Kheyr-wade oo ganacsiga 6 jir ku bilaabay wuxuu leeyahay dukaan wareega iyo mid degan

  Рет қаралды 129,494

Hereri Media

Hereri Media

7 ай бұрын

Kheyr-wade oo ganacsiga 6 jir ku bilaabay wuxuu leeyahay dukaan wareega iyo mid degan

Пікірлер: 211
@jayb7105
@jayb7105 7 ай бұрын
Wow, I was an homeless kid in Buulaxawa in ‘89 😢. That experience made me a better man today and I learned extreme survival skills. Now, i am professional and business owner. I can relate this guy. Hard work will always pay off!
@user-gu9om2il8u
@user-gu9om2il8u 7 ай бұрын
Big respect man feel sad for what you experienced and very happy with how you've turned the tables. Very happy!
@abdullahisheikh4938
@abdullahisheikh4938 7 ай бұрын
Wishing you well
@jayb7105
@jayb7105 7 ай бұрын
@@user-gu9om2il8u, thanks! I get really emotional thinking about my time in buulaxawo and hardship I experienced. I never gave up, and I kept moving forward.
@abshirahmd
@abshirahmd 7 ай бұрын
Good for you.
@murtitv6518
@murtitv6518 7 ай бұрын
Ninkan waa nin qalbi fiican maansha'allah illahay ganacsigiisa ha u barakeeyo❤
@Huda.999
@Huda.999 7 ай бұрын
Masha Allah Abdisalan Hereri waa Haldoor dhaba waxaas oo Soomaali waxqabsadey hadaanu na tusin maanaan baraneen!! Jazaka Allah Hereri qofku intuu noolyahay buu mudan yahay in loogu bogaadiyo waxtarkiisa 🎉🎉🎉🎉
@hassanxariif9831
@hassanxariif9831 7 ай бұрын
Masha Allah,,Inspiring Story ,,waa Sheeko Guulaystaye weeye,,Mahadsanid Mr.Hareeri iyo Kheyr wade
@mohaosmanov
@mohaosmanov 7 ай бұрын
Maasha Allah Alle ganacsiga ha u barakeeyo Abdi Farah Khayrwade, Soomaalidu waa business orriented people, waad ku mahadsan tahay program ka aad noo soo duubtay Abdisalaam Hereeri.
@Garguurte
@Garguurte 7 ай бұрын
Masha allah ... allah haku barakeeyo guuleyso oo barwaaqo dag kheyr wade .... wariye hareeri nin aad u fiican masha allah
@abukardayib1901
@abukardayib1901 7 ай бұрын
Mashaa allaah baraka Allaah runtii waxaad thy nin soomali nimadu kuweyn thy jecelna Allaha kujeclaado wall Ganacsigaaga Allah swt haku Barakeeyo sidoo kale Abdisalan hareri baraka Allaah wall wareysiga quruxda badan Amiin Amiin yaarabi Eeboow
@ogaansho
@ogaansho 7 ай бұрын
Masha allah .
@CiristinaoRonaldo
@CiristinaoRonaldo 6 ай бұрын
Ogaansho ❤
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 7 ай бұрын
Mashallah 🤩 waa farxaan bashaash ah walahi ❤ Ilaahay ha’u’barakeeyo ganacsigiisa oo ubadkiisana ha’dhigo kuwii diinta, dalka iyo walidkooda wax u’tara yarab Aamiin 🤲🏼🤲🏼
@kaltuunahmed7821
@kaltuunahmed7821 7 ай бұрын
Hereri,Nin si daacad ah kuugu warramay ayaad waraysatay Badeecadiisa allah ha u barakeeyo. Aamen
@abdiyaresaid4136
@abdiyaresaid4136 7 ай бұрын
masha allaah allah ubarakeeyo xoolihiisa wlh waa nin qalbi furan oo daacad ah eeg wuxuu jeclaaday inuu soodhaweesto somalida si hal meel ganacsi ugu sameeyaan taas baa aad iisoojiidatay walal jecel walaalihiis waxbadanna waan kafaaiday hadaan mareekan tagana waan lakulmi doona si aan qibrad oga helo iinsha allaah ❤
@mattankiro4kiro422
@mattankiro4kiro422 7 ай бұрын
This is a man who loves what he does. A legend.
@mahadguray4241
@mahadguray4241 7 ай бұрын
Maansha allaah siduu ninkaasi ganacsiga u jeclaa yaraantiisii Ayaan ana ahaa yaraantii Lkn imika hargaysa ayaan tukaan ku haystaa ina maraykan inasha allaah waxaan rajaynayaa inaan ana Siyaaral kaga shaqeeyo ganacsi insha allaah
@abdoshMo
@abdoshMo 7 ай бұрын
13:48 intaa cilmi weyn baa ku jira somaalidu waa dad cajiiba 😊
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 7 ай бұрын
Alle ha barakeeyo Abdi khayr wade❤💚🙏 Waa Ganacsade Cajiib ah ☘️🥳👏👏
@halimahassan657
@halimahassan657 7 ай бұрын
Ascaansha Allaah Cabdiyow dukaankada halkuu ku yaala maansha allaah illaahey ha kuu barakeeyo.❤
@sahraahmedkoshin
@sahraahmedkoshin 7 ай бұрын
Kheyr-wade would make a great radio anchor.
@cabdisamedcabdilaahi7716
@cabdisamedcabdilaahi7716 7 ай бұрын
Wuxuu leeyahay "golden voice" iyo "story teller skill"
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 7 ай бұрын
Masha allah tabarakallah allah habarakeeyo cabadi salaan hereeri waadku mahadsantay dadka somaliyeed horomarka kagañasi sameeyey wayo dadka kalena waa udhiiri gelin ❤❤❤❤❤
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 7 ай бұрын
Waa qof wanaagsan, ilaahay baa wanaa jiyay. Waad ka dareemi kartaa inuu jecel yahay shaqadiisa uuna xushmeeyo customer kiisa. Wax ku yara ganacsatara somalida
@abdihakimabdullahiawaale.6735
@abdihakimabdullahiawaale.6735 3 ай бұрын
M.a waa Khayr socda, ilaahay ha u barakeeyo Ganacsagiisa..
@ifta9136
@ifta9136 7 ай бұрын
Maansha allah this guy is pure hearted
@Malyun578
@Malyun578 7 ай бұрын
Hareeri masha allah waan ka helaa sheekoyinka dadka guulaysty mahadsanid hareeri
@abdidhuux5350
@abdidhuux5350 7 ай бұрын
Maasha Allah Khayrwade waa nin khayraysan, waxaan sheekadiisa ka dareemay inuu khibrad ganacsi uu leeyahay. Abdisalaan hereri Waxaad noo soo bandhigtay barnaamij xiiso badan oo aan ka faa’iidaysanay. Guul Baan kuu rajaynayaa khayrwade 👍
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 7 ай бұрын
Wareysiyada abdi salaan hereri waa aqoon caadi ah waayo waa uu kaa haqabtiraya Masha allah ilaahey ha idin deysto dhamaantiin
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 7 ай бұрын
optimistic and Grateful May Allah Bless you and ease your affairs Ameen
@NuhCanalPlus9
@NuhCanalPlus9 7 ай бұрын
Bal arag sida uu walaal hareeri inoogu soo gudbinaayo wax inoo dan ah faa'iidana inoo leh halka aan maalin kasta ama waqti walba aan Ku bixino kuwo aan dan inoogu jirin waxa ay inala wadaagaan Cabdiyoow allaha Ku sharfo aduun iyo aaqiro idim alle
@mohamedabdiaziz9797
@mohamedabdiaziz9797 7 ай бұрын
masha allah alle haku barakeeyo ganacsiga waxaa weeyaan abdi faarax waa nin qalbi furan oo xitaa qiimaha alaabta ay ugu fadhido ayuu bannaanka keenay
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 7 ай бұрын
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
@cabaasemaxamed3158
@cabaasemaxamed3158 7 ай бұрын
Ilaahay ha kuu barakeeyo maa shaa alaah
@qoslaaye2024
@qoslaaye2024 7 ай бұрын
masha allah ilaahow kuu barakeey wareeiga aad baan uga halay
@NOf_x_x
@NOf_x_x 7 ай бұрын
Muqalada qanacsatada nosoo badi please
@ashaismail713
@ashaismail713 7 ай бұрын
Mansha Allaah Tabaraka Allaah. Barako iyo Khyr
@samatarhassanabdillah2400
@samatarhassanabdillah2400 7 ай бұрын
Masha'Allah tabarakalAllah Allaha ku barakeyo
@abdikanikayse5312
@abdikanikayse5312 7 ай бұрын
Ninkan siyaad bare isku cod eekaa amarka illahy
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 ай бұрын
Gaalkii afweyne buu iso xasuusiyay alle ku cadaab afweynow iyo faqashtii kula socotay ee abtigay dishey ilaahay aduun iyo aakhiro ba ha idinku cadaabo intiinii dowladii somalilyeed shacabka ku laayay imikana ilaahay dowlad cadaalad ah oo somali ku mideysan tahay ilaahay hana siiyo
@mohamedissack719
@mohamedissack719 7 ай бұрын
​@@Suhayb1_4siilka hooyada aya gaal ah xoolo waaxid
@abdirahmaandaaqa6064
@abdirahmaandaaqa6064 7 ай бұрын
​@@Suhayb1_4hoyadaa iyo Abahaa allaha cadaabo shubaa ku dhashay langaab ciilaan
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 ай бұрын
@@abdirahmaandaaqa6064 ilaahay hakugu celiyo habaarkaas oo xaafadiina la hel bi idnillah gaalkii afweyne ee aad difaaceyso ilaahay meeshu maray aduun iyo aakhiro haku mariyo aamiin
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 7 ай бұрын
Ana dhihi rabay 😅
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 5 ай бұрын
Masha allah khyayrwade delivery keep going Brother 🙏
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 7 ай бұрын
Waxaan ka faaiday wax hadaad dalbato oo dayn lagugu leeyahay waxii ma soconaayo, halkaas waxad ka garan kartaa in dayntu tahay wax khatar ah
@abdihafidali3706
@abdihafidali3706 7 ай бұрын
Dayntu dhabarkay kaa jebisaa niyad ahaan iyo dhaqale ahaanba
@muslimbrother8461
@muslimbrother8461 7 ай бұрын
yes maanta anaa usoo horeeyay
@fatuh4811
@fatuh4811 7 ай бұрын
Allah ku barakeeyo business kaga, qof dacada xoogiisa cunaya, faraxsan baad tahay Allahuma barak,
@Hiil-walaal
@Hiil-walaal 3 ай бұрын
😂😂 ayeeyo hooyo kafiican wan qoslay xaqiiq ayeeyo wax ma garaacdo lakin hooyo marmar way kutumasaa, hooyo iyo ayeeyoba waan jeclahay xitaa anoo wayn ha igaraacdo waanba uxiisay, sheekada wllkan waa mid xiisoleh oo dhiirigalin leh, wariye abdisalaan thanks sxb nooso badi sheekoyinka ganacsatada iyo hal abuurka somaliyeed
@youngblood6606
@youngblood6606 7 ай бұрын
Mashallah amazing 👏 🙌 video as always thank you sxb
@caanobadmaah
@caanobadmaah 7 ай бұрын
MashaAllah Tabaraka Allah
@CadowSaid-jb1eg
@CadowSaid-jb1eg 3 ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤ Allow ubarakee ganacsigiisa
@ikramfarah2118
@ikramfarah2118 7 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah alle ku barakeyo
@hudafuture1330
@hudafuture1330 7 ай бұрын
Masha Allah walaal ilaahay hakuu barakeeyo ganacsigaaga
@Aminodhyman
@Aminodhyman 7 ай бұрын
Mansh Allah ilaahey ha ku barakeyo ❤❤❤❤❤❤
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 7 ай бұрын
Mahadsanid Cabdisalaan, Inaad noo soo gudbiso barnaamijyada ganacsiga ee soomalida aduunka Si khaas ah aniga waxay ii siisaa Dhiirigelin maadaama aan hadda bilaabay ganacsiga waxaan ka helaa khibrad
@anisoabassabdi7453
@anisoabassabdi7453 7 ай бұрын
Waa m.a Alle Haku Barakeeyo wll
@hannakassim8170
@hannakassim8170 7 ай бұрын
Masha Allah Allahim barek runti sida ugu kala Dhig dhigey ganacsiga xata faidada ka Hadley normally qof na herka wax u ma shego walal qalbiga fican aya gusha kugarey👍
@mohamedmohamud6883
@mohamedmohamud6883 7 ай бұрын
Msh allh Geesi baa tahay Xalaal uun ku shaqayso Bro
@ahmedali9890
@ahmedali9890 7 ай бұрын
Mashallah ALLE ha u barakeeyo ganacsiga walaalkeen
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 7 ай бұрын
Manshlla ninkan waa qalbi fiican oo dad jecel badan ka muuqdo alle haku sharfo ader😊
@daacadyare396
@daacadyare396 7 ай бұрын
Masha Allah waa nin qalbi wanagsan ilahay habarakeyo ganacsigiisa
@osmanali2199
@osmanali2199 7 ай бұрын
MASHAA ALLAH HAMBALYO walalayaal mahadsanidiin
@saxaneali7891
@saxaneali7891 7 ай бұрын
Maasha allah ganacsi waa wax barakaysan illaahay ha barakeeyo walallkaas
@fadumoabdi7761
@fadumoabdi7761 7 ай бұрын
Manshalh adeer 🥰
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 7 ай бұрын
Masha Allah baarakallah walaalkey
@Khayre369
@Khayre369 7 ай бұрын
Masha Allah❤
@deckoalimohamed5901
@deckoalimohamed5901 7 ай бұрын
❤maa shaa allah
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 7 ай бұрын
mashaallah allow ganacsigiisa ubarakee❤
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 7 ай бұрын
Maanshaa Alaah walaal ilahey ha kuu barakeeyo
@jineyxasanxasan8059
@jineyxasanxasan8059 7 ай бұрын
Ma. Nsha allah
@sahruja5777
@sahruja5777 7 ай бұрын
Maasha Allah ❤
@AbuIbrahim84
@AbuIbrahim84 7 ай бұрын
Maashaa Allah
@MushtaaqIsmail-hx5rz
@MushtaaqIsmail-hx5rz 7 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@jamzcaptainouri3438
@jamzcaptainouri3438 7 ай бұрын
Mansha Allah guulayso brother
@Anab44
@Anab44 7 ай бұрын
MashaAllah❤️
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d 7 ай бұрын
MASHA ALLAH
@Mass998
@Mass998 6 ай бұрын
Wallaahy waa inan Rageeed MashaAllah.. Illahay waxaaga ha kuu barakeeeyo.... XALAAL QUUUTE
@HogaamiyeSalmaan
@HogaamiyeSalmaan 7 ай бұрын
Maasha Allah alle ha xafido ❤
@Habbon1257
@Habbon1257 7 ай бұрын
Masha Allah Allaha ubarakeeyo
@getto10
@getto10 7 ай бұрын
Masha allah hore u soco
@asmacali111
@asmacali111 7 ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤
@user-pw1fc6jp2u
@user-pw1fc6jp2u 6 ай бұрын
Walahi wariye cawke ayaan soo xasuustay ninkan codkiisa markaan maqlay ilaahay ha u naxariisto ❤
@liban.M.Gurbiye
@liban.M.Gurbiye 7 ай бұрын
Wa aqoon caadi ah masha allah
@kaartoos6551
@kaartoos6551 7 ай бұрын
Agoon aqli halahaado ama ha calool weynaado, masha Allaah Rabbiyow u barakey ganacsigiisa, anagane sidiisa cml naga dhig hanti iyo ganacsi aanu ku fidnowin nasii yaa Rabbi
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 7 ай бұрын
Masha alh ninkaan ganacsigiisa alle ha u barakeeyo 🎉
@Liliskoj
@Liliskoj 5 ай бұрын
Wllhi ayeeyo lagama marmo alla haku naxriisto 😢❤ Igu so duceya ayeeydayy asaxbyy
@guledtv4250
@guledtv4250 6 ай бұрын
Legend soo gubtay waaye Waa codkar ninku Siyaad barre alaha unaxariisto ucod ekyahy
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 7 ай бұрын
Masha Allah Hambalyo Hambalyo walal ❤❤❤❤❤
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 7 ай бұрын
Ninkani waa XARAABO 😂!! hadba waxay doontay islaantu Kala baxaysaa😂!! Saxanku wuu waregayaa😂!! waa FARIID!! Xoogiiisa Maalaya (MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH)🤲🤲💖💖💕💕💕💕💕💕💕💕
@jirdecabdi610
@jirdecabdi610 7 ай бұрын
Belat-xaawo & Mandera waa dry-port (deked qalalan) ganacsi xoowlihi oo dowladaha Kenya & Ethiopia u gudbo ayaa ka jiro.
@ALeo756
@ALeo756 7 ай бұрын
Msha allah Allah u barakeeyo waxan kuso xasuustey maherdayadii decoration kaas odhan lagu iibin jirey o hargysa suuqi waheen ku shufbeyleyn
@abdihafidali3706
@abdihafidali3706 7 ай бұрын
Imika xgd jogta
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 ай бұрын
Badal kheyr qaba ilaahay ha idin siiyo walal idinka iyo intii ku hanti weyday suuqyada somalida ee sanadihii udanbeeyay gubtay aamiin aamiin aamiin
@ALeo756
@ALeo756 7 ай бұрын
@@abdihafidali3706 wadanka wan ka maqanhy imika
@ALeo756
@ALeo756 7 ай бұрын
@@abdihafidali3706 aamiin aamiin wll
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 7 ай бұрын
Mashaa Allaah ❤🎉
@alikadaryusuf3909
@alikadaryusuf3909 7 ай бұрын
Wiil kani ilahay hawnaxariistee siyaad bare ayuu u hadal eeg yahay
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 4 ай бұрын
Walahi wa run
@abdiwelimohammed3004
@abdiwelimohammed3004 7 ай бұрын
M.a alle hana wada xafido ❤❤
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 7 ай бұрын
Maansha Allah tabaarakal laah
@saleebanidiris4695
@saleebanidiris4695 7 ай бұрын
Suxufi waraysiyadaa soo badi 15 jeer baan dawaaday 6 cashar oo mihiim ah ayaan ka faaiiday
@mustafahmed7864
@mustafahmed7864 7 ай бұрын
6 cashir maxeey ahaayeen walaal?
@CiristinaoRonaldo
@CiristinaoRonaldo 6 ай бұрын
​@@mustafahmed7864😂😂
@mahamedalikaftanshax9535
@mahamedalikaftanshax9535 7 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@abdikhayrcabas8144
@abdikhayrcabas8144 7 ай бұрын
Waxaan maqli jiray wanaagii oo qof ah allahaa kuu barakeeyo wall ganacsigaaga Tun ahaantii ninkaan waa nin qalbi xaaran
@KIDSONTHEBED-ks8qr
@KIDSONTHEBED-ks8qr 7 ай бұрын
THE BEST WLHI,SO BADI INSHALLAH MAHDSANID.
@museisse5104
@museisse5104 7 ай бұрын
Good idea 🎉
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 7 ай бұрын
Maasha allah horu usoco
@maajidtravel1500
@maajidtravel1500 7 ай бұрын
Alle Haku xifdiyo Ader HERARI waxtar ayaad tahay
@habibahassan4000
@habibahassan4000 7 ай бұрын
Mashaallah 👍👍
@mohamb3785d
@mohamb3785d 7 ай бұрын
Mashalah waa nin guleystay
@SamiaSamiamohamedomar-xn6xu
@SamiaSamiamohamedomar-xn6xu 7 ай бұрын
Mashallah niin wanagsan
@user-hl3ro8go3u
@user-hl3ro8go3u 7 ай бұрын
waa ka helay vedioga ❤❤
@arafatmalishe1124
@arafatmalishe1124 7 ай бұрын
MnshaAllah
@sarbeebsaa4536
@sarbeebsaa4536 7 ай бұрын
Inta xasuusatay codkii siyaad Barre
@asinababe
@asinababe 7 ай бұрын
Mansha alaha ale ha ubarakeyo
Kenya on the Brink | A roundtable interview with President William Ruto {Full}
1:53:10
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 5 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Prank : Dalmar Yare & Deeqdarajo oo Prank ku sameeyey C/salaan Hareeri
19:12
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Hereri Media
Рет қаралды 125 М.
Tahriibkii rafaadka badnaa ee Afrika ilaa wadanka Maraykanka.
30:13
Hereri Media
Рет қаралды 355 М.