JAWI CAASHAQ l CABDIRAXMAN ODAY - DEEQSAN ABDINASIR - NAJMA NASHAAD l AROOSKA CABDIKARIN ALI SHAH

  Рет қаралды 428,794

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

2 жыл бұрын

Ereyada Abdirahman Oday
Laxanka Xamdi Rooble
Music Cadceed
Camera Monium, AK, Barkhad Nasir, Ahmed Gt, Abdiwasac Khadar#
Edited by Monium
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 114
@Abdulkga
@Abdulkga 2 жыл бұрын
Waa sidan aa aragtaan walaalayaal sababta gabadh kasta oo Soomaaliyeed ugu riyooto in arooskeedu ka dhaco caasimadda fanka, jacaylka iyo suugaanta - waa Hargeisa.
@nimcohabi2531
@nimcohabi2531 2 жыл бұрын
Wxn rajenaya arooskayga inuu ka dhaco hargaysa insha alaalh
@aadansiciid1388
@aadansiciid1388 2 жыл бұрын
Fanka waxaa ku jeclahay garab istaaga iyo farxada aan lagala bakhayleen ina galaan rabaa waxaan ku jeclahay calool xaarnanta iyo fiyoobida
@yusufabdikarinhassan4581
@yusufabdikarinhassan4581 2 жыл бұрын
Hambalyo reerka cusub ee dhismay Reer Hargaysa waa gob iyo nasab wlhi wakaa laisa soo wada garab taagay arooska guul iyo gobanimo jaalayaal.
@hudamohamed8522
@hudamohamed8522 2 жыл бұрын
Anga unbaa nagla helaa😊💚🤍❤
@yusufabdikarinhassan4581
@yusufabdikarinhassan4581 2 жыл бұрын
@@hudamohamed8522 wax laidinka qaban karo maleh. Gobonimadu haday qoftahay qudhiinay noqon lahayd.
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 2 жыл бұрын
Gobtii durriyada reer sheikh isixaaq way naga waaleen arooskii qarniga wiil HJ iyo gabadh dhuloz ah dad iska dhanaansiga Isla yaqaaney 🥰🥰🥰💔
@haboonahmed2277
@haboonahmed2277 2 жыл бұрын
Hooyaday macaaneey uu aroos dhaafay kani wlhi waa show baan odhankarnaa😍😍😍😍😍😍❤🙆🏼‍♀️
@mohamedosman68
@mohamedosman68 2 жыл бұрын
Absolutely andiraxmaan oday wuu ka giijiyay saxibkii legend ❤
@ahmedtube2705
@ahmedtube2705 2 жыл бұрын
Daaha gaas cadceeD mss xiis awale adan apdirahman oday waan idin wata alle haydin sharfo maftuuxa iyo daaha labo legend
@abdiaziiz8761
@abdiaziiz8761 2 жыл бұрын
Heesaha arooska laga qaadayo gabi cadceed uunba tumay on fire cadceed🔥
@apdipazid______3665
@apdipazid______3665 2 жыл бұрын
InTa MesHa iGa MuuqaTa Wa Fansan BanD SaBaBtuna Wa Taaa 😎
@Hijabi_girl1234
@Hijabi_girl1234 2 жыл бұрын
Furunle wuu tumay
@abdirahimmohamed4266
@abdirahimmohamed4266 2 жыл бұрын
Heesta ugu shidan arooska nafisa iyo cabdoow caashaqiina iyo calankiinu guul ✅
@mustafeahmedmohamed1582
@mustafeahmedmohamed1582 2 жыл бұрын
Cabdi raxman caydiid cabdi oday fananimada abwanimada u dheer cidagala lagahelaa labadaba
@sadomgol5248
@sadomgol5248 2 жыл бұрын
Wxni arOos wuu dhafaY Hmplyo dumshi Apdikrim io gpdhyda naFiso❤️😘
@Facadambe134
@Facadambe134 2 жыл бұрын
Hanbalyo Aroos Wacan Wllkay Cabdikarin Cali Shaaj iyo Dumashiday Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
@muilkbeabea9292
@muilkbeabea9292 2 жыл бұрын
💞💞💞
@saabiriinaxmed1572
@saabiriinaxmed1572 2 жыл бұрын
Wa loo kala kiciyay qatar fanaanin qatar ah iga dheh heeso qatar ah aloo qady m.a hmplyo nafisa io abdi kariin🌹🤴💍🥰💋🌷⚘👑👸🤴
@cabdirishidmaxamedjamac4820
@cabdirishidmaxamedjamac4820 Жыл бұрын
Fanaanka inlataageero waxaad ku garanaysaa waxaa Soo dad ah oo Soo camiray guuuuuul guuul iyo gopanimo soomaaliland hanoolaato 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷😁✌️
@se1059
@se1059 2 жыл бұрын
Cabdiraxmaan oday hal abuur iyo hobol loo bogay oo aad u cod macaan bravo 👏 👏👏
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 жыл бұрын
Maash Allah guuule Somaliland Somaliland guuule guuule lyo gobanimo 💍💍💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑👑👑👑💕💕💕💕💕💕💕💕💕🎂🍹🍹🍾🥄🔪💕💕💕💕💕😍😍👏👏👏👏👏❤💚
@Mohamett_ilkacase
@Mohamett_ilkacase 2 жыл бұрын
the one an only maftuux cadceed beaT waliya 🔥
@abdirizakyousuf5184
@abdirizakyousuf5184 2 жыл бұрын
Nafisiyo abdow Caashaqiina iyo calankiinu guul Cimrigii jiryow caano iyo nabad ku caweeya Abid Erayo cudoon buu soo bandhigay cabdiraxman oday
@mohamedahmedabdullahisheik2371
@mohamedahmedabdullahisheik2371 2 жыл бұрын
Masha allah Abdirahaman oday best song
@iamproud7936
@iamproud7936 2 жыл бұрын
Markay Duriyadu Hargeisa cadey joogto ❤
@empireshow1
@empireshow1 2 жыл бұрын
Meesha ma show baa ka dhacay mise aroos la yaab waxanoo heesa cusuba 🌙🙏
@hiboabdi3541
@hiboabdi3541 2 жыл бұрын
Walhi best wedding of the year somali all abdikarin shaah iyo marwadisa hamblyo kun iyo kaw jeer
@aragsan2962
@aragsan2962 2 жыл бұрын
Mansha Allah Walashy nafisa iyo Dumo isku wara 🥰❣️caydurus ismaciil salama Wll👑🤴🥰
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 жыл бұрын
Ayyy Anathalevel wlhi waye reer hargesow waa idin soo socda😆🥰🥰❤👌✨💯
@khadankayse3809
@khadankayse3809 2 жыл бұрын
Wlhi fanku waa wxa kaliyan qabyalad lahayn waana dadka kaliye is gacn qabta💓
@luulfarey5761
@luulfarey5761 2 жыл бұрын
Mansha allah, wuu aroos dhafay. Laysku arag rabi idin xafid
@hananeid5765
@hananeid5765 2 жыл бұрын
Msh allh alle haysku kinabarakeeyo Aroos udhafe magac kale haloradiyo waaaaw
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 2 жыл бұрын
Mnshalah amazing abdikariim Ali shaah hambalyo al fanaan sare , al fanan Abdirahman oday iyo deeqsan iyo najmaba mnshalah
@abditanaadoffficialchannel8400
@abditanaadoffficialchannel8400 2 жыл бұрын
Reer Hargaysa iyo fanka somaliyeedba waa Nasab Nasab dhaafay Guuleysta Hambalyo walalkay Abdikariim Iyo Dumashidey Nafisa
@siciidali4034
@siciidali4034 2 жыл бұрын
Waw waw hanbalyo nin culus ayaa guursaday erayo culus c/raxmaan oday
@tatamimi9102
@tatamimi9102 2 жыл бұрын
WalaalKay legend geesi Abdi Oday noloiw MsaAllah al caruuseeyn
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 8 ай бұрын
Congratulations and ina ali tea
@kiimonur1795
@kiimonur1795 2 жыл бұрын
Hargeysaa wooow
@sacadbagaase1045
@sacadbagaase1045 2 жыл бұрын
Masha allah cabdi kariim iyo nafiisa aroos wacan
@nimcodow1230
@nimcodow1230 2 жыл бұрын
Manshalh hambalyo hambalyo wll cabdikarim cali shaah isku waara adiga iyo marwadaaduba🥰❤❤
@xakiimoibrahim4983
@xakiimoibrahim4983 2 жыл бұрын
Hargeysa hoolalka wooow Reer magalnimo wooow
@marwaancapitahnolixle402
@marwaancapitahnolixle402 2 жыл бұрын
Mansha Allah hanbalyo hanbalyo allow adigaa weynee sii raxmadaada guud iyo raxmadaada gaarkaba ah if iyo aakhiro wiilal iyo gabdhoba kheyr qaba Aamiin yaa rasaaq Aamiin yaa xafiid
@saynabfaysal3161
@saynabfaysal3161 2 жыл бұрын
Najma walhy wa wada farxad maashaalh
@farxiyofiska7809
@farxiyofiska7809 2 жыл бұрын
Masha allah hambalyo hambalyo hambalyo isku waara ookalhela ubad qerqabo wllky iyo dumaashidey
@odasodas930
@odasodas930 2 жыл бұрын
MashaAllah atoos wahan jira oo joga wil iyo cano🇩🇯❤🇩🇯❤
@abyancabdullahimaxamed6388
@abyancabdullahimaxamed6388 2 жыл бұрын
Looma kala harin wllkey mcn noolow adiga iyo marwadada hanbalyo hanbalyo
@aqoonbadan3931
@aqoonbadan3931 2 жыл бұрын
Waaw Arosski qarniga Hampalyo Hampalyo 🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️
@umulkhayrabshir1575
@umulkhayrabshir1575 2 жыл бұрын
Mansha allah calayk axyaa aroos
@nimcoofficial9819
@nimcoofficial9819 2 жыл бұрын
Masha allah ilaahy owlaad bariyaa sii oo isku waraa 💑💑💑💑💑💑💑
@Fardawsamaxamuud123Farda-fm5jz
@Fardawsamaxamuud123Farda-fm5jz Жыл бұрын
Mansh Allah mansh Allah isku waara abiid wllky cabdi kariin ❤❤❤❤❤❤❤
@hudaahmed8496
@hudaahmed8496 2 жыл бұрын
Wll qiiMo Leh CabDikariin cali shah caAno iYo Nabad kU CawEeYa🥳🥳🥳🥳🥳🥳
@mohamethawadleofficial5204
@mohamethawadleofficial5204 2 жыл бұрын
arooskii isku badalay show hambalyo hambalyo wll abdikariin & nafiisa
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 2 жыл бұрын
Mnshlah farxad ku waara hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo 💍💍💍💍💯♥️♥️♥️♥️
@aminafarah5797
@aminafarah5797 2 жыл бұрын
Hambalyo walaashay nafisq duma cabdikariin
@rahmaapdirahman5566
@rahmaapdirahman5566 2 жыл бұрын
Aroiski qarnigu ahaaa wow
@highvisionhacking4149
@highvisionhacking4149 2 жыл бұрын
11-2-2022-Fri-Feb-masha allah
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Apapapapapa madaa facalta yaa cad Ceed 😀 Waxani music wuu dhaafay macalin maftuux Maxamuud ducaale cad ceed
@saynapciise6356
@saynapciise6356 2 жыл бұрын
Cabdiraxmaan oday waxan lodhigin jirin fanan xita abwan lengend dheh
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 жыл бұрын
Hamblayo Maash Allah Happy wedding 🎤🎤🎹🎷🎻🎺❣🌷❣🌷❣🌷💕💕💑💑💑💑💑💑💑💕❣🌷❣🌷❣❤💚💕💕💕💕💕💕❣🌷❣🌷🤴🤴
@MadiinoSalaad-hj2pt
@MadiinoSalaad-hj2pt Ай бұрын
Masha allaha akbar 07 06 2024 guuuul cajiib
@hamseizhqi6997
@hamseizhqi6997 2 жыл бұрын
Hampalyo hampalyo isku waara I.a❣❣🥰
@kaapa5523
@kaapa5523 2 жыл бұрын
M.ALLAH🌝♥️
@kamusabdi3921
@kamusabdi3921 2 жыл бұрын
Waw carur bari cadil.idin ka.ber
@mohamadnorelmi2426
@mohamadnorelmi2426 2 жыл бұрын
Another level
@rodasaid6487
@rodasaid6487 2 жыл бұрын
hambalyo wlkey cabdi iyodumashi
@aminaamina4780
@aminaamina4780 2 жыл бұрын
mnsh allaah hoobaalayo
@cabdiaziizesiise3267
@cabdiaziizesiise3267 2 жыл бұрын
WA cajiib heeskani dhuux gal weyi
@najmaabdi5280
@najmaabdi5280 2 жыл бұрын
Mash allh wllky💯🥰🥰🥰💋
@nasraomer2819
@nasraomer2819 2 жыл бұрын
Allahuma barik♥️👏💏
@hodanmustafe4213
@hodanmustafe4213 Жыл бұрын
Masha allh ❤❤❤❤❤
@hodoali5714
@hodoali5714 2 жыл бұрын
Farxada Marka laysla qaybsadow waxanaa wow
@hussenkhaliif3905
@hussenkhaliif3905 2 жыл бұрын
Hmlpyoo my pro ina ali shaah io warwdizaa nafiza & maftuux cadceed ,ali zaki ,deeqzan,najmo ,salax abdijiaabar gacalio,hipaaq goob io azxpta kle wxaa wx la sista leheen sidee ugarap staageen fmiilgaa cusup hmplyo pro milllins times
@guledcabdi8040
@guledcabdi8040 2 жыл бұрын
M.a ilahay ha isku kin dayo
@salmamahad6635
@salmamahad6635 2 жыл бұрын
Mash alah isku wara
@ayaanjamaal2585
@ayaanjamaal2585 2 жыл бұрын
Mnshaa alh wad iskuso baxaysan
@najuuyusuf10
@najuuyusuf10 2 жыл бұрын
🤩 wow
@ifraaxdhamac6374
@ifraaxdhamac6374 2 жыл бұрын
Noda ul iyo diirkeed
@sheekhismaaciil6728
@sheekhismaaciil6728 2 жыл бұрын
M a Cabdiraxaman oday uu ka GiiJiYaayi
@xakiimoibrahim4983
@xakiimoibrahim4983 2 жыл бұрын
Woooow
@zupeeercade485
@zupeeercade485 2 жыл бұрын
Odey legend
@adangureh9397
@adangureh9397 2 жыл бұрын
Duud yarar
@buskulaawi0112
@buskulaawi0112 2 жыл бұрын
weeewe wuxu heees waa dhaaftey
@boqorechanel201
@boqorechanel201 2 жыл бұрын
mzha Allaa
@boqorechanel201
@boqorechanel201 2 жыл бұрын
❤🧡💛💚💙💜🤎
@mushtaqeytaninmadownagtii1808
@mushtaqeytaninmadownagtii1808 2 жыл бұрын
Mashllh gulaysta lamana qarniga💞💞💞💞💞💞💞💞💞❤
@asmaabdifitah3853
@asmaabdifitah3853 2 жыл бұрын
Kan aroos mahe magc kale halo bixiyow mash isku wara
@nasraomer2819
@nasraomer2819 2 жыл бұрын
♥️♥️♥️👏👏👏👏💏
@farxiyofiska7809
@farxiyofiska7809 2 жыл бұрын
💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💯
@naagmudug1647
@naagmudug1647 2 жыл бұрын
Horta Maftuux cadceed iyo Deeqsan dad is qaba uma eega sabab anu caawa dhan ayaagan eegayay 😣😂😂
@nimconour844
@nimconour844 2 жыл бұрын
Amaaiin
@sabriinabdulahi248
@sabriinabdulahi248 2 жыл бұрын
Habalyo
@sabaaxmaxamed749
@sabaaxmaxamed749 2 жыл бұрын
M.a💞💞💞
@khadraabdilahi3569
@khadraabdilahi3569 2 жыл бұрын
m.a hambaly
@batriyobashiir5409
@batriyobashiir5409 2 жыл бұрын
❣❣❣❣🥰🥰
@falastiinak5940
@falastiinak5940 2 жыл бұрын
Hambaliyo
@dhisadharwa4071
@dhisadharwa4071 2 жыл бұрын
Ooof markuu fanaan ku guursado Aday magaaladu kuu shidanthy 😂Isku waara walalayaal
@Harlem2Detroit
@Harlem2Detroit Жыл бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@dhagajuunxilwa258
@dhagajuunxilwa258 2 жыл бұрын
HAMBALYO
@buuxcismaan9377
@buuxcismaan9377 2 жыл бұрын
Wuu uqalmaa naa wiilka noonoofi bal
@saynabsiciidsaalax4669
@saynabsiciidsaalax4669 2 жыл бұрын
Hamplyo
@deeqsanibraahim4510
@deeqsanibraahim4510 2 жыл бұрын
HanbaLYo
@buskulaawi0112
@buskulaawi0112 2 жыл бұрын
cabdi karin iyo nafisa isku waara
@isacksuugaani1235
@isacksuugaani1235 2 жыл бұрын
Ishcala hees
@saduushmohamed8361
@saduushmohamed8361 2 жыл бұрын
nashad
@hodanosmaan9203
@hodanosmaan9203 2 жыл бұрын
Orta mahplyo ayaan idin leeyahay talow gadhu maa qurba haay kaa timid aroosku wuxu uu egya haay aroos fiise jacayl
@amaalmakhtal3452
@amaalmakhtal3452 2 жыл бұрын
/2 Sds är
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 52 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 25 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
AROOSKA ABDIKARIIN ALI SHAAH VLOG
10:03
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 189 М.
DEEQSAN CABDINAASIR | MALAHA LOVEBAA IGALAY | NEW YEAR SHOW
5:40
Deeqsan Official
Рет қаралды 95 М.
ABDIJIBAR GACALIYE - CALI ZAKI - HIBAAQ GOBAAD - SAALAX SANAAG l GUURKII QARNIGAN 2022
3:34
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
ABDIJIBAR MAME DEEQSAN HAMBALYO AROOS MADAR & SUCAAD
4:16
Waqal WStudío
Рет қаралды 310 М.
DEEQSAN ABDINASIR - JACAYLKA ANAA U DHAARTAY - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:46
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 609 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН