Рет қаралды 195
#Labadii Is-Doortee
Isku Laab Ahaadee
Kala Laalmi Waayee
Dani Kala Lugoysee
Midba Gees Uliitee
Liqi Waayey Oontee
Midka Kale La'aantii
Ku Leeleelay Dunidee
Waxaaan Laama
Waxaan Laama Doodaba
Miyuu Luul
Miyuu Luul I Gawracay
ARDAAMEDIAPRO