John Kennedy | Madaxweyne Badheedhay Oo La Shirqoolay...!

  Рет қаралды 50,077

Sahanka

Sahanka

4 жыл бұрын

Barteena Instagram-ka:
/ aadan_sahan
Taxanaha Shubahaad Saarka:
• Maxaynu U Soonaa Ramad...
Taxanaha Xaqiiqada Qadhaadh:
• Xaqiiqada 01 | Asalka ...
Taxanaha Soomaalida Weyn:
• Soomaalida Weyn | 01 |...

Пікірлер: 86
@gumaysidiid1727
@gumaysidiid1727 4 жыл бұрын
Maashaa allaah wllo alle ha kuu barakeeyo garaadka iyo aqoontaba mahadsanid
@yacuubosman7534
@yacuubosman7534 4 жыл бұрын
Barnaamijyadan shirqoolka wan jeclahay ka sheekeynteda wlhi thanks bro
@hamzenasir2286
@hamzenasir2286 4 жыл бұрын
Masha allah anoo isku wareerin wx baradka dadkii tilmaamanaa ayaad aayar i bartay wllo mahadsanid 100%
@arahmanmk6928
@arahmanmk6928 4 жыл бұрын
mahadsanid wll
@villatechnology9133
@villatechnology9133 4 жыл бұрын
DON'T JUDGE PEOPLE FOR THE CHOICES THEY MAKE WHEN YOU DON'T KNOW THE OPTIONS THEY HAD TO CHOOSE FROM
@theclassicman6730
@theclassicman6730 4 жыл бұрын
Don't judge someone's appearance
@abdiosman2779
@abdiosman2779 4 жыл бұрын
Mahadsanid aden bro mela kala soo xiriiro isheeg
@Warzama
@Warzama 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin #XOGAHA_SAHANKA barnamijkan mudo badan sugaynay Ee fadlan hadii ay macquul tahay ama warbixin kasoo diyaarin kartiin waxaan idinka sugnaa dilkii #tupac shakur
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 4 жыл бұрын
Ilaahban idinku dhaarshe sbscribeta iisara
@mukhtaarciise7438
@mukhtaarciise7438 4 жыл бұрын
Wax fiican soo gali
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 4 жыл бұрын
@@mukhtaarciise7438 tallow wcn zxp
@mahamedahmed6172
@mahamedahmed6172 4 жыл бұрын
Asc Zxp aad bd u mahadsanthy bro Lkn bal xga taariikhda soomaalida noo soo badi Zxp
@ugbaadaragsan9460
@ugbaadaragsan9460 4 жыл бұрын
Wlhi rabi dartii ban ku jeclahay Rabi rali ka noqoy
@suhaibfantasticboy9786
@suhaibfantasticboy9786 4 жыл бұрын
Mahadsanid Adam
@saydomer3493
@saydomer3493 4 жыл бұрын
Zhp taariikhahan oo kle noo soo badi
@guuleedabdirsak5212
@guuleedabdirsak5212 4 жыл бұрын
M.allah Ubaamana kudar wllo
@kingvlogs.
@kingvlogs. 4 жыл бұрын
Taageerayaasha chanelkan sahanka xogaha like saar
@ahmettdihno1490
@ahmettdihno1490 4 жыл бұрын
Anigu waxan xiseeya armiha sirdonka adigu maxa xiisaysaa
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 4 жыл бұрын
mahadsanid adam
@kaynaanapdirazaak2323
@kaynaanapdirazaak2323 4 жыл бұрын
Baramijkii sarbeebaha uxiisnay sxbo 👍👍 👇 👇
@ahmedhajjiyuosuf86
@ahmedhajjiyuosuf86 4 жыл бұрын
Aad Baad Umahadsantahay Zxp Aadan Barnaamijyadaadu Ku Dayasho Ayay Mudan Yihiin Alle Haku Xifdiyo wll
@gumaysidiid1727
@gumaysidiid1727 4 жыл бұрын
Waxaan kaa codsanayaa wllo inaad casharro inooga soo diyaariso naxwaha af-soomaaliga iyo suugaantiisaba Mahadsanid
@xasanturky1935
@xasanturky1935 2 жыл бұрын
Keep going zxpqali
@husseinabdimohamed1075
@husseinabdimohamed1075 4 жыл бұрын
thanks
@khadarapdiasiis7870
@khadarapdiasiis7870 4 жыл бұрын
Isbeddelku waa sunnaha nolozha cidda tagtada & taaganta uunku dhaganadaa timaadada ayey iska daycaan☺
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 4 жыл бұрын
john Kennedy waxa uu umadisa uga digay sirta maansoniyada Ka dambaysa..sidaa darteed Hayada Mossad aya shirqooshay
@mahamedmawlid2272
@mahamedmawlid2272 4 жыл бұрын
Xsuus fcntahy mshlh
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 жыл бұрын
Keep going
@siciidgaafuun3821
@siciidgaafuun3821 4 жыл бұрын
fadlan like isar hadad hooyo jeceshahay
@guuleedabdirsak5212
@guuleedabdirsak5212 4 жыл бұрын
Waxaa ha isbarin waryaa😂😂😂
@guuleedabdirsak5212
@guuleedabdirsak5212 4 жыл бұрын
daadwaynaha daadwaynaha
@englishtraining6393
@englishtraining6393 4 жыл бұрын
@@guuleedabdirsak5212 Hahaha beenta maha
@siciidgaafuun3821
@siciidgaafuun3821 4 жыл бұрын
@@guuleedabdirsak5212 hhhhhhj
@xaajimooyaaale1527
@xaajimooyaaale1527 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb in badan
@cabdiraxmanmaxamed4040
@cabdiraxmanmaxamed4040 4 жыл бұрын
Sahanka XoGaha si Fiican ayaan uula soCdaa🥰🔥🔥🔥🔥
@ayaamaha8084
@ayaamaha8084 4 жыл бұрын
Codsi Zxb wd ku mahadsanthy Lkn hal talo ayaan kusiin lahaa Wll kusoo biiri inaad kaga hadasho sido kle halgamayashi somaliyed iyo taarikhdoodii iyo hadal ladoodii xikmada badnaa
@cabdiraxmanmaxamed4040
@cabdiraxmanmaxamed4040 4 жыл бұрын
Kasiiwas Dadaal KaaGa halkaa😍😇
@radhas2411
@radhas2411 4 жыл бұрын
mhdsnd ustaad
@user-jf7oi4ty2p
@user-jf7oi4ty2p 4 жыл бұрын
Waa radineyey
@kaltuunhaybe7558
@kaltuunhaybe7558 3 жыл бұрын
video waxaa igu dhalia yey inaa daawado buug aaan akhrinayey oo uu qaybe qoray alle ha unaxariistee
@mohamedamiin6866
@mohamedamiin6866 4 жыл бұрын
Asc zxp adbad umahaddantahay waxbadanna wa ka fa,idey wlll lkn hal shey ban mar labad ku weydiin iyado codsi iga ah waxan doneya barnamij ku saabsan suqa lacagaha lagu kala sarifto ee forex training inad no so gudbiso waxa diinta ka qapto iyo wuxu yahay suqaas mahadsani wllll kun iyo kow jeer jazakalllah
@sahanka97
@sahanka97 4 жыл бұрын
Wll dhaqaalaha haba yaraatee wax aqoona umanlihi masaladaasina diiniyan ayay gashay oo way iga koodh weyntahay Markaa laga yaabaa inaan anna habaabo idinkana idin habaabiyo
@mohamedamiin6866
@mohamedamiin6866 4 жыл бұрын
@@sahanka97 mahadsanid wllll
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 4 жыл бұрын
Aadanoow dowlada israel madaxdeeda xogtooda maad nosoo diyaarisid zxp
@yurubtaan2858
@yurubtaan2858 4 жыл бұрын
Shugran wll allaha ku dhowro Asc?
@abdikareemomar7364
@abdikareemomar7364 4 жыл бұрын
Aad baan uga helaa barnaamijkan
@dualehelmi8468
@dualehelmi8468 4 жыл бұрын
Wllow warbixinadaadu way fiican yihiina wanan xiiseeyaa blse wxn kugula talinlahaa inaad waxkhtiga yaryso codkana dadajiso hygana xumaaan
@Jibriil4
@Jibriil4 4 жыл бұрын
Mahad sanid walaal
@elmanarab4034
@elmanarab4034 4 жыл бұрын
Ka soo hadal tariikhda 2pac shakur
@elmanarab4034
@elmanarab4034 4 жыл бұрын
John kennedy soo mansuuniyadu ma dilin
@shantasoomaaliweyn4455
@shantasoomaaliweyn4455 4 жыл бұрын
Massoniyada iyo mussad mxay kala yihiin
@elmanarab4034
@elmanarab4034 4 жыл бұрын
@@shantasoomaaliweyn4455 waa labo ayay kala yihin
@Ahmed_Muktaar
@Ahmed_Muktaar 4 жыл бұрын
Haa markii uu kaga hadlay maansoniyada khudbadii ka dib meel fagaare ah ayaa lagu toogtay
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad Ай бұрын
Masooniyda waa yahuuda Mosad neh waa sirdoon ushaqeeya yahuuda🎉​@@shantasoomaaliweyn4455
@yassermdahir290
@yassermdahir290 4 жыл бұрын
Mahad sanid sxn
@honestman4046
@honestman4046 3 жыл бұрын
👌💯🙏👍👍
@zahalxazan112
@zahalxazan112 4 жыл бұрын
Adigu laga yaaba in sidad dadkan aad uga sheekaynaysid in lagaga sheekeeyo
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 4 жыл бұрын
Waxa aad barmaamij ka soo samaysaa halgamaa Amir Sheikh Bashiir rer v Burco allé ha u naxisteee
@Suldaan7
@Suldaan7 4 жыл бұрын
Wcs bro Mahadsanid 👋
@warrantoyahye9822
@warrantoyahye9822 4 жыл бұрын
Kutagera brother
@c.raxmaanodawaay5539
@c.raxmaanodawaay5539 3 жыл бұрын
Waan fiicanahay sxb waa 1Soomaaliya militeriga dalka dadka ugu wanaagsan caalamka sidoo kalena waa 1Soomaaliya waa in la sameeyo aagga cagaaran ka mid kamida luqadaha dalka Soomaaliya jaale siyaad bare sidii Soomaaliya militeriga Soomaaliland ku dhexmaray magaalada Muqdisho Nairobi dagaalkii labaad ee Soomaaliya duqeyn aan qaboow leheen wax xukun ama kala danbeen waa aniga dowladda Soomaaliya militeriga Soomaaliland ku jeclahay adiga ku jeclahay degalka ugu horeeyay ee Soomaaliya iyo kuwa ugu caansan ee Soomaaliya duqeyn aan qaboow leheen sida waa aniga abaayo halka wiilka lagu waa aniga dowladda Soomaaliya militeriga dalka Kenya ayaa dumisay dowladdii Maxamed Siyaad Barre wuxuu shaqadii ka joojiyay xafiiskii waa Soomaaliyana ku dhaqan
@maxamedcabdikhadir2728
@maxamedcabdikhadir2728 4 жыл бұрын
Maansooni iyo ururada dahsoon
@mahmoodmohammed7725
@mahmoodmohammed7725 4 жыл бұрын
Iskudan baynu nahay ciyaalkeenna ayaynu kawada walwalaynaa maxaynu sida xun ugu loolamaynaa
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 4 жыл бұрын
WAXAN KANAALKAAGA SAAXIIB LAHAA ILAA BILOWGISII WAX AAN FAAIDO LAHAYNA KUMAN ARAG WLHY MNSHA ALLAH WAXAD KA MID TAHAY DA'YARTA CAQLIGUUDU NOOLYAHAY
@MusseMNur
@MusseMNur 4 жыл бұрын
Oo israaiil ma Nugliyeer bay haysataa immika.
@shantasoomaaliweyn4455
@shantasoomaaliweyn4455 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 oo ma ogidbaa 90 ilaa 100 madax ama bambo oo nuclear ah bay dhahaan waan haysana balse kabdan sida la darensanyhay
@Kahiyemacqul
@Kahiyemacqul 4 жыл бұрын
Subscriber isaara suuraha iskadaayee❤
@MusseMNur
@MusseMNur 4 жыл бұрын
@@shantasoomaaliweyn4455 ... kkkk iga wallee inaanan ogeyn nimanka waxaan u haystay niman aan sidaas u sii salbuurneyn laakiin buuraha reer galbeedka ku tiirsane, way ii dhuunteen haddaaye sug waa inaan talada dhan kale ka rogaaye kkkkkkkk
@canabcabdi1014
@canabcabdi1014 4 жыл бұрын
Hhhh show kor bey u dalaceen nimanku
@jamaljcc7693
@jamaljcc7693 4 жыл бұрын
شكرالك يا اخونا نحن نحبك
@yurubtaan2858
@yurubtaan2858 4 жыл бұрын
Xalqo kaste ood soo galiso middii ka horeysay waa ka xiiso badan tahay
@anashlyrics2061
@anashlyrics2061 4 жыл бұрын
Bahda sahanka xogaha wxey khaldeen magaca ay kuso dul qoreen sawirka
@arahmanmk6928
@arahmanmk6928 4 жыл бұрын
walaalow muqal nooga soo diyaari salaxudin AL ayuubi adoo mahadsan
@aflaxnews5264
@aflaxnews5264 4 жыл бұрын
Asc bowe waxaan jeclaan lahaa in aad barnaamij ka diyaarisid marshal brkuce mathers (eminem)
@kimtiana641
@kimtiana641 4 жыл бұрын
Mansuuniyadii U xiisnay
@liibaanxagar9137
@liibaanxagar9137 4 жыл бұрын
Gacanta doofaarka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maxamedcabdikhadir2728
@maxamedcabdikhadir2728 4 жыл бұрын
Moosad iyo maansooni waa isla yahuudi
@abdiwahab77
@abdiwahab77 4 жыл бұрын
T
@mahiigaanchanal4663
@mahiigaanchanal4663 4 жыл бұрын
Aadanow nio adna ma maansooniyadaad ku jirta horta😂😂
@somalivevo4810
@somalivevo4810 4 жыл бұрын
m.kzfaq.info/get/bejne/p7ppe9Ci18Wpemg.html asc adan please waxan ka cod sanayaa inaad inad barnamijkn dhalinyarada hils ayeey ku jiran waa #tik tok waa illmanati tik tok fadlan barmijkan ayaa ka sugayna
@user-lp9vg8zx1y
@user-lp9vg8zx1y 4 жыл бұрын
Mahad sanid
@maxamedaxmedn6380
@maxamedaxmedn6380 4 жыл бұрын
Lkn horay waxaad u sheegtay in ey dileen maasooniyda
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 4 жыл бұрын
Maxamed Axmedn maan sooniyada..waxa qayb wayn Ka ah haayada Mossad waa Isla iyagii
@warrantoyahye9822
@warrantoyahye9822 4 жыл бұрын
Lkn katiin sixir ayuu kashtay baad oratay wuna sawabay geridisa
@villatechnology9133
@villatechnology9133 4 жыл бұрын
TRY AGAIN,THIS TIME WITH GOD
@mahamedahmed6172
@mahamedahmed6172 4 жыл бұрын
Asc Zxp aad bd u mahadsanthy bro Lkn bal xga taariikhda soomaalida noo soo badi Zxp
أخطر نصاب في العالم (يتلاعب بضحاياه مثل الدمى)
1:47:15
قرية العجائب | بدر العلوي
Рет қаралды 2,6 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4 МЛН
معركة مع القضاء الأمريكي | د.سامي العريان | 139
2:45:17
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 638 М.
Sababta Cajiibkee loo Diley Michael Jackson! Macluumaadyo Sir ah
37:56
Abraham Lincoln | Xoreeyihii Addoomuhu Ma Muslim Ayuu Ahaa?
17:07
What Was JFK's Funeral Really Like?
11:52
Grunge
Рет қаралды 180 М.
Dilaagii ugu halista badnaa ee ree Ciraaq hurdada u diidey 😱
37:27
Napoleon Bonaparte | Kalitaliskii Faransiiska.
19:41
Sahanka
Рет қаралды 82 М.
Malcolm X | Geesigii Shahiidka Ahaa
8:28
Sahanka
Рет қаралды 60 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН