Khasaaraha Abi Axmed | Naamibiya iyo Geesinimada Edbinta Jarmalka |

  Рет қаралды 98,308

OGAANSHO

OGAANSHO

6 ай бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 495
@user-rk4xo9yu7y
@user-rk4xo9yu7y 6 ай бұрын
Dalkaan adoo kale ayuu rabaa cumar inshaar walal alaha kuxafido hal muuqaal aa soo dhigto walahi iga ma fakado waxaad dhistay maskaxdayda wax badana waa i bartay shukran alx ilahow kuxafid
@walal88888
@walal88888 6 ай бұрын
Somaliyey iso duceya waxan raba in aan guursade🎉❤
@somalia5019
@somalia5019 6 ай бұрын
ALLAH ha kuu dooro lamaane fiican
@MusaMohamed-st5ne
@MusaMohamed-st5ne 6 ай бұрын
Alle haku fududeeyo taldisa iyo malkisaba mid khyr kugu jiro alle haka dhigo
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud 6 ай бұрын
Ale haku fududeyo khayrkisana ale hakusiyo dhibkisana haku geesmariyo walal bariga dhexe magaca ayan kugu yedhaya sababto ah afsomali sida ayu noqonaya magacagu
@abshirmohamed9634
@abshirmohamed9634 6 ай бұрын
Qabiilkee tahay
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud 6 ай бұрын
@@abshirmohamed9634 subxanalah sawta la ba.ay maha
@shankaraaj
@shankaraaj 6 ай бұрын
Mansha.Allah Cumar Inshaar ninka Kaliya Warkiisa aan Sugi waaye ❤❤
@jeylaani9814
@jeylaani9814 6 ай бұрын
isdabaqabo hee
@KhadarKeeyow-eo9yl
@KhadarKeeyow-eo9yl 6 ай бұрын
Ustaad soo samee war bixin ku sabsan dariikhda dalka xorta ah aa Namibia💫
@iprahimmahdi6604
@iprahimmahdi6604 6 ай бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
@siciidcabdi8945
@siciidcabdi8945 6 ай бұрын
Somaalidii hore waxay oran jireen markasta oo bil cusub dhalato" Allow xabashida xabaal ku rid". Allow nooga hiilli way naga gardaranyihiine👏
@najmomahamed4035
@najmomahamed4035 6 ай бұрын
Amiin 🤲 nin wax bdn oh
@DeeqSuldanApshir
@DeeqSuldanApshir 6 ай бұрын
Waar waan waseynaa jigjiga ayaa lagu mormidoon from hargaysa
@Ruun533
@Ruun533 6 ай бұрын
@@DeeqSuldanApshir hore u soco wll aan iska celino cadowga intay naku tumanin
@CcasisNuur
@CcasisNuur 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@mahamedabdimajid1038
@mahamedabdimajid1038 6 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة وفلسطين وثبت أقدامهم وسدد رميهم واشفي مرضاهم وداوي جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم وخفف عنهم يارب العالمين اللهم امين اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪
@Amiin1AK
@Amiin1AK 6 ай бұрын
Also allow ugargaar mujaahidiinta soomaaliya iyo dhamaan mujaahidiinta caalamka
@bareomar4050
@bareomar4050 6 ай бұрын
Cumarow calol xumada nagadaa walal Waynu doogsan insha allah Ka muslimiin ahaan iyo ka soomali ahaanba Wakhti wacan wuu soo socda
@CabdiCartan
@CabdiCartan 6 ай бұрын
Mustaxiil maaha wax aan maanta lasamayn berina lamasameynayo
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 6 ай бұрын
Ilaahay wuxuu kuyiri dadaal maahan intaad gacmaha isasaarto inaad dhahdo in wax isbadalaan ayaan sugin Alle waxba kuma ahan inuu arrimaha oo dhan dhanka kale ugadiyo lkn waxaan adiga ayaa lugugu imtixaamayaa waxaana larabaa inaad juhdi bixiso
@Ruun533
@Ruun533 6 ай бұрын
Anaga hadaa iska bilabo ilmahena jiilkena sameydoono waa inaa ciyalka tarbiyada ku dadaalna iyo wax walba labaraa diinta iyo taarikhda hooyo walba ha yareesan waxba qaban karta dadaal hada hoyo tahy ❤
@user-oh3rx1si1i
@user-oh3rx1si1i 6 ай бұрын
​@@Ruun533fikrad wacan m.a😊
@user-hx6wx9lx9i
@user-hx6wx9lx9i 6 ай бұрын
الحقيقة المرة أفضل من الوهن المريح
@FardussYussuf
@FardussYussuf 6 ай бұрын
Waa runta cumar inshaar ALLAH walaalaeen falastiin gaajey ku dileen siisi iyo ciidankisa ALLAH dhaafiyo masar shacabka falastiin 😢😢😢😢😢😢😢 ALLAH garab istaago ALLAH badbaadiyo INSHAALLAHA
@Miskiinow
@Miskiinow 6 ай бұрын
Namibia 🇳🇦 waa wadan israacsan ❤
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 6 ай бұрын
Ala maxay dad badan maskaxdooda iyo hab fakirkoda inuu isnadali laha viva ogansho 🎉🎉🎉🎉😊😊
@amanijama9597
@amanijama9597 6 ай бұрын
It’s breaks my heart when some people says Ethiopia is our brothers, we will be next 🇰🇼, May Allah grant goodness.
@Ruun533
@Ruun533 6 ай бұрын
Very true ❤️
@FarhandhagacadeFarhaan
@FarhandhagacadeFarhaan 6 ай бұрын
What about farmaajo big brother
@Samshorts1
@Samshorts1 6 ай бұрын
​@@FarhandhagacadeFarhaan Farmaajo maxaa keenay,markaad aragto kuwa geesaha waad yaabi 😂😂😂
@user-cd8pu8qp6x
@user-cd8pu8qp6x 6 ай бұрын
​@@Samshorts1 Kkkkkkk yaab 😂😂😂😂😂
@tusechanell3669
@tusechanell3669 6 ай бұрын
Ethiopia 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 waan tageersanahy ❤❤🎉🎉🎉 fuck 🇸🇴🇸🇴 Somaliland will win
@abdirasaqShuceb
@abdirasaqShuceb 6 ай бұрын
Maan shaa allaah khayr ilaahay hakusiiyo
@khaalid1445
@khaalid1445 6 ай бұрын
Omar inshaar geesi soomaali kadhashey guuleyso asxaabey 1m geersiiye
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 6 ай бұрын
ASC Edo Taariikhda aad nooga sheekeysid waan dhageystaa ❤❤❤❤❤❤
@khaalid1445
@khaalid1445 6 ай бұрын
Maansha allaah sxb cumar inshaar sadaa warka noo siidid ayaa ku farax sahay
@sadiyomohamed303
@sadiyomohamed303 6 ай бұрын
Mash allah I’m very proud of africa country’s
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 6 ай бұрын
Wll cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤
@Asiya_ismail1999
@Asiya_ismail1999 6 ай бұрын
Namibia 🇳🇦 waa dal xoraa Ah rer Galbeedka umaa Niikiyo👍👍👍👍
@Enengaming
@Enengaming 6 ай бұрын
Golden voice
@mindhup
@mindhup 6 ай бұрын
Waxa laga hadlayo iyo waxa so qoreysid, isku yaab nio
@user-fc2gs9ms8b
@user-fc2gs9ms8b 6 ай бұрын
@@mindhup😅😅😅😅😅ma ila argty shekadaan 😂
@belecade9540
@belecade9540 6 ай бұрын
Maye golden dhuuso 😂
@AbdulaahiHassan-uk9gq
@AbdulaahiHassan-uk9gq 6 ай бұрын
That's right ✅
@peagiyayapeagyayaadna-yw5pv
@peagiyayapeagyayaadna-yw5pv 6 ай бұрын
😂Really Ayan Rawey inankaso Gallo😢idiinkaba😮iga Niiya Diiley😊
@luulluul1427
@luulluul1427 6 ай бұрын
maashaa allaah guul guul guul NAAMIIBIYA ALLAHA IDIN ILAALIYO INSHA ALLAAH
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 6 ай бұрын
Scw waxa bilabantay jiilka gumaysi diidka walalo adigu inteed ka digaysay itobiya marka waxa jira bararug dhalinyarada Didam duliga ay qadan jireen odayasha meelaha fadhiyay waarna shaqa fican 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@abdirahmaan1233
@abdirahmaan1233 6 ай бұрын
Golden voice 🥰🥰💯
@abdulaahimustafa5716
@abdulaahimustafa5716 6 ай бұрын
1M insha allah gordhow ayd gaari doonta❤
@Mahad.cali1
@Mahad.cali1 6 ай бұрын
Yaana laawaalin
@hodanelmi81
@hodanelmi81 6 ай бұрын
Mashallah Cumar mahadsan tahay walal
@Hassenabdirazak
@Hassenabdirazak 6 ай бұрын
asc wll omer inshaar runtii wax badan ayaad umadeena soomaliyeed aad u hysa wllcimrigaagu ha dheerado qof aan ku daydo ayaad thy
@user-xg7md8kj8z
@user-xg7md8kj8z 6 ай бұрын
Lph labo maha keep going poè noo soo badi❤
@KosHure-nw1wx
@KosHure-nw1wx Ай бұрын
ASC cumar inshaar guulayso❤❤❤❤
@hodoali5714
@hodoali5714 6 ай бұрын
Jazak allhu khayr wlo ❤
@nuurmahamad2978
@nuurmahamad2978 6 ай бұрын
Taageero ayuu mudan yahay wadanka Namibia 🇳🇦
@supoabdi6828
@supoabdi6828 6 ай бұрын
Wallahi waxa ugu wayn ee ay wajahayso Somalia waa Madaxwayno daro Illahayow madaxwayne umada daacad u ah noo keen aamin aamin aamin
@Raaginho
@Raaginho 6 ай бұрын
Waan idin salaame somaliyeey😊❤🇸🇴
@Fankaiyosuganta
@Fankaiyosuganta 6 ай бұрын
Masha allaah ogaansho
@intawanaagsanwalaalkod3644
@intawanaagsanwalaalkod3644 6 ай бұрын
Somali aye ahed qofkii ugu horeyay ee yahuuda dhaha argagaxiso ayaa tihiin PM HAMZA ABDI BARR
@japrams5966
@japrams5966 6 ай бұрын
Mashallah golden voice
@moallim1000
@moallim1000 6 ай бұрын
Mahadsanid Ogaansho news team. Waxaa tahay Xalaal. Maanshaa Allaah
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 6 ай бұрын
Masha Allah illaahay haku xafido cumar inshaar ❤❤❤
@user-ir1ob6jp3q
@user-ir1ob6jp3q 6 ай бұрын
Ustd mahadsanid.
@Maxamedmarayare
@Maxamedmarayare 6 ай бұрын
Mahadsanid Dr
@sagalmahamed8745
@sagalmahamed8745 6 ай бұрын
😢wll Cumar alaha Ka ilaaliyo xasadka iyo inta cadowga insha Allah xaqiiqada jirta Ka hadashy wlahi dad badan Iska ino tiray
@UbahAhmad-gw2zi
@UbahAhmad-gw2zi 6 ай бұрын
Masha allaah Namibia 🇳🇦 ♥️ ❤️
@abdullahilibanalicllahifah3801
@abdullahilibanalicllahifah3801 6 ай бұрын
قال الله تعالى " ان الله لا يغير ما بقوم ختي يغيروا ما بأنفسهم "
@curveybarbie8130
@curveybarbie8130 6 ай бұрын
Ogaansho 1million soon inshallah
@munocadey9436
@munocadey9436 6 ай бұрын
Wow guul Afrikan 0:48 ❤Somalia ya sas kasugenaa insha allah❤ 1:08
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 6 ай бұрын
Ogaansho best channel 🎉
@iloveallah8618
@iloveallah8618 6 ай бұрын
Ogaansho somali xur see ku noqo nee dulkwedi waa iib badeeda waa iib dat keedi waa iib seen ur ku noqo nee naa😢😢😢
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 6 ай бұрын
Abaabul mudaharaad kadib xisbi aas
@libanmohamed8220
@libanmohamed8220 6 ай бұрын
GAR GAARKA ALLE WUU DHAW YHY☝☝☝
@omarhaashi9990
@omarhaashi9990 6 ай бұрын
Jazaakallaahu kheyr sheikh baarakallaahu fiikum ❤❤❤❤❤
@somalia5019
@somalia5019 6 ай бұрын
Cumarow Ethiopian gudaheeda barnaamijyo ka hadlaya xaaladooda kala qayb sanaantoda noo so diyaari aan dhiiranee mahadsanid
@zaki799
@zaki799 6 ай бұрын
Maracade show ka daawo wlo barnaamij ayuu ka diyaariyay saaka ayaan ka daawadayee
@naimaabduqadir386
@naimaabduqadir386 6 ай бұрын
Masha allh barnaamijyo xiiso gaar ah xambaarsan ❤❤keeping ❤akhilcaziiz
@internationalsuper8580
@internationalsuper8580 6 ай бұрын
Maashaa allah omaar allah haku xafido
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 6 ай бұрын
Masha Allah bro 👍👍
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 6 ай бұрын
Golden voice 🙏🙏❤️❤️
@hamzeabdi2556
@hamzeabdi2556 6 ай бұрын
Cumar ro horta Somalian aad Bay u dag.dagtay. insha Allha wan mayelano dhimashan ka xigna good py
@ahmedkafiak0911
@ahmedkafiak0911 6 ай бұрын
M,a bro omar you make me proud 😊tnks
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 6 ай бұрын
Mahadsanid
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 6 ай бұрын
Wcs aboowe wat mahadsan tahay
@Ninweyn-
@Ninweyn- 6 ай бұрын
اله مصل وسلم على سيدنا محمد
@faith9987
@faith9987 6 ай бұрын
Geesinimo Namibia Masha allah ❤❤❤❤❤
@user-bg3ty9qd2d
@user-bg3ty9qd2d 6 ай бұрын
Koobkayga shaaha waa ii diyaar
@xasanabukarwadhi
@xasanabukarwadhi 6 ай бұрын
Waaa ku salaame sxp sare
@aacaska
@aacaska 6 ай бұрын
يا سلام ماش الله
@cabdijaarso1844
@cabdijaarso1844 6 ай бұрын
Wow masha alla
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 6 ай бұрын
South Africa 🇿🇦 tarikhda xuseyso sida xornimda leh xaqa isheg 😢😊
@amanijama9597
@amanijama9597 6 ай бұрын
May be this will unite us all, for sure it’s a wake up call for us a test from Allah we need to move on from Qabil business it’s hurts us so much💔😰
@Ummufaatima-qw8ei
@Ummufaatima-qw8ei 6 ай бұрын
1M INSHA ALAAH MARDHO
@Cilmiproduction
@Cilmiproduction 6 ай бұрын
Waxaan so gudbiyaa wararka warbinada caalamka iyo xogo xasasiya fadlan iso raac🙏
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 6 ай бұрын
Ustaad Muuqaalada soo badi
@Ummufaatima-qw8ei
@Ummufaatima-qw8ei 6 ай бұрын
يارب ياكريم ياملك الملك يا حي يا قيوم يارب العالمين اللهم انصر اخواننا في الفلسطين والمسلمين اجمعين من قوتك وعزتك يارب العالمين
@user-pw6jt6rs9g
@user-pw6jt6rs9g 6 ай бұрын
Ustad Omar inshaar wa ku mahadsanthy sida dhalinyarada ulahadleesid ubararujinesid walina wan ka jifna dalkena Kusoco Ina runta ushegto damir lawaysha umalenayo in ay Ethiopia nailalineeeso
@user-ym1ew1ox8d
@user-ym1ew1ox8d 6 ай бұрын
Wacaleykum salaam
@user-wz4hr2sq9q
@user-wz4hr2sq9q 6 ай бұрын
Masha allh Cumar inshar Allah haku xifdiyo
@bukhatir1454
@bukhatir1454 6 ай бұрын
Waa dulownay markay burburtay dowladii cusmaaniyiinta allow dowlad lamid ah sooceli insha,allah
@bulshaawiserviceonlinemark3877
@bulshaawiserviceonlinemark3877 6 ай бұрын
I Insha alah falastin waanka xoraynaynaa❤ Uduceeya walaheen falastin iyo qasa❤
@khaalid1445
@khaalid1445 6 ай бұрын
Walaala heen falatiin allow dulmiga laguhayo kadulqaad innaa lillaa wanaa ileehi raajicoon 😢😢😢
@blackpanther68229
@blackpanther68229 6 ай бұрын
Légende Monsieur Omar inshar 🎉❤
@OkOk-wy2qw
@OkOk-wy2qw 6 ай бұрын
Luqadada ku faan French matihide
@AbshirAbdullahiAden
@AbshirAbdullahiAden 6 ай бұрын
Djibouti French miya war af soomali qor walal
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 6 ай бұрын
Keep going❤ wllkay❤ 1M🎉
@XamdiXaabsey-rl2ok
@XamdiXaabsey-rl2ok 6 ай бұрын
Mashaa allah afrika hogaamiyayaal baaba u soo baxay 😅 aragti dheer leh , soomaaliyana ma foga .
@mohaadem6348
@mohaadem6348 6 ай бұрын
Insh allah
@salmnalcawdh
@salmnalcawdh 6 ай бұрын
صلو علي منقذ البشرية محمدا صلي الله عليه وسلم
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 6 ай бұрын
ALLAH HA GARGARO SOMALIA IYO MUSLIMINTA O DHAAN.
@cismanabikarabdi
@cismanabikarabdi 6 ай бұрын
اللهم انصر اسلام والمسلمين
@xadaari129
@xadaari129 6 ай бұрын
ele caqliga hakuu siyadiyo 🤲🫵🔥❤️‍🔥
@Abuumuscab25
@Abuumuscab25 6 ай бұрын
Somalie iso duceya waan gursanayaa❤❤
@maxamedibraahim7963
@maxamedibraahim7963 6 ай бұрын
Ustaad wll waa mhdsnthy marwalba
@abdiqadir2826
@abdiqadir2826 6 ай бұрын
Alle haku xafudo wllkey
@anashiigsade
@anashiigsade 6 ай бұрын
Ustaad Cumaro ku salaamay
@ismaWrriter
@ismaWrriter 6 ай бұрын
Zhp wan cusbhy sodha weyn majirtaa wll ogan sho ❤
@obsiiyeilkacase4652
@obsiiyeilkacase4652 6 ай бұрын
Abiye hadhaco waan ladagaalamaynaa abiye
@abdiazizmohamed2026
@abdiazizmohamed2026 6 ай бұрын
Thanks mr inshar i wish gasa in ay Daris la,ahaadan rer Algeria somali iyo chegniya waxaan aminsanahay in ay wax dhici lahaayen
@saciidoshaxmed2949
@saciidoshaxmed2949 6 ай бұрын
Maashaa alaah afrika waxaa usoo baxay geesiyaal runtana ka hadli kara
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 6 ай бұрын
Yaa omar waan dhownahay ❤
@user-vk9fh5vv4l
@user-vk9fh5vv4l 6 ай бұрын
Allaha ku xafido
@user-vk9fh5vv4l
@user-vk9fh5vv4l 6 ай бұрын
Geesi aan wax lala Simo aan jirin
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@qaysarbinhagar4419
@qaysarbinhagar4419 6 ай бұрын
Wll muuqaallo soo geli dad ku daawan jaro
@ayuupcade6954
@ayuupcade6954 6 ай бұрын
Wll macn aan kula taliye caruur hada leedahy ha iska siin wax youtube iyo social media ka hesho ee waa inaa dhididkaga siisa ✌️💯💯
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 6 ай бұрын
Walale soo gali wax fa ido ah sida maxadaroyinka
@Samshorts1
@Samshorts1 6 ай бұрын
😢😢😢 ilahay qalbiyeddana ha mideeyo
@user-uh8bw9el3e
@user-uh8bw9el3e 6 ай бұрын
M.a walhi waa xaqiiqo
@user-ye8yk1cj3f
@user-ye8yk1cj3f 6 ай бұрын
Coming soon 1M
@CEEBLAWE
@CEEBLAWE 6 ай бұрын
Taliye waa Ku taageeraa😊
@qadrokaif4320
@qadrokaif4320 6 ай бұрын
M.a wllka
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 6 ай бұрын
ALLAHOU AKBAR
@madaalekhadar8126
@madaalekhadar8126 6 ай бұрын
Alaha sahlo soomaali yaga ayaa laga arkay ishaas
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Wabigan guritaanka biyihiisu waa mid kamid ah calaamadaha qiyaamaha
7:42
عبدالله الشريف | حلقة 14 | محمد الضيف | الموسم الثامن
18:54
عبدالله الشريف Abdullah Elshrif
Рет қаралды 1,4 МЛН
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 207 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН