Waa idinka sidi caruurta u dhaqmaayo aaah aaah aaah xeetahay dad waa weyn aya tihiin hablo aya nila joogo adna xita weey xishotay nagabadal waxaas ey tiri marka hablaha halaga xishoodo xishodki meey caruur yer yer aya idin dawado zaki nacas caadi aya noqotay e chalenge kale la imow 😷😷😷😜😜😜
@faafinta71759 ай бұрын
Mia khalifa carurteyda badan kood ayada Ayaan ku tabayaaa
@hodhan_9 ай бұрын
Zaki walaloow Billah caleyk. Waxyabaha qaar madadaalo ama kaftan magalan. Ittaqillah. Alle kabaq oo ogsonow in Alle kusuali doono wax walbo oo bulshada usoo bandhigto. Mida kale akhlaqda tagerayashadi oo kamid yihiin caruur iyo dhalinyaro kafakar oo hausobandhigin wax akhlaqdoda ama imankooda si xun usameyn karo. PLEASE! Alle dartii mar walbana xasuusnow inaa dhiman dontid Allah hor istaagi doontid. Illahey dhalinyarada iyo caruurta somaliyeed iyo musliminta hanootoosiyo