KHAALID KAAMIL XAFLADII GUURKAA LA GAADHAY OFFICIAL VIDEO 2021

  Рет қаралды 11,719,843

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

3 жыл бұрын

Erayada Abdishakur Yasin Badmadow
Laxanka Khaalid Kaamil
Music Mustafa Karaama
Farsamadii Saalim Kaskey
Soo Saaristii Balanbaalis Studio
Hooyga Murtida Iyo Madadaalada

Пікірлер: 2 400
@deeqomohamed7377
@deeqomohamed7377 3 жыл бұрын
Wiilkan waa wiil cidkaste aqoon lkn codkiisa wuxuu u qalmaa in lasiiyo bilad inuu hibo leeyahay rabaani inta igu fakarka ah like isaara ❤️❤️❤️❤️
@nashaadnalka1820
@nashaadnalka1820 3 жыл бұрын
Saxiiix wlhi
@abdifatahkhaliffarah9496
@abdifatahkhaliffarah9496 3 жыл бұрын
Aad iyo aad dad badanoo la buun buuniyo ayuu ka cod macaanyahay.
@abdinasirmuse256
@abdinasirmuse256 3 жыл бұрын
Yessss 👌🏿
@Ukhti_miim2
@Ukhti_miim2 3 жыл бұрын
Xaqiq walahi ❤️🥰😊
@jamafarasofficial175
@jamafarasofficial175 3 жыл бұрын
Hees u qalanta in la dhegeysto
@juunbehappyjuunbehappy5512
@juunbehappyjuunbehappy5512 3 жыл бұрын
Allow xaas xalala iyo ubad khayr Qaba allow nasii 🤲🤲
@abdirashiidabdullhi9004
@abdirashiidabdullhi9004 3 жыл бұрын
Aamin abowei
@sucaadoqaasimibrahim3150
@sucaadoqaasimibrahim3150 3 жыл бұрын
Amiin yaa rabbi
@mohamudabdi2593
@mohamudabdi2593 3 жыл бұрын
Amiiin yaaa rabiiii
@ruqiyaibraahim677
@ruqiyaibraahim677 3 жыл бұрын
amiiiN
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Aaamiiin
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 3 жыл бұрын
Hesta aan hesahayga ugu jeclahay ❤✌
@bancadestudiomusic7368
@bancadestudiomusic7368 3 жыл бұрын
Ana kula mida watan uguu jeclahay iyada iyo uma qalantid
@dagandaacad3066
@dagandaacad3066 3 жыл бұрын
Waaw fannaanoow anaa kula mida iyada iyo soomaaliya hanoolaato haka reebin uma qalantid you are another leval
@asliileys5505
@asliileys5505 3 жыл бұрын
Ana heestana ku haysta hesahaga walhi❤❤❤
@raxmocali6257
@raxmocali6257 3 жыл бұрын
Aniga kaa daran wllahi
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 3 жыл бұрын
@@raxmocali6257 waa fake tuuga fanaanka ayuu ku qaraabanayaa 😂😂😂
@AhmedRama-lf3ml
@AhmedRama-lf3ml 2 ай бұрын
I amazing song listening from Toronto ontario Canada 🇨🇦 2024
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 3 жыл бұрын
Fananka kaliyeen heesihiisa jacayl ku dareemo khalid kaamil hadad ila mid tahay ismuuji❤🤟🤟
@theosantana7750
@theosantana7750 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 chris brown ka somalia
@mahadsomali4144
@mahadsomali4144 3 жыл бұрын
Qofkiisaba wax kala ah
@AhmedHassan-ui4zi
@AhmedHassan-ui4zi 3 жыл бұрын
Hi wllo hhhhhh
@nourshaahin3998
@nourshaahin3998 3 жыл бұрын
Kula mid ban ahay 😘😍
@captainlahmkaali3637
@captainlahmkaali3637 3 жыл бұрын
Waan ismujiye walee😂😂
@abdirazackhussein7346
@abdirazackhussein7346 3 жыл бұрын
"Xuduudu markay adkaatay Xiisihii wuu laba jibaarmay Xagaaga markaan ka raagay Xayaati waan ku hiloobay" ❤UMMU ❤
@wakiilcaashaq8270
@wakiilcaashaq8270 3 жыл бұрын
after two months ayan aroosaya kadib xidhiidh soo socday 7sana. ducada waa xagiina...xidhiidh walba ee jaceyl wuxuu mudan yahay in laga mira dhaliyo. caashaqu hawaaro.
@muwahipyyy_2929
@muwahipyyy_2929 3 жыл бұрын
Wada jiro napad gaLa wll♥🔐
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 3 жыл бұрын
M.Allh farxad ku noolaada❤👈 love for ever
@makeupartisthibo7794
@makeupartisthibo7794 3 жыл бұрын
Ma guursty wlo
@hemedyofficial9565
@hemedyofficial9565 3 жыл бұрын
Ma aroostay hada bro
@ahmeyabdikolon5413
@ahmeyabdikolon5413 3 жыл бұрын
Cashaqaaa. Haa waroo. Inshllh gawaar an jeclhy. Ayaan arosii rawaa mardoow. December 2021.
@kingofvoice2442
@kingofvoice2442 2 жыл бұрын
40 jeer waan daawaday wlh magaciisa kama been sheegin KAAMIL waayahay respect 👏👌🙌♥🙏👍 sxb sare
@hanaahmed7215
@hanaahmed7215 3 жыл бұрын
Heestano kale layskama duubo waxay u baahan thy jawi heesta ka turjumaya haduu directer kala tashan lahaa Millions bay markiiba xidhi lahayd. Anyway Top 100%
@juunbehappyjuunbehappy5512
@juunbehappyjuunbehappy5512 3 жыл бұрын
Xaqiiq fikir aad ufiican 👌
@apdallabarwani1687
@apdallabarwani1687 3 жыл бұрын
somalidan director in loo bahan yahay maba aaminsana nin walpa gaadhigiisu isku wadah 😂😂😂
@khadarmaxamad4704
@khadarmaxamad4704 3 жыл бұрын
sax wey
@alixoshhoshkey482
@alixoshhoshkey482 3 жыл бұрын
Sax vidio iyo ciyaar waalan he needs director any he is 99.9%
@khadijaali7610
@khadijaali7610 3 жыл бұрын
Absolutely
@safiyomaxamedofficial9818
@safiyomaxamedofficial9818 3 жыл бұрын
Markuu xasadkii wax sheegay xubiga wuu sii siyaaday walee hees way dhaaftay midan fanaankii hirgalay khalid kamil guulayso wll qaali
@haashimbare4936
@haashimbare4936 3 жыл бұрын
Safiyo maxaadan heeso kaban ah oo kuwii hore ah usooqaadiweysay waliba kuwa khadra daahir kuwaasaad kusoobaxaysaaye 1 album soosaar kaban kaliya ah hadaad rabto inuu fankaagu hirgalo
@nimcocabdiadeen9898
@nimcocabdiadeen9898 3 жыл бұрын
safiyo abaayo heer ayaan kula jeclahay abaayo garab kaada ayn nahay wana hubaa in aad boqorada codka qarnigaan tahay abaayo keep going
@maxamedmaxamuud6415
@maxamedmaxamuud6415 3 жыл бұрын
inaba caadi maaha
@Hindiya-tt1es
@Hindiya-tt1es 2 ай бұрын
Good ❤
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 5 ай бұрын
Waxaan hubaa heestaan macaan inaad soo boqtay🤑 hadaa iga danbayso Like isar..✌️🙏😅
@Mustaqbal-Tv
@Mustaqbal-Tv 5 ай бұрын
Waxaa niyaysatay Qofkii fariinta arka Like inu iisaaro.✌️😜😅
@najmaabdirahman3963
@najmaabdirahman3963 3 жыл бұрын
Xaduudu markay adkaaatay xiisu wuu laba jibaarmay Xagaga markaa karaagay xayaati waaan kuuu hilooobay hees badh legend khaalid kaaamil Like iisaaara walaashiin maahi miyaaa tuugsi cml 😂😂😂
@najmaabdirahman3963
@najmaabdirahman3963 3 жыл бұрын
@boqarada rer buke official boqorada rer buke hye
@mohaz9422
@mohaz9422 3 жыл бұрын
Hyh wll wan kusarayaa i.a😂😂😂 Allah haduu idmo i.a
@abdirizakateeraateera6465
@abdirizakateeraateera6465 3 жыл бұрын
Xayaatii waan kuu hiloowbey 🥰
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣👏
@mustafamukhtaarcadow5678
@mustafamukhtaarcadow5678 3 жыл бұрын
@@abdirizakateeraateera6465 oo run aa
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 3 жыл бұрын
Legend markaad tahay hees kasta oo aad soo qaado on hitt ayey kuu noqonaysaa keep going khaalid kaamil 🔥🔥👌
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Ай бұрын
Khaalid kaamil ninkaan soomalinimada ku weyn aadbn u jeclahy gulleysso fanan 🇸🇴❤️😘
@cabdallecarabcabdi5139
@cabdallecarabcabdi5139 3 жыл бұрын
rasuulka iyo scw aduu niyad kaa ahyn meshaan like raadis ahaan ha ugu soo qorin
@xapipzansomaligirl4919
@xapipzansomaligirl4919 3 жыл бұрын
Scw Scw Scw
@ruqiyaibraahim677
@ruqiyaibraahim677 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@hassandahir313
@hassandahir313 2 жыл бұрын
@@xapipzansomaligirl4919 qpllllĺllllqqqp0kg
@hassandahir313
@hassandahir313 2 жыл бұрын
@@xapipzansomaligirl4919 qpllllĺllllqqqp0kg
@user-ji8uc5xc6n
@user-ji8uc5xc6n 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@abdirizakmouse4714
@abdirizakmouse4714 3 жыл бұрын
Waxa cajaba heestan malinkay soo baxday inantaan is baranay anoo safar ah iyo iyadoo sara aanu ku kulanaya casimada Irland 🇮🇪 in aanu manta calaf isku helnay habeenbaan kula kaftamay “xafladii guurkaa la gaadhay” oo kamida heestan erayadeeda iminka waxanu nahay qoys alle haysu kaayo barakeeye NB inantan waxaanu is jeclayn lkn waanu isku dhacnay mudo hore si kedisa ayaanu safarkaa ugu kulanay😅✍️❤️💜
@farxiyocawil4381
@farxiyocawil4381 2 жыл бұрын
Ale ha isku kii barekeyah wl mcn
@ahmedramadan3314
@ahmedramadan3314 2 жыл бұрын
Wad nasiib badantahy bro qoyska ilhy ha barakeeyo
@blaak23
@blaak23 2 жыл бұрын
Maashallah beautiful love story..
@jaamacliibaan5083
@jaamacliibaan5083 2 жыл бұрын
Calafka caajiip
@kimjongun8146
@kimjongun8146 2 жыл бұрын
Hambalyo sxb alaha kuu barakeeyo xaaskaaga😍
@abdirahmanhassan7570
@abdirahmanhassan7570 Жыл бұрын
Allow waxa jira qof xanunsan cafi allow waxa jira qof murugsan murugta kaqad allow waxa jira qof gur lacan ah allow mid xalal ah sii waxa jira qof murad leb allow usahal yarabi❤🙏🤲🤲🤲🤲
@Thegreat-zz6bz
@Thegreat-zz6bz 4 ай бұрын
Aamin wll
@abdikarim4120
@abdikarim4120 3 жыл бұрын
markaY HeestaNi 1M gaDho like ApTio hayla dhafiN 😁😁😜🙏🙏
@zamuumoha1293
@zamuumoha1293 3 жыл бұрын
Way gartay😂wana gu saray
@khadarceelaabe5117
@khadarceelaabe5117 3 жыл бұрын
Nabiga ha lagu saliyo plz
@balwaan9599
@balwaan9599 3 жыл бұрын
😂😜
@foosiyamuusedaahir2227
@foosiyamuusedaahir2227 3 жыл бұрын
@@balwaan9599 mñ0
@sagalafrah9405
@sagalafrah9405 3 жыл бұрын
@@khadarceelaabe5117 och
@alihassan-zr3jm
@alihassan-zr3jm 3 жыл бұрын
somali dad dooq leh maahan waji iyo qabiil beey like isku siiyaan ninkaan waa ninka 10M istaahila
@theosantana7750
@theosantana7750 3 жыл бұрын
Social media ciyal xamaar ah leh... dadka ka soo jeeda dhan fiiri Kuwa Xita useless ka ah views iyo subscribe kooda fiiri. Qaabil somali kama weynaneyso.
@aliwarsame8240
@aliwarsame8240 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 KZfaq qabiil mugalay tolo wa qoloma walahi Somalida waxkasta waad ka maqlaysa ppl enjoy the song
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
Cunadha magaacyo qabil beey uu baxsheen faceenane droneska keeligi duula aye soo saraan Soomaali waa ina gumeed
@mustafamukhtaarcadow5678
@mustafamukhtaarcadow5678 3 жыл бұрын
Kb
@vanismachannel2335
@vanismachannel2335 3 жыл бұрын
"Xisaabti dhaxdeena tiilay Kalsooni bey xooji neysay" Intaas aaba micno ween iigu fadhiso ani❤🖤
@abdialinunow9711
@abdialinunow9711 3 жыл бұрын
Wax garad gabadhena
@ahmedssolutionaccount844
@ahmedssolutionaccount844 3 жыл бұрын
Khaaildkaamail❤❤👌👌🤜👍❤
@yaasiinmorata2480
@yaasiinmorata2480 9 ай бұрын
I😊o
@zuhuurhaaji7500
@zuhuurhaaji7500 3 жыл бұрын
Xisaabtii dhaxdeena tiilay Kalsoni beey xoojineysay Xasuusta mrkaan cidloodo Adaa soo xaadiraayay🥰💯
@UpdyrahmanUpdyrahman
@UpdyrahmanUpdyrahman 11 ай бұрын
@amaniataib7964
@amaniataib7964 3 жыл бұрын
Much love from Sudan brother🇸🇩🇸🇩🖤🖤🇸🇴
@cabdicassan9659
@cabdicassan9659 3 жыл бұрын
Intii rasuulka jecel ilahay dartii iigu sara like
@shaknur7575
@shaknur7575 3 жыл бұрын
Rasuulkii ha arkin ee rasuulka halkaan hakeenin😡
@ciyaalkaxaafada3001
@ciyaalkaxaafada3001 3 жыл бұрын
Kan Waa xoolo wallhi
@misslolo2679
@misslolo2679 3 жыл бұрын
Ilahay kacabsada dadka rasulka2ku qarabtow
@mohamedcqaadir7496
@mohamedcqaadir7496 3 жыл бұрын
Jejjjjjejwn Snnj3jj2j2j2jgehhuuh7yyy77
@mohamedkalif755
@mohamedkalif755 3 жыл бұрын
@@mohamedcqaadir7496lb🏵️🤸
@daadiryare638
@daadiryare638 3 жыл бұрын
rabaa hadafkii xaqiijiye xalfadii baa lagaaray ilahow xaas xalaala iyo ubad qeyr qabo nasii amiin🙏🙏
@fardowsoqurux133
@fardowsoqurux133 3 жыл бұрын
Wad helaysa insh allah bro
@umumaryama7860
@umumaryama7860 Жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi
@suweydoclahi8158
@suweydoclahi8158 3 жыл бұрын
Wooooooow wn jeclhy alfanan khaliid malaab
@Oommihos
@Oommihos 3 жыл бұрын
Eryada alifaaga jacalku biyo dhigay abwaan Cabdishakuur Yasiin Adan abwan Badmadaw si farshaxanimo leh bu ugu faro yaraysta midhaha meelo fog gaadha
@yaasinabdi5977
@yaasinabdi5977 3 жыл бұрын
Niyoow ninkan laxamadiisaan Ka yaabay halkuu ka soo dhuro Legend 🙏
@abdirisaqosman5381
@abdirisaqosman5381 3 жыл бұрын
Ha wlhi Ana kayaban teda kle heesa waxa macaneya wa laxaanka
@somalieditingeducation2584
@somalieditingeducation2584 3 жыл бұрын
Waxan siin laha best fanan of the year ninkan rapiba cod udhibay mu Quran noogu aqriyo woow
@hiboismaciiljamac5648
@hiboismaciiljamac5648 2 жыл бұрын
xafladii guurka la garey manta ay thy meherkisa barakoba fanan qaliyh❤👍
@ekremekrem4223
@ekremekrem4223 3 жыл бұрын
From Turkiye Buradan istanbul'dan Tüm Somali'li kardeşlerimize milyonlarca Selamlar olsun Onları çok seviyoruz..
@mascadeofficial4920
@mascadeofficial4920 3 жыл бұрын
We love our brothers turki🇹🇷 they helped us in an hour of need we love 💘 turki may Allah bless
@mohamudfidowmohamudfidow332
@mohamudfidowmohamudfidow332 3 жыл бұрын
Teşekur edirim kanka
@Shiinkayj
@Shiinkayj 3 жыл бұрын
Sağ abi çok tešakur biz de seni seviyoruz❤
@Shiinkayj
@Shiinkayj 3 жыл бұрын
Ben iki bin on alta istanbuldaydim çok güzel šehir insalary hepsi hepsi seviyorum ❤
@mohamudfidowmohamudfidow332
@mohamudfidowmohamudfidow332 3 жыл бұрын
Ayvalah kardeş
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 3 жыл бұрын
Malinkii more than 10 times aa dhageystaa top waye 😊😍 5 million marke gadho like iisar dee👊☺️😉😉
@anisoahmed957
@anisoahmed957 3 жыл бұрын
Wiilkan codkiisa waan jclahy runtii aadbuu umacanyahy❤️💯👌
@fadumodaror8229
@fadumodaror8229 2 жыл бұрын
coo
@iqramohamud9145
@iqramohamud9145 2 жыл бұрын
Gurso dee
@abdukaadirsomali4922
@abdukaadirsomali4922 3 жыл бұрын
Waa hees qiimo weyn agteyda ku leh aad bey ii taabaneysa 😭😭😭❤❤
@ayaanabdirahman2616
@ayaanabdirahman2616 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
6sano oo xidhiidha sanadkan cusub ee caawa 2022 bilaabanaya ayaan rabaa inaan helo noosoo duceeya, markaan helana meeshaan ayaan reply idiinka soo geli doonaaa. 😍😍😍😍
@alibulle7612
@alibulle7612 Жыл бұрын
Haye saaxiib maku guuleesatay oo xafladaadii ma dhacday adiga iyo dumaashi ?
@faizaosman9635
@faizaosman9635 Жыл бұрын
@@alibulle7612 wan sugeyna inu noso galo 😄
@Bushriina
@Bushriina Жыл бұрын
Walal ma heshay hadda haddaad heshy ii soo jawaaab pls👏🤚🤝 taariikhdu waa 30/4/2023 😂
@xaragomedia7472
@xaragomedia7472 3 жыл бұрын
laxanka ugu mcn ee abid lagu heeeso ninkaan ayaan u daayay keep going wll wxba lagama qaban karo
@nasramatan8717
@nasramatan8717 3 жыл бұрын
Erayo dhapa weyeh Lapa qof kasta oo is jecel markay kala xanaqan Ay dip u heshiyan jacelpaa Bilama cusup😍😘👍
@fariyan1046
@fariyan1046 3 жыл бұрын
Kalinta sharma boy ee muqdisho award,khalid kamil ayaa ku ficnaa. Inta ila aragtay like ii sar
@kakadj1180
@kakadj1180 3 жыл бұрын
Really
@maxamedmaxamuud6415
@maxamedmaxamuud6415 3 жыл бұрын
@@kakadj1180 sharma boy wa rab waalan laikn kaamil heestan meelfog bey kudaransine jaceyl dareen leh inabacadimaaha✌
@cadeeycadeeyqurux4104
@cadeeycadeeyqurux4104 3 жыл бұрын
Jaceylka marka aad ku guleysato oo gursato farxad ba daremaysa alx aniga wannku guleysaney jaceylkena 🤲🏼🤲🏼
@ugbaadcali4383
@ugbaadcali4383 3 жыл бұрын
ana iiducey abaayo
@cadeeycadeeyqurux4104
@cadeeycadeeyqurux4104 3 жыл бұрын
@@ugbaadcali4383 Alle haku sahlo nin wanagsan naxriis leh oo gacan furn amiinp
@andregamming3536
@andregamming3536 3 жыл бұрын
Markuu xaasidkii wax sheegay Xubigu wuu sii siyaadey 😂💔 Walluusan waxba siyaadin Ee meel cidla ah bay igaga dhaqaday Dulufta 😓😂
@abdulasiismahamud4821
@abdulasiismahamud4821 3 жыл бұрын
Ayeeydaa wase (astaqfurullah) maxaa quraanka like ugu raadsanee
@singergaltiman853
@singergaltiman853 3 жыл бұрын
Waa Runtaa bro
@natashabashiir3385
@natashabashiir3385 3 жыл бұрын
Waa ruuun
@nasiibsugani2320
@nasiibsugani2320 3 жыл бұрын
runtaa wye pro
@andregamming3536
@andregamming3536 3 жыл бұрын
Abdulasiis Mahamud ayeeyda wase waa iledahay waxna waa waanine yaab somali mxamed 😳
@1ksubcribewithoutvideo384
@1ksubcribewithoutvideo384 3 жыл бұрын
Isbuuc kadib wa arooskayga🥰😍xafladi guurka la gaaray adigana alaha ku gaarsiyo wlshay iyo wllkay
@malpzaninaomar1877
@malpzaninaomar1877 Жыл бұрын
Caruur ma dhahay hada ❤😂
@zaitunialihussein6362
@zaitunialihussein6362 Жыл бұрын
Amin adna habalyo
@amaansanin_omar9172
@amaansanin_omar9172 3 жыл бұрын
3:53 stykas idilaay ba kama dalo intaa yar yaaa ila mid ah Khalid kamil abaha hesaha jecelka 🙋😍😚😚
@ikraanyaxye8361
@ikraanyaxye8361 Жыл бұрын
Hestan jclhkeyga aya i barey wu iso diri jire waxan is baraney sanadki 3/10/20/20 mar dhow ayan is guursan dono I.a Iso ducey ❤
@cumarabaz
@cumarabaz Жыл бұрын
M.a
@kaahanuura2628
@kaahanuura2628 3 жыл бұрын
INta ilamida Sidayda arooskeedi IshaAllh nawilysa sandka dhmdkiisa inu illhy qayr iga dhigo igu deceeya inti iga danbeesa ♥️♥️💋💋
@axzaabosman8786
@axzaabosman8786 3 жыл бұрын
Fanankan goortaan sheegay may dhawayn khaalid kaamil✌🙋‍♂️❤
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 3 жыл бұрын
Allow muqdish qurxwang cadawga hanaxa viva muqdisha❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Marku xasidkii wax sheegay😏🗣 Xubigu waa sii siyaadey💑🥳 Xanteenu markey fogaatey🗣😡 Xaqiiiq isku soo dhawaneyy👫💏 Xuduudu markey adkaatey❌❌ Xiisii wuu laba jibaarmatey🤦‍♀️😥 Xagaaga markan ka raagey🚶‍♀️😣 Xabiiibi wan ku hilooobeyy😰🥳 Xaqiiq bey ka hadleysaa iyo xaladahaa hada 😥🤦‍♀️❤ 13 November 2020
@khadarcade9910
@khadarcade9910 3 жыл бұрын
Hestan ano jacelkyga lajogy so baxday wlhi♥️♥️
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@khadarcade9910 woooow mansha allah ❤🥳alle idinma kala kaxeeyo
@abdishakureid795
@abdishakureid795 Жыл бұрын
Wllhi isla anigoo dhagaysanaya jacaylkaygi isoo garaacday kadib aan dhahay iyara sug hees inaga inagu saabsan dhagaysanayaye 😢 ❤ jacaylku hawaaro
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 Жыл бұрын
@@abdishakureid795 mansha allah bro wada jira abid❤❤🎉
@saaidkhalif4416
@saaidkhalif4416 3 жыл бұрын
Somali hadanu nahay caqliyadeenu mid shaqeyso ma'ahan. Bal maxa Alle iyo Nabigiisa SCW meshan keenay. Lacnad Rabbi ha idinku dhacdo Hadii intaas like iyo wax an aqoon ku raadsaneysid
@fuadhussein3750
@fuadhussein3750 3 жыл бұрын
Walalo horta mala yaabtay. Waanka naxa walahi. Subxanallah. Meel munkar laguhayo waxaas kusheegsheeg waa damir xumo
@saaidkhalif4416
@saaidkhalif4416 2 жыл бұрын
@@fuadhussein3750 Annagane raaxo qalbi o been ah ban so raadsanay umad kalena fisqigii ba Rabbi iyo Nabi maxamed like loogu raadsan
@anaskajr4971
@anaskajr4971 3 жыл бұрын
Nabiil bulle meel aalsaray laxanka wlh ninkaan waa goatka fanka soomalida iska ilaaw gulled simba nimcaan hilaac suldan seerar iyo kuwa kale oobadan waakana mujsida fanka...waa messi 10 😎
@altamoodho4030
@altamoodho4030 3 жыл бұрын
Qamar hirgalay legend Khalid 🇸🇴💉💝🔥🔥
@anaskajr4971
@anaskajr4971 3 жыл бұрын
@@altamoodho4030 bro runta sheeg ninkaan waxgaararo malahn
@dhadomedia1484
@dhadomedia1484 3 жыл бұрын
Nimcaan lama barabar dhigi karo nimcaan waa fanan wayn lkn khalid kamil waa nin culus waana laga yaba inu jabiyo recordka nimcaan hilac hadan nahay gudigi fanka. Waxan ledahay Maya Maya maya
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 3 жыл бұрын
That is true runtii 🙅‍♂️🙆‍♀️🤷‍♀️
@captainlahmkaali3637
@captainlahmkaali3637 3 жыл бұрын
Qamar sugani hakatagin captain
@apdidollarmhassen548
@apdidollarmhassen548 3 жыл бұрын
Fanaan kaliya waxuu ubaahan director heer caalami ah codkiisu waa another level laxanka xitsa isaga Fanaanka qudha aan hesihi dhagaysto
@salebanabdilaahi2141
@salebanabdilaahi2141 3 жыл бұрын
Xuduudu markay adkaatay Xiisihii wuu laba jibaarmay Xayaati waankuu hiloobey Xafladii guurkaa la gaadhay Markaynu yar kala xanaaqnay Xisaabtii dhexdeena taallay Kalsoonibay xoojinaysay❤ 15/12/2020 salaasa ,6:40 fiidnimo Hargeisa somaliland
@caydaruusmustafe4783
@caydaruusmustafe4783 3 жыл бұрын
The History____☝️
@bajacolow9135
@bajacolow9135 3 жыл бұрын
Wlh fananka uku wanag san 2021 waa fanan gaan aqlaaq iyo heeso murti leh music 🎶 wacan daganan wax walbo isku darsaday xataa abwaan waaaw masha alah hore u soco bro
@Ilyaasçķ4
@Ilyaasçķ4 3 жыл бұрын
Sidayda oo kale inta jacayladoodu inay fahman sugaysa is muujiyah 😭xududu markay adkatay xubigu wuu sii siyaday❤️
@ruqiyarubaabi6999
@ruqiyarubaabi6999 3 жыл бұрын
Alha ku fahansiiyo brother ck
@Ilyaasçķ4
@Ilyaasçķ4 3 жыл бұрын
Amen allha soo dhaweeyoh
@fadumoibraahim2589
@fadumoibraahim2589 3 жыл бұрын
@@ruqiyarubaabi6999 ⁰0
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 3 жыл бұрын
Doodaha xiligaan galeynay xidhiidh kaa Mira dhalaayey rabaa hadafkii xaqiijay xafladii guurka lagaadhay🥰😱Isha baxarka nintagay khaalid kaamil❤️
@duranhassan6456
@duranhassan6456 3 жыл бұрын
Muxuu yiri? "Markaynu yar kala xanaaqday Xoog baan kuu sii jeclaaday" Yaa salaam!
@abdirizackrashidabdi6407
@abdirizackrashidabdi6407 2 жыл бұрын
Hhhhh
@mohamedrage7759
@mohamedrage7759 3 жыл бұрын
Xuduudu markey adkaatay Xiisihi wu laba jibaarmay Xagaaga markaan ka raagay Xayaati waan ku hiloobay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Doodaha xilligaan galeeynay Xiriirka miro dhalaayay RABBAA hadafki xaqiijay Xafladi guurka lagaaray ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Million dollar words 🥰
@cccjjj9524
@cccjjj9524 3 жыл бұрын
CCC
@fartunismail384
@fartunismail384 3 жыл бұрын
Masha Allah hestan wanbokahelay runtiii intii igalaheshay oo dhageysaneyso 10/10/2020 like dhac igusiyaa🥰
@hamsegadhka4824
@hamsegadhka4824 3 жыл бұрын
Erayada Heesta 100%👑 Laxanka waa 100% ♨ Music karama 100%💌 Codka new cumar dhuule💎
@saalimsey8292
@saalimsey8292 Жыл бұрын
Hees iyo Bar ❤️😩 Markaynu yar kala xanaaqnay 😏🥰 Xoog baan kuu sii jeclaaday 😭🥺❤️
@dhurbocageey5151
@dhurbocageey5151 3 жыл бұрын
xafladii gurkaa lagaadhaY tani waa hees dareen xambaarsan kaliya waxaana dareemi kara qof walpoo anoo kale aH ❤❤ ismuuji❤❤
@fathimohamed7761
@fathimohamed7761 3 жыл бұрын
xududku alaa markaa adkatay xiisi waa laba jibarmay 😭😭😭my king malin malmahan kamid ah weynu is arkin insha allah 🤲🤲❤❤
@shirehsuheyb3112
@shirehsuheyb3112 2 жыл бұрын
Bbe mcn Xafladiii Guurkeynu Gaadhney Mnsha Allah Fathi Sahal ❤️❤️❤️
@pizhaarrcastaro3952
@pizhaarrcastaro3952 3 жыл бұрын
KHALID KAMIL WALHI WAA TAGERA NINKAAN MUDO HADUU FANKAAN KUSII JIRO WUXUU NOQONDONAAH FANAAN HEER SARA HADAPA WA HERSARE LKIN LEGENDIYADA WAA WAYN EE FANKA BUU KU BIRAYA FANKISA NASO JITY ANAGOO BADAN AADPAN KU SALAMAYNAA ANAGOO DHALINYARA AH BADAN OO HESAHAAGA KU RAXAYSANAYA 😍😍😍😍😍
@zamuudahir1824
@zamuudahir1824 3 жыл бұрын
Million times hdi aan dhageesto ka madaalo really hees iyo codba wuu haayaa masha allh
@aishajama2808
@aishajama2808 3 жыл бұрын
It’s beautiful song and gorgeous voice keep going 😘👍✅
@ibrahimiiman2587
@ibrahimiiman2587 3 жыл бұрын
Wallaahi ninkaasi waa fannaan luuq, laxan iyo luxud ba leh. Wiilbaa Reer Burco ah Soomaali ah oo cod macaan. Aad baan u jecelahay nooloow walaal qaali, hibadaa Alle ku siiyay noogu raaxee
@mohamedabdulkadir4085
@mohamedabdulkadir4085 3 жыл бұрын
Inta Jecel Rasuulka SCW LIKETA Ha ila DHAAFIN
@sacdiyocabdi928
@sacdiyocabdi928 3 жыл бұрын
Scw
@schurrlesuleiman9692
@schurrlesuleiman9692 3 жыл бұрын
Waxan cml mesha kadaa doqonyahaw
@sabtiaxadilaaisniin7965
@sabtiaxadilaaisniin7965 3 жыл бұрын
Nio inay hees kaa baxayso meshaa mad ilowday caqli yaran ayaa ku haysaa laxey
@abdifatahyusuf6792
@abdifatahyusuf6792 3 жыл бұрын
Nabiga SCW wan jecelahay kuuna saari maayo kwrn Nabiga haugafin bro.
@ladanabdi2499
@ladanabdi2499 3 жыл бұрын
Scw scw lkn wx xun radi ayaad Nabiga keenaysa meshan ilhy ka xishod
@hodanhassan8361
@hodanhassan8361 3 жыл бұрын
Ilahow wadanka nabad nooga dhig dad sidaa wadankooda ugu farahsan ayaa jira dhulkayaga quruxda badan yaa rabi
@bilabong6085
@bilabong6085 3 жыл бұрын
Heestan waxad mooda inay aniga iga hadlesa mxaa yeelay waxan daren jecel ah uqaday gabar an marakas isku fasal ahan jirnay umana shegan inan daren jecel uqaday Waxa dhahcday inan safar marenkaka ada Maraks waxan wayay Gandhi meel an kala so xarira Marki laga joogay 1sano ayaan waxan Ku arkay fecbook wana Ku darsaday Wayna iga aqbashay wana LA hadalay waxyna isheegtay ayadana inay Australia joggta wana wada xarir nay waxay iso diratay heestan hada waxan sugayna inu arooskena dhahca mardhow insha allah jecelka ha waaro💜💜💜😰😰
@iqranuurmaxamuud7037
@iqranuurmaxamuud7037 2 жыл бұрын
M.a hmbly hmbly hmbly my brother
@muunaasli706
@muunaasli706 2 жыл бұрын
1 years kadib 😥ma is aroosdeen wll guul.baan idin rajaynaya insha allah iso jawab hadad comment kayga aragto
@Abdinasir632
@Abdinasir632 2 жыл бұрын
@@muunaasli706 waad sugaysay wllashy like me🥰💕♥️🇸🇱😭
@user-cw4ii5im9y
@user-cw4ii5im9y 2 жыл бұрын
Hmplyh 😩❤️‍🔥
@maryamomar793
@maryamomar793 2 жыл бұрын
All the best
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
😊markaynu yar kala xanaqno dibaan kusi jecladaa 😍❤xududu markay adkaty xisihu wuu laba jibarmay🤗🤴🏽xasusuta markaan cidlodo ada so xadirayay😍😘🥰
@Abdirahmangs
@Abdirahmangs 3 жыл бұрын
Wllkie khaalid kaamil gobtii iLkacasta Reer Burconimo ❤️
@ayaan7579
@ayaan7579 2 жыл бұрын
My favorite song I love it so much ❤️❤️😍 Is there anyone else who else is listening this song in 2021
@kingkhadar2393
@kingkhadar2393 2 жыл бұрын
Mee size
@abdimaliknoor1323
@abdimaliknoor1323 2 жыл бұрын
Me to more ❤️
@sagalabdi3898
@sagalabdi3898 2 жыл бұрын
June 16 2022
@ubaxmaxamuud4273
@ubaxmaxamuud4273 8 ай бұрын
19 November 2023 waa habeen aan aad ugu xiisay qofkayga waxaan rajaynayaa inaa dib ugu soo laabto heestan anigoo ah xaaskiisa alle ha isku keeno qalbiyada is jecel 🤲❤🥺
@haphzadejia7109
@haphzadejia7109 3 жыл бұрын
First one somaLiyeeY Like Ta xaQeeda😛👊👊👊
@Abdirahmangs
@Abdirahmangs 3 жыл бұрын
Haphzayy 😂😂
@hafsosaciid9422
@hafsosaciid9422 3 жыл бұрын
Khalid mar waliba hees i taabaneyso so saaartaa run ahaantiu
@abdisamadmahamoud4036
@abdisamadmahamoud4036 3 жыл бұрын
Heesta adigey ka hadleysa
@gonishow
@gonishow 3 жыл бұрын
😋
@saluxudiinmacalin7988
@saluxudiinmacalin7988 2 жыл бұрын
Xasuus gaar ah ayey iitahy runtii markaan dhegeysan jirey waxaan jeclaa gabadhii Ugu quruxdabadneyd ugu wanaagsaneyd allah hadeeyee weli wNjeclhay 😭😭😭😭😭😭 roodo maxamed cabdiraxmaan wll markasta farxadku qaado noloshada
@Nassirnas7
@Nassirnas7 2 жыл бұрын
Damn what a dope track... Kudos Khalid.
@nadargeenyo8560
@nadargeenyo8560 3 жыл бұрын
Gabadha hestan lo qaday inaa aniga ahy inta og love sara😝😘
@abdirahmandhafe5418
@abdirahmandhafe5418 3 жыл бұрын
😄😄😄😄
@militaryarchive8979
@militaryarchive8979 3 жыл бұрын
Ugu danbeyntii waa laga gaaray xfldeydi guurkeyga rabiyow mid qeyr qaba iga dhig ❣✊🏻👌🏻Aan ku nagaano
@minzoabdisalat9082
@minzoabdisalat9082 2 жыл бұрын
Still I watch 2022🥰keep going walalkey khalid kamil 💯💘💖
@yaxyecali2449
@yaxyecali2449 2 жыл бұрын
Isku mid nahay🙄🤗😍
@luckyamen6671
@luckyamen6671 2 жыл бұрын
Same ❤️❤️
@zaahidkhaliif963
@zaahidkhaliif963 2 жыл бұрын
Just wached🤦‍♂️🖤
@maryanosman6313
@maryanosman6313 2 жыл бұрын
Same
@Nacubes1126
@Nacubes1126 2 жыл бұрын
Sameynta hestan igu ledahay💔"waxan Rabigey ijecleysisiyey bini adankisa ruux kamida waxu sameyey nolasheyda waxana noqday Ruux ilmadu Agtisa Kafududahay xili walba jeclestana inu ilmeyo Heestan sameyn weyn waxay igu yelatay markaaan dhagesto ilmadeydu waxay noqota Roob curtay. "Markeyni kala yar kala xanaqnay xogbaan kusi jeclday xiskeyga marka kubahday jaceyl xaladla bilamay" "Xisabtii hoy dhexdana tilay kolsonibey xojineysay Xasuusta hoy markan cidloda ada soxadirayee" Intas wa daren ani iga dhax hadlaya wayo markasta isku dhacno iyo khalad walbo nafteyda kagalo aan necbahay xataaa wan sijeclaan uuun Maku jeclaan wlhy qurux maku jeclaan wlhy ragnimo maku jeclan wlhy Lacag dar alle kajecladey manta ninkale hada arko kun jeer kasereyo oo dokheyga xata wan kajclhy lakiin nafteyda isagey rali katahay family problem inta badan nolasha ila darista alla iga sareye wajigisa farxada kadremo wax walba oo dhibata iheysa wan iska ilaawa intayar iyo ayamaha yaru nolasheyda kujiro marku kubaxana jaceyl xaladla usiiqada waligii yuu ii ogaan hadu rabo wayo qofan kujecleyn darenkaga mafahmayo ana diyaar uma ihi ina kubaryo nolasha mantu iqoslaan loqoslin mantu jaceyl itusaan tusin mantu NAFTA ficilo tusaan kadheran barkinta xanunkeyga ladul imaan ((Ilove you F.....ni))😫😭💔💔💔💔
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 2 жыл бұрын
Abyo mcn samir bdn sameee wad arki doontaa asoo garabkaada ah jcylka hawaaro ❤️
@sadakhalane8589
@sadakhalane8589 3 жыл бұрын
WAA TOP LEVEL YARKAN KHALID KAMIL HESIHIISU NA WAA HITT 👌👌 Markeynu yara kala xanaaqnay xoogbaa kusii jecladay Xiskayga markaad ku baahday jcyl xalal bilawday waaw ✌✌🔥🔥
@kingmjiizowdmt7279
@kingmjiizowdmt7279 3 жыл бұрын
Markayun yar kala Xanaaqnay Xoog baaan kuu sii jeclaaday😢♥ Xiskeyga Markaad ku Baahday jaceyl Xalaal Bilaammy😍Xisaabtii dhexdeeni Tiilay Kalsooni bay Xoojinaysay Xasuusta Markaan Cidlodo 😢Adaa So Xaadiraayay ♥♥💯🙏
@bibi9800
@bibi9800 3 жыл бұрын
Markayun yar kala xanaaqay xoog baan kuu sii jeclaaday xiskeyga markaad ku baahday jaceyl xalaal bilaanmy ku baahday jacel xalaal bilaanmy
@hanadabdullahiaden9617
@hanadabdullahiaden9617 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil 1 month 1m views keep going brother another level ❤️❤️🙌🏿
@abdimalikabdisalamosman7518
@abdimalikabdisalamosman7518 2 жыл бұрын
2022/1/28...friday...13:58:35. Aniga iyo boqoradayda oo aan muddo 5sano ah xiriir jaceyl naga dhaxeeyay akhiiran maanta waxaan u fadhiyaa xafladeeni aan ku mehersanayay kuna doonayay boqoradaan dumar kala baxay 5sano kahor🩸 Alx❤💥🙏...dulqaad iyo samir badanaa sadkii hela🙏 Waxaan ka codsan qof walba oo comment-gayga arka inuu ii soo hambalyeeyo waqtigay doonto ha ahaatee🖐
@faizaosman9635
@faizaosman9635 Жыл бұрын
hampalyo wllky🥰
@afnaanmo8773
@afnaanmo8773 Жыл бұрын
Congratulations wlle awlaad baariya allha idinkala siiyo🥰🥰
@abdikariimismail4766
@abdikariimismail4766 Жыл бұрын
Hampslyo zhp alle idinka yeelo reerkii bash bash iyo barwaaqo noloshooda ku dhamysta
@worldnature755
@worldnature755 Жыл бұрын
Hanbalyo wlaal alle haysku kiin daayo
@zakihassan4013
@zakihassan4013 Жыл бұрын
Hanbalyo wlkyy
@kawtharabdi9812
@kawtharabdi9812 3 жыл бұрын
Y’all need to blow up for Khalid 💯 he is definitely a superstar ❤️
@ragemohamed7737
@ragemohamed7737 3 жыл бұрын
Khalid Kamil legend Like Saara 🤪
@wizamanesh6370
@wizamanesh6370 2 жыл бұрын
ilahay baan kugu dharshe like ha ila dhafin
@fcisraacofficial8441
@fcisraacofficial8441 3 жыл бұрын
Doodaha xiligan galaynay xidhidhka midho dhalayey🔐🔐 Raba hadafkii xaqiijiyey xafladii guurka la gadhay♥️♥️👏👏👏👏
@MOA-ni2el
@MOA-ni2el 3 жыл бұрын
Ereyada heesta nin garanbaa garan walee, Khalid kaamil well done shoodhahaygii. 🙏
@faariscaqowsaeed9339
@faariscaqowsaeed9339 3 жыл бұрын
Ninkan waa fananka kaliyo hesihiisu wada hitka yihin wlhi fanaanada danbe favrtkayga waye vro horey u soco🙏🙏🙏🙏
@nimcobaryare4507
@nimcobaryare4507 2 жыл бұрын
Markan is dhaho hees dhageyso fanan kale maba i qanciyo fifa khalid kaamil ❤❤💯
@ahmed_naajihussien4260
@ahmed_naajihussien4260 3 жыл бұрын
inta 2021 daawanaysa 😍 si gooniya ayan idiin salaamay
@naruuracaday148
@naruuracaday148 3 жыл бұрын
Xuduudu markey adkaatay 😔 Xiisuhu wuu laba jibaarmay🥺 Xagaaga markaan karaagay 🚶‍♀️ Xabiibi waan kuu hiloobay💑🥰😢
@Hibaky
@Hibaky 3 жыл бұрын
Inta og inuu cabdihani fankii kabaxay like saara 😂🙏🏻
@lilhook3231
@lilhook3231 3 жыл бұрын
Maxa cabdihaniya markaan anigii ka baxay yaa hadhaya xaliimoy🤣🤣🤣
@laariofficial3245
@laariofficial3245 3 жыл бұрын
Oo mxaa iga galay
@bushbaabilan5304
@bushbaabilan5304 3 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhh
@bushbaabilan5304
@bushbaabilan5304 3 жыл бұрын
Lkn
@fatma6713
@fatma6713 3 жыл бұрын
Like raadis aa thy ppe ciyarta naga dhaaf
@maryanabdi2893
@maryanabdi2893 Жыл бұрын
Xafldi guurka lagarey🤲🥺Alxamdulilah Ilahow Guur Kheyr Qabo Iga Dhig🤲
@fathimohammed7135
@fathimohammed7135 Жыл бұрын
ameen xabiibti
@ilyasxaxale1083
@ilyasxaxale1083 Жыл бұрын
Aamiin wll qali
@maryancabdi1596
@maryancabdi1596 2 жыл бұрын
Soomaliyeey heestaan wllhi qaab oo ragnimo buuxda ah aa loohabeyay 😎😎
@kadrafarah3865
@kadrafarah3865 3 жыл бұрын
Fananka an fananita ugu jecelahay waxan khalad kamil ayn maba dhageysato 😘😘😘😍😍💯👑💯
@reemmukhtar5418
@reemmukhtar5418 3 жыл бұрын
Hees shidan oo cajiiba ah qiso dhaba oo guul ku dhamaatay Waxaan sugnaa ba waa xaflada guurka wllky khaalid kamil iyo xidigta cishqiga Dhisma oo dhaqma 💗💗💗💕💗👏💗💗💋💋💋💋❤❤❤❤❤💗💕💗💗💕💕💕
@miskiabdisalaam9330
@miskiabdisalaam9330 Жыл бұрын
fv song xasuusta markaan cidloodo ada soo xadirayaay maalin un heesta waan daranaya waayo qofkaan jecelhy adbu ijecelyahay ana waan u jecelhy waxan suga kaliya waa inaan nolaal wadagno inshallah mardhow ❤
KHAALID KAAMIL FT MALYUUN MAANKA NEW SONG BARMUUDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
3:19
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 8 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 118 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 101 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2 МЛН
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 68 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 433 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 297 М.
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,2 МЛН