Ka Hor inta aadan jacaylkaagi hore ku laaban daawo muuqalkan....

  Рет қаралды 1,257

Lajecley Awil

Lajecley Awil

28 күн бұрын

Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com

Пікірлер: 31
@samiaahmed678
@samiaahmed678 26 күн бұрын
Qurux badaneey soo dhawoow 😊😊
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 26 күн бұрын
❤❤❤ apaayo
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 25 күн бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 25 күн бұрын
❤❤❤ my apaayo
@Kowsar15
@Kowsar15 26 күн бұрын
aad iyo aad abaayo💯🏃‍♀️
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 25 күн бұрын
❤❤❤
@FardoussaSahal-jy4kl
@FardoussaSahal-jy4kl 26 күн бұрын
Masha allah allaha ku barakeyo
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 26 күн бұрын
Nolow apaayo ❤️
@faadmamohamed7291
@faadmamohamed7291 25 күн бұрын
Masha Allah tabaaraka raxmaan abaayo well said wallahi
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 25 күн бұрын
Thanks xapiipti ❤❤❤❤
@user-ol7ny1ux4c
@user-ol7ny1ux4c 16 күн бұрын
Mashallah abayo allaha kuxifdiyo waxan kafaidey mawduc aan bahi uqabay❤🙏
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 15 күн бұрын
Allahuma ameen apaayo mahadsanid it means alot to me ❤❤
@user-gf2kk4le6c
@user-gf2kk4le6c 22 күн бұрын
Abaayo qaali wan ku salaamaya abaayo khar allaah ku siiyo
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 15 күн бұрын
Mahadsanid qaali ❤
@user-gf2kk4le6c
@user-gf2kk4le6c 22 күн бұрын
Kkkkkk
@user-hp9op4mh4y
@user-hp9op4mh4y 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 26 күн бұрын
❤❤❤
@HothanHapy
@HothanHapy 25 күн бұрын
Moshllh wll ilhy hku xiftiyo❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 25 күн бұрын
Ameen yaa Rabi dhamanteena Xabiibti ❤❤
@abuukarmacalinkaxasan8570
@abuukarmacalinkaxasan8570 25 күн бұрын
Xageen kaala sooo xidhiidhaa wllshay qaali
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 25 күн бұрын
Apoowe fb m.facebook.com/lajecley.cawilrani
@SaadaDjama-sq7do
@SaadaDjama-sq7do Күн бұрын
Huno waxaad igalaso xidhiidha lambarkaygan
@user-ve6jf6vk3m
@user-ve6jf6vk3m 24 күн бұрын
Wlhi quruxeeya beenta mahaa
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 15 күн бұрын
❤❤
@SaadaDjama-sq7do
@SaadaDjama-sq7do Күн бұрын
Huno anayy igu dhacday ee maxaan sameeyaa
@FardoussaSahal-jy4kl
@FardoussaSahal-jy4kl 26 күн бұрын
Wan ka faideystey wllo
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 26 күн бұрын
❤️❤️
@hidaayocabdullahi7021
@hidaayocabdullahi7021 25 күн бұрын
aniga markaa qofka jeclahy hdu soo laabto wan so dhaweyaa lkn qalbigeyga sidii hore ma ahaanaayo
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 25 күн бұрын
Naag adag ba tahay lkn waqtigaga ha iska lumin waa un qofkiii cml 🤣🤣🤣
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 26 күн бұрын
Lajecleeydena mahadsanid waxbadana ka faaidna weli ma daawan 😂😂😂
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 26 күн бұрын
😂😂😂 Nolow ❤❤
Sideen ku Joojin kara Maseerka? ( Qodobo muhiim ah )
19:30
Lajecley Cawil
Рет қаралды 846
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 68 МЛН
AAMUS // 7 WAQTI OO AAD UBAHAN TAHAY INAAA AAMUSTO👈
14:39
Lajecley Cawil
Рет қаралды 985
Qofka JECESHAHAY 6 daan Calamadood ka fiiri.....
13:29
Lajecley Cawil
Рет қаралды 1,2 М.
AAR GOOSIGA UGU WANAGSAN WAA AAMUSNAANTA 🤫
14:55
Lajecley Cawil
Рет қаралды 9 М.
Marka aad weyso Qofkaad Jecleed Sameey 6 daan Qodob...🤪👈
17:18
7 CAADO OO BADALAAYO NOLOSHADA..
19:54
Lajecley Cawil
Рет қаралды 766
Haka cabsanin dadka sida ay ku arkaan....
10:53
Lajecley Cawil
Рет қаралды 639
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 3,7 М.
WAA KAN JACAYLKAGA DHABTA AH 👈)
17:14
Lajecley Cawil
Рет қаралды 2,7 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН