Jinniga Lasoo Diray iyo Cilaaka Daarul Towba Maxaa Kal Qabsaday

  Рет қаралды 241,675

Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare

Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare

3 жыл бұрын

Пікірлер: 143
@ilyaasmohamed8425
@ilyaasmohamed8425 3 жыл бұрын
Alle hakulajiro sheeq
@habibaadan624
@habibaadan624 3 жыл бұрын
SubxanAllah Allahow umuda ugaar gar.. . .....ya Rabi
@alimahamed6858
@alimahamed6858 3 жыл бұрын
Sheeko war jin dad gala ma jiree masakinta aan aqonta dinta lahayn ee caamada ah ayad ka fa,ideysatan alle umada haydinka qabto balaayo rusheeyee
@naemametan8286
@naemametan8286 3 жыл бұрын
Subxanallah xayuladiii waanka murugooday wiilkan naagtu sidaan ugashay yarabii imaanka kusug naagaha shayadiinta tabarta kadaya
@juliemalik1940
@juliemalik1940 3 жыл бұрын
Aaameen abayo anigabo xaajigeygi ayanba ugu baqaya waxan mido furay ba jirta oo ka hari la'allow sharteda na dhaafi wlli
@raxmamaxamed3698
@raxmamaxamed3698 2 жыл бұрын
@@juliemalik1940 miyey fashey apaayo
@raxmamaxamed3698
@raxmamaxamed3698 2 жыл бұрын
@@juliemalik1940 miyey fashey apaayo
@salmanovicalhaji6205
@salmanovicalhaji6205 11 ай бұрын
Sheeko Allahuma baarik. Hooyo iga xanunsan numbrkaga ayan ubahnaa fadlan halkee kaga la so xiriira
@mahamedomar3525
@mahamedomar3525 3 жыл бұрын
Subxaana-Allah Alle ha inaga badbaadiyo Cadawgeena
@channellulhappay5857
@channellulhappay5857 3 жыл бұрын
Masha Allah 👍
@cabdirahmanmahamud2011
@cabdirahmanmahamud2011 3 жыл бұрын
Cruth
@farduusyasin3415
@farduusyasin3415 3 жыл бұрын
Dadka bay xog ku haysataan ilaahow muslimiinta saas bey u dhibaataysanyiin u gargaar
@reymaahmed629
@reymaahmed629 3 жыл бұрын
Asc wrx wbr wll dadka xanuunsan malagu haayaa cilajkan ?
@malyunukash2975
@malyunukash2975 3 жыл бұрын
ILMAHA KA BIXIYA WAY KU XANUUNSAN SIDAN SUBXAANAALAAH WALAXOWLA WALA QUWATI ILA BILAAHI CALIYUL CADIIM
@xamdi400
@xamdi400 3 жыл бұрын
Masha Allah
@Salwaas716
@Salwaas716 3 жыл бұрын
Subxallahan is subxallahan
@iqracapdirashiid8248
@iqracapdirashiid8248 3 жыл бұрын
subxanalah allw umadaada ugar gaar
@seynabmockar6617
@seynabmockar6617 2 жыл бұрын
Asc walaalkey waxan raba talefanka she c/laahi yare ma iso diri karta
@Ali-ce9pt
@Ali-ce9pt 3 жыл бұрын
Ninkaan jinka ma dili karaa illaahoow ummadaada diinka ubadbaadi
@abeebaabee6618
@abeebaabee6618 3 жыл бұрын
Nunaha yar meesha ka oonayo in la keeno m eheen sheikh caruurta ha o ogolan
@pescurlers9845
@pescurlers9845 3 жыл бұрын
Waxa oynaayo wa nunow jin ah kkkkkk
@alinoorahmednajji1955
@alinoorahmednajji1955 3 жыл бұрын
@@pescurlers9845 haah hata Nunow ma sixranyahy
@saadiahussein114
@saadiahussein114 3 жыл бұрын
@@pescurlers9845 halkan wàa halkee jawaab
@nasrasyt
@nasrasyt 3 жыл бұрын
Subhanallah
@laylomowliid6033
@laylomowliid6033 3 жыл бұрын
subxaanallah ilaahay hanagqabto
@sagalahmed9046
@sagalahmed9046 3 жыл бұрын
Wadadka hal mid ayaan u sheegi lahaa in uu dadka u sheego in uu jinka shaydanka ah been badan yahay, muslin kane isku diro, waxa dhici karta in uu kudirayo xaas kisi hore madama ay kala tageen marka yaan la rumeyn waxa uu shegayo jinkan la warey sanayo
@mohammedhajji5231
@mohammedhajji5231 3 жыл бұрын
Sagal.bowqolaal baa jira oo wadaaa isku sheegaya oo jinka la shaqeeyaa.wuxuu alhrinayo waa quraan iyo wax kale.mida la baad xagee lugu arkay sheekh dumarka taa taabanaya .muqdisho iyo hargeysa waxaas aa ka socda ee iska ilaaliya.biyo ay dadka ku rusheeynayaa.bal dhagaysta markuu akhrinayo wax.xamar khulafaadka way ka buuxaan oo culimo fara badan baa ka hadlay ee KZfaq ka baraa.ayaka ayaa la hadlaya oo ku oranaya kusoo laabta in mudo sida lacag ay qaataan markaste
@saadiahussein114
@saadiahussein114 3 жыл бұрын
Halkani wàa halkee wll jawaab ii sooceliya
@maryanmuqtaar3215
@maryanmuqtaar3215 3 жыл бұрын
Subxanallaha ya rabi 🤲 🤲
@raweejiboy6081
@raweejiboy6081 3 жыл бұрын
Alaha cafiyo
@fartunhussein2276
@fartunhussein2276 3 жыл бұрын
Masha Allah shiqow xaruutaxageekutalaa
@safaanasalaad8956
@safaanasalaad8956 3 жыл бұрын
Xaafada xoosh wllo
@xamdi8775
@xamdi8775 3 жыл бұрын
@@safaanasalaad8956 dhinecee abaayo isgoyska xoosh mey ku taalaa
@nimoabdi4367
@nimoabdi4367 3 жыл бұрын
Islaamka ha isku dirina waxaasookale waa laysku dili karaa danbigana wax baad kuledihii hadubina
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
Dhageeyso waxa loo duubayo haan kuu sheego waxa waaye dad ka waxa ya bartaa badaxa ayaa xanuunayo isbitaal korka ayaa xanuunayo isbitaal marka waxa latusoo yaa qur,aaanka kariimka kaligii in uu daawo yhy ayna kuwaano qaatan wax lisku diraayona majira ee waxa laga saarayaa jiniga mafahnty
@xalimamaxamud3965
@xalimamaxamud3965 3 жыл бұрын
adiga mawkiilba utahe in aad ujawbto ruuxii fikirkiis dhibtab dadka hacburinin intii qofo hadshabo waad ujawabeeysye maxa adiga danliidaa mise kubaad kamithye nika haye wankaa yaabe warun waxan dadkeey iskudiran wan indho sarcad waxooda oo lagu shaqeeysto
@ibadohaybe8818
@ibadohaybe8818 3 жыл бұрын
Sheekhoow Sooo xidhxidha sixiroolayaasha
@fahm3d88
@fahm3d88 3 жыл бұрын
Qaylada microphonekaa lagu xanuunsanayaa allaha idinka qabto umadda
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 3 жыл бұрын
Allahuma Aamiin wll
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 3 жыл бұрын
Kuwaan waa balo dhaqan cusub unada ula timid ?
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 жыл бұрын
Wallee waxaan ka yaabay qolyaha ma imaqlaysaaa an bixiyey oo sheekhyada ah maxay isugu cod egyihiin?? Copy waaye midba midka kale u eg
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
Sameecada wax saaran waaye dhabaqa samecada saaran waaye wax aya iaku cod agyihiin majiree iyo wax lasoo koobiyeeyay
@gudonbintudenkeli8892
@gudonbintudenkeli8892 3 жыл бұрын
Sheekh number kaaga noosoo qor inshallah
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
Numbarka xarrunta waaye oo daru tooba
@samatarmoh16
@samatarmoh16 3 жыл бұрын
𝐬𝐮𝐛𝐱𝐚𝐧𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐚𝐮𝐝𝐮𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐰𝐥𝐡𝐢 𝐚𝐫𝐠𝐚𝐠𝐚𝐱 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲𝐛𝐚 𝐬𝐮𝐛𝐱𝐚𝐧𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡
@qeesiyoleelloqeesiyoleello3517
@qeesiyoleelloqeesiyoleello3517 3 жыл бұрын
Ok
@aliabdirageabdi8177
@aliabdirageabdi8177 3 жыл бұрын
Cilaajka filim ayaa laga digeey youtube ayaa lasoo digaayaa
@hoodomohamed2936
@hoodomohamed2936 3 жыл бұрын
Illahay kabaqa oo ganacsiga ka.daaya dadka sharaftood.. bukaanku xaq buu leeyay... Adba maad jeclaateen in adoo sidaasa lagaa duubo vedio aduunka lagu daadiyo...تتقو اللہ الذی علمکم ۔۔
@ceynimohamedabdullahi8028
@ceynimohamedabdullahi8028 3 жыл бұрын
Wlhi aniga xitta ila mfcno Lkn ayaga waxey isleyihiin Dadkii sameyy ayaa sidan lagu cebeyn
@hassanibrahim6587
@hassanibrahim6587 3 жыл бұрын
❤💝💋💋💋💋💋💋❤💝💜💙
@hassanibrahim6587
@hassanibrahim6587 3 жыл бұрын
@@ceynimohamedabdullahi8028 h
@sahalbadawi4767
@sahalbadawi4767 3 жыл бұрын
@@hassanibrahim6587 please we have big problem so give us your number am live in Djibouti
@xirsimaxamed2809
@xirsimaxamed2809 3 жыл бұрын
Ninkani imika ma wuxuu akhriyayaa quran misse wax kle annu wan fahmi waayay
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
Qur,aanka si fcn ubaro waad fahmesa
@mohammedhajji5231
@mohammedhajji5231 3 жыл бұрын
Waa quraan iyo wax yaaba kale aan filayaa.malaa jinka uu la shaqeeya oo wuxuu rabaa in ay dadka ku soo laabtaan sida uu lacag u qaato..khayaaligaas aa wadankeena soomaliya ka socoto.sheekh xassan dhagayso.hargeysa iyo muqdisho meelo badan oo laga furay ayaa saas ku dhaqma.adigaaaga caadiga ah ay ku oranayaan waxba kuugu jira
@yuuraayuuraa9088
@yuuraayuuraa9088 3 жыл бұрын
ayadahaa uu aqriiyo ama codka uu ku aqrinaayo yaa fahmaayo asxabaay>> mid kale ciyalkaan uu shaqeeyo neef ari ee mid kaste uu siiyaaa
@Abdullah-mc4qk
@Abdullah-mc4qk 3 жыл бұрын
Niyahow anigaba waan layaabay. Dadka sheeko ayaa lagu dal dalayaa. Quraan dhamaystiran oo la fahmayo ma akhrinayaan intaan arkay. Mar mar waxaan arkay aayad inta la billaabo aan la dhamaystirayn. Sida rusheeye weyne aan ku arkay asagoo leh " laa yukallifullaahu nafsan" intaas ku cel celinayo. "Ilaahay nafi kuma kallifayo..." aayaddi micneheedi dhan waa la jaray.
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 3 жыл бұрын
@@Abdullah-mc4qk kuwaan waa shar umada inay lumiyan ayay rabaan shartooda allaha naga qabto
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
anigaa fahmaayo aaayadooyinka makuu sheega
@yuuraayuuraa9088
@yuuraayuuraa9088 3 жыл бұрын
@@shariifmuumin3505 vidoes intaa soo duubtoo meshaa soo dhiigeyso ii sheeg sii aan uu dhagesto
@cllaahiorshecsalan2131
@cllaahiorshecsalan2131 3 жыл бұрын
Sheeq alaha kulajiro
@abdidaaha3467
@abdidaaha3467 3 жыл бұрын
Show ummuda si fahan LA aanto haystaba iyaba cadow ilahay baa haysta
@qdancabdi5698
@qdancabdi5698 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw nabig
@caishamohamedcabdalle9320
@caishamohamedcabdalle9320 3 жыл бұрын
DAARU IQRA ONLINE ACADEMY ma ubahantahay barashada quraanka kariimka ah soriix halkaan👉👉chat.whatsapp.com/FKkMmXz4NqH0r59FD0RpAn
@cabdimaxamedcolow684
@cabdimaxamedcolow684 2 жыл бұрын
Asc
@kafiyanoak2482
@kafiyanoak2482 3 жыл бұрын
illahow Kasar masakinka
@kasmiaragsan8168
@kasmiaragsan8168 3 жыл бұрын
subxanalah war cilaajyadan iyagaaba dadka ku sixro
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
Asbax afkaaga wax kureebo meesha waxa lagu aqrinaayo waad arkee inuu qur,aan yahy maqur,aanka ayaa dadka lagu sixraa caqli laaba yeee
@kasmiaragsan8168
@kasmiaragsan8168 3 жыл бұрын
@@shariifmuumin3505 war ani quraanka wax kama sheegin lkn gabdhaha bidhida iyo meela kale kagaraacan oo waxyaabo xun xun weydiihaa mida kale markee cilaajyada soo bateen ee sixirka iyo jinka soo bateen iyaga dadka ku sixraa waxyaabo indha sarcaada ee sameyhayaan adiba waa ufiirsa kartaa qof lagu dhahaa tinee tufee iyo cirbad aa jirkeeda laga soo saaraa dadka dhan oo u imaaha inta badan iyagaa asalkoodi ku sixray
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
@@kasmiaragsan8168 oky wll
@mohammedhajji5231
@mohammedhajji5231 3 жыл бұрын
Waa sax kasmi..jinka ayay la shaqeeyaan.adigoo fiyoow hadaa dhahday madaxa aa i xanuunaya waa sixir ay ku leeyihiin.markuu wax akhrinayo bal dhagayso waa quraan iyo af Jin aa la fahmeen
@mohammedhajji5231
@mohammedhajji5231 3 жыл бұрын
@@kasmiaragsan8168 sax.
@ahmedosman701
@ahmedosman701 3 жыл бұрын
Subxnallhaa
@shibisxamar4342
@shibisxamar4342 3 жыл бұрын
Xarunta ayuuba Jinniga Joogaa. Quraanka In laga Gannac sado ma banaana ee Shaqo kale Raadsada. Dharka Maluugaa waa Colourka Shayaadiinta Jecel yihiin.
@quraanonlineschool6213
@quraanonlineschool6213 3 жыл бұрын
Keen daliil sheegaya in aanay banaanayn kaganacsiga tufida quraanka?
@shibisxamar4342
@shibisxamar4342 3 жыл бұрын
@@quraanonlineschool6213 Raadso daliilka adiga Homework kaaga waayee.
@sarahajji2118
@sarahajji2118 3 жыл бұрын
@@shibisxamar4342 kkkkkkkkk
@djjdj2936
@djjdj2936 3 жыл бұрын
Sheeqa raqamkiisaan rabaa
@yussufaweys7138
@yussufaweys7138 3 жыл бұрын
Caruurti maxaa loo keenayaa meelahaan
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
Carruurta xaa isbitaalada loo geenayaa
@abdirahmanhassanomer7111
@abdirahmanhassanomer7111 3 жыл бұрын
War naw isla xishoo dadka bukaanka hasoo galin social media
@HassanAli-gl4md
@HassanAli-gl4md 3 жыл бұрын
War nio aweyskan wapa aqanaYe
@abdihakomar311
@abdihakomar311 3 жыл бұрын
Adeerow shaqeysa waxani quraan saar ma ahan ee waa ganacsi Ee nyhw ilahy ka cabso
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 3 жыл бұрын
Haduu alle ka cabsanayo sidan uma dhaqmeen
@djmohayare5383
@djmohayare5383 3 жыл бұрын
😱😱😱
@djmohayare5383
@djmohayare5383 3 жыл бұрын
👹👹😈
@farduusyasin3415
@farduusyasin3415 3 жыл бұрын
Munaafiqiin baa tihiin wasakhyahay khuraafaadka dadka ka daaya shareecada islaamka antee bay ka ga qorantahay jin baa qof gala talo hadaan idin siyo ha lu gaaloobina
@ayaanmuuse9456
@ayaanmuuse9456 3 жыл бұрын
Allah ka baq oo dadkaad isku dirayso daa
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
Adiga illah kabaq oo waxad doontid iska soo qoroosi shiiqa yuu isku diraa jinka maa dad isku diraayo mise shiiqa afkaaga wax kureebo
@hamseabdisiraad6492
@hamseabdisiraad6492 3 жыл бұрын
Somali xataa waa dad sixirka yaqaan igataga dheh
@aadandhoore272
@aadandhoore272 2 жыл бұрын
..
@ceeblaofficial5520
@ceeblaofficial5520 3 жыл бұрын
Ish wardadka so astura mesha marka keneysaan xeytahay macawiista
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
War wax hakuu sheego dacayada jooji waxan astur neynna meesha majoogo mesha waxa latagan nah waa arkee in ay yihiin rag oo udiyaarsan wax walbo oo dhacaaya in ay kahortaga macawiistana in loo hayo ma aragtid miyaa camoole miyaa thy
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
My ush ush dheh hadad doonto adigee ku an facee adiga lee is astur
@user-ih2lo1oh5m
@user-ih2lo1oh5m 21 күн бұрын
Swc
@fahm3d88
@fahm3d88 3 жыл бұрын
Kuwaan diintaay kugabanayaan masaakiintay kafaa iidaysanayaan saan qur aan daar ma aha
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
Heee see qur,aan saar ah adiga sheeqa u imaaaw eee usheeg sida loo saaro dadka ama adiga imow dadka saar
@wanaagjecel1548
@wanaagjecel1548 3 жыл бұрын
Ilmaha yar maxay meshan u kenen ayaga cudur ku ridaayo
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
Wanaag jecel meesha aad kusoo qoraty katir xumaan jecel kuqoro ilmaha maxa meesha loo koonay kulahaa hayee ilmaha marka isbitaalada xaa loo geya
@wanaagjecel1548
@wanaagjecel1548 3 жыл бұрын
@@shariifmuumin3505 xage kuso xanuntay adaa cilaj u bahane ma ilma yar ba lakena mel dadka jin loga sarayo Wu u nugul yahay carurta shaydanka xadiski nabiga CSW ahaa maqribkii ila cishaha inta u dhaxeysoka xareya shayadinta asay ayaguna kenen mel jin ka bixo sxb guriga ugu kheir badan hade ku quran sarayan ee adon wax husban afka ha ila so galin
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
Oky wlll
@rashiidmooge
@rashiidmooge 3 жыл бұрын
Shuuushuuu guraan cusub miyaa
@DARMAAN1
@DARMAAN1 3 жыл бұрын
Garan wayeey wllhi
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 3 жыл бұрын
Wll kuwan aniga wan ka shakiyay waxanse umaleyn nimanka shaarbaha weyn e dowlad isku sheega ah e kitaabka alle diiday inay ku dhaqman shayaadinta shabaab iyo somalida gaalnimada cadaystay in hal meel laga wada biilo si diinkan umadan iyo dalkan u qaribaan
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
سبحان الله إنا لله وإناإليه راجعو war maxad ku hadleesa qu,aankan shuushuu cusub miyaa ah war afkaaga naar haku galin qur,aanka baro horta shuushuu in uu yhy intii kale adiga arki doonee horta qur,aanka baro damiin yahow diintada baro wax mabarta yahow dhaa dhaan zanbac
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
@@DARMAAN1 baro waaad garan marka qur,aanka baro
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
@@mohamedosman4677 إنالله وإنااليه راجعون afkaaga wax kureebo afkaaga naar yukugeen waxa daan cilmi ulaheen haka hadlin diin laaabo yahow diinta baro horta
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
Waxaan Quran saar maahan ee waa ganacsi dad aa la rabaa in been been lacag looga qaato.
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
Yaa lacag dadka kaqaato 1$ malacaga qof dhan oo nool maalintii biil mau noqata mafikira yahow caqliga dhan aan lahee marka isbitaalada lacag malis kaga qaaada miyaa kalamka illah imisa ayaa liskaga qaaadi karaa hadii isbitaalka in taaa soo soolar liskaga qaado
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
@@shariifmuumin3505 adiga kuwii kula dashe iyo familkaaga meeshaas gee. Waxaa kala soo kulantid aan aragno.
@shariifmuumin3505
@shariifmuumin3505 3 жыл бұрын
@@suldaanabdullahi4407 waanba uwadaaa mafahan ty anaana kusoo sheegi doono waxa aan kula sooo kulmo
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
@@shariifmuumin3505 inshaallah.
@mohammedhajji5231
@mohammedhajji5231 3 жыл бұрын
Wax sax suldaan.lacag baa lugu qaataa.adigoo fiyoow hadaa tagtid madaxa aa luguugu dhufan.ileen waa meel Jin ka buuxo.oo kaas sheekha isku sheegaya ayaa jinka la saaxibo ah oo ku oranaya ka bax ee in mudo ku soo laabo.bal adiga tijaabi
@farduusyasin3415
@farduusyasin3415 3 жыл бұрын
Kaddaab
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 жыл бұрын
sixirolaha dadka sixro mlaso qabto ama lashego shaytan lala shekesanyo me ka walax tahy danbi ma ahoo arintan iskudir shedan wye
@cabdirahmanmahamud2011
@cabdirahmanmahamud2011 3 жыл бұрын
Ghyh6
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 3 жыл бұрын
Jin jin jin maxa ula jeeda jeeska jeeska kadhaf quraanka wiilow waxan aad wado wax sugan maahine
@shahrukh2534
@shahrukh2534 3 жыл бұрын
Wlhi hadaad jaahil tahay waa iska sidaan
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 3 жыл бұрын
@@shahrukh2534 waa mahadsan tahay aniga kuma aflagadaynayo waana karaa ina sidada o kale u hadlo lkn ma rabo. Ka gudub adigo o i caynin sidaan ma suno nebiga NNKH iyo asxaabtisa allaha ka raali noqde ku sugan ba ?
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 3 жыл бұрын
@@shahrukh2534 adiga magacaan wato miya ani jaahil igu timaamayo
@shahrukh2534
@shahrukh2534 3 жыл бұрын
@@mohamedosman4677 mar labaad ayaad cadeysay inaad jaahil thy iyo inaad Qof Wax xun keliya ku fikiraayo thy waayo magacaan keliya ma wato Actorka aad u taqaan ee hindiga
@shahrukh2534
@shahrukh2534 3 жыл бұрын
@@mohamedosman4677 mgcaan waa magac Muslim ah Waxaa la dhahaa Shiikh u dhashay dalka Pakistan Shahrukh abuu Suleiman marka isku day inaad dhanka wanaaga wax ka fiiriso mida kale adigoo Diin ama wax aanan fahamsaneyn comment public ah ha bixin waa iga talo
@qeesiyoleelloqeesiyoleello3517
@qeesiyoleelloqeesiyoleello3517 3 жыл бұрын
Asc
@user-ih2lo1oh5m
@user-ih2lo1oh5m 21 күн бұрын
Swc
Bahaliyake Tv: New Diraama Afaan Oromo 09/01/2024
30:21
Bahaliyake Tv
Рет қаралды 436 М.
Sumcad Xumadii Aduunka iyo Sixir La is Ku guursado Yaabka Aduunka
9:33
Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare
Рет қаралды 180 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
soosaar sixirka caloosha ruqyah sh caydaruus
38:33
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 252 М.
SHEEKH RUSHEYE YARE OO SI ADAG UWAREEYSTAY 4JINI
10:17
camirkey
Рет қаралды 2,1 М.
guri Ku yaalay  Suuqa Bakaraha iyo Sixiro Kala Duwan Oo Laga Soo Saaray
13:16
Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare
Рет қаралды 380 М.
Qaraxii xalay xog halis ah iyo abdikadir boss oo qatxiyay sir culus
24:15
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 185 МЛН
Arin Mucjiso Ah oo Ka dhacday Xarunta Sh Rusheeye Yare ee Gaarisa Dheekaa Burey
39:42
Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare
Рет қаралды 89 М.