Jawaabtii Nasteexo - War Hadaadan Tumeyn by Ahmed Zaki 2015 HaatafStudio

  Рет қаралды 3,694,153

Haataf Abdi

Haataf Abdi

9 жыл бұрын

Heestii Laabta Ka tirey
Codkii Ahmed Zaki
Video Directing N Editing HaatafStudio

Пікірлер: 1 500
@bushuroDarajo
@bushuroDarajo 3 ай бұрын
Wxaan so boqodey 2024 ano wali nolosheydi is badalin lkn inshallh wxaan rajeynaya 2025 ina nolol qurux badna ano ku jiro so boqdo inshallh ❤😢
@Awlio1
@Awlio1 9 жыл бұрын
Somalidu hadal badana! ilaa 1960s fanka somalida Waa la isu jawaabi jiray, midna Ogaada nin iyo naag isuma Jawaabin ee 2 abwaan ayaa isu jawaaba, fursada kale oo laga Faa'iido jawaab waa in aad ogaato In afkaadu (somaliga) yahay AF-HODAN ah.. Well done A. Zaki
@crisaaqmaarmaar3339
@crisaaqmaarmaar3339 2 жыл бұрын
Runta waye
@KARAMA_HD1
@KARAMA_HD1 5 ай бұрын
Woow
@user-kj9lq6gt8n
@user-kj9lq6gt8n 5 ай бұрын
Inta dadka fahamsi
@user-cr3gr2ch1n
@user-cr3gr2ch1n 3 ай бұрын
Talow wili manooshahayna😂
@Awlio1
@Awlio1 3 ай бұрын
@@user-cr3gr2ch1n hee wll 😊
@ismailabdullaahi9497
@ismailabdullaahi9497 3 жыл бұрын
who is still 2021 meshan waxa ku kenay waa xasus qoftadi hore ama qofkadi hore lol wanku haya ee is muuji liketa iska keysi sanad wanagsan my sister and my bro one love my people somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@raoneweye2544
@raoneweye2544 6 ай бұрын
😂😂😂 2024
@savaanaboy8295
@savaanaboy8295 3 жыл бұрын
Miyuu tuhunkii ku yiri rag baa lagu tagsadaa xunun weyan qof aad mel saaro geysay i sagana ku dhaawacay hadad aragto qoralkeyga like ii sar 2021 from gala bakaaraha
@mahamedguled8073
@mahamedguled8073 2 жыл бұрын
Anigay igu dhacday, waliba walaashay, maxaad usoo dhoofisayba ugu dhacday, hada walaaltinimadaan oogu necbahay aduunka
@maryambrahim82
@maryambrahim82 6 ай бұрын
​@@mahamedguled8073😭😭😭😭
@cabdiqadirmuhabagag
@cabdiqadirmuhabagag 5 ай бұрын
😊😊😊
@axmed-ruush-1999
@axmed-ruush-1999 7 ай бұрын
2024 waan hubaa soo.boqatay heestan miraha mcn ha.ila.dhaafin like❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-oi6ib1gi3d
@user-oi6ib1gi3d 5 ай бұрын
Yaaa dhageysanaya 2024😢
@user-ce5qq4wz4t
@user-ce5qq4wz4t 4 ай бұрын
Ani😊😊
@Eng.Mahadaay1
@Eng.Mahadaay1 3 ай бұрын
Ani
@chakiinfarhan4394
@chakiinfarhan4394 3 ай бұрын
Ani😂😂😂
@user-fz1es7pb4d
@user-fz1es7pb4d 2 ай бұрын
Me 😊
@nimoadam4787
@nimoadam4787 Ай бұрын
Me 😢
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Жыл бұрын
2023 still listening this masterpiece song Ahmed zaki legend 🖐🥰
@DeqowXasan-yf9gr
@DeqowXasan-yf9gr Жыл бұрын
Gggg
@SiciidMaxamud-gc6if
@SiciidMaxamud-gc6if 9 ай бұрын
Axmed saki
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 5 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@mamejaykay8697
@mamejaykay8697 4 жыл бұрын
Yaa ila daawanay 2020 miyu tuhunki ku yiri ragbaa lagu tagsadaa dumarka la hadlayaa🤣🤣
@khaalidmaxamed8500
@khaalidmaxamed8500 4 жыл бұрын
R Pp
@fhadali4388
@fhadali4388 4 жыл бұрын
👍
@bilanmustafe4116
@bilanmustafe4116 4 жыл бұрын
H
@yasminmohamud8826
@yasminmohamud8826 4 жыл бұрын
👊👊😅😅😅😅
@jamaadxasan8435
@jamaadxasan8435 4 жыл бұрын
@@khaalidmaxamed8500 OIoookkoolli8oluoiikiaiiaoljhhjjhhhj>hh!mnnn
@Salwa3r
@Salwa3r 5 жыл бұрын
heestaan xasuus gaar ayeey iithay xiligii aan joogay muqdisho waxaan ku xasuustaa qof iigaar ahaa markaas oo uu xaaskiis hore kal tageen misan anig ig maseeri jirtay markii hore gaarigiis ayaan wad saarneen wuun dhageesnaayay kum iloowo si waliwo oo ukal dheeraanay hadan waan ku xasuustaa
@abdirahmanblue3621
@abdirahmanblue3621 3 жыл бұрын
2021 yaa ila daawanaya heestan like saara 👍
@luulabdullahimahamud2783
@luulabdullahimahamud2783 Күн бұрын
Waan salamaaya mucashaqinta Mar walba heestan soo booqda setihiin saaxibayaal 😢😢
@greenbelt8944
@greenbelt8944 Жыл бұрын
Gabar ayn isjclnahay markastana wan isdigaalna mana kala ahani karno after long relationship xafada ayn kadoone waaalisiye I a Feb ayn aroos gali rabna Intii haceylka kuxumaade wxn leyahay never disappointed by a person whom you love Jaceyku waxa ka awood badan calafka
@caateeymahad3173
@caateeymahad3173 11 ай бұрын
Qofkii qoralkan so qoroy miyaad noshahy mise waad dhimaye gawadhii miyaa is guursateen🥺
@somalishorts122
@somalishorts122 8 ай бұрын
zxp mad isgursaten 🥺🫡
@mariamabdirahman6164
@mariamabdirahman6164 Жыл бұрын
5/19/2023 haben sabti so galeso halkad labta ku taley wan ka tire ma ku aan laga marmin ba tahay💔😭
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 жыл бұрын
Tahriib Tiyo sooqixii taraag yadii kusidey markaan kaa taakuleeyey ilaa Toronto ku geeyey miyuu tuhunkii kuyiri Rag baa lagu taagsadaa🥰 Amazing Ahmed Zaki halkeediibaad dhigtay Rafanimadii korbaad uqaaday😅 14 March 2021 yaa wali Daawanooyo
@booska9466
@booska9466 Жыл бұрын
Caawa ayay ibaxaysaa fursadna Aan u helay ogow
@marianalka6554
@marianalka6554 Жыл бұрын
July 11 2023
@axmaddheere6349
@axmaddheere6349 6 ай бұрын
Heestan waxey iledahay macna gooniya gaber aan jeclaa baa kasoo kexeeyay kenya London markey timid dhowr bil kadib waji cusub lasoo baxday 😢😢😢😢
@suaadmohmad7988
@suaadmohmad7988 3 ай бұрын
Sorry wll qof goba may ahayn nabsi bax ALLE haku siiyo
@axmaddheere6349
@axmaddheere6349 3 ай бұрын
​@@suaadmohmad7988 😢😢😢😢😢😢😢
@callidheere2600
@callidheere2600 3 ай бұрын
Adigoo walaasha wado ayaa kaaga rooned
@najlagure8671
@najlagure8671 Ай бұрын
Waa iska xaal aduun, mid ka kheyr badan allaha ku siiyo
@aweisabdirahmanmumin1184
@aweisabdirahmanmumin1184 4 жыл бұрын
Yaa ila xasuuusto 9/3/2020👊❣️♥️🔥🔥🔥🔥💯😍
@ahmedzakitube2332
@ahmedzakitube2332 9 жыл бұрын
ASC WRB dhamaan shacabkayga ssomaliyeed rag iyo dumar yar iyo wayn inta badan ee i jacel iyo inta i neceba anigu dhamaan aad baan u jeclahay shacabkayga horta hees waa layku jawaabaa waligeed oo ceeb maaha heestana jawaab maaha laakin waxay ahad hees 4 bayd ahayd oo soo kala hor baxday wakhtigoo cidhiidhi nagu ahaa awgeedhal bay usoo kaala hor baxday waxanan idiin sheegaya hadii hees laysku jawaabo wax diidan male jacayl iyo nacayba ma aha in hees la.aan jirto xeerka fankana waa free sow wllyal yaan ceeb iyo xumaan loo badaln waad mahadsantihi waxan salamaya wllky qaali farsamo yaqaankayga weyn HAATAF NOOLOW WLLO
@bahjaboss5619
@bahjaboss5619 9 жыл бұрын
Waaaw nic song
@diriyeahmed7072
@diriyeahmed7072 9 жыл бұрын
Zaki waan ka qadnay sxb laakin heestan wa hees run ahaanti si wanagsan aad uga shaqeesay waana ku mahadsantahay.
@sharafshaxxari1442
@sharafshaxxari1442 9 жыл бұрын
zaaki mahadaanid walal heestaaan xumaab maleh
@abdukadirali2214
@abdukadirali2214 9 жыл бұрын
Best
@marwadamiskiloveloveff6057
@marwadamiskiloveloveff6057 9 жыл бұрын
best fanaan sidoo kale anaguna wanku jecel nahay keep up bro qaali
@abdikariimahmedadan1449
@abdikariimahmedadan1449 9 жыл бұрын
waaaaaaaaw AHMED ZAKI aad baad saxib ugu mahadsan tahay heestaan qaabkaad u habeyseen adiga iyo haataf STUDIO tankale waa sax in aad kajaabto heestii ka horeysay ee aay isku laxanka yahiin dadka aqoonta u leh fanka iyo suugaanta somaliyeed waa ogyahiin in ilaa waqtigi labilaabay in la heeso aay ahaan jireen heesaha somaliyed in la iskugu jawaabo marka aad iyo aad ugu dadaal in aad ka bixiso jawaab heesaha haweenka raga u gafaayo aay soo qadaan thanks bro waana heesta sanadkaan 2015 aan aniga aad iyo aad ugu helay iyo waliba asxaabteyda igula nool dalka kenya gaar ahaaan nirobi
@caashoshiikhcali6435
@caashoshiikhcali6435 Жыл бұрын
Kkkkk anaga nama soo gaari gartiin hadaanahay dumar 😏😏😏😏😏😏
@queenhindi6930
@queenhindi6930 Жыл бұрын
@@caashoshiikhcali6435 aad io aad ha iska riyoodaan🥵😭😂
@HiboCabdirahman
@HiboCabdirahman Жыл бұрын
@@caashoshiikhcali6435 na walaley Amu nolen ninka 8 years ago
@queenhindi6930
@queenhindi6930 Жыл бұрын
@@HiboCabdirahmanmacquul Allah unaxariisto maba soo hadloye😭😂
@Salwa3r
@Salwa3r 5 жыл бұрын
heestaan xasuus ayeey ii thay qof aan jecelaa ayaa ig raacay qof kale markaas ayeey kal tageen anig ayuu dib igu soo noqoday maalin ayuu heetaan dhageesnaayay waliwo waan isla wad soconay kam godid qalbigeeyag waqti farxadee intii alle isku keen qoray waan wad qadan cafis ayaad xageeyag katahay waxa sato oo aad igu sameeysay
@maryancb1351
@maryancb1351 2 жыл бұрын
Apaayo hada mee
@alisalah9550
@alisalah9550 2 жыл бұрын
@@maryancb1351 Booski ay kabaxday maad buxin rabtaa cml
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 Жыл бұрын
anigana qof ijeclaa oowaliba aad iidhaqaalayn jiray oo ana aanan rabin baa iisoodiray intuu ii xanaaqay
@Salwa3r
@Salwa3r Жыл бұрын
@@ayanabdirahman9654 sorry abyo nolasha ba saas ah qof ka intuu kula joogo ma gara neysid qiimihiisa mar kaa kala tak taan uun baa ogaa neysa😭💔
@Salwa3r
@Salwa3r Жыл бұрын
@@maryancb1351 wuu guursady hada nh is la ma hadalno meshii ayaan ku kala hara nahay oo nis keen danbeysay💔
@mohamudfarah5970
@mohamudfarah5970 3 жыл бұрын
Yaa ila daawanayaa December 2020🤣🤣 alla maxay ahayd hees anigoo yar baan daawan jiray
@saadiaibrahim8500
@saadiaibrahim8500 3 жыл бұрын
Aniga
@user-xo5oe7bl9m
@user-xo5oe7bl9m 4 жыл бұрын
يالبى على اغاني صومالنا حلوه 😂 🇸🇴😍💙
@iqracali2185
@iqracali2185 3 жыл бұрын
💯❤
@abdiwalixasan0166
@abdiwalixasan0166 Жыл бұрын
25 novenbar 2022 heestan waxa u sogalay in an isga ilawo ex oo walidkoda nin ko daray jalceka wan jira lkn waxa ka weyn calfka waxan ku rajena nasxexo nolal qurox badan adunka inta ku noshahay
@quenaliza1865
@quenaliza1865 Жыл бұрын
😢sorr wlkie
@abdiwalixasan0166
@abdiwalixasan0166 Жыл бұрын
@@quenaliza1865 thnk you
@Apderaheem
@Apderaheem 5 ай бұрын
who is watching 2025 ❤
@ibrahimgeedi1301
@ibrahimgeedi1301 3 ай бұрын
2030
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 3 ай бұрын
Hhh beentiisa day 2024 joognaaye hana dadejinyaroow😂😂
@KARAMA_HD1
@KARAMA_HD1 3 ай бұрын
Hhhh
@KARAMA_HD1
@KARAMA_HD1 3 ай бұрын
​@@DeeqaAxmed-ts8bb sas wa😂
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 3 ай бұрын
@@KARAMA_HD1 cimriguu naga dadajiyay
@Somaliofficail
@Somaliofficail 2 ай бұрын
2024 whole is watching 👀 😅
@Iqra_Abdullahi47
@Iqra_Abdullahi47 2 ай бұрын
Me😢😂
@ADIIZHINHO
@ADIIZHINHO 2 жыл бұрын
20/October/2021 still love this song😔
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Wxa xasuusta hbn anigo fadhiya irida hore ee baar Italia aya qadka ku arkay heeskan 2015 run ahanti hada marka maqla heeska wxa dib u xasuusta nolashi an dhibka lahen ee waberi nolol ad igu fcn bey ahed no fakir no stress
@axmaddheere6349
@axmaddheere6349 Жыл бұрын
2024 hadaa dawaneyso like 👍 dhac kusii
@aarkakampala205
@aarkakampala205 5 жыл бұрын
2019 yaa dawanaya zaki bidaar dherere
@karaamaboy240
@karaamaboy240 Жыл бұрын
2022 baan soo boqday heestan yaa ila miyada💔😰
@abdikarimbosco1688
@abdikarimbosco1688 5 жыл бұрын
Who's watching still this year 2019
@saadiahappy6932
@saadiahappy6932 4 жыл бұрын
Am still watching
@boqorkakaftanka9448
@boqorkakaftanka9448 4 жыл бұрын
Asc jiaar
@mohahme4624
@mohahme4624 4 жыл бұрын
Maulid
@mohahme4624
@mohahme4624 4 жыл бұрын
@@saadiahappy6932 maualid
@hamdiahmed1941
@hamdiahmed1941 3 жыл бұрын
@@boqorkakaftanka9448 wq
@mooyealimooye3119
@mooyealimooye3119 9 жыл бұрын
walha heestan aniga qayba weyna ayye iga soctaa waliba xiliga aya soo baxdey w axan moodey inuu aniga iga war hayde walhi yaa ciska zaki axmed waad ka abxtey 24saacbaw waande dhagaystaa
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 жыл бұрын
I still listening 8 March 2021 Tariibtiyo sooqixii Taraagyadii kusiday markaan kaa taakuleeyey een ilaa Toronto kugeeyey miyuu Tuhunkii kuyiri Rag baa lagu Taagsadaa🥰✌🏽
@AbduqaadirMowluud-bi5sb
@AbduqaadirMowluud-bi5sb 9 ай бұрын
Sxp legend 🎉 ayaa tahay
@lilzaakirgamer6695
@lilzaakirgamer6695 4 жыл бұрын
Hooqay show naagta hadal buu ku sinaysty😂😂Still watching 29/09/2019 an I watching 2016😉😂
@mustaphe301
@mustaphe301 2 жыл бұрын
6/Agust/2022 still love this song Liketa ha ila dhaafin hadad dhawac darti uso radisay hestan like me😪😪
@abood.6954
@abood.6954 Жыл бұрын
2023 wali wan wata hestan legend zaki ✌️
@mankasharaf8857
@mankasharaf8857 8 жыл бұрын
woow jawaab an caadi aheyn iga dheh masha allah ahmed zaki walalo halka ka sii wad i love u
@Hujaaale
@Hujaaale 3 ай бұрын
8-sanno kadib ayaan faaladaada arkaaya, nolol iyo geeri BA Rabi haku naxariisto🥰
@behumblealways2510
@behumblealways2510 4 жыл бұрын
This song Gives Dimensions to Both Opinions . We have to look beyond male/female lenses . its Not Tom and Jerry Kind of chase but rather a more Deep and subtle of …. read between the lines kind of statement . The practical Implication of this Song is …. Men and Women see Things Differently but still Love Each other . that's the Game .
@MOHAFILMS.14
@MOHAFILMS.14 Жыл бұрын
30- 01 - 2023 I am still coming back to this it never gets old for me
@khalidsiciidnalka9962
@khalidsiciidnalka9962 Жыл бұрын
Love you pro
@cafiadan5227
@cafiadan5227 Жыл бұрын
​@@khalidsiciidnalka9962 is
@sowdodahirfarah7402
@sowdodahirfarah7402 Жыл бұрын
@@khalidsiciidnalka9962😊😊
@AbdaleMohamed
@AbdaleMohamed 6 ай бұрын
04.02.2024🎉🎉😂alx
@CaasimadaYouTube
@CaasimadaYouTube 5 ай бұрын
Heestan waxaan daawaday February 2021 3 year ago hadana wn daawanayaa oo taariikhdu.tahay 1 march 2024 saacaduna tahay 10:53 subaxnimo inta Ka heshey like iisaara
@dananmedia2867
@dananmedia2867 6 жыл бұрын
2018 Ahmad Zaki Oo Bidar leh Yadawanoyo
@niciimaquen3322
@niciimaquen3322 6 жыл бұрын
Danan Media kkkkk
@niciimaquen3322
@niciimaquen3322 6 жыл бұрын
Ma tuan lag marmin bathy haa
@naverofficial2642
@naverofficial2642 5 жыл бұрын
jh
@cabdulahimuxidiin3990
@cabdulahimuxidiin3990 2 жыл бұрын
Friday December 24/12/2021 last day of 2021 I'm still love this song.
@ateyeelmi3550
@ateyeelmi3550 8 жыл бұрын
hees hees lowgu jawaabo ayaanba nacay. Ahmed zaki waase fanaan qaali ah oo cod aad u macan leh masraxiyadna leh, inuu heestani iska diido ayay ahayd.
@hjhfrhnggj9145
@hjhfrhnggj9145 7 жыл бұрын
Ateye Elmi f
@kingkaraama7200
@kingkaraama7200 2 жыл бұрын
hubaal comentsyada meeshan ku qoran qaarkood waxaa qoray dad qaarkood dhintay alle ha u naxaristo🥲🤲🏻
@mustafexasan8581
@mustafexasan8581 Жыл бұрын
Hasuus ayay iguledahay waxaan kadhagaystay talefankii habra wadaagay cabdi walahi habeenkii oodhan ku cel ceshanayay wakhtigaa oon kusugnayn kuju fadhiis dhaamaadkii 2014
@mohking3126
@mohking3126 4 жыл бұрын
Malintii saddexaad ee 2020 Jimce👋😂
@maryamabdirahman6358
@maryamabdirahman6358 3 жыл бұрын
☝️☝️😂😂😂😂
@mohking3126
@mohking3126 3 жыл бұрын
@@maryamabdirahman6358 10 bil kadib miyaa subxanallah wakhtigu mxu cararay😳😂
@mohamedmursal7315
@mohamedmursal7315 5 жыл бұрын
Waa from hargeysa 2/8/2019 waxan ka qiirado hadanad tageyn wxaan rajeynayayaa inaan tago qarada YUrup wkhti fiican baa iiman
@user-ds2lp9sq5k
@user-ds2lp9sq5k 4 жыл бұрын
Imika ma aaday zxp
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Talydeyda qaado wadnakaaga wax ka qabso xataa dhulka xaadh walaahi oo walahi qurba waxba ma yaalan somalialdn maanata wax aad uga dhofto ma jirto shaqo laanta a waa in shacbaka shaqdaa abuurtaan oo qabiilada qaylinyaa makhiyo u furaan ama busness dhlainyada
@bundukiman1949
@bundukiman1949 3 жыл бұрын
Inti heestan 2020 dawaneyso like isku muujiya
@houda1389
@houda1389 8 жыл бұрын
ManshaAllah Ahmed zaki indrw ...waan ku jecelnahay viva zaki ..IL iyo cawriba la'ow nice song ...
@SOMALINEWSTAR
@SOMALINEWSTAR 9 жыл бұрын
DUUBISTA QURUXDA BADAN IDISHAY CAADI MAHAN HAATAF ABDI U ARE BEST ALWAYS ,,,WELDONE ..AND FANANKA QALIGA AHMED ZAKI WA KA BAXSATAY
@mobgetmoney11
@mobgetmoney11 4 жыл бұрын
October 2019 still young i love this songs beat beautiful
@husseinabdi7546
@husseinabdi7546 4 жыл бұрын
Vasvsvvvvvvwvwehehrhehehrhhrrrgdhscscshsosgsvsbshehehehejeoehcee vecsvssgsgegegeggegeegegegegeggeeioeegegueebsvscssjscsscsksieygeegsgsgsgsgshskshfsgsejsckkf xg its scscavgyihhhhjwsusbbsbsiwieuwbs. Zxnxjdnbsdjdjjskssneenndnddnbdd
@hassanxadari1632
@hassanxadari1632 2 жыл бұрын
@@husseinabdi7546 001y000
@hassanxadari1632
@hassanxadari1632 2 жыл бұрын
@@husseinabdi7546 q
@abdirizakaliabdirahman3006
@abdirizakaliabdirahman3006 2 жыл бұрын
@@husseinabdi7546 1
@shukrimahadali2738
@shukrimahadali2738 Жыл бұрын
​@@hassanxadari1632 hjjll😢😢😮😅😂😅😅😅😅😮😢😢🎉😂😅😅😮😢😂😂😅😮🎉🎉😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤det ❤😮❤😮😮😅😢😢😮😮😮❤❤❤🎉😢😢😮😮😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮jag 😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😅
@falishassan1027
@falishassan1027 8 жыл бұрын
who ever directed this Music video well done...
@Qani...0204
@Qani...0204 2 жыл бұрын
Hadad sanadkan 2021 dawaneyaid legend aya tahay💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nimam7846
@nimam7846 9 жыл бұрын
Even thought I am a woman I really like this song. One in million
@yasminxaji204
@yasminxaji204 9 жыл бұрын
Kulaha hestan jawab maaha haday jawab ehen laxanka iyo musiga maxey iska aghayan kayeli mayo ZAki hhhh
@muusesiciidjire4609
@muusesiciidjire4609 Жыл бұрын
2022 ya ila dawanyay ma Tu laga marmin Tahay yeH
@Abdikadir1
@Abdikadir1 5 жыл бұрын
Who is watching 2019😍✌️
@updikadirali4528
@updikadirali4528 4 жыл бұрын
I love this song Ahmedzaki we love you .... love your voice ..boqorka coodka
@ibrahimmohamed2813
@ibrahimmohamed2813 Жыл бұрын
What an accurate reply! Love this
@abdirahamanmohamed8650
@abdirahamanmohamed8650 2 ай бұрын
Heestii aan dhageysan jiray markaan beera ilaali jiray sanadkii 2014 ilaa 2025 adunyo waa iska aduun waqtigaga wuuw ordayaa
@TheShaxshaxley
@TheShaxshaxley 9 жыл бұрын
I love this song omg me and my friends we can't stop listening and we'll done for the good job haataf abdi best camera man 😍👌🆒
@Wanaag_14
@Wanaag_14 Жыл бұрын
Commentigan xilimad qortay 😅
@jibrilabdinasirjele2187
@jibrilabdinasirjele2187 Жыл бұрын
Walal long time. Hope you are fine... 8 yrs ago is not a joke be safe
@Wanaag_14
@Wanaag_14 Жыл бұрын
Wan ogahay
@Qurankaiyomucjisojinka
@Qurankaiyomucjisojinka 5 жыл бұрын
Yaa daawanayo 2019👍👍👍👍👍
@misshassan4987
@misshassan4987 9 жыл бұрын
allaha kudaayo maasha allaaah heestan waa xanuun walaahi jaceelka in leysku daayo mahaa waa xanuun ooof caleek
@ninweynootagay8838
@ninweynootagay8838 7 жыл бұрын
what amazing answer Ahmed Zaki big fanan wn ka hela hesahaga
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 6 жыл бұрын
Abal an taray turtaya Tahay ma mid an laga mar min Baa tahay ,😍😍
@CiilowYare-dt7if
@CiilowYare-dt7if Жыл бұрын
Ma Tuu aan laga marmin baa tahay ma tuu aan laga mar min baa tahayyy June 19 2023 /5:24 Glb nimo ano shax ama cariyi cabayo 😂😂
@dhuuxodhuuxo9621
@dhuuxodhuuxo9621 8 жыл бұрын
Wooooooooooow Kkkkk halkeedi yaad dhigtay ahmed zaki eeeeesh calaaa cod
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 ай бұрын
2023/11/1 who still watching this ❤ hada dawaneysid like ISKA SAAR 😂❤ waan idin salaamay inta iga dambeysa farxad ku noolaada inshallah
@mahadiadawe
@mahadiadawe 9 жыл бұрын
Amasing sida loo duubay ios beautifull sxbnaa haataf caadi maahn wall dane sxb
@movieskills9082
@movieskills9082 3 жыл бұрын
2020 yaa ila joogo☝️😜❣
@ibrahimabdulle8206
@ibrahimabdulle8206 4 жыл бұрын
Waaaaw...waa leysu'abaal'sheegtay...2020 Dadku wax waa istaraa...waana dhacday in leeysu'abaal'sgeegto.... Markii leeyskudhaco...
@NimanMuhumed-gh6gb
@NimanMuhumed-gh6gb 2 ай бұрын
20 /05 may 2024 waxaaan ku dhagaysanayaa heestan canada 🇨🇦 anoo tareen wada jawigu macaan yahay
@xasanmacalin3905
@xasanmacalin3905 3 жыл бұрын
Qofki ila dawanayo like dhac igu sii 2020\11\11
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Ilove this song Ahmed zaki
@CmaanMahad-fi5pz
@CmaanMahad-fi5pz Жыл бұрын
2023 aan dawanaayaaye goortii aad dawanaysid soo qor sana usage dhaxalno heestaan xamed saline gaarsiiya THANKS😛😜🤓😝😓🙃🙁😯🙁
@user-oi6ib1gi3d
@user-oi6ib1gi3d 5 ай бұрын
Yaa iga danbeeyo oo dhageysana 2024😢
@user-io5os9ce5u
@user-io5os9ce5u 2 ай бұрын
Ani😂😂
@sahraahmed2916
@sahraahmed2916 4 жыл бұрын
Like seriously this song is Soo good I love the way you created it
@marwoninkeedajcl1307
@marwoninkeedajcl1307 8 жыл бұрын
Maxaa waaye fiyoorha Sidaa lagu istagayo Oo maba naxayside Aboooo abooo
@quenaliza1865
@quenaliza1865 Жыл бұрын
😢 remember me 2022/9/11😢 i cant forget you but forgive you😢😢 may allh protect to you
@mohamedahmedibrahim4159
@mohamedahmedibrahim4159 4 жыл бұрын
We also need reply to sakina in oroma zaki
@rashiid187
@rashiid187 4 жыл бұрын
Yess good idea😁😁😆
@omargaaywarow9004
@omargaaywarow9004 9 жыл бұрын
www waxbaa ka dhacay duubistii sxpkeega Mr Haataf Abdi Nice and fanankena weynaa meelbad ka tabatay dee haduu tuhunkii ku yiri ragbaa lagu taagsadaa lolz thanks all
@sakariyekayse1691
@sakariyekayse1691 6 жыл бұрын
halkad labta Ku talay hadah wan ka tireh Axya fanan 😍😍
@zuzihaji726
@zuzihaji726 Жыл бұрын
MAY/4/2023 YA ILA DHAGEYSANAYA❤
@armaanlucky7815
@armaanlucky7815 4 жыл бұрын
Fanka waxuu sharaf lahaa marku Ahmed zaki bidaarta lahaa kitabka😍
@chitopaz252
@chitopaz252 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😄
@Lala-ym7xo
@Lala-ym7xo 2 жыл бұрын
2022 im still love this song
@dimplesqueen3879
@dimplesqueen3879 4 жыл бұрын
6/10/2019 still here🤷‍♀️
@humbledeeq
@humbledeeq 4 жыл бұрын
😊😊😊
@xaawomaxamed-pv6ok
@xaawomaxamed-pv6ok Жыл бұрын
Waryaa yaa ku dhaxay ragbaaa lagu taagsadaaa Allah
@qadaryare3338
@qadaryare3338 Жыл бұрын
Hestaan waxan dhagay sanayaa waqti casar ah nairobi Shah ayaan cabayaa wana ii dhadhami la yahey inkastoo ninka raga ah adeyg looga bahan yahey hadane waxaan iloobi wayey sida naloo kala geyey aniga iyo ex sxptay ayadoo waliba dad warkoodi so qadatay waxana nakala geyey wiil aan hal meel daganeyn halmeel wax ka wada cuni jirnay ma ahan in aan u xiisay balse waxaan la yabey sababta ay qalbigayga ooga bixi wayday waayo waxaan wada soconay mudo ku dhan sano anoo xitaa diyaar sanaa in aan gursado ayey ayada howla ay ku jirtay dartet wax kastaa dib oogu dhaceen iga dambeeyow xitaa sxpkaa ha aminin
@saidsomali6690
@saidsomali6690 8 жыл бұрын
the best song used when i was felt bad pain of love
@aarkakampala205
@aarkakampala205 5 жыл бұрын
2019 yaa dawanaya 😍😍😍
@sunduscabdi7098
@sunduscabdi7098 6 жыл бұрын
Woow! Nasteexo imdho my dhiigayga From Pundlander
@saeedjanasuge.666
@saeedjanasuge.666 4 жыл бұрын
Inta daawanaysa 2020 wlalayaal farta taaga
@axlaancadey4541
@axlaancadey4541 4 жыл бұрын
Anoo PiLaa mobelaN MeelaH ka maqli jireY hdaa Ila mid tahaY like😂😂👊🏿
@Bulxan5089
@Bulxan5089 4 жыл бұрын
xaggeed ku nooshahayna qalanjo
@xawojamac8077
@xawojamac8077 Жыл бұрын
@@Bulxan5089 after2 years no xaaraame ahyd
@yahyekaysemohamed1471
@yahyekaysemohamed1471 2 жыл бұрын
4 January 2022 wali waan dhagaysanayaa heesta Amazing song 🎵 ♥
@faaraxcabdi5740
@faaraxcabdi5740 2 жыл бұрын
20 March 2022✌
@Taliso921
@Taliso921 Жыл бұрын
September 2022/😂
@abdirahmanjaama4877
@abdirahmanjaama4877 9 жыл бұрын
saxiib axmed zaki halkaa kasii wad fanka tageero ayaan ku hayna.
@balaqeybalaqey7902
@balaqeybalaqey7902 Жыл бұрын
Impossible weye hestan waayo heesaha waa dambi I aamin 🥰❤💝💘❤
@munaali4521
@munaali4521 2 жыл бұрын
october 2021 still listening💔🥺😭
@abdulrahmandhakane7288
@abdulrahmandhakane7288 2 жыл бұрын
7 December 2021 💔💔💔😭
@munaali4521
@munaali4521 2 жыл бұрын
22/2/2022🥺🤦‍♀️
@yowshorts8132
@yowshorts8132 4 жыл бұрын
Bidaartaas meel kusheega 2k19😂😂
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 4 жыл бұрын
Hanagu mashquulin ku dhahnay.😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@yowshorts8132
@yowshorts8132 4 жыл бұрын
@@asmaabuukar1705 hhhh pal waayhy
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 4 жыл бұрын
@@yowshorts8132 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ rabbe haku xifdiyo
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 3 жыл бұрын
Sxb anigu hadda bidaartaas ayaan soo tixraacay waxkle heestan umaana soogalin kkkk
@user-xu3pi8yk1e
@user-xu3pi8yk1e 7 ай бұрын
Still listening 2/1/2024 😢
@adenali-rz5xf
@adenali-rz5xf Жыл бұрын
16/12/2023 when I was feel pain in love never forgot
@simansuldan192
@simansuldan192 8 жыл бұрын
zaki waad kabaxsate well done kk nice song
NASTEEXO INDHO | WAR HADAADAN TUMEYN | "(Official Video)"
6:51
Haataf Abdi
Рет қаралды 7 МЛН
Hees Cusub By  Ahmed Zaki Heesta XANBAARO
6:13
haalooyeelo
Рет қаралды 470 М.
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 40 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 28 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Kugu Badhaadhay - Ahmed Zaki iyo Nasteexo Indho HD 2015
8:53
Haataf Abdi
Рет қаралды 3,9 МЛН
War Hadaadan Tumeyn(Qubb Ebaatif ka Abarsaa) Official Video
5:44
Sakina Vybz
Рет қаралды 2,7 МЛН
Nasteexo Indho War Hadaadan Tumeyn Live In Minneapolis
5:36
samatar said salah
Рет қаралды 1,7 МЛН
AHMED ZAKI - JAWAABTII NIMCO YAASIIN HEESTII DUUFANADA | 2015 | HD
6:07
AHMED ZAKI | Hees cusub 2015 | MaSeer
5:26
MaDaR LYriCs
Рет қаралды 678 М.
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 2,7 МЛН
AHMED ZAKI | Maxkamad | (official video) 2017
4:46
Haataf Abdi
Рет қаралды 5 МЛН
AHMED ZAKI | Koolkooliso | (2017)
5:37
Haataf Abdi
Рет қаралды 8 МЛН
FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.
6:58
Jamila Garruun
Рет қаралды 11 МЛН
IL’HAN - Bir ayda (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 231 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,7 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 118 М.