Ka Guur Caadooyinka Xun Xun❗ - Kuna bedel Kuwo Wanaagsan✅

  Рет қаралды 1,092

QANUNI MEDIA

QANUNI MEDIA

3 ай бұрын

muqaal kaani wauxuu ku siin doonaa xooga isla xisaabsan nafeed ah sababtoo qof kastaahi wuxuu wajahayaa caqabadaha nolosha iyo isku dhec yaac dhanka wax qabadka ah. Haddaba si aad uga miro dhalisid dadaalka aad bixininaysid waa inaad dhamaysataa muuqaalkaa.
wuxuu ku saabsan yahay Buug Cajiib ah oo layiraah Atomic Habits.
Kanaalkana kusoo biir mahad sanid ‪@qanunimedia‬
• Ka Guur Caadooyinka Xu...

Пікірлер: 7
@haliimosiciid-re6et
@haliimosiciid-re6et 2 ай бұрын
Alla haka abaalmariyo ustaad❤
@maulidhussein846
@maulidhussein846 2 ай бұрын
Waad mahadsantahay wll waan kaafaiday🙏
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 2 ай бұрын
M.a guuleyso waan kusoo booqday adne isha ila soo mar🎉❤😂
@mohamedsugal2501
@mohamedsugal2501 2 ай бұрын
Mahadsanid Mudane
@user-np5ry9ss7h
@user-np5ry9ss7h 2 ай бұрын
Asc wall aniga cadadan iskadayn karin wa benta dhawr jerna wan kataka wayna igusolabata maxa igulatalin lahayd io inana go an adegna wa igu adegyahay
@qanunimedia
@qanunimedia 2 ай бұрын
Wcs wll wax walba waxay u baahan yihiin dadaal dheeri ah si ay mirodhal u noqdaan, waxaad naftaada u sheegtaa in beentu ka mid tahay calaamadaha munaafaqa. waxaana lagu galaa cadaabta alle qofka aad beenta u sheegaysidna si uusan kaaga caroon isweydii ma mudan yahay in aad dartiis Rabi SWT uga xanaajisid ama aad naar u gashid haddii uu mudan yahay beenta sii wad haddii kale iska jooji naftaadana runta u sheeg haba qaraaraatee, mahadsanid.
@maxamuudakasayid6059
@maxamuudakasayid6059 2 ай бұрын
Siigeysi hhhh
5 TILAABO // SIRTA GUUSHA // Atomic Habits P2 // @qanunimedia
8:37
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 75 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
089 | Hadhkii Madoobaa | Maxaa ka dhacaya Itoobiya?!
18:43
Sahan Podcast
Рет қаралды 14 М.
Shaqoyinka ugu adag yurub. Ha Qaban!
11:03
Abdi Vlogz
Рет қаралды 435
Sirta Aqoonta Academy-ga ah!! Waa muhiim in aad daawato hadii arday tahay.
15:54
#xakamee__naftaada  sidee laakisa???
7:15
Ahmed koffi 009
Рет қаралды 1,6 М.
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 75 МЛН