Kulankii labaad ee odaygii xikmada badnaa ee xoolaha iyo beerta ku haystay Minnesota.

  Рет қаралды 399,859

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kulankii labaad ee odaygii xikmada badnaa ee xoolaha iyo beerta ku haystay Minnesota.

Пікірлер: 662
@muktarcadilahi804
@muktarcadilahi804 Жыл бұрын
Social media wa sidan oo kale ad dadkaaga iyo dalkaagaba ad usoo gudbiso barmamijyo aqoonahaan iyo wacyi galinba faiido iyo waxtarba uleh ,guulesyso Abdisalam heriri odeyguna wuxuu ku noolyahay nolosha xalasha ah alle cimriga ku barakeeyo
@mohamedhusseinomar2675
@mohamedhusseinomar2675 Жыл бұрын
Odaygaan xigmada badan waan ka helay Barnaamijyadiisa ee noosoo badi sheekooyinkiisa Hareeriyoow🎉
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Жыл бұрын
MashaAllah. TabaraAllah
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
kkkk Aabuhu waa nin aad u qosol &caqli badan aad ban uga helay shekadiisa Allah kuxifdiyo Aabe Soomaliyeed
@miircumar3776
@miircumar3776 Жыл бұрын
Legend weeye odaygani alle cimriga ha udheereeyo amen
@cabdirabbicabdilahi3464
@cabdirabbicabdilahi3464 Жыл бұрын
O'Daygu Cajiib , Sir Badan baa sanadkii hore iska sheegaybuu yidhi, cimriga Alle ha usiyaadiyo
@abdirashiidmedia8755
@abdirashiidmedia8755 Жыл бұрын
Omg he is full of wisdom. I like 👍 this beautiful lifestyle. Grew up a farm and I still love.
@GALOOL.
@GALOOL. Жыл бұрын
Mansha Allah Kiihorana Waxaan ku daawaday Galkacyo Kana Kampala
@barwaqosoran3134
@barwaqosoran3134 Жыл бұрын
Masha Allaah waa barnaamij aad uwanaagsan odigana Allaha cimrigiisa u barakeeyo iyo adigaba Cabdisalan hareri barnaamijyada beeraha iyo xoolaha inoo badi sifo aan waxbadan ugu faa'iidno ❤❤
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Жыл бұрын
Mansha alah abe somaliyeed oo dedaalaya, runtii waxyaabo badan ayaan ka faa'iiday
@EblaHasan-hm6tu
@EblaHasan-hm6tu Жыл бұрын
Tuseele in kaligaa la noolado 90ka
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Жыл бұрын
@@EblaHasan-hm6tu qofwalba xoriyadiisa isagaa iskaleh laga yaabee inuu sidaas dan mooday wll
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Жыл бұрын
@@bashiirjeeni5358 walahi wa runta dade ugu baxda ine kaligood nooladaan dadna marki ayago jecel inay dadka so dhex galaan hadana niyo jab marke kala kulmaan we quustaan taas aya keeneso in qofka somalida dhan kandhex baxo.
@sirdonmedia7093
@sirdonmedia7093 Жыл бұрын
Nin kan marki hore ee an dawday video gii sanadka hore waxan ka faaiday xikmad badan , aamusnaantu in ay tahay faaido weyn💯
@suldaancaydaruus9352
@suldaancaydaruus9352 Жыл бұрын
Oday maxamed aad baan u salaamaya wax badan baan waraysigiisi hore u xasuusta.isma dhibin sheeko.fadhi ku dirir ma haleelo halyay hawl kara weye
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 Жыл бұрын
Mansh Allaah heari Alle haku xiftiyo adigiyo Odayga Somaaliyeed Aamiin ❤
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 Жыл бұрын
Masha alah adeer ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha u daayo runta ayuu ka hadlay❤❤❤❤
@naimadahir519
@naimadahir519 Жыл бұрын
Wlhi waa ku farxay inaa marlabaad noso cilisay cibrigada allaha raajiyo hareeri😊
@Apeen_maLik1
@Apeen_maLik1 Жыл бұрын
Kii hore mxa ku qornaa ina dawdo rpaa
@naimadahir519
@naimadahir519 Жыл бұрын
Unaversan TV aayaa kaheleysaa ama youtuber ku qor hareeri io odeygii😂😂😂😂
@abdiqafarkulow5849
@abdiqafarkulow5849 Жыл бұрын
​@Naima Dahir ma shaa Allah wa nin aqli badan blasé nolashan kaligis nolyahay ba idibti run ahanti.. Dalka south Africa ayan ka shaqeya ,wa wadan dib badan wlhi markan cajiso barnmjikan ayan dawatha. May Allah bless you and give you life with a good ending. Sharaf ku nolow Adher
@naimadahir519
@naimadahir519 Жыл бұрын
@@abdiqafarkulow5849 🥰🥰🥰
@roosohalima9978
@roosohalima9978 Жыл бұрын
Masha allh aabe ixtiraaam iyo waqti wangsan ku soo kory waaye aaadna uyaqaano dadyowga
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 Жыл бұрын
Masha Allah runti waa nin farxaani ah oo wax bdn og laacib so jabay ban oran krnaa long life baaba. 🙌
@easypayoneeasypayone3266
@easypayoneeasypayone3266 Жыл бұрын
Ma SHA Allah runti ad Aya udawaday thanks abdisalam
@LiiPedri
@LiiPedri Жыл бұрын
Wlhi adeerkan waa ninka kaliya aan arkay ee ku nool dhul shisheeye hdne dantiisa garty he is my role model For really
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын
Mashaa Allah wuxu ka joogaa dadkii hore ilaahay haku xafido
@mjamac5261
@mjamac5261 Жыл бұрын
Waan xasuustaaa shalay galab 4:30pm baa ceerigaabo 11/05/2023 odayo uga sheekaynayey O'Day markaykan xoolo iyo beer Ku haysta Kaas oo aan caqligiisa aad uga helay maashaaa allaah
@abdimasirmohamed6591
@abdimasirmohamed6591 Жыл бұрын
Xagad ugu sheegaysay ma xeela mise qarni kkkkkk
@kamela775
@kamela775 Жыл бұрын
Ninkaas alle ha xifdiyo maasha allah waa xasustaa adeer alle ha ku barakeeyo
@GF-fk4is
@GF-fk4is Жыл бұрын
Masha alllaah Aad ban ugu farxay mar 2aad inaad Daawaday barnaamijka odaygan Alle cimriga ha idiin dhero Qaybta 3aad Insha allaah Haduu alle yidhaa
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 Жыл бұрын
Ilahay nolol ka khyr badan ha siiyo nolosha dhabti ah waa inu qof cibaadaysto cimri dheer buu soo gaaray Allaha u barakeyo khtimadana khyr eebe ha ugu khatimo
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 Жыл бұрын
Kkkkkk duqa waa cajiib ader qeyr ayaan kuu rajeynayaa iyo caafimad inshaalaah
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture Жыл бұрын
Waraysiga odaygan waa fantastic xiisa leh wada qosol weeye kkkk Nolol san Adeero ❤
@lol-fq4xf
@lol-fq4xf Жыл бұрын
Allah xafido aad ban u jackaday odeyga shekadiisa iyo xirfada uu ku shaqeysanayo Abdisalan mahadsanid kii horane wan dawaday❤
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
Amen ya RABBI ❤
@AhmedTamaam101
@AhmedTamaam101 Жыл бұрын
Mansha Allah Legend weyeh odagan allow u Barakay malkad sisay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Thanks herari aad buu u xiisa badna waa oday fariid ah nin rageed
@quruxleyabdi3859
@quruxleyabdi3859 Жыл бұрын
Masha'allah tabarakalah aabahay ayuuba isoo xasuusinaya alow ku xafid adeer iyo baadihiyii aan ku dhashay
@saidkarshe2929
@saidkarshe2929 Жыл бұрын
Masha allah Ilahay Habarkeeyo Waa Nin Adag Mahamed.
@Adm9464
@Adm9464 Жыл бұрын
Duqaan he definitely needs help. May Allah give him the best of health and high Islamic spirit. He is aging from last year. He is motivated maasha Allah but the looniness is catching up on him.
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 Жыл бұрын
I don't think he is lonely at all. Only an idled person with nothing to engage on can feel lonely, unlike uncle mohamed who is busy all the time with his business and stuff🤷‍♂️ Hadey kabadin weydo wuxuu ubaahanyahay marwo xaas unoqoto oo nooloshan laqabsan karto, weliba ajinabi cadaan ah sida qolyaha Amish community ga layiraahdo. Halkaas ayuu kabilaabi karaa aasaaska qoys iyo ubad cusub oo kadhaxla shirkadan kuna intifaaco.
@aminabdishakour
@aminabdishakour Жыл бұрын
He tells the truth about Somali people thats why you are against him. He don't need you do your own business.
@abdirisakomar8256
@abdirisakomar8256 Жыл бұрын
Adiga wll qaali umaleeyay in kalidu tahy wx xun ama cafimaad ahaan xun. Dunida maaanta inaad kali ahaato ayaa dhaanta inaad dad ku dhex jirto wx dhibaato kaa soo gaarya maskixiyan, aqlaaqiyan dabeecd ahaan io xitaa cafimaad ahaan. Ninkan aaabaha ah nolol dabiici ah ayuu ku jira xoolo beer io inuu uu kusoo koray nolosha kalinimada oo wx dhib ah uusn ku qabn. Wxay xuman lahyd hadii kali nimada uu gadaal ka barty lkn wxd kusoo korty wxba kugu keeni mayn qofba wxbuu ka helaa dad buuqa io sawxnka dadna aaamusnaanta io shanqar yarida.
@pirate5489
@pirate5489 Жыл бұрын
Amiin walalo. personally l believe in my opinion its civil war wounds.
@AishaMohamed-lx5yp
@AishaMohamed-lx5yp Жыл бұрын
but he is verry strong masha Allah
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 Жыл бұрын
Nin aqyaar ah in uu naag ajbabi ka ah salaamo ma ahan xikmadaas waa ka qaatay waana ku dhaq mayaa insha allah
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Masha Allah wa oday waayo arag ah oo waqti badan u soo joogay wixii adduunka ka dhacay ❤❤❤
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 Жыл бұрын
Masha Allah markas chanakaaga macexe hada waa chanakaaga Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo guul guul wcn mar walbo insha Allah
@duniadunia7492
@duniadunia7492 Жыл бұрын
Walaahi Somali ninkaan baa ka guuleystey belaayo wax haku daraato
@ahmedabdi8031
@ahmedabdi8031 Жыл бұрын
Thanks wariye abdisalam hereri ninkan odayga ah dhawr jeer baan daawaday
@user-vi1zu5bf2k
@user-vi1zu5bf2k Жыл бұрын
Mahadsanid xaaji c.selaam barnaamijyadaada Qiimaha badan# @ Godey
@adwehfarhan
@adwehfarhan Жыл бұрын
Masha Allah Aabo gob ah👍🏼💯
@nunow2722
@nunow2722 Жыл бұрын
Organic southern and nothern accent. Top-shelf.
@abdulrazakabduljalil664
@abdulrazakabduljalil664 Жыл бұрын
Good observation
@mohamedalibootaan4286
@mohamedalibootaan4286 Жыл бұрын
Aad Iyo Aad waan daawaday kii hore odaygu waa legend waan ku farax sanahay mar labaad in aan arko.
@mohacabdicali3572
@mohacabdicali3572 Жыл бұрын
Mashaalah aderkaan waa nin cajiib oo laga baran karo shaqo adag sida loo qabto hereri na waa nin masuul oo dadkiisa wax faaiido leh usoo gudbinaya mahadsanidinid
@yaasiinxfaarax3556
@yaasiinxfaarax3556 Жыл бұрын
Ilaahay ha daayo waa dhiiri galiyo odaygaan anoo dhalinyaraa aya shaqada ka wahsadaa odaygaan markaa arko hido diilaa iga gasho iyo shaqee
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
C/salaan reer Chicago Hana ilaawin nasoonar we💕you hareei Somali wan oo dhan
@maamawadanichanel7653
@maamawadanichanel7653 Жыл бұрын
MaashaAllah waa kahelney wareysiyadiisa
@ahmedmohamud831
@ahmedmohamud831 Жыл бұрын
Thank you heriri for capturing this wonderful story part 1and2 and presentation the real life in America and Somalia life
@elhanweera2435
@elhanweera2435 Жыл бұрын
Mashaalahu wariye herari❤hanblyo wall
@Rose-jr1tp
@Rose-jr1tp Жыл бұрын
maasha allah waa nin iimaan leh shaqo jecel dhowrsadan xantana neceb xaarantana neceb runta sheega waaya aragna ah xigmadna ku jirto xumaantana iska dhowra waa runtiisna maryooleysomali. banaankiisa mara ka amaan hela. only sadaqada iyo qaaraanka sii hana dhex gelin allah swt ha ku xafido meeshiisa
@shariiftaajir6790
@shariiftaajir6790 Жыл бұрын
Waa oday aad u wanagsan noloshane fahmay runtii c.salam hareri aad baad ugu mahadsan thy barnaamijke quruxde badan sida aad inola wadagtay☺️
@alimahamud9314
@alimahamud9314 Жыл бұрын
Waa in dherkarad. Wee ku yartahay Somali saan ah cfmid allah ku siiyo
@abdikaremjanaalle4491
@abdikaremjanaalle4491 Жыл бұрын
Alle haku xafido cimri dheer iyo caafimaad badan ayaan ku rajaynayaa awoowo❤
@KuxidhnoowQolkaArimahadunida
@KuxidhnoowQolkaArimahadunida Жыл бұрын
Walaahi waa nin aqoon iyo akhqaaq alle siiyay maasha allaah Waa sida laga rabo qof walba waxaa nolosha somaliga ka dhigay ta ugu hoosaysa waa in dadku ka tageen wixii ay ahaayeen sir iyo caadba markaas waxaa dhacay burbur dhan walba. Qoys ilaa qaran nolosheena waxaa dumiyay waa beenta iyo halaaga ka dhashay salaamaad min kuli shar. Aad baan kuu salaamay Abdisalan weriyaha aduunka guul iyo gobanimo.
@jaceelowmedia4726
@jaceelowmedia4726 Жыл бұрын
Great man second time good see him after a year
@mehiden
@mehiden Жыл бұрын
This man is honest and hard working, unfortunately very few somali people are like him.
@MrVapi23
@MrVapi23 Жыл бұрын
Cimri dheer iyo cafimaad😍😍
@saidabokor3890
@saidabokor3890 Жыл бұрын
Mashalaaah siwacan ayaan uxasuuusta abdi salaan
@abdikarimali1666
@abdikarimali1666 Жыл бұрын
Caafimaad iyo Cimri dheer Ilahy Ha Siiyo Adeerka
@gobiwaasomiyomaal3667
@gobiwaasomiyomaal3667 Жыл бұрын
Ilahay haku xafido ader
@yahya-wadani
@yahya-wadani Жыл бұрын
State of Minnesota wa meesha an ugu necebahay America, Somali baa kharibtay.
@cawaalekulmiye9883
@cawaalekulmiye9883 Жыл бұрын
Sidee bay u halleeyeen ?
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
BEENTA MA'AHA RUNTII
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 Жыл бұрын
Dadkaada neceb tahay
@RoseLangaard
@RoseLangaard Жыл бұрын
Damn right 👍🏾
@yahya-wadani
@yahya-wadani Жыл бұрын
@@cawaalekulmiye9883 sumcad xumo iyo sharaf daro ayay somali meel walba la jogaan, 24/7 somali iyo police aya is eryanaaya, Allah ha sahlo
@ahmedwarsame6315
@ahmedwarsame6315 Жыл бұрын
Masha allah muqaal qurux badan soo duubteen nooso badiya hormarka magaalada ka jiro
@abujabal2276
@abujabal2276 8 ай бұрын
Hareri legend ayaa tahay camu Wax bdn ayaa kafaiday barnamij yadada allaha ku barakeeyo
@jaamacdauus4554
@jaamacdauus4554 Жыл бұрын
Masha Allah waa nin adag
@Grand.daddy5
@Grand.daddy5 Жыл бұрын
Thank you adeer for inspiring us. Passionate and consistency
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Жыл бұрын
Masha allah ader allah kuxafido mesha o joogo he is a brave old man and hard worker 😊❤😊❤
@laloibrahim5388
@laloibrahim5388 Жыл бұрын
Waala qarameeeyay hhh odayga beertiisa isagoo arkaaayaa la qaatay waa iga qosliyay qeybtaas legend wye allah cimriga ha u dheereeyo
@user-ve2mp7zd5g
@user-ve2mp7zd5g 2 ай бұрын
Dadka waxoodi laqaraney jiray hadane kaguuri laga weysan yahay meelhi dowladu lahed😅
@mmcs8177
@mmcs8177 Жыл бұрын
My favorite 😍 wariye c/salan hereri allah haku dhawro
@abdullahimohamud7631
@abdullahimohamud7631 Жыл бұрын
Hareri Maanshallah, Adeer wuxuu u baahanyahay Team la shaqeeyo..
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Jizaakumu Allah kheyr walaalayaal jamiican
@ismailhussein9886
@ismailhussein9886 Жыл бұрын
Good to catch up with him again,I liked how you are trying to convince him the dark side of living alone without offending his psychological wellbeing. The old man man has a beautiful and honest soul but he appears that he fought tough battle of betrayal and deception. May God grant him healthy life with good ending. I urge you Abdisalam and the somali community around to visit him again.
@munajama4208
@munajama4208 Жыл бұрын
Indeed that was my sentiment too , may Allah restore his faith in humanity
@mhassan9288
@mhassan9288 Жыл бұрын
Well said
@Isak.a
@Isak.a Жыл бұрын
Afkada mad ku qortid inta english ku qoreysid. Afkada ixtiram
@ismailhussein9886
@ismailhussein9886 Жыл бұрын
@@Isak.a sxb iskuma ficniin xagaa qoralkaga.xuman kale majirto
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Masha allah awoowe keep going the last time I met this guy it was back in 2009 in Silverlake Minnesota I'm loving it ❤️
@saeidsharif6331
@saeidsharif6331 Жыл бұрын
Oday caadi ma aha waa aftahan
@eliyassulitan7095
@eliyassulitan7095 Жыл бұрын
Can you give me he’s address pls
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Жыл бұрын
@@saeidsharif6331 mnsha alllh
@simanali7559
@simanali7559 Жыл бұрын
Do you know the exact address of this location
@ducaaleducaysane6497
@ducaaleducaysane6497 Жыл бұрын
Odaygan xigmada badan waa waayo arag ❤
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 Жыл бұрын
THANK YOU ABDISALAN NIN AAD MACQUUL AH OO WAAYO ARAG AH AYAD NALA WADAAGTAY WAREYSIGIISA
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse Жыл бұрын
Odaygaan smart waye. Allah ha xafido Manshallah
@maamehaybe6388
@maamehaybe6388 Жыл бұрын
Odaygani waa legend alle cafimaadka iyo cimriga haw barakeeyo
@user-zn4yg3vo8x
@user-zn4yg3vo8x Жыл бұрын
ninkani waa nin waayo arag ah! mashallah
@SweetySweety-cf6yn
@SweetySweety-cf6yn Жыл бұрын
Wlhi Wa oday wax badan og Masha allah Dunida manta la joogo cidlada ka joog ader
@Siciid-z7f
@Siciid-z7f Жыл бұрын
Adeero MCN Alle Haku barakeYo CimRigaga iyo cafimadkaga🤲Adban oga helay wlhy Alle Haku barakeYo Adeer MCN 🤲♥️Noloshada xata fani waye Adban uga helay
@ahmediman4866
@ahmediman4866 Жыл бұрын
Asc waxaan u malaynayaa odaygani inuu yahay Awliyada- Saalixiinta qarsoon inoo xeji oo marwalba la xidhiifh . Allah SWT ha xafido cimriga iyo caafimaadkana ha u Siyaadiyo . Ammern . Thanks Adigaaganbaanan dab yar shidayninba oo malaha aan is ogeyne soo Duce Allah Ha ku xafidee hawsha wanaagsan halkaa kasii wad . Agoonta , Yatiimta Dadka laxaadka la ‘ iyo inta jilicsana waligaa ogow . Asc RWB .
@abdullahiadan7111
@abdullahiadan7111 Жыл бұрын
maasha Allah markale waa ku faraxnay waan la soconay
@AbdullahiHassanAli-rd7vf
@AbdullahiHassanAli-rd7vf Жыл бұрын
Masha alha alha cimrigisa alha ubarakeyo waa oday tusale mudan
@abdullahifaarax5140
@abdullahifaarax5140 Жыл бұрын
Sanad kahor muuqaalkii hore meeshii aan ku daawaday ayaan hadana midkaan ku daawanaya ilaahey cimriga hanoo barakeeyo isaga iyo dhamaan umada muslimka ah
@jamalmohamed8766
@jamalmohamed8766 Жыл бұрын
"Nin akhyaar ah inuu naag ajnabi ah salaamo waa khalad".....Maad iska salaamaysaa kulaha legend❤
@mohamedwehliye
@mohamedwehliye 4 ай бұрын
@mohamedhassan6885
@mohamedhassan6885 Жыл бұрын
Ani magaarin farsamadaas kuye wlhi waa xigmad &funny miiran,mashaAllah
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri Жыл бұрын
M.a Adeer alle cimri dheer iyo caafimaad ha siiyo ❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 ай бұрын
Masha alllllah noooolaaada aamiin❤
@abdirazak-ym4pk
@abdirazak-ym4pk Жыл бұрын
Yaa ila xasuusta qaybtii hore oo ila soo daawtey😮
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Aniga☺🤝🏻😂
@Liiloowe
@Liiloowe Жыл бұрын
ANIGU WAALLIDA DHAQANTA INUU KU JIRO AYAAN UFAHMEY. CABDISALAAN HADDUU NINKAAN WAREYSIGIISA BADSADO WAA LOO YAABAA. BAL UFIIRSO
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 Жыл бұрын
@@Liiloowe Mowjada uu duqa kahadlaayo mafahmi kartid. Waxaa meeshaas kacad inaad ugu horeyso dadka uu kahadlayo ee mardabyada iyo lugooyada iyo khiyaanada iyo musuqa xeerka kadhigtay😁 Qof garaad leh marnaba ninkaan kima tilmaami karo nin waalan. Ee wuxuu uqiri lahaa inuu yahay nin garaad dheer oo sanado nagahoreeyo weliba🙏
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic Жыл бұрын
​@@Liiloowe 😂😅
@c.qaadirabuukar516
@c.qaadirabuukar516 Жыл бұрын
Runtii adeerkaani waa qibradii oo qof ah masha allaah
@duranhassan6456
@duranhassan6456 Жыл бұрын
Waa oday iimaan badan leh. Muuqaalkiisii hore ayaan mar labaad daawanayay maalin dhexe. Noloshaada ku raaxeyso adeer.
@HamseSADRI
@HamseSADRI Жыл бұрын
Maasha allaH - Waa Barnaamijkii Ugu Xiisaha Badna ama aan ka heley sannadkii Hore Abdisalaanow
@abduldurraan1398
@abduldurraan1398 Жыл бұрын
Mashalah nin rag ah oo caqli badan nolasha fahmay allaha xafido wax badan ayaan ka faa’iiday
@alihuseein9422
@alihuseein9422 Жыл бұрын
Odayga inuu qalbi wanaagsanyahay waxaad ku daremi soo lawashada Abdisalaan hereri Cemri dheer ciwaado suuban guleyso adeer Qeeb kale hadeey jirto waan sugeynaa Abdisalaanoow kusoo dhaqso wll
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah adr ha xifdiyo
@hasanxaaji3454
@hasanxaaji3454 Жыл бұрын
Ma sha alah wan xasustaa aderkn alaha xafido
@munahussein9687
@munahussein9687 Жыл бұрын
Waruntes adeerka somali wa sunta hargaha ❤❤❤❤❤❤
@guleedahmed2461
@guleedahmed2461 Жыл бұрын
Waaa waalid adeeec odaygani, Horumarkiiisa oo dhan wuxuu ucelinayaa waalidkii.
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 Жыл бұрын
Caafimaad iyo cimri dheer alle haku siiyo
@user-ip4lo8hm1h
@user-ip4lo8hm1h 2 ай бұрын
M.a adeer mcn Allaha ku xafido
@AhmedAli-gq8rb
@AhmedAli-gq8rb Жыл бұрын
thank you inad mar labad
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho Жыл бұрын
Maasha allaah soomaali haday sidaa uu fikirayaan horumar ayaay gaadhi lahayeen.
@malaboa591
@malaboa591 Жыл бұрын
MAANSHAA ALAAH NINKAAN AQLAAQ AYUU LEEYAHAY OO WAALIDKIIS KU SOO KORIYEEN. TAARIIKH BADAN UU SOO MARAY AYAA KU DUUGAN, HADII LA WAREEYSAN LAHAA WAQTIYO BADAN.
@zakicade803
@zakicade803 Жыл бұрын
Mash allah awowe cimrigaga ilaahy haku barakeyo
@mohamedmacow2967
@mohamedmacow2967 Жыл бұрын
Waa oday nadiif ah mashaa allah lakiin adeer dadbaat tahay akhiiro usii dhowo diyaar garow markaan sheekada howlahaaga iska wado lakiin allah udhowow
@user-kv5zw8qf6v
@user-kv5zw8qf6v Жыл бұрын
Abdisalm waraysiga abid aan ugu xiiso badna runti wan ku bogaadinaynaa waraysigan Adeero noloshisa allaha ha ubarakeyo
@samirabeutysalon5250
@samirabeutysalon5250 Жыл бұрын
Masha alaah ilahey ha barakeeyo cimrigisa
@ahmedyasein29
@ahmedyasein29 Жыл бұрын
Wa ku slmy llo😅
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 532 М.
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,1 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 77 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Stand up comedy Mataan Columbus OH, 2017
23:14
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 1,2 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Hereri iyo Djibouti  Hassan Aden Samatar
31:20
Universal Somali TV
Рет қаралды 1,6 МЛН
Hereri & Kenya qaybta 5aad
24:29
Universal TV
Рет қаралды 284 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 858 М.