JUWEERIYA JANNO ILEYSKA KUWII SHIDOW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

  Рет қаралды 131,214

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Eradi Ibarhiim Gadhle
Laxaankii cabdinasir maclin caydiid
Music by: Bulshawi Beatz
Voice records Eid deeq

Пікірлер: 201
@emmaabdi9466
@emmaabdi9466 Жыл бұрын
Ilayskaa kuwii shidoow abaal baan Kuu hayaa SNM Alow naxaristi jano ka waraabi 🫶😭💚🤍❤️🥺
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@asmayaasen638
@asmayaasen638 Жыл бұрын
Agoonta ninkii qadshoow inkaar baan kugu ogahy😢 best song
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 Жыл бұрын
Waxaad na xasuusisay halgankii al haw naxriist sahra axmed adiguna geesiyad cod wanaagsan baa tahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Somaliland way ina deeqaysa hadaan la’inoo kala abtirin ❤❤❤ ilahow dhulkeena ina deeqsi imaanku waaqali
@hanielmi7220
@hanielmi7220 Жыл бұрын
Heesta xaquuqdeeda siiya inay cusubyahay bay caruurta dambe moodayaane inay sahra Ahmed lahayd Alx yarxam waa heesihii ugu qiimaha badnaa ee qaranka loo qaaday ❤
@dalaiblob5073
@dalaiblob5073 10 ай бұрын
Shari inay lahayd ila kuwa gurguranaya og ciyalkan qadayan waa kuway u hesaysay marka wana dhiigeedi allayaraxmu guul SL
@abdirahmanhassan5435
@abdirahmanhassan5435 8 ай бұрын
@@dalaiblob5073anigu maalintay qadaysay marxuumad Sahra Ahmed Jamac ayan dhagaysanaya 1994 ayay ka qaday garoonka kubada cagta ee hargeisa . Lakin dad badan ma oga tarikhda heestan
@user-zx4gt5xc3f
@user-zx4gt5xc3f Жыл бұрын
Ubadka way deeqaysaa Haddaan loo kala abtirin”❤️
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
Hadal Afka kaso Baxo waxa uwngsan saliga nabiga scw❤❤😢
@xafsadahirladan
@xafsadahirladan Жыл бұрын
Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Eid wanagsan somaliland from somalia 🇸🇴 ❤❤
@emmaabdi9466
@emmaabdi9466 Жыл бұрын
❤❤🫶
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi Жыл бұрын
Juweria Janno you got it 🔥❤️ Happy 18 May to My Lander’s 🤍
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Qabiil doonymayno Kuligiin somaliland baan nahay❤❤
@niciimacilmi-4597
@niciimacilmi-4597 Жыл бұрын
Allow nabaadaad na siisy no siiyadi allow nabaadaad nugu manysaty no ilaali guul guul insha allaah 18may nabad qaab idam alle❤
@nimoabdillahielmi4281
@nimoabdillahielmi4281 Жыл бұрын
Allahuma ameen
@ahmethzerka3849
@ahmethzerka3849 Жыл бұрын
Aamin..
@amiincabdi7308
@amiincabdi7308 Жыл бұрын
Macalinka macalimiinta Bulshawi Beatz aka The Hitmaker & Juweeriya Janno, Waa la yaabay, Noolaada. 🎉🎉❤❤
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
amiincabdi7308 fanaaniintu wey heesayaan culimaduna quraankay akhiyayaan waa aduuyo
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Жыл бұрын
juweeriya jano 🎤💃🔥❤ ILAYSKAA KUWII SHIDOW ABAAL BAAN KUU HAYAA😥❤ dhasii SNM inaanu nahay sharaf bay noo tahay wlhy❤🌹😥🔥 alle haw naxariisto qabrigana haw nuuriyo dhamaan halyeeyadii ku naf waayey sidaynu farxadan ugu noolano 😥😥😥🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚♥️💭💚♥️💭
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 Жыл бұрын
Xasuustii Sahra Muj. Axmed Abokor😍 waaaw🎸naga soo sii daaya dee❤️
@skid-rs2eo
@skid-rs2eo Жыл бұрын
Xasuuustiii Eedo Sahra Ahmed Jaamac AHN halkeedii maad dhigin lasoo dhawayn xataa energy ga maad heeso cusub galisaan sanadkan heesihii hore dib u wada qaadeeen
@abdallahabdilahi
@abdallahabdilahi Жыл бұрын
Erayada ibraahim gadhle waxa heesta qaada sahra axmed. Heestani waxa ay ka mid tahay kuwa ugu qiimaha badan ee qaranka somaliland loo qaadey. Allaa yarxam kuwii ilayska shidooow
@ladnagurayo9442
@ladnagurayo9442 Ай бұрын
Tani hees way dhaftay ninki aqli leh umba fahmi kara❤
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 Жыл бұрын
Xusuustii sahara Ahmed jama Aun.
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 Жыл бұрын
Juweriya naagta fanku u shidinyhy sanadka ❤
@wayoaragosman
@wayoaragosman Жыл бұрын
Eid wanagsan somaliland waa malinti igu horayse anka maqnade alle hadayo
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Anney waa malinti 1aabd aan somaliland joogo 18-may inshaalah nabad ha nagu dhamyo❤
@hafsinatube9081
@hafsinatube9081 Жыл бұрын
Anna sido kle 😢 first time an ka maqnado wadnka allow barake dhulkena❤
@mohammedofficials
@mohammedofficials Жыл бұрын
@@ailover5719 amiiin amiin
@apdirizaknaik593
@apdirizaknaik593 Жыл бұрын
Xasuusti. Abwaanki wayna ibrahim gadhle
@hanajama2102
@hanajama2102 Жыл бұрын
Happy 18 may somaliand 💚 ❤ tomorrow
@madadaaloent.1924
@madadaaloent.1924 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto ibraahin gadhle - cabdinaasir macalin caydiid iyo mamo sahra axmed oo horey u qaaday. Bulshawi music fiican buu u sameeyey juweeriyana si top ah bay u qaaday happy 18 may dadkaygii all ❤️🤍💚 🔴⚪️🟢 🟥⬜️🟩 🇮🇷
@alisaed5286
@alisaed5286 Жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto Sahra Axmed Viva Republic Of SomaliLand Happy 18 May to the Nation
@mohammedwarsame7399
@mohammedwarsame7399 Жыл бұрын
Hees wey dhaaftey soomaaliland guul wllayaal
@maxamedsiciid9106
@maxamedsiciid9106 Жыл бұрын
Ustaadka marka ay noqoto musci lagaga daba dhufan. Bulshawi Beatz🎹🎻 Codka juwriya jano 🎤fanand qaran 💚🤍♥️💪🔥
@HibaqH-cn3ze
@HibaqH-cn3ze Жыл бұрын
My dadkayga Laga barayna Somaliland happy 18may💚🤍❤️🌏🫂💋💯🔐🌹♥️
@NimcaanAxmed-bq7iz
@NimcaanAxmed-bq7iz Жыл бұрын
Happy 18 my my sister juweriya jano alle haku sharfo Inta ka xun hana xaan
@axmedkayse3409
@axmedkayse3409 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ abwaan ibraahin gadhle alle ha unaxariisto isaga sameyay heesta sahar Ahmed way qaday iyadan alle ha unaxariisto
@fanaanaakhiradiisautudhay778
@fanaanaakhiradiisautudhay778 Жыл бұрын
AHUN XASUUSTII SAHRA AXMED JAAMAC
@asalcabdalsaciid-ki3ly
@asalcabdalsaciid-ki3ly Жыл бұрын
Ilayskaa kuii shidoiw abaal baan idiin hayaa 💚🤍❤️💚🤍❤️
@amalahmed6596
@amalahmed6596 Жыл бұрын
❤❤❤ Happy 18 May to All My Somalilanders from Canada 💚🤍❤️💚🤍❤️💥💥💥👏👏👏💚🤍❤️
@dahirabdi8151
@dahirabdi8151 Жыл бұрын
Wow cod ayey haysaa juwayriyo masha allah ❤❤ best song 🎵
@se1059
@se1059 Жыл бұрын
Happy 18th May to all Somalilanders around the world from UK❤
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 Жыл бұрын
Somaliland guul iyo gubanimo, midnimo, walaaltinimo, stick together. Proudly Somaliland ❤.
@afaycali
@afaycali Жыл бұрын
Juweeriya janno waa hibbo dhamays tiran. way ku raaxaysatay heestan runtii Hambalyo and happy 18 may.
@mustafehussein288
@mustafehussein288 2 ай бұрын
Ilayskaa kuwii shidoow, abaalbaan idiin hayaa inay tidhaa weeyi
@Horyaal61
@Horyaal61 2 ай бұрын
Heesta waxa qaaday sahra ahemd AHU
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 Жыл бұрын
Juweriya janno ❤
@kaldeeqmedia
@kaldeeqmedia Жыл бұрын
Indhaha Caalamka Somaliland beey indhaha ku haayaan ❤❤❤
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 4 ай бұрын
Great Juweiriya .
@ladnagurayo9442
@ladnagurayo9442 Ай бұрын
Ilayska kuwi shidow abal ayan ku haya❤❤🤍🤍💚💚
@yasminabdi139
@yasminabdi139 Жыл бұрын
Eid wngsan dhamaan dadkygi❤
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 6 ай бұрын
Juweiriya you are my star .
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 6 ай бұрын
What a STAR !!!!!!!!!!
@allaahbaaweynninkiaminaaaw1845
@allaahbaaweynninkiaminaaaw1845 Жыл бұрын
Happy 18 May My Dadkaygii Somaliland 💚 💬 ♥️ 💪🌹💕
@himilo3460
@himilo3460 2 ай бұрын
Ilayska kuwii shidoooo😢😢😢😢
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 Жыл бұрын
hamblyo hamblyo somaliland guuul insha allaah
@faadumokahie68
@faadumokahie68 2 ай бұрын
Heesta waxa iska leh Hooyo Aun Sahra Axmed Jaamac heesta xaquuqdeeda siiya
@Mr.Hoiwa123
@Mr.Hoiwa123 2 ай бұрын
Imika zxp cidina xuquuq isma siiso wall
@mowliitdeeq2748
@mowliitdeeq2748 Жыл бұрын
Wlh waan oyaa marna waan farxaa markaan heesaha qaranka dhagaystaba allow qaranka iyo calankaba ❤❤❤❤ noo ilaali
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 26 күн бұрын
Juweeriya jano waa madaxda hablaha somaliland
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 Жыл бұрын
Happy 18 may reer somaliland 🎉❤
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i Ай бұрын
Jaweeriyo waankaxumahay calanka in aad uheesto
@Araweelomoh
@Araweelomoh Ай бұрын
Oo mxad uga xunathy sow caleenkeedii Maha hadey uheesto adigay ku tala dee hadad ka xumato 💀🙄
@abdurahemmokhtar3969
@abdurahemmokhtar3969 Жыл бұрын
raaciya xusuusta fanaanadii hore ugu luuqaysayna Ahun Sahra Axmed Jaamac si aanay dadkan danbe u moodin hees cusub oo ay qaadday Juweriyi.
@nimcoali8588
@nimcoali8588 Жыл бұрын
Wlhi inay iyadu qaaday ban moodayay walal
@Mohametapthi
@Mohametapthi Жыл бұрын
Xadiis ileen maahee😁
@ayanyusuf9521
@ayanyusuf9521 Жыл бұрын
Ano isleh miyey cusubthy baan laxanka arky mise waxaa leh alle haw naxristo abdinasir m caydiid san xaqiiqsaday iny hees hore thy Mhdsnid wll
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 Жыл бұрын
Maansha alah Qurux fariid yar weeye walee.. Iblayskii kuwii kacshoow, abaal baan kuu haynaa, ilayskaa kuwii shidoow ducaan kugu og nahay.. Guul iyo gobonimo Somaliland ❤❤
@mohamedalihassan6724
@mohamedalihassan6724 Жыл бұрын
Somaliland Allow Dhowr Gabadhan Inay Cod Macaan Oo dagan leedahay yaa ila qaba
@aadancambe7079
@aadancambe7079 Жыл бұрын
Ereyadii: ibraahin gadhle musicgii Bulshaawi Beatz laxankii: Cabdinaasir macalin Caydiid illaahay ha u naxariistee🤲🤲🤲
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Жыл бұрын
2006 waxaa qaaday Sahra Axmed waa hees murti iyo midho leh
@aadancambe7079
@aadancambe7079 Жыл бұрын
@@user-ng7ct8hn7o aad iyo aad
@hanielmi7220
@hanielmi7220 Жыл бұрын
Sahra ahmed Allayarxam ayaa heesta leh
@hanielmi7220
@hanielmi7220 Жыл бұрын
@@user-ng7ct8hn7o marka wadanka lagu soo noqday ayey qaaday heesta garoonka timacade intii ogayd baa og ex hargaysa
@Saahidhirsi
@Saahidhirsi Жыл бұрын
Aun ibarahin gadhle
@gerogia890
@gerogia890 Жыл бұрын
Ilahay ha unaxristo abwaanki abwanada. Abwan cabdinasir macalin 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@Abcd-yn9xk
@Abcd-yn9xk 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢 waa run waihl
@fatumoabdifatushhabi1413
@fatumoabdifatushhabi1413 Жыл бұрын
Jah alla maxan su gaye hesta o hegan u aha❤mahadsanid waqal❤
@FAAD21
@FAAD21 Жыл бұрын
Somalia💙 Somaliland❤
@minursa02
@minursa02 Жыл бұрын
Djibouti💚 Somalia 🤍 Somaliland ❤️
@fadxxiiid1185
@fadxxiiid1185 Жыл бұрын
Happy 18 may🎉🎉🎉 reer somaliland
@ahmedibraahim6823
@ahmedibraahim6823 Жыл бұрын
Somaliland wada socotay🎉❤
@empireshow1
@empireshow1 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto abdinasir maacalin caydiid
@yusufmohamedade7646
@yusufmohamedade7646 Жыл бұрын
Original kii marxuunkaasaa qaaday dabadeed sahra Ahmed AHN ayaa la wareegtay labadadoodaba AHN aamiin
@user-mx8ov6bv4y
@user-mx8ov6bv4y Жыл бұрын
Guul guul Somaliland meel kastooy joogana waxaanu leenahay Happy 18 May
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 4 ай бұрын
What a setting . Sensational !!!!
@Nimco22queen
@Nimco22queen Жыл бұрын
Happy 18 may 💚🔲❤️ Somaliland ❤❤❤🎉
@mushtaaqfaysal9984
@mushtaaqfaysal9984 Жыл бұрын
Shukrn wll ❤
@barwaqoismail43
@barwaqoismail43 Жыл бұрын
My dhiiga
@kaareburburiye
@kaareburburiye Жыл бұрын
YSLAAM HEESTAN HABEENKII LOO DHIIBAYEY ,SAHRA AHMED WAAN OGAA WAANA HEESTII UGU DANBEESAY EE #CUSUB AY QAADO ILAAHAY HAW NAXARIISTO ,, SADEXDOODABA, IBRAAHIM GADHLE,,ABDINASIR MACALIN ,,IYO SAHRA AHMED
@Samirley124
@Samirley124 Жыл бұрын
Ilayska kuwii shidow abaal ban idin hayaAgoonta ninki qadshow inkaar baan kugu ofahay💚🤍❤️🦁🥺
@abdirashidmohamed5921
@abdirashidmohamed5921 11 ай бұрын
Ilayska kuwii shidow abaal ban ku hayaa❤
@ayaanqaali1884
@ayaanqaali1884 Жыл бұрын
Happy 18may Somaliland ✊🎥😍😍❤😘
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 6 ай бұрын
Waxaad Somaliland ugu jirtaa halkii Sahra Axmed Iyo Khadra Daahir Allah ha U naxariisto labadoodaba .
@iloveme730
@iloveme730 Жыл бұрын
Qabilku ma ficna somalia iyo Somalian waa walalo🥹🥹
@iissa7685
@iissa7685 Жыл бұрын
Agree
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Жыл бұрын
Irmaanatay hadhi gudhay ayaankayba igu simoo ubadka way deeqaysa hadaan loo kala abtirin❤
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 6 ай бұрын
Thank you Juweiriya.
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc Жыл бұрын
Xasuustii ahn Sahra axmed jaamac.
@MsRaaxeeye
@MsRaaxeeye Жыл бұрын
Eraydaa Ibraahim Gadhle AHUN Codkii Sahra Axmd Jaamac AHUN Laxankii iyo tumistii Cabdinaasir macalin Caydiid AHUN
@Geeljire3
@Geeljire3 Жыл бұрын
Hees aad u qiimo badan weeye, eryada waxa leh macallin Ibraahim Gadhle, hore na waxa u qaadday hooyo Sahra Axmed Jaamac, laxankana waxa leh Axmed Gacayte. “Aagaanka waxaan u culay Ibaha maandeeq ku yaal Irmaanaatay hashii gudhnayd Ayaankay baa igu simoo Ubadka way deeqaysaa Haddaan loo kala abtirin”
@amalnor
@amalnor Жыл бұрын
Heesta markii la sameeyay axmed gacayte muu noolayn walal alla hawnaxariisto sahra ahmed maalintii ugu horaysay ee 1993 hargeisa garoobka state waan daawanayay hubka dhigistii ciidanka qaranka Somaliland
@mustihaji97
@mustihaji97 Жыл бұрын
Heestii Sahra Axmed way ku xaartay tan yar😏😏😏
@Amin-rx2wl
@Amin-rx2wl Жыл бұрын
Machallah Somaliland guul inchallah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Жыл бұрын
🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Maash Allah tabarikalaha 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Somaliland. Happy 18 may 🎉 S N M 💡💡💡💡❣️❣️❣️❣️🙏🙏🙏🙏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@hanielmi7220
@hanielmi7220 Жыл бұрын
Xasuustii fanananadii waynayd ee SAHRA AXMED Allayarxam 😢
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@bukhariahmed6953
@bukhariahmed6953 Жыл бұрын
Heesta fanand weyn ayaa lahyd xaquuqdeeda ilaaliya fanaaniintii hore oo xuustii Sahara axmed ha ka tagina
@Mohametapthi
@Mohametapthi Жыл бұрын
Xadiis ileen maahee😁
@mishki2810
@mishki2810 Жыл бұрын
Bulshawi the legend 🫡🫡
@MohammedAhmed-bm2sg
@MohammedAhmed-bm2sg Жыл бұрын
🎉
@aadancambe7079
@aadancambe7079 Жыл бұрын
heestan oo kale lama sugee kasoo gaadhsiiya waan sugi la,ahay
@khadramuxumed6078
@khadramuxumed6078 Жыл бұрын
HaPpy 18may somaliland guuI 💚💚🗯❤❤👑
@user-jv2hw4px6w
@user-jv2hw4px6w Жыл бұрын
Weweww❤😊
@najaxcabdi5083
@najaxcabdi5083 Жыл бұрын
Ilaahy haw naxaristo Eedayad sahra Ahmed jamac 😢😢😢
@user-jo3gz7hu7o
@user-jo3gz7hu7o Жыл бұрын
Happy 18 may somaliland🎉🎉🎉
@MubarakIsmaiLSD
@MubarakIsmaiLSD 2 ай бұрын
Juweeriya Janno ❤❤
@thebosslady9776
@thebosslady9776 Жыл бұрын
Ilayskaa kuwii shidoow abaal ban ku hayaa 😢❤️
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Жыл бұрын
Happy 18 may 💚 🤍 ❤️ tomorrow in shaa Allah 💪🦁🫡💚🤍❤️
@user-yv3cx4ox5c
@user-yv3cx4ox5c 2 ай бұрын
Wlhy heeztan qurad u dhimanyza😢😢
@abdiraxmaan4354
@abdiraxmaan4354 Жыл бұрын
Maxad samaysay juweriya jano
@hanielmi7220
@hanielmi7220 Жыл бұрын
Ilayakaa kuwii shidoow SNM😢
JUWEERIYA JANNO Ileyska Kuwii Shidow Hees 2024.
5:57
MM Somali TV
Рет қаралды 17 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 8 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 207 МЛН
MUSTAFE DOLLAR  |  NAF BAAN SIISTAY CALANKEYGA  | 18 MAY
5:25
Mustafe Dollar
Рет қаралды 1,1 МЛН
ABDIKARIN ALI SHAH GUUDKAAN KAA HUWANAYAA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
7:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1 МЛН
JUWEERIYA JAANO - HOOYO HIBAAQ GOBAAD & JIMAACLE FAYSAL 2023
5:14
Waqal WStudío
Рет қаралды 355 М.
hees cusub oo loo sameyey snm.mpg
9:10
mohamed Abdi
Рет қаралды 1,4 МЛН
Somaliland, May 18 - Ileyska Kuwii shidoow- Sahra Ahmed
8:40
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 217 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Ilayskaa kuwii shidow abaalbaan kuu hayaa Sahra Axmed Jaamac
5:35
DAYAX BAND - DABAAL DAGA MAALINTIINA OFFCIAL MUSIC VIDEO  2024
6:11
Waqal WStudío
Рет қаралды 318 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 12 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,2 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 221 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,4 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25