No video

KHADAR KEYOW WAATAN SIDII HOOYADII KU DHACDAY WAA NAXDIN IYO MURUGO SUNBUU CABAY WIIL,,,,,,

  Рет қаралды 59,783

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 129
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 2 жыл бұрын
Everyone in Somali should use their mother's name instead of the father's name because when one dies mother's name is used not the father's proud of my beloved mother god bless all the mothers in the world
@faizasaid5745
@faizasaid5745 2 жыл бұрын
😢😢😭😭😭Ilmahaas yarkaa dulmi ayaa laga galay bal fiiri sida Hoyadiis tiri Allah hadusan qarin ilmaha yaan dadkiisa laga qarin 😭😭😭😭Ala muxuu ciil iyo caloowyow ku koray.
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 2 жыл бұрын
Mother is Queen may Allah bless her with long life, ameen
@farahfartun3961
@farahfartun3961 2 жыл бұрын
Walaahi maamadaan waa la ooyay Ilaahay wiikeeda ha u xafdiyo
@fatumaahmed9105
@fatumaahmed9105 2 жыл бұрын
I will never leave my children to no one
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Wiilka hooyadii indhahuuba uga egyahay maanshaa allaah
@xaawocabdirahmanjamacxawoj4969
@xaawocabdirahmanjamacxawoj4969 2 жыл бұрын
Walashey farxiyo faras gonbool ilahay ha duu kuu sahlay alxamdulilaah wiilkaga
@user-tv3yx9fn2b
@user-tv3yx9fn2b Жыл бұрын
Aamiin Sidoo kale Anigana illaahey ha iisoo sahlo gabadheyda
@sanaabuukaale9126
@sanaabuukaale9126 2 жыл бұрын
Mashaa allah mahad iska leh haduuba alle la kulan siiyey walidkii
@scherzer6428
@scherzer6428 2 жыл бұрын
Ax mal hoyadiso nolbay dhimatay kudhehen cil muxu qaba alle idin ciqab inkar bay ka galabsaden wilkayar &hoyadaba
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 2 жыл бұрын
Subxaanallah! Aabe ma aha inkaari haku dhacdee
@umuilhan9948
@umuilhan9948 2 жыл бұрын
Hooyo waa lama huraan illahow isku kiin hafid ya rabbi 🤲🤲
@nawalofficialchannel8023
@nawalofficialchannel8023 2 жыл бұрын
SAlallahu Caleyhi Wasalam🥰💐👍
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
subhanallah subhanallah painful and sad 😢
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Csw 🥰💜 Csw❤ Csw🥰
@ayuubfaniin6703
@ayuubfaniin6703 2 жыл бұрын
Hooyo mcn Alle haku naxaristo
@faizahassen4725
@faizahassen4725 2 жыл бұрын
Hooyo waa qaali Illaahay nagama qaado
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 2 жыл бұрын
Walahi wanlaqirode subxanallah maxa sasloguinqabe willkan yar Alxamdulilah hadeybaishelen
@ifraaxjamac6772
@ifraaxjamac6772 2 жыл бұрын
Kkkķkk subxanalaah ileen ceeb looma dhinto ilaahoow noosoo hadee raga soomaaliyeed
@luulabdullahi8498
@luulabdullahi8498 2 жыл бұрын
Masha Allah Hoyo Illahey Cimri haku siiyo
@ilhalabdullahi266
@ilhalabdullahi266 Жыл бұрын
Salalahu caaleyhi waasalaama salalahu caaleyhi waasalaama
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 2 жыл бұрын
I was raised by a single mother god bless you garawo is the worst people to marry into
@safiyasacad485
@safiyasacad485 2 жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam jasaka Allahu khayar 🥰🥰🥰🥰🥰 wll qali
@Amal_UK
@Amal_UK 2 жыл бұрын
JasakaAllah khayr Cimraan🤴
@user-qg5we5hi6b
@user-qg5we5hi6b 2 жыл бұрын
الله يحفظ امهات. مسلمينا يارب العالمين
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 жыл бұрын
Aabayaasha ilaahey uga baqa aaqiro su aal baa idin sugaysa wuxuu barayna malahan ma odeybaa kaas hadan subxanalah ilaahow adaa weyn.
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 Wana oayay hooyo mcn Allah ha ku xifatiyo Dhamana hooyo yanka Somalia Allah ha xafitiyo inati dhamay Allah ha unaxariisto wana oayay Abee waxa fican musamayn xiata wilka waxa mubarini
@sahroahmed858
@sahroahmed858 2 жыл бұрын
mashallh 👏👏👏👏😭😭😭😭😭 aaamiin walaahifi wafarxad
@abdinajiib7049
@abdinajiib7049 2 жыл бұрын
Maasha Allah 🥰
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw 🥰♥ wa sheeko cajiib ah shiib iska dhah all aamiin ya raaaaaaabi
@mruun2509
@mruun2509 2 жыл бұрын
Amiin
@user-we3dx1md2p
@user-we3dx1md2p 7 ай бұрын
Aamin.yarabi
@UPdifatah_Toni
@UPdifatah_Toni 2 жыл бұрын
Nio nin wayn ma tihid miya cimawanka khaldan maxd mesha ugu qortay Oo views ka ugu radsanaysa WlHi nin cadiya matihid qof la amini karaba mayihid Islku xiahood nio wax macquula la imow manta dhan san ku sugaynay sheko kalad nala so donaday ilahay ka cabso umadana beenta kada nin wayn bad u egtahye 🙄🙄
@nawalofficialchannel8023
@nawalofficialchannel8023 2 жыл бұрын
Masha allah
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 2 жыл бұрын
Allah dadka soomaaliyeed qasatan rag soomaaliyeed xaq Allah tuso wiilkaas yarka sun ayuu cabay waxaan masuul ka ah abahiis waxa dhalay aabo xun
@munasandheere2245
@munasandheere2245 2 жыл бұрын
Aaaamin yarbi
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Allah ha xaftiyo hooyo yanka Somalia hooyo waa haya
@macalingarada.m.g6590
@macalingarada.m.g6590 2 жыл бұрын
Mahadsanidinwalal
@xalimaxirsi4345
@xalimaxirsi4345 2 жыл бұрын
Ninkan Khadr kayo mahee
@sahraomar6872
@sahraomar6872 2 жыл бұрын
Hah yaa allaah ilahay uga baqa ilmaha
@nastexoqaali636
@nastexoqaali636 2 жыл бұрын
Hooyo mcn 😥😥😥😥😥😥🤝🏽🤝🏽🤝🏽🤝🏽🤲🤲🤲😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😭😭😭😭😭😭😭☹☹☹☹☹☹😭☹☹☹☹☹☹☹☹☹☹☹☹😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Ayaan344
@Ayaan344 2 жыл бұрын
Illaahay ba udhahay cunugan waxbadan buu rafaday waxa sunta Ku kalifay baa jirta illaahay hooyadiis kama qaado amiin
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
amini yaa allah allah allah
@nastexoqaali636
@nastexoqaali636 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin 😭😭😭😭🤲🤲🤲 aamiin
@abdiazizsheikh8269
@abdiazizsheikh8269 2 жыл бұрын
Hooyo hooyo waaye wlh wasaqa qabay maxuu u lee yahay wuu dhintay qurunka ilaahow hooyooyinkeena dhan u naxariiso
@batulahussein797
@batulahussein797 Жыл бұрын
Subxaanaallah
@nali7504
@nali7504 2 жыл бұрын
lkn ciwaanka khaldan maxa meesha ugu qortay khadar Keyow maba arkee maba fahmin waxan
@ambarashkir3336
@ambarashkir3336 2 жыл бұрын
Wuxuu ka hadlaa sheeko lamid ah tan khadar keyow ku dhcady waaye micanaha👌
@ejaaboabdirahman6463
@ejaaboabdirahman6463 2 жыл бұрын
Nin masuula ayaadtay runtii hablaha ayaad uhiilisa waayo raga sirtooda iyo beentooda ayad ogtay mahadsanid cimraan
@sacadiyaahmed-5991
@sacadiyaahmed-5991 Жыл бұрын
scw scw scw
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 2 жыл бұрын
Cabdi nasir cise marka hore nasiib wacan ayaan kurejeynaa insha alaah marka xiga xagee somaliya kajoogtaa ani xamar aa jogaa adiga sosheeg xagee waxaa kaa rabaa mor information
@fatumaahmed9105
@fatumaahmed9105 2 жыл бұрын
Hoyadey ilahey hanuxaristo lakin qalbigaykay kudhahnoshey
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 2 жыл бұрын
Maaashaa allaah maxamad amiin iyo hooyadii
@batulahussein797
@batulahussein797 Жыл бұрын
Intii ka dhimatey illaah jannadii fardows intii u nool ka faa iideyso
@fadumomayow7659
@fadumomayow7659 Жыл бұрын
🤲🏻❤️🤲🏻💔🥺👈🏼
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Asc walalayaal chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🥰🙏💜
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
masha allah thank you 🙏
@cieles5758
@cieles5758 2 жыл бұрын
I can’t believe it what happened little boy i’m really sorry I hope you have a good life after now they are evil people I don’t know what is going on this people Bad father how he do that his son🤬🥲🥲
@hamdaladan7608
@hamdaladan7608 2 жыл бұрын
Waa 16 jir aan dugsi lageeyn iskol lageeyn soomaalidu wax weeyn aakaqaldan wlh , xumaanta ayaa kagashay lafaha
@sarahassan7959
@sarahassan7959 2 жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan
@farahahmedjama6907
@farahahmedjama6907 2 жыл бұрын
Ciil badanaa somali dhibadanaa
@halimaadow3466
@halimaadow3466 2 жыл бұрын
Amiiin amiin amiiin
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 жыл бұрын
Ku soo dhawaada cunooyinka fudud nagu soo biira asxaabay ❤️ 😍 allow amuurah noo sahal ❤️
@fadumogelle8462
@fadumogelle8462 2 жыл бұрын
Walahi wiilkaan wuu iga oysiiyey
@nasroxulbaale8101
@nasroxulbaale8101 2 жыл бұрын
Xunuun wayaya 😭😭😭
@hakimahassan2940
@hakimahassan2940 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin hooyo ❤❤❤
@amalali450
@amalali450 2 жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 2 жыл бұрын
Isku mid maahan. Adaana arki doono Khadar Keeyow ,Familkiisa ilmaha duco ay u raadshan ee habaar imma raadshan. Tankale wiilkan yar waxbaradho lomma geyn xattaa markuu sun cabay xattaa looma Nixin. Keeyow hooyaddii iyadaa wax ka qaldanayeen Xamar waa imaa kartay. Keeyow adagana reer Abtigiis waa taadi karyay
@sucadibrahim9184
@sucadibrahim9184 2 жыл бұрын
Scw
@deeqsicaddedeeqsicadde6096
@deeqsicaddedeeqsicadde6096 2 жыл бұрын
Sharaf korkaaga ha ahaato
@iftinxussien6347
@iftinxussien6347 2 жыл бұрын
Ragu dhaqan iyo xeer ayay Ku roonyahiin. WAA DULI NIN ILMA HOOYADOOD KA QARIYAA.
@maryanxbarre7183
@maryanxbarre7183 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@updeynaser6502
@updeynaser6502 2 жыл бұрын
Awalan asalamu caleykum magaceyga wa Abdinasir Isse Mohamed waxan Ku noolahay somalia run ahanti nasiib Uma anan yelanin walidkeyga in aan manta la kulmo wayo anigo yar oo sadex bilod jiro aya isbitaal leygaga tagay meshasna dad aya iga so qaday ayagana meel kale oo college ah ayey iska keey geyen alhamdulilaah intii an an collage kaas Ku jiray wax wan bartay ilaa an Ka dhameyay wax barashadeydi manta aniga college ki wan Ka baxay walidkeygana garabkeyga ma tagno dhowr jeer ayan isku dayay inan radiyo balse xog amaba xitaa caden an Ku radiyo ma garanayo anan Ka aheyn isbitaal leygaga tagay manta aniga waxan Ku noolahay qol yar oo kiro ah oo 4bilod leygu leeyahay wlhi blhi tlhi ilaahey unba ii maqan alle wuxu yiri isku naxarista midkinba midka kale anan waxba awodin ha cawiyo manta wlhi waxan ubahanahy cawimad dadka qaar wey ifaquuqan ayago igu yiraahda wecel aya tahay meel aya laguugu so turay lknse aniga alhamdulilaah waxas dhago uma dhigo wayo alle aya wax kasto qoray wixi ii qorana wey igu dhacayan manta hdii an shaqeysan laha xita markan shaqo radsado waxa leygu dhaha yatahay heybtada sheeg intee kaso jeeda yaku yaqano damin kenso runta hdii laga hdlana dadka qaar qabiil qabiil ayey isku saacidan halka dadka anigo kale ahna uu ilahey un umaqan yahay naxaristi eebe kama qusanayo xili wliba asagan gacanta utaganaya balse waxan idinka codsanaya cawin waligey qofna wax ma anan weydisan mantana dan iyo daruuf iheysato awgeed aya igu kaliftay wlhi waxa idinka codsana duco in ilahey faraj qeyr qabo ii furo Insha allah an isku duceyno intii xanuunsan allaha cafiso intii culees daremeysana
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 2 жыл бұрын
Allah haku saacido
@edabsansidahooyaded6901
@edabsansidahooyaded6901 2 жыл бұрын
Alle ha ku caawiyo wll wlhi waan qiirooday waxna kuuma qaban karo lakiin waan kuu soo duceynayaaa 😭😭😭😭😭😭😭😭
@khadiijonuur9071
@khadiijonuur9071 2 жыл бұрын
Xagee laga lasoo xirira
@khadiijonuur9071
@khadiijonuur9071 2 жыл бұрын
Habo
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 2 жыл бұрын
Wllkey wax walba wey hagaagayaan Insha Allaah. Xagee kaala soo xiriiraa?
@hibokamil6531
@hibokamil6531 2 жыл бұрын
Hayada way dhimatay una ku shaqaysanayay waxbarasha muugeen walagala xisabtami xaqa u ilmahagu kuguleeyayay. Allaha waxan kabarya ququbadu ina ifka ugu soo baxdo.
@mruun2509
@mruun2509 2 жыл бұрын
CSW
@sulthanatips89
@sulthanatips89 2 жыл бұрын
Maahan qisada khadar war ma walanthy
@Cabdimxmed-mi7cz
@Cabdimxmed-mi7cz 3 ай бұрын
❤scw scw scw ❤
@nuuradinali9080
@nuuradinali9080 2 жыл бұрын
Yaa ka dhigay gudoomiyaha maxkamada sare
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Khadar keeyoow si sharafleh ayay ayaydiis usoo korisay silicna muu arkin waligeed ayaa laysfuri jiray aabe iyo hooyo mid uunbaa ilmaha koriya qaarbaa marka hooyadood aabuhu ka qaato silic iyo rafaad lakulma balse khadar keeyoow sharaf ayay KU korsadeen dadkii ilaahay masuuliyadiisii saaray sifiican ayay u koriyeen ayaduna reerkeeday dhaqanaysay maxaa kamaqan hooyadii dee hadana nin wayn oo caana ayay heshee allaah how mahad celiso
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
i feel sorry for him subhanallah
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 2 жыл бұрын
Waalidka sidaan samaynaya maxaa lagu qaymaynkaraa? Adunka ceeb. Aakhiro xisaab,
@amiraseleban9240
@amiraseleban9240 2 жыл бұрын
Wan ka xumahay ilmahaa waxii kudhacay
@nuurtogurey5949
@nuurtogurey5949 2 жыл бұрын
Haku qaldamin wa suxufi ina ader
@Imaan92546
@Imaan92546 2 жыл бұрын
Wiilka wuba wate muxu dugsi u geen wayey
@ashanur7166
@ashanur7166 2 жыл бұрын
Beenaale war beenta umada ka dhaaf duli qalwaay balaayo ku fiirsatay ciwaan ka beenta maxaa usaaranee war heedhe warka wadarkeenyow wa sheeko Laga samayrabo dukumentary saas na ku helimayside dadka ciwaanka beenta ka daa Yaa huuu
@sadiohassan4828
@sadiohassan4828 2 жыл бұрын
Cimraan walle cinwaanka iska sax Labada qiso maxaad isku mid uga dhigtay.
@hawoshirelle337
@hawoshirelle337 2 жыл бұрын
Walaahi waa calool xanuun aduun
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 2 жыл бұрын
Aabe iyo ehel maaha dadkaasi waa cawaan ilaa goorma ayey hooyo qarsoomaysaa cuqubay ka galeen wiilka iyo hooyadaba ubadkooda may tudhi
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 2 жыл бұрын
Gabadhaan waa qof qurxoon lakiin duruuf aa kamuuqato
@caliabshirtube4109
@caliabshirtube4109 2 жыл бұрын
WAA BEENLOW RUWAAYAD BEY AHEYD ( HABLA YAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN )
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 2 жыл бұрын
Wcs
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 2 жыл бұрын
😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃
@asiamohamed496
@asiamohamed496 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk caku mirqan
@sahraruun4195
@sahraruun4195 2 жыл бұрын
Away shekdii qadar keyow
@batulahussein797
@batulahussein797 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk cimraan ugaas waad iga Qoslisay walee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@luckyforyourself6617
@luckyforyourself6617 2 жыл бұрын
Ayaadaba diiferysan miiskiin
@laylasabaray9441
@laylasabaray9441 2 жыл бұрын
Mafahmin
@AbdulAzeez-it5ei
@AbdulAzeez-it5ei 2 жыл бұрын
Cimraanow itaxan baa tahay ninka googaradana xage ka keentay walahi kal iyo laab ban uqoslay
@happyday27channel81
@happyday27channel81 2 жыл бұрын
Qof aan soo maun arinkan ma dareemi karo
@nastehojama2888
@nastehojama2888 2 жыл бұрын
Amin Amin
@smirailbir3931
@smirailbir3931 2 жыл бұрын
Anaga 3 carura O doqonti dhashay qol ku xirtay malintay turaysey banu haysana xumtedana Uma shegno bal kawrn dadka qarna gunimada ay samaynayan yaab
@sabrinamohamoud4138
@sabrinamohamoud4138 2 жыл бұрын
Gabadhas haday doqonthy iyo haday Fariidthy ayada ilmahs dhashay biri ayadidonana hhhh
@smirailbir3931
@smirailbir3931 2 жыл бұрын
@@sabrinamohamoud4138 wa shekada ay doqomada isku shekeyan😁😁lkn nolosheda arki mayso🤣🤣
@naagonoolofficialofficiall2306
@naagonoolofficialofficiall2306 2 жыл бұрын
@@smirailbir3931 doqon IMO haday jirto aday aday ka muqathy wyo hoyo ilmaha da o isu bahan Adna waxad ku fanasah wn kala jaraha Aqiro iyo adun midna ku fah dimasad
@smirailbir3931
@smirailbir3931 2 жыл бұрын
@@naagonoolofficialofficiall2306 amus naya qaxba halke ku xanunaysa adi
@naagonoolofficialofficiall2306
@naagonoolofficialofficiall2306 2 жыл бұрын
@@smirailbir3931 waxad u ahgaty in ad inad bila caqli tahay wyo hoyo soomaliyad bad cadeda halkas cadeda halkas u soofarisrhy urto
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 14 МЛН
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 15 МЛН
4 Hours of Arabic Conversation Practice - Improve Speaking Skills
3:53:48
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 328 М.
AXMED AK O NABIGA SCW & DIINTA & ALLAH AFLAGAADEYAY MARKALE & XAASKISA AFKA FURATAY
19:15
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44