KHUDBADII RW ROOBLE | DILKII 'IKRAAN' & AAMINO

  Рет қаралды 26,593

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

2 жыл бұрын

WIXII LA QARIYO QURUN BAA KU JIRA, CADAALADU HA SARAYSO.
SOMALI PEOPLE DESERVE BETTER THAN THIS. JUSTICE MUST PREVAIL. GOOD MUST CONQUER EVIL.
Will Smith apologises to Chris Rock after Oscars slap'CODA' takes top prize, Will Smith slaps Chris Rock at Oscars.
"I would like to publicly apologise to you, Chris," he said in a statement. "I was out of line and I was wrong.''
Nearly 5,000 people have been killed in the southern Ukrainian city of Mariupol since Russian forces laid siege to it, a spokesperson for the city mayor said on Monday.
Russia is preparing retaliatory visa measures that would restrict entry for citizens from "unfriendly countries", Foreign Minister Sergei Lavrov said on Monday.
Russian President Vladimir Putin does not appear ready to make compromises to end the war in Ukraine, a senior U.S. official said on Monday as Ukraine and Russia were preparing for their first face-to-face peace talks in more than two weeks.
Turkey has strongly criticized Russia's invasion of Ukraine but opposes sanctions imposed by its NATO allies on principle.
"If Russian oligarchs ... or any Russian citizens want to visit Turkey of course they can," Cavusoglu said in response to a question at the Doha Forum international conference.
Join this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv
Brit somali TV
IFIYE22
Markhaatiga nool
marqaatiga nool
Invasion of Ukraine
We are here as Russia began its full-scale attack on Ukraine ?
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
MAKING MONEY
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
DAGAALKA RUUSHKA IYO UKRAINE
bitcoin
Isolated by the international community, Russia sends more troops to Ukraine .
Russia Ukraine conflict: Putin orders nuclear forces to high alert
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer
make money online 2022
Somaliya , Somaliland
finzar como
fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails

Пікірлер: 263
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
ASXAABTA SUBSCRIBE, SHERE IYO LIKE, Please kindly consider subscribing if you haven't already. Your presence makes a big difference. Thank you very
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Abdihafid warkaaga waa cadyahay Dadku wey kaa shisheeyaan wayna kaa sokeeyaan hugurigana meel xun ayuu kaa galeyn Views​ raadis iyo igu shubo ayey kaa raacdey xishoodana waad gudubtey
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 жыл бұрын
@@batulasmail8261 maxaad is leedahay waadka qaadikartaa cabdixafiid
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Dad badan baa laxasuuqay ilaahay ha unaxariisto dhamaantood.
@rukiaismael2515
@rukiaismael2515 2 жыл бұрын
Waa ku salamey c/xaafit saan hadad ku socoto oo aad hal dhinac u rar naato ma ku wanagsano xirfada wariya nimo ee abtiyow labada dhinac isla soo fariisi oo Rooble kaliya haka waraminee
@AhmedMohamed-ot4oc
@AhmedMohamed-ot4oc 2 жыл бұрын
They paid him his not neutral he hides behind fake journalism plag
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Warkiisa waa cadyahay waxa calooshiisa Ku jiro ayaa ka soo kabacaayo
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Waalaal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💜💙
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 2 жыл бұрын
Cajiib!!! Kan waa lagu qasaaray R/wasaare maaha wuxuu ku qodbeeyey qof caqli leh kuma hadlo ninku ma mucaaradbaa isagaa leh waxbaan ogaa cali baa I soo wacay waan ogaa in la dilayo Cajiib waa nin qalbi wanaagsan!!!🤣🤣🤣 crocodile tears 😢
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 2 жыл бұрын
Cajiib waxaa ah madax weynaha labo shaatii lah ah marn shaabab marna madax weyne kas ayaan u argnaa cajiib
@zeinabyusuf865
@zeinabyusuf865 2 жыл бұрын
Baroortu orgiga kawen hadii alshabaab dilkii ikran diidey kii aamina na sheegatay maxaad Marna alshabaab mara beenmiyay sheegta marna runmiyey sheegta waa lajiifiyana banaan lajoojiyana banaan
@cabdirisaqamin8570
@cabdirisaqamin8570 2 жыл бұрын
Mashallah my go to channel 👏🏽
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 2 жыл бұрын
Xasan sheekh xukuimadiisii 14 xildhibaan baa ladilay iyagu ma waxay ahaayeen looma ooyaan. Xasan sheekh se gogol tacsi ah ma u dhigay mawadiyiinytaas soomaaliyeed. Soomaali hadan runta laysu sheegin waxba hagaagi maayaan. Nin jaclaysiga iyo qabiilka somaali Allah ha ka daweeyo amiin.
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 2 жыл бұрын
XAFIDULLAAH MD XASAN SHEEKH MAXAMUUD DENBI MALEH.... . BEENTAAN WAA TII FARMAAJO IYO DABADHILIFYADIISA KUU SOO DHIIBEEN..... KUUMANA SHAEYNEYSO.... 5 SANO BEEN NAGU WAREERISEEN. NABAR IYO NAXDIN NIJAAS BEEN BADAN......
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 2 жыл бұрын
@@iqlaasa6543 xasan sheekh wuxuu ahaa soomAaloo dhan baa og, anigu caayi maayo oo waa madax wayne soomaali soomaray wxuxui yahayna taariikhdaa xusaysa. Xildhibanadii ugu badnaa xukuumadiisii baa la dilay oo waliba mucaarid ahaa, saraakiishii iyo cuqaashio ugu badnaana xukumadiisii baa ladilay ama diid ama difaac wa taariIkh soomaliyeed oo qoran. #guul Farmaajo! another 5 year ma dhiman deep is ceeji😭😭😭😭😭
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Waa dambeele Waxaa Nooga filan hantidii dalka uu boobey iyo bahdilkii ciidamada, mushaarkii shaqaale ee uu qaatey umada Soomaaliyeed ee uu laayey codowga Kenya asagoo Ka dalin madkii Askartii gaalada ahayd ee Kenya u sujuudayey Xassan Sheekh Dabiga uu ga galay dalka Soomaaliyeey meeshaan kuma soo koobi Karo
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 2 жыл бұрын
@@batulasmail8261 dadbaa qabiil uun ku taageeri, waa dhibaatada Soomaali ku habsatay. Allow dadka quluubtooda qaranimo iyo wadaninimo geli. War Soomaali xagee loo wadaa!
@aminahassan7977
@aminahassan7977 2 жыл бұрын
Cadaalada ha guuleysato insha Allaah
@superfun1819
@superfun1819 2 жыл бұрын
Insha allaah . Fadliiga ramadan dalkeena iyo umadeena dawlad dagaan oo dadkeeda baa hii tirtaa siida malaysia allaha naasiyo Waa daaley walahi
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Dulmiga dhabarka Allaha ka jabiyo Cadaalada Allaha u hiiliyo
@Lion-xt4vx
@Lion-xt4vx 2 жыл бұрын
If the Prime Minister is scared to defend the people of this country, his should step down. A leader is not someone who is scared and fragile but someone who stands a test of time.its a shame and disappointment that our own Prime Minister's talking pionts are similar to the ones that made by cowherds. Mr Prime Minister this is new low for you and our country. You are not fit for your position!!!@@
@maryansheebow1182
@maryansheebow1182 2 жыл бұрын
QOFKAN AYA LA LEEYAHAY WADAAN HA MAMUULO NASIB DAARANA SOMALIYA
@ayaansalah9282
@ayaansalah9282 2 жыл бұрын
Rw sharafta leeh waxa jiirta isagaa Afduub iyo iskudaydiii dilkiii. Laala. Rabay prs. Abdiwahab. Waliba xafiska Rw Laga so abaabulay ushegay prfs abdiwahaab Ilahay baa Somali. Umaaqaan Alle haa kaa joojiiyo dhiigaa. Laaa xalaalshaday Ilahay haa Ino. Gar garo. Amiin. Yaa rabii🤲🤲
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 2 жыл бұрын
Haduu rooble ogaa dilka gabadha muxuu wax uga qaban waayey. Hadana waa in lab wadiiyaa o laamaha amnigu waraystaan waxa uu sheegayo iyo masagge ka laga qaadaa oops labaadhaa warkas. Anigu waxay ila tahay rooble inuu san up qalimin xilkaa loop dhiibay. Kuwii keenay soomaali dambi bay ka galeen.
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 2 жыл бұрын
qofkaani meel uu u socdaba maba garanayo mar wuxuu leeyahay rwasaaruhu waa inuu sirta qariyaa marna wuxuu leeyahay rwasaaruhu waa inuu magacaabaa dadka dilay Aamina maxamed .
@AhmedMohamed-ot4oc
@AhmedMohamed-ot4oc 2 жыл бұрын
His a foreign agent just like his stooge rooble
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Qofka makuu Beenta sheegayo hadaladiisa ayaa isburiyo
@Easy_way1
@Easy_way1 2 жыл бұрын
Somali Dad naga liita oo naga maangaabsan in ay Dunida ku nooshahay umaleyn maayo,
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
aamiin ya raaaaaaabi
@fathumokyrane3825
@fathumokyrane3825 2 жыл бұрын
C/xafiid salaan sare ramadaan kariim waxaa yaab ah madax leh wax ma qaban karo waa liiga baxay oo muu is casilo ma saas buu wax ku hogaamin rabaa waa is sharaxayaa mara dhiigana gacantaan ku xiranayaa qabiil qaran ma noqan karo
@AadanXaamud
@AadanXaamud 2 жыл бұрын
الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته امين يا رب العالمين
@abdiweyrah1937
@abdiweyrah1937 2 жыл бұрын
Asc wariye C/xafiid waan kutaxnahay Barnaamijkaaga waana jeclahay ahow mid dhexdhexaad ah oo xaqiiqda farta kufiiqa intaad ruux farta kufiqi lahayd thanks
@ayaansalah9282
@ayaansalah9282 2 жыл бұрын
Ilahay haa uu naxaristo amiina
@ciiltire509
@ciiltire509 2 жыл бұрын
Meesha dawlad ma jooto dawlada xilkeedii wuu dhamaaday.Rooble runta ayuu sheegay waa nin diinta ku dhaqmo illaahey ayaana runta ku jecel
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Dabadhilif shisheeye hadii uu isu tagaan waxba qaadi mayaan xaqa ayaa soo hari inshaa Allaahu
@abalahdhuusawayne9206
@abalahdhuusawayne9206 2 жыл бұрын
Farmaajo haduu ka shikiyo inuu rooble kuraasta dad kale u boobayo waa odhankaraa waad boobaysaaye waan iskakiin celinayaa Ma waxuu ka dhigayaa in farmmaajo qaraxa ka danbeeyay Sidaa uu raysarwasaaruhu udhigayaa waa qalad dadkaa faraha badan ee ku dhintay in la yiraado Madax waynaha idin laayay yaa la aamini subxaanallah
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Cidii boob rabta waa la araa
@igeabib3830
@igeabib3830 2 жыл бұрын
BROTHER NINKANI WAA ROBLE OO KALE. HE IS NOT TELLING TRUE (THE U CALL AMBASADOR)
@zakariamohamed3418
@zakariamohamed3418 2 жыл бұрын
Maaha xitaa Ambasedor wlhi
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
munaafaqa waxaa lagu ogaada marka uu hadlaayo Been ayuu sheega
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 2 жыл бұрын
Wa mrkii ugu horaysay abdihafid aad waraysato oo ambassador ka xaqiiqada jirta uu ka hadlo
@ubahabdiomargrundlaggandev6611
@ubahabdiomargrundlaggandev6611 2 жыл бұрын
Ambasadorka waan ugu mahad celinaya sida uu u dhirigeliyay Rooble, wana rajaynaya inuu heryada iska qado
@munagulet736
@munagulet736 2 жыл бұрын
First comment
@yasminali74
@yasminali74 2 жыл бұрын
Ikraan ma hayno Arageed Aaminana iiLkey Galsheen😭😭
@yussufmohamed8732
@yussufmohamed8732 2 жыл бұрын
Rooble iyo qol yaha mucaaradka hala waydiiyo labadaas gabdhood Allah ha u naxariisto
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Rooble dilka Amina sagaa sheegay in uu ogaa Ikraana meesha uu geeyey sagaa og ee ha la weydiiyo
@yussufmohamed8732
@yussufmohamed8732 2 жыл бұрын
@@batulasmail8261 mida kale waxaan la yaabay wuxuu yiri labo saac ka hor ba la ii sheegay in la dilayo gabadhaas muxuu u waci waayey taleefoonkeeda uu odhan waayey wa lagu dili rabaa ee mesha ka carar timir laf ba ku jirta
@yasminali74
@yasminali74 2 жыл бұрын
Sax Rooble wax walbo wuu ogyhy wuna badbaadin kari Amina lkn Asaga iyo kuwa dilay Labadas gabar waxba isma dhaman
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
@@yussufmohamed8732 U fiirso Rooble markuu hadlaayo wuxuu damcay in uu habaaro wixii Ka dambeeyey hadana wuu ka noqdey Taas micnaheeda ma rabo in uu ishabaaro
@transsomalirealestate3004
@transsomalirealestate3004 2 жыл бұрын
Munafaq nimada umada kala fariso Robleh tuug 😂😂😂
@duniaosmanmohamed7098
@duniaosmanmohamed7098 2 жыл бұрын
Munaafaq waxaa ah adiga iyo kuwa dadka cunaaya
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Munaafaqa waxa Lagu garto waxaa ka mid ah markuu hadlaayo been ayuu sheega Sida Rooble iyo kuwa la midka ah. Wixiii dhibaato ka shaqeynaayo Dhabarka Allaha ka jabiyo
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 2 жыл бұрын
Good news 👍
@abshironur7015
@abshironur7015 2 жыл бұрын
Ilaaheey Ha Noo Amaansado Rooble Iyo inta Wanaagsan oo Dhan insha allh Ninkaan Laba Labadiusa Yuu Yahay Tolloo
@hanimuse5177
@hanimuse5177 2 жыл бұрын
Yaa kale hee
@farahkeinan1049
@farahkeinan1049 2 жыл бұрын
imbaastoor guut cabdifiit dhanbaat ujanjeerta soomaalia guul
@ciiltire509
@ciiltire509 2 жыл бұрын
Yaa rabo dad waqooyi goosatay hawiyana wuu goosan insha Allaah
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 2 жыл бұрын
Sidan in aad ka ronthy ayaan ku maleynayy lkn qabyaladiiste ayaa thy lkn lagu baray
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Waa lanogyahay in uu bulaacad iyo qarmuunkii qabyaalada xabaarasanyahay
@nurabdikarin3343
@nurabdikarin3343 2 жыл бұрын
War waxan wadan mahi halagu so qaxo Subxanlah
@halimahersi8454
@halimahersi8454 2 жыл бұрын
Rooble waa Maskiin lagushaqaystu jowaawiista kushaqaysata xabadma ogu
@hodanmohamud8292
@hodanmohamud8292 2 жыл бұрын
War nimankan somalida ah umaqalmaan dhulkan. Dhulkan dad buu ubaahan yahay Kuwan waxba ma soo wadaan . Yaab.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
@@nasroahaan2457 Laba wajiilayaasha ayuu kamid tahay.
@wiishyare5491
@wiishyare5491 2 жыл бұрын
@@batulasmail8261 waa farma jeysantahy zxpey sideydo kle ku soco
@mohamedhashi5492
@mohamedhashi5492 2 жыл бұрын
ZOOPE KUWII ISKU QARXIYAY ISKU BEEL AHAYEEN. MARKA MAXAA QARAX QAEAX KA FADILAAY WAA YAAB. SUBXAANALAAH RAMADAAM MUBARAK. SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH
@safiyororaye1641
@safiyororaye1641 2 жыл бұрын
Xaqiiqdi reysal wasaarahaha waa mid lagu qasaaray ilaahey hanaga qabto
@doemanhuncho208
@doemanhuncho208 2 жыл бұрын
Abdixafid yaa birmageytida laaya oo lahadleeysaa alshabaab mise cidkale?
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 2 жыл бұрын
Qabyalada iska daa wariyaa tahy 1 qabiil kaliyah kuma dawadan
@wiishyare5491
@wiishyare5491 2 жыл бұрын
😅😅😅😅
@hawiyestatecomingsoon5388
@hawiyestatecomingsoon5388 2 жыл бұрын
Pm is right Brigato rosso Ayaa haysta wadanka
@herozacki1178
@herozacki1178 2 жыл бұрын
Rooble Dhiiga muslimka campaign muunoqdo ilaahey ka cabso hadii kale cadeen keen si Danbiilayaasha loosoqabto
@abshironur7015
@abshironur7015 2 жыл бұрын
Qofki Runta Sheego Waa Xun Yahay Nin Weyn Waaye Siduu u Hadlooya Arag Balaayo Allaha idin ku Rido
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
wixiii xumaan iyo dhiig kursi ku raadiyo balaayo deg deg ah Allaha Ku rido
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 2 жыл бұрын
ABDIXAFIID noqo dhax dhaxaad waxan ka daremayaa dhinac in aad u raranthy wariyaa tahy
@hodanmohamud8292
@hodanmohamud8292 2 жыл бұрын
War Kan yaa naga aamusiya yaahuu.
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 2 жыл бұрын
Warka wuu cad yahay rooble haloo raaco dilka gabdhah
@rashkaarow45
@rashkaarow45 2 жыл бұрын
Baa la yiri buu yiri , baa la yiri .
@cadaawe484
@cadaawe484 2 жыл бұрын
#Khudbadii__Rooble mrkn dhagaystay waxan ka-Yara dhadhansaday Ama Aan ka fahmay in la rabay #Marxuumad_Aamina kaligeed Kursiga Loo Xiro cml #Mw_Guudlaawe uu isna rabay in laga dhigo kursi Furan cml oo cid kasta ay u tartami karto cml
@hornafrica9497
@hornafrica9497 2 жыл бұрын
Barnaamijka caawa nuur maleh dad aqli usaxiib ah ayaa fcn in ay loo Falange qeeyo
@mohamedkhalief3958
@mohamedkhalief3958 2 жыл бұрын
Asc wall cabdi xaafid magaceeygu wa mascuud khaliif anigu waxan orankaraa raiisal wasaaraha shabadk ayuu dhaxda uga jiraa ciidanka hada nisa hayadaha sharciga intuba wa adeegayaal lacageed
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Raysulwasaaruhu waa Ka muuqada in uu daacada Ka fogyahay oo cadow u soo adeegsadey dalkiisa. Hadii aad daacad u tahay dalka iyo dadka waan duceyn ee Aamiin iidheh ASWT waxaan ka baryaaya wixiii dulmi wado in uu si deg deg ah dalka ooga qabto Oo sharkoodana Ku celiyo
@CILMIPOSTOMUSIC
@CILMIPOSTOMUSIC 2 жыл бұрын
if you are really an analyst your brain has to look all sides you can talk a lot but if you are not honest the subject you are talking about I have one piece of advice for you become someone who stands for something
@falisissahak
@falisissahak 2 жыл бұрын
Asc Cabdixafidow prof xageebu wax ka arka Ra,isul wasaaraha meel fiican buu wax u dhigay PROF daacad haduu yahay raisul wasaaruhu wuu guulaysana ama xil hahayo ama yuusan hayn wuu ku guulaysan Kolay aniga waan ku farxay Waxba ma uu cabsanayo ee runta uu sheegay Waxaa ku qasbay masseg yada loo soo diray iyo dadka uu yaqaano oo u dhaaranayo Allaha nabad baadiyo
@bravaboy441
@bravaboy441 2 жыл бұрын
Rooble baahane Dr Xabeeb hala geeyo Isagoo nool udhintay
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Laba Shabaab waa isku mid oo waa dalad guud oo laba laamood u qaybsama ooy kla hogaamiyaan #XAARMAAJO_iyo_ABU_CUBAYDA laba #SHABAAB_WAY_WADA_SHAQAYSTAAN✍✍✍
@yussufmohamed8732
@yussufmohamed8732 2 жыл бұрын
Farmajo ba hooyadaa wasa iidoor yahow iidoorku dhalay cuqdadu dishay
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Ina Godane,Aadan suni, iyo maamulka Hargeysa weeye Allshabaab
@kahinhassan4543
@kahinhassan4543 2 жыл бұрын
Ilahay waxan uga baryayaa in aamina iyo dadkii kale ee kudhintay baladwayne in uu janadii kawaraabiyo dhamaantood eheladii iyoqaraabadiina samir iyo iimaan kasiiyo mida kale aamina oo kelihaati kumadhiman ama lama dilin mida kale dadbaa sheegtay haduu runsheegayo muxuudhamaan ugu tacsiyaan waayay dhamaan waxan umalaynayaa raysalwasaaruhu wuu siyaasadaynayaa Waana mushara mida kale raysalwasaaruhu Maisagay masuuliyada wadanku saarantahay Mise dadkii awalba dadka laynaayay waxay ilatahay raysalwasaaraha halagula xisaabtamo masuuliyadiisa
@Yonizriike
@Yonizriike 2 жыл бұрын
Cabdixafiidow ninkan uxanaaqasan safiirnimada lagaqaaday oo munaafaqa garabka sinaya
@doemanhuncho208
@doemanhuncho208 2 жыл бұрын
Caalin waa balayo iyo baas sheeg su aasha laweydiyo kama jawaabayo wuxu jecel yahey buu shegayaa waa habeen
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 2 жыл бұрын
Robleh waxa uu dhahay walaii cadeeyey bal Fiiri waan Laila hadlay iyuu dhahay maxuu wax ugaqaban waayey maxuu Aamina ugu dhihi waayey isilaali waa lagudili ee IS dhawr maxuu la aamusay haduunan kujirin maxuu ula sugi doorashada ma maanto iyuu darajo hayaa mise Bari iyuu hayaa.waxa uu rabaa fadeexad siuu ulasugo waqtiga doorashada waa fadeexad
@sadiamohamudali8200
@sadiamohamudali8200 2 жыл бұрын
No
@ilmisaleibaan2533
@ilmisaleibaan2533 2 жыл бұрын
Abdihafid channel kaga iyo adiguba dhinacba kararantihiin
@doemanhuncho208
@doemanhuncho208 2 жыл бұрын
Caalin dab iyo baasin buu wadaa maxaad uga hadli weydey 12 hotel jazira qabyalada isugu tagey hadaad Somali wanaag la jeceshahey
@dawleyaree2001
@dawleyaree2001 2 жыл бұрын
Cadaalada alakaa fogee tigtoor
@halimajama8853
@halimajama8853 2 жыл бұрын
Amina dhimashadeeda waa la siyaasaday nayaa. Alshabaab baana sheegtay. Maxaad ugu diidan tahay sheegashada Alshabab??
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 2 жыл бұрын
Raysal wazaraha siyaasad mayaqano wlh xil kaweyna walo dhiibay nabad iyo nolaal dad lafahmi karo ma ahan 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀
@Somali-One
@Somali-One 2 жыл бұрын
Roobleh asagaa qas ka wada dalka waa in xilka laga qaado
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 жыл бұрын
sheegaa madhaafto ,kuye waa ogaa in ladilayo laakiin ninka ugu dhiiran inuu dhiig galo waa xassan sheikh aakhiro ayaa war jiraa ciqaabtii ilaahay
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Rooble markuu damcay in uu habaaro wixii Ka dambeeyo dhibaata dib ayuu ooga naqdey u fiirso hadlka Rooble. Osagaa isu baqay
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 2 жыл бұрын
Cabdifataax A S C waxan ku waydinayaa qof beenalaha kaayina hantidii dad wayna been aanay ka dhaman side looga aqbalayaa duco siyaasiyiinta somalidu intaa Beri ma ka yihiin adiguna maxad u aragtaa hadhkayaaca siyaasiyiinta somalidaa hadhka yaaca aan kuu failed waa during cuna xoolaha sida shilinta ee ku sugaya geedka ay hadsan lahaayeen ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 жыл бұрын
Sharcigee? Sharcigu xaguu jogs? Uk maa umodaa somaliya?
@ilmisaleibaan2533
@ilmisaleibaan2533 2 жыл бұрын
Marka qadiyad xasasiya kahadleysid qof aqoonleh oo dhex ah nosofarisi maha kuyar oo caloshisa ka hadlaya ina noso farisiso
@sahraomar6872
@sahraomar6872 2 жыл бұрын
Oohinta maroodiga waa tan roooble masiibo
@bashiiromarfarah4810
@bashiiromarfarah4810 2 жыл бұрын
Waxaan ah dilalkaan waxaa uu ka yimid Hotel Jazira
@sadiaismail803
@sadiaismail803 2 жыл бұрын
War adoygaan madani baad laxanaqdeen
@maryami2299
@maryami2299 2 жыл бұрын
War ninkaas barfisor Magee maxaa Isoowacay fariisisaa Waa necebnahaye
@zeinabyusuf865
@zeinabyusuf865 2 жыл бұрын
Aniga waxay ilatahay inlaweydiiyo rooble sababto ah waxuu yidhi waxaan hayaa buruuf
@ahmedosman701
@ahmedosman701 2 жыл бұрын
Aloow hana ceeben Rooble dhiiqo lugha kula jiraa
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 2 жыл бұрын
Danqashadaadka hadleeysa maxeeytzhay waa ninraga oo hadana hasuulkiidhama ee wadanka kamasutra Hadadoorashuu u sharaxanyahaye sideebuu cadooga dhowiyo kan dheer noogadhicinaya Anagoo og in soomaliya cadow badanleedaha Hadee alshabaab weligoodba weey u hangabijireen waxana lagu odhanjiray ha u joojinina aldilaadhinta xata odayasha sasbeydhihijiren marka cidkastaop u soo hangabta make onaya Ileen Rooble waxa uu waxiihoreloospqabtay uu dibugucelinayaa Hadeecadofogoo uu usleegaha wax beykuyelayan waxayraban buu u samenayaa haduuba soomalida sidaa uga cabsanay Aniguse waxan u maleenaya in uusan ilanta talfonsaqabsado uusan mfarmaj dheheen wankuqarajin hadaad waxasameyso Subxaanalaah mfarmaajo wuu ka wadahoreeya siyasiahan iyo Alekacabsi ahaanb Gobolkiisii oo loodiidey in ay doorashaba galaan buu cidkudililahaa Isagoo og in ay wadadooranlahaayeen 16kuba Aloow Nabadbaadi
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Hhhhhh walee meeshaa balaayaa kasoo socota Anigu waan yaabayay nimankii colka ahaa oo 10-kii sano ee udanbeeyay nabad kuwada jooga oo dawlad wada dhistay Way badayiin haday intaaba wada joogeen
@abdullahiarab8196
@abdullahiarab8196 2 жыл бұрын
abdixaafid mucaarad weyn
@AhmedMohamed-ot4oc
@AhmedMohamed-ot4oc 2 жыл бұрын
They paid him big money his not netural fake journalists
@saleebaanaadancaws1810
@saleebaanaadancaws1810 2 жыл бұрын
Tacsi iyo sacab iyo siyasad arin cusub cajiib
@WHO2024
@WHO2024 2 жыл бұрын
یقتلو القتیل ویمشو فی جنازته. Amina dilkeeda waa wax mucaaradka ay ka danbeeyaan. Rooble iyo Xasan Sheikh baa kow ka ah. Rooble sidaan u jeedo asagaaba qirtey inuu la socdey arrintan waxna kama qaban. Oohinta beenta naga dhaafa. Allaha u naxariisto Amina, caruurteedi iyo reerkeeda bay dhibka ku kooban tahey.
@saynabsaeed4685
@saynabsaeed4685 2 жыл бұрын
Ambasadoorku maanta waa ambasadoorka umada soomaaliyeed maanta wuxuu kahadlay niyada umada soomaaliyeed wadada xaqa ah ama qofka saxda ah aan udoorno dhulkeena hooyo amnigana waxa khal khaliyey ninkan raysalwasaaraha ah isagaa amniga badly waar ilaahay halaga boqo waaladhimanayaaye
@abshironur7015
@abshironur7015 2 жыл бұрын
Umad Miyaa Awal is Heysatay Bum Yay Kugu Dhicin Adiga Nin Waalan Ayad Tahay
@najmahashi3781
@najmahashi3781 2 жыл бұрын
Cabdixafidow waraysiga cadaalad maaha
@cadaawe484
@cadaawe484 2 жыл бұрын
#Caalin DhexDhexaad maaahan
@mohamudelmi8723
@mohamudelmi8723 2 жыл бұрын
Waa korkiinna bay ila tahay waxaad wada qirateen
@sportscentre142
@sportscentre142 2 жыл бұрын
Nin engiriska wataa yaa wax kadegasanaya arimaha rushka nowad niyow
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 жыл бұрын
Asaaba ogaaye muu udigo haduu run sheegayo waa ninkii sheego madhafto farbaa kumudan rooble
@mohamedkhalief3958
@mohamedkhalief3958 2 жыл бұрын
Wall malahan maxkamad Sharci uu dalku leeyayahay
@shamsohagi2373
@shamsohagi2373 2 жыл бұрын
Waa gobanimo
@abshironur7015
@abshironur7015 2 жыл бұрын
Arag Siduu u Hadlaayo Waryaaa Aaway Farmaajo Maxaad Ka Rabtaa Rooble Dulli Yahoow Farmaajo Ka. Hadal
@sadiaismail803
@sadiaismail803 2 жыл бұрын
Dhinac baad kararatahay
@dawleyaree2001
@dawleyaree2001 2 жыл бұрын
Midee dakale gabadhe hadalkee da maxaa usoo wadan wayday sheeg tay inuu kadan biyeey farmajo baa ka den beyeey dilka amino iyo ikraan
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 2 жыл бұрын
Ma bahnin wareysi calan oo kale
@ubahabdiomargrundlaggandev6611
@ubahabdiomargrundlaggandev6611 2 жыл бұрын
Maxaa laysku dabalina Rooble culayska ka batay, qof walbana wuu daremi kara taasi
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 2 жыл бұрын
ASC Abdihafid Waan Ku Salaamay Walaalkiis Waxaan Maqli Jirey Xaqa Hadii Afka La Qabto Feerahuu Ka Dilaacaa RaisalWasaare Rooble Mr Baahane Waa Ninka Khalkhalka Amniga Wadanka Geliyey Oo Rag Tuugo Wada Ah Ka Wada Dhigatay Madax Bal Arag Ninkii Amniga Wadanka Uu u Dhibtay !! 30 Jir 30 Million Haysta & Kii Cadaalada Loo Dhiibay Waa Dawlad Uu Rooble Rabo In Uu Gacantiisa Ku Burburiyo Tana Waa Xaqii Oo Soo Deg Degey ! Tan Kale Abdihafid Walaale 49 Qof Oo Kale Ayaa Meesha Lagu Dilay Maxaa Hal Qof Loo Buunbuuninayaa Baroorta Orgiga Ka Weyn Oo Soo Ma Ahayn Xasan Sheikh Xukuumadiis Tii Inta Dadka Badan oo Wada Ahaa Suxufiyeen Lagu Dilay Oo Ay Ku Jirtay Allah U Wada Naxariistee Saado Ali Warsame !! Waligiisna Baroor Diiq Iska Daayee In Uu Ka Hadlo Toona Lagama Arkin??? Xaqa Allah Soo Saaro !! Dhabta Ah / Ameen ya rabi !!
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 жыл бұрын
C/xafidaw nagahan mutabarijaad ka ah Iska..dhaaf xayaysin tooda
@ahmedmuse4701
@ahmedmuse4701 2 жыл бұрын
48 people die don't just focus on one person.
@fartunj4196
@fartunj4196 2 жыл бұрын
WAXAA KALOO ISWEEYDIIN MUDAN ROOBLE WUXUU YIRI WAXAAN SII OGAA CIDA DISHAY AMINO MUXUU U DIIDAAYAY IN CIIDAN LA GEEYO BALADWEYNE ?
@fartunj4196
@fartunj4196 2 жыл бұрын
TACSI AAN 48 DII QOFOOD LOO TACSIYEEN SHEEKO MUCARADKA EEY JARANJARO KAGA DHIGTAAN BEEY NOQDEEN IGRAN IYO AMINO ROOBLENA WUXUU XAQIIJIYAY INUU IGRAN IYO AMINABA WAX KA OGAA WAXAAN CODSANAYAA IN ROOBLE MAXKAMAD LASOO TAAGO
@somalia1142
@somalia1142 2 жыл бұрын
Nisa ma sheegin dhimashada ikraan al cadaala wasiir ku xigeenka w faafinta amray shaqaalaha television ka qaranka in lashaaciyo dhimashada
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 20 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 497 М.
WARIYE ISRAELI AH OO XOG CULUS KASHIFAY
26:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 73 М.
عسير: التاريخ غير المكتوب | بودكاست فنجان
3:43:37
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 10 МЛН
бим бам бум💥💥 типа..
0:18
Ma1x1
Рет қаралды 7 МЛН
ToRung short film: 🙏save water💦
0:24
ToRung
Рет қаралды 7 МЛН
There’s A Starman #superman #shorts #memes
0:26
Walking Streets 워킹스트리트
Рет қаралды 45 МЛН
The cat chose the right one 🥰🥳😸
0:32
Ben Meryem
Рет қаралды 47 МЛН