Khadra Daahir Cige Heeso macaan oo Qaraami ah

  Рет қаралды 337,414

Xasan Suqbul

Xasan Suqbul

7 жыл бұрын

Пікірлер: 103
@aqoonplus6518
@aqoonplus6518 5 жыл бұрын
waxaan xusuustaa 2004 tii muqdisho yaaqshiid xaafada juungal, anigoo duhurki dugsi ka imaaday aan arki jiray hooyo oo intay raadiye ama rikoor heesta hore ee khadra dahir cige ka daarato dharka ku dhaqan jirtay, maanta hooyo way iska joojisay dhagaysiga heesaha alxamdulillah.
@mustaqiimabdiqani2255
@mustaqiimabdiqani2255 4 жыл бұрын
2020 still watching I'm never tired if you like the previous song hit the button.
@ubahkeyse5350
@ubahkeyse5350 4 жыл бұрын
my sweet mom use to sing this song when we were young ; and she kind of look iıke my mom I LOVE her songs
@allowadaaweyn6559
@allowadaaweyn6559 4 жыл бұрын
Is she your real mom or just respect
@khayreyussuf3639
@khayreyussuf3639 3 жыл бұрын
Masha aallah axyaa cod
@liibanmuuse5599
@liibanmuuse5599 5 жыл бұрын
2019 adoo comentiga akhrinaya hadaaad heestan daawanyaso like igu qapo
@mariah..9884
@mariah..9884 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Wlh Ani Ayaaba i Tilmaantay
@xasanidirisducaale1664
@xasanidirisducaale1664 4 жыл бұрын
waa ereyadii cabdulqaadir xirsi yamyam Alaa ha unaxaristee waa codkii khadra daahir cige iyo laxankii Axmad gacayte yousuf Alaah ha unaxariistee
@nrx8684
@nrx8684 4 жыл бұрын
Maxamed Suleeyman, Khadro Daahir, Cumar Dhuule iyo Axmadeey Abuubakar waa fanaaniinta aan live u arkay, Allaha u naxariisto inta dhimatay amiin
@togwajalemedia5685
@togwajalemedia5685 4 жыл бұрын
2020 hada dawanayso like dhac igu sii 👍
@sharmaarkeshaarkey3953
@sharmaarkeshaarkey3953 5 жыл бұрын
30/10/2018 illaa iyo hadda waaan wadaa dhageysigeeda maamada full respect
@abdullahiabdi3118
@abdullahiabdi3118 4 жыл бұрын
Soomaali wayn waan idin salaamay, waan idin jeclahay 😊😊.
@naasirahmed9551
@naasirahmed9551 5 жыл бұрын
2019 ku soo dhawaada
@abdigacayte9
@abdigacayte9 3 жыл бұрын
Waa Erayadii yam yam iyo muusigii AXMED GACAYTE YUSUF waxana loo sameeyey gadh korneyl ahayd
@doemanhuncho208
@doemanhuncho208 2 жыл бұрын
Khadra dahir waan jeclahay cidagale reer iidle alaha xafido
@abdalla_kimon5108
@abdalla_kimon5108 4 жыл бұрын
Wathing 2019/8/30 Somalian singers is the best inthe world 😍🙏
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 5 жыл бұрын
2019 😀 ya fiirsanooya
@suhaibomar4287
@suhaibomar4287 5 жыл бұрын
Waxan ku murqaamaya 11Pm qaadku wu baxaya😂😂😂
@ahmedawadchannel
@ahmedawadchannel 5 жыл бұрын
She has amazing and charming style in addition to, sweet sound and words.
@solohajiibrahim8496
@solohajiibrahim8496 5 жыл бұрын
What a better explanation to this songbird. Indeed she is a true living legend
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Жыл бұрын
an icon in the faank somaliyeet, dwellings be janatul fardowsa resting place amiin
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 8 ай бұрын
المرحومه جوهرة الصومال خدرداه الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴
@abdigacayte9
@abdigacayte9 3 жыл бұрын
Waxaa heesaya kinsi xaaji aadan waa Erayadii AXMED SALEEBAAN BIDDE IYO laxankii axmed gacayte alah ha u naxariiisto kinsi iyo axmed G.
@ummumanaal6494
@ummumanaal6494 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😭😭 heestan maxa ku dul oyey ilahow mahada ada leh oo ooridiisi iga dhigey
@mohamedabdihafidissak4759
@mohamedabdihafidissak4759 4 жыл бұрын
Cindi Kaafiya Allah isku kiin xafido
@ugaasabdi6729
@ugaasabdi6729 6 жыл бұрын
Respect singer khadra daahir cige longlife
@birrejama4094
@birrejama4094 5 жыл бұрын
Thanks
@hibaqdeeqa8598
@hibaqdeeqa8598 5 жыл бұрын
Mom khadra daahir cige Cali ilhay danbigaga ha dhafo mom waa fananadayda gaarka ❤️❤️❤️🙏🙏🙏
@sadaqhalafo7504
@sadaqhalafo7504 5 жыл бұрын
9 july 2019 bay tariq du kubay gan tahay
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 5 жыл бұрын
Still dhagaysanaya 9/9/2018 ☝️☝️☝️☝️
@abdulkadirhusseinisse4326
@abdulkadirhusseinisse4326 5 жыл бұрын
Legend Khadra Dahir Waan kaa Danbeyaa
@ismailabdi88
@ismailabdi88 4 жыл бұрын
Ciwaanka waxaa ku xusan qadr dahir cige lkn meesha waxaan uga jeedaa kinsi xaaji aadan alla yacizak waa fanaanad leh cod gurxan gaaar ah ku jiro 😘😘😘😘😘
@gureyciisegodan6139
@gureyciisegodan6139 4 жыл бұрын
Waa erayadii allah ha unaxariistee Abdiqadir xirsi yamyam Laxankii allah ha unariistee ahmed yusuf gacayte
@jeestaaleofficial6317
@jeestaaleofficial6317 5 жыл бұрын
15 yrs ayaan dhagaysanaya heestan😂😂😂😍
@xasanwacdi112
@xasanwacdi112 9 ай бұрын
2023 aya dawnaya
@Abdale-jx5uf
@Abdale-jx5uf 4 жыл бұрын
1988. 12 30 Sankiii. Xaafada Waaa shiirkole waasanad cubsub TV g Waaa KIIIII somaliweyn ciiilbadnaaaa
@sihamradi3088
@sihamradi3088 5 жыл бұрын
2019 yaa dawyana😍😎
@maxamedcabdi6876
@maxamedcabdi6876 5 жыл бұрын
ANAA DAWANAAYO JULY 5 JIMCO FRANSIISKA ABAYO QLI AG
@axsanfarxaan1272
@axsanfarxaan1272 4 жыл бұрын
11/14/2019 yaa dawanayaa kadib farta taag
@hanifaaraxxayle8120
@hanifaaraxxayle8120 4 жыл бұрын
2020🤗
@mohaosman8206
@mohaosman8206 5 жыл бұрын
yaa salaam
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 4 жыл бұрын
Edo khadra daahir cimri io cfmadsan alaha ugu deeqo cod baa alle siiyey dahabiya
@abdibaasit7592
@abdibaasit7592 6 жыл бұрын
isha sacabka mari waa heestan ugu jeclahy heesaha khadra dahir
@musse143theboy4
@musse143theboy4 5 жыл бұрын
Runtii lagama xiiso goyn karo fankii iyo heesaheenii hore
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 6 жыл бұрын
Waaw Khadra iyo maalmihii wacnaaa
@s.l.m8009
@s.l.m8009 6 жыл бұрын
Mnsha allah khadra daahir
@abdallaaw73
@abdallaaw73 3 жыл бұрын
Waqtigu isma badalin ee dadkaa is badalay Malaga yaabaa in aan noloshaan macaaneed dib ugu laabano
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 6 күн бұрын
Allaah Hakuu Naxariisto Insha Allaah❤🎉
@user-sc7ho9ik9y
@user-sc7ho9ik9y 8 ай бұрын
HEEESKA ISHA SACABKA MARE ERAYADII ABWAN CABDULQAADIR xiRSI YAM YAM LAXANKII AXMED GACEYTE YUUSUF LUUQDII KHADRA DAAHIR CIGE DHAMAANTOOD ALAHA UNAXAREESTO
@abdikarimx8787
@abdikarimx8787 5 жыл бұрын
Waaw,waayo,waayo walaal xasan mahadsanid.
@suhaibomar4287
@suhaibomar4287 5 жыл бұрын
22 march 2019 11pm Ayaan Eeriphone ku dhagaysanaa murqaankii qaadka si wacan u baxayaa😂
@hodanali9955
@hodanali9955 4 жыл бұрын
alle ha u naxristo mamo qadro
@maxamuudbarre5047
@maxamuudbarre5047 5 жыл бұрын
Khadra daahir best song
@bamohamed3286
@bamohamed3286 5 жыл бұрын
2019
@cismaandhoodan7548
@cismaandhoodan7548 5 жыл бұрын
Khadra dahir wa hoyadi fanka alaha noodaayo noolow khadra
@mushtaaqabdiqani2747
@mushtaaqabdiqani2747 3 жыл бұрын
2021 ana u danbeeyo
@mubarakjama7497
@mubarakjama7497 4 жыл бұрын
woow khadra dahir cige axyaa fananad
@maxamedlove7039
@maxamedlove7039 6 жыл бұрын
Axya Fananad Khadra dhool
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii yamyam laxankii a.gaceeyte codka khadra daahir cige
@abdigacayte9
@abdigacayte9 3 жыл бұрын
Heestan waxaa loo sameeyey gabadh Xurux badan oo ku dhalatey Hargeysa Alah ha unaxarristee AXMED GACAYYE oo laxanka lahaa IYO ABWAANKII YAM YAM oo heesta sameeyey alah ha u naxariistee kuwa beenta ka sheegayaana ku Quuso Qudhaa joy kuwa soo dhigaya Heesan adeer waa inaad sheegtaan Abwaank iyo cida isku soo duba ridey ?
@bashirmohamed5874
@bashirmohamed5874 5 жыл бұрын
2019 hiiso gar ah
@xasanmunaaqubcabdulqadir3004
@xasanmunaaqubcabdulqadir3004 4 жыл бұрын
Fan waa kii hore Allaa cod macanaaa Ayadoon codka wax mixture ah lagu samayn usha maad uqaban Naftan Naftan
@Ontira23
@Ontira23 4 жыл бұрын
Msha allh heesaha kliya aan dhgesto
@nrx8684
@nrx8684 4 жыл бұрын
Heesta kinsi xaaji waxaan kusoo xasuustaa niman somalida Kenya dega oo lacag naga dhacay anagoo caruur haajireeyso aheeyn, nimanka midka mid ah ayaa heestaan dhegeeysanayaay
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 5 ай бұрын
❤❤❤❤allow❤❤❤kunxriso❤❤❤
@lih2267
@lih2267 4 жыл бұрын
She was a beautiful when she was a younger
@ibraahimcalirooble4856
@ibraahimcalirooble4856 4 жыл бұрын
2/10/2019
@zakinasirzk5591
@zakinasirzk5591 6 жыл бұрын
Waayo waayo khadra daahir fans u ahay
@isramustafi2346
@isramustafi2346 4 жыл бұрын
2020 ku so dhawaada😜
@birrejama4094
@birrejama4094 5 жыл бұрын
Khadra dahir aduun rag kala yaacay iyo meelaan ogahay waayo waayo
@mohamedabdi6448
@mohamedabdi6448 4 жыл бұрын
9/April/2020 ✍️
@xaawoxusen5046
@xaawoxusen5046 5 жыл бұрын
xaawo xuseen
@muhammadabdulah5153
@muhammadabdulah5153 4 жыл бұрын
2005 ayay ahayd markii iigu horeysay ee gabadh la haasaawo, waxaan xasuustaa gabadh Yaaqshid Carafaat daganayd intaan Telfoonka iska aranay inagoo wada shukaansi barad ah baan Heestan wada dhagayzan jirnay wax kalena iskumaynaan sheegi jirin ileen garanba maynee
@nimcoalimohamed9428
@nimcoalimohamed9428 4 жыл бұрын
It s funny 💗💗💋💋💋💋
@hibaknuora486
@hibaknuora486 4 жыл бұрын
13/2/2020 😔😔😔😔
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 5 жыл бұрын
Midhaha waxa sameeyey Yamyam auh, waxaa codka saaray Axmed Gacayte auh
@ahmeddalmar5508
@ahmeddalmar5508 6 жыл бұрын
Respekt Mama khadra Daahir
@mohaasugoow6982
@mohaasugoow6982 6 жыл бұрын
Dalmar Yare tube f
@cabditimomaxamed228
@cabditimomaxamed228 6 жыл бұрын
Dalmar Yare tube
@cabditimomaxamed228
@cabditimomaxamed228 6 жыл бұрын
Khadra
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 4 жыл бұрын
Danayste anoon ahayn Madaalaan abid ahaa Dadkiisa uheelanoo Xishood lagu dayriyee Bal sheeg danbigaa wax qaba
@somaliboy4929
@somaliboy4929 4 жыл бұрын
ww
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
AUN kinsi x aadan
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 4 жыл бұрын
Isha sacabka mari erayadii aun abwaan yamyam heesta axmed gacayte abwaan tuunyo ayaa sameeyay heesta kinsi xaaji aadan
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO 3 жыл бұрын
War kinsi aadan ayaa qaado heesta ee khadro ma ahan
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Hees xusuus mudan
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 4 жыл бұрын
Axmed gacayte
@samirahassan794
@samirahassan794 Жыл бұрын
Ring nois
@inaxaajinuur2439
@inaxaajinuur2439 4 жыл бұрын
2020 bisha 20 January 💯❤️👌💕😘😍🥰🤩
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
AUN axmed gacayte
@suldancabdisuldancabdi9489
@suldancabdisuldancabdi9489 6 ай бұрын
BcR.
@cabdiyuusuf7104
@cabdiyuusuf7104 4 жыл бұрын
Fananad daraan
@xawaare5346
@xawaare5346 4 жыл бұрын
Xawaare is the time
@jamaalbk4799
@jamaalbk4799 6 жыл бұрын
Eshcalaa hees khsdro wakabaxsatay
@muktartube512
@muktartube512 4 жыл бұрын
jubba miyaa
@civiceducatorspanelsouthaf9682
@civiceducatorspanelsouthaf9682 4 жыл бұрын
Brother heesta iyo gabada wa kinsi e maahan khadra. Sorry bro.
@hindaxasan3878
@hindaxasan3878 4 жыл бұрын
Jacelku waa qolamaa waa cidagale
@mohamedzaayid1792
@mohamedzaayid1792 5 жыл бұрын
2019
@civiceducatorspanelsouthaf9682
@civiceducatorspanelsouthaf9682 4 жыл бұрын
Brother heesta iyo gabada wa kinsi e maahan khadra. Sorry bro.
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 4 жыл бұрын
Waa khadra muuqaalks iyo codkuba
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 4 жыл бұрын
Heesta danbaase kinsi ah
@haajisibraar5907
@haajisibraar5907 5 жыл бұрын
2019
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 107 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 120 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,4 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 60 МЛН
Xasan Aadan Samatar  heeso Qaraami kaban ah
10:33
Xasan Suqbul
Рет қаралды 136 М.
Heesaha Khadra Daahir Qaybta 5aad | Audio Only
1:42:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 20 М.
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 869 М.
*Khadra Daahir Cige Ahun I  Isha Sacabka Mari | With Lyrics Click CC
9:47
Naf ku jecel Adduunyada | sahra axmed jaamac | lyrics.
7:44
Cali Caddeeye
Рет қаралды 561 М.
Heesaha Khadra Daahir Qaybta 1aad  | Audio Only
1:57:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 14 М.
Xaliimo Khaliif Magool Heeso Qaraami
15:22
Abdi D
Рет қаралды 953 М.
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 107 МЛН