Kaftanka Siyaasadda 196 oo aad u xiiso badan todobaadkani

  Рет қаралды 82,374

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

4 жыл бұрын

Kaftanka Siyaasadda 196 oo aad u xiiso badan todobaadkani

Пікірлер: 354
@hassanmahamud5411
@hassanmahamud5411 4 жыл бұрын
Anaa ugu horeeya caawa plz like isaara Hadaad awoodaan inta iga danbaysa
@ikranmohmeed1444
@ikranmohmeed1444 4 жыл бұрын
🤩
@maxamedjaamac4682
@maxamedjaamac4682 4 жыл бұрын
mashxaradda iyo alalaas bsy wasiir ku tahay
@reermiyi1fi
@reermiyi1fi 4 жыл бұрын
hassan mahamud Adaa u horeeya baryada wllo i kaalmeeya
@xoogagawadaniyiinta3414
@xoogagawadaniyiinta3414 4 жыл бұрын
Masha Allah
@ahmedjamal7309
@ahmedjamal7309 4 жыл бұрын
Cali xaraara wuxu sheegayo waa run dhabiiyaco afka kafaantaa suaasha waxa weeye dhabiiyaco majeerteen taariiq malaha maxay kafanaan wayaab nin raganimo lahayn dadkii tariiqda lahaa way ka xishoodaan marku leeyahay caydiid waa naagihii darood waxaas buu ku arkey caydiid 50sanno kalkacyo ka qabsadey putland majeerteen marna mareexaan majecla marna way jecelyihiin Markey guska hawiye oo galo waxay geesigii daroodoow hanaloo soo gurmado kalkacyo yaa uqabtey mareexaan ilaa ragu kala xiniiyo wayn iyo raganimo kkkkk caydiid wagaas yuu yiri mareexaan darood ma aha waxa lagu yiri mareexaan kab lalax ma aha waa sade darood Marka Suu yiri ilaa raganimadooda layaabey iyo geesinomaada kkkk caydiid yaa kala bartey darood asc
@luulali3070
@luulali3070 4 жыл бұрын
Ali waa run sheeg.❤️👈 Run.sheeg.ilahay uun baa jeceel 👌
@saladxayircaynanshe8356
@saladxayircaynanshe8356 4 жыл бұрын
Ali haraar iyo yasiin waa dadaalayaan garabkiina runtu qaraaraa dadbaa ka gubanaya runta sida shaydaanka viva Somaliwayn 🗝️🗝️🗝️🗝️inta somaliwayn like saara
@ahmedmohamudahmedsomali5066
@ahmedmohamudahmedsomali5066 4 жыл бұрын
Masha allah cali xaaraare xaqiiqbad kuhadasha had iyo goor
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Islaantaan wasirka ciyaaraa waaba jaahilid caadiya ah ku laha wasaarada cafiimada noomey shegein in cudurkaasi ka dilaacey somalia ma ogaa in cuudrka ka yami chine oo la baadho qof kasta oo soo galaa wadanka sida baa lagu ogaanya qofka dibada inooga keenyaa.
@saladxayircaynanshe8356
@saladxayircaynanshe8356 4 жыл бұрын
Keliya islaanta maaha siyaasiyiinta somalida ayaa SaaS u badan bro
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman 4 жыл бұрын
waxaan daawadey 196 xalqadood iyo barnaamijo kaloo googoosa fara badan oo cali xaraare diyaariyey marka waaxaan sugayaa dabaal dega 200 aad ee kaftanka siyaasada
@abdiwahab77
@abdiwahab77 4 жыл бұрын
Thank you so much mr harare and mr du,ale for your truth services for somali nation
@aminaelmi8583
@aminaelmi8583 4 жыл бұрын
Thanks u for watching our video
@abdikadirali7599
@abdikadirali7599 4 жыл бұрын
I just love them for real Mashaallah Alhamdulilah
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 жыл бұрын
woow cali xaraare iyo yaasiin ducaale maanta waxaa udhameesen reerihii aad kasoo jeedeen ee beesha warsangeli ee rer maakhir wakaa cali xaraare iyo yaasiin ducaale ma aha qabiil waa somali sidaa baa larabaa ishii buktaay ku bikaacso viva cali xarare iyo yaasiin ducaale iyo kaftanka siyaasada
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 4 жыл бұрын
اللهم ألف بين قلوب الشعب الصومالي وحكامها واقالمها ووزراءها اللهم اميين يارب
@aminaelmi8583
@aminaelmi8583 4 жыл бұрын
Fatima zaqadhi 🥰
@user-bc2ir5ix2r
@user-bc2ir5ix2r 4 жыл бұрын
اللهم امين
@halasports6007
@halasports6007 4 жыл бұрын
Fatima zaqadhi aamiin ukhtah
@orionodin368
@orionodin368 2 жыл бұрын
I dont mean to be so off topic but does anyone know a way to log back into an Instagram account? I was dumb lost the password. I appreciate any help you can give me
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 4 жыл бұрын
Wariye cali xaraare iyo yasin ducale well done 👍 and thnk you so much 👈
@aligaabfahiye7444
@aligaabfahiye7444 4 жыл бұрын
Aad baan kuu salaamayaa cali xaraare waa kaftan run ah
@maryamadirie6983
@maryamadirie6983 4 жыл бұрын
Mashaa Allah tabaaraka Allah
@Wadani924
@Wadani924 4 жыл бұрын
Wallaahi Ali Harare waa funny 😂😂 Yaasiinna waa ciyaalka xaafadda kulahayaa xataa Shabaab waa Alla sunna 😂✌️👏🇸🇴
@mahadguray4241
@mahadguray4241 4 жыл бұрын
Macalimiinta siyaasada iyo waxyaabaha kaa dahsoon Cali xaraare iyo yaasiin waxaan ka cadsanayaa inay barmaamijka danbe ku soo daraan samafale c/maalig muuse coldoon oo si xaqdara ah ugu xidhan jeelka magaalada hargaysa ninkaa in xaqdaradaa laga sii daayo bulshada meel buu ugu jiraaye
@munaahmed1164
@munaahmed1164 4 жыл бұрын
Masha allah cali iyo yaasin alla khayr ha idinku bedlo waa barmaamush aad u xisa badan
@noloshamaanta
@noloshamaanta 4 жыл бұрын
Siyaasadda degaanada waan ku wareeray anniga
@cadnanmumin5928
@cadnanmumin5928 4 жыл бұрын
Waaa sanadkii 3 aad oon ku tixanahay barnaamijkan kaftanka siyaadada 👍👍👍
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 4 жыл бұрын
Sxb caliyaw samafale c/maalik muuse coldoon ku soo qaad barmaamij kasta
@ahmedjamal7309
@ahmedjamal7309 4 жыл бұрын
Dhabiiyaco raganimo malaha caydiid yaa yiri naagihii darood dhabiiyaco caydiid yaa kala bartey darood dhabiiyaco wuxu yiri waa naagihii darood majeerteen raganimo malaha Markey xabad yeerto caalamka uyeertaan nina waa nin hooyadii hadii lagu AK kufsanayo xiniiyihiisa la soo baxaa nin sida majeerteen dhabiiyaco hooyadii hadii lakufsanayo xiniiyo sheegeysaaye raali buu ka yahay kkk wayaab raganimo waa loo dhashaa afka lagama aha majeerteen dhabiiyaco 15 Sanno dhulkoodii xoog looga haystaa hablahooda suuqa somaliland lagu kala kataa sidi arigii lagu tuu tuujiyaa Marka dad nocaas wax kasheegayaa waxa layiri naagta ninkii sifiican uwaso ma iloowdo dhabiiyaco gus carabaha waxay ku jecladeen ma aqaan taas daba gal ku samayno yey noqon nacalatulaah waxa layiri qof dumar ah masaajidka imaan ma ku noqon karaa suaasha waa maya majeerteen dhabiiyaco waa nocaas ilaahey igama dhigin alxamdulilaah uuuf aqash nacalatulaah
@abdikarimwaddani2068
@abdikarimwaddani2068 4 жыл бұрын
Ali Xaraare iyo Yaasin waad salaamantihiin, sida aad runta usheegtaan, irinta Wasiirad Khadiijo waxaad moodaa in aan isku si uga hadalnay. Tan dhanka Puntland ee kufsigga, kaluun ayaa saa id looga cunnaa baa layiri! taas ayaa ugu wacaan baan u maleynayaa kufsiga xad dhaafka ah. Allaah waclam.
@meimunamohammed3158
@meimunamohammed3158 4 жыл бұрын
As usual a great program
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 4 жыл бұрын
Rag rag dhalay bartii loo baahnaa baad dhigteen cali + yaasiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 4 жыл бұрын
#Ali_Harare & #Yaasiin_Ducale Waan Idin Taageeraa Khaasatan Barmaamujkiinan Kaftanka Siyaasada Sanadan Ugu Danbaysay Aad Ayaad U Qurxiseeen
@malyuundhoore2013
@malyuundhoore2013 4 жыл бұрын
Run ay u sheektay dhaqan xumadooda waa in ay wax iska waxaan viva Wasiirad Khadiijo 👌😂😂😍👏🏼
@shushushamsa6020
@shushushamsa6020 4 жыл бұрын
Labadiina waa idin salaamey
@ashajimale2265
@ashajimale2265 4 жыл бұрын
Asc mansha Allah Thanks Ali iyo Yassiin🌺❤️❤️💖💝🇸🇴🌺
@mohamedali-kh7pd
@mohamedali-kh7pd 4 жыл бұрын
alshabab ahlu suna mahan ee wa khwarijtii nabigu ladagalamay
@mabdirazaq8265
@mabdirazaq8265 4 жыл бұрын
Thanks mudane
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 жыл бұрын
Qadiijo Shaqada halaga Cayriyo. Waaa Habar Edeb daran👈
@mubarikjamal5383
@mubarikjamal5383 4 жыл бұрын
Mcha allh go forward harare run waxan aad kuugu hambalyeeynayaa sida wngzn ee aad runta usoo bandhigto
@Glydh
@Glydh 4 жыл бұрын
Qoor qoor waa hambalyo shaqada. Ilaahey kuu fududeeyo guul ayaan kuu rajeynayaa w towfiq
@hassanmohamed5472
@hassanmohamed5472 4 жыл бұрын
Deni dayuus soomaaliya horey usocotey imaaraat ushaqeey waa laguu soo socdaa
@isfahamkaumada9639
@isfahamkaumada9639 4 жыл бұрын
Mashallah
@abdirizaaqhonda3930
@abdirizaaqhonda3930 4 жыл бұрын
Waad Salaaman tihiin Cali Xaraare iyo yaasin duale
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 4 жыл бұрын
Cali xaraare cimrigaaga allaha ku barakeyo adiga iyo sxbka Yaasin wa barnaamijka kaliya hada WA "kaliya" ee daawadi wa kale Kuma xiiseeyo runta kama ga Bataan cadaalada wa garabsiisaan waxi khaldana waad toosisaan waxan jeclaan laha in iyaga so baxan dhalinyar sidino Kala ah dhaxdhaxaada run sheega u hiiliya wadanka iyo dadkaba si mustaqbal ifaya aanu u wada helno.
@sulthansuhith
@sulthansuhith 4 жыл бұрын
Cali harere iyo yasiin Duaale Waa mahadsantihiin
@mohamoudahmed7728
@mohamoudahmed7728 4 жыл бұрын
Allow dhulbahante iyo warsangeli midee Oo dawlad usamee
@nabiilgoets3152
@nabiilgoets3152 4 жыл бұрын
Labadan legend #Ali harare iyo #Yasiin caadimaha yakhey qosol iguma Harin wlhy 👍👏🤝Mahdsanid waqtina 🕛 💯✅
@ahmedkhailey927
@ahmedkhailey927 4 жыл бұрын
dowlada federalka waa in is balaarisaa si wadanka hal meel looga taliyo, horumarkana dhan loogu soo wada jeesto .
@sahraali6039
@sahraali6039 4 жыл бұрын
Y6 by ft 6th
@mahiigaanchannel9367
@mahiigaanchannel9367 4 жыл бұрын
Khadiijo waa gabadh xumaan uun Laga sheegayo yarkiina waa tii xidhay
@ibnukayd1750
@ibnukayd1750 4 жыл бұрын
Ali & yasiin so funny 😂
@luulali3070
@luulali3070 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk walahay waa runtii cali.👌
@abdirahmanyousuf6614
@abdirahmanyousuf6614 4 жыл бұрын
Mr Ali harare mahadsanid aad baan kuu taagaraa 💙
@saynabmohamed8983
@saynabmohamed8983 4 жыл бұрын
Khadijo qofxun maha lakin khald badhacy Hala dhafo waa marwo waadani ah halacafiyo inshlha
@ylxdhr5359
@ylxdhr5359 4 жыл бұрын
cali xaraare iyo sxbkiis aad baan idunkugu hambalyeynayaa barnaamijkiina mahadsanidiin wallyaal
@suadahmedismail439
@suadahmedismail439 4 жыл бұрын
Subxanallah
@muruudi4961
@muruudi4961 4 жыл бұрын
Yasiin wuxuu yiri " War wuxu maxay cunaan!" Kkkkkkķkkkk
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 4 жыл бұрын
Nin kaad kabo Ka tolonayso kabihiisaa la eegaa wasiir khadiija. Waa ciyaalo suuq xilka was in laga eryaa.
@ahmedcabdiraxman1089
@ahmedcabdiraxman1089 4 жыл бұрын
Waligay comment aan u horeeyay kaw kadheh barnaamij aan Aad ugu xidhanahay.
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 4 жыл бұрын
naagta somali oo wasiiradda ah waan ka xumahay
@myway3801
@myway3801 4 жыл бұрын
He is so funny 😁😁😁
@ahmedabdullahijama4511
@ahmedabdullahijama4511 4 жыл бұрын
Been ma sheegin shacabka puntland waxba kama oga deni iyo aaranjaan baa qasaya meesha
@ahmedomar4839
@ahmedomar4839 4 жыл бұрын
Khadiija Diiriye waa jiri
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 4 жыл бұрын
aniga mogdisho ayaan ka so duulay nairobi ayaan imaaday waa lanala baaray dhinac cafimadka kuwa soomaaliya aya ka fiican kuwa kenya
@ahmedcabdiraxman1089
@ahmedcabdiraxman1089 4 жыл бұрын
Waxaan qofkii ugu horeeyy
@nabadnolol7414
@nabadnolol7414 4 жыл бұрын
Yasiinow manta qosolki iga dhameyseen wlhy😄😄😄😃😃😃
@cisecadehassan9316
@cisecadehassan9316 4 жыл бұрын
Kakaka Cali xaraare wuu IGA qosliyay kulahaa shirka jaraaid ee Bursaalax waxa kasoo baxay dameeraha hala tarxiilo
@meimunamohammed3158
@meimunamohammed3158 4 жыл бұрын
Asc w w, maanta yassin aad bu uqoslay, All the best guys
@salaadjawle9793
@salaadjawle9793 4 жыл бұрын
Khadiijo wa dameer gumaysi kuso bar baadhay
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh beeeen ma ahaaaan Wallahi meeeshaaaas waaa lagu kala baxay. Waaana lagu kala adkaaaday
@ibraahimzakki5990
@ibraahimzakki5990 4 жыл бұрын
Hhh Abdiwali Gaas masuul ku fiican garnaqa haweenka 😂🤣😂
@siciidcade2806
@siciidcade2806 4 жыл бұрын
waaa odayaaal soomaaliyeed alow nodaa
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 4 жыл бұрын
ma garow misse Nairoobi
@Islamicallah44
@Islamicallah44 4 жыл бұрын
Asc adeero waa habsanteen maanta cali iyo yaasin
@GareenMedia
@GareenMedia 4 жыл бұрын
Calow ishaad ka riday!
@mohamedhusseinwarsame7936
@mohamedhusseinwarsame7936 4 жыл бұрын
Waad la soo daahdeen maanta
@maryamadirie6983
@maryamadirie6983 4 жыл бұрын
Mar kihore habartaan xuntaa yaa masuulka nooga dhigay
@maryamadirie6983
@maryamadirie6983 4 жыл бұрын
Habartaan gurigeedii ha aado oo ha hagaagsato waalkeedii sanad kiihore lugu qadeeyay baa wali wasakh ah ma matali karto dhalinyarada soomaaliyeed waa jaahilad aan aduun iyo aakhiro midna wax ka ogay oo gabar kale laxintamaysa haday masar santahay ninkeeda hala xisaabtanto
@noloshamaanta
@noloshamaanta 4 жыл бұрын
Sheekada wiilka iyo gabadha ayaa iga gadan
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 4 жыл бұрын
Waa mamo waalan
@gacamadheerem.x.d.2984
@gacamadheerem.x.d.2984 4 жыл бұрын
Dameerad khadiijo waa in daĺka lagasaaraa hadiiba somalinimo jirto
@siciiddeeqciisecumar2337
@siciiddeeqciisecumar2337 4 жыл бұрын
Asc waa runtii cali xaraare habartaa khadiija oo isqaawisey ilaahey dartii baan jeceshahey xilkana ma istaahisho
@AhmedMohamed-zk9ud
@AhmedMohamed-zk9ud 4 жыл бұрын
Wararka Somalia waan iska deynaayaa waa inaan sugaaya barnaamijkiina
@engyasirhazzen1293
@engyasirhazzen1293 4 жыл бұрын
xaji ali haraare wa shaahi barnamijka yasin ducalena wa sonkortii shaha qosolkasa sokoreye kkkkkkkkkkkkkkkkkk adban idin salamay camuuuuuuuuu
@alinourali1774
@alinourali1774 4 жыл бұрын
Isla wayanida waa waxa soomalia dumiyey waayi 😂😂😂😂
@qulqultv7966
@qulqultv7966 4 жыл бұрын
Wa sidaas
@qurbacmo2514
@qurbacmo2514 4 жыл бұрын
Will Gedo 💙✌
@mukhtaradam7057
@mukhtaradam7057 4 жыл бұрын
Like saar halkan hadad jeceshay barmaamijka kaftanka siyaasada
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 4 жыл бұрын
Sxb iii. Nooloow. Wiilkii. Sanadka 👍🏽
@alimohamoud5609
@alimohamoud5609 4 жыл бұрын
Khadiija iska daaya weligeed way yasnayd maanta ayay awood heshay ee hayska nefisto
@ibrahimmohamed3306
@ibrahimmohamed3306 4 жыл бұрын
Wasiirka Cayaaraha waxa i baray Cabdi Dhaanto. Wasiirka Caafimaadkana waxa i baray Wasiirka Cayaaraha! Who is next? Ali Harare halkaa kaga hay!!
@savageboy1844
@savageboy1844 4 жыл бұрын
40:54 yasiin ducale kulaha meel qarsoodi iney adaan bey aheed 😂😂
@aminaelmi8583
@aminaelmi8583 4 жыл бұрын
savage boy 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤩🤩🥳😂😂😂😂🤣🤣🤣
@calikaafi1400
@calikaafi1400 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@isfahamkaumada9639
@isfahamkaumada9639 4 жыл бұрын
Waziirada ha fiijiyo
@suuusaaran7992
@suuusaaran7992 4 жыл бұрын
A sayid Axmed ku lahaa alla maxuu dhan u janjeeraa waa kafatan kale cali xaraare I naga yaree qabiilka sayd ma jiree madoob
@abdallagullwarsame3818
@abdallagullwarsame3818 4 жыл бұрын
CALI XARAARE MARKUU KA HADLAYO WAQOOYI IYO BARI SI CADAALAD AH UMA Haflinger KAFTANKA QABYAALAD BAA GASHAY
@maryamadahir1199
@maryamadahir1199 4 жыл бұрын
Mardanbe Idin Daawan Maayo. Xayeeysiin 10 kabadan video gii oo 6 daqiiqo socda. Sxb Isaga Carara Meesha.
@amiirabdalla1035
@amiirabdalla1035 4 жыл бұрын
Umaay Jamm iyaga maaha Waa KZfaq wll meesha Waa Xgee Hda Tusaale USA 🇺🇸 baa jooga Xayaysiin badan baa isoo galay Waana mid ka yimi KZfaq
@ugaaska7451
@ugaaska7451 4 жыл бұрын
Cali xaraare qosol buu igudilay wallhi
@alimohedosman3147
@alimohedosman3147 4 жыл бұрын
Ahlosuna waljameeca anaga ah waa dhamanteena ahlo suufa
@abdirahmanyousuf6614
@abdirahmanyousuf6614 4 жыл бұрын
Igoo Digriyaaya walaahi waan qoslay 😂😂😁😂😂
@luulali3070
@luulali3070 4 жыл бұрын
Yasiin waxaa uu yiri.damerahu🤣 Meel qarsooni in ay aadan.weeye👌
@mudu88
@mudu88 4 жыл бұрын
Yasin dartisa aya barnamijka u dawda
@safiyaaadan4140
@safiyaaadan4140 4 жыл бұрын
Somaliya oo dhan Cadalad majirto
@luulali3070
@luulali3070 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkk waa qosool.reer maqir..👈
@muxiyadiinxalane6302
@muxiyadiinxalane6302 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 wlhi reer maaqir buu lagoo go'ay cali xaraare waa nin aan runta kagaban dadkaas dantooda mafiirin ilaa hada
@noloshamaanta
@noloshamaanta 4 жыл бұрын
Ali Harare ”Annigu ma sawir ban ahay“ kulaha kkkk
@abdillahihassan8605
@abdillahihassan8605 4 жыл бұрын
Markii horeba islaantan boos aanay qaadi karin ayaa loo magacaabay. Imikana dawladu ha saxdo qaladkeeda oo habartan haku tuuran meesha .
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 4 жыл бұрын
Wasiiradda Qadiijo cidna wax ma dhihi karto dowladda lacagtii wadanka oo dhan ba gurigeda la dhiga bangigii oo dhan weye
@qalbisaafiya7613
@qalbisaafiya7613 4 жыл бұрын
Wali waan danbeynaa dadka kaliya ee aduunka jooga oo mar walba iyaga isla saxsan waa soomaali market mas uuliyad qabtaana waaba kadar oo dibi dhal illaahay xaqa hana tuso
@maxamedcabdirisaaq2501
@maxamedcabdirisaaq2501 4 жыл бұрын
Calow dameeruhu meelay lacag Ka goynayaan baan hayaaye igu so xidh aniga
@shankaroonrahma2918
@shankaroonrahma2918 4 жыл бұрын
Insha allaah inta masakiintana kuma dhacayo cronaviaras
@abdinasiraden8875
@abdinasiraden8875 4 жыл бұрын
Ader kaftanka siyaasada maaha waa qolka mucaaradka puntiland dadka walaalaha ha isku dirina hadaa dadkiina wax taraysaan wax uqabta ama isaga aamusa intaa dadka walaalaha wadanka wada jooga aan kala maarin isku diraysaan,
@baadisocmedia7081
@baadisocmedia7081 4 жыл бұрын
*ogaysiis* *ogaysiis* Machadka *daarultajweed online and home teachers academy* wuxuu ugu bushaaraynaya walalaha soomalida inuu furay is diwaan galin cusub wuxuuns u qaybsan yahay laba qaybood. *Qaybta online ka, waxaad ku baranaysa* 1. *quraanka* 2. *higaada* 3. *tafsiirka quraanka English ah* 4. *hisnul Muslim* 5. *kitaabda tajweedka* 6. *luuqada English ka* 7. *luuqada carabida*. *Dhamaan macalimiinta waa macalimiinta ku hadli kara luuqada English ka oo ardayda ugu dhigi kara casharada English to English*. Waxa lagu dhigtaa *Skype iyo viber* meel walba oo aad caalamka ka joogto. *Qaybta home teachers ka* Casharada la dhigto waxa ka mida 1. *Quraanka iyo higaada*. 2. *tafsiirka iyo muslimka* 3. *dhamaan kutubta kale diiniga ah hadii qofku codsado* 4. *luuqada English ka* 5. *luuqada carabida* 6. *chemistry* 7. *Maths* 8. *Biology* 9. *Physics* 10. *History and geography* *Waxaanay macalimiinta kala joogan magaalooyinka hargeisa,boorama,burco,berberbera,bosaaso, muqdisho iyo garoowe*. *Hadii ku dagantay magaalooyinka oo aad caruurtaada u doonayso macalin home teachers ah oo gurigaaga kuugu yimaada* Nala so xidhiidh WhatsApp/WhatsApp viber: *+41775254164* Skype: *daarultajweed* Facebook page: *daarultajweed online and home teachers academy* *NOTE:Fadlan ka qaybqaado in fariintan gaadho dhamaan walalaha u baahan kuma sii share garee group's ka aad ku jirto* Share this massage to your friends and family
@yusufbaris7288
@yusufbaris7288 4 жыл бұрын
Habarta midganta ah waa ansha xuntahay awalba nadba ma eheyn eg
Kaftanka Siyaasada 509 oo aad u xiisa badan
45:57
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 47 М.
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,3 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 38 МЛН
في فهم الشيعة | بدون ورق 99 | د.حسن البلوشي
2:25:08
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 781 М.
Kaftanka Siyaasadda 198 oo aad u xiiso badan todobaadkani
51:08
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 87 М.
فن الحوار | بدون ورق 98 | عمار تقي
2:30:16
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 754 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,8 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,3 МЛН