kafi abdi oo afkisa ku cadeyey inu furiy xaskisa Hazal guur keda ku fashilmey

  Рет қаралды 7,738

CAJIIB TV

CAJIIB TV

5 ай бұрын

#Subscribe #Like_iisaar_Codsi
Walaal Channelkaan Waxaad Kala Socon Doontaan Barnaamijyo idiin Cajab Geliya Lasocod Wanaagsan

Пікірлер: 20
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 5 ай бұрын
Kan Waa doqon xoolo xayawaan ah
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 5 ай бұрын
Warya ogaden Hablaha waye sharfan adugu Reer Abtigayga magaca haaa ugu Ciyarin Duliyow
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 5 ай бұрын
Raganima reer aad ku dhaqato Kaama muuqdo
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 5 ай бұрын
Ninkaan gabar aan dad laheyn buu rabaa naagahana asagaa soo balan sadey si uu ugu bahdilo
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 ай бұрын
Caaq aan jacel waxaba ka aqoon hatii aad jacel wax kataqan gabar ku jecel baranki iyo naag madabawaden ee qalbigad u dhisilahayad jecelked bada qimanlahayad 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-te5rs1sk7n
@user-te5rs1sk7n 5 ай бұрын
☝☝☝☝☝☝☝
@user-lt8to2ku6g
@user-lt8to2ku6g 5 ай бұрын
Ninkan sidan inuuyahay marna umamaleyneyn walashey
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 ай бұрын
Adigu awalba gemma ma cayaarijirin gabadha maskiinta ah badnaagtan kubahdileysa xataa mataqanid macruufnimadii iyo walaal nimadii adiga iyo hazal idinkadhexeysey xata maqimanweydey🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@habibajamac9941
@habibajamac9941 5 ай бұрын
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@adenmohamud9421
@adenmohamud9421 5 ай бұрын
Waryaa kaafii saxibow gabadha waa walashaa oo kallee ee kadaa babligaa aad kulahadleyso ee aad kaga oohineyo wayo gabar weey kuladhalatay waana dhashay weeynaa kudhashay ee gabadhana waalalasha oo kallee weeyna kujeceshay ee inaa adeerow nabsii yuukuheliin ee kajoo
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 5 ай бұрын
kaafi live ka wuu.uga daray
@najma649
@najma649 5 ай бұрын
war gabadha maxaad udishay waxaaan maqli jiraynimanka ogaadeen gabdhaha wey garaacaan taas waa run
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 5 ай бұрын
Kan Waa Caaq.
@husseinnuur7567
@husseinnuur7567 5 ай бұрын
Kaafi maxuu guursadaa ayadaa siisey guurka ka hor waa laba doqomo ee social midia, ileen bigman iyo kooxdii isma dhaanto uga hor imaadeen qofkasta waa ogyahay
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 5 ай бұрын
Cwaryaa waxad tahay doqon gabdhah ku ciyaara jooji waxad wado
@adnanmill1111
@adnanmill1111 5 ай бұрын
Kaafi Waxaan kuugula talin lahaa liveka inaad iska dhaafto Sumcadaada maalin maalin ka dambeesaba hoos bay usii dhaceesaa runtii
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 5 ай бұрын
War sowkan caacoogii weeyna . Yaaaaahuuuuu
@user-uv3hp2lb5e
@user-uv3hp2lb5e 5 ай бұрын
Kafi waxatahay dameeri dhan raacady jacylna waxba kama taqaanid hasal ku nabsiday hadad katagtid
@najma649
@najma649 5 ай бұрын
sidaad ayaad gabdhaha ugu cayarto ayay kugu cayaarayaan
Black Diamond oo Hazal Ku Haysato Kaafi Abdi 😂😂😂
11:05
ismooq foosh group
Рет қаралды 15 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 45 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН
Haazaal oo Ku Dhegtay Kaafi Cabdi Si Lama Filaan Ah
9:16
Manaal Media
Рет қаралды 3,7 М.
CAHALANGE LAYAABLEH KAFI IYO HAZAL
15:42
Kafi Abdi
Рет қаралды 94 М.