Kaftanka Siyaasada 340 oo xiisa gaar ah leh.

  Рет қаралды 89,847

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Жыл бұрын

Kaftanka Siyaasada 340 oo xiisa gaar ah leh.

Пікірлер: 379
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Masha alaaaaah xafidullahi cali xarar Yasin ducal slm laaahi scw scw scw scw scw scw scw 🥰♥ ♥
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
CALI HARARE 🎤 IYO YASIN DUCALE 🎤 Salan sare Barnamijka Kaftanka Siyasadda Xalqadii {{ 340 }}Aad ✔️👍
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Mawliidka waan jeclaa Nabigayga hore Muxammad Carab xusuus ayaad i galiseen! Hadda Nabi, Diin iyo Ilaah midna ma lilhi Diin laawe aan Ilaah aqoon ayaan ahay
@aliabdielmiaae2031
@aliabdielmiaae2031 Жыл бұрын
He has no Instagram no Facebook no Twitter but he has 2 billion followers prophet Mohamed scw ❤️
@sacdasheikh2065
@sacdasheikh2065 Жыл бұрын
لبيك وسعديك يا نبي الله لبيك وسعديك يارسول الله والخير كل فيك ياسول الله Labeeyka waan ku ajiib nay yaarasuula alaah
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Жыл бұрын
Allahu Musali wasalim Calla Nabiyunaa Maxamed Nabigeenni Suubanaa waan Jecelnahay, waxaanse Xasuusinayaa Ragaas Meesha kushirsan, Nabi Maxamed Waligiis Masheegin, Mana dhihin Mawliid hala ii dhiigo, waxaase Sugan in Nabiga scw Saligiisa labadiyo, scw💟 Wbtfq
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 Жыл бұрын
Doorasho isku sidkan waa qorsho cajiib ah subxanallah. Iskusidkan.2 legend mashaa Allah .you guys certainly very funny and we love the topic mashaa Allah. May Allah almighty Bless you and protect you both.
@rahmamohamed4356
@rahmamohamed4356 Жыл бұрын
Yes Yes Two legends ❤ Ali & Yaasiin 👋 Soo duceeyaa dhamaantiin🙏💗
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 Жыл бұрын
Salalhu caleyh waslim udgonow xabibki allow naxrisnabd galyokirkisa ha ahto scw scw scw ❤️ scw ❤️ scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mahadguray4241
@mahadguray4241 Жыл бұрын
Soo dhawaad asxaabta Sheekooyinkaa yaryar ee aad ku soo dhex dartaan sxbayaaal noo soo badiya bilaa caleeg
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 Жыл бұрын
Thank you so much ali harere and yasiina 👍👍👍💯💯💯💯✌️✌️✌️👌👌👌
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@sahalosman9811
@sahalosman9811 Жыл бұрын
Yasin kulahaa TUUGO REER XAMAR AH 😂😂 Wlhi shahi baan tufay 😅
@ibrahimgacal8931
@ibrahimgacal8931 Жыл бұрын
Yaasiinoow sxbkaa intuu geeyay badda gobalka shabellaha dhaxe waa ceel macaan waa warshiikh waa cadale intaba waa hirshabelle caliyow meeshaas bal dib ugu noqo waad mahad santihiin
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
Aan ku salino❤❤❤❤❤❤❤❤ #NEBIGEENA_SUBAN_SSSS__CCCC__WWWW❤❤❤❤❤❤ ان لله وملاكته يصلون علي نبي يا ايها لدين امنو صلو عليه وسلمو تسلما❤❤❤❤ احبك يا خير خلق لله ❤❤❤❤❤❤❤%💯
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw
@noorabdi6061
@noorabdi6061 Жыл бұрын
Cali xaraare muqdisho soo mowlidka lagu dhigaayo Shiiq somow haku soo dhaweeyo wasiir robow labada shiiq ayaa yaa tansulay xagga mowlidka
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 Жыл бұрын
Best Somali show 👍👏🏽. Saying hi from Dhagaxbuur
@mahdiali2695
@mahdiali2695 Жыл бұрын
War axmaarka my munaafaq idinka MAGACA DDS wato
@garaad.m.qaalib767
@garaad.m.qaalib767 Жыл бұрын
waanku faraxsanahay inaan wali daawanayo barmaamujkana oo aan ku soo biiray daawashadiisa 2018 dabayaaqadiisii.daadihiyeyaashana aad baan ugu mahadnaqayaa
@asheekh15
@asheekh15 Жыл бұрын
Nebiga❤SCW❤ waanujecelnahay❤ laakiin sunada nebiga ❤SCW ❤iyo qur'aanka midna meel aykagatalo inebiga ❤CSW❤ oo xuskiisa sameyey ama meel uu ku ogoladay inlasameyo ama khulufa'urashidiin tii meel aykusameyen majirto markas dadku koley dedaalbay wadaan laakiin intay bidco samayn lahayeen waxaafiican inay bartaan taariikhdii nebiga ❤SCW❤ Ama SIIRADII ❤NEBIGA❤ SCW❤
@sacdasheikh2065
@sacdasheikh2065 Жыл бұрын
Mahlaah waan soo dha weey neeynaa reer mini sooto in ay shaacinayaan dhalashadii moowliidka nabiga SCW
@user-mustafa290
@user-mustafa290 Жыл бұрын
Hhhhhhhh general Cali Wale inaad general tahay kulaha funny 🤣 yaasin ducaale
@khadarabdullahi3005
@khadarabdullahi3005 Жыл бұрын
Anoo shaqaynaya ayaan daawada barnaamijka caawa wan yaabana xagay qabteenbaan islaha labadii adke
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Subxanallah xasan shire abgaal 7 million dollar buu kadhacey habrihii masakinta caanaha gadayey ee puntland inkaari kugu dhacdey kansar kugu dhacyey iidamalah
@saedtom3839
@saedtom3839 Жыл бұрын
General ali the best officer I never seen before,we need that general ali thanks
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
XABIIBKENA NABI MUHAMMAD SALALAAHU CALEHI WASALAM ❤️ SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@Fatima-bt5pt
@Fatima-bt5pt Жыл бұрын
Ali, I love your sense of humor! Wallahi you made me laugh!
@madobeyaremadobe9818
@madobeyaremadobe9818 Жыл бұрын
Arinkaas waa qalad
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 Жыл бұрын
Fatima I love your sense of humour and your comments.
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Жыл бұрын
Ac Ali hare & yasiin ducale Manta barnamijku wa qosol & fani Sida kuwada
@somcaafimaad7009
@somcaafimaad7009 Жыл бұрын
Maashallah warar sugan
@suweyssheikhdon3057
@suweyssheikhdon3057 Жыл бұрын
Ali Harare wallaahi you so funny Allah ha ku xafido
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah waa xarti sheekh Maxamed Rabiic
@mehadifarahabdi7133
@mehadifarahabdi7133 Жыл бұрын
walhi waad iga qosliseen aabaheey baadan aqoon iyo haddii aadan daawada ilkaha qaadan ilkaha lagaa daadin nasiib baad leedahay ayaa iigu daran 😂😂😂
@raydalmartin4458
@raydalmartin4458 Жыл бұрын
Masha allah 👏
@fadumoaxmad1616
@fadumoaxmad1616 Жыл бұрын
استغفر الله العظيم واتوب إليه إيش من حفله وقزعبلاد قالو حفلة نبي قالو ربي هدي الاومة الإسلام والمسلمين اجمعين يارب العالمين ويجعل شملهم على الحق والدليل ويثبتنا الله واياهم.
@madeyedow9404
@madeyedow9404 Жыл бұрын
General ali io yaasin wan idin salaamey
@sahalade4245
@sahalade4245 Жыл бұрын
Masha Allah Labo legend sln sare
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah Ali Harare iyo Yaasin Ducaale 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@eng-kaddaa
@eng-kaddaa Жыл бұрын
Thanks somali American tv
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb Жыл бұрын
Mashallah
@mohamedaden8748
@mohamedaden8748 Жыл бұрын
Hi Sir Ali Science tidbits ( two parts ) . Adrenaline , Dopamine and TikTok Adrenaline is a hormone released by the Adernal glands of our body . To some extent , it is beneficial at low dose in times of danger or fear ( fear hormone) . But persistent surges of this hormone in your body can play havoc with your body systems . It s an anger hormone too that results in temporary insanity or road rage . It's effect on your body ca last up to one hour after an Adrenaline rush . Also , Dopoamine ( a feel good hormone) is released at the end of Adrenaline's shift . Both bring about the high and the low like any drug . Yes and both are addictive . Next , will connect this to social media particularly that city named TikTok.
@daganebaraki8459
@daganebaraki8459 Жыл бұрын
Haya tartib
@deeqoadan7439
@deeqoadan7439 Жыл бұрын
Mashaallah ❤
@somediscovery5988
@somediscovery5988 Жыл бұрын
Sallalahu calayhi wasalim🥰🥰😍
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 Жыл бұрын
Salaam sare Ali Harare iyo yaasiin aad baad u mahad santihiin
@ahmedabduwahab3515
@ahmedabduwahab3515 Жыл бұрын
allaahumma salli wasallim wabaarik calyhi
@hassanisaacadan2295
@hassanisaacadan2295 Жыл бұрын
Yes two legends 🙌
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
عليه افضل صلاة وسلام
@munahussein9687
@munahussein9687 Жыл бұрын
Masha Allah salan sare
@mohamedwarsame2220
@mohamedwarsame2220 Жыл бұрын
yaasiin saxib cali hareere cabsi cabsi waaye
@user-mustafa290
@user-mustafa290 Жыл бұрын
Something wrong please bilawga barnaamijka waxba ka qaldan bidco iskuma anan ogeyn
@asmaryare2590
@asmaryare2590 Жыл бұрын
Two legends wan idin slmy
@ahmedmohamed-zc7mm
@ahmedmohamed-zc7mm Жыл бұрын
Kuwani waa mushrikiin Rasulka SCW weyku xad gulbenkian wana khawano waa uun kirismiski oo kale
@user-mustafa290
@user-mustafa290 Жыл бұрын
Thanks bro hada ayan fahmay
@banaadirmedianetworktv8437
@banaadirmedianetworktv8437 Жыл бұрын
Arjaantu reemiyi ayay u badanyihiin kullahaa😂😂😂😂
@MK-ds2lb
@MK-ds2lb Жыл бұрын
Best show
@muuseadan2294
@muuseadan2294 Жыл бұрын
m.allah hmblyo hmblyo dhalashada nebi muxamed SCW
@abdiabdirahim6577
@abdiabdirahim6577 Жыл бұрын
Thanks ali and Yassin
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 Жыл бұрын
"TUUGO REER XAMAR AH".Yaasiin.
@looliye
@looliye Жыл бұрын
So funny
@husenmaalin381
@husenmaalin381 Жыл бұрын
Rag waxbartay waan inid slmy ali and Yaasiin
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 Жыл бұрын
Yasiin caaawa waa soo libistay
@rahmamohamed4356
@rahmamohamed4356 Жыл бұрын
😂🤣😂🤣🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣.......😅 🤣😂🤣👏👏👏👏Thank you guys so much 🌹👏👏👏
@ismacade1648
@ismacade1648 Жыл бұрын
Ali hirshabeele badaweey ledahay away cadale away warshiiq Ali kajawaab
@axmedwaaberi1193
@axmedwaaberi1193 Жыл бұрын
I am first wlhi waanba gaadaayay
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Жыл бұрын
Waa runta general cali.
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb Жыл бұрын
Scw
@malinmogdi2418
@malinmogdi2418 Жыл бұрын
Asc "bahda siyaasada"
@mukhtarhosh6519
@mukhtarhosh6519 Жыл бұрын
Mahadsanidiin.
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Subxanallah subxanallah subxanallah. Kuwan waa shirki iyo isdhex gan badan. Nebi muxamed صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم. ❤❤❤❤❤. Malinkasta waa in lagu saliya sacad kasta waa in lagu saliyaa. Aligii nebi muxamed صلى الله عليه وسلم noo sheegay ❤ee ahaa. Allahu masali calaa maxamadi wacalaa aali maxamadin kamaa salayta calaa ibrahiima waclaa aali ibraahiima inaka xamiidun majiidun wa baarig calaa muxamadin ❤❤❤wacalaa aali muxamadin ❤ ❤❤kamaa baarig calaa ibraahiima❤❤❤wa calaa ibraahiima inaka xamiidun majiid ❤❤❤🤲🤲🤲☪️islam hadaan nahay soomaaliyey waxna haku darina waxna haka dhimina siduu nebi muxamed صلى الله عليه وسلم shegtay isagu oo ii xusa yiri صلى الله عليه وسلم Scwscwscwscwscwscwscwscw Scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw Scwscwscwscwscwscwscwscw Scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw Scwscwscwscwscwscwscwscw Scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw Scwscwscwscwscwscwscwscw Scwscwscwscwscwscwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@omarsharif015
@omarsharif015 Жыл бұрын
Maa shaa allah.waan idin salaamayaa bahda kaftan Ka .Allahuma Salli wasalim wabarik cala nabiyuna muxamad wacala aalihi wasAxbihi wasalim tasliman kathiran
@maxamedaxmed2308
@maxamedaxmed2308 Жыл бұрын
Wixii aanu nabigu samayn dadkana aanu odhan sameeya iskadayntoda ayaa khayrle nabiga Ku saliya SCw scw
@abdifataxabdilaahishabeel1664
@abdifataxabdilaahishabeel1664 Жыл бұрын
Xasan shire abgaal axmed karaash baa hore u casiley
@omarmohamud4089
@omarmohamud4089 Жыл бұрын
WAA BIDCO CAD BIDCO IYO WAXAAN DIINTA KU SUGNEEN HA GAAFINA WAA IGA CODSI WELIBA ANOO IDIN KU XIRAN ILAA 34 markuu maraayay
@zakariaali8125
@zakariaali8125 Жыл бұрын
Walal waxaan jeclaan lahaa adoo raali ah meesha ay bidco kunoqotay in mowliid ladhigo adoo raali ah
@2plus2equals59
@2plus2equals59 Жыл бұрын
*NABI MUXAMED CSW XAFLAD UMA BAAHNA EE DUCUU U BAAHANYAHAY*
@cartansalaad2204
@cartansalaad2204 Жыл бұрын
Ar maantey ugu dareed
@shaaficiaxmed5660
@shaaficiaxmed5660 Жыл бұрын
Ina gumed kasta soo gabadh qurux badan muu gursan
@ysfdhr4680
@ysfdhr4680 Жыл бұрын
Wahaabiyada Nacayb nabiga ka buuxa mowlidka waan qabanynaa waan tagaynaa waan dabaal dagaynaa sakiin liqa
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Hhhhh alaa cali halkuu ka keenaa sheekooyin kaas wax ku ool kaa masha Allah
@gacalahmed6858
@gacalahmed6858 Жыл бұрын
Aliyow waxaan ubahanahay Shanta somali
@mohamedabdulkadir7595
@mohamedabdulkadir7595 Жыл бұрын
Ascwb Caiiyow (Hirshabeele ) bad wey leedahey ee Geography ku noqo thks.
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 Жыл бұрын
Scw Maxey khuraafad isu keenen, asxaabtii nabiga soogaadhey cidkajecley majirin iyagaa dhigilaha, ee sunadiisa iyo jidkiisa bilaa muranka ayaa dadka kabadan qofkaazana liibaney csw
@maxamudaxmed4676
@maxamudaxmed4676 Жыл бұрын
Dani waa goorma xiliguu wax kala baranayo waa xili laga shaqaystaye
@mjama2264
@mjama2264 Жыл бұрын
Ali Harare Iyo Yaasiin Ducaale.....Xumaantii Somaalida Puntland, Somaliland etc.... ayaad ka hadashaan,,,Tii Somalida Minnesota 47 ka qof lagu xidhay oo aad ku dhex nooshihiin oo news ka meel walba laga arkay kamaad hadlin... ma reerkiina inadeer ma "reer maclin Quwax" ba... bal naga dhaadhici sababta aad usoo hadal qaadin waydeen arintaa. Salaam.
@sadiikhassan2456
@sadiikhassan2456 Жыл бұрын
Ceel macaan ayeey ka bilaa bataa
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Жыл бұрын
Warsheikh, Middle Shabelle, #Hirshabelle State.The coastal town famed for its beaches and Sufism history has become the latest attraction for Mogadishu resident being only 59km from the capital of Somalia.
@abdulgaarcad9084
@abdulgaarcad9084 Жыл бұрын
Caliyoow maanta labiska waa kaa khaldan yahay, funaanad sport ah iyo tie isma raacaan. Fashion Police-ka ayaa ku qaban doona.😃
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Kkk
@myusuf951
@myusuf951 Жыл бұрын
Indhaha si fican u fur
@abdulahimahmud7583
@abdulahimahmud7583 Жыл бұрын
Hirshebelle oo bad laheyn ku laha ileen marka dhulkaga waliga dhaafin waa sidaan okale hirshebelle waa gobolka ugu bada dheer ee inta hadlin kahor iska tifatir oraahda
@roadahmed766
@roadahmed766 Жыл бұрын
Waaw
@muawiyemuawiye1126
@muawiyemuawiye1126 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@shaaficiaxmed5660
@shaaficiaxmed5660 Жыл бұрын
War janaral cali hye
@abdisalamabdule899
@abdisalamabdule899 Жыл бұрын
Laaluushka aad fahad ka qaadateen sii socon meyso macawisleey waa Mujaahidiin
@gutalehashi8860
@gutalehashi8860 Жыл бұрын
Muuse Biixi waa askari hore oo Siyaad Barre tababaray kursigana sifudud ugakicimaayo ilaa uu kadhergo ee haloodaayo.Muuse Biixi iyo kursigu way iskusidkanyihiin.
@sabs3875
@sabs3875 Жыл бұрын
Xaflada nabiga scw loo dhigo waa danbi baan maqlay
@maxamedcabdisalaam9814
@maxamedcabdisalaam9814 Жыл бұрын
Wax balaayo wax ku shubtay baad tahay
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 Жыл бұрын
Waa sheeko bidco, rag kuqadhaabto ayaa sameystey
@maxamedcabdisalaam9814
@maxamedcabdisalaam9814 Жыл бұрын
Diinta inaad barato isku day iimaanka ayaa lagaa xumeeyay qolo ayaa lacag kaa siisatay ban umalayne
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 Жыл бұрын
Xoolaa lagu cunaa waa SHAQO. Nabiga scw scw scw amaantiisa hadh iyo habeenba la amaanayaa lagu saliyayaa scw scw scw.
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 Жыл бұрын
@@maxamedcabdisalaam9814 asxaabtii cid kajecleyd mqjirin iyana madhigin xaflado , saiga nabigee bilaa murnka ah iyo sunadiisa bilaa muranka ah ayaa kabadan iyadiibaa laga gayooney ninkii raacana liibaney kii bidco camal kadhigtaan hoogey, maxaa waxey meeley katimi oo bidcaa kugu dhejiyey
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 Жыл бұрын
Walhi ali harer qosalki naga dhameysay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdurashidhajiabdurrahman8651
@abdurashidhajiabdurrahman8651 Жыл бұрын
Kkkk wlhi caliyow arinka gabadha ee tiri ninkeygii baa igu yiri waan kusodhigi.Ayaan galabta uqoray aaway kuwii kuladhashay inanta soo dad madhalin anigu waaba yaabanahay waa in meesha uu joogo madaxa loogu sootoogtaa
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 Жыл бұрын
Ha iska hilmaamin Safa beauty iyo Nepp!!
@safiaissa5917
@safiaissa5917 Жыл бұрын
Su aal xiligii nabia scw ilaa xiligii asaxaabta mala sameeyn jirey misee waa intii ka Dan beeysey
@mohamedqaasin7328
@mohamedqaasin7328 Жыл бұрын
Yasin ducale timo miyoow soo beertay mise waa dawa madoobeeyse 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@salebanomar76
@salebanomar76 Жыл бұрын
MAASHAA ALAAH WAA CULUMADII DIINKA IYO AXADIISTA NA BARAY NM CSW MA JECLO QAWARIJTA WAHABIGA ILAAH HA NAGA QABTO WAHABI QAWARIJ GUUL AHULU SUNA WAL JAMEECA SUUFI
@crisaaq3877
@crisaaq3877 Жыл бұрын
Asc cali harare mawliidku waa goorma
@abdipp595
@abdipp595 Жыл бұрын
Yasiin waa ifa qosliyey Tuug reer xamara kullah
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 Жыл бұрын
Cali mowliid in lacag la iskaqaaraamo oo meel lagu kireeyo oo loodabaal dago Suubanihii dhalashadiisa salalaahu caleyhi wasalam meel ay diinta kaga jirto lamahayo markuu noolaana ma dhihin ha la ii dabaaldago waa uun wax Nabigii kadambeeyey subxaanallaah
@malinmogdi2418
@malinmogdi2418 Жыл бұрын
Asc bahda culimada"
@canabmohamed6213
@canabmohamed6213 Жыл бұрын
Mantana farbaan.may.dhaya ha ifadhiyo geelu ayey noqotey dorashadi
Kaftanka Siyaasada 335 oo aad u xiisa badan
42:12
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 68 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 34 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4 МЛН
kaftanka Siyaasada 342 oo aad u xiisa badan
54:15
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 89 М.
New Muqdisho 'Muqdishada cusub wax ka ogow Caasimada Soomaaliya
19:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 251 М.
kaftanka Siyaasada 341 oo aad u xiisa badan
46:01
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 82 М.
Kaftanka Siyaasadda 420 oo aad u xiiso badan.
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 80 М.
kaftanka siyaasada cali xaraare 25 10 2016
34:53
Kalsan TV
Рет қаралды 594
Kaftanka Siyaasada 336 oo aad u xiisa badan
43:36
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 64 М.
Kaftanka Siyaasadda 396 oo aad u xiiso badan
55:40
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 63 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 34 МЛН