KUNCIIL AXMED CALI CIGAAL HEESTII DAD HARGEYSA SOOMARAY.

  Рет қаралды 60,059

AHMED UBAH MUSIC

AHMED UBAH MUSIC

Ай бұрын

HEESTAN WAA XASUUSTII AXMED CALI CIGAAL WAXAA QAADAYA WIILKIISA KUNCIIL AHMED CALI CIGAAL.
Music and sound production : by ahmed ubah
PRODUCTION AND EDITING BY AHMED UBAH MUSIC CHANNEL.

Пікірлер: 47
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 25 күн бұрын
. Legend legend dheley. Like father like son. He is the spitting image of his father. Axmed Cali Cigaal waa fananka weligey ugu jeclaa fanaaninta Somalia tan iyo 1980.
@temanahom3367
@temanahom3367 Ай бұрын
Nice music fan from Ethiopia
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 29 күн бұрын
ALA U EKAA AABIHII MAANSHA ALLAAH
@user-ik1iv7gt9w
@user-ik1iv7gt9w Ай бұрын
ASC🫡💯💯💯 waa aabihii iyo hooyadii oo is ku jira subxaan allaa sidaa saa laysu dhalaa🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@threeminutestudy8062
@threeminutestudy8062 Ай бұрын
DNA with two copies of alleles, one from father and one from mother, carry the gene randomly over to the next generation.
@asiya_0248
@asiya_0248 Ай бұрын
Mashallah!!!! waa A.C.C marlabaad dhashay.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 15 күн бұрын
SarascadayYarey
@Qurux00
@Qurux00 Ай бұрын
Like father like son
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 27 күн бұрын
Abahi u ek yahay hilib bobay mahe
@AyanAhmed2024
@AyanAhmed2024 Ай бұрын
Aabihii buuba ucod egyahay ❤️
@user-pb4zw1ct5d
@user-pb4zw1ct5d 15 күн бұрын
N was Aabihis Raman um u yarkisina noqdey.nasibdaro watas
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 Ай бұрын
Codkii Ahmed Ali cigaal faceka na Maryan mursa ninka wa half M.A
@BobDubai-oj9qb
@BobDubai-oj9qb Ай бұрын
Maaha Allah good song nice
@threeminutestudy8062
@threeminutestudy8062 Ай бұрын
Waad haysaaye yar khafiifi ok. 👍
@3c.22kk5
@3c.22kk5 Ай бұрын
ماشاء الله زين اغنية ❤
@AbdullahAli-yy9yy
@AbdullahAli-yy9yy Ай бұрын
Ninkani labo u qaybi m. A wu u egg yahay l from burco
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 27 күн бұрын
Abahi u ek yahay hilib bobay mahe
@asmacali111
@asmacali111 Ай бұрын
❤waw cod ba kudhacay
@user-pb4zw1ct5d
@user-pb4zw1ct5d 15 күн бұрын
Odki Aabihis magadhayo
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 15 күн бұрын
Familyyyy Yartaanaa tanaa YariisEey shankarooney shahshahlEEy shamsoooy cadceed murwodumaroo dumaaroo magacaygu wa Qatroisliina Cadayyareey lagufarxeeeey QatraayEEy dahir tii loo hee hEE ya yudarayo wa jawabe malitii
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 Ай бұрын
Wlahi. Ninkan. Waxuu. Raacay. Abahiis. Waxuu. Yahay. Ilaa. Hada. Romantic. Allxamdulillah. Aniguna. Waxaan. Hidaa. Raac. U. Ahay. Sabriye. Aadan. Sabriye. Anigoo. Ah. Abahay. Waxuu. Ahaa. Aadan. Sabriye. Fiidow. Magac. Maskiin. Kama. Ahan. Waxuu. Ahaa. Romantic. Buuxa. Oo. Waliba. Tariikhda. Ka. Galay. Oo. Waliba. Meelkasta. La. Ogyahay. Oo. Waliba. Dumarka. Isku. Daagaali. Jireyn.
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of Ай бұрын
Aabahaa. U. Ducee. Hadduu. Dhintay. Iyo. Hadduu. Noolyahayba. Taariikhdiisa. Cid. Kaaga. Baahani. Ma. Jirto. Is. Deji. Hana. Is. Wareerin
@anabmusa7112
@anabmusa7112 Ай бұрын
Ereyada wa Cabdi qays abwaanka wayn
@hallad598
@hallad598 Ай бұрын
​​@@anabmusa7112 ma lahan Cabdiqeys. Ereyada waxaa leh abwaankii dhakhtarka jaceylka, waa Maxamed Cali Kaariye.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 27 күн бұрын
Owlad jacel dhalay udgonkad ku garata lovely family Cigaal ❤❤❤😂
@LayelaMuhammad
@LayelaMuhammad Ай бұрын
Good song
@farahomar7761
@farahomar7761 Ай бұрын
Woow good song
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
Waa heestii aabihii
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Ай бұрын
Waxaan ka baqayaa inaan maqalo wiil iyo aabihii baa hees ku diriray😂😂😂😂😂.
@WiiloSamale
@WiiloSamale Ай бұрын
👌👌👌👌
@gigifarah7487
@gigifarah7487 Ай бұрын
Best song!!
@justafactahmedubahchannell8848
@justafactahmedubahchannell8848 Ай бұрын
Music by ahmed
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Habrahani 60sano jirka meesha isgu yimd
@user-ik1iv7gt9w
@user-ik1iv7gt9w Ай бұрын
ASC🫡🐴💯💯 🌷🌷🌷🌷🌷🌷axmed iyo maryam 🌷 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷bilaa calaykum ma cajiiladii🌷 odaygaa noo🌷 furteen🌷 mise🌷 waa kunciil codkani🎉🎉🎉
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN Ай бұрын
Heeskale malaha miyaa. Aawey bada i
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
ALLA NINKAN WAXAN OGA ISAGO AAD U COD XUN SHOW CODKA WA ALA HAGAAJIN KARA HADA AAD BUU U DHAMAA SIDI HORE WOW WA IS BEDELAY BERIGI HORE ISAGO HEESAYA MARKAN ARKAY WAAN YABAY HADA WA SOO FIICANDAY
@ahmedaar7424
@ahmedaar7424 29 күн бұрын
Sidiii loogu celcelinayay muu sidaan kusoo baxay?
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 27 күн бұрын
Qadro dahir cige marka u jecel u qaday u qaday heskan
@jakey2424
@jakey2424 10 күн бұрын
Khadra iyadaa jeclaatay Cigaal
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 15 күн бұрын
La i Qadata Qadayna Ya ya waba hee lagawada warQabeyba kabacdina arin cad QatraaayqaranEEy cadayyareey murwodumaroo samsamEey yariiseey lagufarxeeeey Brinsesesee boqorad dumaray Yartayarta Wadajir muqtishooy
@Qurux00
@Qurux00 Ай бұрын
Axmed cali cigaal photocopy.
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 Ай бұрын
Heesta abihii u qaaday ayadiis qadra aun
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Ай бұрын
Adeero heestani khadra daahir mabay khusayn iyo cigaal toona waana hees taariikhdu xustay cidii loo sameeyeyna wey nooshay abwaankii sameeyeyna wuu dhintay godka alla ha u nuuree
@FfLol-vb1oz
@FfLol-vb1oz Ай бұрын
Not easy kuncill
@khadraawed3425
@khadraawed3425 Ай бұрын
Really copi of his dad
@user-ex2xu3ie9m
@user-ex2xu3ie9m Ай бұрын
War qabiil qaran ma noqda
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 24 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣inkaso aad saqransantay Ama caqligu ku hooseyo wayo wax kale aan ku yidhado garan maye wayo ninku wu heesaya yaa qabiil ka hadlay mise waxba ka dheex guuxaya mida kale ya ku yidhi qabil qaran ma noqdo qadar imardka baxreeyn sow qabil ma aha waliba qadar iyo imarad hal hal malyun ma gaadhan kuwa ugu badan iyaa Mala na leeg oo afar malayina aha Ama sucudi waba qabiil aala sucud la yidhado iyaba haaysta oo leh sucudi oo lagu magac daray marka jaahil nimada iska daa iyo erygan jaahil nimada ee kugu qufulan ee qabiil qarn ma noqdada ee wax baro
KUNCIIL A ALI CIGAAL HEESTII AMBABAXAYE SOCODKA.
7:47
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 3,2 М.
AXMED CALI CIGAAL - HEESTII HARGEYSA
6:51
Farhan Jimale
Рет қаралды 1,8 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 111 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Abwaan Abdirashid jamac Boss Xafladii Khaatumo Göteborg.
7:12
Somali Got Talent
Рет қаралды 9 М.
WAREYSIGII KUNCIIL AXMED CALI CIGAAL ee Stockholm,Sweden Part 1
10:29
MD PRODUCTIONS
Рет қаралды 33 М.
The Match That Made Ronaldinho Retire
13:33
BR7 Football
Рет қаралды 406 М.
YURUB GEENYO XAGEEBUU YABAAL / XASUUSTII KHADRA DAAHIR NEW VIDEO. 2024.
6:03
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 74 М.
Axmed Cali Cigaal Heestii Hargeysa
7:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 88 М.
AXMED CALI CIGAAL -  QISO CAJIIBA - Live DAD HARGAYSA SOO MARAY - LONDON
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 1,4 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 111 МЛН