PRANK CUMEER KU SAMEEYE LACAGTEY KAA RABAAA TUUG YAHOW

  Рет қаралды 223,177

KOKO BULLE

KOKO BULLE

8 ай бұрын

Пікірлер: 468
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 ай бұрын
Koko waad kabaxsatay 😂❤Asad hagio prank ku soo sameey inta igu Racsan like iska Saara ❤👍
@user-hs8ns1uu3g
@user-hs8ns1uu3g 8 ай бұрын
❤❤❤
@AliAxmed-qg8pc
@AliAxmed-qg8pc 8 ай бұрын
Asad ka daaya parnk asad masa meeyo
@Supr93
@Supr93 4 ай бұрын
that to get the best at me right every bit my eye my eye is going every time and it
@hamsedaud_25
@hamsedaud_25 8 ай бұрын
Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️
@Riyaana34
@Riyaana34 8 ай бұрын
Ceydaa maskiin ah mxaa loo dhahaa cumeer ka maskiin san wllhi lacagtayda qaado kulahaa lkn koko nimaan aarsan uurka hooyadii buu lujiraa😂😂😂 ceyda prank moogu soo sameee plz
@sagaladaan6643
@sagaladaan6643 8 ай бұрын
😅😅😅
@muhubourur4608
@muhubourur4608 8 ай бұрын
Maragteee
@NNnnn751
@NNnnn751 8 ай бұрын
Zaki Somali Waa Qof fiican wan isku dardarayna ayuu yiri😂 cumayr wa miskin kadaa pranks 😂
@suhaybabdimatan2037
@suhaybabdimatan2037 8 ай бұрын
Ha cumayr wa miskiin
@Rayaan277
@Rayaan277 8 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤❤❤
@Ghoctor.
@Ghoctor. 8 ай бұрын
Scw was ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xalimomacalin2228
@xalimomacalin2228 8 ай бұрын
Scw
@kowsarsiyat1890
@kowsarsiyat1890 8 ай бұрын
Scw
@caishahaji8839
@caishahaji8839 5 ай бұрын
Scw❤❤❤
@maysunmuqtar2180
@maysunmuqtar2180 Ай бұрын
@@Ghoctor.❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂 7:48
@mkhtrcali4386
@mkhtrcali4386 8 ай бұрын
HADAAD QOF MUSLIIMA TAHAY MA DHAFAYSIID SALIGA NABI MAXAMMED ( SCW )🖤🌍🙏
@xalimomacalin2228
@xalimomacalin2228 8 ай бұрын
Scw
@caishahaji8839
@caishahaji8839 5 ай бұрын
Scw❤❤❤
@Channel.ports6
@Channel.ports6 Ай бұрын
Scw scw
@ibrahimahmed3701
@ibrahimahmed3701 8 ай бұрын
Next prank Ceyda wali kumad sameen waad kameresaneysa ❤😂❤
@MaryamoCabdi-tm5bq
@MaryamoCabdi-tm5bq 8 ай бұрын
Firi yaah ceyda ina laDhiibo majeceli ka leexo marak❤
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 8 ай бұрын
Cunugas maalmhn isqaad qaad bilaabay 😂 lab labaha
@hayat-q8y
@hayat-q8y 8 ай бұрын
​@@kiyoka_blceyda waa wiil dagan oo maskiina even hadu is qaado qado xita wey u gaartey😂maxa ka badali karta
@CraxmaanAadan-qv9ih
@CraxmaanAadan-qv9ih 8 ай бұрын
Waxba😂
@MaryamoCabdi-tm5bq
@MaryamoCabdi-tm5bq 8 ай бұрын
@@kiyoka_bl adi.ceyda sifcn oma daqanid omaleya kaz.kahadal malahan wa wiil.wngsn wa wiil.ixtrambadan wa wiil.duulqad badan horo soco.ceyda sobaro kidib cay Dhaqan xuma waxan🤫🤫😏😏
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 8 ай бұрын
Cumaarko😂❤ Waa laga naxsaday 😭☝️ lkn respect full wye big faaaaan
@japriilmohamed2373
@japriilmohamed2373 8 ай бұрын
Kooko ceyda PRANK kusoo samey inta iga racsan like saar
@Somali122
@Somali122 8 ай бұрын
Koko quruxey qosol kaaga ayaa lacag ah 😂😊😮
@MunoDaahir-go3sy
@MunoDaahir-go3sy 8 ай бұрын
Kusaliya rasuulkena scw❤❤❤❤❤🎉
@user-bj6gt3rv9d
@user-bj6gt3rv9d 8 ай бұрын
Cumeer miskiin weeye😂 Bug fun 😂😂
@buubeilyaas
@buubeilyaas 8 ай бұрын
nabiga ku saliya scw
@sahalyare663
@sahalyare663 8 ай бұрын
Scw❤
@samsamabdi2040
@samsamabdi2040 5 ай бұрын
Scw
@caishahaji8839
@caishahaji8839 5 ай бұрын
Scw❤❤❤
@saraakeyf
@saraakeyf 8 ай бұрын
Cumeer boqor wayay wallhi m,a su udhahy 9ka boqol maku sobixina big fan is not easy👑🥰
@Amin_Ahmed_Cabdi2024
@Amin_Ahmed_Cabdi2024 8 ай бұрын
Ceyda prank ku soo samee please ❤😂😂
@FarhiomohamedHarun
@FarhiomohamedHarun 8 ай бұрын
Wlhi cumar wa maskin 😢😢 wa kuso dhamstira kulaha 😢
@KhadarXariir-rh9nh
@KhadarXariir-rh9nh 8 ай бұрын
Saki soomali big legend 🙌🏾 😂
@user-ww9qi4zk4j
@user-ww9qi4zk4j 5 ай бұрын
😂😅
@ApdallaApdallaAhmat
@ApdallaApdallaAhmat 8 ай бұрын
Cumeer tan caawa waa ku dhacday wllhi 😂😂
@NacimaSiyad-ot5oc
@NacimaSiyad-ot5oc 8 ай бұрын
Prank markan arkay zoo cararay😂😂😂
@taqwocumar4375
@taqwocumar4375 8 ай бұрын
Aniya mise adi 😂
@claahizhire1168
@claahizhire1168 8 ай бұрын
Maxa ku soo cararty oo kaa soo horeeya
@NacimaSiyad-ot5oc
@NacimaSiyad-ot5oc 8 ай бұрын
@@claahizhire1168 shaqan shaqadaada ahayn waa lagu kufaa izdaji yarizow 😏😒
@claahizhire1168
@claahizhire1168 8 ай бұрын
Quruxy wax fiican haduu ahaan lahaa macquul
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 8 ай бұрын
Waxaad doonto Noosoo Duubaysaan Bal waxan maan aamina😂
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 ай бұрын
Team 27 ASAD xaajio Hada thy like iku qabo❤ inta aan waligood USA tagin ismujiya ismujiya❤ Zaki somali and koko prank ku soo sameeya Asad ❤ zaki somali legend Queen koko
@HamzeAbdirizaq
@HamzeAbdirizaq 8 ай бұрын
Kusalli Nabiga scw
@Safo________7
@Safo________7 8 ай бұрын
Plz ceyda neh prank Ku so sameee walpo qiro kurid😂 plz koko
@cabdinaasirxuseen6620
@cabdinaasirxuseen6620 8 ай бұрын
You are the queen of prank kowthar ❤❤
@maandeeq2121
@maandeeq2121 8 ай бұрын
Ceyda prank kusoo samey pls ķoko
@Abdihakimzagba
@Abdihakimzagba 8 ай бұрын
Dadkaaan caqligay la yihiiin 😂🤣 wlhie way isla fahansan yihin deeh 😂😂 bahasha codka eega bluugaydaroosah qofkana wuu dremayyaaaa in wx laga duboyoh tan xigta way qoslaysa camerdana way iska qarinaysah 😢😅😅😅😅
@cazmiabdiosman4159
@cazmiabdiosman4159 8 ай бұрын
Wakugu raac sanahay😅
@user-rm6uq9td3u
@user-rm6uq9td3u 7 ай бұрын
Haa wllhi wax ay isla ogyihiin waye
@user-ir9nx3nn4q
@user-ir9nx3nn4q 8 ай бұрын
Koko maskinka wallhi indhaha ilin ikala imaday saugashayle cumer sooro 😢❤lkn ceyda kusosabey balis 😊
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 8 ай бұрын
Ax sorry cumeerko wllhi maskin wye adi wajigan malihido kulaha😂
@BalqisaSaed
@BalqisaSaed 8 ай бұрын
Cumeer maskiin waaye walaahi❤😢
@user-wi4wn9ky6q
@user-wi4wn9ky6q 8 ай бұрын
Fariinta mar hore kuso qoray lkn qadka iga xumaa ❤😭
@Muna_qaali
@Muna_qaali 8 ай бұрын
Amiira asad iyo cayda prank kusoo wada samee koko plz plz abayo😢😢vedioka daacad mowduubtaan camal qofkii xanaqa ayaan arkaynaa😂😂❤❤
@Mohamudmoh123
@Mohamudmoh123 8 ай бұрын
Ceyda prank ku so sameey 🙏🙏🙏🙏
@sucdimusse
@sucdimusse 8 ай бұрын
Koko ceyda prank kusoosameeey😢plzzz
@queenofquens8930
@queenofquens8930 8 ай бұрын
Ceydaa ku dhiman😅😅😅
@anwarqurux-ie8mf
@anwarqurux-ie8mf 8 ай бұрын
Koko cumeeer waa inaa raali gelin u samaysaa oo i phone 15 pro max uu iibisaa wax kale kuma qanceeno😢
@SaidItalia-bi3lv
@SaidItalia-bi3lv 8 ай бұрын
Keep going talented queen 👑
@jowharcalixuseen2571
@jowharcalixuseen2571 8 ай бұрын
Ciyow soo dey video ga koko waaku wataayee ❤❤❤
@maajiddhunkaal6273
@maajiddhunkaal6273 8 ай бұрын
Koko Shaxdibaad Fahantay 😂😂 Prank la Isla ogyhy ayaad No samaysay
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 8 ай бұрын
😂😂 mic caadiya loogu jeeda lkn Waa ku qaadanena
@abdiqaadir7729
@abdiqaadir7729 8 ай бұрын
​@@kiyoka_bl𝗆𝖺𝗌𝗁𝖾𝗀𝖾 𝗆𝗋𝗄𝖺😂😂😂😭
@maajiddhunkaal6273
@maajiddhunkaal6273 8 ай бұрын
@@kiyoka_bl Hhh Videow Hore Comment Ka bixiyey Reply Ii so gashay Kugu arkay 😅Waan La Yaabay
@mxmdbdl
@mxmdbdl 8 ай бұрын
6:39 microphone light-kiis la arkaa 😂❤
@user-ok5tn7hd9b
@user-ok5tn7hd9b 8 ай бұрын
Cumeer wa maskiin😢❤ Asad ku samee😂 Wxas kamu qoreene
@RUDWAANHERO
@RUDWAANHERO 8 ай бұрын
Qofki koobad ee maqaaxidaada soo booqda taagero lanbar one kuu ah from hargaysa 🎉
@user-rh3hb6cd5m
@user-rh3hb6cd5m 8 ай бұрын
prankigu ha iidambeeye camerada ma arkaayo miyaa😂😂😂😂
@Esra364
@Esra364 8 ай бұрын
Mya darbiga uu ku dhumanoya😊
@user-rh3hb6cd5m
@user-rh3hb6cd5m 8 ай бұрын
hadaan ka yeelo been cad brankiyada
@hawaadan1360
@hawaadan1360 8 ай бұрын
wow aarso mcaneyy❤
@macalinmaxamed-ro8nw
@macalinmaxamed-ro8nw 7 ай бұрын
cumerko maskiin waye iska dhaf koko❤
@user-pn7ig5lp1x
@user-pn7ig5lp1x 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ i love you kawsar maxmud bulle dacad ku jecelahay zxp
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 8 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢
@abdiqanisiyaadcaliabdiqa-mm6ek
@abdiqanisiyaadcaliabdiqa-mm6ek 8 ай бұрын
sᴄᴡ
@dayaxaduula
@dayaxaduula 8 ай бұрын
Scw scw scw
@dayaxaduula
@dayaxaduula 8 ай бұрын
Wax ma ku waydiin karaa quruxeey
@NajaxMohamedYuusuf
@NajaxMohamedYuusuf 8 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam
@ZamzamAbdi-kn7jm
@ZamzamAbdi-kn7jm 8 ай бұрын
❤❤❤
@romal_kinda2023
@romal_kinda2023 8 ай бұрын
Soo yara dhawaw quruxey waban kaa qaadanay inay prank tahee lkn sidee ayuu ku arki wayay makarafoonka iftiimaya 😂😂
@adiwahapmouze4793
@adiwahapmouze4793 8 ай бұрын
Sambac video call maha auodio wayeh😂
@amalmohamoud1518
@amalmohamoud1518 8 ай бұрын
Prank iyado eh xita waka xumade in cumeer sas lo galo 😢
@safiaibaar5110
@safiaibaar5110 8 ай бұрын
Ceyda ku soo samey next 😂tankale cumeer saan dhan muu maskiin u yhy
@doorodooro6893
@doorodooro6893 8 ай бұрын
Koko cumeer wllh zaaid ayuu kuu xishmeeyaaa cumeer legend😊😊
@zakariyemohamed1070
@zakariyemohamed1070 8 ай бұрын
Cumeer miskiin weye ka dhac😂
@ReemaReema788
@ReemaReema788 8 ай бұрын
Fiiri cumeer raali galin usamee ❤❤❤❤❤❤wankusugooyaa ani❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
Waa nin yaroo aad u dulqaad badan Msha Allah
@user-he3bs6kv1o
@user-he3bs6kv1o 8 ай бұрын
We can't wait prank of ceyda
@xaawoluul265
@xaawoluul265 8 ай бұрын
Plz ceyda kusoo samey walibo meel uu kaa shakiyeen ku balami 😂😂😂
@user-mi6fe4ve4t
@user-mi6fe4ve4t 8 ай бұрын
kooko waaku jeclahay abaayo 🥰
@sahalyare663
@sahalyare663 8 ай бұрын
Haa pro😅
@user-yg5sj4bb7h
@user-yg5sj4bb7h 8 ай бұрын
Anaa uhoreeya maanta koko malin kasata waan kuu sooqoraa waxaan rabaa inaa i cawiso tagerahaagan ahaye pleas
@user-mb6wd7yf3o
@user-mb6wd7yf3o 8 ай бұрын
Next ceyda the Queen koko
@mohamednunowhud405
@mohamednunowhud405 8 ай бұрын
Kooko the one on only Lagemad waankuwataaa sister asad prank kusameee sister
@raziyahmohamed4530
@raziyahmohamed4530 8 ай бұрын
What a prank 🎉🎉😂😂😂❤❤
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 8 ай бұрын
Zaki legend waye wlhi
@XamdaDeeq-yt7ms
@XamdaDeeq-yt7ms 8 ай бұрын
Ala cumeer wlhi waa mizkiin lkn kooko kasoo aarso nin aan aarsan uurka hoyadii kuma jira waxaan kaa rabaa kooko oohinteeda
@ShayCade11
@ShayCade11 8 ай бұрын
Wadnaha ayaa xanuunay ❤
@KING-HASSAN-OFFICIAL
@KING-HASSAN-OFFICIAL 8 ай бұрын
Cumeer respect ayuu kuu hayaa ee haku sameyn mar kale
@debruyneibrox63
@debruyneibrox63 8 ай бұрын
Jileen wyy 😂😂 prank kulaha 😂
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz 8 ай бұрын
😂😂 Camerada horta lagala istaag yan yahay ma arkaayo miyaa cumeyr wllhi yaab waaye
@CimaadCimapositive
@CimaadCimapositive 8 ай бұрын
Smile button ❤
@nasraMahamet12
@nasraMahamet12 8 ай бұрын
Ax cumeer maskiin waaye😢 wlhi wBa ka naxay
@ihzaanapdikani772
@ihzaanapdikani772 8 ай бұрын
Koko se caml 😂 mic 🎤 wabaa muqdayeee
@naciimmaxamed963
@naciimmaxamed963 8 ай бұрын
Koko Malmahan Dhar Cuzub Bay Beerka Naga Garacoysaa Dharkii Cayda miyaaa😂😮😮😮😂😂😂
@MomtasOmar
@MomtasOmar 8 ай бұрын
😅😅😅😅😅 haade ma ila aragty
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 8 ай бұрын
Thank you ❤️ abayo
@user-fy3rt1mv5s
@user-fy3rt1mv5s 8 ай бұрын
Walaahi qaadka baxsaday Asad xaaji brank kusoosameey biliis
@user-fx8qi6ip5b
@user-fx8qi6ip5b 8 ай бұрын
Aniyaa uhoreeyo 😢 like 👍
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 8 ай бұрын
Kokowey asad prank kuso samey abyo anyway keep going
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 8 ай бұрын
Cumeyr koko bulle and zaki somali three legends
@naimarashid4960
@naimarashid4960 8 ай бұрын
Wow koko next asaad hajio
@sahrishsahrish
@sahrishsahrish 8 ай бұрын
Koko waan ku salamay
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 8 ай бұрын
Zaki wayabanyhy inte iskasoo raacnay kulahaa koko waka arsaday cumeer tii lcgta usoo xaday ee iqari 😢😢😢😢😢😢
@bouchraosmaan6150
@bouchraosmaan6150 8 ай бұрын
Cumeer wllhi waa gob😮❤
@khadracali334
@khadracali334 8 ай бұрын
Cumeer miskiin waaye koko dhibka ka dhaaf😂
@ZakiIsxaaq-kh9om
@ZakiIsxaaq-kh9om 8 ай бұрын
Ceyda plz prank kusamey
@sumayo324
@sumayo324 8 ай бұрын
Cumeerkoo miskiin waaye😂
@Aamina970
@Aamina970 8 ай бұрын
Prank ha ii danbeeye nalka microphone ka ma arkaayo miyaad naga dhaadhicinaysaaa😂
@LuqmaanFaarax-jt8mf
@LuqmaanFaarax-jt8mf 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂💔
@Sheekha.Idiris11
@Sheekha.Idiris11 8 ай бұрын
الله آكبر سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب اليه الله الرحمن
@user-tt7td9rx4w
@user-tt7td9rx4w 8 ай бұрын
Qalbi Fcn waye cumeer iyo zaki walhi 😢
@JaamacIbraahin-eu8gm
@JaamacIbraahin-eu8gm 8 ай бұрын
ceydana ku soo samee koko 😂
@SuhuurSh.muxumed-mz3qo
@SuhuurSh.muxumed-mz3qo 8 ай бұрын
Plse koko Ana fikrdaa kulaso wadagaynee ceyda kusoo xiji keep going sister
@user-po4fc1id3m
@user-po4fc1id3m 8 ай бұрын
Coming soon🎉 400k❤
@user-zi9xy5tu1q
@user-zi9xy5tu1q 8 ай бұрын
Cumerko❤ big fun wlhay❤ love u wlo
@abdifitahguray-oq3wh
@abdifitahguray-oq3wh 8 ай бұрын
😂😂😂best prank cumeer waa kugu dhacday iska qaado xanaaqa jooji lacag ayan so xaday koko meel iigu qari marka laheyd ma ilowday pranki xanaaq malaha👌cumer jaanis kale Koko horey u soco 😂😂😂😂😂
@user-lg4gi9ny5d
@user-lg4gi9ny5d 8 ай бұрын
Cumeer maskiin waye walhi😢😢😢
@mohamedabukarhusein3631
@mohamedabukarhusein3631 8 ай бұрын
Koko halagaarsiiyo bishoon dhamaan 400k
@user-yj8vn3dk3x
@user-yj8vn3dk3x 8 ай бұрын
All cumera wallhi caloosha😢 ii huriye 😢koko bulle ❤❤❤
@ShaymaQurux
@ShaymaQurux 8 ай бұрын
Cumeer miskiin waaye wllhi daacadsanaa 🥺💔
@BraveNVRS
@BraveNVRS 8 ай бұрын
Amaa isla ogeedeen hee maxaa yeelay mic ga nalkiisa waa la arki karaa😂😂😂
@AbdiBashiir-tg8ie
@AbdiBashiir-tg8ie 8 ай бұрын
Maskiin wye Cumeer colosha i hurtay wllhi
@aliabdi9285
@aliabdi9285 8 ай бұрын
Anaaba naxayba cumeer waa fariid wllhi
@ismahaaan8945
@ismahaaan8945 8 ай бұрын
Waaad isla ogtihiiin telefonka afka laguhayp wayna qososhay 😂😂
@farduuscabdiraxman726
@farduuscabdiraxman726 8 ай бұрын
Kooko cayda park ku soo samee pls
@canabciraad569
@canabciraad569 8 ай бұрын
Next ceyda😂
PRANK AAN ASXAABTA KU SAMEEYE MAXAA NAKALA QABSADE HHHHHH
16:17
KOKO BULLE
Рет қаралды 127 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
PRANK|| KING CEYDA AAN U TASHANE SIDAAN NAGAMUU FILEYNIN SI XUN U GALNE..?
8:16
YAA AAMINAA GAME GOD QAYAANO HA QODIN
16:26
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 435 М.
PRANK // KOKO SOCIAL MEDIA KUGUMA ARKI KARO..😳😳???
12:10
Cimraan Channel
Рет қаралды 224 М.
PRANK SUNDUS AYAANLE AN UU SHEG… JACEEL😳🤯 MAA FILAANEN
15:22
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН