Karma! | 12 qaanuun sannadka cusub ku dhaqan!

  Рет қаралды 62,279

Sahanka

Sahanka

Жыл бұрын

Karma, waa qaanuunno dhismaha nolosha qayn weyn ka qaadanaya haddii sida ay yihiin loo adeegsado, sirtoodana muuqaalkan ayaan ku lafaguraynaa.
Haddii aad jeceshahay in aad qayb ka noqoto oo aad taageerto Mashruuca Sahan ee ballaadhan, ku soo dhowow, Mahadsanid.
Paypal link:
paypal.me/aadansahan
Buy me a coffee link:
www.buymeacoffee.com/aadansahan
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZfaq-ka Sahanka Xogaha:
kzfaq.info/love/MAk...
KZfaq-ka Sahan Podcast:
kzfaq.info/love/Gf8...
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- عصر القرود
4- حديث المساء
5- السلام عليك يا صاحبي
6- في الحب والحياة
7- اعترافات عشاق
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 125
@liilbaliil5001
@liilbaliil5001 Жыл бұрын
Tasbiixda iyo taxmiida badi si miisaanka aakhiro inoo anfacdo mahadsanidiin
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 Жыл бұрын
اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم
@garaadloogechannel4294
@garaadloogechannel4294 Жыл бұрын
صلى الله عليهً وسلم
@exzavic
@exzavic Жыл бұрын
adam zxp waa sanad aan wax badan oo hereraha dunida kadhacaya oo aan natustey wanag iyo hormar baan kuu rajeenayaa zxp ✍️✅
@lilymohamedmohamed2660
@lilymohamedmohamed2660 Жыл бұрын
Mahadsnid wll the power of subconscious mind kasohdal adoo mahadsan🙏😊
@user-mj6rc4de1h
@user-mj6rc4de1h 7 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@maxamedismacil5770
@maxamedismacil5770 Жыл бұрын
WLL qanuunkaa waa midka kawniga ah.. Ilaahey baa sidaa u dejiyey Naf kasta waxay camal fasho ayey heleysa Qofba magac ha ula baxo Qofkii fekeraya waxaa uso baxaya qawaaniinta kawnkan ee rabbaaniga ah Gunaanad kii Karma intaa ka sheegtay waa inta ilaahey iyo rasuul kiisu na barayaan .. Waxaa nagu filan inta ilaahey iyo rasuul kiisu na barayaan Taa nala wadaag Mahadsanid
@1shey
@1shey Жыл бұрын
The best comment -aadanow qofkaan comment igan soo qorey kuma dhaliilin ee waxbuu kuu sheegay lasoco
@Maslah111
@Maslah111 Жыл бұрын
@@1shey ma wuu I dhaliilay buu yidhi
@1shey
@1shey Жыл бұрын
@@Maslah111 bro wax aadan fahmi karin ayaan lahadley
@liilbaliil5001
@liilbaliil5001 Жыл бұрын
Xasuusnaw cabside alaaah marwalba kusali rasuulkeena calayhi salaatu wasalaam
@walishariifali4611
@walishariifali4611 Жыл бұрын
Alle ha ku barakeeyo wll wxd noofaa.idaysay waxbadan
@cabdimajiidkhadar6631
@cabdimajiidkhadar6631 Жыл бұрын
Karma: shaqo. Qodobbadii oo kooban. 1.Sababta iyo natiijada 2.Abaabulka 3.Isdhuldhigga 4.Koboca 5. Masuuliyadda 6. Xidhiidhsanaanta 7.Diiradsaaridda 8. Siinta/bixinta 9. Hadda iyo haatan 10.Hilaadda 11.Samirka iyo abaalmarinta 12.Ahmiyadda iyo waafajinta
@hamzeibrahim8947
@hamzeibrahim8947 Жыл бұрын
Mahadsanid
@user-wb9wp1kz2t
@user-wb9wp1kz2t 4 ай бұрын
Mahadsanid ell
@cfataaxfaarax
@cfataaxfaarax Жыл бұрын
Zhp wax muhiima ayaad soo gudbisaa Hore usoco
@maxmedsiciidcali1386
@maxmedsiciidcali1386 Жыл бұрын
Siday noqon lahyd noloshyadu aniga iyo dhalin yaro badan hadany adan sahan iyo omaar inshaar anay Manta halkan joogi lahyn
@cmajidmaxamud8378
@cmajidmaxamud8378 Жыл бұрын
Wallkay Aadan ilaahay ha ku barakeeyo wa jazaaka laahu khayr
@suhaybraage7916
@suhaybraage7916 Жыл бұрын
Xigmadiye da.ayer aadan sahan Alle haku barakeyo keep going pro
@suhaybabdijaamac3412
@suhaybabdijaamac3412 Жыл бұрын
Mahdsanid wll Aadan sahan .
@ismailaden
@ismailaden Жыл бұрын
M.a andan sahan
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 Жыл бұрын
Waa qodobbo fiican. Balse badankooda way ka kufriyeen oo kuwa sidaa aamminsani iyaga qudhooda ayaan ku dhaqmin. Goormaa banii'aadamka wanaag iyo daacad ugu dambaysay.
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 Жыл бұрын
M.allh wllky waa runta illahey jidka tosan hanagu hanoniyo dhamanten amurahayna illahey hano sahlo yaa rabi 🤲😢
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb aadan sahan
@naninassir8858
@naninassir8858 Жыл бұрын
Mahadsanid wll 😊😊
@ismailali3501
@ismailali3501 Жыл бұрын
Masha allah horey u soco Adan khadar ali
@abdirahmanmohametjama7433
@abdirahmanmohametjama7433 Жыл бұрын
Mahadsanid walal 😊
@kawsarkaaba1232
@kawsarkaaba1232 Жыл бұрын
Mahadsanid ❤😊
@libanbillionaire780
@libanbillionaire780 Жыл бұрын
Sahanka Xogaha it's real tv congrats
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@guleedtygaofficial4240
@guleedtygaofficial4240 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin ka aqoonta nolosha
@shaficiahmed5425
@shaficiahmed5425 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@abdiasis2428
@abdiasis2428 Жыл бұрын
Mahadsanid walalo adam❤🙏🏽
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 Жыл бұрын
mahadsanid wll adam
@qaalibeauty2544
@qaalibeauty2544 Жыл бұрын
Mahadsanid huuno
@somalimigrate1
@somalimigrate1 Жыл бұрын
Ilahay ha ku sharfo wll Aadan
@mubaarigcumar9226
@mubaarigcumar9226 Жыл бұрын
numper one ana ah cawa🥺☝️
@dayahahmedmedia3105
@dayahahmedmedia3105 Жыл бұрын
Wallahi isma lihi sanadkan cusub sidii uu ubilowbmay inan daawaday ama dhageystay muuqalkan muqal ka wanagsan hadey tahay dhiiri galintiisa ama wax sheega dhanka wanaagsan MAHADSANID walalkay aadan kun mar
@Gulledmusse5541
@Gulledmusse5541 Жыл бұрын
Ilaahay haku sharfo wllo
@BaariIslamicChanel
@BaariIslamicChanel Жыл бұрын
Podcast xooga sar wll
@salmoonabdilahinuur5072
@salmoonabdilahinuur5072 Жыл бұрын
Mahadsanid wll muhimadu waa inan ka qaadano inta waxtarka ino leh sida 12 qodob e ad nosharaxday 🫡🫡
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@mohamadibraahim930
@mohamadibraahim930 Жыл бұрын
Adan saxab macaan meeye buugii inoo tarjumjirtay waa adiga inayidhiye mujco ilaa jumco kale ayaan soo gilinayaa waad soo xabsaamtay Allah haku xifdiyo
@Kaariye_dhiiriye
@Kaariye_dhiiriye Жыл бұрын
Waan ku jecelahay wllky mcn aadanow😘❤❤
@abdiasiisali2203
@abdiasiisali2203 Жыл бұрын
Nabad ahoow Macalin
@AidarosHassan
@AidarosHassan Жыл бұрын
Wad MahadsannTahay wll
@ABDISALAANTAAHIR
@ABDISALAANTAAHIR Жыл бұрын
Keep going borther
@Ahmedbusuri
@Ahmedbusuri Жыл бұрын
Waad mahadsanthy sxp adi kahor karma waan fahmi la,aa
@hassanjama9002
@hassanjama9002 Жыл бұрын
Legend waku tageraa
@ahmedader4283
@ahmedader4283 Жыл бұрын
Thankz wll
@sahranuur6023
@sahranuur6023 Жыл бұрын
Xaqiiq weeye wlllhi
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 Жыл бұрын
Inaad wx so dhigty ayn filyy sidii ayy nqoty 😮
@kingcabdalla9876
@kingcabdalla9876 Жыл бұрын
Wlaal welcome back
@somalimigrate1
@somalimigrate1 Жыл бұрын
Mn Sha alah
@user-tw5ej5cj3e
@user-tw5ej5cj3e Жыл бұрын
Aadanoow si kasta oo magac wanaagsan loogu bixiyo Ma aaminsani anigu wax diinkale laga keenay Sababtoo ah. Waxa qodobadan ku jiraa ma iga maqnaayeen aniga mise way igu cusub yihiin waa maya Ilaahay wuxuu yidhi {مَّا فَرَّطْنَا فِي الكِتَابِ مِن شَيْءٍ}. Intaasaa igu filan Markaa majirto sabab aan ku raacaa! Kaliya kitaabkeena iyo diinteena aan ku dhaqano
@suldanfaysal5475
@suldanfaysal5475 Жыл бұрын
Lkn wa sax qofki xuman kagale qofkle asna walga goyna
@nadiiramaxamed8006
@nadiiramaxamed8006 Жыл бұрын
Aadan hore usoco madaxeyy
@taariiqweyn8208
@taariiqweyn8208 Жыл бұрын
Thanks pro
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Wcs wllkei qali jazakallh😊
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Жыл бұрын
The legend
@mustefaosman2893
@mustefaosman2893 Жыл бұрын
Addanow ninkaan legend weeye inoo soo badi xogihisa.
@Sharmake_Cilmi_Gaataa_66
@Sharmake_Cilmi_Gaataa_66 Жыл бұрын
mahad sanid ustaad aadan sahan lkn naga soo badi bahalaha
@jamaalduco8928
@jamaalduco8928 Жыл бұрын
Asc I'm first
@apdimalik94
@apdimalik94 Жыл бұрын
Zxp codkagu miyu is bedalay Mise Ana moday Codkagi hora degana natural aha
@mustafemaged
@mustafemaged Жыл бұрын
Aniga runtii waxa icajabiyey qaanuunka 9aad(kaasoo sheegaya in laqabto taaganta waxa jira taasoo udawa waxa soosocda waxkastaba hanoqdaanee)
@apdikaramaxmed6717
@apdikaramaxmed6717 Жыл бұрын
THANKS WOII
@muxudinnur1000
@muxudinnur1000 Жыл бұрын
mahad sanid Ustad
@Xaamid
@Xaamid Жыл бұрын
KNOWLEDGEABLE WLHI
@mohamedcumar4227
@mohamedcumar4227 Жыл бұрын
First
@laandhereqooqoocalijibraah4676
@laandhereqooqoocalijibraah4676 Жыл бұрын
War Wixii Wanaagsanba Ee Diinteenu Noo Ogoshahay Waan Qaadanaynaa Allow May YUHUUDU Keenaan Ama Ku Dhaqmaan
@abdirzaqali1216
@abdirzaqali1216 Жыл бұрын
The power of subconscious mind kaso hadal bro adomhdan
@fahmajaamac2028
@fahmajaamac2028 Жыл бұрын
Hore usoco wll waxbadan kaa fiidaaa majdsanid wll
@ahmedbiif4059
@ahmedbiif4059 Жыл бұрын
Geesiga qarniga
@suhaybsubeer1029
@suhaybsubeer1029 Жыл бұрын
M.a
@abdirahmanadan27
@abdirahmanadan27 Жыл бұрын
Sxp waxas inoso koobta, SIGMA!
@shaaficastro802
@shaaficastro802 Жыл бұрын
Isago bdf Xagan ka helayaa
@updymaxamed
@updymaxamed Жыл бұрын
Subb xann allah
@maxamediidabulahi1174
@maxamediidabulahi1174 Жыл бұрын
𝗔𝗱𝗲𝗻 𝘄𝗮𝗮 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆
@cabdisamed.5565
@cabdisamed.5565 Жыл бұрын
Karma. Yin and yang oo malaha haddii afsoomaali loo naqo noqonaysa NABSI, mawduucan fahankiisu waa mid aad u muhiim ah runtiina qaab u aragayga nolosha wax badan ka beddelay, saamayn toganna igu yeeshay. Mahadsanid mudane Aadanoow.
@fartuundahir819
@fartuundahir819 Жыл бұрын
Scw scw
@Abucadnaan
@Abucadnaan Жыл бұрын
First view
@sahranuur6023
@sahranuur6023 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@nasriali6733
@nasriali6733 Жыл бұрын
❤❤❤الله اكبر ❤❤❤
@nasriali6733
@nasriali6733 Жыл бұрын
❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
@nasriali6733
@nasriali6733 Жыл бұрын
❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
@nasriali6733
@nasriali6733 Жыл бұрын
❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@nasriali6733
@nasriali6733 Жыл бұрын
❤❤❤الله اكبر ❤❤❤
@hassanwadani5790
@hassanwadani5790 Жыл бұрын
Walal aadanow waxa aad ka daba tagtaa inta nuxurka lehna inogaso bixisa waraysiga uu jordan pererson layeeshay Benjamin natanyahu Mahadsanid waana kaa sugaynaa
@caliofficial1445
@caliofficial1445 Жыл бұрын
nin waxbdan og
@AnasirAbdilatif143
@AnasirAbdilatif143 Жыл бұрын
💯
@shaaficiawilfarahdalmar6534
@shaaficiawilfarahdalmar6534 Жыл бұрын
Sxp waxaad kasoo hadashaa madaxwaynihii hore ee ruushka oo saadaliyay 2023
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Fal = فعل
@umulkhayrmaxamuud6218
@umulkhayrmaxamuud6218 Жыл бұрын
Asc wll ku saliya nabigeena muxamad
@yohanade9850
@yohanade9850 Жыл бұрын
M.a wlal adanow horta nio senbari waxaa shaqsiga xaqiqda kahadla dhalinta hada jirtana horta mid lagula mel dhiga majiro aftahanimadada cidle man arag si walbey ahato wlal haka daalin kahadlida xaqiiqada Alahana hakaralinoqdo wlal adi iyo ani iyo inta muslima odhan
@Joogteyn
@Joogteyn Жыл бұрын
Here. There's my name in karma and it's akram
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Жыл бұрын
Peterson waa laba wajiile
@mukhtarshafici8871
@mukhtarshafici8871 Жыл бұрын
Ustad khadrow waxaad ka soo hadashaa waxa loola jeedo Goat oo loo isticmaalo plyerka messi mahadsanid
@dhiirigalintachannel2918
@dhiirigalintachannel2918 Жыл бұрын
Goat waxa laga soo gabiyey greatest of all time
@_baashe7624
@_baashe7624 Жыл бұрын
Ustad sigma kaso hadal
@mahamaddaki4391
@mahamaddaki4391 Жыл бұрын
Legend 1xbtka sidee laysaga dayn karaa please videoe nooga soo samee
@apdimalik94
@apdimalik94 Жыл бұрын
Zxp waku gubanaysa hadanad iska dayn wa xaran
@mahamaddaki4391
@mahamaddaki4391 Жыл бұрын
@@apdimalik94 seen iskaga daaya waanba garan la'ahaye
@apdimalik94
@apdimalik94 Жыл бұрын
Anba anba wan dayn kari wayay Ugu danbayn waxan goansaday inan App ka o dhan wan turay Sidi ban ku dayay
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 Жыл бұрын
@@mahamaddaki4391 iska delete gree hana so degsan waligaa nafta ku dhahesa so degso hal mar lee ha dhagesan oo is mashquli wll xaranta hadii lagu fogaado dhip aadan ka kabsan aad kala kulmi dontaa iska da mrka allena talo saaro i a waa deyn doonta ruxdaada ka adkow❤
@jaamaccade5123
@jaamaccade5123 Жыл бұрын
Sxp aadanow world cup ka kasoo hadal siraha kuduugan ee maansooniyada iyo messi ba 🙏🙏🙏
@ikraamaaadam4832
@ikraamaaadam4832 Жыл бұрын
Wllo wlhy wxaad umleesaa inuu ani toos iigu socdopa waayo maalmahn ismalure akhrinayay oo aan ladhacsana casharo aan kabartyna uu xeerkan kaarma uu sii xoojinayo
@mohamedclrashiid1859
@mohamedclrashiid1859 Жыл бұрын
Wllky mahad sanid
@amiinkeyy
@amiinkeyy Жыл бұрын
What goes around comes around Wixi aad fasho filo, xumaan iyo samaan waxay tahay bo
@cabdiyare6453
@cabdiyare6453 Жыл бұрын
Mhd sanid sxb waa inta aan ubaahnaa waanan gaadsiin dadka iiga baahi badan
@janojecelxusen
@janojecelxusen 7 ай бұрын
Jordan waki malin dhawayd ku laha natanyahu ku gur naarta re qasa miyu ka tobad kenay odhahdisa ahyd «ma garanayo qof ka badbada waxa xun e usameyo» inkasto odhahdisu run tahay hadana meel aan malaynayn ayu ku dhacay omujrinimo iyo cunsuriyad ueg wanad garan karta qof wax wanagsan aad ka qadatay inuu wax ka badalan wixii muujisto🤷🏻
@galoolchannel4949
@galoolchannel4949 Жыл бұрын
ᴀʟʟᴀʜᴜ ᴀᴋʙᴀʀ
@maxamedaxmed3551
@maxamedaxmed3551 Жыл бұрын
Waxyaabo waxa jira camal aduunyo aad moodaysid oo canal akhiro noqda
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Жыл бұрын
Waryaa J. peterson kaasi wuu waalanyay, nagadaa wixiisa .wuxuu doono iska yidhaahdaa.
@codewithdahir
@codewithdahir Жыл бұрын
Karma rule wxn tiktokta ka buuxa muuna aheyn
@caankaceelbuur7812
@caankaceelbuur7812 Жыл бұрын
Saxan saxan kugud Saana saan kugud
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
Waxaan ahaa fasalK shanaad ee dugsiga markaan ogaaday arinkan nabigeen (scw)ayaa inoo shaeegay inay jiraan arimo yar yar oo qofku kudhaco is lamarkaan lagu mutaysnayo dambigaa narta inta ka dhexleh qorax ka soobax iyo qorax kadhac inta udhaxaysa wal ciyaadu bilaah
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 Жыл бұрын
👎👎👎👎👎👎👎
كنوز | ليه يارب؟
11:37
KonoozTube
Рет қаралды 2,1 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 5 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
Sirta waxqabadka noloshayda | barnaamij khaas ah.
13:30
Sahanka
Рет қаралды 66 М.
Minimalism | Qaanuun noloshaada qurxinaya oo la mahadiyay.
9:34
Al Imaam Ashaafici | دع الأيام تفعل ما تشاء |
14:09
قصة إنسان ترك شيء لله وانصدم بعوض الله له | فهد البشاره
21:55
إفرض إن الإسلام مش هو الصح
6:10
Yasser Mamdouh
Рет қаралды 1,6 МЛН
Dr. Musdafa Maxmuud | 30 Sano Ayuu Ilaahay raadinayay!
18:31
Sahanka
Рет қаралды 136 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН