No video

Kiisaska Ciqaabta & Habraacooda | Dr. Cabdiraxmaan Wardheere

  Рет қаралды 7,360

Mogadishu University Legal Clinic

Mogadishu University Legal Clinic

3 жыл бұрын

#TusmadaSharciga #BaroXuquuqdaada #MULCC #Wac2233
Barnaamijka Tusmada Sharciga qeybtiisan waxaa lagu gorfeyn doonaa fahanka kiisaska ciqaabta, habraaca loo maro, kaalinta xeer ilaalinta iyo meesha ay kiisaska ciqaabtu kaga jiraan nidaamka garsoorka. Waxaa faaqidi doona xeeldheere sharciga Dr. Cabdiraxmaan Wardheere oo ka tirsan kulliyadda sharciga iyo qaanuunka ee Jaamacadda Muqdisho.

Пікірлер: 13
@jamasaid9741
@jamasaid9741 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaadken Dr-Abdirahman Wardheer- Runtii Baraamijka Tusmad sharciga Waxan ka kororsadey Aqoon iyo Arragti dheer.Allah ha iden sharafo Dhamanten......🙏✔
@jaamacsaleban8412
@jaamacsaleban8412 Жыл бұрын
Mshllh.
@mascuuduurmaax17
@mascuuduurmaax17 2 жыл бұрын
Mahadsanid dr, kasmo badan ayaan ka kororsaday casharkan.
@jaamacsaleban8412
@jaamacsaleban8412 Жыл бұрын
Mshllh
@Hon.cabdiSugule
@Hon.cabdiSugule 3 ай бұрын
2233
@user-uq9mc9ug5z
@user-uq9mc9ug5z Жыл бұрын
Hadii waqtiga ka dhamaado miyaa xaq ulaheyn mu waadinka cadaalad Waa dhibaato waqtiga kooban qaasatan xukunka hadii dood uu ka qabo Muwaadinka
@libankhalif5610
@libankhalif5610 9 ай бұрын
Shareecada diinta ha ahaado Tan dalka ha haaado Iyo kuwa kale kulahaa Adeer shareecada maa nagu filnaan wayday? Xeer ciqaab iyo madani iyo fal danbiyeed iyo waxyaabaha lamidka ah waa waxaad nagu wareeriseen
@MohamedJama-q1t
@MohamedJama-q1t 2 күн бұрын
Cid kas too law ga baratay waxaan way dinayaa kiis lacag ah oo maxkamada iga galay oo maxkamada gobolku ii xukun tay maxkamada rac faan kuna kasoo diiday oo fulin tii loo qabtay 10 casho inuu lacagta kusoo bixiyo garsorihii fulinta lay gu soo qoray afkaa loo buxiyay kadib na xukun buu sosary inanan wax lacag ah ku lahayn cadalad daradaa gar soraha maxaa laga qaban karaa
@waalamahuraanciidanqaranab7471
@waalamahuraanciidanqaranab7471 2 жыл бұрын
Dambiile ma maxkmadda ka hor ayaa qof la dhihii karaa? Garyaqaanka wuxuu yiri kan waa dambiile ayaa la dhahaa maxlmadda ayaana loo gudbiyaa
@aliimoha9439
@aliimoha9439 2 жыл бұрын
Maya qofku waxa uu qaadanayaa erayga danbiile markii ay maxkamadi xukun ku rido cadaysona inuu denbiile yahay Inta ka horaysa waxa uu noqonayaa tuhunsane
@daauudalihussein9766
@daauudalihussein9766 2 жыл бұрын
Qofka markuu fal dambiyeed ka galo aan wili maxkamada aysan xukumin Waa eedeysane { Accused person } xukunka kadib ayuu dambiile noqqonaaa waaa markeee maxkamada ku xukunto
@farhanhaji8392
@farhanhaji8392 2 жыл бұрын
Qodob sharci ma adeegsanayo. Wixiisu waa sheeko.
@maxamadfareey9920
@maxamadfareey9920 2 жыл бұрын
Aadaad umahdsantihiin waana muhiim waxaan codsan lahaa numberkiina wat is upka maadma si walba aanan idinla soo xarii karin oon dalka dibadiisa ugu maqanahay jaamacad Waxaa xusid mudan inaan arday kulyada qaanuunka banaanka ugu maqan ahay so mrka muhiimbaad ii tihiin Dr ka iyo tebiyaasha barnaamiska mahdsanidiin
Kiisaska Madaniga iyo Habraaca Loo Maro | Ustaad Cabdullaahi Sheekh Aadan
42:03
Mogadishu University Legal Clinic
Рет қаралды 8 М.
Qaanuunka Ogaal  (1)
18:52
Bagdad Academy
Рет қаралды 1,6 М.
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН
Sunglasses Didn't Cover For Me! 🫢
00:12
Polar Reacts
Рет қаралды 5 МЛН
Xeerka Shaqaalaha: Xuquuqda iyo Waajibaadka | Dr. Cabdiraxmaan Wardheere
42:24
Mogadishu University Legal Clinic
Рет қаралды 2,3 М.
Fadliga Cilmiga, Qisas Iyo Talooyin Sh.Dirir
51:31
Horn Cable Tv
Рет қаралды 8 М.
Xaqa is-difaaca sharciga ah iyo Xadeyntiisa sharica iyo qaanuunka
33:04
Mogadishu University Legal Clinic
Рет қаралды 1,5 М.
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun xabsi ciidan ah ku riday rag Ajaabib ah.
7:34
Fiqiga Garsoorka Part 01
26:19
Universal Somali TV
Рет қаралды 370
Kiisaska Qoyska & Habraacyada Loo Mar | Ustaad Cabdiwali Cabdullaahi
37:57
Mogadishu University Legal Clinic
Рет қаралды 1,8 М.
مقدمة ابن خلدون - الملخص الشامل
26:21
ReadTube - جيل يقرأ
Рет қаралды 6 МЛН
Xeer Dhaqameedka Soomaalida - Xeer Ciise
35:25
isosmu
Рет қаралды 17 М.
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН