KOWDA LUULYO OO SI WAALI U DABAAL DEGNAY SHEEG MADAXWEYNYASHA DALKA MAGACOODA SEDEXA EASY QUESTION

  Рет қаралды 284,016

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

3 күн бұрын

Пікірлер: 1 400
@user-sy3bk1in5s
@user-sy3bk1in5s 2 күн бұрын
Dad Xor Ah Reer Mugadisho Ama Koonfurta somaaliya Waa Dhalin Dhan walba Matali kara ama calan walba Huwan kara Aanu Cabudhin Shacabkoodu Ama Madaxdoodu🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Nabad waarta I.A Somaaloo idil 🎉🎉🎉💯💯💯
@bushraindhadeeqa212
@bushraindhadeeqa212 2 күн бұрын
Madaxdeena Somaliyeed intii dhimatay Alle ha unaxariisto🤲 inta nool Cimridheer Cafimaad kunolada❤❤
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 2 күн бұрын
Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤
@Abdiaziizxasan
@Abdiaziizxasan Күн бұрын
salulaahu caleehi wasalam 💯
@Baastoooozz
@Baastoooozz Күн бұрын
Omg vedioyaasha vediokii uku quruxda badnaa waaye vediokan inta iku raacsan😭🫶🏾🇸🇴🔥
@user-to2mz3xw1l
@user-to2mz3xw1l Күн бұрын
Wllhi wa jiriricoody Somalia hanoolaato
@safiyajama5223
@safiyajama5223 Күн бұрын
Haaa lkn aniga naagtaan surweelka wadato ayaan nacay uf
@DeeqowAbuukar-ld8pz
@DeeqowAbuukar-ld8pz 2 күн бұрын
Dunidan ma soo marin Ruux kasha Raf badan kana run badan Nabi muxamed Scw ❤❤😢
@Farhiamohamed-zx8xy
@Farhiamohamed-zx8xy Күн бұрын
صلي الله عليه وسلم
@NimcoDayib-gz5oj
@NimcoDayib-gz5oj Күн бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤p
@sabriyeduraan
@sabriyeduraan Күн бұрын
Sax waaye wallahi ❤😢
@barwaqo40-rm6rr
@barwaqo40-rm6rr Күн бұрын
Scw scw ❤
@user-qj2yt8wm9o
@user-qj2yt8wm9o Күн бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 2 күн бұрын
Alle Ha Mideeyo Soomaali Wayn oo Dadkeena Qabiilka haka Tirtiro Hambalyo 1Da Luulyo umada Soomaaliyeed❤🇸🇴🙏
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 2 күн бұрын
Amiin allahuma amiin allahuma amiin allahuma amiin
@HodanAli-ik2ud
@HodanAli-ik2ud 2 күн бұрын
Aamiin Yaa Rabbi
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Күн бұрын
Alle nalama kiin mideeyo marbaanu idinla midoow nay oo waanu idinku qasaarnay ,Midawgii berigii Marwixii naga gaadhay dub laysoo marin maayo
@Khaalidlion
@Khaalidlion Күн бұрын
Dadku kala wangsn runtii mesha dadka qaar ee ka shekeenayan dumarkena gorgorododa asadne oo dhalinta somalia ee qurbaha ku nool usoo bandhigayo wadanimada iyo madaxda soo martay dalka guuleeso ayaa ku leeyahay walalkey asad hagio cfmd ayaa ilaah kaaga baryaa iyo adigo lugahaaga ku istaagty Inshallah somalia weyn idinkane u duceeya walalken bulshadena wax badan ayoo u haayaa runtii waa walal dadka ka farxiyo asine alle haka farxiyo Inshallah dadka somaliyed waxaa lee yahy congrats all 🇸🇴 1jul sanadada soo socdo inshallah wadanko nbd eh ayaa alle ka rajeynaa we you all 🇸🇴❤❤
@user-to2mz3xw1l
@user-to2mz3xw1l Күн бұрын
Ayyy m.a allah hka cafiyo asad hagio muuuqaal oo aad u qurux bdn oo uqiimo bdn❤❤❤❤
@CABDI__MAALIK.MAXAMED
@CABDI__MAALIK.MAXAMED 2 күн бұрын
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤
@CADOWDESIGNER
@CADOWDESIGNER 2 күн бұрын
Scw
@user-nk5ch5rd4u
@user-nk5ch5rd4u 2 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم
@Sahroxasan-sf1oh
@Sahroxasan-sf1oh Күн бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤
@user-qi5ge3vo7d
@user-qi5ge3vo7d Күн бұрын
scw scw scw
@NuurKusow
@NuurKusow Күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@NALEEYCali-ve8ty
@NALEEYCali-ve8ty 2 күн бұрын
Dunidan maa soo marin ruux kashara badan kana run badan nabi muxamed scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-bn3pj5jj3h
@user-bn3pj5jj3h 2 күн бұрын
Reer djibouti 🇩🇯 ♥ daad qalbi ficaan mashallah ladan wey inigaso garab muqateey bal see 27 jun inteed jirteyn
@AhmedHassan-dd5yt
@AhmedHassan-dd5yt 2 күн бұрын
Dhamaan reer Somalia 🇸🇴 waxan idiinku hanplyaynayaa malintiiina from somaliland
@king______diini2777
@king______diini2777 Күн бұрын
Ree Somalia mxaa kawdaa? qabiil mia somalia
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Күн бұрын
Somalida maxad uku hanbal yeneysa ethopian ayad tahaye
@SalmoMohamed-kt1qf
@SalmoMohamed-kt1qf Күн бұрын
M.a oo ma somaliland qalpi fcn baa jiray 😂😂 thanks lkn waxee ahaatabo
@libanali1203
@libanali1203 2 күн бұрын
Hadii Aad jaceshahay nabiga soo qor scw ❤
@SafiyaAxmedmxmud
@SafiyaAxmedmxmud Күн бұрын
Scw
@user-yu6bv7gl9r
@user-yu6bv7gl9r 5 сағат бұрын
Scw Scw Scw scw ❤❤
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 2 күн бұрын
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢
@FadxiyaYasin
@FadxiyaYasin Күн бұрын
Walaal kalankaaga maxaa kuugu qoran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimasacdiya
@halimasacdiya Күн бұрын
Madaxdi somaliyed indi dhimatay allah haw naxaristo inda nool cafimad iyo cimri dheer alle hasiyo
@user-hi1nn6to3h
@user-hi1nn6to3h 2 күн бұрын
Koko wax walba we taqaan m.a❤
@FihiimaIbrahim672
@FihiimaIbrahim672 2 күн бұрын
Asad maanta xilihoruu soo dhigey😂walaleheen Somalia hambalyo Hambalyo hambalyo luulyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hodanmaxamed4789
@hodanmaxamed4789 2 күн бұрын
Xili danbe utahy iyaga sidaas usodhigy
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Күн бұрын
Soo idinki ethopian noqdey oo somalinimada kabax dey
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 Күн бұрын
​@@nucmannucman-wc6jihaaa ee lkn daad racsaneyn iyaa jiraa iyadana wey ka midtahey sidey hadlegeyka ka muqda
@user-vh9eo2mv2d
@user-vh9eo2mv2d Күн бұрын
Thanks wallaalaheen ethiopia 👍👍
@MOHAMED_AJ12
@MOHAMED_AJ12 Күн бұрын
Tanks walalaheen oramo
@WalalSaaqey
@WalalSaaqey 2 күн бұрын
Kusali xabiibkeena muxamed scw❤
@GAANI.
@GAANI. Күн бұрын
War Asad Wlh Dharka Waakusoo Baxday Sxb Janan baabad U ekaatay taliyow Xilyada Dabaaldagyada Saan Nooga dhis boqorow❤🫡 HAPPY 1 LULYO❤😢
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz Күн бұрын
Ilhyow dadkeena soomaliyeed nooga dhig kuwa isku duuban oo qabyaalada iyo cuqdadka iska daaya :aamiin Aamiin yaarabi : soomaliya ha noolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 i love you my country
@ilyaasgaanaofficial3513
@ilyaasgaanaofficial3513 2 күн бұрын
Ilhow asad lugahiisa ku istaaji waa qof qalbi wanagsan wlahi❤❤❤❤😊
@user-zf8xs4mp4y
@user-zf8xs4mp4y Күн бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@user-xd3fi7xq7p
@user-xd3fi7xq7p 2 күн бұрын
Team asad only like 👍
@SaalaxAmiin
@SaalaxAmiin Күн бұрын
Muuqaal ka qurux badan ma arag inta igu raacsan one like 👍
@Gorane-ks6rn
@Gorane-ks6rn Күн бұрын
Cuqdad ma qabno ciyaal xamar aa nahay hadaad maqli jirtay wlhy reer Malaysia ayaa ka dhabeeyey guulaysta dad qalbi fiican
@asmalovable4480
@asmalovable4480 2 күн бұрын
Hambalyo somalie wan form Djibouti janooo 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@NasroYuusuf-
@NasroYuusuf- Күн бұрын
Garabkena ❤
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 2 күн бұрын
Hambalyo dhamaan Shcabka Soomaaliyeed munaasabada 1da luuliyo❤❤ SOMALIA HA NOOLAATO❤🇸🇴
@aminaomar6271
@aminaomar6271 2 күн бұрын
Mashallah, waxa tahay qof isku kalsoon oo markasta so keeno fikrad cusub keep going.
@fadumoali4700
@fadumoali4700 Күн бұрын
Si wacan ayaa u so bandhigteen❤❤❤❤ masha'allah Hambalyo Soomaaliwey ❤❤❤
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 2 күн бұрын
TEAM SAMIYA ONE LIKE 👍 ❤
@zenabmarwoga690
@zenabmarwoga690 2 күн бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉
@user-zu4nz9ki4s
@user-zu4nz9ki4s 2 күн бұрын
queen everting welcome queen ❤❤❤❤❤
@AbdishakurcigeAARDON
@AbdishakurcigeAARDON 2 күн бұрын
Naftada ku kalsoonow ooo magacaaga isticmaal
@user-zu4nz9ki4s
@user-zu4nz9ki4s 2 күн бұрын
sidee wll
@user-rn6bg4le1q
@user-rn6bg4le1q 2 күн бұрын
Keep going sister 💪
@sacdiyomuqtaar8879
@sacdiyomuqtaar8879 2 күн бұрын
happy independence 1 luulyo somali mel walbo oo aad dunida ka jogtaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-ft6nz3kg6t
@user-ft6nz3kg6t 2 күн бұрын
Maashaa alaah koko asad hanbalyo
@madinaali9925
@madinaali9925 Күн бұрын
Allaha u naxariisto dhaman madaxweyneyasha somsliyeed masha allah adeerkey aadan cabdulle cisman 👍
@Rayaan277
@Rayaan277 2 күн бұрын
Kusaliya nabigena muhammad صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼
@Fans_sunmriko
@Fans_sunmriko 2 күн бұрын
Team Amiira qurux one like 👍
@ShamsaBile
@ShamsaBile Күн бұрын
Team Koko one like 👍🏻❤
@SaamiyaAbdirashiid
@SaamiyaAbdirashiid Күн бұрын
😢alla yarxmah .jale siyad bare .awoowe mcn 😢io inta kle ee madaxweynayasha ee geryodeen 😪
@MarineyyMariineyy
@MarineyyMariineyy 2 күн бұрын
Maanta Anaa uu Horeyo Like ii Saraa blz😂❤
@user-ud3kj3fi3s
@user-ud3kj3fi3s 2 күн бұрын
www kokodenah wadaniyada dalka mashalah walahi madaxweynayaal aana aqoonbaa kafaaide alow koko noodaa inanta yar❤❤❤❤❤ asad www adna dharka tuutaha waaku quruxbadantehe ❤❤❤❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 күн бұрын
Kokodeena is not easy
@SalmaanMaxamed-bl9hy
@SalmaanMaxamed-bl9hy Күн бұрын
Koko melay jogto ha ucabsan wllhi kalsoni aan ku qabo is dhahay way wada shegaysaa wayna wada shegtay🎉
@mumtasaadam2342
@mumtasaadam2342 20 сағат бұрын
Mazha allah wlo😢❤
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 2 күн бұрын
MashaAllah TabaarakaAllah 🎉🎉🎉 hambalyo 1 luuliyo
@Mumtazah-rs3yr
@Mumtazah-rs3yr Күн бұрын
Masha Allah koko, she is good in everything 🎉🎉🎉🎉
@XaawoMaclin-cn1nn
@XaawoMaclin-cn1nn 2 күн бұрын
Aanku salino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿🤲🏻😭
@Bishaaro7
@Bishaaro7 2 күн бұрын
M.a happy independence 🎉🎉day❤soomaalia forces 🇸🇴💯♥️
@user-uu5un8sg2c99
@user-uu5un8sg2c99 2 күн бұрын
aan ku wada salino xabibkena mohamed scw ❤
@durandeeqsideeqsi742
@durandeeqsideeqsi742 2 күн бұрын
Caafimadkada Allah ku dhamaystiro sxp malin dhow Allah waxan kaga barya subaxi markii aad so kacdo luguhada inad ku istagto insha Allah
@hamdushmo5893
@hamdushmo5893 2 күн бұрын
Malinti igu horaysee first viewer and commentor noqdo happy independence to Somali people 🇸🇴 ❤
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 күн бұрын
Yaaaslaam asd wadnaga washay sidan madax toyada xata logama xusin wlhi tarikh the big legend asad hajio horumar wacan kurajaynaya❤🎉
@habsadahir8378
@habsadahir8378 2 күн бұрын
Koko walahi wa wadaniyed ❤❤❤
@fahimaabdi4694
@fahimaabdi4694 2 күн бұрын
Masha Allah koko
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 2 күн бұрын
Hambalyo reer Somali nagana raali ahaada haddaan nahay reer Somaliland ❤
@shugriali1439
@shugriali1439 2 күн бұрын
Waanu nahay Abyo .
@feysalmaxamed9706
@feysalmaxamed9706 Күн бұрын
Waxaa nhy walalo❤
@AyaanCali-xi6kn
@AyaanCali-xi6kn Күн бұрын
😂😂
@king______diini2777
@king______diini2777 Күн бұрын
Ree Somalia mxaa kawdaa qabil mia somali😂 ree gobolow Naga xishoda
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Күн бұрын
Saynab siil guduud faqsh madaa reer Somaliland ah maadaase raalin gelin bixin kara dhilo
@Wllabdulahi
@Wllabdulahi 2 күн бұрын
Ma awoodaa saliga nabiga scw❤
@cabdiqaadirdaahir7663
@cabdiqaadirdaahir7663 11 сағат бұрын
Scw
@FaadumoAbdirahmaan-hy4hm
@FaadumoAbdirahmaan-hy4hm Күн бұрын
Congratulations koko ❤
@Kokobulle18799
@Kokobulle18799 Күн бұрын
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤️ ❤
@shugriabdiali6654
@shugriabdiali6654 2 күн бұрын
Team Amira one like ❤
@kingpap7975
@kingpap7975 2 күн бұрын
Team Kiki just One Like🎉
@user-tn5ny2vc7h
@user-tn5ny2vc7h Күн бұрын
Koko i love you free MANSHALLAH ❤
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 Күн бұрын
Masha allah wey kaa muqataa wadanimada waan kunureysaa dharka wllks👌aad ayaa ugu faraxsanahay muqalkada HAL DAL somaliya HAL DAD🫂 HAL CALAN🇸🇴 Alxmdllh🤲❤🙏
@iloveyouallah2381
@iloveyouallah2381 2 күн бұрын
Happy 1july ree somalia hambalyo Nabadna ilahay haydin siyo aamiin
@esraaa2238
@esraaa2238 2 күн бұрын
Love team 27 ❤ hamplyo dhman umadda somaliyed❤🎉🇸🇴🇸🇴
@user-yu5bd4xk2y
@user-yu5bd4xk2y Күн бұрын
Koko cute and pretty smart u good at everything ❤❤❤❤
@FairyPretty-db1ng
@FairyPretty-db1ng 2 күн бұрын
Asal dhaladey dhaladey Queen Abayo adaa eray wacan Amiira Amaan mudan 💕 Israahila ubax udgoon Bdan💕💌
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 2 күн бұрын
Ilaaaahoooow wankubryaaa waxkasto wad awoooda asad o lugihiisa kuistagay nastus😢
@cabdirashidmaxamed8013
@cabdirashidmaxamed8013 Күн бұрын
Amiin ya rabi
@UgaasQaliif
@UgaasQaliif Күн бұрын
Aamiin yaa rabbi🤲
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 2 күн бұрын
Ay inaa ooyo waxyara iga dhiman vedio bilowgiisa asad wllhi waxbo lagaama qabankaro saa vedio uqorxoonyahay aaba kahelay 😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴💃
@KING_ZACK_275
@KING_ZACK_275 2 күн бұрын
Hambalyo walalaheen dawlada aan jaarka nahay ee somalia from Jamhuuriyada somaliland gaar ahaan Ceerigaabo 🎉❤
@mankiiqaali8205
@mankiiqaali8205 Күн бұрын
Masha, Allah wadankena nabad ,Allah noga dhigo
@XamdiOmar-zd3rk
@XamdiOmar-zd3rk 2 күн бұрын
Xabiibul malaayiin FarMaajo come back plz😢🎉❤
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor Күн бұрын
Mis you farmajo❤
@king______diini2777
@king______diini2777 Күн бұрын
Daarood adaba qoyan villada waa uga dhamaty😂😂
@abukarcanka5741
@abukarcanka5741 Күн бұрын
Qabiil iyo qarn baa la isku wadaa yaa ku dhahay​@@king______diini2777
@maxamedaxmed-nm4yr
@maxamedaxmed-nm4yr 2 күн бұрын
Koko best team 27
@user-jl9hx1yd3n
@user-jl9hx1yd3n Күн бұрын
Masha allah maxaan la ilmeyeye lakiin madax weenayaasha markaan arkay inta dhimatay alle qabriga haydiin waa siciyo inta nool ilhay cimri dheer iyo cinaadu cibadu Suban iyo caafimaad ilhay ha idinsoiyo l love you madx weenyaasheena❤❤❤
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Күн бұрын
Mashallah idinkan Allah idin xifdiyo asad adigan waan ku salamay gabadhhan nagu salaam
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 my vlag nd my people happy national day around world ❤❤❤
@safianuur8754
@safianuur8754 2 күн бұрын
Ayyy koko qurux badan ❤😊
@wab20
@wab20 Күн бұрын
Congratulations somalia 🎊 👏 from Djibouti 🇩🇯
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 Күн бұрын
Asad sawirada waad qaladeen Waxaa la rabay in aad AUN wada naxariisto inta dhimatay Md Adan cade sawirkiisa ugu koreya Hoostiisa Md abdarshiis .md siyaad ku xijisid siday u kala horeeyeen iskugu xijisid Sida 🎉🎉🎉
@aishamohamed-jz9jy
@aishamohamed-jz9jy 2 күн бұрын
Ilaahayow madaxdeyna cafi oo ka raali noqo
@mhdsomalifreefire8285
@mhdsomalifreefire8285 Күн бұрын
Aamin ❤l❤
@Sirdoonka1234
@Sirdoonka1234 2 күн бұрын
SANAD GUURO WCN WADANKA AAN WALALAHA NAHAY EE SOMALIA 21 JULY 🇸🇴 FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉
@YuusufAli-qz6tx
@YuusufAli-qz6tx Күн бұрын
War zhp sidee wax kaa yihiin sirdoonna waa tehee😂💔
@Sirdoonka1234
@Sirdoonka1234 Күн бұрын
@@YuusufAli-qz6tx dee ma been baa sheegay JAALE
@MaryamaAbdirashid-xd4si
@MaryamaAbdirashid-xd4si 2 күн бұрын
Waa wareeeey asad cawa dharka ciidan waad ku so baxday somalia haa nolato✊️✊️🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@robleabdi439
@robleabdi439 Күн бұрын
One of the best video ad sameyso wa kan ❤
@imaniimaan5429
@imaniimaan5429 2 күн бұрын
❤❤❤😮😮asad hagio mashaalah hamplayo 1da luulyo
@xamaadayaasiin7390
@xamaadayaasiin7390 2 күн бұрын
Samia fans one like❤
@xasanmaxamed8144
@xasanmaxamed8144 Күн бұрын
Horta samia mxa ugu waalaten🥺😬🤔
@iqlaasmohamed-bj7md
@iqlaasmohamed-bj7md 2 күн бұрын
Masha allaah walhi waa muqaal cajiiba allow dal keena iyo dad kee naba noo amaana yeel yaarabi aamiin yaarabi
@leyloomar2577
@leyloomar2577 Күн бұрын
Mashallaah Asad walaal madaxdenaa nabartay manta mahadsanid
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 2 күн бұрын
Omg. Asadow. Wlhi. Tuuu taha. Waaa ku soo ba xeeee❤❤❤❤
@Haarioffial
@Haarioffial 2 күн бұрын
Happy 1 July day Somali weyn 🇸🇴❤😊
@muriidi2727
@muriidi2727 Күн бұрын
Hamblyo... Maalinta Calanka iyo Xuriyadda ee Kowda Luulyo.🇸🇴
@maxamedaadnkheyre3243
@maxamedaadnkheyre3243 Күн бұрын
Hampalyo
@user-ns4wz5qk5m
@user-ns4wz5qk5m Күн бұрын
Asad xaajiyo waa kuwata keep going koko maasha allah calanka aadku lanisantahay waan ku fardanahay waa idin wata kuligiin like ayaan idiin saaray ❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😢😢 I love somalia 😢😢
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to 2 күн бұрын
Team koko like 💙
@MohamettOmarmohamett
@MohamettOmarmohamett 2 күн бұрын
Waa ku salamay asad hajiyo❤❤❤
@UpdyrahimAhmed
@UpdyrahimAhmed Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 ma shalaha asda wlhi waa wadani Sxb guuleso
@unknownchick31
@unknownchick31 Күн бұрын
Adan Cade waa awoowgeey Allaha naxariisto Ameen
@masbal9180
@masbal9180 Күн бұрын
You are the boqortooyo
@unknownchick31
@unknownchick31 Күн бұрын
@@masbal9180 you too adi xataa waa ila tahay👍
@MakiAbdulkadir
@MakiAbdulkadir 2 күн бұрын
M.a free somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@HodanMaxamadHodanMaxamad
@HodanMaxamadHodanMaxamad 2 күн бұрын
❤❤❤soomaalida hal ku quruxbadantahay allow iskaaya jecliysii
@deganahmedali
@deganahmedali Күн бұрын
اللهم امين 🤲❤😢
@laylocali9902
@laylocali9902 19 сағат бұрын
Koko sey u dheeloowso maasha Allah ❤❤❤
@user-in8cr7if4j
@user-in8cr7if4j 2 күн бұрын
Woow koko❤
@user-tf9do9yp2r
@user-tf9do9yp2r Күн бұрын
Taem koko is not easy ❤❤
@ShahadSaad-lh4fs
@ShahadSaad-lh4fs 2 күн бұрын
Saaamiya 22 is not easy walahi❤❤❤
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 күн бұрын
M.a cabdi qasim salad xssan ❤❤❤
@FatimaAliadan
@FatimaAliadan Күн бұрын
Ooh alxamdulilaah ilaahay adaa soomali igadhigay dalkeyga iyo dadkeygana waan kufaanaa hanoolaato soomaaliya habalyo dadkeygii cadiwgana dalkeena boobaya iyo dakeenana hubka iskugu dhiibaya isku meel ugasoojesta calankeenana iyo sharafkeena kor uqaaada Qofwalba oo soomaliya 🎉❤❤❤❤
@IkraanIlyas-cx5hj
@IkraanIlyas-cx5hj 2 күн бұрын
Walalkey mcn asad nolow walahi wan ku jecelahay wll mcn ❤❤ soomali hanolado wll❤❤
@ZuzuHassan-gh8eu
@ZuzuHassan-gh8eu 2 күн бұрын
Inta layaaban xiliga uu soo dhigay wax❤😂😂😂
@abdulkadirgediahmedsanka5978
@abdulkadirgediahmedsanka5978 Күн бұрын
Aadan Abdulle Allaha kuu naxariisto
@munocismaan496
@munocismaan496 2 күн бұрын
Sanad guro wacn dadkygiih melkasto dunida kajogtan hanblyo Hanblyo somali wayn ❤love you ❤
NIMCAAN HILAAC { ANAA XAMAREEY KU JECEL } 2024
5:12
Hillaac Music
Рет қаралды 387 М.
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 40 МЛН
Sharma Boy - Masheegee (Official Music Video)
3:47
Sharma Boy
Рет қаралды 198 М.
SHARMA BOY FT MASHEEGEE KARBAASH SOMALILAND
12:01
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 14 М.
ISKU DIYARINTA SAFARKEYGA #my_rajol
14:33
MY RAJO
Рет қаралды 2,8 М.
SABABTA AN KUMAQNA WATANA KADIB MARKI…..?💔
8:02
Abeera Cade
Рет қаралды 3,4 М.
SHEEG CALANKA MEESHA KU DHEGAN OO 25 DOLLAR QAADO HADAAD SHEEGTO
15:23
SAFARKA INTA QOF ISKU RAACI LAHEEN IYO TICKETYADA SOO JARANAY..?
8:56
AFDUUB IS BADBAADI GUUSHAADA AYAY KU XIRANTAHAY
12:05
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 672 М.