Khudbad xaasaasi ah oo hoggaamiye Firdhiye uu ka jeediyey Jabuuti

  Рет қаралды 33,514

SAAB TV

SAAB TV

16 күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 174
@mustafeabdu2765
@mustafeabdu2765 14 күн бұрын
Dhulbahantuhu waa dad qalbi fiican . Oo somalinimada qiime sare ku bixiyey kuna sharfan 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤
@adoonkiiallah227
@adoonkiiallah227 13 күн бұрын
Somalinimadad Shegayso Adigu Qaado Oo Bal Wax Haku Tarto Somaliland Sidad U Xasidayseen Wataa Djibouti Kula Gashay Waligiina Waxba Kama Badali Kartaan Insha Allah
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt 12 күн бұрын
Somalinnimada hadaad diidantahay islaanimada diidantahay. So maxa kuu bannaan abaagadhayasha iyo xabadhida urayso mooyee
@adoonkiiallah227
@adoonkiiallah227 12 күн бұрын
@@MohamedHanad-ys8lt 33yrs Ayn Jiraa Wana Intay Somaliland La So Noqotay Xornimadeedii Luntay. Intaasba Wali Kamaanu Arag Wax Dhibataa Ethiopia Wa Dal Iyo Dad Jaar Wacan Ethiopia Lkn Halka Sirtu Ka Qudhuntay Ee Hoogtay Wa Xadkanu La Leenahay Somaliya Hada Wa Dadka Yidhaa Somaliland Wa Walaalaheen Wanu Idin Jecelnahay Iyo Kalmado Aad U Af Macaan
@adoonkiiallah227
@adoonkiiallah227 12 күн бұрын
@@MohamedHanad-ys8lt Markaa Waxaanu Ka Helnay Ethiopian Ka Walaalnimadii Aanu Ka Waynay Somali Iyo Daris Wanagii Aanu Ka Waynay Somali Ayanu Ka Helnay LAFTI-NAGAA
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 11 күн бұрын
Dalkayaga inaan maamusho ma xasid nomad U taqan inaad siyaad bare La dagalanto ayana sow xaasid nimo maaha
@Gracias2024
@Gracias2024 6 күн бұрын
OK Somalinimdaa qadanaynaaye Naga daba hadh oromo yahay Adaa kuhahaya sool ba somaliland ahe😂😂😂😂
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 13 күн бұрын
Cidna cuqdad uma qabno, qabiil nama waxyeelayn Waa hadal gobonimo oo ka duwan ta baribaa nala xumeeyay, somalina waan ka baxaynaa
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 14 күн бұрын
SSC khatumo waxy tagtay fagaraha calsmiga ah igad waxy ushegen in waxbo naloo yeern karin oo aanu nahy awooda keliya er manta ka jirta somaliya
@abdirahmanshamsu6977
@abdirahmanshamsu6977 14 күн бұрын
Beerlaxawsi iyo fulaynimo 😂😂😂😂 Hogaamiyaha Argagixisada Firdhiye maantana ma geellaha Djiboutibaad leefleef ka raadinaysaa 😂😂
@bashkanuurka
@bashkanuurka 13 күн бұрын
orod sabiil qadhmuunka kalatag madaxwaynaha kunjeer nacalaa kudhalaye
@seed3966
@seed3966 13 күн бұрын
Abdiran ina shamsu sabbiil weyne firdhiye waa ninka kugu gaaga yeydhsiiyey 10 toban heybood inaad marba mid sheekato gabaha gacmaha kuqaadato ee kaadhigey habar maxbuus marka futada yaad kahadli ee afka ka hadal 🐒🐒🐒🪰🪳🦟🏃🏻‍♂️‍➡️🏃🏻‍♂️‍➡️🏃🏻‍♂️‍➡️🏃🏻‍♂️‍➡️🥾🐒
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 13 күн бұрын
idinku intee lee leefayseen
@seed3966
@seed3966 13 күн бұрын
@@cabdimalikshafi3636 Oohin iyo caabad waxba kuu qaban meyso meel walba firdhiye waa kaa sooxidhay al xaqiiqah ee ma caay iyo been yaa wax kuu qaban useless
@seed3966
@seed3966 12 күн бұрын
@@cabdimalikshafi3636 Kkkk iska ceytan balse been kunool yaad aheydeyn wax la ceeydhiyo been ugu liidata oo in yar bey ku soo afjar meysaa marka ceey naf mooda 🦨🐒🏃🏻‍♂️‍➡️🏃🏻‍♂️‍➡️🏃🏻‍♂️‍➡️
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 14 күн бұрын
Weydhamatey Riyadii 5 shantii somaliweyn ee ku tugsan jirteen
@superfun1819
@superfun1819 14 күн бұрын
Oooyaa
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt 12 күн бұрын
So oromo miya tihiin
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 11 күн бұрын
Way dhintay riyadii waqooyiga Somalia aya dawlad noqonaysa burco Iyo hargaysa cirka la.aad
@haajiabdi79
@haajiabdi79 14 күн бұрын
Soomaali Allaah hays garansiiyo
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 14 күн бұрын
Amin
@saadhussein5466
@saadhussein5466 14 күн бұрын
Waa gob gob dhashey
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 14 күн бұрын
Reer KHAATUMO waxey dhadhamiyeen macaanka siyaasada iyo midnimada ❤
@Sakariye-km6ry
@Sakariye-km6ry 14 күн бұрын
Kkkk😂😂😂😂😂
@nimcohure7967
@nimcohure7967 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Yusufxasann
@Yusufxasann 14 күн бұрын
DOWLADDA DJABOUTI EE AAN WALAALAHA NAHAY WAXAA KA GO,AN SOO CELINTA MIDNIMADII SOMAALIYA. CIIDANKA LA DIYAARIYEY EE KONTONKA KUN KOR UDHAAFAYA CIDDII XABAD KU RIDDA WAXAA LOO AQOONSAN DOONAA ARGAGIXISO IYO CALOOSHOOD USHAQEYSTAYAAL. GUUL GUUL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-rs7je6zr1f
@user-rs7je6zr1f 14 күн бұрын
Reer ssc kadigtoonaada shirqoolada ismacil cumargeele ninkaadiwaa abeeso
@user-nm6lp8zf4j
@user-nm6lp8zf4j 14 күн бұрын
Wa syaasi mw firdhiye cidna uma qabno cuqdad wa run wa wadani run ah jecel dalkiisa somalia jecel
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n 14 күн бұрын
Saxafadan iyagaa la liita firdhiye waayo waxan muuqan ayey muujinayaa dulli
@abdihassan8244
@abdihassan8244 14 күн бұрын
MANSHALLAAH TABARAKALLAAH GUUL IYO GOBANIMO INSHALLAAH SSC
@jamaalabdikadirhassan5007
@jamaalabdikadirhassan5007 14 күн бұрын
Guuleysta guuleysta jaalayaal dhammaantiinba.
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 11 күн бұрын
Khudbad aad u qayma badan, Alle hanoo rumeeyo dhamaan teen!!
@hamsirr6551
@hamsirr6551 14 күн бұрын
Anagaa ku habsaanay macawisaaha iyo bakhkiishka cashuurta dadka jabuuti ka gaajoonayeen. Markaa waxba kugu kordhin mayso million ismail dadkiisa kanxado. Balan waxa inoo ah garoowe
@bashiraden3094
@bashiraden3094 14 күн бұрын
ILMO DABOOLE Garowe iska daaye Dhulbahante ayaa ku kufsaday.Mj waad taqaan somali baa wax ka qaadi weyday ilmo Abaarso dawada xigso Huuno.
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc 14 күн бұрын
VIVA JABUUTI VIVA SSC VIVA SOOMAALINIMO ❤❤❤
@fadumaabdillahi9266
@fadumaabdillahi9266 14 күн бұрын
Mansha Alah ❤Ka Naxoow Nafta waa 😅
@YahyeDiraneh-h1m
@YahyeDiraneh-h1m 14 күн бұрын
Ma sha allah allow somali midd ssc way dadaashy
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah guulayso
@superfun1819
@superfun1819 14 күн бұрын
Intii warsangalig somalinimo jaceel waa salamay Heego waa cadoow umadaa somaliyeed naceeb Waa hore warsangalig katagay cadowgas. Burco Berbera Hargeysa inta udhow Ee isaaq dago Wajaale Hargeysa xashin gaashamo mideysta. Heeryada Ingriiska tuura😊
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 14 күн бұрын
🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@updynajiib6732
@updynajiib6732 13 күн бұрын
Abdiqaadir axmed awcali long life sir
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 13 күн бұрын
WAAR WAA MAXAY DADKAN AAD PLATFORMKA SIINAYSO SAAB TV ??
@siciidyare4185
@siciidyare4185 14 күн бұрын
Waxaan la yaabaa markaan maqlo Jabuuti oo ka hadlaysa midnimo somaliweyn
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 14 күн бұрын
Xatta Awoowga aya yaaban mana fahmi doontan ila maskax cafimaad qabta ku ergtaan😂😂😂😂
@zakirboss143
@zakirboss143 13 күн бұрын
maxay yidhaahdeen dawladaha jaarkayga ah ala waaaaay😂😂😂
@GurayCali
@GurayCali 14 күн бұрын
Ssc guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@housseinchinemohamed6990
@housseinchinemohamed6990 13 күн бұрын
madaxweyne Geelle waa siyaasi dhab ah oo khabiir ku ah dublamaasiyadda waxa uu yaqaan sida loo ciyaaro kulayl iyo qabowba waxa jira odhaah faransiis ah oo odhanaysa. Cadawgaagu Cadawgisu waa saaxiibkay.
@gorgor3062
@gorgor3062 13 күн бұрын
Tv ka liita Saab ma arag wixii lagu xamanjiray waa run anigu awalba ma daawan jirin maanta ayaa iigu danbeysa waa In dowladu albabada iskugu dhufataa cado qaataha saabtv
@awiladen7814
@awiladen7814 14 күн бұрын
Insha Allah Khayr umada somaliyed oo dhan 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c 14 күн бұрын
Well done jaalle madaxweyne!
@djounedhoussein2842
@djounedhoussein2842 14 күн бұрын
Iska jir dhubahante kuras caad bukuleyahey wadaka jibuuti.
@hasanjama7478
@hasanjama7478 13 күн бұрын
HOYADAA SIILKEEDII AYAAD WASI ADIYO KALIGII TALIYE ISMACIIL CUMAR MACAA SAAB
@omarjama7627
@omarjama7627 13 күн бұрын
Ina Cumar geele meel ku gayn maayo! Lascanood na Waa Somaliland cid wax ka badeli kartaa ma jirto!
@idirisxaashi8965
@idirisxaashi8965 14 күн бұрын
Wariyahani waa samaroon .😢
@captainsanto5572
@captainsanto5572 14 күн бұрын
Haduu yahayna markaa
@Yusufxasann
@Yusufxasann 14 күн бұрын
DOWLADDA DJABOUTI EE AAN WALAALAHA NAHAY WAXAA KA GO,AN SOO CELINTA MIDNIMADII SOMAALIYA. CIIDANKA LA DIYAARIYEY EE KONTONKA KUN KOR UDHAAFAYA CIDDII XABAD KU RIDDA WAXAA LOO AQOONSAN DOONAA ARGAGIXISO IYO CALOOSHOOD USHAQEYSTAYAAL. GUUL GUUL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 14 күн бұрын
@@idirisxaashi8965 SAMAROON waa soomali♥️🌹
@superfun1819
@superfun1819 14 күн бұрын
Waxaa halkaas idiin dhiigay😊
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 14 күн бұрын
Waxa jirta wax laayadha masalix kaa dhaxaysa dawalada oo dawalad kilyaa waxay donto kaligeed ku dhaqimi Karin sida wabiga niilka hadaye tirahdo Ethiopia anaa kaligaye cabaya oo xidhanaya cidkale taban mayso cidana kaa yeelimayso imika muse waxu ku dhaaqaaqaye waa ta baad waxa ku nool jabuti Ertaiya somaliya intasba yeelimayaan xita shacabki intaa badan maa ogala adunkuna yeelimayo oo Carab oodhan ayaa dawalada federalka laa jirta iyo qawaninta adunk maaha inaa xaqiiqada laa iskaa indho tiro Abye waxu doonaya culayska gudaha inu ku jeediyo shaxsbkisa somali land Daan kama laha hadaye baabado imika somaliya hubki waa loo fasaxaye adunko dhaan waye kaa soo amahan karta jayne iyo turki iyo Qatar ayaa siinaya waaxaye doonsyso muse waxunan fahamsanayeen ayu daadki madax u galiyaaye i kamkana arinka haa kaa noqdo hadii kale dhac walba dagal iyo jabhado ayaa lagag furi walhi waa halag muse dalki madax u galiyaaye
@jamaalabdikadirhassan5007
@jamaalabdikadirhassan5007 14 күн бұрын
Booqashada safarka mw.firdhiye ,Waa guul usoo hoyatay ummadda somalia.
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 14 күн бұрын
Hogaamiyaha jabhada canfarta ee kusugan dalka Ethiopia hargeysa ayuu kusoo wajahanyahay.waana taageeraynaa
@Somaaliman
@Somaaliman 14 күн бұрын
Idoor waa qustay😂😂😂
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@jamaalabdikadirhassan5007
@jamaalabdikadirhassan5007 14 күн бұрын
Viva ssc khaatumo state.
@fardus6840
@fardus6840 14 күн бұрын
Miyaan loo sheegin in kalmada rajiim uuu is mail ugu neceb yahey
@CabdirisaaqMahamed-ff6re
@CabdirisaaqMahamed-ff6re 14 күн бұрын
Waxaan garan waayay canug yar oo 10 jir hs hadii la wiidiiyo guriga aad seexataan waxaad siisaa cida daris ka ah waxaa uu ku jawaabi lahaay maya gurigeena anagaa iska leh mana siinayo Nasiib daro qeeb dhan oo somali ah ayaa waxa ay garan weysay intaas waxaan rajenaa inuu caqliga uu soo laabto
@zulthan4510
@zulthan4510 14 күн бұрын
Inanta yar maxay ka cadibeen mise birti calanka ayy gadhigeen😂😂
@superfun1819
@superfun1819 14 күн бұрын
Ocean are not for sale
@mowliidguleid4558
@mowliidguleid4558 13 күн бұрын
Wariye matihid aduu cismaanow
@warsame254
@warsame254 7 күн бұрын
Reerki yara e mirqaami jirey waa la kibir jabiyey
@Yusufxasann
@Yusufxasann 14 күн бұрын
DOWLADDA DJABOUTI EE AAN WALAALAHA NAHAY WAXAA KA GO,AN SOO CELINTA MIDNIMADII SOMAALIYA. CIIDANKA LA DIYAARIYEY EE KONTONKA KUN KOR UDHAAFAYA CIDDII XABAD KU RIDDA WAXAA LOO AQOONSAN DOONAA ARGAGIXISO IYO CALOOSHOOD USHAQEYSTAYAAL. GUUL GUUL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 14 күн бұрын
Anoo somalind ahba ku leh hambalyo qaran soomliyeed waa wax loo Hamuun qabo waa hadi la helaaayo
@mohamedabukar3128
@mohamedabukar3128 14 күн бұрын
Nimaan Dagi nimaan dili Maxaan daafta hore seex shay Isagoon digniinqabin kaga daryaanshey
@kaydkadirir5253
@kaydkadirir5253 13 күн бұрын
Jeebka loo buuxiyey siyaasiga somaliga ahi waa naag jidhkeeda ka ganacsata oo kale Maalinba halkii qoyan ayey ku amaanayaan
@qaajemihilehildid2275
@qaajemihilehildid2275 14 күн бұрын
Marka Djibouti mxd kasoo doontay ma in ay laascaanod idiin dhisto😅
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 14 күн бұрын
Jabuuti yadaa na dalbatayoo casuuntayee Mxy Naga rabeeen markaaa 😂😂
@crqvss4227
@crqvss4227 13 күн бұрын
oohinta jooji Dhulbahante waa idin edniyaye waa raga aduunka wax aan kadhacin idiku dhiday saacado gudahood kkkkk33sano qaran qaran 15 minutes kkkkkkk
@shadiaali2750
@shadiaali2750 14 күн бұрын
Waar bal amuurtan kaalay Ismaaciil key shalay caayaayern miyaanu ahayen?
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 14 күн бұрын
Shaydaan isku egaysiyay ee CBB. aya cayaayay 😂😂😂😂😂ayaguna sow garaado maha hoostay ka shikiyeen lkn laga gudub
@crqvss4227
@crqvss4227 13 күн бұрын
oohinta jooji
@shadiaali2750
@shadiaali2750 13 күн бұрын
@@crqvss4227 Doqonimada mesha kala tag wax naftu kolba meel geyneyso ayaa oo yaaye maxaa ka xanaajiyey
@bashkanuurka
@bashkanuurka 13 күн бұрын
kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk aar iidoor afqadhmuune maxaa kudhacay😅😅
@princessknaan2912
@princessknaan2912 14 күн бұрын
Somali SSC 🇸🇴 Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somali 🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@CabdirisaaqMahamed-ff6re
@CabdirisaaqMahamed-ff6re 14 күн бұрын
Firdhiye iyo khaatumo waa dad jacel walaalahooda soomaliyeed siwanagsan ayuu u hadlay
@asadaxmed218
@asadaxmed218 14 күн бұрын
Firdhiyow reerka Ka adkaatayee iskaga hadh
@mahaddahiromar4894
@mahaddahiromar4894 14 күн бұрын
masha alah guiuuuuuul
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 14 күн бұрын
Khaatumoseeg
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 14 күн бұрын
Oo sowdinkii lahaa shalay isagaa dagaalka ka wada laascasno kkkkkkk ma xishoodayaal dhuuni qaatayaal aan afkooda iyo dhagahoodu is maqlayn ayaa tihiin
@rabile6352
@rabile6352 13 күн бұрын
Siyaasadu waa nijaaso bal geeluu noo amaanayaa oo shallay markii la xasuuqayey reer laascaano wax walba ku bixinayey markuu maantana arkay khatarta kaga imaanaysa hadii ethiopia bad hesho ayuu naf biday khaatumo oo uu horay unaafeeyey
@said1498ify
@said1498ify 14 күн бұрын
Firdhiye waxa uu u tagay ninkii hubka muuse Soo siiyay maxay ku kala duwan yihiin Muuse iyo Ismaciil.
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 14 күн бұрын
Prak State
@NimcoAli-hb1zs
@NimcoAli-hb1zs 14 күн бұрын
Dhubahante badbuu galay xagayku danbayso ayaynu eegi
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 14 күн бұрын
Wad jeceshiin wararka lidka ku ah Sl reer Saab tv
@superfun1819
@superfun1819 14 күн бұрын
Maxaad rabtay 😅😅😅
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 14 күн бұрын
Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 14 күн бұрын
Muuse juudaan iyo nuux baasto baa jebiyay ciidanka
@YahyeDiraneh-h1m
@YahyeDiraneh-h1m 14 күн бұрын
SSsc waa somali
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 13 күн бұрын
Ninkani muuse cawaan 5-0 ayuu kaga raayay
@maxamedcumar2575
@maxamedcumar2575 14 күн бұрын
casho laaguuqaaday ku mahad cilin cada qaate tahy
@halimamumin3643
@halimamumin3643 12 күн бұрын
Idinkaa la idin la xisaabtami doonaa. Awwey gurmadii daarood ee iskugu tegey Somaliland. Waxoogaa baa loo soo dhiibey.
@lutfi9892
@lutfi9892 14 күн бұрын
Djibouti iyo Somalia bal ha midoobaan intey Somaliland ku mashquuleyso
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 14 күн бұрын
Waxa jirta wax laayadha masalix kaa dhaxaysa dawalada oo dawalad kilyaa waxay donto kaligeed ku dhaqimi Karin sida wabiga niilka hadaye tirahdo Ethiopia anaa kaligaye cabaya oo xidhanaya cidkale taban mayso cidana kaa yeelimayso imika muse waxu ku dhaaqaaqaye waa ta baad waxa ku nool jabuti Ertaiya somaliya intasba yeelimayaan xita shacabki intaa badan maa ogala adunkuna yeelimayo oo Carab oodhan ayaa dawalada federalka laa jirta iyo qawaninta adunk maaha inaa xaqiiqada laa iskaa indho tiro Abye waxu doonaya culayska gudaha inu ku jeediyo shaxsbkisa somali land Daan kama laha hadaye baabado imika somaliya hubki waa loo fasaxaye adunko dhaan waye kaa soo amahan karta jayne iyo turki iyo Qatar ayaa siinaya waaxaye doonsyso muse waxunan fahamsanayeen ayu daadki madax u galiyaaye i kamkana arinka haa kaa noqdo hadii kale dhac walba dagal iyo jabhado ayaa lagag furi walhi waa halag muse dalki madax u galiyaaye
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 14 күн бұрын
Firdhiye waa nin gob ah walaahi anoo isaaq ah baa qiraya taas dhamaan maxkabad taag waxa aad gacanta ku haysaan waa maangaabyo miidhan
@zakariamohamedabdi220
@zakariamohamedabdi220 14 күн бұрын
Cadowga Gudaha SAAB TV
@superfun1819
@superfun1819 14 күн бұрын
Ooynaye
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii 13 күн бұрын
Dawlada jabuuti CIGAAL kii bay iska riday.
@mahamedyusuf-2502
@mahamedyusuf-2502 14 күн бұрын
Waar bahaashuu haday noqotay guul somalilnd ilahay guudoonsiiyey nacal shaydaan ku yaale waad maqleysaan yaa somalilander in ay inoo sheegen in la ba bii iinayo dal somaliland wana u noo sheegen in fadaralku uu soo diirsaadey sool uu absadeen uuna qixiiyeen waa inoo sheegen in ay ahayd muraad keey lee yihin in loo marayo ssc waa in laa daamiyaa oo laga taa khaaluusa manta ciidina odhan meyso rer ba na soo weereray ee wa dalnimada jamhuuriyada somaliland ee 26 june 1960 dhalatay ahna curadka dadlka somalida in la doonayo in laa baa bi iyo waa in ciidan qaran iyo shacaba loo kaaca naafta iyo dhuuxa iyo dhiigaba loo shuiba gobonimadad iyo sharaftaada waa inad xita ka aad wada leedihiin ee laga duufsado ugu hamraan
@choukriali1710
@choukriali1710 14 күн бұрын
Ooyi doonow ayar joog
@fahdabdi6678
@fahdabdi6678 14 күн бұрын
Kkkkkkk 4,5 kiiii
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 14 күн бұрын
Fack midnimo huuraale huuraale dhalay hadaad kala qaybin ku jirtaa
@Noahroy-k8r
@Noahroy-k8r 14 күн бұрын
Información de que las elecciones en EE.UU. se acercan rápidamente y al Gobierno realmente no le importa la gente que sobrevive en esta economía crítica. He roto las cadenas de la pobreza a través de la Sra. Verónica Rose Montoya, 50.000 cada mes. Señor te bendiga
@MariaGoldie-j4p
@MariaGoldie-j4p 14 күн бұрын
¿COMO? Sé que es posible, te agradecería si pudieras mostrarme cómo hacerlo.
@LauraJackson-r9m
@LauraJackson-r9m 14 күн бұрын
👏La lucha contra la pobreza es a través de la inversión, hoy llegué a 100.000. Estoy realmente agradecido por todo el conocimiento y las pepitas que me han brindado durante los últimos meses. Comenzó con 20k en febrero de 2024.
@user-wl6tw7bp3q
@user-wl6tw7bp3q 14 күн бұрын
Ver todo esto en KZfaq me emocionó porque la primera vez que la conocí fue en una reunión en Wall Street New York donde comencé con 16k y ella me hizo unos 45.000 en un mes.
@SeñoraCorazon-p1y
@SeñoraCorazon-p1y 14 күн бұрын
Soy Operador de Walmart aquí en Estados Unidos, gano $15,000 en sus ETF. Puedo cuidar cómodamente an mis padres y hermanos en Ecuador.
@Kingmark-q7d
@Kingmark-q7d 14 күн бұрын
Por favor soy novato en inversiones, como puedo contactarla????
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 14 күн бұрын
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia soomali wax layidhaa majirto Failed Somalia italiya destroyed
@MOHAMEDAHMED-f3s
@MOHAMEDAHMED-f3s 13 күн бұрын
😮Shalay wahay lahayen ismaiil omar guelleh aya muurur iyo maal ba la garaab jooga sland maantana guelleh wa hiil somaliyeed waar islam hiishooda tuug yahow
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 14 күн бұрын
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia fara galinta dawlada destroyed
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 14 күн бұрын
XAsan dameer 3km only soomali itaaliya caano kadhan viladaa laguugu imanayaa
@abdirahman6263
@abdirahman6263 13 күн бұрын
Sawdigii shalay caayayey uun ismaaciil cumar geele,ee lahaa dagaalada ayuu soo abaabula anaga naga dhanka ah, yaa kaa qoraya amaanta aad ku hadlayo maanta hee maa wuxu ku idhi imikana somaliland aan ku hubeeyo kolay waa munaafiq xumaan uun ka shaqeeya ninkaasi,ninka aad amaanaysaa waa ka somali halkaa gaadhsiiyey inay hana qaadi waydo. Nac nacda meesha kala tag madhaxle taheee.
@hamsirr6551
@hamsirr6551 14 күн бұрын
Looolz sidan u hadal bay ku yidhahdeen. Waaar adiga iyo ismail ba isa soo raaca. Anaga siyaad bare jabuuti la socota ayaa wax naga qaadi waayeen. Murmi mayno dib jir dambe
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 14 күн бұрын
Baqyar siyad bare adiga miya bixiyi mise somali dan bixi say marka adiga boto isaq dan waa boto siyad bare hawiye daarood bixyi hada adiga dulbhante aya kaa so carartay dad nocas tihin ina somali ka baxdo amxaro oromo gasho dulbahnte aya ka dambeyo ina xawqsho lef lefto
@hamsirr6551
@hamsirr6551 14 күн бұрын
@@user-gl2go3kp6s waar orod anaguumba kugu dirnee awalba waxba iskamaad celinayne markaad aragtay siyaad oo jabay ayuumbad 1991 tidhi sii eryada sheekha kkkkkk
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 14 күн бұрын
Adiga oromo tahay mise amaxaro lawadas mid tahay wayo dig sonali ku ma jiro baqweyn
@kayseduale1771
@kayseduale1771 14 күн бұрын
Kuwa saab Tv waa huwanta gudaha waxay fidiyaan Anti Somaliland propaganda
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 14 күн бұрын
Inaa caqli xumadisa jirto hurmar kaa dheer
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n 14 күн бұрын
Waar kani galbaye ina gele hanoqon doqonti talabadedii ka tagtey tu kalena gaadhiweydey
@halimamumin3643
@halimamumin3643 12 күн бұрын
Sheeko beenaad. Adiga iyo kii kuu yeedhe tuug hunguri wado baad tahay.
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 14 күн бұрын
Somali Ninkastaba gurigiisii ayuu daganyahey iimanso intuu ilahey kugu beereye oo ha dondoni konfur iyo dhul adan laheyn
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 14 күн бұрын
Sax nagargabe muuse jaahil waa waslad xaaraana oo Ciil qhaba waa waslad xaaraana
@mahamedyusuf-2502
@mahamedyusuf-2502 14 күн бұрын
ferdhiiye haday bilaaban tahay ma markii horee sidii laa moodeyey mise hada sidad sheegtay in aad uu adeegeyseen dawlada fadaralka ah uuna qixiiseen shacabka sool cooladna uu gaalisen aadigaa cadeeyey magaca ilaahay ciid is deeyneysaa ma jirto dalna dal ma qabsado dadkiisa iyo goboleediisa waa alxamduli lahi caadi aad shacabka rer somaliland garan aha rer sool aad uu sheegtay waxaa dagalka iyo coolaada aad uu geeliseen tahay fadaralka somaliyaa in aad uu adeegeyseen nagana reebtay shaadhkii qabiilka kii ruunta ahaana aad soo saratay aad ban kugu hambalyeyneynaa sxb sidad midnimo uu amiinsan tahay banu curaadki dal somaliyeed yeelato u dalka somaliland ah uu dooneynaa inuu ahaado dalkiisi yaan laa kala cabaan nabaad doonimeysi balayo buulkaaga laga gaala ee waadiga uu oo looleeyey macan iyo qaadhaadhba kuu talagal kay ahaato waa guul maar hadii wixii laa sheeganayey lagaaa yimiid
@maxamedcumar2575
@maxamedcumar2575 14 күн бұрын
😝😝😝😝😝😝😝😝
@guuleidhussein7110
@guuleidhussein7110 14 күн бұрын
SAAB TV ninkaa Firdhiye ma hogaamiye ayaad u aqoonsan tihiin. Unsubscribe
@MaxamedYuusuf-jo7vh
@MaxamedYuusuf-jo7vh 14 күн бұрын
Lafbaa.kuhaysaa.toobin.ayaa.iska.leh.ceerigaabo.iyo.cayn..magic.been.ah.ayaadsidataye.iskadhig.been.ayuu.kuusheegayaa.geele.mskiin.😊
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 14 күн бұрын
MA DJIBOUTI IYO DAAQUUD BAA SOMALI DANTEEDA HAYA?????.1960 BAANU KAGA QUUSANAY, MACADALAA 2024!!!!!!.
@user-kk2ey9eo2j
@user-kk2ey9eo2j 14 күн бұрын
Munaafaq sidaa u hadal buu ku Yidh ismal cumar waxba kuu tari mayo xooga soorayo ah ka qado Somaliland waa dawlad. Somaliland waa qarn midsysan
@superfun1819
@superfun1819 14 күн бұрын
Ooynaye
@macalinfarxaan321
@macalinfarxaan321 14 күн бұрын
Dib Ha loo Tashado Somaliland muse Iyo ina Kaahin waa but buriyeen Somaliland
@hirsifow2183
@hirsifow2183 14 күн бұрын
Kkkkkkkk
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 14 күн бұрын
Soomaliland government guuul caalamiya dad badan Bay natuseen kkkkkkkkkkkkkk fack soomaali tuulaad dhexjoogtaa dilkii 40 baa kadhacay gala dagaalka
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 14 күн бұрын
Waxa jirta wax laayadha masalix kaa dhaxaysa dawalada oo dawalad kilyaa waxay donto kaligeed ku dhaqimi Karin sida wabiga niilka hadaye tirahdo Ethiopia anaa kaligaye cabaya oo xidhanaya cidkale taban mayso cidana kaa yeelimayso imika muse waxu ku dhaaqaaqaye waa ta baad waxa ku nool jabuti Ertaiya somaliya intasba yeelimayaan xita shacabki intaa badan maa ogala adunkuna yeelimayo oo Carab oodhan ayaa dawalada federalka laa jirta iyo qawaninta adunk maaha inaa xaqiiqada laa iskaa indho tiro Abye waxu doonaya culayska gudaha inu ku jeediyo shaxsbkisa somali land Daan kama laha hadaye baabado imika somaliya hubki waa loo fasaxaye adunko dhaan waye kaa soo amahan karta jayne iyo turki iyo Qatar ayaa siinaya waaxaye doonsyso muse waxunan fahamsanayeen ayu daadki madax u galiyaaye i kamkana arinka haa kaa noqdo hadii kale dhinac walba dagal iyo jabhado ayaa lagag furi walhi waa halag muse dalki madax u galiyaaye
@dayroday8133
@dayroday8133 14 күн бұрын
FIRDHIYE GUUL AYUU ISTUSAY LAAKIIN MA OGA IN GUULDARO U DANBAYSO
@superfun1819
@superfun1819 14 күн бұрын
Ooynaye
@zakariamohamedabdi220
@zakariamohamedabdi220 14 күн бұрын
Djibouti waa somali wanna dal
@Degmociise123
@Degmociise123 14 күн бұрын
Nacas baad tahay jaahil ah waa laguu soo socdaa
@khadarahmed3774
@khadarahmed3774 14 күн бұрын
Waar isaaqow hadalkuba ha dhamaadee inaga iyo dhulkeenuba Ethiopia ma Ku biirnaa somalinimo hooyadeed ha wastee.
@superfun1819
@superfun1819 14 күн бұрын
😊😊😊 Somalia hanolato kaliga Ethiopian aad
@ismailhagisaeedabdi
@ismailhagisaeedabdi 14 күн бұрын
Kusumak beenaale
@user-le6ty5hz5d
@user-le6ty5hz5d 14 күн бұрын
Wuxu is leeyahay dagaalkii laascaanod ee somaliland u yudhaysay magalada barbar dhig wixi ay faqashtu sameyey 1988 ee burco iyo Hargeysa ka Samaysay lkn waxad ogaata mid aanay kugu smayan somaliland OO aad ilahay ka baryeysaan inay idinku dhacayso ilahay waa caadil wayo guryuhiini laascaanod ayad madaraq ku duminaysn idikoo is leh somaliland ku wanjala marka iyadoo dhab ah ayay idinku dhacaysa
@MukhtarWarsame
@MukhtarWarsame 14 күн бұрын
Futadaad ka hadlaysa qof xun oo ciil qabe ah ayaad tahay 33 sano ayaad lafo wadatay oo meel walba la tagnayd waa lay xasuuqay lkn adigu dhibka aad geeysato waad dafiraysa waa dhaqanka yuhuuda 8 bilod bad madafic ku garacaysay laascanod caruur iyo dumar ku dhimanayen abwaan aaydin dhafin nagala tag hadalka jilicsan laascanod hoyada ma lahe
@khadaradamoffcial5340
@khadaradamoffcial5340 14 күн бұрын
Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪
@Cool-iceberg
@Cool-iceberg 14 күн бұрын
Faqash iyo Faqash kalkaal
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 7 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 6 МЛН
Hogaamiyaha SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Firdhiye oo ka jawaabaya su'aalaha dadweynaha
22:11
Heritage Institute for Policy Studies
Рет қаралды 10 М.
Mauritanie: trois morts à la suite d'émeutes
2:16
TV5MONDE Info
Рет қаралды 455 М.
貓媽媽🆚爆米花🌽🥷🍿 #aicat #shorts #cute
0:33
Cat Cat Cat
Рет қаралды 7 МЛН
ЖВАЧКИ!!!
0:47
Li ALINA
Рет қаралды 3,4 МЛН
СЛЕЗУ РАДИ СЕСТРЫ...
0:57
Тимми Шоу
Рет қаралды 2,4 МЛН
Жалко эту собаку 😥
0:34
Awesome Cuts
Рет қаралды 3,9 МЛН
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 18 МЛН
He understood the assignment 💯 slide with caution x2
0:20
Carlwinz_Official
Рет қаралды 23 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
0:40
MrBeast
Рет қаралды 93 МЛН