👍👍 JIMCA WALBA IYO QISO CUSUB 👇👍Waa SHEEKO Ku Saabsan Wiil Aabahiisa Iyo Xaaskiisa Kala Doortay

  Рет қаралды 79,950

Dr Ahmed Al-Yamaani

Dr Ahmed Al-Yamaani

6 жыл бұрын

👇👍👍 JIMCA WALBA IYO QISO CUSUB 👇👍👍
Waa SHEEKO Aad U MURUG BADAN, Oo Ku Saabsan Wiil Aabahiisa Iyo Xaaskiisa Kala Doortay
👆HADABA Ninkaas Yuu Dooran Doonaa?!👆

Пікірлер: 156
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 5 жыл бұрын
Sheekhow waa qiso murugo badan waalidka lama heli karo waa in la koolkooliyo waxay ubaahan yihiin loo sameyo aloow xaqa natus ilaahow aamiin
@fatmaadan587
@fatmaadan587 5 жыл бұрын
ya Rabi ya Rahman nasii nasiib an ugu duceysano walidkii nadalay iyo kuwa kaletoo in shaa Allah noqon doono walidkena
@hodanabdullahi3744
@hodanabdullahi3744 6 жыл бұрын
Allahu akbar illaahow walidkena u naxariso Waxbadan ka faidnay walidka ha la illaalsho walidka nikaga dhaly iyo kuwa ku dhalyna
@malaasgeedow29
@malaasgeedow29 2 жыл бұрын
Subxaana Allah aduunka iyo aaqiro waalid Ayaan ku a anfacayo nin waa la helaa naagne waa lahelaa Allah Ayaan ka magan galau
@kadraabdirazakabdullahi8211
@kadraabdirazakabdullahi8211 4 жыл бұрын
Wlhi waa qiso xanun Bdn. alle baariyaal hanaga dhigo jirkena wax baariyaal alle ha inooga sarifo aamin ya allah.
@naciimonalka2469
@naciimonalka2469 4 жыл бұрын
Subxaanallaah ilaaheew naga madhigo kuwii waalid kooda dayaco aamiin aamiin aamiin
@mascuudabdimalik4940
@mascuudabdimalik4940 6 жыл бұрын
Mash Allah jazaakalahaa qeer sheekho wax badan ayaa ka fahamye ilaah nag dhigo Ku wiiye walikiisa can faco
@mojirde9878
@mojirde9878 5 жыл бұрын
يا رب العالمين
@ubahaniiniile2098
@ubahaniiniile2098 4 жыл бұрын
Subxanaallah whli qofkii walid xumeyo ilmihisa xumaynayo illahow walidkena noo xifdi 😭😭😭😭😭😭
@abdulmalikubeyd294
@abdulmalikubeyd294 6 жыл бұрын
Subxanllh waxa ka fahmay in walidka u ku xumeyne marna u Ku neceny ee qofat dhasha kuma dhalin bey dhahday Somali eee walidinteen yan u xumeynin qof kale goankiisa, wabillh towfiq jazakllh sheq
@ayaanabdihakiim4235
@ayaanabdihakiim4235 6 жыл бұрын
Walaahi wa qiso calool xumo ah ilaahay kuwas ookale haso hadaayo😭😭😭😭😭😭😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😭😭😭
@fayzaali1009
@fayzaali1009 5 жыл бұрын
Tyuuyhk
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 6 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 jizakallahu khayr Sh waxbadan ayaan ka faa idnay runtii waa qiso aad u xanuun waalidiinta in baari loo noqdo waa wax aad u wanagsan Allah na uu raali ka yahy jannada ayaa lagu muteeystaa Allah na galiyee shukran sh faaido badan ayaan ka faa idnay
@faizsaid8638
@faizsaid8638 4 жыл бұрын
Ssss
@jiiijolucky7231
@jiiijolucky7231 6 жыл бұрын
Jazakallahu kheer sheikh xafiduhullah
@nadaahmed6908
@nadaahmed6908 6 жыл бұрын
Asc sheikh wlhi qisadan wey i xanuujisi mid qalbigey tawato ay noqoti weli ma guursanin lkn ilaahey waxaan ka rajeeyna inaan baari u naqdo waldiinta xaqane allaha na tuso aaamiin 😭😭😭😭😭
@farhiyamohammedhaji1644
@farhiyamohammedhaji1644 4 жыл бұрын
Alla waan ka naxay arinkani qalbiga ila xanuunay Alla waa murug iyo naxdin walahii waa arin qalbiga dhawaceyso ma waalidkaba la iska fogeeya mise waalidka hadalkisa iyo hadalka qof guur isku inkeenayba isku mid ah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 walahii waa nasiib xumo weyn
@khadijajjjj7283
@khadijajjjj7283 5 жыл бұрын
Subxaanalaah. Naagtaani. Wadna. Adkaa. Allow. Sohanuuni. Islaamaha saas u. Fakaraaya. Foosha xule. Iyo. Nimanka kayeelaaya. Fikradaas. Cuquubu. Weeye. Aan soonoqodlahyn allow nahanuuni. Aamin
@shamsediinbashiir9961
@shamsediinbashiir9961 4 жыл бұрын
jasakalahu khayri waladika wa inlodadalo xaqoda lamagudigare
@raxmoahmedsheikh7793
@raxmoahmedsheikh7793 6 жыл бұрын
Jazakallaahu kheyr sheikh qiso xanuun badan ayee aheyt oo hadane cibro qaadasho leh kuwii Ku cibro qaato alle ha inaga dhigo...
@jiiijolucky7231
@jiiijolucky7231 6 жыл бұрын
Subxanallah Allah nakama dhigo rux waridkesa dayaco
@cabdicasiiscraxman192
@cabdicasiiscraxman192 4 жыл бұрын
ani waxaan dhihi lahaa hadaad guursato taasookale aabahaa dooro waayo dumar waa badanyihiin lkn hadaad aabahaa ka tagto aabe kale mahelesid وبألله تؤفيق
@halimohaji2222
@halimohaji2222 2 жыл бұрын
Masha Allah jaza Akalahu khayra sheekh waxn codsan laha gabdhaha muslimadka inayiskadayan waxyabahanucs ah
@ayanmohamed1677
@ayanmohamed1677 5 жыл бұрын
Ilaahay naagtaas camal aniga iyo intii islaam ah ba umasoo galiyo. Ninkaaga waalidkiis waa waalidkaa.
@fadumoxaaji8253
@fadumoxaaji8253 6 жыл бұрын
Wa qiso murugo leh walidkena allo abaalkoda ka dhig janada shiiq adigana wahadsantahay
@fardowsayusuf1996
@fardowsayusuf1996 4 жыл бұрын
Maasha alaah sh.axmed waxaan kafaaiday waalidiinta baari nimadooda&anaga sida aan nahay alle bariyaal hainaga dhigo
@zahraabdirahman3316
@zahraabdirahman3316 6 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخ وبارك الله فيك، قصة مؤلمة مرة gabdha waalidka Sawjkeeda waa waalidkeed oo kale
@shukricaynab4638
@shukricaynab4638 2 жыл бұрын
Jazakallahu khayre sheekh
@abubakarak7846
@abubakarak7846 5 жыл бұрын
Allah haa kubarakeyo insha Allh
@nadiifaahmed1690
@nadiifaahmed1690 4 жыл бұрын
subxana allah
@harunabdirazaq6796
@harunabdirazaq6796 3 жыл бұрын
Aallah u naxariistoo Aamiin Aabo
@youngck6547
@youngck6547 6 жыл бұрын
Wall waxalidka xaq ayuu kugu leeyahay walidka xaqiisa malumo walalahayga gabdha nhe Waxaan usheeygi lahay inee willka walikeeysa jaceyladan inash Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@leylaabdullahi6626
@leylaabdullahi6626 5 жыл бұрын
Subxanallah wlh waa qiso xanuun😭😓😢 waxaan kula talinaa gabdhaha hadda guursanayo ninkaaga waalidkiis waa waalidkaa qadari. Kuwa hadda laqabana illaah ka baqa oo nimankiina waalidkiis si fiican u qadiriya waa waalidkiin wlh ayagana kuma cusleynaayan 😢😭 allow saas hanooga dhigin anakana aaamin. Masha allah jazakallah qeyr sheikhuna ❤️❤️
@zaachannel1929
@zaachannel1929 6 жыл бұрын
so emotional. ilaahay haynaga dhigo kuwa markasta baari u ah walaaidkeen uu ilaahayna raali nooga noqdo
@rahmaali265
@rahmaali265 5 жыл бұрын
Sheekh wlhi waxaa tahay qof aan ilahay dartiisa u jecelahay qiso walba aad inoo soo gudbisidna waan jecelahay waxbadana waan ka fa,ida mahadsanid sheekh sidaan adunyada ooga kulaney aqiro ilahay hanagu kulmiyo mahadsanid sheekh
@rayanruxi2620
@rayanruxi2620 4 жыл бұрын
Allow nagadhig kuwii waalidiintoda anfaca 🤲😢😢
@rodaabdi3450
@rodaabdi3450 5 жыл бұрын
Waa qisas wal cibra
@nimcowacnnur5677
@nimcowacnnur5677 6 жыл бұрын
walalyal walidka waa naxariis 😢😭😭😭 xqa walidka maaha mid la gudi karo wllhi aynu u isxaan mayno walidkena way inogu farxen marki dhlany way in koriyen ina koolkolyen inoo naxariisten maanta markay awood beelaan miyaynu ka jesjesnaa😢😭😭😭😭😭 illahow aduun iyo aduun iyo aaakhirba xifdi walkena oo janada hoy uga yeel allow
@nimcobaniinfarah7228
@nimcobaniinfarah7228 5 жыл бұрын
Wlh wey iga osiisay ILAAHBA kamagan galaya in AA waridkee cidkale ka hormariyo fdln mudnananta cidkale ha siinina warikiin
@hudashariif2200
@hudashariif2200 5 жыл бұрын
Masha allaah
@farhiyasharif1903
@farhiyasharif1903 4 жыл бұрын
Subxanallah Jazaka khayr
@mascuudabdimalik4940
@mascuudabdimalik4940 6 жыл бұрын
Walaal heega waxaa u jeedin waalidikiisa ineeye baariye u hadaa gabdha walalage ineee nin koo eee naar Ku jiidin ee ilaah hanaga dhigo Kuwa walidkooda baari u ahaado sheekh jazaakalahaa qeer ilaah ha kaa abaal mariyo aaamiin yaa rabi
@caashocabdulaahimaxamed4000
@caashocabdulaahimaxamed4000 5 жыл бұрын
jazakalah sheikh
@diiniaden2579
@diiniaden2579 6 жыл бұрын
Yaa rabi😢ilhow qof waalidkeen cadow ku ah wax ha noogu darin😭 Bad woman dhib aye uso jiiday miskiinka
@halimaali4913
@halimaali4913 4 жыл бұрын
‏لا حول ولا قوة ‏الا بالله العلي العظيم اللهم ارحمهم والدينا واغفرلهم واغفرلنا يارب ‏هذه هي قصة عجيبة مؤلمةً جدًا😰😰😭 الله يهدينا ويهدي هم يا رب العالمين جزاك الله خيًرا شيخ احمد الله يبارك فيك
@seynab5
@seynab5 6 жыл бұрын
Qisadaan waa qiso xanuun badan ilmaha aad baan owlaada baari ale hanooga dhigo
@asmaamatan4212
@asmaamatan4212 6 жыл бұрын
في دمعه بعينك وصوتك متقطع في حنجرتك استاذ تمنيت ما اتفرج هي قصة حزنت اكتر من حزنك
@farraxabdi9738
@farraxabdi9738 5 жыл бұрын
shiqaw waa qiso àad uxanuun badan oo iga ilmaysisay
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 4 жыл бұрын
Jazakalaahu khayr
@marwaannindheerbirtacalank1485
@marwaannindheerbirtacalank1485 6 жыл бұрын
Aabe alle ha ku naxariisto
@elhanxamdi10
@elhanxamdi10 4 жыл бұрын
Alaah danbigaaga dhaafo
@khadencabdi7055
@khadencabdi7055 6 жыл бұрын
Allah akbar Allah ha xafido walidka 😭😭😭😭😭
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 5 жыл бұрын
Subxanallah waay ixanujisay qisadan allow naxafid aduun iyo akhiraba
@xaawacuudguled7139
@xaawacuudguled7139 5 жыл бұрын
Waad mahadsantahay walalkey
@seynab5
@seynab5 6 жыл бұрын
Hadii xaaskaada ama odeygaada kala doorasho ey naqato waalidka hala doorto dhihi lahaay
@hafsoabdikadir9317
@hafsoabdikadir9317 5 жыл бұрын
Asc jasaakalahu qeer dumarka soomaliye alaha sohadeeyo waayo ninki waan rabaa dadkisana marabo waa ceeb waayo ninkaan aad ujedid hooyo iyo aabe kusodaalen wax loogu sodaalayna waa maerkad waynaatit wax hakutaro haye adigina hadad habaar ugadid ninkada maxad fa idee adigane ilmo habaaran aya dhalee dumarka ilahay aan kacabsano
@abdirahmanhussein3491
@abdirahmanhussein3491 6 жыл бұрын
Jasakallah
@miskiecaddaani1968
@miskiecaddaani1968 6 жыл бұрын
😭😭😭😭Wlh Qisadan inta dhagesanaye Korkeyga dhan jiririca ka kacday inta Chenalkan la socdaY sh.ahmed waa qisadi igu murugta badned Aan maQLo ilaahow walidintena Ino Xifdi InkastOo Aabe iga Dheryahay😭Saaste Tahay Aabe Love You❤
@maryamaabdifatah9889
@maryamaabdifatah9889 6 жыл бұрын
Qiso xanuun badan 😭😭😭😭😭ooohinay maxaa taraysaa😭😭😭😭😭
@deekaaxmed6394
@deekaaxmed6394 4 жыл бұрын
Wllkyga muslinka ahow iyo wllshyda muslinka ahey ilaali xaqa walidka Hoyo sootan 9 bilod caloosha kugusidayahan oo dhibka la arkay kamartay bal qiyaas nabarka foosha kaliya aabe soo kan farxad raadinyey Mahan oo dhib kasta umarayey wllka muslinka ahow ilaali xaqa walidka 😭😭😭
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 6 жыл бұрын
Wlhi waalidintayda Wan jeclahay 😢😢😢😢😭
@roodayar3615
@roodayar3615 4 жыл бұрын
Asc wAlahay qisadan xanuun badantahay waalaahayoo walika xaqiisa alle ayaa guudii kaara waalalayal walika marana yaan ladayicin gabadha kaasata iyo wll kaasatawaxa uutagin HOOYO iyo abee kale anadhalin kasooqada hooyodaa iyo abeeha sidan uu laa dhaqatida walika uu dhaqan walikaga kale uuna tarinooqo laabada dhiinacaba
@jiiijolucky7231
@jiiijolucky7231 6 жыл бұрын
Wlhi wa qiso cibra qadasho mudan Mel weyn igatabatay Alow kuwi waridkod bari oonoqdo nakadhig
@sahromohmmedhersi3269
@sahromohmmedhersi3269 7 ай бұрын
AX Alla xanuun badanaaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abubakarak7846
@abubakarak7846 5 жыл бұрын
masha Allh
@sihaamcadeced6174
@sihaamcadeced6174 4 жыл бұрын
Subxanllh wlhi shiqa codkisa xitaa wa badalmay
@nonaalshekh9790
@nonaalshekh9790 6 жыл бұрын
جزاك الله خير فعلا بكيت لما سمعت قصه
@siadcabdihusen4390
@siadcabdihusen4390 6 жыл бұрын
Allahu akbar waalidka halaga faiideystaa oo loo samafalaa
@ahmedaboukar6066
@ahmedaboukar6066 6 жыл бұрын
Waxan ka fahmay in aanan la helayn walaad kale laakin la heli karo xaas kale oo la iska dayicin waalidiinta hooyo iyo aabo jzk.
@hodmandahir3854
@hodmandahir3854 4 жыл бұрын
Allow awlaad soo hanuuni
@fatahosman641
@fatahosman641 5 жыл бұрын
Xaas waa gabadh aad shalay guursatay balse abaha ama hoyada waxad tahay dhiigodi mana aha inad aduubkodhan hadi lagu siiyo aadku door sato wlhi waan ilmeyey😭😭
@fadumonuur8235
@fadumonuur8235 5 жыл бұрын
ascwaaqiso aaduxanun Bad A n alaha unaxariusto abahaas ilin.A yaa igatimid gabdhaha Waxaa kuladardaarmeyaa ineysan wilasha waalidkod aysan dhi bsanin walaahi walagatageyaa dhaldhalaalkan yusan idinsirin.dhamaanten ishalaah
@nimcoabdirhaman1954
@nimcoabdirhaman1954 6 жыл бұрын
Wlhi waaa qiso xanuun badan oo oohin ah
@leilamohamed9513
@leilamohamed9513 6 жыл бұрын
Illah qeyr badan haku siiyo sheekh illah nagama dhigo kuwi walidken qofkale ku dorsado
@nasroshiiq3011
@nasroshiiq3011 4 жыл бұрын
Subxanallah
@mohaamiin8767
@mohaamiin8767 6 жыл бұрын
waalidkaa inaadan oka tagin meel ayaka rabin ayaan kfahmey
@ameenalxadadi8074
@ameenalxadadi8074 4 жыл бұрын
Wlhi ilin darteed ayaan naftayda kantaroli kari wayay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@fartunismail921
@fartunismail921 6 жыл бұрын
Jazakallah sheikh
@maahirzayin6436
@maahirzayin6436 4 жыл бұрын
Oh waan ooyey aniga xitaa
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 5 жыл бұрын
Maskin walhi xanuu badan ilahey ha u naxristo waalidken
@umuabdulqadir4457
@umuabdulqadir4457 6 жыл бұрын
Walciyadu billah 😭😢😭
@maleykoqalanjo1228
@maleykoqalanjo1228 6 жыл бұрын
😆😥😥😥😥😥😥 Wlh waa arin LA ka naxo murogo leh xaaskiisa ayuu ka doonanaa Aabihiisa wlh taas waa damiir xumo waxaa la rabay inuu dhaho Ayadadhaho Adiga ayaa ku geynaa meesha odayaasha 😩😩😩😩😔😖🙀🙆
@fardosaali990
@fardosaali990 6 жыл бұрын
Masha Allah sheekh ilahay haku xifdiyo
@luckymohamud1241
@luckymohamud1241 6 жыл бұрын
Shukran sheikh waa qiso ajiib ah runti
@naemasaid5490
@naemasaid5490 6 жыл бұрын
subxaan allah shekih allaah kubarakeeyo thnaks
@safabeder8604
@safabeder8604 4 жыл бұрын
WlHi wan oyay lkn illhey kuwa inagma dhigo😣😣😣
@moussaahmed5179
@moussaahmed5179 4 жыл бұрын
ces malheureux et aussi ce tres touchant 😭😭😭
@fatmaadan587
@fatmaadan587 5 жыл бұрын
gebdaha walaleheni oo laqabo waxan idhin shegi lahaa walidka wilka waa inaad ixtiraamtaan
@naciimoxaaji4943
@naciimoxaaji4943 6 жыл бұрын
Mashallah jazakalaah qeer waxan ka faaiidnay in aan waalidkaa aadan ka tagin aanad raacin nin ku qabo ama naag ad qabto mid naba waayo ayagaa xaq kuguleh qofki aan walidka rabin waa in aad ka fogataa
@ibadofarah7596
@ibadofarah7596 5 жыл бұрын
Waalidku. Waaka Kannada. Lugu. Halo
@umusahra6470
@umusahra6470 6 жыл бұрын
subxanallaaaah subxanallaaaah subxanallaaaah
@nabi4881
@nabi4881 6 жыл бұрын
Jasakalahu khe 🌷🌹😁
@samiiracabdishakuur4588
@samiiracabdishakuur4588 6 жыл бұрын
Waaa Nocaa Haweenka Maanta Jooga Alle Kamagan Galaynaa Nocaas
@HodanAhmed-ph2jz
@HodanAhmed-ph2jz 6 жыл бұрын
Jizakallaaha kheyr waa qiso xanun badan😭😭😭
@mustaqiimibrahim7859
@mustaqiimibrahim7859 6 жыл бұрын
Mash Allah
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 6 жыл бұрын
jassakallaah khayr sheikh
@nasridiinmahamed8270
@nasridiinmahamed8270 6 жыл бұрын
wxn ka faa'iday in la isla barbar dhigi karayn walid iyo xaas
@ifarxgeela3597
@ifarxgeela3597 5 жыл бұрын
Subxaanalaah
@siciidoclle5424
@siciidoclle5424 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😂😂😂ala xanuun badanaa
@shamsediinbashiir9961
@shamsediinbashiir9961 4 жыл бұрын
ilahayow ugaragar walidakanaka
@user-qp3er7dv2v
@user-qp3er7dv2v 6 жыл бұрын
‏جزاك الله خير😥😭😭💔
@sihamsiman598
@sihamsiman598 6 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭waa qiso aad u xanuun bdn qalbi walbo ay taabanayso
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 5 жыл бұрын
Xaaska inuu furo ayey ahyd lkn waxwalba qadarka AYAA ka wayn
@samiiraadan2110
@samiiraadan2110 6 жыл бұрын
Subxaana Alaah ilaahoow hanaga dhigin sidaasoo kale
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 61 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
DUCADEENA MAXAA LOO AQBALI WAAYAY? NABIYADII DUCADA LAGA AQBALAY!! Sh Abdirisaq Hashi
9:35
HANIYA MA SHIRQOOL MISE? AMAR ALLE LAAKIIN
17:16
Tusmo media
Рет қаралды 9 М.
Вилка для консервов 🥒
0:51
Сан Тан
Рет қаралды 3 МЛН
IQ Level: 10000
0:10
Younes Zarou
Рет қаралды 4,4 МЛН
There’s A Starman #superman #shorts #memes
0:26
Walking Streets 워킹스트리트
Рет қаралды 43 МЛН
Waka Waka 😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 27 МЛН