No video

KAFTANKII SAAXIIBO MUDO 36 SANO KA BADAN AH | Sh Umal Iyo Sh Shibli

  Рет қаралды 36,421

Daacad Production

Daacad Production

7 ай бұрын

#SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
For more new video visit / @daacadproduction
Find us on Facebook :- Ducaysane999...
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Пікірлер: 97
@saynabali9801
@saynabali9801 7 ай бұрын
M.a illahaw culimada noo barakee aragooda wan ku farxaa cimri dheer iyo caafimaad waara allahayow sii aamiin ya allah
@af-bakayle
@af-bakayle 7 ай бұрын
Mansllah sh maxamed umal 😢… Ilahay cimrigiisa Ha dheereyo wlhi soomaalida dhexdeeda gacan aaad u weyn ayuu ku leeyahy maalintii uu dhintana tir weeyn aya ka bixidoona 😢😢
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 7 ай бұрын
Alle cimrigiisa hadheereeyo😢
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 12 күн бұрын
Allah cimrigiisa hanoo barakeeyo umada somaliyeed iyo diinta waxbadan ayuu uqabtay wuxuuna hortaaganyahay shirkiga iyo khuraafatka Allah haynoo barakeeyo sheekha
@Kibrani
@Kibrani 7 ай бұрын
Ilahay baan uga mahad naqanaa inaan kamid ahay jiilkii nolaa sheekh maxamed abdi umal kana dhagaystay kutubo badan allaha cimriga iyo cafimaadka ku barakeeyo shekhayga❤
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 7 ай бұрын
Wlh habeen dhaweyd ayaan ku riyoonayay culumadii oo tartan quran galaayo oo sheekh cshiid uu tartansiinayo oo uu sheekh umal ku jiro culumada tartamaayo
@luulmohamud
@luulmohamud 7 ай бұрын
Maasha Allah Allah hanoo kaa dhaafo sheekh Umal cimriga iyo aqoontaada Allah ha kuu barakeeyo one kaa xifdiyo Dhamaan culimadeena Allah ha noo xifdiyo noo mideeyo cadowgooda Allah ha qabto👏👍
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 7 ай бұрын
Mashalah diinta nairobi taala ALLE ha inoo xifdiyo
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 7 ай бұрын
Maasha Allah allah no xifdiyo culimadeena allah cimri dheer cibaado suuban iyo caafimad taam allah siiyo
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 7 ай бұрын
Maanshaa Allaah Sheekh maxamed Sheekh umal wuu muteystey❤❤❤
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 12 күн бұрын
Haa sheikh umal wllhi runtii waa caalim
@RahmoJouseph
@RahmoJouseph 7 ай бұрын
Allaha barakeeyo sheikh wallaahi waan jeclahay sheikh umal diintuu na jecleysiyy Allaha noo badiyo mathalkiisa
@halimahassan657
@halimahassan657 7 ай бұрын
Asc aaaaaammmmiiiiiinnnnn jzk Qayran Culimada dhamaantood Caafimaad iyo Qayr Allaaha siiyo inoogu duceeya sheeqena shiiq umul iyo dhamaantood shiiq yada ama Culumada Soomaaliyeed illaahey ha idiin xafido.❤❤❤
@hafsaali4297
@hafsaali4297 7 ай бұрын
Mashaa Allaah Allaha swt haxifdiyo fiddaarayn Sheekh Maxamad Cabdi Umal
@hawahassan8569
@hawahassan8569 7 ай бұрын
Mansha allah tabaraka Rahman Sh umal saa id ayaan kujecellnahay rabbi subxana watacala ha inokadayo aamiin aamiin yaa rabbi
@hooyoruqiyo6188
@hooyoruqiyo6188 7 ай бұрын
Mash allah ilahay ha idin wad barkeeyo aamiin
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 7 ай бұрын
Ma shaa Allah ilaahey haydin xifdiyo dhamaantiin culumadeena dhan
@lulalirage725
@lulalirage725 7 ай бұрын
Ilaaheey culumadeena allaha noo barakeeyo allaha noo xafido dhamaantood
@halimaawed3097
@halimaawed3097 7 ай бұрын
Maasha allaah tabaarakalaah ilahay dartiis baanu sh u jecelnahye kuwa hadhka ilaahay wada hadhsada maalinka banka qiyaame yaa allaah Naga dhig
@sucadahmedismail9218
@sucadahmedismail9218 7 ай бұрын
mashaa allaah❤❤❤❤shuyuukh❤❤ deena sharftale allaah❤❤ haydin❤❤xiftiyo allaahuma amiin❤❤❤❤
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 12 күн бұрын
Aamin shekha aan Dunida ujeclahay waa sheikh umal Allah haku xafido
@hamdahassan453
@hamdahassan453 7 ай бұрын
Masha allah sheekh umal wuu mudanyahy cilmiga alle ha ubarakeyo🎉🎉🎉🎉
@lailo8082
@lailo8082 7 ай бұрын
Allah ha noo xafido culimadena insha allah ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤
@xabiiboabdiibraahim7575
@xabiiboabdiibraahim7575 7 ай бұрын
Maasha allaah tabaarakalaah culima allaay rabi ha idin hafido
@umuashakin7791
@umuashakin7791 7 ай бұрын
Masha allah allah hainoo xifdiyo dhamaantooda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kuwa lamida allah haka soo saaroo umada ❤❤❤🎉🎉🎉😊
@anabfarah1178
@anabfarah1178 7 ай бұрын
Masha allah janada allah haynagu wada kulmiyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@osmanabdi2081
@osmanabdi2081 7 ай бұрын
Illaahay ha noo Daayo Culumadeena iyo mashaa,ikhdeena wax wayn ayeey ummadda Soomaaliyeed Meel walba ooay joogto u Hayaan,illaahay Ha ka Abaal Mariyo.
@fadumocusman7014
@fadumocusman7014 7 ай бұрын
Manshaalah Allah habarakeyo culummada somaliyed amiin amiin amiin
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 7 ай бұрын
Guul culumada somaliyeed ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🏆💯♥️❤️
@alibarale1077
@alibarale1077 2 ай бұрын
Cilmi ahaan iyo Da, ahaana ragii iga mudnaa jooga oo Dacwadooda sabb noo ahaa hadii dad la hormarinayo in iyaga la hormariyy ahayd Sh.umal Cimri iyo caafimaad
@XamzaYuusuf
@XamzaYuusuf 7 ай бұрын
2daba Sheekhba aad baan ujeclahay kheyr Allaha siiyee ❤❤
@ikranabdikadir1017
@ikranabdikadir1017 7 ай бұрын
Masha allah
@nasraahmed1706
@nasraahmed1706 7 ай бұрын
Maasha allah tabaarakallaah sh maxamed cabdi umal wuu mutaystay illahayoow culimadeena nooxafid dhamaantood yaaa rabbiii
@adanibrahim6169
@adanibrahim6169 7 ай бұрын
جزاك الله خيرا الشيخ محمد عبد أمل
@maryankhalif5379
@maryankhalif5379 7 ай бұрын
maansha allah sheikh ilahay hayka nodayo
@aliaden7250
@aliaden7250 7 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hiboaadenyusuf36
@hiboaadenyusuf36 7 ай бұрын
Mshlh Allaha no barakeeyo culumadeena sharafta bdan❤
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 7 ай бұрын
Ilahey culumada hanoo xifdiyo waan jecelnahay kuligoodee
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 7 ай бұрын
Mashallaha allah ha xifdiyo sheeqyadeena dhamaan
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 12 күн бұрын
ماشاء الله تبارك الله حافظكم الله
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 7 ай бұрын
❤❤❤msha allah allow noo xfdi culimadeena ❤❤❤❤🫀💯
@umuguled3903
@umuguled3903 7 ай бұрын
Takbiir ❤🎉
@user-nx7rk4xw3p
@user-nx7rk4xw3p 7 ай бұрын
Allaahu akbar
@suldaanmax9900
@suldaanmax9900 7 ай бұрын
Man sha alah
@user-ki4vr8pw1w
@user-ki4vr8pw1w 7 ай бұрын
sheikh umal khalad ka fahnsann jiry wlee Alle ha iga dimbi dhafo wxn ka shegy. WA QALBI WNGSN YHY M.A
@goljannobanka5570
@goljannobanka5570 7 ай бұрын
Aaaamiin
@ayanabdi8445
@ayanabdi8445 7 ай бұрын
Ma sha Allah
@fartuunabdullahi4386
@fartuunabdullahi4386 7 ай бұрын
Sheiekh umal macalinkyga iyo sheikhyga allaha barakeeyo
@umuahmed4253
@umuahmed4253 7 ай бұрын
اللهم باركهم❤
@Masago2025
@Masago2025 7 ай бұрын
2024 sh xassaan aan u rajeynaa shaqsiga sanadka
@dagansh5606
@dagansh5606 7 ай бұрын
Haduu sheekha sanadka aad u rajaynayso maxaa culimada meesha fadhida loogu dari waayey
@Masago2025
@Masago2025 7 ай бұрын
@@dagansh5606 culumada kulanka kaso qaybgashay wa ciidaan halkeed maahin kaliya 5 qof e kuu muuqato laga yaabee inaw soo daahay ama ciyaw baxay
@MucadCabdi-ne6ww
@MucadCabdi-ne6ww 7 ай бұрын
Sh,shibli iyo umal wAa culimo ahlu sunaha
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 7 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤ culimada allah habarakeeyo ❤❤❤❤❤
@raxmiita6
@raxmiita6 7 ай бұрын
Mashallah ilahaw culumadena dhamaantod no wada xaafid 🥰🥰💓
@aminaissa7307
@aminaissa7307 7 ай бұрын
Ameen Yaa Rabb
@farxiyocabdi4610
@farxiyocabdi4610 7 ай бұрын
ما شاء الله ماشاء الله ❤❤❤❤
@user-bf3zh6fr4s
@user-bf3zh6fr4s 7 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤❤❤❤
@umalkhayrsaleebaan2305
@umalkhayrsaleebaan2305 7 ай бұрын
Masha allah ❤🎉
@abdiwahabmustaf5571
@abdiwahabmustaf5571 7 ай бұрын
Maashaa Allah❤❤
@goljannobanka5570
@goljannobanka5570 7 ай бұрын
Maansha alaah sheekhanaa ilaahay ha ku xifdiyo aakharo iyo aduunba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Naske14
@Naske14 7 ай бұрын
Mansha Allah ❤🎉
@halimaawed3097
@halimaawed3097 7 ай бұрын
❤❤❤❤ rabbi swt dartiis
@nuromohamed2121
@nuromohamed2121 7 ай бұрын
Masha Allaah
@halimahmed47
@halimahmed47 7 ай бұрын
Masha Allah❤❤dhamaan culimada
@user-xj5ui3wm2u
@user-xj5ui3wm2u 7 ай бұрын
Diktoor SH.shibli 🎉🎉
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 6 ай бұрын
Mashaa Allah
@user-tn5ny2vc7h
@user-tn5ny2vc7h 7 ай бұрын
MANSHALLAH ❤❤❤❤
@adammohamed5339
@adammohamed5339 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين
@user-op4nw9rw1j
@user-op4nw9rw1j 7 ай бұрын
Masha allaah
@ubaxmahamedjire8000
@ubaxmahamedjire8000 7 ай бұрын
Mnshaa allaah 💪
@Dhashii.S.H
@Dhashii.S.H 7 ай бұрын
Masha allah❤❤
@FaadumoSaed-en8ve
@FaadumoSaed-en8ve 7 ай бұрын
M.a allah
@Fadumogele1533
@Fadumogele1533 7 ай бұрын
Mnsha allaha 🎉❤❤❤
@Qalanjo.14
@Qalanjo.14 7 ай бұрын
Sheikh umal iyo sheikhyadeena kale Allaha barakeeyo
@cabdullahicadde7640
@cabdullahicadde7640 7 ай бұрын
Haloo dabaaldago sheekha
@Ajaa200
@Ajaa200 7 ай бұрын
Walalayaal Waxaan Ceeb waaye qofka in lagala tashto aa ficneed ama maamulka lagu bilad siiyo sida ay kula darajo sareeyaan sababto ah mafiicno qofka dareenkiisa ladaawaco
@user-rm4wo4wp8w
@user-rm4wo4wp8w 7 ай бұрын
Mansh sheik shibil
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn 7 ай бұрын
M.a
@halimahmed47
@halimahmed47 7 ай бұрын
Masha Allahd😊😅
@hiboilix2104
@hiboilix2104 7 ай бұрын
Allaha kusharfo sheekhena sheekh maxamed umal dhamaan culimadena allaha barakeyo ❤❤❤❤❤
@ubahali7258
@ubahali7258 7 ай бұрын
Ilaahoow Culumada noo xafid ilaahay dartiis baan u jeclahay shiiq umal iyo dhamaan culumada soomaaliyeed
@RuqiyoSheegowcali-cc8os
@RuqiyoSheegowcali-cc8os 7 ай бұрын
M a
@aminaissa7307
@aminaissa7307 7 ай бұрын
Sax
@user-ur9gb9kf5z
@user-ur9gb9kf5z 7 ай бұрын
Ma
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 6 ай бұрын
Shiikh maxamuud shibili wuxuu na Ka halaa lacag Dan 108 billion us dollars California group of schools
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 7 ай бұрын
Shiikh cabdi umul shiikh Mustafa haaruun shiikh shiikh xasaani shiikh keyn yaawi shiikh cadaani shiikh cabdi Rashid Cali suufi shiikh cabdi risaaq jiir shiikh cadaani waa taajir waaye
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 7 ай бұрын
Shiikh shibili waa taajir waaye
@cabdirisaqmaxamed2445
@cabdirisaqmaxamed2445 Ай бұрын
Wllhi fatawida ama mas alaooyinka shubahadka madaxa igu xanuuna kolba midbaa dhageysta allh akpar😂
@MohamedJimcaale-jh4mp
@MohamedJimcaale-jh4mp 7 ай бұрын
Ilma daarod Wye kuwaan ilmo aderr waxaas saxibtinimo lama dhaho
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 7 ай бұрын
Culumadii ree hargaysa Malaga reebay doorkan.
@casalasal6466
@casalasal6466 7 ай бұрын
Dagaalkii laascanod ee muuse biixi ayey xalin waayen
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 7 ай бұрын
Shibli waa Beenaale waa kii yiri London waxaan kusoo arkay 500 boqol oo HIV and Aids qabto 😂😂😂😂😂
@goljannobanka5570
@goljannobanka5570 7 ай бұрын
Subxaana laah ilaahay haka xishoo
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 12 күн бұрын
Beenlaw shekha wax haka sheegin
@zakariyeadentube8535
@zakariyeadentube8535 7 ай бұрын
M.a
SH.MAXAMED UMAL OO SHAQSIGA SANADKA EE DACWADA LOO DAARTAY SANADKA 2023
48:42
Maxaa Kala Qabsaday Sh Shibli & Jamacatu Tabliiq
14:45
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 32 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 15 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН
muxaadaro cusub maxaa lagumaagay wahaabiyada? by shiikh umal
15:00
Nasir Ahmed
Рет қаралды 2,3 М.
Kulanka Ardeyda Jaamacadaha Dalka | Noqo Qof Maskax Badan | Sh Xamse Xabeeb
39:03
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 14 М.
SHEEKO QOSOL BADAN || SHEIKH ABDIRASHID SH  ALI SUFI
15:57
AL-FIRDOWS SOMALI MEDIA
Рет қаралды 60 М.
Laba qiso oo cajiiba | SH Umal
7:27
Masjidka 6-ka Official Channel
Рет қаралды 216 М.
ASBAABAHA QALBIGA  QOFKA KU BAD BAADAA || Sh Zahra Sh Yuusuf
39:58
Daacad Production
Рет қаралды 2,8 М.
Ciidamada Ibliis (Junuud Ibliis) Xalaqadii 1aad - Sh. Maxamuud Shibli
36:38
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 12 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 15 МЛН