No video

Doodii Ahlu Sunnaha iyo Shiicada oo meel Xasaasi ah maraysa Q3aad

  Рет қаралды 47,093

KULAN MEDIA

KULAN MEDIA

4 жыл бұрын

@KULAN MEDIA | Subscribe | Share | Like | Follow
www.kulanmedia.com/
/ kulanmedia
/ kulanmedia
/ kulanmedia

Пікірлер: 339
@ahmedolow7623
@ahmedolow7623 4 жыл бұрын
barakalaahu fiika sheekh cabdirashiid, kan shiicada u doodaya meesha wuxuu la yimid afsomali, xoogaa af carabi iyo xogaa indha cadays ah. isagaba tartaraayo allaha soo hanuuniyo alle haduu hanuun la doonay hadii kale allaha qoorta jabiyo amiin
@hoodosaeed6064
@hoodosaeed6064 4 жыл бұрын
بارك الله فيك يا شيخ عبدالرشيد أ
@xaajicaare4596
@xaajicaare4596 4 жыл бұрын
Oky
@gdbdbhdhd1325
@gdbdbhdhd1325 4 жыл бұрын
Ninkaan shiicada ahi si dag dag ah waa in loo khaarajiyaa waa ahlu jano qofkii dila insha Allah.
@user-sj5eo1fq9x
@user-sj5eo1fq9x 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@hasanmohamed1080
@hasanmohamed1080 4 жыл бұрын
Naf lajaro waa wax weyn Haku fududaanin walal
@hanadduulaaye482
@hanadduulaaye482 4 жыл бұрын
*SHIICADII MEESHA WAY KU FASHILANTAY*
@akmohamed345
@akmohamed345 4 жыл бұрын
Hanad duulaaye dawo kzfaq.info/sun/PLbWcXl6RCEGnb6Z5ieVUbRX-6YOhvZxjp
@alicabdullahi6626
@alicabdullahi6626 3 жыл бұрын
Maasha Allah xaqa alle hana fahan siyo sheeq cabdi rashiid ajir iyo xasanaad aan la soo koobi karin alle ha ka siyo inta dhunsan illaahay ha soo hanuunsho
@mouhiadinemoumin3959
@mouhiadinemoumin3959 4 жыл бұрын
Maashaa Allah labaduba waa muslimiin mar hadii Allah iyo Rasuulkiisii laysu waafaqsanyahay inta kale waa la isku fahmi karaa Sida khayrku ku jiro Allaha ina waafajiyo. aammmiin
@alustadabdisalam1876
@alustadabdisalam1876 4 жыл бұрын
mashalah da ma wax lagu farxaa shiico waa shayaadiine
@mubarakhashi9874
@mubarakhashi9874 4 жыл бұрын
Sidaas kitaabku kaaga tirtiranyahay ayuu caqliguna kaaga tirtiranyahay. Allah yahdiik 8:45
@mohazat5009
@mohazat5009 4 жыл бұрын
Subhanallah Walahi waxaan codsanaya sh shibli ina doodan laso dhexgaliyo Ninkan shiciga ah wa benale
@faadumojaamac4218
@faadumojaamac4218 4 жыл бұрын
Alle hatoosiyo shiicada
@dararwaynestory1984
@dararwaynestory1984 4 жыл бұрын
Maasha allah sheekhan yar ee suniga ahi wuu xidhxidhay ninkaas shiiciga ah
@faraxcabdirixman4897
@faraxcabdirixman4897 4 жыл бұрын
Ahlusunnuhu waa rag diinta illaahay baray sida saxda ah ubartay una faafinaya allaha idin barakeeyo jidkii nebiga toosnaa baad haysaane
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Ahlu suna waljamaaca not wahaabiya
@fatimajama8271
@fatimajama8271 3 жыл бұрын
@@jaamackaasimkaasim7696 kuwe ma bidcolayasha foods shitaaa
@safiyosheikhbashir1039
@safiyosheikhbashir1039 4 жыл бұрын
subxanallah shica mishaa wax kuma hayso illahw nasug
@aminamohamoud4591
@aminamohamoud4591 4 жыл бұрын
Alxamdulilaahi ilaahay shiico igama dhigin ilaahow diinteena wanaagan shiiconimo hanoogu badalin
@gdbdbhdhd1325
@gdbdbhdhd1325 4 жыл бұрын
Munaafiqiin bay ahaayeen kuwa jiri waan iska ciyaaraynay qabaxaka Allahu yaa shiici raafidi mujrim
@ahmedaden3419
@ahmedaden3419 4 жыл бұрын
Subhannallah mid walbo wuxuu moodaa in uu ka kale ka fiicanyahay ama Jannada uga dhawyahay. Umadaan weeye waxa umada haleeyay waayo mid walbo wuxuu isku moodaa in uu Allah uga dhaw yahay ka kale. Taas neh ma ahan waxa diinta qabto
@mukhtarsaiid5419
@mukhtarsaiid5419 4 жыл бұрын
Bismilaaahi kan hala xero.
@ladanaxmed473
@ladanaxmed473 4 жыл бұрын
Subxaanallaah mar haduuba qofkan iimaanka kaqaawani wax ka sheegay qulufaa u raashidiin waa hubaal inuu munaafaq yahay wejigiisa ayaaba laga garankaraa inuu angagan yahay alloiw naga qabo isaga iyo inta lamudaba insha allaah rabbi ayaa qaban
@idilabdikani2852
@idilabdikani2852 4 жыл бұрын
Masha allaah Aqii abdirishiid baarakalaah illaahay ha ku xifdiyo illaahay ha badiyo amzaalak
@abdifatahyarow1971
@abdifatahyarow1971 7 ай бұрын
Illahi umada hakaso qabto midkan iyo inta lamid ah ,hadi uu Illahi hanuun ogutalagalin
@naleya6550
@naleya6550 4 жыл бұрын
Soomaali oo shiica ah subxaanllah war asxaabta dicaa diinta ku dhimo
@cabdiqaadirursat620
@cabdiqaadirursat620 4 жыл бұрын
فمن يرد الله فتنته فلن تملك له شيئاًولوقليلا
@burnslowly4465
@burnslowly4465 4 жыл бұрын
anaa ugu horeyo
@abdinazirmouze
@abdinazirmouze 4 жыл бұрын
Shiakh abdirashiid masha alah ku eryo ninka
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 4 жыл бұрын
Walahay shiico dhibaa haysta nigaas shiicigaa nusuustii Quraanka iyo Sunada Khalad buu u fahmay , Nebiga calaysalaatu wasalam iyo saxaabadisu Beri bay idin ka yihiin shiicooy!!
@guledabdi9829
@guledabdi9829 4 жыл бұрын
Alle ummada ha waafajiyo kheyrka kuwaa halowsan ee shiicada sheeganaya
@xasanofficialchannel8628
@xasanofficialchannel8628 4 жыл бұрын
Subxaana la'ah dambe waxaa kaaga imaanaya inaa dhageysato nabiga scw ayaa guursaday Gaalo 😯
@mahadabdirizaksulaiman7824
@mahadabdirizaksulaiman7824 4 жыл бұрын
Sheikh cabdirashid alle haku barakeeyo
@cabdalamaxamadcumar8360
@cabdalamaxamadcumar8360 4 жыл бұрын
Subxaanalaah ALLAHu Akbar
@najiibabdirashiid4289
@najiibabdirashiid4289 4 жыл бұрын
Waxi la waydiyo waxan ahayn maxu u akhrinaya subhannallah markadan Cilmi lahayn lkn indho adayg aad wax ku rabto .
@abubakarhishamgoud2977
@abubakarhishamgoud2977 4 жыл бұрын
Suallaha ayu ka meermeerya shaydaankan shiiciga ee meesha fadhiya waana caqiidadoda inay is dhaafiyan xaqa
@hoyomacan3485
@hoyomacan3485 4 жыл бұрын
Ilahay umada haidinka qabto shicoy. Insha alah
@abdikadirmukhtar6333
@abdikadirmukhtar6333 4 жыл бұрын
nscalatu Allah shiico halkeee naga sooo gashay
@Farhanhomar
@Farhanhomar 4 жыл бұрын
Subxanallah illahow so hanuuni
@ismaaciilsharijfisxaaq84
@ismaaciilsharijfisxaaq84 4 жыл бұрын
War sheeco diin waxka mogo
@gabane2269_
@gabane2269_ 4 жыл бұрын
Doodaan haa la jooji fadlan
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 4 жыл бұрын
Waxaaan hada wacay sheekh cali dheere al shabab si uu madaxa uga toogto ninka shiiciga ah
@nuurdaahir416
@nuurdaahir416 4 жыл бұрын
Maasha Allah shiikhu wuu difacay shiicada lakaakin waxaa siifiican in culimada waawayn laga qaybgeliyo dooda sh umal shibli barbaraawi siloojebiyo shiicada
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Kuwaas iyagaaba dhunsan oo u baahan toosin
@fadgalbed2414
@fadgalbed2414 4 жыл бұрын
Walaahi hadaan aragno inay asxaabtu qaldameen may qaldamine afkeena in lagutaago maaha Ragii sida seefta galkeedu u difaaco nebiga u difaacay
@iidleomar8720
@iidleomar8720 4 жыл бұрын
Bismilaah Manta ma waxaan mareyna ln saxaawada horteena meel looga dhaca
@yasinaliyasinali8469
@yasinaliyasinali8469 4 жыл бұрын
Shiicadu waa baadi
@MaxahamedAli
@MaxahamedAli Ай бұрын
أنا الآن طالب العلم فلما كنت شيخا أرد الشيعة ردا
@muqtaarcaliibraahim2118
@muqtaarcaliibraahim2118 4 жыл бұрын
سبحانك
@shukrimohamed2739
@shukrimohamed2739 2 жыл бұрын
Ninkan gumesi dulmi tagaan waxaada soo aruurasada ku beadalka yuhuda gaala aasar aqwaani ah ku badasheya quraanka alle rashulkeena scw diinta markii geerida ku ogaateya arkaya ku badasheya qiyaano ku qarida surada alle Lee yahaya cidii badali karto majiro xanfo hadii uu yahaya caraba awooda shegaya diidan jamac maxaada laxanuunsana lawareegasa 3isxaaba rashulkeena scw garaba istagteya amiina muumi alle jeclada cidii badali karto majiro alle ku siiye karaama muslina ku leya isku dhiibaya rashulkeena scw garaba tagaan caliya ahaa diinta ku muslina amiina muumi osmaanta abuubagkar 3isxaaba rashulkeena scw garaba tagaan diinta alle jameeco ahaa
@abshirshekh5493
@abshirshekh5493 3 жыл бұрын
Naclad alaha kuriso shiicad asxabta caynaysa
@abdirahmanmohamed8065
@abdirahmanmohamed8065 4 жыл бұрын
Waxan kalo usoo jedinaya lajnada qaban qabineysa in ay migirifoonkan jid jidistiisa an dhibsaney si kle umaareya mahadsanidin
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh farah garaac duliga nawasibta dinta alle shaqada ku lahayn
@abdoulkadirmohamed1382
@abdoulkadirmohamed1382 4 жыл бұрын
RABI WAXAAN WAYDIISANAYAA INUU ISKEEN TUSO MIN YOOMIL QIYAAMA IDINKA IYO SAXAABADA KA SAXSAN,
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 жыл бұрын
@@abdoulkadirmohamed1382 Insha allah waynu arki nabi mohamed scww cida raacday kutubtiina ayey ku taalaa in saxabo badan naarta la gayndoono
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 жыл бұрын
@مسلم يحب المسلمين dadkiinii baad qarax ku madhiseen markaas shico afka kusoo taagaysaa miyaadan arag sidaanu daish u galnay maydkooda u jiidjiidnay is ilaali adna yaanan drons kugu duqayne🤣🤣🤣🤣😁
@Dacwahmedia
@Dacwahmedia 4 жыл бұрын
لعنةالله عليك أيها الرافضه
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 жыл бұрын
@مسلم يحب المسلمين nio waxan oo boota ah maxaa ku galiyey jaahilna waad tahay aan diinba aqoon ulahayn diinlawayaasha shabaab iyo daish baad ku faanaysaa daish waxaa iska saaray waa shicada ciraq syria lubnan balse adiga wax alshabab idinka afgarta ayaad la dihiin oo dhiigiina maalinkasta daadisa kuwaana anagaa usoosocna ee lasoco
@saadiqwadani4111
@saadiqwadani4111 4 жыл бұрын
war sax ma aha in dood lala furo shiicada! waayo xayaysiin ayay u tahay.
@rodasaid862
@rodasaid862 4 жыл бұрын
Mohmed Osman waa runtaa wll
@madoorankareealownoodooral770
@madoorankareealownoodooral770 4 жыл бұрын
Waxaan aad ulayaabey ninka shiiciga ah caqli iyo cilmi yaraantiisa tanaaqudaad meermeersi iyo maraato xaqqa lagu sameeyo
@Ibrahim-hw5jv
@Ibrahim-hw5jv 4 жыл бұрын
قال الله تعالى "ولكن الله كره إليكم الكفر والفسوق والعصيان" Lkn aayadu maahan ”ولكن الله حبب" Wax badan ayuu qirtay sida inay caisha mu’minad tahay alxm sidoo kale arintiisan axaan u daliilinaynaa marka xaqa la tuso oo loo cadeeyo wuxuu dabada ku xejinayaa waxaan jirin dad laga wariyey الحمد لله على نعمت الإسلام Ilaahay khayrka ramadaan hayna waafajiyo qalibigeenan diinta haku sugo والله تعالى اعلم
@Caalim
@Caalim 4 жыл бұрын
kaahin ibrahim Aayada was Sidan walal: ولكن الله حبب إليكم الايمان وزينه في قلوبكم وكرَه إليكم الكفر والفسوق والعصيان أولئك هم الراشدون.
@safiousama1474
@safiousama1474 3 жыл бұрын
Subxanallah shico arag darana
@suheybahmed8561
@suheybahmed8561 4 жыл бұрын
الرافضة دين أسسه لهم بن سبأ اليهودي والاسلام مهم براء التشيع دين اخر غير الإسلام
@user-im3sq7vq3p
@user-im3sq7vq3p 4 жыл бұрын
صحيح
@NoNo-es2iu
@NoNo-es2iu 3 жыл бұрын
لعنة الله علي القوم الكاذبين
@mahamedadenmahamed7058
@mahamedadenmahamed7058 4 жыл бұрын
وين الشيخ حسان حسين
@imamshaficimedia
@imamshaficimedia 4 жыл бұрын
Kalasoco imam shafici media jawaabo kusocda ninkan shiciga ah wakanaa link Cidii igacodsatey link video la feydaayo fadeexada farax shicii wakanaa asxabey kzfaq.info/get/bejne/nZ-ohrWB392dlH0.html
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
Kuwa xawdka nabiga loodiidi doono waa shiico iyo wixii raacaba👋🌹👍
@abdirahmanmohamed8065
@abdirahmanmohamed8065 4 жыл бұрын
Culimada sharafta leh Ee Diinta dadku u bayamineysa Alle janadkiisa ha ku arsaaqo qolada shiicada waxan leeyahey diinta islaamka Alleh aya xifdiyey mad madow iyo mugdi weey ka fogtahay Alle ha idin soo hadeeyo walaalayal badidaa cad aad kusugantihiina ha idinka saaro
@djwarya1139
@djwarya1139 4 жыл бұрын
Dood maba isla kali garaan shiico wa cadowga sunnaha marka nagadaya wll yaal
@thebittertruth5381
@thebittertruth5381 4 жыл бұрын
Ninkani dadkii iyagoo Aduunka dul socda janada Loogu bushaarey Ayuu wax ka sheegayaye Ha la iska jiro
@user-hw8qk3vb1n
@user-hw8qk3vb1n 4 жыл бұрын
Kanoo kaliya mahee waa malaayiin kale oo ku subxanalaysta lacnada caaish xaskii.nabiga iyo Abu bakar iyo cumar. Ilaahay kuwan ha madhiyo
@rodasaid862
@rodasaid862 4 жыл бұрын
Subxaanallah soomali sheeco ah, sheecadu miyena aheyn kuwii yidhi malag jibriil risaaledii nebi MUXAMED SCWS loogu soo dhiibey uu khalday ee Cali baa xaq ulahaa tii tidhi maaha sheecadu subxaanaka yaa cadiim
@muqtaarcaliibraahim2118
@muqtaarcaliibraahim2118 4 жыл бұрын
Sax weeye waa ayaga
@aminamohamoud4591
@aminamohamoud4591 4 жыл бұрын
Innaalilaahi waa inna lilaahi raajucuun inka abuubakar iyo cumar faaruuq islaan maaha dhahaya mafiyooba kufriguu sheegaayo isagaa kudhay
@dakanetechnology7450
@dakanetechnology7450 4 жыл бұрын
Dhaxdhaxaadiyihu cadaalad ma aho oo waxuu uhiilinayaa dhanka Wahaabiga
@abubakarhishamgoud2977
@abubakarhishamgoud2977 4 жыл бұрын
Wahabi maha xaqa ayuu u doodya ee hadad quursato adigay kugu qaladantahay
@xabiibtiialpii8969
@xabiibtiialpii8969 4 жыл бұрын
Saxaabada inladifaaco waa waajib xataa haday dood tahay
@abdirahmanmohamed8065
@abdirahmanmohamed8065 4 жыл бұрын
DAKANE- SHOW wllo ma shiicaad tahey mise suni
@dakanetechnology7450
@dakanetechnology7450 4 жыл бұрын
@@abdirahmanmohamed8065 maya lkn qofka dhaxdhaxaadiyaha ah waa inuu cadaalad ahaadaa. Anu waxaan kahadley xaga cadaalada waxaa ladhahay gaalka dil oo gartiisa sii
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Ee shiiciguba xaq ayuu u dooda qof baadil u dooda maba la haayo ilaa hada sxb
@ONLY4ALLAH
@ONLY4ALLAH 4 жыл бұрын
Shiicada in la dilo Ayaa haboon meel kasto lagu arko
@becomanyko4591
@becomanyko4591 3 жыл бұрын
shicowabala
@geel-qaadabdi4538
@geel-qaadabdi4538 4 жыл бұрын
Anigu waxaa ku talin lahaa in shiico Somali dhexdeeda aan lagula doonin, dad badan baa ku soo dhiiran shiicada in ay iska difaacan iyagoo aqoon u laheyn.
@AhmedSalah-zz6dk
@AhmedSalah-zz6dk 4 жыл бұрын
sh abdirashid dulqad badana aniga mar hore ayan u gacan qadii laha
@abdulwahidmire972
@abdulwahidmire972 4 жыл бұрын
Lol. Sxb hadaad sidaas sameyn lahayd waxay cadayn u ahaan lahayd in dooda lagaa raayay. Nin caaqil ah oo waliba adag waa ninka caradiisa ka adag.
@mahadabdirizaksulaiman7824
@mahadabdirizaksulaiman7824 4 жыл бұрын
Sheikh abdirashid xaq ayuu ku doodayaa inuu gacan qaadana uma wngsana lkn ninka baadilka ku doodaya ayay qaylo iyo boodbood u eegtahay
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Seef la bood iyo caqli yaro waa waxa suna mahaan dhigay
@sakariyecaydiid1563
@sakariyecaydiid1563 4 жыл бұрын
war farax shici xujadu wey ku cadahay r
@akmohamed345
@akmohamed345 4 жыл бұрын
Dawo karbaashka shiicada kzfaq.info/sun/PLbWcXl6RCEGnb6Z5ieVUbRX-6YOhvZxjp
@abdikafigurey3735
@abdikafigurey3735 4 жыл бұрын
Wadaadkan dhinaca shiicada udoodaya waa nin boor isku qarin ku jira doodiisuna Ma wadato cadayn muuqata, Eeda uu labada khaliif ujeedinayo iyo waxa uu ku eedaynayo wax cadayn ah uma hayo. Allaha hanuuniyo
@maryanmohamed6311
@maryanmohamed6311 4 жыл бұрын
ilaahoow kuwaan shiicoobay soo hanuuni hadaadan hanuun u qorina ummadaada ka qabo iimaan la aan baa ku dhcdee
@hibaaqciise8174
@hibaaqciise8174 4 жыл бұрын
مابال اهل الكفر ضال لسانهم علي اصحاب رضي الله عنهم
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 4 жыл бұрын
Nin kaa hadal badan baan maqli jirey. Dhaxalkii hoyada bu ku dhafin.
@gdbdbhdhd1325
@gdbdbhdhd1325 4 жыл бұрын
Shiicadu waa dadka ugu ayaanka daran khalgiga ilaahay ee ha la doodina kuwa shiicada la doodaya albaab shar bay fureen.
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Xagee ku taala inay saas yihiin?
@adamh1751
@adamh1751 4 жыл бұрын
Arimahan ad wadana dad badan aya kudhumayo jojiya
@cabdicasiisrooble8005
@cabdicasiisrooble8005 4 жыл бұрын
Shiica waa diin meel ma heestaan
@faraxcabdirixman4897
@faraxcabdirixman4897 4 жыл бұрын
Sheekh abdirashiid carabkaaga allaha barakeeyo
@mucaadibnusayidcali9828
@mucaadibnusayidcali9828 4 жыл бұрын
Aniga waxaan qabaa in ninkaan sh. Umal loo keeno
@mahadabdilahi21
@mahadabdilahi21 4 жыл бұрын
Waa in la dilaa ninkan shicidaa
@raqiyaabshir3393
@raqiyaabshir3393 4 жыл бұрын
Subxaanallah shiico marmarsida naga daaya waxba mesha kuma heysaane inta heystaan yey diintiina kabixine
@hawacharmarkeh3347
@hawacharmarkeh3347 4 жыл бұрын
Subxanallah shiico habaar qabe, ku lahaa murtad nasraaniyad ku dhintaybaa janno galaya oo allah quraanka ku sheegay . Subxanallah Allah ayaa mahadle
@yasinaliyasinali8469
@yasinaliyasinali8469 4 жыл бұрын
Shiicooy misaajidka kadaaya ciyaarta
@farhiaaliomar1809
@farhiaaliomar1809 4 жыл бұрын
Sheekhan yar isku hadal hays baanahay bilaahi calaaykum
@gurhancarraaabe611
@gurhancarraaabe611 4 жыл бұрын
sheekh xasaan yaa oogu yeedha kaasaa meel saari lahaa
@apdi-aziizhussein4358
@apdi-aziizhussein4358 3 жыл бұрын
Sow maaaha wllahi in aaan la arkeeeen isla markiiba xukkumi lahhaaa
@xabiibtiialpii8969
@xabiibtiialpii8969 4 жыл бұрын
Saxaabada waa raga diinta halkaa soo gadhsiiyay ee afka kajeedi Diinta soo difaacay maad galada ka hadashid rag ilahay doortay haku mashquulin
@use_996
@use_996 4 жыл бұрын
Difaaca saxaabada wa difaaca diinta
@faraxcabdirixman4897
@faraxcabdirixman4897 4 жыл бұрын
Sheikh abdirashiid cimrigaaga allaha dheereeyo
@nuurtomohamed1692
@nuurtomohamed1692 4 жыл бұрын
Su’aal baan qabaa horta xiligii nabiga scws ma joogeen shiicadu mase ka bacdi beey bilaawdeen?
@ahmedyare3255
@ahmedyare3255 4 жыл бұрын
nuurto mohamed kaa bacdi ayay bilaawdeen
@nuurtomohamed1692
@nuurtomohamed1692 4 жыл бұрын
Thank you walaal ilaaheey shartooda ha naga qabto
@barbaarintabulshada4409
@barbaarintabulshada4409 4 жыл бұрын
shiicada kuwan somalida ah qandaraas ayay kusooqaateen in ay wadanka kufaafiyaan abuubakar iyo cumar ayaa gaala ah iyo dhamaan saxabada. waa dad aduunyo kugatay diintii nabi muxumad iyo saxaabadiisii. Quraan kan uu aqrinayana xitaa marumaysno dooduu ku hagaag sanayaa. daalim ilaahay umada hakaqabto shiicadu iyagaa ugadaran gaalada islaamka V
@abdisalamwarsamebono4506
@abdisalamwarsamebono4506 4 жыл бұрын
Ninkaan waad ku dambaabeeysaan ee naga joojiya in uu shaaciyo shiico oo uu duro sunada
@ahmedlag4844
@ahmedlag4844 4 жыл бұрын
War ninkan Sheekh Hassaan ya ogu yeera geedaha ha la dul mare... Tolaay!!
@mouhiadinemoumin3959
@mouhiadinemoumin3959 4 жыл бұрын
Xasaan sheekh lama dhihi karo isaga absame iyo ogaden ayu garanaya wa jaahil madax adag
@ahmedlag4844
@ahmedlag4844 4 жыл бұрын
@@mouhiadinemoumin3959 hhhhhhh war kani bal daya... War adiga jaahil ah oo mel diin la isku wey daarsanayo qabiil keentay. War Qabiil so ki na baabaashey maaha. War qabiil wa qurun....
@abubakarali5747
@abubakarali5747 4 жыл бұрын
@@mouhiadinemoumin3959 Shekh Xasan Qabil Mel u kataganyhy Ma ogid Mrka Culumada yan Laga racin ILLAHAY kcabso
@jamacmaxamad6335
@jamacmaxamad6335 4 жыл бұрын
Xasaan inuuu jaahil yahay waaa cadahay
@acazaam
@acazaam 4 жыл бұрын
allaaah ciil badnaaa yaa ugu yeedha
@ittaquurabbakum8900
@ittaquurabbakum8900 4 жыл бұрын
Waxlalba oo aad sheegtaan magaareeisaan saxaabada xabiibkeiga sws
@mustafNune
@mustafNune 2 ай бұрын
Shhico waa gaalo
@shafiedahir9826
@shafiedahir9826 4 жыл бұрын
Sheikh Hasaaan Hussein Iyo Sheikh Shible, Ayaa Kuwanagsan In Ay Ninkaan Shiiciga Ah Xujada Ku'ogaan .
@user-sj5eo1fq9x
@user-sj5eo1fq9x 4 жыл бұрын
WEY lasocdaan insha.allaah wey kahadli doonan
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Kuwaas iyaga ayaaba dhunsan oo toosin u baahan beenta iyo qiyaanada umada ku haayan
@aminamohamoud4591
@aminamohamoud4591 4 жыл бұрын
Sheecada ilaahay baa soomaalida ukashifay
@abdullahiahmed3425
@abdullahiahmed3425 4 жыл бұрын
If I were you Guy I wouldn't even sit with someone that has those kinds of views towards the Sahaba
@YahyeMohamed
@YahyeMohamed 4 жыл бұрын
Love Letter sahabah were humans just like us and they did commit mistakes , just like everyone else
@adamh1751
@adamh1751 4 жыл бұрын
@@YahyeMohamed sahaba are better than us and me and you we cant even be like them ever so please love and respect sahaba
@abdullahiahmed3425
@abdullahiahmed3425 4 жыл бұрын
@@YahyeMohamed when you criticise the sahaba or question thier character and deen you are not just doubting human beings you are infact doubting your religion because who other then the sahaba delivered and transmitted to us this deen? Every athentic hadith and every aya in the Qur'an goes through a chain of transmission that goes up to a sahabi then the messenger pbuh, and if the Sahaba were corrupt people as the rafidah claim then your deen is corrupt that's why most scholars made takfir on anyone bad mouthing the sahaba because they knew the dangouros ramifications that such views has on our religion
@KhaalidCismaan-ed6sl
@KhaalidCismaan-ed6sl 7 ай бұрын
Shiicigiisi daliil aanu garanayn ayu akhrinayaa
@xasanofficialchannel8628
@xasanofficialchannel8628 4 жыл бұрын
Shiico slaam. Ka fogaatay
@nuurtomohamed1692
@nuurtomohamed1692 4 жыл бұрын
nikaan shiicaga ah aayada uu daliishanaayo asxaabada kama hadleeyso waxeey ka hadleeysaa munaafaqiintii waxeey rabeen in eey nabiga dilaan inteey gafuurada soo duubteen
@abdoulkadirmohamed1382
@abdoulkadirmohamed1382 4 жыл бұрын
War ma waxaad na faraysaa CID CAAISHA UMUL MUMINIIN IYO ABUBAKAR SIDIIQ NACDALAYSA AYAA NABI MOHAMMED RAACDAY SCW,
@abdiyarebashiir8644
@abdiyarebashiir8644 4 жыл бұрын
WALAAHI Maya Kuwan Shartoda Haa Naga Qabto Abubker Sadiq Rcn Cumar Faruuq Rcn Cisman Cafa Rcn waa Kuwa uga Kheyrka Badan Bacadi Ambiya oo dhan
@madoorankareealownoodooral770
@madoorankareealownoodooral770 4 жыл бұрын
والسابقون الاولون من المهاجرين ). الاية بتحققها اليست مثل الأية قوله في الكفار تبت يدا أبي لهب وتب في تحققها في ابي لهب لم يسلم
@ONLY4ALLAH
@ONLY4ALLAH 4 жыл бұрын
Shiicada gaalo wax ma dhamaan in la babiyo aya fican
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 6 ай бұрын
فصل الخطاب في اثبات تحريف كتاب رب الارباب للنور الطبرسى عليه من الله ما يستحق
@cumaraayaatullaah752
@cumaraayaatullaah752 4 жыл бұрын
Kkkkkkk kkkkk kkkkk shiiciga xaarkii baa kudhagay...waa wareeray..
@iscengucade2653
@iscengucade2653 4 жыл бұрын
Wax lala dooda jiro shiica warkooda wuu cadyahay alle xaqa hatusee
@Xudeyfa
@Xudeyfa 4 жыл бұрын
Waa wareey Soomaaliyey Fitintii Shayaadiinta Shiicadu waa ina soo gashey, Waxa kale oodhan meel inaga dhiga oo kuwan diinta inaga fitneynaya eynu la halgalno ilaa iyo inta eynu kasifeyneyno dalka.
Doodii Ahlu Sunnaha iyo Shiicada oo meel Xasaasi ah maraysa Q2aad
53:50
Caqiidada Shiicada | Qeybtii 1aad || Sheikh Shibli
1:09:03
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 79 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 28 МЛН
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 24 МЛН
dood Xasaasi ah Shiicada iyo Ahlu Sunnah Nairobi ku dhex martay
1:36:46
[2] Xaqiiqada Toosnaanta I #Sh_Maxmed barkhad #Nadwo | Masjid waalidayn | Boorama
35:37
Dood Xukunka Shareecada Sh Abdulkadir Kishki & Sh Abdulkadir Warsame
1:47:01
Maxay Dowlada Iran iyo Shicada ka rabtaa xajka ?
55:58
Abu Yahya
Рет қаралды 38 М.
Dood Xasaasi ah Ahlu Sunnah Iyo Shiicada Somalida ah Nairobi ku Dhex Martay
1:36:46
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН