Kiiskii Lawada Sugaayay ASMA SOMALI iyo EEDADEED iyo AABAHEED CONGILIISKA | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 134,250

Maxkamada Dahir Calasow

Maxkamada Dahir Calasow

Ай бұрын

Kiiskii Lawada Sugaayay ASMA SOMALI iyo EEDADEED iyo AABAHEED CONGILIISKA | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Пікірлер: 501
@abdiqaniahmad
@abdiqaniahmad 20 күн бұрын
MAASHA ALAAH, WAA FARXAD INEE HESHIIYEEN MAAMADA IYO GABADHA ❤❤❤❤👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Ай бұрын
The mum feels burnt out and doesn’t want anything to do with this girl. She should be glad that she took the responsibility of duty of care for the children
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Ай бұрын
Hadday hooyadeed Ayaan lahayd kama hadheen hadday xitaa qaldantay maaha inay la xintan to maaha
@Degaliah
@Degaliah Ай бұрын
Eedo walayaqaana arxan malee
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 Ай бұрын
Ilaahow kala qaboji
@missjano8249
@missjano8249 Ай бұрын
@@Degaliahedo edo ley naagtan iyado Canada la keeney bay caayda dadka
@shukrihassan14
@shukrihassan14 Ай бұрын
@@zayaamad3080Gabadhaan qof la Heysan karo ama la soo Cisman karo maahan. Marka maamada waa qof muxtarim ah ma rabto in ay mar dambe dhibooto
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 Ай бұрын
Mashalah Dahir Alasow Best Video ever Perfect 👍 ❤
@najma8198
@najma8198 Ай бұрын
Labadan qof daad ba isku diray waa daad is jecel daad ba ka dhaashaqiye allaow qalbiga burcada isku mari shidamo isku dirya asma somali waa bari wlhi qalbiga allaha u dajiyo gaal iyo islam aboo iyo hooyo allaha ka dhigo xanuunka waan ku la darimin
@AssiaDjibrilAli
@AssiaDjibrilAli Ай бұрын
Amiin wlhi 😢😢😢
@zahramahadalle5849
@zahramahadalle5849 Ай бұрын
Arrìnta caruurta ,Guriga aabbahaa wax dhaama ma leh. Ee u deyso ilaa ay gacantaada soo galayaan. Walaalahaa ayaa kuu haya.
@user-vl6qv9nt2c
@user-vl6qv9nt2c Ай бұрын
maamadaan aad ayi uqalbi ficantahy masha allh ilaahey dhib dambe maso cilsho sheydaanka allaha ka dhereyo
@safiaahmed3923
@safiaahmed3923 Ай бұрын
waa Run Haddii iyada Hooyadeed caydey mexey qof kale ku eedeysaa
@amineroyal7118
@amineroyal7118 Ай бұрын
Waa islaan fiican oo wayday abaalkii ay gashay mashallah Allaha isku asturo
@kadra825
@kadra825 Ай бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك يا رسول الله 💗💖❤️🤍💚❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
@user-fb9qn3sm7h
@user-fb9qn3sm7h Ай бұрын
Dahir calasow xumaantii hore aad samay say wanaagaa aad wado badi way maydhi, xumaan wanaag badan baa dhaqa oo laga daba geeyaa
@Degaliah
@Degaliah Ай бұрын
Habartaa faraa ku godan waleee 😮
@cabdiadow1508
@cabdiadow1508 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@missjano8249
@missjano8249 Ай бұрын
Ada habar ah
@CabdiCaraale-m1d
@CabdiCaraale-m1d 3 күн бұрын
DA​@@missjano8249
@CabdiCaraale-m1d
@CabdiCaraale-m1d 3 күн бұрын
😮😢😢😢😢
@djibouti8484-y8g
@djibouti8484-y8g Ай бұрын
Dahir alosow plz jabuti nogu imaw maxakmada Ayan kaga bahanahay ❤❤❤❤❤❤❤❤ gadhsiyaa dahir
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Jabuti hadu yimaado gabood baa loo diri kkkk
@djibouti8484-y8g
@djibouti8484-y8g Ай бұрын
@@ugaskawadanka2623 kkkkk Maya daadka gabood geyaa dadka ayu u mareyn lahaa
@user-rs7je6zr1f
@user-rs7je6zr1f Ай бұрын
@@ugaskawadanka2623waa maxay gabood
@razmi4568
@razmi4568 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@missjano8249
@missjano8249 Ай бұрын
😂😂😂😂 odeyga jail ba ugu yedhaysa
@safiaahmed3923
@safiaahmed3923 Ай бұрын
Maama Fayruus waa Dulmane waana qof Dahab ah kheyr ALAH siiyo
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e Ай бұрын
Wll naagtaan aniga aya yagana ee reerkan inay washo ayey rabta
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 Ай бұрын
Daahir Alasow shaqadii ugu ficneyd ad qabatey oo aan arko maasha Allah❤❤❤ sidan ku soco oo iska daa Qabiilka iyo isku dirkooda .
@yaasiinmaxamuud7394
@yaasiinmaxamuud7394 Ай бұрын
Sifiican ayaad u xalisay Boqor Daahirow. Mahadsanid
@habonabdirahman1523
@habonabdirahman1523 Ай бұрын
Wlhi islantu way ku jesjesaysa inanta 😢
@asmacabdulqaadir
@asmacabdulqaadir Ай бұрын
Wle been maad sheegin😢 illahy xaqa ha tuso
@amiramohamoud824
@amiramohamoud824 Ай бұрын
True Sidee u qosleeyso ka yabaye SubhanAllah. Wallhi Asma iney naag noqoto oo dhax da xirato waaye😢
@geedgalegeedgale6529
@geedgalegeedgale6529 Ай бұрын
Mamadan raligalintayda waxbaa kuduugan ayadaanah wado cadadiska iyo gumaysiga xitaa gabadha hooyadadayd maysan raligalin waxay ahayd inay dhahdo hooyadaa aan cayay karalinoqo
@nijaj9157
@nijaj9157 Ай бұрын
Daahir ma dareemin gabdha lama qancin
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e Ай бұрын
War nagtan mafayobo odaga ayey walaysa ee reerkan ayey walaysa
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e Ай бұрын
Aniga reer jabuuti oo yagana naagtan
@user-bl1ll4jr7x
@user-bl1ll4jr7x 25 күн бұрын
Maansha allah aamiin ilaahaw umada isu sakhir ❤
@KoureichaOsman
@KoureichaOsman Ай бұрын
Walahi bilahi waan ku duceyaya dahir se niyada xumantada unba la arka lakin wlahi khaik à aad samaynay siid lama arko abty kolna ader gabadh reer jabuti ya ayan ahay wlhi ilahay ba boqore boqorka mediyaha baad tahay bilaadnka abaal lagama hello abaal ilahay aya laga Helena misankaga xasanaadna alaha kugu daro insha alah ❤❤❤❤❤❤❤
@june6206
@june6206 Ай бұрын
Maxad ugu du ayaa akhas dad walan ma maxakabad ba meeshu 😂😂😂
@Degaliah
@Degaliah Ай бұрын
@@june6206ha adii makuwuu ciilaad tahay
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 Ай бұрын
@@june6206xaasid
@safiabdilahi
@safiabdilahi Ай бұрын
Mashaallah laba qof heshiisiya walhi aakhiro ALLAH ya abaal marinaya
@sahra4091
@sahra4091 Ай бұрын
Dahir Illahay hakubarakeyo.
@maashaaalaahtabaarakalaah2861
@maashaaalaahtabaarakalaah2861 24 күн бұрын
mahdsanid dahirow boqorcaadila iyaatahay
@Mariamdegan-mn1ts
@Mariamdegan-mn1ts Ай бұрын
Masha Allah tabarakalah waa hooyo fiican
@user-qp7fb2uc4i
@user-qp7fb2uc4i Ай бұрын
Walaahi waa hooyo fiican ee gabadhaan allaha soo hadeeyo xaqana allaha raaciyo
@mohameddoualeh4368
@mohameddoualeh4368 Ай бұрын
Félicitations Mash allah....pr la médiation voulut entre asma et ferouze..
@hodanm9799
@hodanm9799 Ай бұрын
Masha Allah wll dahir nin raged wlhi jazakallah khayr
@Mariamdegan-mn1ts
@Mariamdegan-mn1ts Ай бұрын
Jazakalah khair daahir
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 Ай бұрын
Mansha Allah waxa ficanbadsameyse ajir iyo xasanad Allah hakasiyo Amiin
@imaansh1590
@imaansh1590 Ай бұрын
JIDKA TOOSAAN Allaha nagu hanuuniyo
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Ай бұрын
Maxuu usameeyay malaha wuu caawiyay lakiin daahir mahan qof wanaag san
@user-mp5bi5nj7i
@user-mp5bi5nj7i Ай бұрын
​@fidno qabiil iyo gabar lacayo yakenay media on ka ahayn dahir ila herka manta marayan ficni kadheer kanuser-sb5ou5qk2q
@user-wt3ng2vq1h
@user-wt3ng2vq1h Ай бұрын
EenH NebnEEenneenneen 28:23 Ene 28:23 28:23 nen 28:223jnehe 28:23 ​@@user-mp5bi5nj7i
@imaansh1590
@imaansh1590 Ай бұрын
@@user-sb5ou5qk2q walalkeey caawimaad cidna ugama baahna asagaaba jooga kacbada ee waxuu arkay dad badan uu caawiyay
@imaansh1590
@imaansh1590 Ай бұрын
@@user-mp5bi5nj7i qofka waa danbaaba laaakin wanaagyada uu sameeyo waa inaan aragno xumaan bes aan la a rag
@mowlidcabdulahi3544
@mowlidcabdulahi3544 Ай бұрын
Daahirow dadnimo in somaliya aad ku nabadaysaa kaa muuqatee dib ha ugu laabanin wadadii xumayd ell
@user-gu1mi1pe2o
@user-gu1mi1pe2o Ай бұрын
Daahir caladow zxp daad iyo daad u mahadsantahay zxb horre u soco guulayso
@falhadhagi2991
@falhadhagi2991 Ай бұрын
Asma hadii Lawyer loo qabto Video ga waxan maqlayay mamada iyo saxiibted aa ka danbeyen mamada markay maqashay lawyer aa lagu qaban Video ga armay naxday wata diiday gabadha tiri waa ku iman live aan kugu rali gelin FAR WEYN AA KU GODAN MAMADA
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 Ай бұрын
Islaantaan uma bogin! Hooyada oo dhimatay in lgugu hor caayo, xanuunkay leeday qof soo maray uun baa dareemi kara. Ilmhaaga ka kaxayso. Aayo arxan ma leh.
@nijaj9157
@nijaj9157 Ай бұрын
Waliba Waa ee kala leexleextay in ee si fcn gabdha u raali galiso
@assadabdi7737
@assadabdi7737 11 күн бұрын
Masha alah walaala jabuuti siwac ayee isku dhageystan qofba maruu hadla waa inaan wax ka barana
@JamilaAhmed-cg1lw
@JamilaAhmed-cg1lw Ай бұрын
Walaahi wan lailmeeyay illahey ajir haka siiyo dahir 😭😭😭
@user-mh9ek9gv7l
@user-mh9ek9gv7l Ай бұрын
REER JABUUTI HADALKEEDA JECLIYAA MANSHA ALLAH
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Ай бұрын
Mamadan wax ba ku dugan si fcn umay rali glin gbdha 😢
@fadumo6292
@fadumo6292 Ай бұрын
Maashallah ilaahay ha idin cafiyo jamiican Aamiin good job Dahir calasow❤
@fadumo6292
@fadumo6292 Ай бұрын
😂😂😂😂😂 love hadalkaas intii aan ka maqli jiray maanta ugu fiican thy keep going Aan ku leeyahay.
@zahraosman599
@zahraosman599 Ай бұрын
Mashaallah Mr. Dahir ajar badan iyo qeeyr Allaha kugu badalo
@Caliya7
@Caliya7 Ай бұрын
Habartu maba dhaaran waataas shanteydii farood kulahaa subxaanallaah.
@AshraqatDaahir
@AshraqatDaahir Ай бұрын
Daahir ba wuu fahamsanyahay Lkn wuu is indha tirayaa wax uun heshiisii buu isleyhy Lkn habartu inay musiibo thy wuu arkaa
@Helenebakers
@Helenebakers Ай бұрын
Wey dharatey islatu ee ilahey ka yaba naktan asma ma gareneysan orada horta sobarta
@missjano8249
@missjano8249 Ай бұрын
Sowta dharatey beenta maxa ku fali
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
Habar walaan deeye sidaaye isku walaqayso ayoo balaayo kugu dhacdeey 😢😢😢
@AshaAhmed-ol3tq
@AshaAhmed-ol3tq Ай бұрын
Maasha Allah jazakalah khayr
@SiciidJawahir
@SiciidJawahir 4 күн бұрын
Mash Allah abowe qali
@HindaAbdi-cs5ep
@HindaAbdi-cs5ep Ай бұрын
Maasha allah wax fican badan sameysay kheyr badan ilahay haku siiyo inader. Asmana waxay tebeysa jacayl waalidnimo ilahay iyada iyo aabahed maslaxad ha dhex dhigo ❤ asma yar guuleyso habo❤.
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 Ай бұрын
Maxkamadii ugu fiicnayd maasha allah
@khadijaibrahim627
@khadijaibrahim627 Ай бұрын
She is smiling so much ,how can she even say are we married to same man says it all , I hate the way she is treating her and Asma has given up . Old lady faces tell it all that she won.
@ruqiyojacfar1244
@ruqiyojacfar1244 Ай бұрын
Masha allah asma qabi nadiif asma samir hooyo.mcn
@Shotthemoon
@Shotthemoon Ай бұрын
Gabadhan Waxay Doonysa Naxariista Abahed...Lakin Ayadeed & Caruurtedi Aya Ku Gudban....Hayska Ilwdo Oo Nolol Ha Dhisato .
@missjano8249
@missjano8249 Ай бұрын
Abahed maxay uga bahan tahay canada la keeney ha shaqaysato maxay dadka u caayi
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 Ай бұрын
Maansha Allah daahir calasow waan ku wataa❤❤❤
@maxmudjaaki2324
@maxmudjaaki2324 Ай бұрын
Daahirow danaha shacabka waa u tagan tahaye tan dowlada somalia maa sidan oo kale ugu shaqeysid
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 Ай бұрын
War xunow lagu waa rerkaan Allaah ha isku wanaajiyo xumaanta allaah haka saaro
@Fallandurduro82
@Fallandurduro82 Ай бұрын
Allow barakee maxkamada amin ❤
@RachidAbdi-rl1bl
@RachidAbdi-rl1bl Ай бұрын
Machallah
@kinmohamed5710
@kinmohamed5710 Ай бұрын
Daahir maxkamada huuno yaa License kaa dhigay,. Somali waalan miyaa. Laakiin waan ka helay xukunkaada
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 Ай бұрын
Daahir wallaahay waa boqor marka wanaaga ka shaqaynayo allaah ha dhawro
@MohamedMohamed-ny9rr
@MohamedMohamed-ny9rr Ай бұрын
Dahir calasow waan ka helay howsha aad umadda u hayso
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Ай бұрын
Maxkamidii way shaqeese wlhi 😂😂😂well done daahir 👏👏👏
@ArdoYussufBarre-qp4tp
@ArdoYussufBarre-qp4tp Ай бұрын
Masha allaah tabarakallaah wlhi wey iga ohiyeen allaha isucabiidiyo asma marwalbo hooyo o kale ka soo qaad❤❤❤❤
@sahra4091
@sahra4091 Ай бұрын
Well done judge Dahir Alasow.
@MohamedMohamed-ny9rr
@MohamedMohamed-ny9rr Ай бұрын
Salam alaikum garsore dahir alasow iyo xubnaha maxkamada iyo dhamman,dawadayasha qiimaha badan
@nastehaahmedosoble1931
@nastehaahmedosoble1931 Ай бұрын
Wcs
@AminaSalah-s2l
@AminaSalah-s2l 18 күн бұрын
Maansha Allah wax wanaagsan baad sameysay daahirow
@missjano8249
@missjano8249 Ай бұрын
Asma Canada lagu keeney orod shaqayso maxad mamada ku keentey Canada u caayi bila abaal aqas na shaqayso ada dadka caaya abaha ba caayda
@umuaisha694
@umuaisha694 Ай бұрын
Islaantan waye ka muuqate munfaqad
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 Ай бұрын
sha allaah daahir calasaw guul❤❤❤❤👍👍👍 geesi geesi geesi dhalay
@hooyohawa5571
@hooyohawa5571 Ай бұрын
Mashallah Allah haku barakeyo
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 Ай бұрын
I am crying Dahir good job
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 Ай бұрын
Mamadu dacad mahan madmadow baa ku jira hadalkeda tan kale gabadha hooyaded sifiican umaysan rali galin
@user-gg2kx7zh4r
@user-gg2kx7zh4r Ай бұрын
Gabar qalbi wanaagsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@aminamaxamud415
@aminamaxamud415 Ай бұрын
Islaantan daahirow gawska ka qoslaysaa daacad maahan.❤
@habibaabdulla7569
@habibaabdulla7569 Ай бұрын
Daahiroow ogow Canada ilmaha lacag baa lagu qaataa eedada yeey kuu hoos galinee
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 Ай бұрын
Lacagtu. ilmaha leh iyaga lagu koriyaa, iyagaa leh meeshay ku noolyihiiin bay lacagtuna tagtaa
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Ilmaha intii gaalo loo dhiibi lahaa waxaa loo qaatay guriga aabaheed lacagtana qofkii haya ayuun baa xaq u leh
@juweriyaelm2012
@juweriyaelm2012 Ай бұрын
​@@dhulkaygahooyo3023inti lodhibilaha dad aan lamidab ahayn ilmahasina somalinimadisi ba bi,ilaha waxa wacan in awoogi hayo ilmaha intay isbedelayso iyada o ilmaheeda lagu so warejinlaha
@missjano8249
@missjano8249 Ай бұрын
Bisinka waxa kaga bahaya ka badan 13 jir lagac badan maha😂
@user-lf4yd5sd1l
@user-lf4yd5sd1l Ай бұрын
Maaamadu xitaaa Mey dhaaaran😊
@AshraqatDaahir
@AshraqatDaahir Ай бұрын
Maxayba u dhaaran inay been sheegi doontay ogthye
@yaasiinmaxamuud7394
@yaasiinmaxamuud7394 Ай бұрын
Asc Boqor Daahir calasow . Waan ku salaamay adiga iyo teamkaagaba waxaan leeyahay maxkamadaan quruxda badan hajirto hajoogto hawaarto. Mahadsanidiin
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 Ай бұрын
Islaantaan ma dhaaran, waana af miishaar
@amxaar
@amxaar Ай бұрын
Ani. Ma aaminin islaantaan. Waa two face. Waxaa xaqiiq ah inay. Ciishey. Gabadhan
@user-vl6qv9nt2c
@user-vl6qv9nt2c Ай бұрын
sideey uciishay africa inta kaso waday kanada kentay
@abouomar2929
@abouomar2929 Ай бұрын
Dahir cabdule calasaw waankugu hambalyeeynayaa hawshan cusub ee aad bilawda
@Myemy09
@Myemy09 Ай бұрын
This court became real court in our community 😂
@ArafoAidid
@ArafoAidid Ай бұрын
Waa ruun hooyada ixtiram walashey
@user-xe2tb1bq5g
@user-xe2tb1bq5g Ай бұрын
Masha Allah ilahayeh haku xafido dahir calasow
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Ай бұрын
Naagtan waa manaxdo ku farxsan tahay dhibaatadeeda inanteey eedada u tahay ilaahow tanoo kale ha na soo galin
@Helenebakers
@Helenebakers Ай бұрын
Dhibatada ad sheygeso iyada aya isku keysatey ee wax hubso
@amineroyal7118
@amineroyal7118 Ай бұрын
Brents jooji
@sadiyohassan3733
@sadiyohassan3733 Ай бұрын
Sax calmadaa aniga xitaa kama helin. Isku mid maaha. Waa waalid iyo wiil. Gabada u sax bro daahir
@AbdirahmanAbdillah
@AbdirahmanAbdillah Ай бұрын
Macha Allah 😅
@nasserabdi2630
@nasserabdi2630 Ай бұрын
Shaydaanku Nabi Adam caruurtiisii buu isku diree ma familigan buu u daayahaa iska heshiiya oo shadaadiinta isku kiin diraya iska ilaaliya oo qabiilada isku diraya Sheikhs Issaq, Issa iyo Samaroon meel beey ku wada aasan yihiin ❤
@missjano8249
@missjano8249 Ай бұрын
Gabadhan issaq maha waa congo iyada umada caayeysa walahi tiktok so dawo qabilada isku dirta
@sofiaomar3202
@sofiaomar3202 Ай бұрын
adna masha Allah aqli badan ❤
@likerdebeti3613
@likerdebeti3613 Ай бұрын
First comment
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 Ай бұрын
Mama Fayruus waa gabadh qalbi fiican gabadha Walid caasiga ah ayay keenty Asxaan ha galin shar kuma yimado inaad Afrika ku biishan ayay ahayd Naag lagula qabad Moda mar danbe buuqeda ka dherow Illahay aman haka siyo
@Degaliah
@Degaliah Ай бұрын
Eedo wa shaydaanad waxbaa ha faanin
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Ай бұрын
Hadda meeshey ku maxkamdeyneyso sow iyadu ma keenin​@@Degaliah
@juweriaismail4065
@juweriaismail4065 23 күн бұрын
Waa gabadh wanaagsan asmina abaalkii loo galay umay gudin
@edbankhalif587
@edbankhalif587 Ай бұрын
Waa gabar yar o fiican o wariid u baahan❤
@YacinRabileh
@YacinRabileh Ай бұрын
Masha Allah maxkamada Dahir Alisow
@UgbaadIbraahim-jo8lq
@UgbaadIbraahim-jo8lq Ай бұрын
mansha AllAAH waa farxad sidaa ku wada wanagas
@habonabdirahman1523
@habonabdirahman1523 Ай бұрын
Islantu ma qalbi fiicna asmay iska jir
@missjano8249
@missjano8249 Ай бұрын
Mamadu cid uma bahna ee Asma ha shaqaysato maxay dadka u caayeysa ada habar ah mamada aman si
@YacinAhmed-hi4ez
@YacinAhmed-hi4ez Ай бұрын
❤❤❤❤❤ machalla coussin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaryamaNoor-xd7tc
@MaryamaNoor-xd7tc Ай бұрын
Waa.xasid habarta😢
@daimanlul4480
@daimanlul4480 Ай бұрын
Amina..ya..Rabi
@Caliya7
@Caliya7 Ай бұрын
Habartaan uma bogin kibir iyo islaweyni ayaa kamuqata Allaah ayaa naga og.
@muhiyadinyassinisse4871
@muhiyadinyassinisse4871 Ай бұрын
Dahir maxkamadu malin dhaw wey walanaysaaaaa drkta maxkamada samaysoo 😂😂😂
@Hooyo309
@Hooyo309 Ай бұрын
islaanta lug baa u laaban? waayo iyadu iney balan qaado ineysan mardanbe is bedeleyn ma rabto laakiin gabadhu yeyesan is bedelin bey ku cel celineysey: sidaas darteen ineysan daacad ahayn baa muuqatay. iyadu iney balanqaadka iyo dhaar isku darto bey ahayd hadey nabadu daacad ka tahay iyadan ay dadka hortiisa ku weydiisato. iney balan qaad iyo dhaar isku darto deedna ay banaanka kala maraan.
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 Ай бұрын
isku si baan wax u fahanay eedadu weli ma qanacsana
@AshraqatDaahir
@AshraqatDaahir Ай бұрын
Xitaa islaanta kowdii magaca illahey Kuma dhaaran Hbn hore na in amaan lasiiyo ayay codsanaysay caawana wan aragnaa musiibo heshada!!!
@Amalnuurabdullahi
@Amalnuurabdullahi Ай бұрын
Masha Allaah Aqilka somaaliya oo dhan baa tahay guuleyso dahir Alasow
@user-bj4qo4yh8c
@user-bj4qo4yh8c Ай бұрын
Masha Allah guuul Isha alle 🇸🇴✌️💞
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 Ай бұрын
Maansha allah guul iyo gobanimo
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
DEG DEG:DAAWO GARAAD JAMAC ISMACIL OO HADA SHEEGAY BEESHA ISAAQ INAY
10:33
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН