No video

HOTEL JINI AY DEGANYAHIIN AYAA AADNAY SAMIA JINI JIITAY NAXTIN

  Рет қаралды 1,789,965

KOKO BULLE

KOKO BULLE

2 ай бұрын

Пікірлер: 5 700
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 2 ай бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad ☝️ ❤❤❤
@Caskcadde47
@Caskcadde47 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@subeergeedi2794
@subeergeedi2794 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@mohaaxmed5289
@mohaaxmed5289 2 ай бұрын
ingilesh ma nagu fanee❤😂😂
@user-xk7vs2gz9u
@user-xk7vs2gz9u 2 ай бұрын
Waaniiraac
@yemengaal6145
@yemengaal6145 2 ай бұрын
Keep going 😀😀😀😀💪😀💪
@ajwaabdulqaadirajwa1648
@ajwaabdulqaadirajwa1648 2 ай бұрын
Inta samiya ka naxday sorrry samiya😢😢
@kawsarali3739
@kawsarali3739 2 ай бұрын
😭😭😭😭waikan naxdin
@CabdiwaliMaxamad-fu6vg
@CabdiwaliMaxamad-fu6vg 2 ай бұрын
Sorry 😮😮
@Hipo-zt6yl
@Hipo-zt6yl 2 ай бұрын
Wllhi saan unaxaYy🥹😭
@deeqomaxamedcali5834
@deeqomaxamedcali5834 2 ай бұрын
Aory
@user-gp3vk1lb2d
@user-gp3vk1lb2d 2 ай бұрын
Wlhi wan oyay😢
@Sharma_cade
@Sharma_cade 2 ай бұрын
ilaa Gormee ka cararee saliga Nabi muxamned ﷺ❤❤❤
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 2 ай бұрын
scw scw scw ❤❤❤❤
@user-cb1yh1cq9n
@user-cb1yh1cq9n 2 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
@SihaamcabdulahiAhmed
@SihaamcabdulahiAhmed 2 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw
@RaxmoXasan-xr7gc
@RaxmoXasan-xr7gc 2 ай бұрын
Scw
@user-nm1hf9wy4e
@user-nm1hf9wy4e 2 ай бұрын
swcscwscw
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 2 ай бұрын
Noloshada Ku Raxeyso Salaadana ilaali like Heyga ilowin 😂❤
@hudarashid3508
@hudarashid3508 2 ай бұрын
Dne❤❤❤❤n
@NuurXuseen-or1rq
@NuurXuseen-or1rq 2 ай бұрын
Koko wn kujeclahay wlo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdislamukun
@cabdislamukun 2 ай бұрын
Oknolosheeda
@ShukrixuseenMuuse
@ShukrixuseenMuuse Ай бұрын
Kusali nebi muxamed scw❤❤❤❤
@FaadumoMaxamuud-np4pp
@FaadumoMaxamuud-np4pp 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤​@@hudarashid3508
@Hogaamiye_kibir_lama_tuse
@Hogaamiye_kibir_lama_tuse 2 ай бұрын
Video gii abid ugu xiisaha bdna uguna ficna hadaad sooduubteen walahi 😂❤ kusalli xabiibkeyna maxamed صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤😊😊
@cashoshabel-5254
@cashoshabel-5254 2 ай бұрын
Alla aniga 5jeer baan ku ceshaday haben io malinba 😅😅😅
@habibonoor8730
@habibonoor8730 2 ай бұрын
Scw
@saciidcali6824
@saciidcali6824 2 ай бұрын
@calimaxamedxuseen7782
@calimaxamedxuseen7782 2 ай бұрын
marka kow lee cabsaday marka kale caadi ayuuu ila noqday😂😂
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 2 ай бұрын
scw scw scw ❤❤❤❤❤
@MamaKhadro-cm5kp
@MamaKhadro-cm5kp 2 ай бұрын
Ilaahay haduu kuu dhamaystiray 6daada 6xood alx dheh like❤
@saciidcali6824
@saciidcali6824 2 ай бұрын
@UbaxCabdiqadir-dm6be
@UbaxCabdiqadir-dm6be 2 ай бұрын
الحمد لله ❤
@user-ge8un1xj9f
@user-ge8un1xj9f 2 ай бұрын
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 2 ай бұрын
Alhamdullilah ❤❤❤❤❤
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 2 ай бұрын
Alx
@amiiraaxlaam9032
@amiiraaxlaam9032 2 ай бұрын
Inta isagoo 1 million daawatay arkay 😂❤ like dhac dhac
@lovemomy1665
@lovemomy1665 Ай бұрын
1.3m
@abdiheis3739
@abdiheis3739 Ай бұрын
Ani 😂😂❤❤❤
@user-fe5hv2oy3b
@user-fe5hv2oy3b Ай бұрын
Anaa😂😂😂​@@abdiheis3739
@user-oh8dr5nz6d
@user-oh8dr5nz6d 9 күн бұрын
1.6m😂
@ShaadiyaMohameth
@ShaadiyaMohameth 2 ай бұрын
inta jecel nabigeena muxamed scw ❤scw❤
@BaraajiiXilwa
@BaraajiiXilwa Ай бұрын
💔💔😩😩😮😮😮👀👀👀
@feysalyuusuf9914
@feysalyuusuf9914 2 ай бұрын
Inta jecel nabigeena Muhammad scw ❤like 👍 saar🎉❤
@Afnan_S88
@Afnan_S88 2 ай бұрын
Scw scw scw scw❤
@user-vn7cf5xy5o
@user-vn7cf5xy5o 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@user-kv7hf4uj3u
@user-kv7hf4uj3u 2 ай бұрын
Waraa samiso cabsi cadi idardey wlhi😱😱😱🤧
@umumahda3563
@umumahda3563 2 ай бұрын
Sallalaahu calayhi wasalam allhu akper
@CumarTimajilis-hc3fh
@CumarTimajilis-hc3fh 2 ай бұрын
Scw scw ❤❤
@ifrahabdillahi4575
@ifrahabdillahi4575 2 ай бұрын
Samiyo hadi lawayin Allha xamdulilaah gabadha quraan saar😭😭😭😭😭
@cashoshabel-5254
@cashoshabel-5254 2 ай бұрын
Intina dhan halmar quran is wada sara wlhi sadaqaa nigu wajibe
@Dhiirinaftada
@Dhiirinaftada 2 ай бұрын
Samiya jin ayaa jidhkeeda ku jira waa sababta ay u arkayso jinanka wlhi
@amiitappe1239
@amiitappe1239 2 ай бұрын
​@@Dhiirinaftada Exactly
@YusufMaxamed-gp9tv
@YusufMaxamed-gp9tv 2 ай бұрын
Balyo Ben bdn
@user-hn1yo9lk9r
@user-hn1yo9lk9r 2 ай бұрын
Subxanallah maxa jiro wlhi samiya Jin jitey markan Maqley wan iskunaxay Lakin shaley le bo Tik tok kadawanaye Hotellkan wlhi wan Cabsadey 😂😂😢😢
@NaciimKhadar
@NaciimKhadar 2 ай бұрын
Mar walba koko uunbaa score jabin karta teamkaan dhowr bilood half million , 5days 1m views she is the best always koko🔛🔝
@naciimmaxamed963
@naciimmaxamed963 2 ай бұрын
Ma ila Aragtayyy 😂😂
@zhaahFilms0565
@zhaahFilms0565 2 ай бұрын
1M 5 days marobaysan || oo aan hees ahayn waxaas camal yaa sameen karo team kooko🎉🎉
@sacdiyosacdiyosuleiman8395
@sacdiyosacdiyosuleiman8395 2 ай бұрын
Inta jecel nabigeena muhammad scw scw ❤❤like 👍
@Amula-wo8ge
@Amula-wo8ge 2 ай бұрын
Scw❤❤❤
@LisaNabila-zz8wk
@LisaNabila-zz8wk 2 ай бұрын
@@Amula-wo8ge saya
@IsmahanJabrilOdawa
@IsmahanJabrilOdawa 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@user-hw8fd8ue2c
@user-hw8fd8ue2c 2 ай бұрын
❤❤❤😊
@user-hw8fd8ue2c
@user-hw8fd8ue2c 2 ай бұрын
Saw❤❤❤❤
@aishaamukhtaarahmed9852
@aishaamukhtaarahmed9852 2 ай бұрын
Alla amiirooy qalbi wanaagsanidaa ilaahay haku daayo saa saamiya usoo qabatay😢
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 2 ай бұрын
❤❤❤
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 2 ай бұрын
mocalimoo baa lasoo qabtay lkiin
@user-kq6fg5or4f
@user-kq6fg5or4f 2 ай бұрын
team koko pleas like the person in the world kusalim nabiga mohamed (SCW) 😢❤🕋🕌😊
@user-kq6fg5or4f
@user-kq6fg5or4f 2 ай бұрын
17:50 ❤
@ReysoLiban
@ReysoLiban Ай бұрын
Scw scw scw scw
@XamdaAbdilahi-v1e
@XamdaAbdilahi-v1e 28 күн бұрын
Scw scw❤
@AmranIbrahim-iz9cu
@AmranIbrahim-iz9cu 27 күн бұрын
😰😨😢😥♥️♥️😭
@AbassFaisal
@AbassFaisal 21 күн бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all creeted prophet mahamed
@AbassFaisal
@AbassFaisal 21 күн бұрын
❤❤❤❤
@IfrahAbdi-lf8zp
@IfrahAbdi-lf8zp 2 ай бұрын
Ala amiiroy wanaagsanida o qalbi ficnida 😭❤️❤️bal fiiri saamiyo sidey usoqabatay amiiro amiiro amiiro abayo illahay wax xun kuma tuso walahi qof naxaris badan batahay 😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@BintuMahad
@BintuMahad 2 ай бұрын
Xtaa amiiro iydoo samia haysa bay sundus ka fakiraysay oy lahayd sundus soo qabta amiira wlhi way wanagsanthh 😢
@AbdikhaalaqEgal
@AbdikhaalaqEgal 2 ай бұрын
❤❤❤😢😢
@IfrahAbdi-lf8zp
@IfrahAbdi-lf8zp 2 ай бұрын
@@BintuMahad Haa waan arkay iyada iskama fikireyso asxaabteda kafikiri 😭❤️❤️
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 2 ай бұрын
❤❤❤
@ENGFarhiya
@ENGFarhiya 2 ай бұрын
Xata banaanka aan kaga tagno marku dhahy waxy dhahday army socotaa
@ilhaanabdullah5047
@ilhaanabdullah5047 2 ай бұрын
Samiya Quraan hala saaroh 😭💔wllhi ilinta wa ceshan waaye Macalimow oo so xasuustay io amiiro oo ku dhagtay ee samiyo ku badbaday alx🤲❤️
@nastehohussein3122
@nastehohussein3122 2 ай бұрын
Waa rumeysatay miyaaa😅😅
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 2 ай бұрын
Waxs fataabaqla ladhaha adi mafahmi kartin waa iska qiireysantahay😂😂😂😂
@bureqamaxamed8003
@bureqamaxamed8003 2 ай бұрын
Ya ku yidhi wa run😂😂😂
@user-ir2yt2oj4z
@user-ir2yt2oj4z 2 ай бұрын
Xanaana lo,da miyaa
@C.raxmaanmaxamednuur
@C.raxmaanmaxamednuur 2 ай бұрын
Aa ku salino xabikena Muhammad (scw)❤
@user-cb1yh1cq9n
@user-cb1yh1cq9n 2 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiQaharGoldBeat
@AbdiQaharGoldBeat Ай бұрын
Scw scw scw
@user-nc1vb9eb4h
@user-nc1vb9eb4h Ай бұрын
Gabadha waxa lagu jiitay waa taraaxada cadaanta meel mugdi wax cad saa ide ugu muuqaayaan😢mardanbo sheey cad meelahas cml Haku aadina koko😢
@farhiyokeyre1297
@farhiyokeyre1297 2 ай бұрын
Cabsi cabsi naftiina ilaaliya naftina wax ka muhiimsan malahan mida kle amiira iyo macalimo waa kuwa samiya hore ka qabtey masha alah
@user-qt5lb5wl4w
@user-qt5lb5wl4w 2 ай бұрын
Alla Amira iyo macalimo sidee Samia ugu naxayaaan araaag😢
@SahraHirsi-rc7pl
@SahraHirsi-rc7pl Ай бұрын
Team koko one like ❤❤❤
@ifrahhussein1204
@ifrahhussein1204 2 ай бұрын
Maasha Allah amiira wa qof naxariis badan ilahay ha xafido
@KINGFAIZUL01
@KINGFAIZUL01 2 ай бұрын
Samiya Quran sara bari inshaalah😮
@user-mw4of2he6b
@user-mw4of2he6b 2 ай бұрын
😢😢insha allaah❤❤
@AyuubMahad-vu1bt
@AyuubMahad-vu1bt 2 ай бұрын
Allah hana gaarsiiyo
@user-ok7cd2vq7u
@user-ok7cd2vq7u 2 ай бұрын
ilaahy maskaxda ha udajio 😢😢
@RaaliyoRaaliyoabdullahi
@RaaliyoRaaliyoabdullahi 2 ай бұрын
Geesi😅
@RaaliyoRaaliyoabdullahi
@RaaliyoRaaliyoabdullahi 2 ай бұрын
12:44
@user-ug2xc6xo5p
@user-ug2xc6xo5p 2 ай бұрын
Kusalasi nabigeena muhamet scw 😢❤
@user-ug2xc6xo5p
@user-ug2xc6xo5p 2 ай бұрын
Scw❤
@TaliyeDiini
@TaliyeDiini 2 ай бұрын
Scw scw scw
@Sowda7661
@Sowda7661 2 ай бұрын
Scw
@user-rg4jl7pd5v
@user-rg4jl7pd5v 2 ай бұрын
Scw scw scw scw ♥️ ❤️
@meaktooni
@meaktooni 2 ай бұрын
Salahu calyhi waselam
@user-bg2or3vr3i
@user-bg2or3vr3i 2 ай бұрын
Waa cabsi cabsi allah aya badbaadiyay saamiy alx❤
@user-zj8hx1qv4s
@user-zj8hx1qv4s 23 күн бұрын
Dhalashadeyda waye lkn like maheysto😢😢😢
@Zak-k1w
@Zak-k1w 23 күн бұрын
Happy birthday 🎉❤❤
@asmanoura9089
@asmanoura9089 2 ай бұрын
Waaa KZfaqr diii somali ugu horeyaya ee naftoda ku galiyay halis iygo oog waliba inay halis tahy 😢😢😢
@abdicaziz99
@abdicaziz99 2 ай бұрын
Waxba kamajiran
@ZakariaM.Tahlil
@ZakariaM.Tahlil 2 ай бұрын
@@abdicaziz99same isku fikrad nahay wallhi been waye waxan
@Aarka_boyy
@Aarka_boyy 2 ай бұрын
​@@ZakariaM.Tahlilhotelka magacisa KZfaq ku qor adaa wax arkaahe
@Queenasha429
@Queenasha429 2 ай бұрын
Iyado maalin caddey tahay baa cabsadey oo lugaha ka dhididey subxaanallaah War dhamaantina quraan arista siiba saamiya😢
@hibocuthman6093
@hibocuthman6093 2 ай бұрын
Hayey dhincada firi😂😂😂
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 2 ай бұрын
Alla ani xitaa wlhi😂
@NajuuPpe-xe2cd
@NajuuPpe-xe2cd 2 ай бұрын
​@@hibocuthman6093hibaada aqaany amaa thy abaa😂😂😂
@waxgarad6646
@waxgarad6646 2 ай бұрын
​@@Sacdiya-s7qjin iyo rooxaan iyo waxyalaha kama cabsado ilehy amarkii mar inaan arkaan jeclahayba😅
@carab527
@carab527 2 ай бұрын
Fuley 😂
@UmMiiraa
@UmMiiraa 2 ай бұрын
CONGRATULATIONS KOKOOO 5days 1 MILLION MASHA ALLAH 💕❤️
@amiiraxamuudi4593
@amiiraxamuudi4593 2 ай бұрын
5 days and 1M runtii is not easy❤🎉
@user-ho8pi8mn1w
@user-ho8pi8mn1w 2 ай бұрын
Amiira waa masuul hooyonimaka muuqata siday u care garaynayso gabdhaha walalaheeda ah ManshaAllah cayda sdokle waa geesi how he care them ha ordinina dhabdhaha yan laga ordin dhahay❤
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 2 ай бұрын
Haaa ma sha Allah iyo koko bo kuligod wa dad qalbiga ka wada jiro allah samiyo quran saar u bahan tahy maskinta ayada cadi u jiten subxanallah
@dahirnuur9667
@dahirnuur9667 2 ай бұрын
Gabadha quraan saara hadii kale jiniga wax udhimaayo😢
@3.cee3
@3.cee3 2 ай бұрын
Hahaha waa daalan thy jini wax la dhaho ma jiri😂😂
@BeutyNaima
@BeutyNaima 2 ай бұрын
Adiga mala mislim matihid jinku wa wax jira jin iyo insi o inaga ah mad waliga quran dhigan​@@3.cee3
@naciimmaxamed963
@naciimmaxamed963 2 ай бұрын
Ayyy Finally 1M 😮😮😮
@xabiibamacalimxuseen7037
@xabiibamacalimxuseen7037 2 ай бұрын
Finally 1M in 5days Family of score team Koko 🥰🥰
@suadmohamed2664
@suadmohamed2664 2 ай бұрын
Amiira sida ay samia uga fakareyso mashallh ❤❤
@hamdaladan
@hamdaladan 2 ай бұрын
Macalimow Mahadsanid adigalee xasuustay aboowe 😢😢 Amira naxariis waaye wlhi halmar kama fuqin saamia 😢😢😢
@MaxamedLiyoo
@MaxamedLiyoo 2 ай бұрын
Kusali nabigena maxamed scw
@RoodaHuseen
@RoodaHuseen 5 күн бұрын
I'm from somali ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@FardowsAbdilahi
@FardowsAbdilahi 2 ай бұрын
Macalimu iyo amiiro waa naxariistii oo dad ah ❤😢
@rahmoros488
@rahmoros488 2 ай бұрын
Walalyal qur.an isara😢 siba samiyo io sundus😢 suratu yasin io fatahada 7 jer io albaqra halasaro😢
@user-dp5ze2hs2e
@user-dp5ze2hs2e 2 ай бұрын
Hambalyo koko 1m veiws within 5days isn’t easy and 100k likes 3k bis kadhimn🎉❤
@user-kg9ei7fi1d
@user-kg9ei7fi1d 2 ай бұрын
Macalimoow hadoosan Ahan leheen samiyo weey dhimanleheed macalimow waa wiil wanagsan 😢😭🙏
@Ramlamohammedramla4
@Ramlamohammedramla4 2 ай бұрын
Haduu San ilahay ahaan laheen dheh wllo WAAYO ILAHAY UNBAA WAX DILA WAXNA NOOLEEYA
@yaasminqaasim9373
@yaasminqaasim9373 2 ай бұрын
Sundus iyo saamiya caadi ma.ahan xaladooda wallaahi quraan saara😢😢😢😢😢
@zahraahmed1172
@zahraahmed1172 2 ай бұрын
Sundus maba cabsan wii naxday lee markii maqashay wixii dhahday samiyo
@Zanii72
@Zanii72 2 ай бұрын
macalimo waa nin raged wallhi wu kadaba booday inta aragtay😢😢😢
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 2 ай бұрын
Haa wuu soo qabty
@MaxfuudmustafeCige
@MaxfuudmustafeCige 2 ай бұрын
Haa lkN. Amiiro kacanta hyzey😮
@nimcodeeq7679
@nimcodeeq7679 2 ай бұрын
Macalimu inay samia maqanthy ayuu tabay amiirona marky luuqa siigalaysay ayay sooqabatay sidaan unaxaysikimadaa😭😭😭
@user-gn9kz8wi9k
@user-gn9kz8wi9k 2 ай бұрын
Amiiro hadayna maanta gacanta LaHaye maanta saamiyo lama arkeen wllh
@CawoJama-px3zl
@CawoJama-px3zl 2 ай бұрын
Haa wuuso qabtay markay amiira soo qabatay macalimowuuso qabtay😢
@Amraneeyy
@Amraneeyy 2 ай бұрын
Ala huugayey iyagu waaba firiido anigu markan arko kabaha ayaan hore ka cararilaahaaba 😢😢😢
@CeydiidXaaji
@CeydiidXaaji 2 ай бұрын
Koko geesiwaye walahi cimamad Ayaan ku Tuuray❤
@ArabSugule
@ArabSugule 2 ай бұрын
inta jecel nabiga iyo ilahay❤❤
@user-wk8qo9jd8i
@user-wk8qo9jd8i 2 ай бұрын
Scw
@user-wk8qo9jd8i
@user-wk8qo9jd8i 2 ай бұрын
Scw
@user-wk8qo9jd8i
@user-wk8qo9jd8i 2 ай бұрын
Scw
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 2 ай бұрын
scw scw scw ❤❤❤❤❤
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 2 ай бұрын
deeqow waa strong quraanku afka kuhayaa quran aqrista 😢jin iyo balaayo ma arkaysaan
@Hadiyadaalle
@Hadiyadaalle 2 ай бұрын
1m markuu garay yaa dawanoyo like saar 😂
@CfataaxFitii-gh4fw
@CfataaxFitii-gh4fw 2 ай бұрын
Aniga
@abdalabashiradam5538
@abdalabashiradam5538 2 ай бұрын
4 days 1million views One day 100k❤
@LuulBarrow
@LuulBarrow 2 ай бұрын
Koko plz adinka dhan Quran Isa saara cawada saa ucaɓsadey waligey Uma cabsan maseexan salaad subax aa wax yar ka dhiman😭😭😭koko plz naftina ka taxadara wax yaabahan qaar dambo ha isku sameynin plz allaha hanii dhowro dhamaantina🤲🫂🥺
@Taliso3344
@Taliso3344 2 ай бұрын
Qiirajaban hysa dadkan kumabayaqanine wxay calacalkan
@LuulBarrow
@LuulBarrow 2 ай бұрын
@@Taliso3344 adiga miyaan kula Hadley waa la qabsi jaceshahy 🖕
@Osoble_69
@Osoble_69 2 ай бұрын
war suura badinaadaa wlh wa iga qoslisay😂😂
@nasteho_Beauty
@nasteho_Beauty 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@nazmaahmed8938
@nazmaahmed8938 2 ай бұрын
Adoo kale somalida malaga helaa 😂
@IqraSalebaan-ds1vb
@IqraSalebaan-ds1vb 2 ай бұрын
Samiya Quran hala saaro 😭🥺 Macalimow oo xasustey iyo amira oo ku dhagtey ayey ku bad baadey alxam dulilah🥺🥺
@user-bz4cn8ib9u
@user-bz4cn8ib9u 2 ай бұрын
😂😂😂 hyeey
@FaaizaCabdicasiis
@FaaizaCabdicasiis 2 ай бұрын
Ma aragtey horta i ney macalimow qoorta ku qabtey wuu so jidey amirana gacanta ku qabatey alxm hdii ay badbadey
@faatimaabbasmahdi6595
@faatimaabbasmahdi6595 2 ай бұрын
Mala jidan rabey mxaa😢
@safwaannuur5783
@safwaannuur5783 2 ай бұрын
Soobaxaa
@SumayomaxamedCabdi-qu3qm
@SumayomaxamedCabdi-qu3qm 2 ай бұрын
Haa walhi😢
@QueenHayat88
@QueenHayat88 2 ай бұрын
Oh my days😍5days 1M views congratulations our Queen Koko horey usoco🎉🥰❤️
@user-yx5ud6yp3s
@user-yx5ud6yp3s 2 ай бұрын
Anaa kuwaso
@naciimmaxamed963
@naciimmaxamed963 2 ай бұрын
@@user-yx5ud6yp3sAkhlaaq Xumaaa 😂😂😂
@hamzamohamed228
@hamzamohamed228 2 ай бұрын
Samiyo rer Somaliland weyi shaydanku wuu kabaqa lkin bila wayso aheedn😢😊
@MohamedIbrahim-ce2ox
@MohamedIbrahim-ce2ox 2 ай бұрын
Bal waxad noola imaaneyso eeg rer somaliland meyeynan bani adam ahyn 😅
@CabdiHooyo-du5vy
@CabdiHooyo-du5vy 2 ай бұрын
Team macalimo like isara 😂😂
@hayathassan2818
@hayathassan2818 2 ай бұрын
Hadawan marka arky bo like sary beri subax allah nagarsiyo kaligy ahy madawanyi 😂🏃‍♀️
@sucdysheikh198
@sucdysheikh198 2 ай бұрын
Iskadaawo noh abayo caathi wayee😂😂
@hayathassan2818
@hayathassan2818 2 ай бұрын
@@sucdysheikh198 xaasid inaa sexan kari wayo ma rabta 😭😂
@NajaxAbdi-qi8fg
@NajaxAbdi-qi8fg 2 ай бұрын
Ani xiraa lkin dawana😂😂
@user-gh7uq3ml7g
@user-gh7uq3ml7g 2 ай бұрын
😅😂😂😂kkkk​@@sucdysheikh198
@Safiyoabukar90
@Safiyoabukar90 2 ай бұрын
Fuley😂
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Ай бұрын
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
@charmakehousseinrobleh5949
@charmakehousseinrobleh5949 2 ай бұрын
1 million views wow masha allah ❤
@najimamohamed9095
@najimamohamed9095 2 ай бұрын
Amiiro fariid weeye say habalaha u uruursanayso
@user-bi9br5me6c
@user-bi9br5me6c 2 ай бұрын
Amiira iyo macalimow wlhi labadaasiba waaa geesiyaal saamiyo illhy hasokow iyaga badbaadiay😢😢😢
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 2 ай бұрын
❤❤❤
@luuldheyman1958
@luuldheyman1958 2 ай бұрын
Wallahi aada ubaqay ani hurdada xitaa way iga qalqashey😢blz quran is Saraa gas sadaqadan baxsada illaahy ayaa India xifdiyey Oomahad dhan iskaleh❤🤲🥺
@walidabdi16
@walidabdi16 2 ай бұрын
Omg 😳 1M view in less than a week 😮😮 keep flying 🪽 Koko Bulle 💪🏼💪🏼
@user-xz1od5vw7e
@user-xz1od5vw7e 2 ай бұрын
Team Teamkaan gabdhaha marka laga hadlo Amiiro io koko amiiro ayaa ugu fiican ❤❤❤❤
@caashomaxamed7043
@caashomaxamed7043 2 ай бұрын
Alla amiiro iyo macalimow eesan qaban laheen samiyo wala jiidan lahaa😢😢
@FatimaFilzan
@FatimaFilzan 2 ай бұрын
𝐬𝐚𝐱 𝐰𝐚𝐥𝐡𝐢😭😭😭
@ishwaaqaxmed7609
@ishwaaqaxmed7609 2 ай бұрын
gabdhu way dhacsantey yacni jini armey hore ulhadeyd ku kala ceen 😢
@fatimasalaxsalax7343
@fatimasalaxsalax7343 2 ай бұрын
Haa wlh 😭 Wala qadani lahaaa ilhoow😭
@Hothan_Abdullahi
@Hothan_Abdullahi 2 ай бұрын
Maba arkoyi be idinka seku aragtan😭​@@fatimasalaxsalax7343
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 2 ай бұрын
Samia iyo sundus indho lasoo raacay u eegyihiin is quraan saara 😢
@truelife6820
@truelife6820 8 күн бұрын
Waba lasoracy samiyo ayan dawaday xlay markasey dhahaday vediogas ila hda wan xanunsanahay maba ogen sasban usoradiyay gbdha lkn wxweynbaa kaqldan qof muim ah oo marku baqo aan xt halmar illhy xuseynin waa halis
@dytffttg6491
@dytffttg6491 2 ай бұрын
Video ugu viewska bdna 5days 1m wow
@yusufahmed365
@yusufahmed365 2 ай бұрын
Somaliland ❤
@Najax-abuukar
@Najax-abuukar 2 ай бұрын
Walahi Amiira waa cad nool wax la raaco ayee istaahishaa Masha Allah
@zesi23
@zesi23 2 ай бұрын
Cabsi cabsi wlhi ilin iga timi naxdin darteed samiya waa iga oohisay like ina meesha joogo😢😢😭
@mizkihabdirizak6289
@mizkihabdirizak6289 2 ай бұрын
Ammarnazhan kaso dawo paranormal ku qor teamkas duur adayan maleysian wye 😂
@amalmohamet7673
@amalmohamet7673 2 ай бұрын
😢 ha wlhi
@Aishaa56678
@Aishaa56678 2 ай бұрын
Koko wa bila masuliyad samiya iyo sundus inay isha kuhayso ahayd oo iska horeysiso siiba samiya madamay iyadu fikrada lahyd
@user-zf2vq7dc6f
@user-zf2vq7dc6f 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@zesi23
@zesi23 2 ай бұрын
​@@mizkihabdirizak6289 apyo horta hotelka magaciisa ii sheeg google gelinaya😢
@ssmunna3140
@ssmunna3140 2 ай бұрын
10:08 birta firiyaa nagta taagan😭hadana wey kabexee marki toshka laguifiyo
@muusejameyka4305
@muusejameyka4305 Ай бұрын
Samia wlh jiliinkeeda waa the best inaba caadi maha Sundus ayaa kusoo xigta
@abdiaziizabdullahi2460
@abdiaziizabdullahi2460 2 ай бұрын
Inta dawatay ayagoo baqayaaan like it dhac kusii😂
@user-vg3tc5bq2b
@user-vg3tc5bq2b 2 ай бұрын
Wan oyrabaa cabsilee😭😭😭
@AmranAbdullahi-yg5ww
@AmranAbdullahi-yg5ww 2 ай бұрын
11:55 alaa amiraaa naxaris gacanta ka hesaaa samiyaa😢🙏
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 2 ай бұрын
haa mocalimoo baa lasoo qabtay
@c.casiissalaad8065
@c.casiissalaad8065 2 ай бұрын
Waaw macquul waye si ay dadnadan oo dunida u dawadaan cinwanka ingilish iyo somali ka dhiga wa fikradeeda
@user-mw7qy9rl6h
@user-mw7qy9rl6h 2 ай бұрын
Alla samiyo qur an hala saro wlhi bilahi talahi wala jiitey an arkey😢😢😢😢😢😢
@bintidisam986
@bintidisam986 2 ай бұрын
Alla rabiyow quraan isa saara qaasatan samiya quraan hala saaro mar walbna adkarta yaan la ilaabin insha allh🥺🥺🥺
@abdallaalimohamed7048
@abdallaalimohamed7048 2 ай бұрын
Amiiro wlhi walal nimada iyo sxpnimadee wax kataqanaa samiya inee ladhimato ee go.ansate
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 2 ай бұрын
❤❤❤😭😭
@MaxfuudmustafeCige
@MaxfuudmustafeCige 2 ай бұрын
Been maad sheeegin❤ wlhii
@Wariyerayaan882
@Wariyerayaan882 2 ай бұрын
Waxas ma aamine dabaal 😂
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 2 ай бұрын
Kaligeed Ma aheen ayaga Dhana garab kooda ahaa Dadka Ha isku soo jeedin
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r 2 ай бұрын
​@@Wariyerayaan882😂😂mel lgu cabsado laogyahy qof aadayo malahn
@mulkimedia7428
@mulkimedia7428 9 күн бұрын
lakin waa been walal ilahay unoqda❤❤❤😊
@FatimaYar-sh3pf
@FatimaYar-sh3pf 2 ай бұрын
Congratulations 1m views❤
@rahma11115
@rahma11115 2 ай бұрын
Amiiro m a wax wngsn sameesay😢walakala naxaris badanyhy wlh 😢ceyda io amiira saamiya weka naxayan waliba amiira kaliged mesha ma oga tageno edhahday🥹❤️ is jeclaada is weheshada iskuna naxariista team 27🙏🏾
@user-me2gv5qn6s
@user-me2gv5qn6s 2 ай бұрын
Ku Sali nabigena scw 😢❤
@SacdiyamuxumedNuur
@SacdiyamuxumedNuur 2 ай бұрын
Scw scw scw
@user-zw4sv4no2r
@user-zw4sv4no2r 2 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasallam❤❤❤❤
@caishahaji8839
@caishahaji8839 2 ай бұрын
Scw❤❤❤
@barkhadahmet
@barkhadahmet 2 ай бұрын
Meeshan reer aakhiraad baa ku nool!
@suaadnoah9945
@suaadnoah9945 2 ай бұрын
Wallahi anoo jooginaa baqay samiya abaayo rali noqo abaayo mcn
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 2 ай бұрын
Samia iney sheydhanka iska nartey eheyd subhanallah koko weyiska narte
@saqiqa
@saqiqa 2 ай бұрын
Hadal ay lagu celshay ay tiri 😢😢😢
@FarhanahmedNuur
@FarhanahmedNuur 2 ай бұрын
Inta an cabsanin like Tabta hhh
@zahraabdi9258
@zahraabdi9258 2 ай бұрын
😮😮
@fardowsamohamoud5337
@fardowsamohamoud5337 2 ай бұрын
Kula mid😂
@dollaly3894
@dollaly3894 2 ай бұрын
Congrats abyo
@transit-boy
@transit-boy 2 ай бұрын
5 maalmood gudohood 1,000,000 viewers. This is unblievable
@cimar7894
@cimar7894 2 ай бұрын
وأنه كان رجال من الإنس يعوذون برجال من الجن فزادوهم رهقا...alle wuxuu yiri waxaa jiray rag kamid ah insiga oo magangalo jiniga yacni weeneyo jinka markaa bay jinigii qooq iyo kibir usiyaadiyeen ... jinka Yana laweneenin somliye😢
@gacalisosuu8878
@gacalisosuu8878 2 ай бұрын
Yacni inaan lasheg dhegin cmla😢
@cimar7894
@cimar7894 2 ай бұрын
@@gacalisosuu8878 haa hadii kale asga ayaaba kugu gibrayo
@FatimaMohamed233
@FatimaMohamed233 2 ай бұрын
Aaad iyo aad wll dhaliyrda intaas ka maqan
@saamiyamuuse2189
@saamiyamuuse2189 2 ай бұрын
Saamiya kama kaftano like me team saamiya
@user-fo7bw4hi5u
@user-fo7bw4hi5u 2 ай бұрын
inagii baaba baqnay bee cudii baqday like❤
@ConfusedChess-tj4zh
@ConfusedChess-tj4zh 2 ай бұрын
Ala Ben weyna subhanlh😅😂
@IfraahArizak
@IfraahArizak 2 ай бұрын
Macalimow nin rageed wlh marki saamiya lasii jiidanayey siduu u qabtay io marki lawayey isla marki sidu u fahmay in ay maqan thy o u soojiiday🥺😥
@MunoMaanka-hz5bm
@MunoMaanka-hz5bm 2 ай бұрын
Haa wiil ficn wye
@alimohamud1451
@alimohamud1451 2 ай бұрын
Hada dhab meey idinka tahay film la idin jiley waaba aaminteen miyaa😂
@CadaaniClassic
@CadaaniClassic 2 ай бұрын
Dadkii u horeeyay ee kaftan ku dhinty a noqon lahedeen 2024💔🤣🤣
@user-rs8vp9gn8d
@user-rs8vp9gn8d 2 ай бұрын
😂😂
@Kiki__1433
@Kiki__1433 2 ай бұрын
OMG another level waye 6 days 1M views 🎉🎉 and 100k likes
@xidigno
@xidigno 19 күн бұрын
koko bulle love❤❤
@bintabdalla1727
@bintabdalla1727 2 ай бұрын
Ala markaan dawanaye saa unaxsanaay lee wllhi hadaba soo badbadneen dhamantina Alxamdulilaah🤲🏽🤲🏽♥️ Wllhi samiya saaid ugu kanaxay runtii Ala samiya haduba Alle soo badbadiye Alxamdulilaah🤲🏽🤲🏽🤲🏽♥️♥️😢 gabadha halaga warhayo wllhi waa kanaxay samiya♥️😢
@sakariyesalaad1319
@sakariyesalaad1319 2 ай бұрын
Wlhi m.a amiiro masuliyad weyn qaday gabadha gacanta qabatay👏
@Amlas56
@Amlas56 2 ай бұрын
Inlaila joo gaa umLeeyaa
@Aragsan_Cali
@Aragsan_Cali 2 ай бұрын
6 days 1 Million waaaw koko it's not easy miss score 🎼🎉🎉🎉🎉
XAFLADEYDA HABEEN ILAA MAALIN FULL VIDEO
37:22
King Ceyda
Рет қаралды 38 М.
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 17 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 165 МЛН
PRANK KII UGU XUMA AN CUMER KAGA XANAJIYE SORRY😱
9:48
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 391 М.
YAA DILAY XAASKIISA
30:21
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 1,2 МЛН
CEYDA OO WAX KASTA HAA  IGU SAMEEYAY IYO SAWABTAA UMAQNAAY..?
19:35
New Film Mo deeq
8:37
Somali Tiktoker Funny
Рет қаралды 6 М.
DHACDOOYINKII HOTELKA IYO SAMIYO OO KASHEEKESAY QISADA KU DHACDE
34:26
HA IS DISHO NIN LA'AAN MIYAA ADUUNKA KA JIRTO
44:36
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 526 М.
CAMERADA GADAASHEEDA MAXAA KA QABANAA /XANUUN AYAAN LA OOYAY..?
14:29
DILAAGA QARSOON
31:23
King Ceyda
Рет қаралды 736 М.
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 17 МЛН