KIISKA GABADHA AYADOO QAAWAN LA FAAFIYAY - ASMA EEDADEED OO SOO JAWAABTAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 43,340

Maxkamada Official

Maxkamada Official

19 күн бұрын

KIISKA GABADHA AYADOO QAAWAN LA FAAFIYAY - ASMA EEDADEED OO SOO JAWAABTAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Пікірлер: 123
@liinmango3656
@liinmango3656 17 күн бұрын
Listen, this woman is not her mother but she gave her a better life and even tho the father didnt claim her, he also gave her a second chance at life. Now Asma seems like she wants to live a ghetto life. Asma if you read this, go have a life, work, do better for you and the kids. Let this woman and the man rest.
@missjano8249
@missjano8249 15 күн бұрын
You right walahi
@hamdimahdi769
@hamdimahdi769 14 күн бұрын
Bravo Maman fardouza, vs aviez fait une jeste humaine, machaalla grand DIEU vs récompensera inchallah
@sahra4091
@sahra4091 17 күн бұрын
Dahir not easy WALLAHI.
@Gmaaad
@Gmaaad 17 күн бұрын
Maxkamada daahir waa tagtay ilaa jabuutiyan bay ugarqaadeysaa
@user-is6xk9sh5f
@user-is6xk9sh5f 17 күн бұрын
Islaantani qof wngsn uma eka hadalkeda hadan dhegeystey
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 17 күн бұрын
Inteey kawanagsnatahay waa sheydamad
@ayaanhassan5459
@ayaanhassan5459 17 күн бұрын
​@@Kaafiya_25waa shaydaanad lkn miskiin ayay iska dhigaysa
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 17 күн бұрын
Way ka muuqataa
@nastedave9842
@nastedave9842 17 күн бұрын
Inkastoo nin meelaha caruuro ku Soo dhalay aana rabin kulahaa. Yaahuudaa dheh
@missjano8249
@missjano8249 15 күн бұрын
@@ayaanhassan5459naya ada shaydan ah naag laso dhaweyey iyada adna dadka caayeysa
@laadarlaadar6814
@laadarlaadar6814 17 күн бұрын
She saved her kids
@geedgalegeedgale6529
@geedgalegeedgale6529 17 күн бұрын
Mamadan hadalkayda waxan kadaremay inay ayada tahay qofka dhibatada wado
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 17 күн бұрын
Anigaaba ka yaaban qof faaruq ah waaye
@abdikariim2482
@abdikariim2482 17 күн бұрын
Sabab mxad saa kutiri si fcn byba uhadashaye tan kle aabaheed baba leh amaan ha isiiso taas mid ma ahan
@jamilanor653
@jamilanor653 17 күн бұрын
Sidee qof ka hadal wngsan kuma arag meelahane🤔
@xalimomohmed4721
@xalimomohmed4721 17 күн бұрын
Madaawan jietay markay caayi jirtay 2020
@AshraqatDaahir
@AshraqatDaahir 17 күн бұрын
Aamaan ha isiiso kuteh wax bay qarinaysaa markaso kale waligaa Qof Aamaan halay siiyo dhahaayo hadad aragto ogow wax buu qarinayaa!!!
@somalihanolato741
@somalihanolato741 17 күн бұрын
Gabadhaan dadka wawayn ma qaadi karaan waxan gabadha howsh3da ha raacayo wayna gardaran tahay ayadaa ninkaas baa qaba bes haday ku cawinayso allaha dartiis bay ku cawinaysaa mahadsanid ku dheh
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 17 күн бұрын
Allahayow dhamaan umada somaliyeed walaal & waalid jecayl dhaxdooda dhig Amiin Amiin ☝️🤲☝️🤲☝️🇸🇴☝️❤️🇸🇴💕🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@laadarlaadar6814
@laadarlaadar6814 17 күн бұрын
Respect dahir court 👋👋👋
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 17 күн бұрын
Naagta anigu la yaabi maayo oo wa eedo eedan la yaaba arxankeedu darana weyen lakin ninka tukanda waba baastar qof uu dhalay ku laha magacayga haay dhigto waxso umada iyu waxas ka ag leeye marku kali la yidhin maxay ku sameyan balo ku qaaday iyana inay caqli yeelato iya fiican wa qof weeyne
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 17 күн бұрын
Waa qof wanaagsan maamada
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 17 күн бұрын
Alayaxafidak dahir alasow iyo maxkamadiisuba 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 nimceysatay dulmanayashoda wada ilmeynaya iyo somalida baahanba illhey baa ugu grgaray dahir alasow iyo maxkamadisa alxmd
@user-cn2sm6dl1p
@user-cn2sm6dl1p 16 күн бұрын
Ax waa lilmeyay hooyo😢😢😢waa. Hooyo uun doqontan eega
@laadarlaadar6814
@laadarlaadar6814 17 күн бұрын
Respect her at least she show up
@laadarlaadar6814
@laadarlaadar6814 17 күн бұрын
Waa hooyo fican runtii
@sam-xz5tc
@sam-xz5tc 17 күн бұрын
how do you know do you live with her
@nastedave9842
@nastedave9842 17 күн бұрын
Help me ask! ​@@sam-xz5tc
@bluerain3282
@bluerain3282 17 күн бұрын
@@sam-xz5tcSo you live with her? So you are telling me that Asma is a good example ? 😂😂
@laadarlaadar6814
@laadarlaadar6814 16 күн бұрын
@@sam-xz5tc she live in my apartment she’s good hooyo respectful family
@safiaahmed3923
@safiaahmed3923 17 күн бұрын
Maamadan iyadaa (victim) ah ama dulmane Sorry Mama 😢
@Helenebakers
@Helenebakers 16 күн бұрын
Sax
@missjano8249
@missjano8249 15 күн бұрын
Walahi haa naagtan asma iyada caayeysa daadka wey heli waxay ka qabto abahed iyo xaaskisa
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 17 күн бұрын
Waa Hooyo fiican haday xuntahay may Soo dhofisen gurigedana may gayseen waa aayo fiican markan runta sheegno
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 17 күн бұрын
naag kasta iyadaa ninkeeda u talisa iyada waaba kasi xagjirtaa madama usan somali ahayn aad ayuu uga danbeeya iyada aya u talisa gabadhu hadeysan aayadeed la heshin aabehed lama heshiinaayo
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 14 күн бұрын
Daahir calasaw waa Legend
@user-ht9fo4vv7s
@user-ht9fo4vv7s 17 күн бұрын
Waa hooyo fiican
@fathiasaid2612
@fathiasaid2612 17 күн бұрын
Wlhi bilahi ayo ana so arkay illahay ha icadabo hadan been shegaya waba noca ayadu dulmanay sika dhigaysa mar walba aabaha bay kugu diraysa xumantadun bay radinaysa iyo in ad hosaysid Mar walba aabahana intu naag kle la jogo aabaha maha wlhi markn egay xaladan so maray oo bilahi anu islantan bn sharkaba ku timamaya illhay xaqa ha so saro
@AhamadHassan-h9y
@AhamadHassan-h9y 14 күн бұрын
Baltimore Maryland
@HousseinIdil
@HousseinIdil 17 күн бұрын
Habaar masser ayaa kaamuugda walahi 😢
@abdinur6152
@abdinur6152 17 күн бұрын
Somali meel kasta aragno waa isku wada qataaran yihin ee umadan maxaa ka wada qaldan
@nastedave9842
@nastedave9842 17 күн бұрын
Dabeecad iyo Dulqaad zero laga yahay 😅 laysmadhaamo
@AhamadHassan-h9y
@AhamadHassan-h9y 14 күн бұрын
Atlanta versus Tallahassee Florida
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 17 күн бұрын
Gabadh weyn oo waddan hormare joogta oo ciyalkii laga qaatey problem wa iyada abahaa wuu ku keeney is dabbar oo adigu wax tar
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 17 күн бұрын
Yaa is gaaray, ilmo Ugandhees, burundese, Ethiopian ahna way na sugayaan inaan u gar qaadno. Caqli xumada soomali hayso gadaal uma fakeraan. Intaan xassan tuug qancinayseen ayaa ku god gaalnimo oo laga soo baxeynin. Soomali way u dhammaatay waa ugaandha, Congolese, Ethiopian. Maxaad jareerta somalia joogto uga faaneysiin!!! Yaabka yaabkiisa
@nastedave9842
@nastedave9842 17 күн бұрын
Walee waa runtaa. Kii la afka ahaa ee la dhaqanka ahaa ee la diinta ahaa baa laleeyahay isma guursano gaalana waa laysu balaqay. Munaafaqnimo
@hawaqali-b1p
@hawaqali-b1p 17 күн бұрын
ilahyeba nadilayeh daa wawayen ban nahye duqdan waxn ka daremaya inaye ben shekeso hadal run ah majerto
@jamilanor653
@jamilanor653 17 күн бұрын
Sidee?!
@AyanmahamedbanadiciAyan
@AyanmahamedbanadiciAyan 16 күн бұрын
Haa wabena waxayi shegayiso
@missjano8249
@missjano8249 15 күн бұрын
Adi ma yar 😂na inti lo qabtey wali qabtey ha shaqaysato naagtan
@deeqahappy740
@deeqahappy740 17 күн бұрын
Kkkkk daahir calasow goormuu noqday. Psychologist 😂😂😂
@assadabdillahi1461
@assadabdillahi1461 17 күн бұрын
Weger aabaha oo siil kaa jeclaaday ileen looma taag helo habartas siilkeeda ayaa ka awood batay aabanimadi iyo xaquuqdi ay ku lahay inantisu iyadaabu ka hoos niiq niiq leeyahay meeshan cadaladi kama muuqate somaliyey gabadhan hala caawiyo 😢
@Umusamsam24
@Umusamsam24 17 күн бұрын
Siil ma aha hade gabar bari tahy abahed ma naci laheen iyada korba caasi ah
@nastedave9842
@nastedave9842 17 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Alloow Alle
@missjano8249
@missjano8249 15 күн бұрын
Sil ba ku waltey xaaskisa weyan lakine naagta asma waa lagac doon tiktok lagac ka doneysa
@farhiaabdi2505
@farhiaabdi2505 17 күн бұрын
Daaahiro heshiiisii waa gabar iyo hooyadeeed hoooyadeed iyo Abaaheed wax u dhaamo ma heleeyso
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 17 күн бұрын
Start the process of the court tomorrow kulaha 😂😂😂😂😂
@user-ic1uz5yv3u
@user-ic1uz5yv3u 17 күн бұрын
Kongalesku muxuu dumashiyashis. Wajiga utusi wayey
@FivePerson-mj8fw
@FivePerson-mj8fw 17 күн бұрын
Dahir musalsaladan miyana kaso qayb galeeyn Queen qawaan iyo queen canab ileen waa dad naf leh oo qisoyinkoda wax laga qoro rabe dad mic ma taqaniid miya
@zuhurali5477
@zuhurali5477 17 күн бұрын
A/c daahir walaal gabadhaas xaqadaad udhic aabaah naagu qabo kaa raacay naf malahan ta kale gabadhaas lafahada hooray gaadhay alle khaqaga ha ka soo nixiyo ilaa mamad dhamatay qalbiga ku gadhay wuu iga qarinayay ku ta alle miyaan gadho dhalin
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 17 күн бұрын
Ayo qayrmalaha Waa xaasidad
@anabali3897
@anabali3897 17 күн бұрын
Naagtan maser aya ka muqdo mida kle abahed aya kenay ma adika kentay hadase kenay ma ina gumesata u kentay uqubada gabartas ga gashay ilmahaka ha helee ani qurbo wan jogaa wax badana wan arkay dadka ilmaha yaryar inta kenan ku xad gudbo xolahodana ka qaada alx hadeba nika kaftontay
@missjano8249
@missjano8249 15 күн бұрын
Iyada keentey hadi ninka ay odhan lahed i fur wlahi ma keenen lakine iyada ka yeshay abalki wak abahed bay asma caayda maser maxaya ma l iska qaba
@missjano8249
@missjano8249 15 күн бұрын
Asma iyada heshay uqubada ay abahed iyo xaaskisa ka gashay
@unitedtube1595
@unitedtube1595 17 күн бұрын
This mother-in-law she’s not telling the truth you can’t tell her face and you can’t tell her action she’s not telling the truth
@nastedave9842
@nastedave9842 17 күн бұрын
This is her step mother, (married to Asma's father) NOT MOTHER IN-LAW
@AlihamedYacin-bo6sr
@AlihamedYacin-bo6sr 17 күн бұрын
daher waxaan ahay marqaati dhab ah oo og xaqiiqada gabadhan
@FatoumaMahamoud-b2z
@FatoumaMahamoud-b2z 17 күн бұрын
Mahe 😢
@AlihamedYacin-bo6sr
@AlihamedYacin-bo6sr 17 күн бұрын
@@FatoumaMahamoud-b2z wlhi bilahi hn WhatsAppkaka Iso sii taarikhda gabadhan aniga aya haya
@AlihamedYacin-bo6sr
@AlihamedYacin-bo6sr 17 күн бұрын
@@FatoumaMahamoud-b2z wlhi bilahi hn WhatsAppkaka Iso sii tarikhda gabadhan aniga yaa haya
@medsaad8980
@medsaad8980 14 күн бұрын
Is decia doa ifi kis kiye juci sinasih
@assadabdillahi1461
@assadabdillahi1461 17 күн бұрын
Duqdan hadayba meeg toosa qaadanayaa oo ay caytanaysa gabadhyaro ilmaheda leeg ayay la caytamaysa plz aynu uga hiilino dulmi ayay isugu raacen miskintas stress ku hayo ee ilmahedi laga qaatay😢
@hassannur8022
@hassannur8022 16 күн бұрын
Hostage ayay ku haysatay oo lacagtii caydha ayay ku qaadanaysay.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 17 күн бұрын
MAMMA GABADHA SIYA ILMAHEEDA
@missjano8249
@missjano8249 15 күн бұрын
Dawlada canada sisay dawlad ka qaadi karta
@moussasupa1521
@moussasupa1521 16 күн бұрын
Asma is from the street
@FivePerson-mj8fw
@FivePerson-mj8fw 17 күн бұрын
Qodobkan 49 kis walba muu xaliya nio horta waxas iyo waxas yuna ku qabaniin qadobka 49 kulaha
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 17 күн бұрын
FAMIL AYAAD TIHIIN HISHIYA
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 17 күн бұрын
Fufu faido maleh magaceyga ha ii dhikto ku yeh🙄🙄❌❌❌
@raaxoahmed2443
@raaxoahmed2443 17 күн бұрын
Sx wye ayagaa utagy 😂😂😂😅😅 si ey fuu Fuu uarkaan
@babelove6158
@babelove6158 16 күн бұрын
Ruuxan wa bila naxariis, way ku duul qadhabaneysa. Caydhda aya ku dulqadaysa. Way ka cabsinaysa, wa caadow xun ruuxan dumarka wa masibo
@iguehmuxubo1586
@iguehmuxubo1586 17 күн бұрын
Waa hooyo ficaan wlhi
@FaadumoIbrahim-wy3mw
@FaadumoIbrahim-wy3mw 17 күн бұрын
Islaanta khaaimad waaye gabadha way u xoog sheegatay odagaba ayada utalisa
@missjano8249
@missjano8249 15 күн бұрын
Ha u taliso dee sow ni kega maha xasidsanida adu
@MoustaphaDahaMohammed
@MoustaphaDahaMohammed 17 күн бұрын
Walhi wabenalay
@dhaymanfuad
@dhaymanfuad 17 күн бұрын
ayo waligeedba khyr maylahayn
@XuseenMuxumedOdowaa
@XuseenMuxumedOdowaa 17 күн бұрын
😂😂😂beentii adunka 😅😅😅😅😅malaa cusuriyadi 😅😅😅aduunka 😂😂😂 weeyan 😂😂😂ninkani 😂😂😂 waa😂 qodon 😂😂😂 mahartani 😅😅😅mala 😂😂😂 mey ku adkeynaysa 😂😂 hadi 😂😂 oo run jeego😂😂
@leilabahdon1260
@leilabahdon1260 17 күн бұрын
Donne ce fille alors
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 17 күн бұрын
Awr awr wado iyo nin naagi wado labaduba kaama leexdan duqa islaantaa hagaysa
@bluerain3282
@bluerain3282 16 күн бұрын
Subxanallah carurtii asma ayada hayso. Intaay gaalo kaqaadan lahayeen.
@anabali3897
@anabali3897 17 күн бұрын
Edo faido maleh ayada waye qofta gabarta xumeyay
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 17 күн бұрын
15 JIR WAA ILMO WALI UBAAHAN MAS ULIYAD IYO NAXARIIS WAALIDNIMO NAAGTAN GABADHA YAREY KA MASEYRTAY SUBXAANA LAAH CAQLIGA WAA U DHALSHO NAAG LA ILA QABAY O DHIHI JIRTAY INTAN KU GAADO AYAN NABAR KUGU DHUFANAYAA AYAUU ALE QADARAY GABAR AY DHASHAY O 13 JIR IN DHAQAN CELIN YURUB LOGA SO CELIYO ALE AYAAN KU DHAARTAYE IYADO LAYGA ILALAINAYO OLAGU DHAHAYO EEDADA HA UTAGIN HOYADA AYAA XUMEYSAYE AYEEY HABEN IYO MAALIN II IMAN JITAY KUWAYGA IYADAA IIGA CUSLAYD ANIGO ISLEH NABSIGI AYKA GASHAY ILMAHEDA KU KENAYE WANAAGI AYAA N DHAR USO GAD FARAANTI 3GARM USO GAD KOOL KOOLI ANIGO 2JERABA KA ORDAYA ILMAHGA NABSI HA UKAYDININ AYA LA CELIYAY IYADO FARAXSAN HADANA ILMAHAYGEY UGU JEC SHAHAY CAQLIGI WAA ALE KU SII MAXA ILMA YARO ILMAHAGA LA DHASHAY LO XUMEYAA 😢😢😢
@user-nl6ph6tv2w
@user-nl6ph6tv2w 17 күн бұрын
Naag ciilan oo masayrsan calaama kugu dhacday gabdhahaaga nafsi ha u dhigin
@Degaliah
@Degaliah 17 күн бұрын
Islaantani wa khaayimad walaga daremaya😡
@madeygaab8322
@madeygaab8322 17 күн бұрын
Sax
@AshraqatDaahir
@AshraqatDaahir 17 күн бұрын
Aamaan ha isiiso markay tiri ban islaantaan fahmay inay daalimad thy ay wax qarinayso waba lakala garbaxooyaa maxay thy Aamaan ka ay rabto in lasiiyo haday na wax isku ogeyn!!!
@missjano8249
@missjano8249 15 күн бұрын
Dee aman ha siso ha shaqaysato maxay raabta oo ay abahed iyo xaaskisa u caayi
@kiinadam6590
@kiinadam6590 17 күн бұрын
Hoyada maseer iyo xasidnimo baa kamuuqato
@oubahhussein6403
@oubahhussein6403 17 күн бұрын
habartan way maser santahay
@bluerain3282
@bluerain3282 17 күн бұрын
Maxay lamaseeri? Ninkeeda iyo carurteeda baa way haysata.
@missjano8249
@missjano8249 15 күн бұрын
Maser maxaya 😂ninkegi wey haysata iyo carurtedi
@habonabdirahman1523
@habonabdirahman1523 17 күн бұрын
Islantan hadalkeda been ba ka muqata
@user-mr5zc1jh7r
@user-mr5zc1jh7r 17 күн бұрын
Isaaqu shuuba kasta way waseen
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 17 күн бұрын
Idinka makhaaniid u badan afkaka ka jeedi isaaq cidkastoo somali oo jabuti degtaa city donana bay gursadaan Maxaa isaaq ku shabedeeyey
@N.A.M1234
@N.A.M1234 17 күн бұрын
Ceebay tacaal
@abdihayd3415
@abdihayd3415 17 күн бұрын
Tan far baa ku godan, aad uga fiirso qabxada😂
@missjano8249
@missjano8249 15 күн бұрын
Qiyamaha ayad ku cadeyn
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 17 күн бұрын
Hhhh somali drama lol
@safiaahmed3923
@safiaahmed3923 17 күн бұрын
Gabadha waa (daraanyo ) ama qalqaali
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 17 күн бұрын
Ilmuhu maleh qaladka waayo ilmaha qalad hadaa ku aragto laguma xanaaqo waala sasabaa waa waqti aaqiru saban ah sida muqata ninku muso Korean wana qalad inu ilmihisa xaaska ka qariyo teeda kale ilmaha qofka aanso Korean isma fahmaan naag fiican may helain gabadhan hadlaysa hinaase ayaa ka muuqda inanta yarna waxa layidhi waxba meyso baran waa dhib walhy alloow xafid intii dhiban dadka is dhalayna us fahansii aaamiiiin
@LovelyBakedCustard-nk5yn
@LovelyBakedCustard-nk5yn 17 күн бұрын
Dadka danbiga wada ayad ku Rirta adigu ama dhinaca islaata ayey tuunbo isku kiin jirta
@safiaahmed3923
@safiaahmed3923 17 күн бұрын
Maya aniga islaanta ma'aqaan laakiin iney dulmane tahay ayaan arkaa hadii caruurteedii loo badbaadiyey oo gacan gaalo laga badbaadiyey oo gurigii Aabeheed kunoolyihiin & maamadii soogelisey usoo dacwootey usoo dadaashey ileen hadii maamada Raali ka aheyn Aabeheed waxba umabqabteen Teeada kale Sawirka qaawan ma islaantaa qaawisey oo dharka ka siibtey
@safiaahmed3923
@safiaahmed3923 17 күн бұрын
Ilmaha Kuma jeedo ee gabadha caruurta dhashey ayaan ula jeedaa iyadaaba qalaaali ah oo gabadheeda Askarta ugu yeedhay maamada ma'aha
@AdenMuna-cp7ge
@AdenMuna-cp7ge 16 күн бұрын
Aayo miyaa uf somaliyeey gabadha yar hala garab istaago😢
@babelove6158
@babelove6158 16 күн бұрын
Aayo wa masibo wa dhilo, wa cadow waliba dhagax aya qaba
@oubahhussein6403
@oubahhussein6403 17 күн бұрын
ilahayow ayo
@AhlamMahad2009-ps4kl
@AhlamMahad2009-ps4kl 17 күн бұрын
Habartaan wa habar gangster
@Degaliah
@Degaliah 17 күн бұрын
Ha walahi eedo wax walba kafilo
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 17 күн бұрын
naya afkga aqlaaq uyeel
MAXKAMADA DAHIR ALASOW ASMA CONGO ABAHEED OO MAXARIMAY IYO AYADEED.
21:55
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 30 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 61 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 10 МЛН
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 88 М.
Deg deg Maxkamada daahir calasow iyo asmo o ah gawar haf and haf iyo edade
33:40
MAXKAMADA DAHIR ALASOW ASMA CONGO IYO AYADEED GARNAQSI.
21:14
Sagal media 24k
Рет қаралды 5 М.
ASMA EEDADEED  OO AFKA FURATAY ASMA WAA GABDHAYDII EE WAA LAYGU DIRAYAA#
28:52
MAXKAMADA DAAHIR CALASOW
Рет қаралды 10 М.
DG Subeer Oo Hada Siro Badan Banaanka Keenay ,
8:08
Hoyga Wararka
Рет қаралды 647
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 30 МЛН