Ku socoto 20 - 25 jirka | 10 naseexo oo muhiim ah | Noloshaada

  Рет қаралды 370,077

OGAANSHO

OGAANSHO

6 жыл бұрын

waa talooyin ku socdo dhalinyarada udhaxayso da' ahaan 20 ilaa 25 sano inkastoo aan diirad saaray kuwa gaaray 24 sano , waxaan rajaynaayaa in wax uun aad ka faaidi doontaan mowduucaan
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
• Ku socoto 20 - 25 jir...
#Saxiibada_Ogaansho
#Kanaalka_Ogaansho

Пікірлер: 1 700
@yacquubhassan1280
@yacquubhassan1280 3 жыл бұрын
1.jooji shukaansi wadareedka 2.jooji inaad ka fikirto waxa ay dadka kaa aaminsanyihiin 3.ha eedeyn labada waalid 4.wanaaji la dhaqanka ehelka 5.caafimaadkaaga ku dadaal(jimicsi) 6.wax tashiilo(keydso). 7.fowdo ha u noolaan. 8.baro kalmada maya. 9.wax akhri 10.internet sabab la'aan ha iskaga jirin.
@dhuuxyuusuf856
@dhuuxyuusuf856 3 жыл бұрын
Mashallah
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 2 жыл бұрын
Alle gacanta ha kuu barakeeyo😘
@ibraahinxasan9763
@ibraahinxasan9763 Жыл бұрын
Tanks wll
@axmedmacalin4531
@axmedmacalin4531 9 ай бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا أخي العزيز ❤
@MaaidoAxmed-qk5qp
@MaaidoAxmed-qk5qp 4 ай бұрын
Thanks ❤
@moitobio5080
@moitobio5080 6 жыл бұрын
somali sidan cml wax utabin karo adunka majira😍
@maxamedcalimocow4559
@maxamedcalimocow4559 6 жыл бұрын
mohamed jeyte kkk asi yaa waaye somali ma ahan miyaaa
@maxamedxassanxussen901
@maxamedxassanxussen901 6 жыл бұрын
walaahi wa xaqiiq
@mohamedseidabdirahman4305
@mohamedseidabdirahman4305 6 жыл бұрын
Haday jiraan waxn filaya inay yaryehiin Hadii lahiloba
@rachidaminoz8977
@rachidaminoz8977 6 жыл бұрын
Ninkaan hada yaaa waye marka
@qadriinahaaddey5509
@qadriinahaaddey5509 5 жыл бұрын
Msha Allh wll aad auaad u madahadsatahay
@Hanmor3412
@Hanmor3412 4 жыл бұрын
waxaan jiraa 22 jaamcadna waan dhameeyay ilmona waan ahystaa alxmdulialah shaqo wanagsan waan haystaa alle sokadi waxaas oo dhan rafaad iyo tacab iyo nolol adag bay ku imaaden waligaa hays odhan waad yartay nolosha ciyaaliga ka bax ee ah wali waan yaray shukran macalin omer
@updyzeiz1559
@updyzeiz1559 4 жыл бұрын
Waligey Ma arag Omar inshaar Nin La mida Hadey Taariikh Noqoto Hadey Waano Noqoto Dhan Walaba Wa Activ So Respect Padan Hala Ziiyo wll omar inshaar Ilove you so much pro😗😍😘
@ogaansho
@ogaansho 6 жыл бұрын
mowduucii hore aan kuxusnay xalaqadaan kzfaq.info/get/bejne/o7KAmMp62KeoZ3U.html
@najaxinajiinow5390
@najaxinajiinow5390 6 жыл бұрын
OGAANSHO shukran
@muhanadstudiofilms5372
@muhanadstudiofilms5372 6 жыл бұрын
Asc Omar inshar noo soo diyaari 15ilaa 19 Mahad sanid
@abdisamad3020
@abdisamad3020 6 жыл бұрын
OGAANSHO mahadsanid chanalka shaqada aa nohaysaan waad ku mahad santihiin shaqada aa nohaysaan
@claahiwadani5632
@claahiwadani5632 6 жыл бұрын
mahdsid ustaad
@abdiladifabdisamed5397
@abdiladifabdisamed5397 6 жыл бұрын
OGAANSHO
@ameen7181
@ameen7181 6 жыл бұрын
KuSaLiYa XabiiBkena #MuhaMmeD صلى الله عليه وسلم😙
@nimcocabdullahi9422
@nimcocabdullahi9422 6 жыл бұрын
MoHaMmEd RaMdeEn scw scw scw 💚❤💖💖scw scw scw scw ❤💝
@allamagenaj5333
@allamagenaj5333 5 жыл бұрын
Scw
@zackianyazin9360
@zackianyazin9360 6 жыл бұрын
macalinKeygi. 😁20 ma gadhin balze wan dhigtey cazharkaz
@munaxaaji9869
@munaxaaji9869 5 жыл бұрын
Ogaansho walkey xaqiiq waxbadan ayaaan kaa faaidney waxa jira waxbadan oon kaa faaidey noloshayda iney isbadal samayso sabab unoqotey. Alleyaacizak jasaakumalhu khayr wllo
@Deko_mohamed
@Deko_mohamed 6 жыл бұрын
Mahdsanid ustaad ajar alle hka siiyo hori usii soco
@rahmomohamed1641
@rahmomohamed1641 5 жыл бұрын
Masha Allah
@Hassan-Aadle
@Hassan-Aadle 5 жыл бұрын
aad ayaa u mhadsanthy bru ajar allha kaasiyoo
@Mohamud-Bay
@Mohamud-Bay 6 жыл бұрын
Wlhi omar waxaad mooda inaad aniga iga shekeynyso 2 isbuuc ka hor ayaan jamacad dhameyay waxaana jira 25 sano wlhi qof lagu daydo ayaad tahay waana sawabta aan youtube u sameystay
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 6 жыл бұрын
#OGAALO guul ayaaan kuu rajeenayaa broh
@amranahmed2553
@amranahmed2553 6 жыл бұрын
Masha Allah
@mohamedseidabdirahman4305
@mohamedseidabdirahman4305 6 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 6 жыл бұрын
OGAALO Shaamaca ma Dhamaato ee Waxa dhameysay qayb ka mida.
@Mohamud-Bay
@Mohamud-Bay 6 жыл бұрын
Waa sidaa sheegty wll
@user-pr1le8gn2g
@user-pr1le8gn2g 6 жыл бұрын
😧😧 alla maanta wax badan oo I taabtay ayaad ka hadashay ustaad Omar jazakalah
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
انا صومال وفتخر walaal qaali subscribe igu caawi
@intawanaagsanwalaalkod3644
@intawanaagsanwalaalkod3644 6 жыл бұрын
Masha allah bro aad baa kaga mahad celinaa barnaamijkaaga aad ayaan uxiisiiyaa intii jecel inoo si live ah ula kulmo omar like igu qabta
@wiilsomaliyeed9716
@wiilsomaliyeed9716 6 жыл бұрын
waaban lulooday saan u sugayay maanta mahadsanid cumar
@inaaxmad3369
@inaaxmad3369 6 жыл бұрын
Mansha allah walal mahdsanid. Anigu da'ahaas aad sheegtay ban ku jiraa. Waxan kuugu abaal gudno ma naqaan
@abdirahmanabdikamil2946
@abdirahmanabdikamil2946 6 жыл бұрын
Djlee Amore u ducee wllo
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
Djlee Amore walaal qaali subscribe igu caawi
@inaaxmad3369
@inaaxmad3369 6 жыл бұрын
anisa ahmed ok walal
@Mac-hadkaKhairulDaareyn.
@Mac-hadkaKhairulDaareyn. 3 жыл бұрын
ما شاء الله شيخ عمر انشار ، الله يعزك أخي الكريم ، تابع العمل الجيد..
@abdulrashidahmednoramir5909
@abdulrashidahmednoramir5909 6 жыл бұрын
Masha allah Waa mawduuc aad u muhiim ah Heerkan ama da'dan aan taaganahay ma soo gaareen la'aantayda labadayda waalid. Ilaahayow labadayda waalid u naxariiso. Amiin yaa rabbi
@ifrahahmes3695
@ifrahahmes3695 6 жыл бұрын
Ani 20 kii ayaa kujidhaa waa let qabaa cunug ayaa hadda ilaah isiiyay jaaamacadeydi waa kaharay lkn waxaa rabaa inaa hadda horay ubilaabo oo aan nolosha guul kagaaro waxaan idinkula talinayaa duruufkastoo kusoo marta ha isdhiibin 😽
@sagalubax
@sagalubax 6 жыл бұрын
فرح الصوماليه sxp guul ayan kuu rajeynayaa ilahay ha kula garab galo
@user-xn3vr3cw6p
@user-xn3vr3cw6p 6 жыл бұрын
Horo usoco
@ifrahahmes3695
@ifrahahmes3695 6 жыл бұрын
Moh shiine mid lamid ah baa kuu rajeynayaa wll thanks
@ifrahahmes3695
@ifrahahmes3695 6 жыл бұрын
Nimco Ladan gabdhee wll؟
@ahmedtaajir5829
@ahmedtaajir5829 6 жыл бұрын
Aniga mid aan jamacada ka reebaa la'ahay midaan arko wax ma barato waa iska guri joogto. maxan sameyaa
@mahrimohamed8151
@mahrimohamed8151 6 жыл бұрын
Wan idin salamay somaliyey Mel walba oo ad jogtan wn idin jeclahay😘😘
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
Mahri Mohamed walaal qaali subscribe igu caawi
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 6 жыл бұрын
Mahri Mohamed Sido kale wllken wanku jeclnahay boqortooyo
@hafa5ahmed
@hafa5ahmed 6 жыл бұрын
Mahdsanid ustaad Omar Allah ku xifdiyo aqira iyo adunba 🙏 💐
@zirmohamed9
@zirmohamed9 6 ай бұрын
2024 waching now
@cmcyoung4187
@cmcyoung4187 6 жыл бұрын
Cumarow wlo alaha narta kaa xoreeyo zapoptoo ah hal clip oo soo dhigtay ayaa wlhi nolashayda badalay alaha ku cafiyo wlo
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
CMC YOUNG walaal qaali subscribe igu caawi
@yahyebaarakallah7244
@yahyebaarakallah7244 6 жыл бұрын
CMC YOUNG waa midkee
@ridwanyare8590
@ridwanyare8590 6 жыл бұрын
Thanks bro wax bdn ayaad inoo iftiimisay alx hada waxan jiraa 19sano sanadkii kowaaad ee jamacada wuu ii dhamaan rabaa in sha allah waan isku sii diyaarin waqtikaas hadii eebe nafta iku simo waana kaga mahad celinaynaa waqtika aad dhasiisay❤
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
Ridwan Yare walaal qaali subscribe igu caawi
@ridwanyare8590
@ridwanyare8590 6 жыл бұрын
byo waan ku subscribe kareeyay😍
@sharifahm.7963
@sharifahm.7963 6 жыл бұрын
MashaAllah, waad mahadsan tahay walaal inbadaan waan ka faa'ideystay💖
@abdirasaaq2121
@abdirasaaq2121 6 жыл бұрын
thanks OGAANSHO wax badan aya idinka bartay love you guys sida kusi socda❤
@ifraaxmaxamad3796
@ifraaxmaxamad3796 Жыл бұрын
kkkkkkkkk
@iloveallah8618
@iloveallah8618 6 жыл бұрын
اللهم 🌹❤صلي وسلم🏵💓 وبارك💖 🌸على سيدنا💕💐 محمد 🧡وعلى آله🌺💙 وصحبه 💛🌷وسلم تسليما💗🌹 كثيرا كبيرا 🌹🌹🌹🌹🌹☝️☝️
@abdisamad3020
@abdisamad3020 6 жыл бұрын
Mahadsanid ogaansho chanaalkan waa midka na dheri kaliya kanalkaan
@muhamadaljahafi7905
@muhamadaljahafi7905 5 жыл бұрын
Masah Allah aad Iyo aad baan ubogaadinayaa barnaaamijkaan dhiirigalinta ah Mahadsanid Wallkey Omar inshar
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 3 жыл бұрын
macalinka dhiri galinta & wanaga & xigmado & odhaho cajib ah nagu bararujiya xayakalah abid mahadsanid wall gulayso akhiro & ifkaba
@hasanadan342
@hasanadan342 6 жыл бұрын
Thank you a lot my brother from another Mather I love you for the sake of Allah ❤️❤️
@user-fi1mn3vd6x
@user-fi1mn3vd6x 3 жыл бұрын
Thanks you my prother legend
@badrahassan3371
@badrahassan3371 3 жыл бұрын
Thank you.bro
@Ciyowgeeye
@Ciyowgeeye 3 жыл бұрын
@@user-fi1mn3vd6x
@iamabdorahman5910
@iamabdorahman5910 6 жыл бұрын
siday balantu ahayd jimcaha wan kaa haynaa barnamij wax tar uleh bulshada wad mahadsantahy ❤
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
Abdo kei walaal qaali subscribe igu caawi
@miss_fos220
@miss_fos220 6 жыл бұрын
Masha Allah wllo advice fcn bad nasiisay jazakaAllah kheran👍👍
@hassanseif6147
@hassanseif6147 6 жыл бұрын
Masha Allah cumar waxaa tahay Motivated man Noo soo badi barnaamijyada nuucaa ah oo kale
@somaliroyalfamily5028
@somaliroyalfamily5028 6 жыл бұрын
maanta ana u horeeeya kawarama
@ismailsheikhmuse7350
@ismailsheikhmuse7350 6 жыл бұрын
Samiya saed Masha Allah
@mraazaa
@mraazaa 6 жыл бұрын
Anigaa kaa dambeeyey like igu qabo 😂😂😂
@ayzarahmet1873
@ayzarahmet1873 6 жыл бұрын
Best janel of world omar inshar Dar ilaahay baan kuu jeclahay
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
aqoon kaabe media production chanel walaal qaali subscribe igu caawi
@ayzarahmet1873
@ayzarahmet1873 5 жыл бұрын
@@cibaaduraxmaan4707 adiguna igu caawi
@ashacadey187
@ashacadey187 5 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid ustaad Omar ad io. ad ayan ugu xiranahay chanalka OGAANSHO
@rahiimsheikh7274
@rahiimsheikh7274 4 жыл бұрын
Run ahaantii markaan barnamijkaan dhageesty wxn dareemay kalsooni bdn wxaad iikordhisy caqli. THANKS Macalin🙏
@abdulahihamuume1513
@abdulahihamuume1513 6 жыл бұрын
WA MOWDUUC XASASI AH WLLHI AAD BA U MAHADSAN TAHAY (OMAR INSHAR)
@vibesfc77
@vibesfc77 6 жыл бұрын
Nabad iyo Naxaris dushaada ha ahaato. جزاك الله خير
@galkamadadaalada4019
@galkamadadaalada4019 6 жыл бұрын
saaxib waad mahadsan tahay 100/100 dhiirigilintaada wey i anfacdaa inta badan waxbadan oo iga wareersanaayna muuqaal aad soo dhigtey ayaa xal ii noqdey shukran
@King-ahmed7779
@King-ahmed7779 6 жыл бұрын
mash allah wll omar mhdsnd wlh mowduucaan sidhaba ah ayuu ii taabtey jasaakalaahu kheyran jasaa waxaan kaa codsanayaa inaadan kacaajisin mowduucyada noocaan ah
@abdikaniegeh5000
@abdikaniegeh5000 6 жыл бұрын
Saxiib sideen lacag u keydin karaa muqaal kaga hadal waxaan rabaa inaan shirkad samaysto
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
Abdikani Egeh walaal qaali subscribe igu caawi
@mohamedhariir8749
@mohamedhariir8749 6 жыл бұрын
you're the best real life motivator
@askarjohn4992
@askarjohn4992 6 жыл бұрын
Thknz wllkayi waa muwduc 100% fadiido leh hore uu soca kul leyhyi ana wn jacelhyi inaad saa sidad o kale noqodo insha allh guul ku rajinya
@YoungAdesh143
@YoungAdesh143 6 жыл бұрын
Maansha'Allaah aadbaa u mahadsantahay sxb qaali. Waa buug iyo qalin in lasoo qaato oo tobanka naseexo meel lagu qortaa. 👏😍
@aminaabdullahi8833
@aminaabdullahi8833 6 жыл бұрын
Waxa Jira 21 maskaxdeda waxbadn ba kujira inta qabsado ilah hailagarab galo adigana ajar alaha kasiyo walal 🙏🏻❤️❤️ alhamdulilah for everything
@abdulkadirosman6165
@abdulkadirosman6165 2 жыл бұрын
Now you are 24 yrs ayaa taha
@khadijoquruf
@khadijoquruf 6 жыл бұрын
Mnshalah wa sugayay mawducaan shukran wll ogaansho waxa badan wanka baranay
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
Khadijo Quruf walaal qaali subscribe igu caawi
@user-qc8oz9bq8s
@user-qc8oz9bq8s 3 жыл бұрын
@@cibaaduraxmaan4707 wn kuu saray
@abdiladiifhassan4515
@abdiladiifhassan4515 6 жыл бұрын
Masha allh wll mahadsanid inbadan runtii waxbadan ban kaa faa'idnay.
@hajjikaraama9784
@hajjikaraama9784 3 жыл бұрын
Omar Inshaar khabiirka Nolasha, wax badan ban ka faaiday ila malinti an ku bartay jasakalah walal🔥
@mohameddeq7957
@mohameddeq7957 6 жыл бұрын
Mnshlh may Allah bless you abundantly You are my mentor , well wisher
@thebigmbk8229
@thebigmbk8229 6 жыл бұрын
Masha Allaah Wlaalke Omar Inshar👏🏽
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
Xusni Mubarrakk walaal qaali subscribe igu caawi
@assadalisheikhmohamed8242
@assadalisheikhmohamed8242 6 жыл бұрын
Maash'allah Channelkan Alle ha inoo barakeeyo Walaalkeen.Omar wllkeen Adigana Alle haku barakeeyo aad iyo aad ayaa u dadaalaa maash'allah in badan waan ka faaidnay
@mohamedosman2183
@mohamedosman2183 6 жыл бұрын
Legend Al omaari Love you bro ..Hormarkaga wan ku faraxsnhy..Mahadsanid ..Faido waye
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 жыл бұрын
Masha Allah ,dhanwaliba noloshena wad ka dhisesa walalkay Allah ku sharfo
@khadariinamohomed294
@khadariinamohomed294 6 жыл бұрын
Wllhi runti Mise been wilkn waxa ruun buu idiin sheegeya
@gudoomiyahagudidailaalinta9265
@gudoomiyahagudidailaalinta9265 6 жыл бұрын
Khadra Mohamed subcribe isaar wll
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 6 жыл бұрын
Khadra Mohamed adna la soco mise 15jir tahay
@hanadabdi7430
@hanadabdi7430 6 жыл бұрын
Ogaansho Waa kobciyaha Maskaxda Jiilka Manta Som Halasano Dawanayy Waa Chanel Kaliya Ee Kahadla Arimaha Bushada Waliba Marka Aad Fiirseeso Waxa Uushegayo Dhan Waa Waxsamenayo Dadka Daawanaya mahad sanid wll (Cumar Inshaar)
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
Khadra Mohamed walaal qaali subscribe igu caawi
@ibrahimmohammedaligedi3786
@ibrahimmohammedaligedi3786 6 жыл бұрын
Jazaka Allah khayr. Aad ayaan uga helay barnamijkan. Kuwo kale oo noocan camal noo soo gudbi walal. Allah haku xafido..
@mjh7177
@mjh7177 6 жыл бұрын
Mnsha allah wax bdn ayaan ka faaideyatay chanelka ogaansho akhii aad ayaad u mahadsantahy ❤❤❤❤❤❤❤❤
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
1:30 ● Qodobka Koobaad Waa Mid Aan Yaraanteydii Dhaqan geliyey ! Falsafadu Markey Shaqeyso Waxay Isugu soo biyo shuban inaa yeelato #HANSARE
@axmedfarax5615
@axmedfarax5615 6 жыл бұрын
Tusmo Tv
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
Koos Jamac
@engfathicshare8021
@engfathicshare8021 5 жыл бұрын
18 ayan jira wxn iga dhiman 19sano 3mounts waxaana iiga hadhy jamcadi 2year alxd
@mahdibashi6504
@mahdibashi6504 3 жыл бұрын
Hada waxaa tahay 20 jir
@Dayr12
@Dayr12 2 жыл бұрын
Hada waxaa tahay 22
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Walhi wax badan ayan ka bartay Omar inshar keep going allaha ku barakeyo ❤ 🙏 ♥ 💪 👏
@mrliban8330
@mrliban8330 5 жыл бұрын
Shukran wllky omar inbadan waadna dhiiro gelisaa alle haka abaal mariyo anagana alle hananaga dhigo ku wax un ka faa'ido post yadaada
@yoolahsoftwereborama808
@yoolahsoftwereborama808 6 жыл бұрын
Omar sxb ilaahay dartus baa kugu jeclaaday balse waxaa ka xumahay Ogaansho ninka kugu dul sameestay ee magacaga ceebeyay
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
walaal qaali subscribe igu caawi
@ayaanhussien2170
@ayaanhussien2170 6 жыл бұрын
+Danjire ahmed thnkz
@samraqueen2782
@samraqueen2782 6 жыл бұрын
Jazaka Allah kheyr 🙏💕💐
@waryaosman4055
@waryaosman4055 6 жыл бұрын
Run ahaantii mawduucan wa mawduuc xasaasi Waxad daaha ka qaaday xaqiiqda mawducan wuxuu ad u quseeya dhamaan dhalinyarada somaliyed جزاك الله خيرا
@ahmed01010.
@ahmed01010. 6 жыл бұрын
Alla yacizak omer inshar Waa talooyin qaaliya Oo anaan horencid kale uga helin lkn aad noqotybaduu ka isoo gudbiyay Thnkz billions times#omer
@bashkawasge1678
@bashkawasge1678 5 жыл бұрын
Waad mahadsantahy wll qaali😍😍❤
@Macalimow48
@Macalimow48 6 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid Omar inshaar
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
Abdifattah Hassan walaal qaali subscribe igu caawi
@fathiali1536
@fathiali1536 6 жыл бұрын
Insha allah Akhii Omar illaah haku xafido wax badan ayaa ka faaidnay
@kaviaaden7326
@kaviaaden7326 5 жыл бұрын
Masha allah walal waxaa tahay qof kaliya nolosheena inaan wax ka badalno nagu dhiiira geliya guuleyso insha allah.
@saymudiinofficial
@saymudiinofficial 6 жыл бұрын
hore u soco guulayso
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
horaa loo soconaya channel walaal qaali subscribe igu caawi
@riyascade8529
@riyascade8529 6 жыл бұрын
Su aal sheeg ogaansho goormaad baratey Aniga 2015😂😂😂
@zabnaayuusuf4155
@zabnaayuusuf4155 6 жыл бұрын
shinyalu movies Me:2018
@Fodcade-Forever
@Fodcade-Forever 6 жыл бұрын
shinyalu movies 2015
@faisamohamed510
@faisamohamed510 6 жыл бұрын
2017
@aslamqalbizaliim6446
@aslamqalbizaliim6446 6 жыл бұрын
2017 shinylow pls subscreb ii dheg bro
@ogaansho
@ogaansho 6 жыл бұрын
mahadsanid lkn 2016 dhamaadkeeda ayaa youtube iigu horaysay
@ridwanelxabip8912
@ridwanelxabip8912 5 жыл бұрын
Horta aad iyo aad Ayan uga mahad celinaa intii fakiradaan kentay oo abaabulay chanellkan wallhi runtii nolosha dhabta ayuu ka hadlay runtii waad mahadsanthay omar wax badan aya iga qaldanaa
@yasminxabis7110
@yasminxabis7110 5 жыл бұрын
masha allh apti mcn horay u soco omar inshaar
@gulledsimba3309
@gulledsimba3309 6 жыл бұрын
Sxp thank you 🙏 *ogaansho* welldone
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
Nur Afarax walaal qaali subscribe igu caawi
@OmarMohamed-og6oj
@OmarMohamed-og6oj 6 жыл бұрын
Thanks ustaaad jzakallaah
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
cumar Maxamed walaal qaali subscribe igu caawi
@abdirizakdahirhussein3194
@abdirizakdahirhussein3194 5 жыл бұрын
Maasha alah wll Omar... wlhi waxan umaleynaye inaad ani iga hadliisid... jazakaalah wll
@hussienalfa6433
@hussienalfa6433 6 жыл бұрын
Mahadsanid walal omar Alaha ku barakeeyo
@mogiireofficial6003
@mogiireofficial6003 6 жыл бұрын
Mahadsanid Walaal
@itsmeyo1802
@itsmeyo1802 6 жыл бұрын
intaanan daawan kahor Like saaray #Mahadsanid walal
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 6 жыл бұрын
captanka ciyalka xafada dude you are everywhere.
@fadximohamedfadximohamed4017
@fadximohamedfadximohamed4017 5 жыл бұрын
masha allah wlky waan kusalamay taasba xaqiiqo ah mahadsanid wllo cilmigaad baratay allah haku siyaadiyo aamiin
@maxamedyaska1505
@maxamedyaska1505 6 жыл бұрын
Masha allh ustaad wlhi waxyabo badan ayaaan ka faaiday mahadsanid ustaad
@adnamaxamud2720
@adnamaxamud2720 6 жыл бұрын
شكرا جزاك الله خيرا 24 iyo 25 oo kaliya wax u ma tarayse ilaa Ku Ka hooseya ayey anfacaysa
@had1070
@had1070 6 жыл бұрын
waan sugaayay maanta oo dhan ilaaa xalay uga danbeynti waad soo dhigtay. sxb qaaali
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
DOOLI YARE walaal qaali subscribe igu caawi
@abdiazizratio600
@abdiazizratio600 6 жыл бұрын
DOOLI YARE
@suleimanhussein2630
@suleimanhussein2630 6 жыл бұрын
Maa Sha Allah walal, waad iguogtahay inan kudaqmo arimahan In sha Allah
@Dhigaal24
@Dhigaal24 5 жыл бұрын
mahadsanid Omar inshaar Allaha nagu anfaco adna hakusiyaadiyo
@radaarofficialchannel7366
@radaarofficialchannel7366 6 жыл бұрын
Qofka ugu horeeyay cumar Inshaar wan ku salamay Walaal
@gudoomiyahagudidailaalinta9265
@gudoomiyahagudidailaalinta9265 6 жыл бұрын
abdullahi aadam subcribe isaar wll
@abdirahmandahir8514
@abdirahmandahir8514 6 жыл бұрын
cumar khofakazta lamadaco
@musababdulkader2132
@musababdulkader2132 6 жыл бұрын
#Jumco_Wngsn Masha allah wll aad baad o mahadsantahy horumar wacan
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
Musab Abdukadir walaal qaali subscribe igu caawi
@cubeydinhocade8709
@cubeydinhocade8709 2 жыл бұрын
Mansha allah aada umahadsan tahay waxad tahay hadiyad nola soo diray dadkle sidan wax uma tabiyaan wax yaalo badn kaa gorsaday allah ku sharfo 💯💯🙏❤️
@zaamzain6934
@zaamzain6934 6 жыл бұрын
Masha allaha thanks walal cumar waaa balan waa ku dhaqmayaa
@qarwaye6262
@qarwaye6262 6 жыл бұрын
keep going pro🙏
@nuurteacher3058
@nuurteacher3058 6 жыл бұрын
Ogaansho macalin waad qiimo badan tahay allaha ku xafido oinshar
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
nuur teacher walaal qaali subscribe igu caawi
@nuurteacher3058
@nuurteacher3058 6 жыл бұрын
anisa ahmed waan kugu qabtay abaayo
@abdifatahosman4090
@abdifatahosman4090 6 жыл бұрын
Masha Allah walal Omar Inshar Alle haku sharfo❤💯
@ubahhusseinalisudi146
@ubahhusseinalisudi146 5 жыл бұрын
Asc wllo waaad mahadsanthy wlhi barnaamidkaan wuu anfacayaaa inta asageyga ahna waan salamayaa
@khadijoquruf
@khadijoquruf 6 жыл бұрын
Wll dadka wadanka ku nool Maha fawdo badankoda dad aan wali dawlad arag lkn ka nidaam iyo akhlaaqbadan baa jira kuwa soo arkay nidamka iyo dawlada diinta hadaa ku dhaqanto dad adaa ugu sareya
@abdulkhafarmedia7131
@abdulkhafarmedia7131 4 жыл бұрын
Sax
@suhurahilmih8790
@suhurahilmih8790 2 жыл бұрын
Hadah ku jiraa marxaladaa Alx Waa dhameyay 1 jamacad 2 shaqona waa helay Alx 3 jimicsi waa bilabay hadah 4 waa baraa noloshayda hada sidii aan maya u o dhan lahaa 5 in wx badan akhriyo wadaa 6 alhamdulilaah imay dayicin ee way I hagar baxeen hadana waa markaygii
@aaminamohamedshukri769
@aaminamohamedshukri769 6 жыл бұрын
mansha allah walal waxaa tahay qof muhiim inoo ah hadii aanahay dhalinyaro somaliyeed allah ku abaal mariyo
@Muwaxid10
@Muwaxid10 6 жыл бұрын
Masha alah ogaansho mudo badan Aan Ka maqna masha alah hada wan uso laabtey omarow Alle haku sharfo wll
@sahalyusuf6106
@sahalyusuf6106 6 жыл бұрын
Grazie mile ,Ogaalka dunida
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
sahal Yousuf ciltireh walaal qaali subscribe igu caawi
@UUSomaliVevo
@UUSomaliVevo 6 жыл бұрын
Masha allah tabaraka allah
@xasancabdilahi6523
@xasancabdilahi6523 6 жыл бұрын
Mahadsanid wall omer Mnha Allah Allah ku barakeyo
@abdiqafarmohamed8137
@abdiqafarmohamed8137 6 жыл бұрын
walaal aad ayaad u mahadsantahay walaal bugaag ma jiraa aad nagula talin lahayd inaan akhrino oo ku saabsan hormarinta nafta SHUKRAN
Sheekh Mustafe | BadalNolashada? 🌎 #qiso
15:22
Islamic Dacwa
Рет қаралды 32 М.
20 saac ku baro xirfad kasta | buug muhim ah.
10:37
Sahanka
Рет қаралды 47 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 161 МЛН
XUUTI OO DAGAAL BA'AN KU BAAQAY | WOQOOYIGA IS4AEL OO GOBANAYA
21:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 68 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН