Рет қаралды 4,465
IFIYE HD
Jaziirada Madhawa waa mid kamid ah jaziiradaha ugu weyn ee ku yaala Gobolka Jubada-hoose.Madhawa ayaa 93KM dhanka koonfureed kaga beegan Kismaayo, iyadoona hoos tagta Degmada Badhaadhe.