No video

KAMA FILAYN INAY SIDAAN DHIHI DOONTO💔💔💔

  Рет қаралды 77,743

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

3 Sano ayey jacayl lawaday wuxuuna kala kulmay qalbi jab markuu ogaaday inay nin kale jeclayd
=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 369
@rizwahassan3517
@rizwahassan3517 2 жыл бұрын
Markii igu horeyse aan arko adoo dhoolacadeynaayo m a wll ilaah Haku barakeeyo🙏♥️
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
Aniga sowaday😍
@alieid229
@alieid229 2 жыл бұрын
Waad asiibtay
@xamsecabdiraxmaan8130
@xamsecabdiraxmaan8130 2 жыл бұрын
Asc ayub Axmed
@indhouroon5204
@indhouroon5204 2 жыл бұрын
Ax wlh jecl dhaan saan iskakadhafy wayo 2019💔 qalbiga kajaway hada alx jacl dhan wanba iskadaye ilhow wiil qalbi wangsn diiinaleh isehal
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 2 жыл бұрын
Mnsha Allah Ustaad Lkin Muuqaaladii Dhiirigelinta Marnaba Ha Hilmaaamin Keep going NEVER GIVE UP
@atushmohamed3370
@atushmohamed3370 2 жыл бұрын
Hey graphics is wat I do noce
@atushmohamed3370
@atushmohamed3370 2 жыл бұрын
Nice
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 2 жыл бұрын
@@atushmohamed3370 Hi Sister 👋 Thanks
@iftahmohaedjimalle5822
@iftahmohaedjimalle5822 2 жыл бұрын
Wiilka masha Allah Tabarakallah, Akhlaaqda hadalkiisa waxba la siisan karinba, Qalbiga Allaha u qaboojiyo Maahir, Ustaad Ayuub Ahmed mahadsanid
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Ameeeeen yaaa rab
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 2 жыл бұрын
Waw sorry my brother he's a gentleman indeed very strong. My brother Ayub u really talked about this. Congrats
@iskufilanfarah3842
@iskufilanfarah3842 2 жыл бұрын
Waan ka xumahay wiilka masha alah waa wiil akhalaaq leh oo wanagsan wuu uduceyey ilahay ha usiyaadiyo waxa kakhayr badana ha ugu badalo dacadi ma hungowdo
@maxamedxasanmakoma9037
@maxamedxasanmakoma9037 Жыл бұрын
Best
@ajeeymooto5216
@ajeeymooto5216 2 жыл бұрын
Teacher walhi waanku aaminsanahy respect full
@abdirahmaanmohmuudmohamad6981
@abdirahmaanmohmuudmohamad6981 2 жыл бұрын
Wllh mahir wan ku aminsanhy mahir ina ragtahy wax cadeyneyso hadal quruxda badan aad gabdha ku turida taas aba aayda ku filan ow tusaso ina manta garbkiida ka baxy qof ina cadi aheen mahir bro keep up i believe you ❤️🇸🇴
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Wiilku wa daacad ilahay gabadh qayr qabta hasiiyo insha allaah
@abdirahmandiini1
@abdirahmandiini1 2 жыл бұрын
Masha Allah ridwaan isack waan ku xiranahay.qof walbana meel ayuu ku fiicanyahay ustaad adna waxaan aad uga helaa dhirigalinta nafta👍 keeb going..✊
@maxamedxasanmakoma9037
@maxamedxasanmakoma9037 Жыл бұрын
Best
@abdinasircashara5142
@abdinasircashara5142 2 жыл бұрын
Masha Allah taloyin qurux badan ayad nasisa hadanay rag ama dumar Allaha nagu an faco adina Allaha ku barakeyo walal qali
@aweisabdi6947
@aweisabdi6947 2 жыл бұрын
vedioga qeybta ugu danbeysa aniga ayaadba toos ilahadashay ustaad insha allah waan ku dadaali doonaa dardaarankaaga aad baad u mahadsan tahay
@Eng.Amiir.
@Eng.Amiir. 2 жыл бұрын
He's a gentleman Absolutely 💯. Wll Ayuub Manta wax badan oo aad ka hadlayso hadan shalay maqli lahaa manta dhawacan dareemayo ma dareemen manta. Waligaa haday gabari ku tirahdo idaa haka daba ordin iska daa waa talo weyn. Mahadsanid ustaat Ayuub.
@Amuun77
@Amuun77 2 жыл бұрын
Lkn apowe talo walpa oo lagu siinayo haduu jcyl ku hayo ma maqleysid wlah mardampe ayad bararugeysa lkn ani ahanteyda qofka hadu I daa I dhoho si walpan xanun u dreemayo wan deynaya xaqiiq lkn ani halka ciladan leyahay aya ah aad ayan u aamina dadka midaas in lagu qayamo macqul lkn damiirkada iyo aqligadaba yusan kusiin qof idey kuleh inad niyada kusi heyso anyway jabka iyo xanunka laso wada Mar still I feel pain full
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 2 жыл бұрын
@@Amuun77 xaqiiq isku mid baynu ka nahay xaga go,aan qaadashadaiyo daacad nimada Daacad nimaduna waa wax aan cid waliba heli karin aan ahayn qof ilaahay swt siiyay me and you ilaahay daacadnimada haynoo siyaadiyo❤ queen amuun abdulahi
@Luzah29
@Luzah29 2 жыл бұрын
Waa sidaas hadii kale wee ku bahdilaysaa
@marwaanmaxamed6650
@marwaanmaxamed6650 2 жыл бұрын
Inta khiyanada neceb sideydoo kle ismujiya 😩🥵
@queenafnaan4517
@queenafnaan4517 2 жыл бұрын
Maahir xalay waan ka naxay si xun bay u gashay aad buu u niyad jabay illahay Badal khayr qabo ha siiyo oo waliba dagdaga
@soyaa0472
@soyaa0472 2 жыл бұрын
Maalin kama maqnaado channelkada🥰😍😍😍😍😍
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 Жыл бұрын
MashaAllaah wiilkan Allaha usahlo gabar daacad u jeclaato waayo erayo qalad ah ma uusan ku hadlin waa wiil degan Aqlibadan xushmadna yaqaano waayo haduu caytamo wax aan caro aheen iyo danbi kama fa'iidayo siduu uhadlay waa hadal dayib ah hadalka dayibka ah Allaa Ajer kasinayo Allaha usahlo mid daacad unoqoto asna daacad unoqdo
@abdullahi1114
@abdullahi1114 2 жыл бұрын
Emotional message 😢🔥💯
@abdiazizmadari5066
@abdiazizmadari5066 2 жыл бұрын
Ustaadi m.a waxaan axay qofkii ugu horeeyey ee daawado vidiogan
@luiscannavarojr31
@luiscannavarojr31 2 жыл бұрын
😂😬
@marynaxmad927
@marynaxmad927 2 жыл бұрын
Maaanta waaba maclinka ooo dhoola cadeenaaa masha allah
@Gulletibrahim-vg3tz
@Gulletibrahim-vg3tz 6 ай бұрын
Macalin.ayub ninkaN miidu ku qaldanyahay waxaa gawada waxay dahdày adaa iskàkarii wayee markas ayeey ahyd inuu daaÿo
@hindaahmed2371
@hindaahmed2371 2 жыл бұрын
Masha Allah Ustaad Alle haku xiftio 💖💖
@nawalmacowow_diinle4402
@nawalmacowow_diinle4402 2 жыл бұрын
Ayobow waalaal sheekadani riiagshaka iska dhaaf somcadadi kaa diilaya waaxa tahay qoof kaa ween riiakshan maaskaxda iyo aqliga ilaheye ku hiiweyi aya kaa ween waalal
@ismacilmukhtar2691
@ismacilmukhtar2691 2 жыл бұрын
Ustaadkii udholacadeeyey mazhalla mazhalla keepgoing
@abdulaahigeyre7366
@abdulaahigeyre7366 2 жыл бұрын
ustd aan wakhti badan wax ka faa iiday. kanahelay wax bdan.thnks my teacher
@mohamudabdijabar2965
@mohamudabdijabar2965 2 жыл бұрын
My teacher ❤ keep going 💪 🥰 👏 🙌 💓 ❤
@c.kareemmohamoud
@c.kareemmohamoud 2 жыл бұрын
I benefit from you alot of wisdoms , my allh be honourable you .
@naimahassan7840
@naimahassan7840 2 жыл бұрын
💔 waanka xumahay aniga garanka niyad jabaka wuxu yahay 6 year ayaan been ku jiray
@ugbadabdirahman3837
@ugbadabdirahman3837 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@princessnajma.1988
@princessnajma.1988 2 жыл бұрын
Sorry 😔😔😔 wll inshallah wad kuleysan
@fartunabdisalam1006
@fartunabdisalam1006 2 жыл бұрын
Ridwaan isack and Ayuub labdiinaba waan idin taageeraa barnaamjiyo muhim ah ayaad soo gudbisaan guulayso legends
@macrufhis7439
@macrufhis7439 2 жыл бұрын
Macalin ayuub alle haku barakeyo sidaad nogu hagar baxdo alle haka abaal mariyo
@sweetlife8933
@sweetlife8933 2 жыл бұрын
Mashlaaah ayuub qoslaaya maanta iigu horaysa, aad baa uqosol wabaagsantahy my teacher reaction noo soo badi
@cayuushmaxamed273
@cayuushmaxamed273 2 жыл бұрын
Waa marki iku horesay adigo dhoola cadeynaya m.a ilahey haku xfdo ustaad
@shukricabdulahi5231
@shukricabdulahi5231 2 жыл бұрын
Masha allah Teacher allyxdak Maahir adne nasiib wngsan kuu rajeynaaa
@ceblamohamud4591
@ceblamohamud4591 2 жыл бұрын
qofka aan barto meelo badan ka fiiriya sida qaabku u hadlayo ,akhlaaqdisa ,qaabku naftiisa uga fakarayo,waxaan eega ma yahay qofkani qof horu usocod leh, hadaan ka waayo ,runta u sheega.
@moyare7057
@moyare7057 2 жыл бұрын
Real gentleman know when to walk away in a relationship
@shukriomar8393
@shukriomar8393 2 жыл бұрын
Waala damqaday Maahir Baddal kheyr leh allaha siiyo
@deeqoaboosy4900
@deeqoaboosy4900 2 жыл бұрын
Aadaa oga xumaaday maanta markaa arkay yarkaa ilaahay sidii ujeclaa qof ujecel ha siiyo
@adangouled5039
@adangouled5039 2 жыл бұрын
Best teste keep going suhaib sajiid merci from Djibouti i follow u intil our beginig u help me to stand a lot of time for your motivation 💝👆💐🙏🤲horay u soco marwalba
@abdirashidrashka2914
@abdirashidrashka2914 2 жыл бұрын
Ustaad waa sidaad sheegtay in badan aad Ka hadashay waxaana kaaga mahad celinayaa sida quruxda badan Ee aad ugu fal celisay muuqaal kaa
@yasmiinmohammed2966
@yasmiinmohammed2966 2 жыл бұрын
Maanshallah waa xaqiiq jazkallah khyr huuno 🙏🙏
@xamdashire7980
@xamdashire7980 2 жыл бұрын
Ustaad sethy caawa aad baad ufarax santhy masha alllh alle hakusiyaadsho ustaad farxad kunoolow qosolla dhibtaa kudhaaf.hankana dhigaaa kudhaaaf
@gaduudocarwo4631
@gaduudocarwo4631 2 жыл бұрын
Nimanka ayagaa Qaldan markaad runta ushegto oo tiraa walaal jaaniskuma haayo ee faraha iga qaad waxey dhahaan aanaa kaa ken san maxaa Ka xaab xaabsha nimanow
@Xoogsade27
@Xoogsade27 2 жыл бұрын
aniga gabadh aan jeclaa mudo wada soconay maalin bay qoraal isoo qortay waxay igu tiri i daa aan kala hadhno laakin aniga kama hadhin maalin kasta waan wici jiray telfoonka igama qaban jirin intasoo qoraalo ah baan u qoray iigma jawaabin laakinse aniga waxaan ahaa sidii qof maqane jooga ah ismaan odhan jirin gabadhu kuma Rabtee isaga hadh markasta waan wici jiray maalintii danbe ilaa 2 bil maraky kasoo wareegtay waxaan goaan saday inaan isaga Hadho inaan is ilawsiiyo gabadhaas Hal sano markay kasoo wareegtay ayaa maalin qof whatsappka qoraal iiga soo diary waaba i yadii Sawirkeedii bay isoo dirtay waxayna rabtay inaan isku Noqono Laakinse waan diiday waxaan ku idhi Maya
@fadumaayanmohamed3441
@fadumaayanmohamed3441 2 жыл бұрын
nabzigii ayaa ku dhacay
@Sharivvv
@Sharivvv 2 жыл бұрын
No contact .... marwalbo wuu shaqeeya... Naftaada meel kasosaar naag ayada kadaba ordayso... lkn cashir weyn aad kabaraty keep it up
@axmednasir4993
@axmednasir4993 2 жыл бұрын
Waaw legend always is legend
@user-tz4hc5hd4v
@user-tz4hc5hd4v 2 жыл бұрын
Sidex sano iyo wax u dhigma xitaa waqtigaaga haku baabi in jaceylkeyga waxaasi waa khiyaali iyo nafsada oo lagu ciyaaarayo gabarta aad guursaneysid waa qoran tahay ee hormarkaaga ka shaqeyso aakhiro iyo adduun , marka waqtigaaga haku dhuminin marka aad ku dhumisay hadana inaad nafsaada raaciso sax ma aha nafsadaadaana xaqeeda meel ha ugu dhicin
@nimcoayubmedia9733
@nimcoayubmedia9733 2 жыл бұрын
Mansha allah Muqaal quruxbadan thank you ustaad
@sakariyecazka1533
@sakariyecazka1533 2 жыл бұрын
Mu.allh Hadalkaaga Iyo dhirigalintaa intaasun Waan Kugu qataay In kastoo Anigo wada soconay balse waxan la kulmay Iyadow qof kale ila wadaa Balse sidan o kale igu dhac day Balsee farahaa Ayaan Ka qadaaya wlhi Kadiib Way I so labataay
@aliishaahmed64
@aliishaahmed64 2 жыл бұрын
Ax waa xanuun runtii qalbiga biniadem ka in saas loogu ciyaaro ma aha 💔 Wlhi waa xaqiiq qofku hadii aad aragtid inuusan ku danaynayn ama ka cudur daarto dantaada raaco
@aminaaboukar8671
@aminaaboukar8671 2 жыл бұрын
masha allah Allah hakubarakeyo waxaa tahy qof kudayasha mudan
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 жыл бұрын
Reactionka sida aaad u sameysid aaad Ayaaan ugu helay . Keeep going ugaaas .
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 2 жыл бұрын
Thanks Ali!!!!
@xafsaabdi3863
@xafsaabdi3863 2 жыл бұрын
Barnamijkaan waxaan uu arkaa inu dhaab yaahy 😍
@ademmustafe5330
@ademmustafe5330 2 жыл бұрын
IntaN Muqaladada DaawaNayey Wali Ma ArKiN Adigoo Qoslaya m.a QoSoLka Wad Nurayzah
@MuhammadAhmed-ny8vq
@MuhammadAhmed-ny8vq 2 жыл бұрын
Mashaa allaah sxb walaahi wax yaabo badan ayaa kaa faa iday keep going dhiiri gilinta hana joojin allaah Haku sharfo
@Fatumaadan
@Fatumaadan 2 жыл бұрын
Mash Allah walalkey ilahay haku barakeyo fidunyaa wal aqirah
@MaxamedAmiin-bh2vt
@MaxamedAmiin-bh2vt 2 жыл бұрын
Okay my brother guud morning
@nasirbashey7480
@nasirbashey7480 2 жыл бұрын
Waa qiso cajib ah
@korsakoffmigraine4011
@korsakoffmigraine4011 2 жыл бұрын
Kkkkkkk waa raftay wlhi 😂😂 nio reaction Kuma fiicnid waa maxay sidaa mobilka u heesid macalinkayga dugsiga Soo xasuustay siduu ugu hadli jiray markii la Soo wacay
@Abdimaaliki
@Abdimaaliki 2 жыл бұрын
Cashirada cashiro baratiko wato waye amazing wlhi👏
@asmahappy1556
@asmahappy1556 2 жыл бұрын
Ani waxan Amin sanhy ridwan ino shaqo ku laheyn lkn 2qof oo is lahad layan aya Isla OG an Isleyhy waku sowaca ee igu daadi ama I aman
@abdirahmancafi1838
@abdirahmancafi1838 2 жыл бұрын
Walahi Ridwan wa qof wanagsan Alan kuxifdiyo
@hafsaolow9948
@hafsaolow9948 Жыл бұрын
M.a
@hibaaqkhyrdoon8002
@hibaaqkhyrdoon8002 2 жыл бұрын
Thanks wllkay Zuhayb wlhi waa Xaqiiq weeye raag iyo dumar qofku haadu ku dhaho iska kay ilow waa lay iska ilowa waayo haadii kale qiimahaga ayaa hose u dhacayay wlhi
@user-se8ui9wp2r
@user-se8ui9wp2r 2 жыл бұрын
Maahir waa nin qalbi fiican oo xakiim ah laakiin sixun ayey usirtay gabadhaan Ilaaheey gabar kheer leh oo qurux iyo diin leh hausahlo
@AbdinourMahamoud
@AbdinourMahamoud 2 жыл бұрын
Barakow walal.
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 жыл бұрын
Ma amisani in oo been yahay barnamiska ridwan wado waxa sax ah waa sax wll keep going my brother ❤❤❤
@halimoabdirahman5955
@halimoabdirahman5955 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakalah🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏💯💯💯💯
@kaamilking1139
@kaamilking1139 2 жыл бұрын
Si Qurux badn ayaa Reaction uga bixisay Editing kagana soo jiidasho ayuu leyahy 🥰🥰
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
و عليكم السلآم و رحمة الله تعالى وبركاته Masha'ALLAH TabarakALLAH Caleyk ,.. Monsieur Suheyb Sajid exactement tous wxd so shegtay oo dhan wa réalité 💯👍 but wey khayimtay oo qofna 👉 qof kale kuma dhago oo nafsi aya qaban ... isagna Princesse jecel ILLAHAY ha u sakhiro Insha'ALLAH tacala bi'idniLLAHI KARIM 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@CadaalaMedia
@CadaalaMedia 2 жыл бұрын
Ustaad ayuub🙏👌
@ikraancabdisalam8416
@ikraancabdisalam8416 2 жыл бұрын
Dhirigaliyaha Nafta mahad sanid ustad
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
MashaAlAh suheyb wandawaday barnamijkan wankanqxay maahir koley gbadaa iyadana nabsiga maahir hasugtoo
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Best reaction walhi💋💕
@yamaniosmanabdille4266
@yamaniosmanabdille4266 Жыл бұрын
Alla yacizack wiil hoog hada maqasho waka Sxb waxba ha u jooojin
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 2 жыл бұрын
Subxaanallaah. Waa 🏃‍♀️ 🏃‍♀️ run intuu waqtiga kaa lumi lahaa Jazaakallaah kheyran
@teacheribrahim2176
@teacheribrahim2176 2 жыл бұрын
Reactionka videoga kuyarey bro.. after every 30s habixinin
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 2 жыл бұрын
Nin wax si fiican u yaqaan ayaa tahay mahadsanid
@ismaaciilsabca6548
@ismaaciilsabca6548 2 жыл бұрын
My teacher guleeso ❣❣💯
@mohamednuur5154
@mohamednuur5154 2 жыл бұрын
xaqiqdii wilkan Waxo dhama raga qar o marki lagudadiyo af lagaadeynayo dumarka 😭
@nafisomustafe7671
@nafisomustafe7671 2 жыл бұрын
xaqiiq bro
@kaltounxaaxi657
@kaltounxaaxi657 2 жыл бұрын
First person waching thiz video Alxmdulilah
@hgboy-xl6zy
@hgboy-xl6zy 2 жыл бұрын
Gulayso maclin waxbadan ka bartay marnaba hadlin😍👍
@atushmohamed3370
@atushmohamed3370 2 жыл бұрын
Dinta benta maogolaa xeyy sadax sanoo uwadayy wilka
@farduusfoljan929
@farduusfoljan929 2 жыл бұрын
Nimanka somaalida markaa idaa tiraahdo qof kale ayaan jeclahy waxay ku dhahayaa kolayba laguma qabo jaanis isii anigaa iskaa jeclaysiina qof aan ku rabin sidee isku jeclaysiin kartaaa
@ibrodirir7732
@ibrodirir7732 2 жыл бұрын
Best reaction wee need more and more pro🥰🥰👏
@hana-of3sb
@hana-of3sb 2 жыл бұрын
anigu waligay kuma fekerin in uu barnaamijkan prank yahay waa run wall
@queenhppy3449
@queenhppy3449 2 жыл бұрын
qof waloow runta ku dadaaal subxanaalaaah🥲😭
@mulkimuhammed9385
@mulkimuhammed9385 2 жыл бұрын
Keep going my brother 💓💯🙏
@Khalidabdirahmn4667
@Khalidabdirahmn4667 2 жыл бұрын
Keep going teacher❤️🙏🏼
@ayanabdinasir3436
@ayanabdinasir3436 2 жыл бұрын
M.a Allah siiyo badl qeyr qabo
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 2 жыл бұрын
Mash allah maahir nin waye wlhi mid ka kheyr badan alle ha igu badalo insh allah wuu qalbi jabay wlhi😭
@faadumocabdullahi9340
@faadumocabdullahi9340 2 жыл бұрын
Msh allh mahad sanid walaal
@midnimodoon7019
@midnimodoon7019 2 жыл бұрын
Yutubarka aan ugu jacel hay baad tahay thanks ayuub
@safiyoabdiabdirahmn3781
@safiyoabdiabdirahmn3781 2 жыл бұрын
Masha Allah anaa maanta u horeeyo
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 2 жыл бұрын
?????
@teamarimaheena9981
@teamarimaheena9981 2 жыл бұрын
Bᴇsᴛ ʀᴇᴀᴄᴛɪᴏɴs💖🌷
@nuurdiin6187
@nuurdiin6187 2 жыл бұрын
Ninkaas wlhi nin rag ah waaye . Kalsoni socoto .
@samiiracadaani7937
@samiiracadaani7937 2 жыл бұрын
Barnaamijkani wa run waana muhiim cidii wax khitaanta in la fashilo
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 2 жыл бұрын
Shukran mahadsan tahay
@umakhaalid4275
@umakhaalid4275 2 жыл бұрын
Kkkkk waa sax walaahi runta allha ayaa jecel lakiin wan ka xumay in badan
@cqaadircigaal1901
@cqaadircigaal1901 2 жыл бұрын
father of love ❤ suhayb waanku wataa sxb
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 2 жыл бұрын
Sidaas wiiye ustaad ayuub Mahadsanida
@kiinmahammed5867
@kiinmahammed5867 2 жыл бұрын
Asc walhi wiilkaas wa nin rageed mansh allh ilahay wax qarqaba hasiyo
@ibnuhasanhasan1416
@ibnuhasanhasan1416 2 жыл бұрын
Ayuub Ahmad Wll waxaa donaya su al mashallah
@mohahussainali6336
@mohahussainali6336 2 жыл бұрын
Reaction aad ayaa ugu fiicantahay
@mohamedkhadar9443
@mohamedkhadar9443 2 жыл бұрын
𝐀𝐝𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐊𝐚𝐫𝐢 𝐰𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐱𝐚𝐲𝐚𝐲𝐬𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐭𝐡𝐲😂😂😂
@ahmednasirabdi1805
@ahmednasirabdi1805 2 жыл бұрын
Masha Allah Al mucalimuu
7 ADIGU KA SHAQEE
8:23
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 35 М.
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,8 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
5 Gabar ha tusin
11:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 55 М.
Daahir Alasow: Oohin Dhibta Soo gaarey Gabadhan Walasheen Soomaaliyed
19:15
042 | 02 | Iska ilaalinta saaxiibada iyo ku danaysiga cadawga!
33:17
5 Gabadha leh ka leexo wakhti ha iskaga lumin
14:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
MAXAAD IGUSOO XASUUSAN DOONTA 🙁
15:40
Dirisle Abdi
Рет қаралды 89 М.
7 Gabari Haday leedahay ka hortag hadda way ku dhaawici doontaa
17:42
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.