Khudbah || Yeelo Hami Sare || Sh Maxamed Idiris 2019

  Рет қаралды 36,707

Umah Media

Umah Media

4 жыл бұрын

Umah Media
✔ Please Subscribe ✔SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You

Пікірлер: 42
@nuuradiincadami9794
@nuuradiincadami9794 4 жыл бұрын
Alle muslimiinta hamigooda ha koryeelo 🤲
@bwkeenadiid6346
@bwkeenadiid6346 3 жыл бұрын
Illahaw qalbigena mideee ameeen ya rabi
@samiirosman1
@samiirosman1 4 жыл бұрын
Sh. Maxamed, kheer Allah siiyo mar walba ayuu somalida iyo siyaasiyiintooda baraarujiyaa isagoo usoo qaadanaayo wax yaabo badan oo lagu cibro qaato. Maasha Allah
@craxmaanmaxamed9879
@craxmaanmaxamed9879 Жыл бұрын
Msha allah
@nadirmohamed8013
@nadirmohamed8013 3 жыл бұрын
Sheekh Idriis runtii waa ka daacad Wuxu sheegaya Sheekh waxaan kaa codsanaynaa hadii doorasho qof iyo cod ah timaado isa soo sharax Sheekh. Somali wxaa halkaa dhigay waa qof qabiil lagu soo xulaya marka goormee hormar dhan walba gaaraynaa hadii fedraal iyo 4.5 wax lagu soo dooranaya
@Muuse99
@Muuse99 2 жыл бұрын
Allow ku barakey 🤲🤲
@abdullahi.ashour3428
@abdullahi.ashour3428 4 жыл бұрын
Mansha Allah sheikh mohamed Idris xaqiiqda ayuu ka hadlay
@hassannuuraaye2055
@hassannuuraaye2055 4 жыл бұрын
M.a alh shiq idris walhi waa saxan tahay
@huckaherci
@huckaherci 4 жыл бұрын
Macha Allah ILAAH ha ku xafido Somali inta la hadli karto waa la hadashay 😏
@farduuscadey7313
@farduuscadey7313 2 жыл бұрын
Sheekh maxamed
@farhiyoabdi2996
@farhiyoabdi2996 4 жыл бұрын
Masha alaha ilaahay ha Ku.barakeyo
@ahmedromanio
@ahmedromanio 4 жыл бұрын
Sh mohamed idiris wlh wan la qiroday hdn Somali nahay wx baqdiyey aya nahay wa inan adunka ka dawa takna ilen mar hore ayan ka harnay
@prettynaseemofficiall9969
@prettynaseemofficiall9969 4 жыл бұрын
Wllhy Runahti waxynu nahay dad hunguri iyo coolol ushaqays tayaal kama fakarno wadaan keena iyo dadka tabaalaysan kama fakrno horumrka iyo cadaalada runahti sheekh maxamed idiris waxa uu kahadaly waa xaqiiq jirta qof waliba ogyahay oo caqli saliima leh Illahy shekha janatu farwdasa hagee illahy hayna ga dhigo ku wii aan faca dalkooda iyo dadkooodaba amin yarbi😭😢😥😥
@aminahooyo4973
@aminahooyo4973 4 жыл бұрын
Ahmiyaddiiisu waxaaaa weeeye qofka Muslimka qof aanan illaahay ahayn yuusan ka heeeybeeysan, oo iimaan kaamil ah in uu la yimaado ayuuu inagu waani nayaa..Ajar & xasanaad Rabi ha u garto..Aaamiiin
@qalbisomaliofficial9177
@qalbisomaliofficial9177 4 жыл бұрын
Wlhi waa iga ilmaysiise Alle haku sharfo sheikh wanan dadaalayna hadaan dhalinyaro nahay insha aLlh
@khalidabdiali9028
@khalidabdiali9028 4 жыл бұрын
Ilaahy hadaayo sh mohamed idirs ❤
@abdirahmansuleiman3287
@abdirahmansuleiman3287 4 жыл бұрын
Manshllah sheikh alle ha ku barakeeyo
@safiyomxmeddaahirsaafi6991
@safiyomxmeddaahirsaafi6991 4 жыл бұрын
Sheeq aan jeclahay mshaa allah
@sadambashir4063
@sadambashir4063 4 жыл бұрын
Mansha Allah shekh maxamed Idris waanadaas allaha hanagu anfoco
@macquulofficial7927
@macquulofficial7927 4 жыл бұрын
Run sheek rabiyaa kugu galaday 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Aaaaaaammmmmmiiiiiinnnnnn
@yusufqadar6286
@yusufqadar6286 4 жыл бұрын
Xayaakallah sheekhoow
@relaxingsoundsforsleep2939
@relaxingsoundsforsleep2939 4 жыл бұрын
Wlhi wa iga ilmeysiisay shikh lkn wlhi wa xaqiiq hadan qalbi wax fahmo le nahay😭😭😭
@abshiradam4786
@abshiradam4786 4 жыл бұрын
Asc maasha alaah
@dagananfac3454
@dagananfac3454 4 жыл бұрын
masha allaa
@isirxasan7683
@isirxasan7683 4 жыл бұрын
Masha allah Elle ha ka abaalmariyo
@safiyomxmeddaahirsaafi6991
@safiyomxmeddaahirsaafi6991 4 жыл бұрын
Mashaa allah
@subeyrcabdi5618
@subeyrcabdi5618 3 жыл бұрын
sh.maxmed waxan balan kugu qadayaa arintaa aad ka hadlayso in aan ka dhabeeyo oo aan noqdo hogaamiyihii badalilahaa ee adna ducada igu kaab wakhti wakhtiyada ka mida waynu is arki anigoo arintaa wax fiican ka qabtay insha allah.
@SakariyeHaanbuge
@SakariyeHaanbuge Ай бұрын
Guulayso sxb qali han sare Hadaad Ledahay waxkasta Gacantaad ku haysaaa ha isdhiibin noloshada
@Abdirahman-Cideeye
@Abdirahman-Cideeye 4 жыл бұрын
Alle hku xifdiyo sheikhunaa
@ramlodhalhow6088
@ramlodhalhow6088 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@caliislam8226
@caliislam8226 4 жыл бұрын
shiikh maxamed idiris illahay haku xafido muxadiradi burco wan fadhiyay wllhy xaqiqada ayu kahadlay shiikhu dadkan qabyaladu warerisay iyo halka calamku marayo waa fak iyo kala dheri
@abdirahinmohamed7452
@abdirahinmohamed7452 4 жыл бұрын
Good
@abdikarimhohamed1015
@abdikarimhohamed1015 4 жыл бұрын
abbe somaliyeyd waan ku gugeeyna xaladan adaa waxakabadikara naga qabta waxaan waan walanrabnaa
@abdirahinmohamed7452
@abdirahinmohamed7452 4 жыл бұрын
Heer
@1W-tj3iw
@1W-tj3iw 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@sacdiyamustaqbal5939
@sacdiyamustaqbal5939 4 жыл бұрын
aqoonyahan soomaaliyed
@cabdulqaadiraxmed2268
@cabdulqaadiraxmed2268 3 жыл бұрын
M.a
@cabdulqaadiraxmed2268
@cabdulqaadiraxmed2268 3 жыл бұрын
Shekhu markan xgejogy
@khalidabdiali9028
@khalidabdiali9028 4 жыл бұрын
Wuxuu ka hdlya wax qalbiga soo tbanaya an anagana manta ku sugunhy
@abdirahinmohamed7452
@abdirahinmohamed7452 4 жыл бұрын
Kk
@safiyomxmeddaahirsaafi6991
@safiyomxmeddaahirsaafi6991 4 жыл бұрын
Mashaa allah
5 Qodob oo lagu Gaadho Guusha Nolosha Dhexdeeda || Sh Maxamed Idris
1:15:19
Geerida iyo waxa kadambeeya | Sh.Maxamed Rashaad الله يرحمه
1:39:57
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,7 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
WARKA DUHUR EE KNN 07 08 2024
19:54
KNN
Рет қаралды 3,9 М.
Sidee Allah loogu xirnadaa ( sheekh xuseen Cali jabuuti )
15:34
Baabul Xikma
Рет қаралды 1,5 М.
HIMADA SARE  ᴴᴰ┇Sh Abubakar Xoosh
54:39
Umah Media
Рет қаралды 25 М.
QOFKII LABO ARIN JOOGTEEYO OO XIFDIYO JANADA ILAAHEY AYUU GALAA
9:29
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 267 М.
CIBAADADA UGU FUDUD EENA UGU FADLIGA BADAN ᴴᴰ┇Sh. Maxamed Idiris
6:31
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,7 МЛН