Khadra Daahir | Yabaal

  Рет қаралды 405,729

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

15 жыл бұрын

Somali SOng

Пікірлер: 138
@ahmedhassanbullale8160
@ahmedhassanbullale8160 7 күн бұрын
Adigoon ku yeeshoon kuna yeelan waayayoo Adiguna yahuuntii yacaygeedii dumisee Ana waxaan yaxoobaa weli yuururaa meel shimburuhu ka yaaceen Ilaahoow u naxariiso Khadra Daahir Cige🤲😢❤️ boqoradii jaceylka u hagarbaxday waa no 1 fanaanada ugu jeclahay hoobaladii waaberi
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81 Жыл бұрын
2022/09/02 Friday morning 9:56 am Maqsinka faraska 725 maskaha
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 5 жыл бұрын
Adigaan ku yaadsha Ku yaboohiya wali Yuuskana aday baray ......ciilna igu riday Adiguna yaqiinti Qalbigaan wadayeen Ayeelaha u goysayeey Xageebu yabaal Kaaga yeedhayo Aad yahuun santahay Igayaab sateeeeeeee
@samsamjama144
@samsamjama144 2 жыл бұрын
I was there in that show it was in 2002 in Djibouti ❤️love Kadra Daher
@abdirahmanmohammed3543
@abdirahmanmohammed3543 2 жыл бұрын
How old u were?
@Baggio1000
@Baggio1000 10 ай бұрын
Don’t ask a lady her age, what’s wrong with yall new generation
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
ano aad uyar ban heesaha Khadra jecla anoon Fahansnayan Manta oo aan xikmada ku Jirta dhuxayana maxad U Malayn
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 5 жыл бұрын
Waxaan dawo ahaan u qaataa heesaa khadra daahir muddo sannado ah Allahayow adaa jira
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
ilaahay ha ku furdaamiyo arrimahaaga
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 5 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Aamiin
@aliomarmohamed300
@aliomarmohamed300 6 жыл бұрын
Heestaan kama dhargo ilaa 13 sano dhagaysnaya maalinkasta sida hees cusub igu macanata khadra ilahay hadaayo😍
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 6 жыл бұрын
alidhere dhere Quraanka Maad baratid op jeclaatid!!!.
@aliomarmohamed300
@aliomarmohamed300 6 жыл бұрын
Mohamed Farah Mire quraanka laftigiisa wajecelhy
@abdiweliaskar9440
@abdiweliaskar9440 3 жыл бұрын
War Walal Cawa Halkan Bey Isugu keen Keen Taye Yaa salaam Khadra Daahir cige
@yusufjama1862
@yusufjama1862 8 жыл бұрын
khadra daahir marka hore waan Ku salaamayaa mar labaad walaalo noolow best Yusuf dheere
@hanadsare4258
@hanadsare4258 5 жыл бұрын
Waa markii ugu horeeysay ee aan heestaan full u dhageysto, ma saaney u macayd ax weey
@sabonagisomaliland5469
@sabonagisomaliland5469 5 жыл бұрын
Xagee buu yabaal Kaaga yeedhayoo Ood yahuunsantahay Iga yaab satee Ma taasaanad hore u wada dhagaysan? Waad ganaaxan tahay Kaftan yaa
@saedahmed2610
@saedahmed2610 4 жыл бұрын
Khadra Dahir greatest singer woman of all time ❤🔥💖
@sadoali6622
@sadoali6622 9 ай бұрын
alaah havu naxariisto danbigeedana ha dhaafo. waa qalbi daweeya.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@Abdulquran1
@Abdulquran1 13 жыл бұрын
supper song khadro dahir nolow hoyada fanka somaliyeed ayad tahay abaha fanka somaliyeedna waa ahmed cali cigaal waqti iyo wayo waa soo wada qadateen
@jabaax21
@jabaax21 13 жыл бұрын
she is a wonderfull somali singer and i like her
@ahmeddgurrbe2949
@ahmeddgurrbe2949 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto Mamo KHADRA DAHIR CIGE 😔
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Adigaan ku yaadshaa, Ku yaboohiyaa weli, Yuuskana adaa i baray, Yablas-ciille igu riday, Adiguna yaqiintii, Qalbigeenii wada yiil, Yeelahaad u goysee, Xageebuu yabaal, Kaaga yeedhayoo, U yahoonsan tahay, Iga yaabsatee? Adigaan ku yeeshoo, Kuna yeelan waayoo, Adiguna yahuuntii, Yacaygeedii dumisaye, Anna waxaan yaxoobaa, Weli yuururaa meel, Shimbiruhu ka yaaceen, Halkeebuu yabaal, Kaaga yeedhayoo U yahuunsantahay Iga yaabsataye? Erayadii Abwaan: Hassan Abdillaahi " Hassan Ganey"
@XuseenBaarri
@XuseenBaarri 4 жыл бұрын
AHN Dhakhtarkii Jaceylka ayaa lahaa Erayada Abwaan Maxamed Cali Kaariye
@daadproduction6574
@daadproduction6574 4 жыл бұрын
Maaha wllo heestan waa hassan ganey afkiisaanka hayaa waa labada abwaan ee ugu heesaha badaab kuwa khadra
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
قطره طاهر ابدعت ما شاءالله ... صوت جميل واحساس جميل واذاء رائع ربنا يحفظك
@abdirahmanmohammed3543
@abdirahmanmohammed3543 3 жыл бұрын
من وين انت
@mustafeahmed4274
@mustafeahmed4274 2 жыл бұрын
Khadra daahir Mather of love Fananad an aad ujeclahay ❤✌❤
@qooqane65
@qooqane65 Ай бұрын
RIP Khadra Ado
@qooqane65
@qooqane65 Ай бұрын
RIP Yaa KhAdra Boqoradii codka
@abdullahiosman9467
@abdullahiosman9467 6 жыл бұрын
thanks khadra dahir good song mansha alah
@nazario1985
@nazario1985 14 жыл бұрын
wooooooooooooooooooow ilove songs khadra dahir nolooooooooooooooooooooooow masha alaah cod ka macaan
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
21 August 2020 inta jiifka ku dawaneeyso like ta dhac igu sii wll mcn mhdsanid 🙏🙏🙏🤣🤣🤣😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴👇👇👇❤❤❤💯💯💯 inaba caadi ma aha
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 2 ай бұрын
I REMEMBERED RUNTIII WAXAAN AHAAA WIIIL YAR MARKII IIGU HOREYSAY WAXAY AHAYD FASAX SCHOOLKA KA DIB WAXAAN U IMI REERKA OI MARKAA DEGANAA DEEGAANKA WIDH WIDH WAXAY AHAY XILI BARWAAQO AH OO BALIGA WIDH WIDH BUUXO MARKAA MAQAAAXIYO BADAN BAAA BALIGA DHINACYDADIISA KU YAALAY MID KA MIDA AYAAN KA QADAYNEY AYAA WAXAA KA BAXAYSEY HEESTAN WAA ABAARIHII 1983
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Sooo dhawoow inbadan an qiyas lahenva mashaaaaalah tabaarakalah soooooooooo imaw boholyow hilow badan la iiqabo uu iiqabo daraadeey.yartatarta Absuttlyyyy saxsax Runrun sacabbadan hadiyado
@ghboy2914
@ghboy2914 5 жыл бұрын
Fankii hore oo kale mala heli doonaa baa calaama su,aal weyni saarantahay
@sf-c642
@sf-c642 7 жыл бұрын
ederayada heestan waxa leh abwaanki waynaa xassan ganay.
@yoyomonich7015
@yoyomonich7015 6 жыл бұрын
cod qurux sharaf xishood ilaahay muxu nimco siisay khadra daahir maasha alah waa dadka codkooda janooyinka logu talo galay
@xabiib11
@xabiib11 12 жыл бұрын
yaa salaam caleek khadra dahir cige inaba cadi ma ahan
@dacarbixiye
@dacarbixiye 12 жыл бұрын
@@@@@@@@@@@@ YAA Salaaam EdO Khadra Daahir Cige ALLaaah ha ku Daaaayo Aaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Ayaamo wanaagsan.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 ай бұрын
YaaaE Rabi tawbah qaatimokhayr.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
As, salab wanaagsan jimco wanaagsan. As qaatimokhayr hano.Nabad nolol
@xayaatabshir553
@xayaatabshir553 8 жыл бұрын
khadra dahir 💜
@moumineamerreh5980
@moumineamerreh5980 10 жыл бұрын
My lovely song and my fever artists
@chooseyourself4821
@chooseyourself4821 6 жыл бұрын
Favorite song❤️😍
@omaradan8062
@omaradan8062 6 жыл бұрын
Ax super sound nice song I like it
@Macoow06
@Macoow06 14 жыл бұрын
Maasha alaah heestaan aad ayaan uga helaa wallee.
@sharmaakepazkah8516
@sharmaakepazkah8516 6 жыл бұрын
Macoow Ustaad Hees mcn weyan
@jamaljamka7665
@jamaljamka7665 5 жыл бұрын
Xasuus si ayaan ku dhagaysanayaa jawi dagan iyo farxad 28/10/2018
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 2 жыл бұрын
28/10/2021 3 years ago 🙁
@abdirsaaqhassan1935
@abdirsaaqhassan1935 2 жыл бұрын
mamo khadra daahir cige cali allah ha u naxariisto 3/7/2022 maanta ayaa hargeysa lagu aasay maamadii fanka
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@benaden5530
@benaden5530 10 жыл бұрын
waw waw habo nolow khadra cood dahab
@axmedcabdijaabir8282
@axmedcabdijaabir8282 2 жыл бұрын
Heestan waxaan dheaysan jiray 2015 markan ka hayamay meeshii an ku barbaray waxan tegay gobol aanan aqoon waxan duruufta iyo waqtiga isku dhaafin jiray heestan
@PSA4
@PSA4 Жыл бұрын
Hada xaalka waa juuro sowmaha
@ckaderMOsman
@ckaderMOsman 3 жыл бұрын
2021 with broken 💔
@abdiqays9324
@abdiqays9324 2 жыл бұрын
AUN khadra daahir oo malmo kahor kugeriyotay hargaysa ilhy jano iyo raxmo hakusiyo😭😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Yyyyy qatroosEEy liinaliina
@aamusanemohamed8404
@aamusanemohamed8404 8 жыл бұрын
ilove khadra daahir cige
@hanadlove9194
@hanadlove9194 7 жыл бұрын
qalbigeeni wada yiil aad yeelaha ugoysee xageebuu yabaal kanga yeerayoo uyahunsatahay iga yaabsatee khadra daahir cige ilaahow kucafi
@fuaddahir48tahir47
@fuaddahir48tahir47 7 жыл бұрын
khadra daahir cige one of the best in all of the time khadra alla yacisak waaad naga keentee alle ha kaa keeno kkkkkk
@hamzaali3339
@hamzaali3339 2 жыл бұрын
Rabi naxariistiii jano haka waraabiyo waxay dhimatay maanta oo ah 3 julay 2022 maalin isniin ah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@jijoaly3946
@jijoaly3946 6 жыл бұрын
I luv yoh😍
@thomasmuller8112
@thomasmuller8112 6 жыл бұрын
Markii iigu horeysay aan heestan dhagaysan jiray sabi ayan ahaa xataa khadra dahir waxan ay ku hadlayso hal ereyna kamaan fahmayn Ugu dhawan wxy ahayd 15 sano kahor
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
Shukran eedo mcn Alle hku sharfo
@ummuruwayda2154
@ummuruwayda2154 8 жыл бұрын
legend mamo
@ahmedbashir3975
@ahmedbashir3975 4 жыл бұрын
Ahlan wasahlan wll
@InaGaraad-zf5tj
@InaGaraad-zf5tj 8 ай бұрын
Xagee buu yabaal kaga yeedhay😭 Alla mxaan aad kuugu baahanhy ina cabdiraxmaanow😢💔
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Familyyyyyy system.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Weldoooooown xaan istaahilaaba. Iyaa iyaa qaatimowanaagsan jano jEmaadEeeyyyyy tano gasho Familyyyyyyyyyyyyy Systems
@yusufnasabkeliya1795
@yusufnasabkeliya1795 7 жыл бұрын
waankahelay heestan
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
Nicmaturabi nicmaturabi wanicmalwakiil
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 Жыл бұрын
❤❤❤😢😢😢
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 10 жыл бұрын
Legend my aunt
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
tii laga soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo, yartaan yartaa taba tana waE laguu yaqaanE qiimobadan murwodumaroo Rasmi dagan yariisEEy qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay. Familyyyyyy system
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
As, yaRabi towbE qaatimokhayr
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
YaE RabE towbE.qiimobadanEey
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee. Familyyyyyy Absuttlyyyy saxsax Runrun, mahaltii dharaartii
@axmedibraahimmaxamed8117
@axmedibraahimmaxamed8117 8 жыл бұрын
khadra viv
@kawsarahmed4064
@kawsarahmed4064 6 жыл бұрын
Hees qiimo leh
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Nolow joogoo jiroo noolow
@mahdiwarsame8124
@mahdiwarsame8124 11 жыл бұрын
yasalam afkada cano laguqabay khadaray
@ahmedosmanaxmeddhukur4563
@ahmedosmanaxmeddhukur4563 2 жыл бұрын
Alle haw naxariistee marxuum huryo ayaa hal abuuraan filayaa mase hubo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@sagalmaxamed5120
@sagalmaxamed5120 5 жыл бұрын
Waaaaaw
@ZamZamy-eb3kr
@ZamZamy-eb3kr 2 ай бұрын
@khadromohamed1471
@khadromohamed1471 2 жыл бұрын
Khadro dahir cige walhi markaan dhagaysto waxbaa iga duula ❤️🙏
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 2 жыл бұрын
Hhhhh Talow waxa kaa duula maxay ahayen 😂🤣😂
@munaabdi5921
@munaabdi5921 10 жыл бұрын
khadra
@mahamedjibriil2798
@mahamedjibriil2798 8 жыл бұрын
khadra dhool
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 ай бұрын
Inbadan sooooooo dhawoow qatreeeyqaranEEycadayyareeyqalnjo aan qaybsamin
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
As, EFamilyyyy
@BASHIR-IBRAHIM
@BASHIR-IBRAHIM 6 жыл бұрын
Any one with the full lyrics will be appreciated.....one love
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
heesaha xarafka (Y )ka bilaabma wey kooban yihiin 1-Yabaal 2-yuflaha qaboow ""by kinsi 3-yax ""by abdi tahliil soo qora hadii aad qaar kalenhaysid
@thomasmuller8112
@thomasmuller8112 6 жыл бұрын
XYSSIN KEYDIID zxp garan mayno wax kale
@mahadcarte1262
@mahadcarte1262 3 ай бұрын
Yaab kale baa jira ay qaday sahro dawo
@mohamudismael1046
@mohamudismael1046 Жыл бұрын
I dont get a single word she's saying Afsomaligana waan kuhadlaa😂😂😂
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
NASIBDARO AYA KU HAYSATE AFSOMALIGA SOO BARO ILAHAY HA KU FURO FAHAMKA!
@PSA4
@PSA4 Жыл бұрын
Erey iyo labo wad garan weyn garta lkn inad heestaba hal ka fahmin waa dhib
@mohamudismael1046
@mohamudismael1046 10 ай бұрын
​@@farhiyosharif8208😂😂😂😂 wxaan kawadaa heesta oo dhan aysan fahmin
@sombeat
@sombeat Жыл бұрын
Who this song is listen in 2022
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
1 Afka lagama sheegto 2 Oowrkii cirkaan xalay arkayoo 3 Yabaal Waa heestii sadaxaad ee fanaanada khaado mrk eey fanka soo gashay heestaa yabaal Waa heestii labaad ee aan maqlo ee xarafka { *Y* } ka kacdo Intaan fanka dhagey sanaayey
@damalhadhsade3042
@damalhadhsade3042 5 жыл бұрын
Yuus weeyi yaryarka maskaxada ka wasakheysanoow 😂🙏🏾
@suhaybismail4936
@suhaybismail4936 4 жыл бұрын
😂😂😂😂👍
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 ай бұрын
AS, Number yaawaayE, yartaanaa tanaaa ooridumaroo qiimobadan cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay
@idirisali572
@idirisali572 4 жыл бұрын
Xusus meesha waxa ila fadhiday gabadh aan jecla lkiin nasiin baraf baa igu dilay canda darteed baan gutar sida lo tumo u bartay waxaan iskaha mar uun khadri hees hakuu qaado ado gacantaada ku tumaya 😑
@hodoali1307
@hodoali1307 4 жыл бұрын
Any one lyrics plz
@munasaryare4997
@munasaryare4997 8 жыл бұрын
maamo khadar dahir cige khadra dhool alow nooda ayaamo
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Jsno.y tii laga soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo Waleeeeneeey offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 ай бұрын
Hiloow badan boholyow la iiqabo badanaa ala badanaa cadceeddumaroodaganyareeeyEey fEEjigsan lagufarxEEy.yartayarta
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Take cayn caynba cayn taladuwanE dumaaaaaaar iyo Rag EEEEEE loolaln oobE EEEEEE
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
𝗔𝗱𝗶𝗴𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗻𝗮𝗮𝗱𝘀𝗵𝗮𝗮 𝗸𝘂 𝘆𝗮𝗯𝗼𝗼𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮 𝘄𝗲𝗹𝗶💔
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Horusocoto anqabyoobin fariidad facyaashay tarooneey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy murwodumaroo yariisEEy dagan taxadartooy wax taqaan lagufarxeeeey qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey iyoiyi taladuwan talacayn fEejigsanaan maahsanaa iyo is Moog iga ilaali lagaaga faaiideystana nololsh waa is dhEelitur qibrad waayo joog, qayahayga waqtiyaashEyda an qaato soooo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy qiimobadan dumaroo cadayyareey kheyrto
@hiigsigroup7552
@hiigsigroup7552 6 жыл бұрын
Heestaan armuu sameeyey Abwaan Mustafe Sheekh Cilmi?
@shucaybcismaanibraahimxabi3610
@shucaybcismaanibraahimxabi3610 5 жыл бұрын
Xasan ganay ayaa sameeyay zxp
@cumarcade8312
@cumarcade8312 5 жыл бұрын
Xasan xaaji cabdilaahi baa le heesta
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 Жыл бұрын
hadii aan xasuustan gabowday aanay qaldanayn waxaa u malayna inuu lahaa saxabiikeey abwaan Maxamed Cumar Huryo iyo Maxmed Aadan Dacar inuu lahaa oo riwaydii Mustafe Sheekh Cilmi kujirtay. 1986 ayaa igu dambaysay heestaan.
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 10 жыл бұрын
Legend my aunt
@abdirahmanmohammed3543
@abdirahmanmohammed3543 4 жыл бұрын
Ma Ciidagale oo dhan edo utay hhh
@samatarismail1718
@samatarismail1718 6 жыл бұрын
meesha ay leeay yuuskana aday baray wax kalaan moodi jiray wagii hore
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
H ismail kkk waa jirtaa in af soomaliga kala duwan yahay. Yuus waa eray laga isticmaalo waqooyi khasaatan Hargeisa, gaar ahaan af suuqa weeye.
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar hhhhhh mxd la yuusaysaa caadi u hadal myaan wali lagu odhan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Armed Zaki Boy haa waa la yidhi markaan ciyaalka ahaa
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 6 жыл бұрын
guskana adigaa i baray ayaa ciyaalka xaafadu dhihi jireen kkkkkk
@amalabdiaden9332
@amalabdiaden9332 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar heesta ma fahmi waad yaaaaa
Khadra Daahir Ahun | Heesta Mahiigan
7:06
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 252 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 60 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 11 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE || DADAW SAADAASHA GUUR WITH LYRICS
10:07
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 573 М.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 695 М.
YURUB GEENYO 2020 XASUUSTII KHADRA DAAHIR ISHA SACABKA MARI.
10:13
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 1,4 МЛН
Khadra daahir, alahayoow mar i sahal
6:51
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 227 М.
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
8:34
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Dareenka Naftayda hees Xasan Aadan Iyo Rooda maash
8:58
Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta
Рет қаралды 2,6 МЛН
Khadra Daahir Ahun | Heesta Awrkii Cirkaan Arkay
5:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 462 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,4 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 239 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН