KHADAR KEEYOW | RAJO | OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 4,550,851

Y3A FILMS

Y3A FILMS

4 жыл бұрын

Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/ZM8778exp/
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretrans.com
Fly Cheap
www.isavetravels.com
Download App:
play.google.com/store/apps/de...

Пікірлер: 1 900
@xamsexadaari529
@xamsexadaari529 4 жыл бұрын
fanaan tayo badan faneed leh Khadar Keyow sxb madaxaagu kor ha ahaado. Dj Adam oo mar kale la shir yimid music caalami ah iyo Y3A oo muuqaal quruxdiisa leh ku ladhay intaba waan hambalyaynayaa.. Heestan oo dareen ahaan gaar u khusaysa Khadar Keyow ereyadeeda saxda ah waa kuwan. wallow aan soo rafaadnay dadaalnoon soo ruclaynay riyada laynoo rumeeyay hankiyo rajadaa dhaboobay rabbaa mahadeeda yeeshay naftiyo ruuxdaan wadaagnay runtii nacab uu ku daalay raxmaay qalbigii ku raacay ma raysan markaad ka dhooftay kooris rayiga labbadii mideeyay rasmina isku jecel is doonay sideenana wada riyaaqay ayaa rug barwaaqo yeeshay baydka labbaad wallow aan soo raxlaynay cidloonoon soo ragaadnay si roon goortaan rafiiqnay dhibtiyo rarankii na daayay adaa raaliya idleeyay waxaa raad caashaq reebay sidaan isku raadinaynay qoyskiyo reerkaynu taagnay raxmada ubad baa ku biiray
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 4 жыл бұрын
Mashallh wll qali ah hormar wcn 🇸🇴🙏abwan xamza xadaari iyo khadar keyow iyo Y3A gulaysta🙏🙏🇸🇴🇸🇴
@ayankhalif7312
@ayankhalif7312 4 жыл бұрын
Xadaaari abwaaan an utageeero alh kudhowro huuunooooo
@weheshoofficial5446
@weheshoofficial5446 4 жыл бұрын
Apwn xamse xadari hadii ad frinteyda arkto wxan Ka codsanah in ad iso jwbto qisadeydah an kaga shekynah kdb plz arey iisameey laxanka nabiil igu dhiib music maftuux codkna Gulled Simba plz intas ii sameey wxii dhaqaalo ah anigah diyar ah thnk u jwb wcn
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 4 жыл бұрын
Xadaari abwaanka aan fankiisa jclahay we love u ❤❤
@ahmedhani1486
@ahmedhani1486 4 жыл бұрын
Xamase xadaari sxbow madax noo saaran tahay hadii aan dhageystan eryada Fanka meel qiimo leh ayaa ka jirtaa Qoftada eryada uu sameyn donto Soomali mohamed waa yaabi donta Inshalaha
@ahmedabdi1020
@ahmedabdi1020 4 жыл бұрын
Bisha ramadaan allah nabad nagu gaarsiiyo
@siciidxikmaawiofficial1464
@siciidxikmaawiofficial1464 4 жыл бұрын
Ahmed Subscribta ii Saar sxb kzfaq.info/get/bejne/pdKRiJqSnZipm30.html
@zakariyeali700
@zakariyeali700 4 жыл бұрын
I.a amiin
@zeytaqueen9091
@zeytaqueen9091 4 жыл бұрын
Amiin In Sha Allah
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 жыл бұрын
Aamin yaa rabih
@cawiyahadadweynaha
@cawiyahadadweynaha 4 жыл бұрын
Rafaaadka wuu jiraaa isoo booqo
@abdiazizselad
@abdiazizselad 4 жыл бұрын
Cadka 100% Erayada 100% Laxanka 100% Music ka 100% Style 100% Camera 100% Location 100% Khadar keyow fanaan Qaran 🇸🇴🇸🇴❤
@hanadabdulkadir9454
@hanadabdulkadir9454 4 жыл бұрын
From Bangaldesh 2020/3/25 saqdhax habeenimo Cab cabsi cudur wadanka ka jirto adigo aqrinayo qoralkeyga allah ku xafido like isaaar
@ugaaz
@ugaaz 3 жыл бұрын
Jigatola team miyaa 😂🙏🏽
@qaasin17herbadiyo63
@qaasin17herbadiyo63 3 жыл бұрын
kenya miyaa
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman 18 күн бұрын
Bro setahay
@najiibxasan8438
@najiibxasan8438 2 ай бұрын
Hestan miraha mcn wxn dib usoo booqday 2024 iyo ano wakhti adag ku jira😢❤
@AdDt-lu4np
@AdDt-lu4np 2 ай бұрын
Same 😢
@ifraaxcumar6750
@ifraaxcumar6750 2 ай бұрын
Anaa kula soo booqday oo kula jira waqtigaas balse insha Allah horay ayaa loo soconaa
@abdullaahigoogaa1339
@abdullaahigoogaa1339 4 жыл бұрын
Illaahy Cudurka hanaga dulqaado Heesahana Hanaga madooweeyo wlalayaal ❤👋 Like isaara walalyal
@siciidxikmaawiofficial1464
@siciidxikmaawiofficial1464 4 жыл бұрын
Sxb Subscribta igu Caawi kzfaq.info/get/bejne/pdKRiJqSnZipm30.html
@manaanhusein5998
@manaanhusein5998 4 жыл бұрын
Naga dhamow anagaa heesaha ku heysano hadaad wanaag wadid heesaha ka dhamow
@djhophop5487
@djhophop5487 4 жыл бұрын
Googaa masul igu caawi subscribe
@bigmohaofficial.3426
@bigmohaofficial.3426 4 жыл бұрын
Ebow meshaan mudaro lagama aqrinayo e naga joog adile cafimadkaga ogow qofwalbana tiisa ayuu sugaa.✌
@zeynabnoor1102
@zeynabnoor1102 4 жыл бұрын
@@manaanhusein5998 kkkkkk
@talasamemedia5487
@talasamemedia5487 4 жыл бұрын
Heestan waxa dareemi kara ruuxi qof dhab ujeclaaday, misana jaceelkisa cadow badan yeeshay, hayeeshe dhabar adayg & samir awgii ay dib umidoobeen Ruuxba ruuxey jecleed axyaa hees❤🥀🥰 #LEGENDKEYOW FULL RESPECT🙏❤ inta caashaqa soo dhadhamisay macaankisa & qaraarkisa liketa dhash ha igu siiso waa akram dhal jeceyle.😋🤣🥰❤🙏
@abdulhamidabdisiad2955
@abdulhamidabdisiad2955 4 жыл бұрын
Walow aan soo rafad ney
@siciidxikmaawiofficial1464
@siciidxikmaawiofficial1464 4 жыл бұрын
Akram Sxb Subscribe Ii saar kzfaq.info/get/bejne/pdKRiJqSnZipm30.html
@bashirhusni7772
@bashirhusni7772 4 жыл бұрын
Absolutely I know what love is coz I have been through so many difficulties just becoz of love🙏😢
@loukmanalifarah9112
@loukmanalifarah9112 4 жыл бұрын
Wwww mashaala
@safiyahassanabdikariim8626
@safiyahassanabdikariim8626 4 жыл бұрын
Tasa ben aheen wllh qofkas unba daremikara
@sabrinmohamud3511
@sabrinmohamud3511 4 жыл бұрын
Heestan aad ayey i tabatey qof wax jecel lee dareemi karaa😭😢
@caygaupdi3083
@caygaupdi3083 3 жыл бұрын
Aad u wayn
@user-ze1ro8xu1u
@user-ze1ro8xu1u Ай бұрын
😭😢🥺🤲💚😭😭💚🤲🥺😭💚🤲🥺
@ismailabdullahi8300
@ismailabdullahi8300 2 жыл бұрын
Everyone who reads this, we don't know each other and probably never will but l wish you all the best in life and all the luck in the world Stay safe!😊🥰❤
@bbenacnacina1134
@bbenacnacina1134 2 жыл бұрын
thank u soo much 😍
@qumanxaaji9201
@qumanxaaji9201 2 жыл бұрын
Wishing you the same🥰🥰
@happyfamilychannelmfamily6432
@happyfamilychannelmfamily6432 2 жыл бұрын
You to ❤️❤️❤️❤️
@bashirhusni7772
@bashirhusni7772 2 жыл бұрын
This hits different 😢
@silvanraschle3510
@silvanraschle3510 2 жыл бұрын
🙏🏼🙏🏼❤❤❤❤❤
@mohamedabdirizakabdisalam9938
@mohamedabdirizakabdisalam9938 4 жыл бұрын
Finally xaaskeyga raxma hees aan uqaado waan helay keep going legend khadar keeyo 🙏🙏🙏
@lastqueen8944
@lastqueen8944 4 жыл бұрын
Mashllh Tnxxxxx
@sacdiyacabdi4796
@sacdiyacabdi4796 2 жыл бұрын
Qa11
@liibaanburhaan611
@liibaanburhaan611 5 ай бұрын
9/2/2024 tunisia waxan asbuucan uxaroonaya xooshka doonta i.a isoo ducee wlle hadad farintayda argtid adigana cafimad iyo guulban ku rajaynaya melkastod joogtid
@queninahaji3285
@queninahaji3285 2 ай бұрын
Walaal ma nabad tagty😢
@rahmahassankhy
@rahmahassankhy 2 ай бұрын
ma nabad baxdey wallo
@ayeshaomar3176
@ayeshaomar3176 2 ай бұрын
Allaha ku rumeyo riyoyinkaga wll ma nabad tagtay
@KhadarhireZultaan
@KhadarhireZultaan 17 күн бұрын
Ilahy haku nabad keeno zxb midaas qofki so maray unbaa daremi Karo
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 12 күн бұрын
Wallo ma nabad tagtay illahay hakugu xifdiyo meesha tagto❤
@buulaxuubeyvediosproductio9241
@buulaxuubeyvediosproductio9241 4 жыл бұрын
Majiro ruux xiriir jcl igala dhaxeeyo Hadana zaa'id bey ii taabaty wlhi Taasan cadeyneso somalida iney yihiin dhal caashaq allow mid kheer qabta oon dhab isu jclaano 😭❤🙏
@najmaupdalla6797
@najmaupdalla6797 3 жыл бұрын
Aamn 😥🤲🏻
@kutubeyxamuud2042
@kutubeyxamuud2042 3 жыл бұрын
Hada maheshy ❤❤
@dhadhanlyrics6568
@dhadhanlyrics6568 3 жыл бұрын
@@kutubeyxamuud2042 wali May 🔪
@musowmohammed3455
@musowmohammed3455 2 жыл бұрын
Waa ikan
@mamiguleed1030
@mamiguleed1030 3 жыл бұрын
2021 hdiipa aad heestn dhgysnysoh like dhc igu sii🤞
@sumayomohamed8621
@sumayomohamed8621 4 жыл бұрын
Heestaan aad ayee ii taabatay 😭😭😭legend keeyow😍😍
@abdulkadirmohamud2982
@abdulkadirmohamud2982 4 жыл бұрын
Lake iisaar
@Updaa
@Updaa 4 ай бұрын
sᴛᴇᴀʟ ᴀᴍ ᴡᴀᴛᴄʜɪɴɢ 2024😢
@HannaAhmed-vi4cp
@HannaAhmed-vi4cp 2 ай бұрын
Still not steal
@abdiqani33
@abdiqani33 2 ай бұрын
Me too Bro 😢
@wilkiidahirow3885
@wilkiidahirow3885 Ай бұрын
✌️
@MohaXoosh-
@MohaXoosh- 18 күн бұрын
Same ❤
@user-jc3ew1vh9g
@user-jc3ew1vh9g 18 күн бұрын
Kaliga mahan sxb 😢😢
@guleiddalmar3679
@guleiddalmar3679 4 жыл бұрын
Wxan aminzanhy heestan inay million gaarayso Keyow 🔥🔥🔥🔥🔥
@mariahassan6562
@mariahassan6562 4 жыл бұрын
Sideenana wada riyaaqay Ayaa rug barwaaqo yeesha😢 Keeyow xidiga muqdisho🔥😍😍
@Xizbullah
@Xizbullah 4 жыл бұрын
InTa Nabiga jeceL like❤🤙
@siciidxikmaawiofficial1464
@siciidxikmaawiofficial1464 4 жыл бұрын
scw Sxb SUBSCRIBTA IGU CAAWI kzfaq.info/get/bejne/pdKRiJqSnZipm30.html
@djhophop5487
@djhophop5487 4 жыл бұрын
@@siciidxikmaawiofficial1464 maul waan kusry atigun ii saar
@quman1238
@quman1238 4 жыл бұрын
Scw
@xadiyojamac8801
@xadiyojamac8801 4 жыл бұрын
@@djhophop5487 hhhh hhhhhhhh
@ishomohamed318
@ishomohamed318 4 жыл бұрын
Scw
@hanyahmed7056
@hanyahmed7056 4 жыл бұрын
Heestan waxay cadeyneysa in qadar keyow ubad loo dhalay 💞💞m.a “raxmada ubad baaa Ku biiray "
@barwaaqomuusebarwaaqo7067
@barwaaqomuusebarwaaqo7067 4 жыл бұрын
Lbo matano ah balo dhalay marki u itopia kuxirnaa
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
@@barwaaqomuusebarwaaqo7067 si fiican labo wiil Maasha Allah 💙💙
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 3 жыл бұрын
Haaa wl ma dhawayn markii u guursade kadibna laba wiil mataano ah aye dhashay gabadha dadku ma wada oga in u xaas leyahay sababtuna waxa waaye melaha maso bandhigo waayo gurigiza uma ficna dadka is muujiya ma raagan runtii balayada ka dhex shaqaysa gabadhu wa boqorad garatay dadka kale inay noloshoda kaga muhimsan tahay eedey guulayso ban leyahay khadar❤
@hodanaliaxmed8334
@hodanaliaxmed8334 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭 maraysan markad kadhofty
@kingabdirizakmukhtar
@kingabdirizakmukhtar 4 жыл бұрын
What a beautiful style with beautiful voice that’s my brother blood 🩸 🇸🇴
@alberteinstein012
@alberteinstein012 4 жыл бұрын
Hessto adhigo daxdi kumareeso hadad commentiga aqri neyso like saar😂😂
@inayahyeali3433
@inayahyeali3433 4 жыл бұрын
Hees aan mudo sugayay wlhi hees dareen leh inta ay so jidaty heestan like dhac😢
@siciidxikmaawiofficial1464
@siciidxikmaawiofficial1464 4 жыл бұрын
wlshy Subscribe igu caawi kzfaq.info/get/bejne/pdKRiJqSnZipm30.html
@damashaadchannel320
@damashaadchannel320 4 жыл бұрын
Somali girls Official ascw walaal plz subscribe igu caawi adoo mahadsan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏kzfaq.info/get/bejne/b9x_rJuBu6q5YIU.html
@waliyoali539
@waliyoali539 4 жыл бұрын
Waa Hees dareenkeda wadata wallahi
@sagalyusuf7806
@sagalyusuf7806 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂🙈
@manbile5419
@manbile5419 4 жыл бұрын
Waxas aya jcl laga daaha 😂😂 madax I saran tahay Somali girl 🤞 Like dhac wan ku siiye✌🏻
@kawzarahmed7077
@kawzarahmed7077 4 жыл бұрын
Woow somalilnd ad ayay uqurxoontahy walhi💚💬❤
@elias-rn6mx
@elias-rn6mx 3 жыл бұрын
Somaliland is a beautiful place.from kenya.
@niamaibrahim1763
@niamaibrahim1763 4 жыл бұрын
jeclaan lahaayaa keeyoow oo youtube yeeshay oon markasta ka aragno wwwww our star love u always
@yasircade4026
@yasircade4026 Жыл бұрын
Manta tarikhda tahay 6/6/2023😢 waxaan aad ugu xisay jaceylkeyga oo laba wadan kala jogno runtii waa u xisay malinta soo baxaye waxaa baln ugu soo qaday inaa ilaaliyo axdiga dhaxdena yalo☝🏻❤ waxaan aad udhagesta hestaan oo xasuusaha qaar dhaxdena yalay kuso xasuusto maxaa yelay waxaa ahen laba qof zxp eh subax kstana iskul isku raco waxaa is baranay 16/12/2021 waxoo ii ahaa sanad aad igu weyn ila hadana waa wada socona waxana rajenena inaa malin uun wadagi dono nolosha i.a😫❤💍 noloshi dulqadka badned🥺
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 4 жыл бұрын
/ Lyrics 👇 Walow Aan Soo Rafaadnay Gadaalna U Soo Rucleynay Riyada Latnoo Rumeeyay Hankii Rajadaa Dhaboobay Rabaa Mahadeeda Yeeshay Naftii Ruuxdan Wadaagnay Runtii Nacab Ku Daalay Raxmay Qalbigii Ku Raacay Mareysan Markaa Kadhooftay Mareysan Markaa Kadhooftay Rayiga Labadii mideeyay Haa Rasmina Isku Jecel Isdonay Sideedana Wada Riyaaqay Ayaa Rug Barwaqo Yeeshay Ayaa Rug Barwaqo Yeeshay Walow Aan Soo Ruxlaynay Cidloonoon Soo Ragaagnay Si Roon Goorta Aan Rafiiqnay Intii Rarankii Nadaayay Adaa Raaliyay Idleeyay Waxaa Raad Caashaq Reebay Sidaan Isku Raadinayay Qoyskiyo Reer Keeynu Taagney Raxmada Ubadbaa Ku Biirey Ra'Yiga Labadii Mideeyay Ha Rasmiga Isku Jecel Is Doonay Sideenana Wada Riyaaqay Ayaa Rud Barwaaqo Yeeshay Ayaa Rud Barwaaqo Yeeshay
@Mohan4Vlogz
@Mohan4Vlogz 4 жыл бұрын
Mo Bulhan Great Job 👍
@omarw5124
@omarw5124 4 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhh war haku ciyaarin gadaalna uruclaynay aa i like that...taasi waa cagsi bro kkkk
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p 4 жыл бұрын
Manshallah waa dadaashay😍
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 4 жыл бұрын
Qalad qalad Af Somali ayaa idinku adag gadaal wax layidha ma jirto
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 4 жыл бұрын
*Raali Galin Heestan Y3 Ayaa sarey ayadoo lyrics ah* wan so celin
@GulaidFaisalMohamed
@GulaidFaisalMohamed 4 жыл бұрын
Ilaahay nimcada ha u siyaadiyo HarGaysa cadey bal eeg quruxdeeda nabaad waarta somaliland 💚💭♥️ waan u xiisay 😭🙏
@darishore814
@darishore814 4 жыл бұрын
Caadi iska dhig hargeysa maahan waa boorama ilaahay ha usiyaadsho dhamaan dhulka muslimiinta
@mushtaqnaasir857
@mushtaqnaasir857 4 жыл бұрын
@@darishore814 bow iyo borama waa gabiley sawka dhagax sibiilkii maad na dafirteyba bisinkee🤙🌞
@indholacag1606
@indholacag1606 4 жыл бұрын
WAA ISLA SOOMAALILAND UUN ALLE HA INOO SIYAADIYO 🌦🔥
@darishore814
@darishore814 4 жыл бұрын
indho lacag aamiin
@sowdakeyf4354
@sowdakeyf4354 4 жыл бұрын
The King Indho Cade wllo waa herer iyo Jjga wadada uu dhaxaysa mesha uu suldan serer ku so qadayo hesta xaged manta jogta
@hasancumar3677
@hasancumar3677 4 жыл бұрын
Waa fananka kaliya Ee heesihisa Dareen wataan nooc kasto oo ay yihiin.. The king keeyow👑🇸🇴🔥✍
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Heestan adigoo daawan...... Hadad comments akhris u Timid likeTa isaar walal......👍😂
@abuayman5955
@abuayman5955 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@abuayman5955 heee😂😂 27 February 2021✌😍
@apdirahmnaden9588
@apdirahmnaden9588 3 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 🤞
@apdallecabdi7686
@apdallecabdi7686 3 жыл бұрын
1sano Kadib ✌😁
@captainkolkatakalgacal9296
@captainkolkatakalgacal9296 4 жыл бұрын
Naftiyo ruuxdaan wadaagnay Runtii nacab uu kudaalay Rahmaay qalbigii kuraacay Maraysan markaad kadhooftay Aaaax Aaax❤️❤️ Ware liefde sterf nooit🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@abdullahiabdi2863
@abdullahiabdi2863 4 жыл бұрын
❤️❤️
@asaldhaladinacali8707
@asaldhaladinacali8707 4 жыл бұрын
Inta heesta sugeysay Oo jiifka ku daawaneyaa #like #Like #me
@mahadcabdullahi8036
@mahadcabdullahi8036 4 жыл бұрын
musqul ku jiraa
@asaldhaladinacali8707
@asaldhaladinacali8707 4 жыл бұрын
@@mahadcabdullahi8036 waa dhaxjifaa😂😂😂
@siciidxikmaawiofficial1464
@siciidxikmaawiofficial1464 4 жыл бұрын
@@mahadcabdullahi8036 Sxb Subsribta igu Caawi kzfaq.info/get/bejne/pdKRiJqSnZipm30.html
@shirhaanshakatax5039
@shirhaanshakatax5039 4 жыл бұрын
Yaa kuu shegay 😂😂😂
@snmhalgamayal2391
@snmhalgamayal2391 4 жыл бұрын
@@asaldhaladinacali8707 Anaa ku dhax jiifiyay😁
@nasrasalah9256
@nasrasalah9256 3 жыл бұрын
Waxn rajeenya inan rajdeeyad ay ii ruumwado waxn leyahy riyoooyin aad uu badan oo qrux badn insha allah waan rumeen doona riyo kasta wxan rajeenya inan qoralkan akhrin doono anigo ku fanay naftaya gulysatay 3/5/2021 insha allah 🥰❤💯
@eckeibreezybwya4035
@eckeibreezybwya4035 2 жыл бұрын
Inshllh abaayo Alle hakuu rumeeyo🤲
@muunaaxmed4243
@muunaaxmed4243 Жыл бұрын
Insha Allah
@naciimodirir3056
@naciimodirir3056 Жыл бұрын
Riyadii mey kuu rumoowdy
@abdirahamm.dhuule7301
@abdirahamm.dhuule7301 4 жыл бұрын
Waqtigu waxa uu ahaaa hilaadiii sanadkii 2019😪 kii ciidii ramadaaan ee fidriga ayaaa waxa dhacdy maalintii ciifa ayaaan anoo walaaldayda yar yar soo ciidsiinaya ayaaan dar ilaahay anoo kii yaraa ee ugu yaraa dhabta ku haya oo gaadhiga wada ayaaa kii yaraa albaabka gaadhiga ee dhankayga furi gaadhay gabdh ayaaa ii qaylisay waar ka yar ilaaali waaa ka dhici gaadhaye Quruxdeeda ilaahay uunbaaa garanaya say ahayd ciid way ahydoo ilaahay qurx iyo dhan kastaba wuu u dhameeyay ( msha allh ) Maalintaas waligay ilaawi maaayo Gabdhii ilaaa hada raadiyaa 😭😭😭😭😭 Mana arag wali Jcylka daymada koobaadna dhibtiisa leeyahay iyo xanuunkiisa 😭
@diplomaticaffairs1882
@diplomaticaffairs1882 4 жыл бұрын
khadar keyow waxan jeclahay dareenka uu heesaha ku qaado legend sxb heesta qisadayda ayan ku dhibaa
@sumayaabdighadir6782
@sumayaabdighadir6782 4 жыл бұрын
hees ani ahan igaqiireyse khadar iyo dhaman inta kuleh garabka heesta aadban idin kaga mahad celinayaa sigaar camero maan abdiwahap Y3A iyo dj yaasiin iyo dj ❤😭😭👏
@nuurkeyhaji
@nuurkeyhaji 10 ай бұрын
Waxaa raad caashaq reebay sidaan isku raadineeynay qoyskiyo reerkaan taagnay raxmada ubad baa kubiiray❤❤ what a song 2023 .. like saar saa usuu xasuusto👍👍👍
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 4 жыл бұрын
Khadar Keeyow my little bro, best artist in the world. Keep up the good work bro. Take us higher and higher. Faanki soomaaliyeed rajo cusub galisay 🙏
@engineertawane56
@engineertawane56 4 жыл бұрын
Walloow aan Xadaari Garan lahaa _________________________________ Ama aan lambarkisana Heen lahaa _________________________________ Dhibtiyo Rarankaan ihaysta _________________________________ Ayaan oron lahaaa Talo igasiii Abwaan Hirgalay waan ku aaminsnhy Abwaane Halkaa kasii wad howsha wacan 👌👌👌 XADAARI ✔ Y3A✔ KEYOOW✔ Dj ADAM ✔ Intuba aad bay umahad san yihiin howl aan hagar laheen baad qabateen horay usocda waligiin 👌👌👌👌
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official 4 жыл бұрын
Ana haya nambarkisi maku siya
@shafeehussein2516
@shafeehussein2516 4 жыл бұрын
MashAllah 👏👏👏👏🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@shafeehussein2516
@shafeehussein2516 4 жыл бұрын
MashAllah 😍😍😍😍😍😍
@user-ln9gt4pi8v
@user-ln9gt4pi8v 4 жыл бұрын
Khadar ibrahim keeyow he is my fav singer in somali singers🥀🇸🇴♥️🤴🏼🤴🏼😣🥀he is a king📘😥♥️
@Ahmed-Jaliil
@Ahmed-Jaliil 4 жыл бұрын
Laxanka is incredibly good, but the music is another level... And Khadar is killing it as always....👌💪
@raxmodaaud9232
@raxmodaaud9232 Жыл бұрын
Raxma
@raxmodaaud9232
@raxmodaaud9232 Жыл бұрын
😝😝😝😝😝😝☺
@muniirtlozame625
@muniirtlozame625 4 жыл бұрын
Hoygah fanka hargiasa Somaliland iyo starkii muqdisho khadar keeyow 🇸🇴🔥
@farhanfarah8961
@farhanfarah8961 4 жыл бұрын
Xamze xadaari abwaanka qarniga 👌👌👌❤❤❤ khadar keyoow Y3A and Adam's legacy music👏
@siciidxikmaawiofficial1464
@siciidxikmaawiofficial1464 4 жыл бұрын
farhan Subscribta igu caawi Sxb kzfaq.info/get/bejne/pdKRiJqSnZipm30.html
@sanjuujrbluesboy7668
@sanjuujrbluesboy7668 4 жыл бұрын
#CORONAVIRUS inta og inuu dadkii dhameyay inuu ALAH naga qabto KUWA bukana ka kacan Jaceel soo duceeya #Covid19 #Stay #Home khasanat SOMALIDA qurbaha joogta 😓🙏
@damashaadchannel320
@damashaadchannel320 4 жыл бұрын
SANJUU JR BLUES BOY ascw walaal plz subscribe igu caawi adoo mahadsan 🙏🙏🙏kzfaq.info/get/bejne/b9x_rJuBu6q5YIU.html
@nimcaistahiil5112
@nimcaistahiil5112 4 жыл бұрын
Amiin amiin dhamantenabaa yaa rabii 🤲
@somalifamous5434
@somalifamous5434 4 жыл бұрын
heestan qofkasta o qalbi leh wuu daremikara io qofkasto wax jecel ❤ inta wax jecel ilahow ufududee jecelkoda ane ilhaw ifududee 🙏👏💞 hit the like hadad wax jeceshahay io hadi lagu,jecelyahy
@hanaadiabdulaahi6712
@hanaadiabdulaahi6712 4 жыл бұрын
Aameeen walalo alle haku rumeeyo jacylkaaga enshallh ♥️♥️🤲😭
@raxmahaji265
@raxmahaji265 4 жыл бұрын
Amen dhmntenbe
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
Msha allah janadii galbeed ka Gabiley💚💭❤somaliland illhaw nabada noo siyadi one love somalilander💚💭❤✊✊✊✊✊
@munabatun3076
@munabatun3076 4 жыл бұрын
somaliland dhalad 💚🤍❤️ dhulka hooyo qurux badanaa
@marwaabdi6566
@marwaabdi6566 4 жыл бұрын
@@munabatun3076 waa boorama mahan gabilay
@ziizimoha7426
@ziizimoha7426 4 жыл бұрын
Eryo macan badn fanankuna waa fanan dhamestiran heestuna waa tii sanadka 🥰 thanks y3A 🙏
@ayang7089
@ayang7089 4 жыл бұрын
Raxma xaaska qadar keyow allaha isku kin barakeyo wllky qoys an dumin allaha idinka dhigo insha allah asxabta adinkuna amin dhaha rerka
@shukrimohammed7682
@shukrimohammed7682 4 жыл бұрын
Amiin🤲
@hodanladan5540
@hodanladan5540 4 жыл бұрын
amiin
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
Waa kala haadeen sorry wlhi fb giisa single ayuu ku qortay 😭😭😭
@anisha1435
@anisha1435 4 жыл бұрын
@@sheekadaDahab wllahy😕😕😤
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
@@anisha1435 wlhi Married ayaa ugu qorneed ilaa markuu aroosay hadda ilaa bil cml single Aa ugu qoran soo fiiri fb giisa
@engaminabdi782
@engaminabdi782 4 жыл бұрын
Mansha allah ilahy codkaga ha kuu barakeeyo fanan qaliya Khadar keyow 😍
@Elmi.451
@Elmi.451 2 жыл бұрын
Niyahoow khadar keyow caadi maahin cod iyo stel dhamaan wuuhayaa waxogaa inkastoo gaaban yahay balse nimcad kasta nusqaanle sikastaba ha ahaato waxaan u ahay taageero buuxa tan iyo goortuuu soobaxay horay usoco keyow 6/7/2021 💐💐💐🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴fanan somaliyeed
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 4 жыл бұрын
Raxma iyo khadar keyow allah haisku daayo laamanah 💕🤗
@kaafimedia853
@kaafimedia853 4 жыл бұрын
Hadii ayadoo roob da ayo buur dusheed saaran jawi wacan qaadanaya dalkii hooyana joogtid waliba soomaaliland like iisaar
@ApdiwahidJingue
@ApdiwahidJingue 4 ай бұрын
Emotional song 🎵 xasuusaha qaar dab 🔥 waa😢 💔
@abdisamadali638
@abdisamadali638 4 жыл бұрын
The best Somali song 2020 Artis Keyoow lyrics Hadaari music dj Adam Camera Y3A WELL DONE GUYS
@osama6333
@osama6333 4 жыл бұрын
waxan suga bo wan helay inta ilamid ah fadlan like sar y3 thank you💖💖💖
@siciidxikmaawiofficial1464
@siciidxikmaawiofficial1464 4 жыл бұрын
usame Subscribta iisaar sxb kzfaq.info/get/bejne/pdKRiJqSnZipm30.html
@ideachannel9283
@ideachannel9283 4 жыл бұрын
Welcome
@mufakirabdiasis5200
@mufakirabdiasis5200 4 жыл бұрын
Caadi ma ahan heeztu😍😛 Keyow waxn uheystey inuuuna cod laheyn lkn hestan wey iga gadantahey amazing 😲
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 4 жыл бұрын
Waaba kaligii iyo baabah e heesihiisa dib umilicso bro
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
family wehel Ashaq channel 🤣🤣 Wuxu Noogu Yimi Hidodhawr Hargaisa Markaasaa Loo Garaacay Music Live Wallhi Waakii Heesi Kari Waayay Neeftiiba Way Kasoo Bixi Wayday Dadkii Meesha Fadhiyay Iyo Kuwii Musiga Ugaraacayay Ayaa Xishoodayba Ma Waxan Baa Fanaan Isku Sheegaya Fanaanimadu Waa Inuu Qofku Heesi Karaa Playback la,aaan Cod Live Ah
@apdirhiinapdlle8038
@apdirhiinapdlle8038 4 жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 waad iska hadleYsaa armaanta isagoo la heesaYa manad arag miyaa
@amriya3587
@amriya3587 4 жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 😂😂😂😂😂😂😂
@SOMBLOGGERS12
@SOMBLOGGERS12 4 жыл бұрын
Yaa markale soo laabtay aniga cml 😂😂😂
@mascuudarwaax2166
@mascuudarwaax2166 3 жыл бұрын
Codka 100% Erayada 100% Laxanka 100% Music 100% Style 100% Jiliinka 100% Jawiga 100% Goobta 100% Khadar keeyow fanaan dhamays tiran m.a pro 💘 💋 🌎
@daahiromaxamedabuukar2841
@daahiromaxamedabuukar2841 Жыл бұрын
😘
@farxaanshakaal7739
@farxaanshakaal7739 7 ай бұрын
Hhhhh
@mariamnoor1558
@mariamnoor1558 4 жыл бұрын
Si Gaaraad moodaa Aniga iyo Ninkeyga ineey no tabaneyso❤️😢
@muunamaxamed620
@muunamaxamed620 3 жыл бұрын
Hesisu qad wll
@sadamhussien9767
@sadamhussien9767 4 жыл бұрын
Khadar keeyow and DJ Aaadam Konvict and Y3A DREAM TEAM 👏👏👏
@naasirmacruuf4421
@naasirmacruuf4421 4 жыл бұрын
Jcylka dhabta ah ma dhamaado ❤ Riyadeyda ilahay ha i rumeeyo
@AbdighaniSheikh
@AbdighaniSheikh 2 ай бұрын
Who is her in 2024🎉
@deeqsanthebosslady90
@deeqsanthebosslady90 4 жыл бұрын
Ra’yiga laabadii mideeyah rasmina isku jeceyl is doonay siidena wada riyaaqay ayaa rug barwaaqo yeeshay ❤️Hees dareenkeeda wadata 😢❤️
@falhathoahmed2018
@falhathoahmed2018 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰
@ayanahassan2432
@ayanahassan2432 4 жыл бұрын
Marwa raxmay USA fogaa maxad wiilka oga tagty😥khadar yare mi fanan big legend❤❤❤❤
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
😭😭😭😭 Sorry wlhi jacayl iyo Kala fogaan waa xanuun allow isku keen
@ayanahassan2432
@ayanahassan2432 4 жыл бұрын
@@hanuush6787 😭😭
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
@@ayanahassan2432 walaleY waxani waa hees kaliya waa uu qadayaa isaga kuma socoto,😅😅😅😅😂😂😂😂
@iamrizann3971
@iamrizann3971 4 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 wa qiza azaga ku zocota wuxuna udiraya xazkiza #Rahma ☝️
@Fatma-vj1fq
@Fatma-vj1fq 4 жыл бұрын
AMIIRA ADAN asage kusocota wll xaskisuna uqaaday raxma ladhaha usa e kunoshahy
@ugaassamatar937
@ugaassamatar937 3 жыл бұрын
Congratulations Keeyow! Nice song, brother.
@atokatama8098
@atokatama8098 4 жыл бұрын
Beautiful song .. and nice camera edit MAsha Allah
@maryanlaki6247
@maryanlaki6247 4 жыл бұрын
King keyow❤ Rahma waa xaaska khadar keyow✌🤟🤟❤ isku waara
@paultwocock5421
@paultwocock5421 4 жыл бұрын
is it true
@umusalahudin4998
@umusalahudin4998 4 жыл бұрын
Raxmo an raaliya ahayn lawaa ❤❤
@anuuushquruxsanedebsansidi836
@anuuushquruxsanedebsansidi836 4 жыл бұрын
@@umusalahudin4998 hhh ani kamid ah raxmo
@umusalahudin4998
@umusalahudin4998 4 жыл бұрын
@@anuuushquruxsanedebsansidi836 masha Allah ninki ku helay naag wuu helay runti
@umusalahudin4998
@umusalahudin4998 4 жыл бұрын
@@anuuushquruxsanedebsansidi836 mida an uga yabay aya ah raxma yaasha badana waa isku dabeecad ninki helaana naag kuma labeeyo badankood waayo ayaga dabeecad fican iyo naxariis socota ah❤
@saramohamed2318
@saramohamed2318 4 жыл бұрын
mudo ayaan sugayay heestan wlhi hees dareen leh 😭♥️
@ahmetramos8928
@ahmetramos8928 4 жыл бұрын
Chris bronka somalida khadar keyow inta ila fekera liketa ❤🖖
@ubahibraahim2550
@ubahibraahim2550 4 жыл бұрын
Waaw manshallah ninki khadar intu hargeisa joogay codkisi wuu sii macanaday by hoygi fankah
@darwiishpio5391
@darwiishpio5391 4 жыл бұрын
Manshalaaaaaah al fanaaan khadar 💔 fanaan soomaaliyeeD🇸🇴🇸🇴
@cjaminfilmmaker
@cjaminfilmmaker 4 жыл бұрын
Y3A Production iyo Keeyow The best< I am proud of you guys.
@BatulaahmedSaid
@BatulaahmedSaid 6 күн бұрын
Ayy hestan saa u jeclahay 2024😢
@muhimastylish6473
@muhimastylish6473 4 жыл бұрын
I love khadar keyow he is like western singer woooow I like is style he is gorgeous.
@mahaddaacad9444
@mahaddaacad9444 4 жыл бұрын
Labo Qof Oo Is Jecel Oo Waayahay Iyo Aduunka Kala Fogeeyay Laakiin Jacaylkooda Qalbiga Ku Haysta.❤ Wakhti Fog, Dulqaad, Kalsooni, Jacayl Aan Dhamaan Mar Kale Uu ilaahay Dib U Kulmiyay Iyagoo Is Jecel. Micnaha Heestan Kaliya Waxaa Dareemi Kara Qof Wax Ka Yaqaana Micnaha Jacaylka 😭. Aad Baan U Salaanayaa Abwaanka Ereyadan Leh, Keep going Legend Keeyow .
@nuunebashiir5221
@nuunebashiir5221 4 жыл бұрын
Mxn sugay heestan ugu danbeyntii cwda mooto bajaaj ka soo maqley😂😂my fov song🤗😚💖keep khadar keeyow 💖
@farxiyokaftan9466
@farxiyokaftan9466 4 жыл бұрын
Alahayo nin qadar kenyow cml ulabisanaayo isahal❤️👌
@aprahamabdalla1316
@aprahamabdalla1316 4 жыл бұрын
Leilay qalpigii ku racay♥️♥️ Maraysan markad ka dhoftay😥😥 Hees io par wlle
@asmacali932
@asmacali932 4 жыл бұрын
man sha allah
@kingsiisoco
@kingsiisoco 4 жыл бұрын
madax sare y3a wada ka baxastay wan ku aminsanhay keep going hit song keeyow hore uu soco good job
@maxamudxassan1823
@maxamudxassan1823 4 жыл бұрын
Man of style keyow legend🙏
@cuddoondhalow4497
@cuddoondhalow4497 Жыл бұрын
Waxaa raaad caashaq reebay sidaan isku raadinaynay qoyskiyo reerkeynu taagnay raxmada ubad baa ku biiray😢3/7/2023 Yaa rabi ii adkee❤
@ahzapapdy7422
@ahzapapdy7422 Жыл бұрын
Ameen abyo😢❤
@zuldanking5015
@zuldanking5015 4 жыл бұрын
Really Hesta markey Qiso dhab ah ey tahy cid wlbo wey samenesa inkasto hesta fanan ka si gar ah uquseso blse ana wxan ka mid ahy keyow dadka u ka turjumayo wlhi Fanan Keeyo 💯🙏🙏
@sacdiaxasan1169
@sacdiaxasan1169 4 жыл бұрын
Dumashi rahma wad u qalanta wax kasta❤️
@amiinshyusuf
@amiinshyusuf 4 жыл бұрын
dhagax kuure goob dalxiiska ku habooon qurux badan. raYs hotel borama isku soo wadada duubo somaliland nimcadeeda weeye Kenyow💥💥
@sabiriinxareedyuusuf2312
@sabiriinxareedyuusuf2312 Жыл бұрын
Wallow aan soo raafadnay dadaalnoon soo ruclaynay riyadaa laynoo rumeeyay hankiyo rajadan dhabowday rabba mahadeeda yeeshay ❤C🥺🤴
@Rashka_mohaz_2513
@Rashka_mohaz_2513 Ай бұрын
Still watching 2024 ❤
@abdirahmanartan6544
@abdirahmanartan6544 4 жыл бұрын
1M After 3 Month ago. Hit Song👈 Somali Super Star:-Artist Khadar Keeyow❤
@muunamaxamed620
@muunamaxamed620 3 жыл бұрын
💋💝💝💝💝
@muunamaxamed620
@muunamaxamed620 3 жыл бұрын
28388488
@binzoleywrestlemania3156
@binzoleywrestlemania3156 4 жыл бұрын
Heestaan inta ayaga looqaaday mooday likta heee 🤗🤗🤗🤗🇸🇴🇸🇴🎇
@itsayaan-5
@itsayaan-5 Жыл бұрын
0ne day insha allah qof kaste allaha uu rumeeyo riyadisa 🙏🥺❤️
@leyloyusuf4638
@leyloyusuf4638 Жыл бұрын
Amiin 🤲🥺
@sumayoabdullahi29
@sumayoabdullahi29 Жыл бұрын
Aamin🥺💕
@yussufardoon6796
@yussufardoon6796 4 жыл бұрын
Xamse xadaari Abwan Inuu Yahay inta igu Racsan Like Ha isarto Deee
@yussufardoon6796
@yussufardoon6796 4 жыл бұрын
Xamse xadaari Walalo aad ban U jeclan laha inad Hees qatar isameYso Alfanan Khadar keeYow ogow Tagerahaga inan ahaY
@2jaboisak761
@2jaboisak761 4 жыл бұрын
Waa hal abuur ee abwaan been beentaan laguma noqdo
@MohamedAhmed-we8du
@MohamedAhmed-we8du 4 жыл бұрын
Khadar Keeyow and Y3A keep going my boyz
@mukhtareagle9847
@mukhtareagle9847 4 жыл бұрын
Bizha Ramadan AlllHe NabaD HanaGu GaDhziYo 💯💯💯💯
@maxamedjr7688
@maxamedjr7688 4 жыл бұрын
Amiin
@maxamedjr7688
@maxamedjr7688 4 жыл бұрын
Masha allaah qeyr allaha
@xaqdhowrjaceyl5713
@xaqdhowrjaceyl5713 4 жыл бұрын
Aaaamiin
@yasminyaryaro4245
@yasminyaryaro4245 4 жыл бұрын
aboowe adiyo dumashii alle haysukiin daayo masha alah💖🤴🏻👸🏻
@khadrah6517
@khadrah6517 4 жыл бұрын
The cameraman is amazing keep going on khadar keentow waligabo cirkas aad mareysa kal iyo laab 💃💃💃🥰like wac stay at home
@Zakarie_Ahmed
@Zakarie_Ahmed 4 жыл бұрын
Team dream boys inta tageerta Y3A dj weagone Xamse xadiri And legend khadar keyaw Hit song 💯/💯
@siciidxikmaawiofficial1464
@siciidxikmaawiofficial1464 4 жыл бұрын
eng Sakariye Subscribta ii Saa Sxbkzfaq.info/get/bejne/pdKRiJqSnZipm30.html
@manaanhusein5998
@manaanhusein5998 4 жыл бұрын
DJ Adam team☝️
@sadamhussien9767
@sadamhussien9767 4 жыл бұрын
DREAM team DJ Aaadam Konvict and Y3A and khadar keeyow and guleed zimpa and marwan yare intaaz weeye
@Zakarie_Ahmed
@Zakarie_Ahmed 4 жыл бұрын
Hore umaan ogayn bro waxaan modayay
@yarantixajikaxajika3647
@yarantixajikaxajika3647 4 жыл бұрын
Inta 1m markay. Gaadhay soo booqdey like isaar😔🥳
@maryansalaad4677
@maryansalaad4677 4 жыл бұрын
Waaaaaw nolow bowe qadar wa hes daren leh msina guso jidanesa int qadar tagerta inn go lik siya hsta ok qadar keyow 😍😘❤💗💥
@qadaafimadaxay1971
@qadaafimadaxay1971 4 жыл бұрын
Khadar keyeew styl ciyaar wanag waliba sida shaaru khaan cml fanaan somaaliyed keep going bro 👏
@abdiato21
@abdiato21 4 жыл бұрын
Big Legend Wll Keyow 📀 Y3A Gacmo DahaB💻🙏🏽
@shahiddeboss989
@shahiddeboss989 4 жыл бұрын
Within one month 1m views i promise....My all time somali super star💥💥💥💥 The criss brown of somali weyn one L❤ve
@ayaansomali262
@ayaansomali262 4 жыл бұрын
Omg omg khadar wllh dega naan cod mcn wax Kula bar bar dhigo ma haaayo keep going brother
Khadar Keeyow - Yaanan Kala Dhiman ( Official Audio) 2021 Hees Cusub
5:44
Khadar Keyow Official🎵
Рет қаралды 1,6 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 54 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 5 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 1,4 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 103 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 794 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 246 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 59 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,7 МЛН
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,8 МЛН