Kulan Darbi (Gongon vs Joosee)

  Рет қаралды 69,887

Towfiiq Films

Towfiiq Films

3 жыл бұрын

Plz subscribe SHER and like Comment Mahad sanadiin

Пікірлер: 399
@daahirxasandiiriye3830
@daahirxasandiiriye3830 3 жыл бұрын
Gongon inta taageerto is kuujiya
@sareeyeofficial6849
@sareeyeofficial6849 3 жыл бұрын
Wall subscribe iisar
@shariifhassan4626
@shariifhassan4626 3 жыл бұрын
Taagerashaada Gongon like iisaara
@sareeyeofficial6849
@sareeyeofficial6849 3 жыл бұрын
Wall subscribe iisar
@mahdiyare1095
@mahdiyare1095 3 жыл бұрын
Asc waa mahadsantihin qabka ad uwadan barnaamidka lakin waan dhalila in qudarta leyska reebo
@mohammedolatgani9677
@mohammedolatgani9677 3 жыл бұрын
20s like saar
@sareeyeofficial6849
@sareeyeofficial6849 3 жыл бұрын
Wall subscribe iisar
@mohammedolatgani9677
@mohammedolatgani9677 3 жыл бұрын
@@sareeyeofficial6849 bro kuu saarey
@abullahicae2174
@abullahicae2174 3 жыл бұрын
Waan ku saaray walaal
@zakimedianproduction8930
@zakimedianproduction8930 3 жыл бұрын
Gongon bilyoole wlhi waan ku wataa inta ila wadata like dhac
@diamondp0i267
@diamondp0i267 3 жыл бұрын
Inta jiif ku dawanesa kulankan adag like isaara🙏
@sadiqabdi503
@sadiqabdi503 3 жыл бұрын
RIYA DAYDA WAY ROMUWDAY WALAL GONGON KEEP GOING ANA KURIYUUDAY GONGON UU BADINAYO WALAHI
@deeqyare8386
@deeqyare8386 3 жыл бұрын
Hhhh heer aad kuriyoto beyba kula maree miyaa
@sadiqabdi503
@sadiqabdi503 3 жыл бұрын
@@deeqyare8386 haa nio
@sareeyeofficial6849
@sareeyeofficial6849 3 жыл бұрын
Wall subscribe iisar
@sareeyeofficial6849
@sareeyeofficial6849 3 жыл бұрын
@@deeqyare8386 wall subscribe iisar
@mohagaraad6559
@mohagaraad6559 3 жыл бұрын
M.a goonge wataageeraa cimaamadaa mahaysan karo💪💪💪💪
@sareeyeofficial6849
@sareeyeofficial6849 3 жыл бұрын
Wall subscribe iisar
@abshirgoodluck8582
@abshirgoodluck8582 3 жыл бұрын
Waaw masha allah #GONGON💪💪💪💪🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆 🎈🎈🎉🎉🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@abdisamedmohamudabdiwahid9485
@abdisamedmohamudabdiwahid9485 3 жыл бұрын
Kulan aan wada sugeyne m.a wll ka daadiyaha keep koing 🙏🙏
@towfiiqfilms670
@towfiiqfilms670 3 жыл бұрын
227 Comment walahi waan aqrisanay masha alah waaku mahad santihiin qoraaladiina qiimaha badan insha alah muuqaal ayaa kasoo samey doonaaa sxbyaal 🙏🙏❤❤
@ibrahimedinmaalim2695
@ibrahimedinmaalim2695 3 жыл бұрын
Ugaasow taetankaan maiifuranyhy, intee lagu qabta a?
@wllraaseey2234
@wllraaseey2234 3 жыл бұрын
Mgceyku waa siciid abdishakur muraaad Oo joogo dgmda Deyniile Joose Waad feertay Hh viva Towfiiq esh Calaaa Kulan Darbi
@abdirizakmohamedsheikhabdi4096
@abdirizakmohamedsheikhabdi4096 3 жыл бұрын
Macalin yuu Sxb ciyaarta bareejo eheed Kulan labaad in la qabto eheed Rigooro been ah ayuu ku qaaday concom Lkn dhib malaha Jose waa ninka ugu badiska badan tartankan 👏👏👏💯
@dirislecabdi5735
@dirislecabdi5735 3 жыл бұрын
Injury time balogabadiyey sxb Jose rashinka wudadiyaa wana foul lama ogola
@rashkaboy3051
@rashkaboy3051 3 жыл бұрын
Haa joose caadi ma,ahan
@abdirizakmohamedsheikhabdi4096
@abdirizakmohamedsheikhabdi4096 3 жыл бұрын
@@dirislecabdi5735 Hhhh Dangerous man
@dirislecabdi5735
@dirislecabdi5735 3 жыл бұрын
@@abdirizakmohamedsheikhabdi4096 yes but he get another dengrios man
@maanoiaxmed983
@maanoiaxmed983 3 жыл бұрын
Wlhi waa barnaamij fcn saafi la timid waa dadaalay san hore usocda bahda saafi films
@siciidyarecabdulaahi7296
@siciidyarecabdulaahi7296 3 жыл бұрын
TowfiiQ films waa ini salaamay kep going
@samiiramiirullqalbi9054
@samiiramiirullqalbi9054 3 жыл бұрын
Faanoole faro kama qodno kulankaane barbar dhac waaye kucelis waaye 👆👆👆👆👆👍👍hadaa igu raacsan tahay
@nuurcmc6682
@nuurcmc6682 3 жыл бұрын
Wlhi gongon waa player waan taageeraa. Sin salaame gongon hanbalyo👍💪💪💪🐐
@BT_247
@BT_247 3 жыл бұрын
mashallah ciyaar athag bee ahayd
@ahmedsweg2548
@ahmedsweg2548 3 жыл бұрын
War ninkan gongon la dhhayo wlhi kalsoni kuqaba wa nin professional eater ah 💪💪💪
@abdallaqeys7013
@abdallaqeys7013 3 жыл бұрын
Viiva gongon inta ku farxzn inuu guulestay is muujiya hee hada tageerihiisa tahay❤️✌️✌️✌️💯👆💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@sihaammaxamed8717
@sihaammaxamed8717 3 жыл бұрын
10 like saara
@maryamomaanka9157
@maryamomaanka9157 3 жыл бұрын
Bariiska biyaha lago shobayey xataa waa laga bartay gongon
@mo.salahofficialpage.6370
@mo.salahofficialpage.6370 3 жыл бұрын
Viva gongon withaay🙏🙏👏👏👏👏
@Somaliboy516
@Somaliboy516 3 жыл бұрын
They both ate and finished at the same time well done guys.
@mazinabdialiwedow1465
@mazinabdialiwedow1465 3 жыл бұрын
I think that gongon won look clearly
@abuuba.Hazard_10
@abuuba.Hazard_10 3 жыл бұрын
I'm supporter of gongon
@abdilahiismail6259
@abdilahiismail6259 3 жыл бұрын
gongon xita biyaha in lagu shobo lagavadty viva gongon
@hayaatali7785
@hayaatali7785 3 жыл бұрын
Asc best youtube aan dawado hor u ssoco mashaalah kuwa kale youtube in kugu daydaan baan rajeynaa hor u soco
@maslaxmaxamed5915
@maslaxmaxamed5915 3 жыл бұрын
In kasto labada nin ay halmar wada dhameeyen marka laga reebo wixii daatay waxaasna kuma jirin tartanka
@2jaboisak761
@2jaboisak761 3 жыл бұрын
Ciyaartaan ku celis waaye towfiiq films kulan aan biyo lagu darsaneynin halaysku balamiyo raga
@maxamuudmustaf9121
@maxamuudmustaf9121 3 жыл бұрын
Masha Allah
@suudiinhoofficialg7584
@suudiinhoofficialg7584 3 жыл бұрын
Ciyaaarta bareeejo waaye gudiga vaR haloo sameeyo mayeelin guul daro bareeejo ayaan ka dalbaday macalin jose💗💚💗
@nawaalabdirahman3578
@nawaalabdirahman3578 3 жыл бұрын
yees sidaan usugayay inu gon gon badinayo hora lo yiri nin isfaanshay wa ri is nugtay josee boto badne 😁😁😁😁😅😅😅😅
@shaka214
@shaka214 3 жыл бұрын
ahmed ali eyd iyo eyd manikefisto sedi un tijk eyd iyo eyd insilmey re waqoyi 🤗
@Mubashirbashiir
@Mubashirbashiir 3 жыл бұрын
hhhh
@saciid_brown_official561
@saciid_brown_official561 3 жыл бұрын
Waan kaa helay
@farxaandaahir9154
@farxaandaahir9154 3 жыл бұрын
Gongon shubwaaye
@beerluula2390
@beerluula2390 3 жыл бұрын
Joosee waa lagu haayaa in badan ayaad bariis daadisee mr bootaale
@abdihamiidhussein5214
@abdihamiidhussein5214 3 жыл бұрын
Hhhh
@abdulrazakabduljalil664
@abdulrazakabduljalil664 3 жыл бұрын
What a game!
@walalkaaceebtiisaastur
@walalkaaceebtiisaastur 3 жыл бұрын
GONGON ❤👏 VIVA BAYDHABO
@calihanadvlogs3566
@calihanadvlogs3566 3 жыл бұрын
Muqalada soo yara gaabi m.yuu waa codsi dadku waqti dheer ma wada hayaane😮
@rafayeelmax7836
@rafayeelmax7836 3 жыл бұрын
M jeose ☝️✨ Keep going pro
@ayaanabdi1473
@ayaanabdi1473 3 жыл бұрын
Bariska maqooyen waxan wayabe
@abdulmursal9967
@abdulmursal9967 3 жыл бұрын
Keep going gongon you're the champion .
@alimacalim461
@alimacalim461 3 жыл бұрын
Anaa ugu horeeyo maanta
@astagfirullah2241
@astagfirullah2241 3 жыл бұрын
Kabtan Xaashi aad baad umahadsantahay, muraadkaaga meel fudud Allaha kaaga sahlo.
@fariixa276
@fariixa276 3 жыл бұрын
masha Allah waa cayaar aan cadi Aheyn♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@abdifikirey4946
@abdifikirey4946 3 жыл бұрын
Akulani iyo gongon big gane
@professorbadriyare4955
@professorbadriyare4955 3 жыл бұрын
Waan helay kulankii aan sugaayee yes 😂😂😂😂
@abdiaziizalicabdullahi1869
@abdiaziizalicabdullahi1869 3 жыл бұрын
Big fan jose
@jibriilcabdikaafi5335
@jibriilcabdikaafi5335 3 жыл бұрын
Fidiyowsha noocan ah no soo badi walaal mcn
@abdihafidabdullahidahir8199
@abdihafidabdullahidahir8199 3 жыл бұрын
Kulanka waa kulan adak bisinka aaboooy aboooy👏👏👏👏
@rashkaboy3051
@rashkaboy3051 3 жыл бұрын
Maye ciyarta wa barejo......towfiq films ciyarta ku celis wayo
@abashassanahmed4789
@abashassanahmed4789 3 жыл бұрын
Viva Gongon cunaayga wen from baydhabo suu cayow uliqay layaabay gacanti ugu dambeysay
@c.raxmaancawil3149
@c.raxmaancawil3149 3 жыл бұрын
Yes guuuul aaan gaaray gongo
@salanzeandnasiinkk8786
@salanzeandnasiinkk8786 3 жыл бұрын
Wallahi isku mid ayey ahaayeen ee josee waa la khiyamey
@AANUUR
@AANUUR 2 жыл бұрын
Masha alaah captain xaashi 😍👍
@abdifatahugas7936
@abdifatahugas7936 3 жыл бұрын
Masha allah gongom waxan aad ugu farax sanahay inad maayga maayga ku hadashid o luqadada ku mel tagtid nolaw bro
@nimcoadan8109
@nimcoadan8109 3 жыл бұрын
Mashlh jecliy wililasheyn somaliyed Allha idin xafido
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 3 жыл бұрын
Ninyajow midka kiifida wato raashiin badan ayuu dhulka ku daadinayey. Marka arinkaa sharciyo halaga soo saaro inshAllaah.
@rooplemaxamedismacil1550
@rooplemaxamedismacil1550 3 жыл бұрын
Gooongooon gacana ayaan kuu taagy waleee
@cadeabshir5039
@cadeabshir5039 3 жыл бұрын
Haaa
@abukarabka2814
@abukarabka2814 3 жыл бұрын
Wow gongon ninwayn
@umumohamedofficial6926
@umumohamedofficial6926 3 жыл бұрын
Asc waan ku saaray subscribed adan isaar walal mahadsnid
@caraabo5710
@caraabo5710 3 жыл бұрын
Mahadsanid towfiiq films
@hassanomaraseer2813
@hassanomaraseer2813 3 жыл бұрын
Alle ha u daaweyo lkn dad sahlan ma ahn bismilah
@al.markaawiofficial1893
@al.markaawiofficial1893 3 жыл бұрын
Masha Allah wan filayey inu gongon badinayo jose isna kulankan wuxu ugu so diyar garowey si ka duwan sidii hore wuxuna isticmaaley taatikadii gongon hampalyo gongon
@saacidbrown6674
@saacidbrown6674 3 жыл бұрын
guuleystayaasha waxa ey ku mashquulaan guusha, guuldareystayaashana waxa ey ku mashquulaan guuleystayaaash, mr jose saxanka gongon ayuu ku maqnaa that's why looga guuleystay mr gongon waa ku taageeraa sxb saxankiisa ayuu focus-ka saaray saxanka jose maba ku mashquulin kalsooni lee😅👏👏
@Peacefulpath2
@Peacefulpath2 3 жыл бұрын
Keep gongon he is a star fr
@maanoiaxmed983
@maanoiaxmed983 3 жыл бұрын
Wlhi wuxu leeyahay lama kasaayo gon gon lknse mudane josee waa la fahmaya
@adenyoonis
@adenyoonis 3 жыл бұрын
Gongon ayaa badiyay run ahaanti
@maareeyaha.nolosha757
@maareeyaha.nolosha757 2 жыл бұрын
Joseee nasiibkaa kahiililay masha alh wuu dadaalay
@jiisowjarab4546
@jiisowjarab4546 3 жыл бұрын
Negest waxan sugnaba waa kulanka sorta insha allah
@muhammadzarazara
@muhammadzarazara 3 жыл бұрын
Ciyaar adag bey eheed laba tartame sifiican bey isu sodiyaariyen. Hambalyo Gongon ninweyn
@Somaliboy516
@Somaliboy516 3 жыл бұрын
Captan Xaashi waxad ku mahadsan tahay ciyalkan aad sinayso rashinka waxad ka heleysa ajar aan inaba la so kabikarin ALLE haka siyo ajar Elsewhere, Allah described those who feed needy people as those who will be among the “companions of the right” and those who will inherit Jannah, as in the following verses:
@towfiiqfilms670
@towfiiqfilms670 3 жыл бұрын
Mahad sanid walal qaali
@sharmoak4713
@sharmoak4713 3 жыл бұрын
Adigoo akhrinayo hadaad dawanaysid like
@craxmaanaadanaxmed5484
@craxmaanaadanaxmed5484 3 жыл бұрын
Congo LGEND baa tahay wllhi
@kingmohanjacelow6248
@kingmohanjacelow6248 3 жыл бұрын
Waaw gorgor cadi mhn
@fareiy222
@fareiy222 3 жыл бұрын
Jose tartankan wax wlba wuu u sameyay si u fasahadk gongon u afjaro blse saxan wax kso haray lgu reepay Hamblyo mclin JOSE💪🏼💪🏼
@MohamedAli-jj2vm
@MohamedAli-jj2vm 3 жыл бұрын
Kulankan wa elcalsicada cunta cunista inta sideydokale dharareyso liketa kumujiya
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 3 жыл бұрын
Woow woow tartan lawada sugaayay wali madaawan balse waan arki doonaa ninkay guushu raacdo insha allaah
@ismailhusseinshismail7378
@ismailhusseinshismail7378 3 жыл бұрын
gongon wan.ku wadanaa kulan adag ayuu ahaa joose maxumo still kulan kale sugnaa
@isakoficial
@isakoficial 3 жыл бұрын
Afkeey Ing Oomaaw In Enjegaaw Amaantaawaa Kulahaa Masha Allah Afmaay Fanaaka Muxidiin Manaya Maanay Ayaa Kuluuqeeyey Heestaa Kk
@Peacefulpath2
@Peacefulpath2 3 жыл бұрын
Gongon the legend ❤️❤️❤️
@adanibrahim3737
@adanibrahim3737 3 жыл бұрын
Saxiib gongon iyo joosee hanoolugu soo celiyo
@Kibrani
@Kibrani 3 жыл бұрын
wlhi gongon waa halaag 😂
@farhiamohamud5811
@farhiamohamud5811 3 жыл бұрын
Waaku farax sanahay gongon inuu guulesto sababto ah cuntada si daacadnimo ah ayuu u cunay halka joose uu daadiyay cuntada badankeeda. Horay usoco gongon. ❤️
@sakariyemaxamuudcabdullaah4660
@sakariyemaxamuudcabdullaah4660 3 жыл бұрын
waa barnaamij fiican wxaa kasiificn inaad fadhiisiso kadib cumtada aad ssiiso sxp keep going
@officialmacruufchannel2301
@officialmacruufchannel2301 3 жыл бұрын
Waxan ahay taageere gongon,, Ma ahan in uu chance yar xitaa siyo ma ahayn in penalty nala aado,,, Waxan towfiq films waaxdeeda daadihinnta ka codsan lahaa in ay gongon telephone number_kiisa ay nala wadaagaan hadaanahay taageerada GONGON ✌🙏👌
@abdikarimmohamed2225
@abdikarimmohamed2225 3 жыл бұрын
Mashaa aallah ciyar ayaa kadhaxdey in kasto lagu celindona inshaa Allah tcl
@salmoahmed44ahmed61
@salmoahmed44ahmed61 3 жыл бұрын
Masha Allah gongo cadi maha waba yabe marku qate barizka Asi maa bariz yara is dhaha zow ulaqe halmar kiikalana wali canka ugu buuxo Ani waxaba Aamin sanhy gongo qofki lokena meel buu zaara masha Allah
@amcofficialchannel9126
@amcofficialchannel9126 3 жыл бұрын
Congo tagersanahy
@umuramla5750
@umuramla5750 3 жыл бұрын
Hal subscribe ad i sarto aktada wax kama ahan balse aniga qimo ayu i le yahay fadlan subscribe isar o iso boqo
@shaamacjaamac8706
@shaamacjaamac8706 3 жыл бұрын
Gongon wuxuu yiri bariis ima celinaayo. Waxaan ahay nin 3kg oo galeey lashiiy(soor) oo 3 le caano karoor ah kor ooga bixi jiray. Bariis hadaa maqlo waanba sii halaaqayaa bu yiri... Gongon dilaaa waaye
@Mohamedsaid-tj9ng
@Mohamedsaid-tj9ng 3 жыл бұрын
Ciyarti ugu adked peneltys aa laysla aday eh kkk🔥😂
@mahdimaxamedraagem.wargeys8249
@mahdimaxamedraagem.wargeys8249 3 жыл бұрын
Kal iyo laab cunto cunista waanba kuheystaa malin yuu horay usoco
@ayanlehassan5031
@ayanlehassan5031 3 жыл бұрын
ciyaar xamasadleh ayaanu dawanye ragan markale ha laysku celiyo.
@maryancabdirashiidmaryanca3759
@maryancabdirashiidmaryanca3759 3 жыл бұрын
Waaad adin salaamay teemka tow fiiq filims kulan dar bi ah ayaaaaaa dhacy biriis biyo lagu darsanaaayo ii dhiman aqoon taaaaas io caaano biris lagu darsanaaayo yaaaaab wlhi keep going adin leee yahy hamplyo congo hore usoco
@maxamedcabdiraxmaan2635
@maxamedcabdiraxmaan2635 3 жыл бұрын
Laakiin Maxeey biyaha kaladooueeu
@deeqjr6956
@deeqjr6956 3 жыл бұрын
Big game iga dheh
@abaazkia3909
@abaazkia3909 3 жыл бұрын
Jose bootaale
@qadrinovic9320
@qadrinovic9320 3 жыл бұрын
war. Ninka gongon. Afkiiisa ii micneeya. Dadkoow
@cabdiqaadirmaxamuud1550
@cabdiqaadirmaxamuud1550 3 жыл бұрын
Asc dhamn bahweynta ku xiran towfiiq films waxan jecaln lahay ani ahanteyda in kulan kale labadooda ay dhelan oo an wax biyo iyo cano midna lagu darenin si ninki wax isku hayo lo arko peace and love keep going towfiiq films
@mdeeqyare7382
@mdeeqyare7382 3 жыл бұрын
cadalada wlh sax waye wuuna u qalmaa sawabtoo ah ninkan wax madadanin hdlkisa wuu kobna ana qadey ma dhihin
@kaafijr8994
@kaafijr8994 3 жыл бұрын
Gongon
@mariaabdimaria3577
@mariaabdimaria3577 3 жыл бұрын
Gongon waa lo bahan yahay
@nimoali7958
@nimoali7958 3 жыл бұрын
Libaxyadiid malaykukeenaye wax ayaa kadhacaye🤣🤣🤣🤣😍😍😍😍
Tartanka raashin cunista  Biwaaye vs Akulaani
22:17
Towfiiq Films
Рет қаралды 42 М.
TARTANKII CUNTADA EE UGU SHIDNAA OO KADHACAY XAMAR.
16:59
zeinab matan Beauty
Рет қаралды 21 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 45 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 7 МЛН
Ururki al itixaad iyo Jadiidiyo 2 mas'alo ayay isku Qabteen 1991 Sh Xassaan
6:02
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 2,3 М.
NEW CHALLENGE IDIRISKA IITAABO IYO KABTAN BARA BAABAJEY
17:19
IDIRISKA IITAABO
Рет қаралды 148 М.
Cuntada Wadooyinka Burco | Street Foods In Burao
12:43
Abdilahi Channel
Рет қаралды 10 М.
Axmed vs c/lahi
22:34
Towfiiq Films
Рет қаралды 28 М.
Tartanka Cuntu Cunis Ah Saxan Bariis Sab Qof Cunaaya
18:09
Towfiiq Films
Рет қаралды 29 М.
Tartanka cunto cunista ILKACASE VS WAXMANAGA HALAABAAYO
19:12
Towfiiq Films
Рет қаралды 60 М.
MARKAY IGU HOREYSAY AAN CUNO CANJEERO ETHIOPIAN
11:05
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 314 М.
TARTANKA CUNTO CUNISTA CAYAARTI UGU ADKEYD ABID   GONGON VS XUURSHE
28:48
Задержи дыхание дольше всех!
0:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
Una donna sbadata pensava di aver catturato un ladro #shorts
0:37
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 2,9 МЛН
Saito09 funny video 😂😂😂 #shorts
0:34
Saito
Рет қаралды 15 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,1 МЛН
Saito09 funny video 😂😂😂 #shorts
0:34
Saito
Рет қаралды 15 МЛН