Khudbadii Ugu Saamaynta Badnayd Ee Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle

  Рет қаралды 36,210

Borama Media Group

Borama Media Group

2 жыл бұрын

Пікірлер: 40
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 18 күн бұрын
Mnsha allah wiilyaro caqli badan oo cilmi leh nolow inader ❤❤❤
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 7 ай бұрын
Mansha allah sh axmad Yasin Sh cali ayanle ilahay waxn ka Baryayaa inu caqliga, labada Cilmi, cibadada, carrurta, iyo Cimriga kuu ziyadiyo is ciziga
@cadomedia
@cadomedia 10 ай бұрын
Mashaa Allah illaahay caqliga iyo cilmiga hakuu barakeyo
@maamehassaomarmaameg2040
@maamehassaomarmaameg2040 Жыл бұрын
Masha allah
@ismahansuleiman1031
@ismahansuleiman1031 Жыл бұрын
Abeeesguul mela mawada dagto warna iskuma seegana kkkkkk tiiyooo mobile na heshay kawrn
@abdirazak__1043
@abdirazak__1043 Жыл бұрын
Legend ahmed yasiin 🤝✊🏽
@acacius9903
@acacius9903 6 ай бұрын
Who is this guy. What a lovely young man. I hope he becames the president of Somaliland in the future. He is smart and knows how to make it happen for his people. We need more leaders like him in Somaliland. I don't give a damn about a clan in Somaliland. If you are from Somaliland and you want what's best for our people in our country Somaliland and you work hard for it, then you have my full support.
@mukhtarselef2616
@mukhtarselef2616 4 ай бұрын
He was parliament member for almost 15 years. He is a religious and smart man. He is no longer in politics but it is good to bring him back, because our current leaders are not suitable to lead the nation.
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 Жыл бұрын
147 mashruuc. Koofur danbe ha ku noqonina. Reer Waqooyi waa gob, waa dad runta isku sheega oo heshiin kara oo wax samaysan kara, oo isaamini kara oo sharaf leh. Waxa kale oo ka daran haweenkooda way xishmeeyaan, si sharaf leh ayey ku aroosaan, sharafta way ku haystaan. Wallaahi reer Waqooyiyow waan idin jeclahay. Haddii meesha Xamar ay ka noqotay Caasimaddii ummadda, Hargeysa ka noqon lahayd Soomaali dhabarka kama jabteen. Walaalayaal Hore u socda, shanta Soomaaliyeed idinka ayaa hogaamin kara, insha Allaahu way iman. Aamiin.
@alexfoot8555
@alexfoot8555 2 жыл бұрын
yes abtti
@sumertime5410
@sumertime5410 2 жыл бұрын
Maasha allah guulayso inadeer lxaqiiq baad kahadashay
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 18 күн бұрын
Guul 💚 🤍 ❤ guul somaliland 💚 🤍 ❤ guul insha allah 💚 🤍 ❤ guul 💚 🤍 ❤ guul somaliland 💚 🤍 ❤
@Khasaarekadaalkainaxasandaahir
@Khasaarekadaalkainaxasandaahir 5 ай бұрын
Saaxibu aqli ina sh cali ayaan inabar dadkan dhagolayasha
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Ahmed Yassin reer Borama waa dhab reer waa tiir weyn oo Somaliland ah LAAKIIN waqtiga 1400 laga mayno ahayn Godabisi iyo Isaq iyo Fulaan iyo Warfa . Zeila may ahayn magaalo reer Hebel . Magacyadani waa beryo dhow oo aynu badanay oo dabadna sii kala sarrifanay وبالله التوفيق
@abdisayid1456
@abdisayid1456 2 жыл бұрын
Alla muxuuw beenshegaya
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Waa caqli . Waan taageeray in beeshaas Somaliland qayb-libaax ka hesho
@Khasaarekadaalkainaxasandaahir
@Khasaarekadaalkainaxasandaahir 5 ай бұрын
Axmed yaasiin sh cali ayaanle ehelusharaf nogabasho
@Khasaarekadaalkainaxasandaahir
@Khasaarekadaalkainaxasandaahir 4 ай бұрын
Axmed yaasiin sh calibayaanle labaxiniinyoodle inanka samaroon
@seidharun89
@seidharun89 10 ай бұрын
Abeesguul meela mada dagto warna iskuma seegana😅😅😅😅😅😅😅 Tiyoo mobile na heshay na
@blackyy9764
@blackyy9764 10 ай бұрын
Intaas oo sharaxaad been ubadan kursi buu isaaq ugadoonayaa yaa miskiin caruur maa meesha joogta
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 18 күн бұрын
Somaliland wa dalkeni illahay inagu beeray aynu iimansano
@cabdirisaaqmaxamud7003
@cabdirisaaqmaxamud7003 Сағат бұрын
Axmed-Yaasiin waa qeexitaanka ereyga "hogaamiye".
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 10 ай бұрын
raga galbeedk ee samaroon maxay uga hadalk miya la haystaa
@yaakcon
@yaakcon 10 ай бұрын
Soo adigan hadda wax dulmaaya ma ahan. Maxaa ku geeyey oo aad ka sameynaysaa Sool? Ma adigaa dega maxaad wiilashiina ugu dirteen?
@yaakcon
@yaakcon 10 ай бұрын
War orod oo waligaa idoor futada kaga jir Somali kuu baahan ma jirto miskiin yahow.
@halimali8389
@halimali8389 10 ай бұрын
Idoor anigaa 8 years xukumayey. Nin idoor ah weligii xil intaa leeg kamu soo qaban meshan horta waa kow. Waa ta 2aad ee Qarankan aan anuu dhistay halkeed ii dhaanta ee aad ii wadaa?🤔
@abdisayid1456
@abdisayid1456 2 жыл бұрын
Abaskul maxaa layirahadaa soomaali weligiina qaabiil ku andocooda tanina waxay tusaale utahay ina aad tihiin habashi
@sumertime5410
@sumertime5410 2 жыл бұрын
Soomaali oo dhan baa xabashi ah somaaliyana waa ardul xabash taariikhda baadha
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Abdi sayid, ma qurbahaad ku dhalatey oo soomaaliya ayaanad ku korin absguul miyaanuu ahayn qabiil soomaaliyeed?? Maxaa xabashi ka dhigey?
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 Жыл бұрын
Abaskuul waa beel Soomaaliyeed oo sharaf leh.
@khadarcazka5337
@khadarcazka5337 19 күн бұрын
Beeno badan iyo Taariikho Fabricated ah sida ta axmed guray buu isku Qasay Ahmedyasin
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 Жыл бұрын
History markaad been ka sheegto mustaqbalkana been baad ku noolaan 😂😂 heedhe ileen been hadaad meel la jecelyahay beenta la donated waaba lagu sacbin, ganacsigii ka socday saylac xiligii uu ingriisku yimidday ma waxbaad ku lahayd?
@yacqubcumarqawrax-cy9bg
@yacqubcumarqawrax-cy9bg Жыл бұрын
Oo ciligaa yaa dhulka izka mamulanayay bal taarikhda dib uzoo baadh gadabuursi isagaa dhulka iska maamulan jirey ilaa ardul xabazh
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 Жыл бұрын
@Yacqub Cumar qawrax waxba ma u maamulin waligii 90 naadkii ka hor ee carab turki British wixii magaalda soo dagay dad bay kala tashanayeen magaaladan iyo hareeraheedaba gudabiirsey borama ma soo dhaafin British ka hor, maamul iska daaye dadka uu u soo shaqa tagay hadday kala raagan wixiisii oohin buu ku gabyi jiray, taarikhduu iyadaa is qorta la iskama sheegto uun , gabdhohoogana bilaash bay ugu dhisayeen dadka ay u shaqeeyaan si ay wax uga daba helaan oo abti nimo loogu macaasho adeer, miyirso oo wax soo baadh
@halimali8389
@halimali8389 10 ай бұрын
@@yacqubcumarqawrax-cy9bgnin aan waxba ogayn waxad ugu jawaabtaa waa qalad.
NOLOL XASILOON OO FARXAD LEH MA RABTAA?? Sh Maxamed Macalin Abshir"
15:50
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 85 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
waa kuma nabi muxamed (nnkh )jawaab?  sh.axmed yaasiin sh cali ayaanle
23:52
Dayba TV - قناة طيبة
Рет қаралды 638
ለመንግሥት ሰራተኛው ታይቶ የማይታወቅ የደሞዝ ጭማሪ አድርገናል
22:40
Alicho Communication-አልቾ ኮሙኒኬሽን
Рет қаралды 7 М.
JALIYADA REER AWDAL SALAL IYO GABILAY EE DAGAN MAGAALADA LONDON
54:26
Somali Channel TV
Рет қаралды 61 М.
shir jaraa'id oo ahmed yaasin sh: cali ku qabtay Borama
10:09
xornimo udirir
Рет қаралды 4 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН