🎉❤ umatu muslim😮
@user-wq4zb3jj2l
@user-wq4zb3jj2l 4 ай бұрын
Aad u mhdsnthy mudane cumar Wan dhameystay 🙏Alla Ha Fahansiiyo Somalideenna Diinta
@user-zr4hw1fi9v
@user-zr4hw1fi9v 4 ай бұрын
بارك الله فيك
@ahmedyasin2034
@ahmedyasin2034 4 ай бұрын
M.a ustaad in lagaa horyimaado waxay tilmaamaysaa qiimaha waxa aad xambaarsantahay allah haku xifdiyo ustaad
@SareyFarah
@SareyFarah 4 ай бұрын
Best KZfaqer I've ever listened ❤Omar inshar👏2018 upto now Wan kula socday💯
@umabdullaah4882
@umabdullaah4882 4 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اخي عمر. احسن الله اليك بارك الله فيك على هذا الموضوع المهم للغاية. قليل جدا في مجتمعنا الصومالي من يدرك بشاعة الاختلاط والعلاقات ما قبل الزواج بين الجنسين. أرجوا من جميع المشاركين نشر هذا الفيديو الأهمية
@CarteCilmi
@CarteCilmi 4 ай бұрын
Intan baraha bulshada ku jiray waa qofkii ugu wngsnaa aan wax ka faaidey ogaansho best youtuber Somalia Omar inshaar ❤
@AAMAAL-00
@AAMAAL-00 4 ай бұрын
Relationship before marriage is a waste of time Agree or don't agree
@AbdifitahMB
@AbdifitahMB 4 ай бұрын
Ina qofka is fahantan wa mid jirta
@thelight-kn8hu
@thelight-kn8hu 4 ай бұрын
Relationship before marriage wxd ka baranaysa cashar wxbdna xiriirka wd ka fahmaysa wna wx haboon oo nolosha ka mid ah
@AAMAAL-00
@AAMAAL-00 4 ай бұрын
@@AbdifitahMB waxaan u la jeedaa adoo da'ayar ah is fahan waxba ma taraayo Balse adigoo nin shaqeytey ah oo guurka usoo diyaar garoowey and tahay waa caadi
@IFTIIMKAMASKAXDA
@IFTIIMKAMASKAXDA 4 ай бұрын
I agree
@garasama495
@garasama495 4 ай бұрын
Agree
@Merweh
@Merweh 4 ай бұрын
Anoo Gabara Baa Ku Tageera Mr Omar ❤
@ARIZAK766
@ARIZAK766 4 ай бұрын
Sharaf iyo karaamo wlshey ❤
@abdirahmannoor3663
@abdirahmannoor3663 4 ай бұрын
Diinta lslamka baa wax walaba noo sheegtay Allahmdulilah❤️
@abdalaachraf7833
@abdalaachraf7833 4 ай бұрын
Ustaad mahadsnid dadaalka dheer aad wado si ay dadku wax ufahman ✅️
@mursalabdiosman4563
@mursalabdiosman4563 4 ай бұрын
Meeshaan legends Iyo dad wawayn diintooda ku dhagan baa joogan alaah haku sharfo sidaad noo sharaftay🙏
@Abdirashid944
@Abdirashid944 4 ай бұрын
1 like 1 push up💪👍
@abasabdala5636
@abasabdala5636 4 ай бұрын
10 puh up😊
@ayuubpoi9571
@ayuubpoi9571 4 ай бұрын
23 push ups
@mustafjd.calakar7263
@mustafjd.calakar7263 4 ай бұрын
Asc, dhamaan. Xariif 30 push up hada like
@user-di2de4iz8m
@user-di2de4iz8m 4 ай бұрын
😂 goat 35 push up
@Beergooye
@Beergooye 4 ай бұрын
47 push up😅
@munaaxmed2253
@munaaxmed2253 4 ай бұрын
Mahdsanid wllo cumar
@Ramaaag
@Ramaaag 4 ай бұрын
Great session ustaadi..allaha ku sharfo
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 12 МЛН
SHEEKO WAALAN ogaansho iyo dirisle 😁😁😁😁👊
9:30
Abukar Culusow
Рет қаралды 113 М.
Sucuudiga Xagee ka yimid magaca boqrtooyaddan? Sideese loo yagleelay?
10:29
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
19:45
Sola Portal
Рет қаралды 71 М.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 1,2 МЛН
Maxaad 6 Bilood Ku Xaqiijin Kartaa ?!  Sidaan Ma Filaynin .
14:02