DAAWO IGARRE SIDUU DILKA UGA BAD-BAADAY IYO FARIINTII UU DIRAY

  Рет қаралды 347,979

LAAC TV

5 жыл бұрын

Пікірлер: 1 045
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 3 жыл бұрын
Maansha alaah walaal arinkaagu sheeko maaha waa aayad dadka caqliga lihi ay wax ku qaataan soomaali oo dhami haday arinkaaga qaataan wax xumaanlahaaba majiro ialaahayna wuxuu yidhi kuwa wax cafiya ayaa ugu khayr badan samafalaad tahaye ilaahay cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban hana kaqoomamayn wanaagaad samaysay waayo ninkii kuugaystay dhibtaa isagaa kaa warwar badan haduu caqlileeyahay waxaanu ka gam ayn ninkaad dishay ayaa hooyadaa daweeyay.
@zirmubarak7025
@zirmubarak7025 3 жыл бұрын
Run ayaad sheegtaY
@shaahidyare2172
@shaahidyare2172 3 жыл бұрын
Dee Waa nin iyo raga nimadii iyo caqligiisii ayuu kaashanayaa zxp
@sahracarab4220
@sahracarab4220 2 жыл бұрын
Masha allah wadsamirtay ilaahay haka ajarsiiyo
@khadijaabdi5970
@khadijaabdi5970 5 жыл бұрын
Gobgobi dhashaatahay wax garad geesiyaad tahay gedihii waan dhaafaye hadaan gabar ahaan lahaa guur baan kuugu iman lahaa oo inaan gabano kuu dhalo guulahay ka toganlahaa
@nayruushmedia3008
@nayruushmedia3008 3 жыл бұрын
Haddaad dhaaftay geddihii Gabadhaada ugu deeq
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 5 жыл бұрын
Si fiican baad yeeshaay oo ilaahay jecelyahay khayr ALLah ha ku siiyo
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 5 жыл бұрын
Allaa mahadaas leh, Waxaan kahelay sidaad u hadleysid af Soomaligii wanaagsanaa,Caqliga,Ilbaxnimada Talent,iyo Xigmada kaa muuqata,Waxaana mahadmudan ALLAH, ## BOOK kaqor sheekadan#.Cinwaan fiina usamee
@deegaxmed7170
@deegaxmed7170 5 жыл бұрын
Waxaa sameysay wax fiican
@maxamedyaredmaxamedyared4274
@maxamedyaredmaxamedyared4274 4 жыл бұрын
Sxb Allah ku daayo
@saynabrh5325
@saynabrh5325 3 жыл бұрын
Walaahi waa sax buug haka aoro
@Samawadechannel
@Samawadechannel 5 жыл бұрын
Mr igarre sxb waan ku salaamayaa marka hore alle ayaa kaa badbaadiyey maalintaa waa alle mahadii markasta alle u mahadceli marka xigta waxaad samaysay wixii ugu wanaagsanaa ee qof samayn lahaa cifis wax ka fiican mahiraan alle ayaa ku cafin adigana ilaahay aakhiro iyo aduunba haku cafiyo wll guuleyso
@abdiwadudshukri7474
@abdiwadudshukri7474 5 жыл бұрын
Raganima buxdan ku marqati kacay Abwan 💯 Alha malinta qiyamo misanka haku saro cafiska ad cafisay
@saynabrh5325
@saynabrh5325 3 жыл бұрын
Aamiin
@nuurdiinaxmed3470
@nuurdiinaxmed3470 5 жыл бұрын
Darwiish aan gaban, ilahay haku dhowro 🙏🏾🌹❤️🌹❤️🌹
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 5 жыл бұрын
Masha Allah tabbarakallah illahay ha ku xifdiyo aduun iyo aaqiro kala badan aad baan uga helay sheekadaan iyo garashadaadaba
@minaosman2049
@minaosman2049 5 жыл бұрын
Igarre Iigayeya masha Allah wale wax garad batahay illahay Ha kuxifdiyo
@abdulkaderaden9864
@abdulkaderaden9864 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin.
@sadia_844
@sadia_844 5 жыл бұрын
Maasha Allah walaalo ilaaheey wuxuu kusiiyay caqli badan, bal eeg Mar hore iyo mar dambaba wuukusoo mutay,, mar abaarri hesho iyo mar indhihii uu kaaxidhay hooyadii beesho laba goor yuu ilaaheey agtaada keenay isagoo aad kuugu baahan waane gardaradii, adigoo saqiira uu kugu gardarooday,,,, adiga walaalo intaasaba kugu filan ilaahba kaaga aarguday haday marne abaar lagu saliday marne indhaha hooyadii latiray oo adigu aadnoqotay ka wax uqabankara Allahu akbar tii aakhirane way sugaysaa ileen waane tuug waane siqiir laaye.
@xalwomaxamed2682
@xalwomaxamed2682 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@khadijocabdi9382
@khadijocabdi9382 3 жыл бұрын
Aduun iyo aakhir0 aalle ha ku liiban
@farahmohamed7452
@farahmohamed7452 5 жыл бұрын
Masha allah nin rageed wlhi allaha ku sharfo sidaas ayadba uga adkaaty naxdin uma harsana wlhi waa qiso xanuun leh alle badal qeer qaba haku siiyo
@mahdaycabdirisaaq7875
@mahdaycabdirisaaq7875 3 жыл бұрын
Hadi aad argto qoraalkan Alle ku dharshee isaar subscirberse iyo Shere lake wllo
@abdisalamdiriyeali859
@abdisalamdiriyeali859 3 жыл бұрын
Waxaa kusoo marey arin uur kutaala kugu reebtey laakiin alle mahadii inaad maanta kacaafimaad qabto
@abdisalamdiriyeali859
@abdisalamdiriyeali859 3 жыл бұрын
Kuxamdi naq ilaahii markii horeyna kaa badbaa diyey haddana sida samafalkaa kuwafajiyey.Alxamdu lillaaaaaah
@miisaankacaddaaladda5684
@miisaankacaddaaladda5684 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh kkkkkkkk Adduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban. Sxb Horta ma aqaano qofka aad tahay, laakiin markaan arkay qoraalkan yar ee aad soo qortay, markiiba waxaan ogaaday inaad tahay qof aad iyo aad u liita, sababtoo ah waxaad kala garab-wayday :- QIIMAHA ILAAHAY IYO DHAARTIISA IYO SUBSCRIBE LAKE IYO SHARE Waxa is-weydiin mudan:- Xaq ma u leedahay dadka inaad dhaariso? Waajib ma ku tahay dadku inay fuliyaan dhaartaada? Ilaahay magaciisa ma waxaad ku iibsanaysaa subscribe lake iyo share? Hadaba waxaan kuu sheegayaa haddii aad leedahay KZfaq CHANNEL oo aad doonayso in laguu saaro SUBSCRIBE LAKE IYO SHARE Dadkawaa laga kasbadaa oo laga samaystaa ama waa la dawarsadaa Qof adiga oo kale ahi ma istaahilo SUBSCRIBE
@khalidabbas9013
@khalidabbas9013 3 жыл бұрын
Anga ku sari
@rigaaxgaabow259
@rigaaxgaabow259 3 жыл бұрын
Kuu saaray
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 5 жыл бұрын
Maasha Allah Illah hadu kaabadbaadiye alxamdulillah. Sidaad ucafiday Illah ajar hakasiiyo aduun iyo aaqiroba Ameen
@leilawaheliye7389
@leilawaheliye7389 5 жыл бұрын
Mansha Allah walaal qalbii fiican alkaa badbadshy Malkin mantase hadaad cafisay adnaa Allhakaraalii noqdo somali isdiishay oisa baabiisay abti alha karalinoqdo
@khadarhinomoalin1515
@khadarhinomoalin1515 5 жыл бұрын
Bismillah Allah ka bad badsho
@wayahadunida2907
@wayahadunida2907 5 жыл бұрын
Caadow gaa ha jaabo sxb Igarre farxad kuu waar ama kuu noollow
@habonadan8472
@habonadan8472 5 жыл бұрын
Sorry
@habonadan8472
@habonadan8472 5 жыл бұрын
So sad 😥😥😥
@habonadan8472
@habonadan8472 5 жыл бұрын
Mashallah tabakallah hambalyo
@habonadan8472
@habonadan8472 5 жыл бұрын
Allahu Akbar
@shariifxasan2065
@shariifxasan2065 4 жыл бұрын
Kkk magtaada ma bixinaa baan ku qoslay
@aminamahamed2946
@aminamahamed2946 5 жыл бұрын
Ilahay ha kuu xifidiyo aduun iyo aqiraba wll jaanatul fardowso ilahay ha kuu geeyo wll qof qalbi fiicaaan baadtahay walllhi nin rag ah baad tahay manshllah
@xumaandiidxoreeye8784
@xumaandiidxoreeye8784 5 жыл бұрын
Msha Allah walee iggare waa ibnu xalaal dun xariira le somali dhalada oo qalbiga iyo qoloftaba ka qurux badan qaadirkay ha barakeeyo oo ha bulaalsho aamiin
@shabaanahmed2012
@shabaanahmed2012 5 жыл бұрын
Umadeenu waxay ahayd waayihii hore umad xalaasha iyo xaaraantaba aad is odhanayso malaha badankoodu ma aqoon! Marxaladahaasi waxaan filayaa inay hadda aanay jirin ama gabaabsi ay tahay waa haday jirte baryo dhexdaas ah xataa waan maqlaayay geelal laceliyay 30 sano kahor lakala qaaday.
@nstahayosalo8740
@nstahayosalo8740 3 жыл бұрын
Axamdulillah ILLAHAY Ayaa. Mahada.iskale.oo.kaa.badbadiyay.dilkaa
@aliamiin5910
@aliamiin5910 5 жыл бұрын
Masha Allah Walaal Allaha swc Haka Ajar siiyo Cafiska aad u fidisay Ninkii isku dayay in uu Ku dilo .Wax aad &,aad u fiican Waxa aad samay Oo dhan Hadii ay thy Imaantankii Uu Ku yimid 💯👍🙏🙏🙏
@qm9906
@qm9906 3 жыл бұрын
Masha Allah i think you are really wise person give your reward Aamiin. I hope many Somali people will take your advice from Canada 🇨🇦👍👍
@Hadaf-247
@Hadaf-247 5 жыл бұрын
Masha allah sxb iggare magacayga waa muse waxan ka salamyaa mareykanka aad baan kugu taxnahay wax badana wan ka faaiidaystaa gob baa tahay sxb maalin uun waan ku arki ✌🏼
@saadiyaabdi1495
@saadiyaabdi1495 5 жыл бұрын
mashaa.alaah ilaahay hakuxafido
@safiyomohamed8273
@safiyomohamed8273 5 жыл бұрын
Masha allah sharaf iyo raganimo ale ayaa ku dhamesa tiray waxan ale kaga baray in dibigag iyo dibi walidkab dhafo somalidne waxa rejayan in eya kugu dayan Donan inasha allah shukaran wll qali
@qodaxofficialchannal8423
@qodaxofficialchannal8423 4 жыл бұрын
Isaar wlshy subscribe
@habibanur9932
@habibanur9932 4 жыл бұрын
M.a igaare alle aya ku mahdsan in ader
@sadesomaali0883
@sadesomaali0883 5 жыл бұрын
Igaroow "ninkaa inaad illahy dartiis u daysay, baa kaa dhigaysa inaad noqoto mid aakhiro iyo aduunba liibaanay". Eebe maanka iyo maskaxdaba hakuu siyaadsho. Waxa aan deegaan u ahay dagmo ay caan ka tahay sheeko tan lacayna. Muhiimaduna waa in shacabkeena lagu baraarujiyo " in aanay jirin ninka raga ah, wax uu nolol ku dhaamo".
@nimcosheekh3884
@nimcosheekh3884 3 жыл бұрын
Jasakalahu Khayr wa axsana ilayka
@naimamohamed1609
@naimamohamed1609 5 жыл бұрын
Manzhallaah wllo gobanimo ayaad ka raacday aad ayaad u mahadsantahay aniga qudhayda maskax ayaan kaa dhaxlay
@xayadxayd9293
@xayadxayd9293 5 жыл бұрын
Maasha allah ilaahay miisaanka xasanaadka hakugu daro inbadanina haku cimro qaatan Runti wa waxyaabo aad uga dhicijiray dhulka somalida dhaman imika se laga sogudbay inta badan meelmel yar moye intana alle haqabojiyo meel geel jogo dhibtu waladaris marwalba cadawgiisuna wuubadanyay
@ahmedguresh443
@ahmedguresh443 5 жыл бұрын
What a story 😭😭😭 I'm very sorry what had happened to you my brother
@sharafahmedchannel7557
@sharafahmedchannel7557 5 жыл бұрын
Aabahay sheeko ku dhacday hada kohor oo taas camala xasuustay. Walahi waa dhib markaan sheekadaada iyo sheekadii aabahay xasuusta waxaan is iraah alla meeqo wiilal yar oo qurqurxoon oo caqli badan oo wax badan qaban lahaa maanta ayay kuwo cawaanihi qabiil nugu dhaafsiiyen ilaahow uu uusan qabiil na dardarin oo qabiil caabud hanaga dhigin aamin.
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 5 жыл бұрын
Ilaahay ayaa mahad leh nin wngsn ayaa thy Alle marwlba u mahad celi Abwaane
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 3 жыл бұрын
Wale waa dhacado yaab leh lakiin wan ooyi lahaa inkasto aan waxabo raacin waxan uun maqali jiray Habaran habar geel kategay waan yaabi jiray
@abdulrahmanwarsame2593
@abdulrahmanwarsame2593 5 жыл бұрын
Waa sheeko cajiib, runtii murugo iyo noocyo badan bay isugu jirtay.
@abdulkaderaden9864
@abdulkaderaden9864 5 жыл бұрын
Alhamdulillah mar hadii Allah idiin badbaadshey Bro. Allah ayaa mahadleh
@husseinmohamed6347
@husseinmohamed6347 5 жыл бұрын
Caqligada iyo Cilrigada Allaha kubarakeyo
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 5 жыл бұрын
Ilaheya hadu kabixiya alaxadulilah walale
@cabdinaasirxussen2935
@cabdinaasirxussen2935 4 жыл бұрын
igare wansulamay gobanimo ayad samaysay alle haku xifdi fadlan lanbarkaga isoo sheg +25261999841 walanbarkayga
@munahirsi9748
@munahirsi9748 5 жыл бұрын
Walaal manshallha tabarakalah marka hore walaal garashada lagama sina ee araga ayaa nanka qaar ka simanyihiin walaal markaad odayga ogaday inuu Ben shagay ee aad ku ixtiramtay martida iyo abaalki ayaan gacan ku taday gob baadtahay iyo dun xariira walaal magaca ha jiro
@boocametv1495
@boocametv1495 5 жыл бұрын
Indhowayd sheekadan mid ka qiimo badan maan arkin mahadsanid brother raganimaad muujisay
@abdallanabiil3690
@abdallanabiil3690 4 жыл бұрын
Hadalkaga xikmad iyo maamuus kii afkeena baa ku kooban raganimo na waad sameysay allah aduun iyo aakhiro ba haku xafido wll
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
Waa qiso cajiiib ah waxna waan ka bartey
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 5 жыл бұрын
Mashallah somalay ku dayda igarre
@lababaarmedia7681
@lababaarmedia7681 5 жыл бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah tabarakallah ❤️❤️😢😢🙌🙌👏🙌👏🙌🙌👏👏👏🙌👏🙌👏👏🙌👏👏🙌👏🙌👏🙌👏🙌👏 abwaan walhi I don’t know what to say or describe this!!!😘👏👏👏😘😘😘😘😘 aadba umahadsanta sidda qadiyada lleh sharafta leh ,dagaanashah leh ,Murtida leh Xigmadu kudhehenta ee ad noola wadaagtay qisadada .xaqiiqatan wa qiso murugo leh .illahay subxanna Watacalla aya naftada haya balse ragga laba kumida waxba kuma reeban illahaya wuxu sabab iyo Badbado kagaga dhigay yarkii kale ee Alla kagaga hadliyay. Ruux waliba malintiisa madhafayo balse ayaga waxaba kima reeban runtii Lkn waxwaliba wax kasharaf badan sidd ad ugu amaal guday oo aad wananga iyo cafiska ugu badashay runtii sheekada wan dhuxay waxadna sabab unoqotay manta arin isla xiligaan aan hadlayo ihaysta oo waliba famil iyo asxb gaartay Aniga ihaysta la iskuna haysta inaan cafis ugu badalo ruuxi igu sameyyay nolosha adbey uxanuun badanta marka aad wax adan filaneyn ay kugu noloshada ma ilabeyso balse kadib shekadada walhi waxan go an saday illahay dartiis inana iskagag cafiyo aad iyo aadba u mahadsanta ragga nimo ayaad sameysan walhi ninka ragga skdasba lagu yaqan ragga manta ama dhalinyarada ee qurbah kukoray ama Jogo wadamkii xita am sameyeen sidda. Aadba umahdsanta Alla hakusharfo ❤️👏❤️👏👏👏👏👏👏👏👏
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 5 жыл бұрын
Abwaane kheer allaah haku siyo waad mahadsantahay wadaniyada bey kamidtahay inaad nala wadaagto mahadsanid inbadan Maashaa allaah soomaaliyey wax kuqaata arinkaa iyo abwaanka hadalkii mahadsanidiin
@wadanistar21
@wadanistar21 5 жыл бұрын
Masha Allah wll waxa tahay qof caaqil ah xikmadna leh ixsaanki aad sameysayna adiga oo an cidna abal uga rabin alle dartiina aad u sameysay waxan ku dhihi alle hakuku belo wax ka kheyr badan waxadna mudan tahay in ay qof waliba oo Somali ah uu fkirkradas quraxda badan uu qaato leeskan cafiyo waxii dhacay oo debmiya👍👍.
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 5 жыл бұрын
Masha allah walal waad samirtay isdaa usamirtay alle dartii. Weeye abaal marituna waa ta alle wax wanaagsan baa samaysa guuleyso akhiro iyo aduun.ba
@mohamednuurali6828
@mohamednuurali6828 5 жыл бұрын
Abwaan ilaahay badbaadiye ayaan badbaada
@mudanedhawidhawi3088
@mudanedhawidhawi3088 5 жыл бұрын
Masha llh noqo qof leh samir iyo dulqaad uu ku wajihi karo caqabadaha ku gadaaman noloshiisa ,cashar laga faa iido weye zxb keep going rabi ajar haka siyo xagisana haka cafiyo Aamiin
@muminjama1489
@muminjama1489 2 жыл бұрын
Mid kamida sheekooyin Ka Wax qaadashada Mudan. Legend Igare yaasiin waan ku sallaamaya Saddex sano Ka dib waad daawanayaa Wali
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 5 жыл бұрын
Asc abwaane Maashaa allaah guul iyo gobanimo soomaalia ha is raacdo wadaniyada haguuleysato
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
Perfeckt👍👍💪💪💪
@idilsalahgenyo-cad7731
@idilsalahgenyo-cad7731 5 жыл бұрын
Maashalah wa wax wanaagsan cafis wa fiicantahay
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 жыл бұрын
Nabigeena suuban s.c.w wuxuu qofkii qof wax yeelay iska cafiyaa ilaahay sharaf aguu u ziyaadiyaa) aduunya xumay ,nabsi waa maguuraan,ninkiibaa soo hor fadhiistay wiilkii uu ku qamaamyay maalinkaas,war soomaaliyeey dulmiga iska daaya.
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 5 жыл бұрын
Yelaa wuu iloobaaa, Layeelaa mailoobo.
@jaamachaaji4903
@jaamachaaji4903 5 жыл бұрын
Walaal horta Allihii ku abuurtay ayaa kaa qabtay oo aan waqtigaaga ka dhigin qofku markuu xumaan samaynayo iimaankaa laga qaadaa midaas ogow Mida kale ma ninkii kugu hagoogtay abaalkiisaad gudaa mise kii ku dili rabay marka kii wanaaga kuu galay u abaal gud midkaana sidaad ku cafiday uga tag Waxaa jira niman mayd ahaan looga tagay lakiin aan allah dilin ka dibna iska cafiyey
@dheemanqaali8986
@dheemanqaali8986 5 жыл бұрын
Masha alaah sifiican ayaad samaysay wll
@aliabdullahi8748
@aliabdullahi8748 5 жыл бұрын
Mashallah walaal igarre qof qaaliya tahay wlhi ilaheeyna ha kaa abaal mariyo sida quruxda badanleh ee aad talada inoo siisay Jazakallah walal
@sahra4091
@sahra4091 3 жыл бұрын
It's amazing story.
@abdihassan1610
@abdihassan1610 5 жыл бұрын
Masha allaah abwaan sifiican baad yeeshay cafiska wax qiima badan majiraaan ilaahay ayaa quraankiisa ku sheegay waxaan leeyahay aynu is wada cafino hadaan is cafino alaah ayaa ina cafinaya
@yasinobama2032
@yasinobama2032 5 жыл бұрын
Igare zxp sida ugu wacan baad samaysay lkn qof fahmaya bayku wacnayd cafintu
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
Nin weyn🙏igarre♥️♥️100%
@faseexkhalaf4554
@faseexkhalaf4554 5 жыл бұрын
Aalleee haku sharfo IGARE Allaaa mahad le Kaa bad baadiyay wlll
@jabrilaweys9973
@jabrilaweys9973 4 жыл бұрын
Waa qiso cajiib ah runtii allah ayaa mahad leh kaa bad baadiyay cadowgaas cafiskana waa kan ugu wanagsan oo aad sameyn laheed mahadsanid sxb sida noo la wadaagray sheegadan history ga ah
@mohamedmoalin3475
@mohamedmoalin3475 5 жыл бұрын
QOFKII WAX CAFIYA AJARKIISA ILAAHEY AYAA GUDA ADIGANE SIDII UGU FIICNEET AYAAD MARTAY وجزاء سيّئة سيّئة مثلها (فمن عفي وأصلح فأجره على الله )
@saynabrh5325
@saynabrh5325 3 жыл бұрын
Waa sax ilaahay maalinta aaqiro kama lumiyo
@cumarcaaqil9
@cumarcaaqil9 5 жыл бұрын
Masha Allah Hadalku waa somaligii saxda raganimadune waa tii. Waad Ku mahadsantahay inaa cafiso ninkii asaga ahaay.
@shariifshaadan6941
@shariifshaadan6941 3 жыл бұрын
Thanks walaal runtii waad mahadsan tahay walaal filayaa Nairobi dhalintaan isla isla joognaad ahayd waloow aan dalkii dib oogu soo laabtay intaa bacdi horta cafis kaas janaad kuheli ee haka laaban tankale labo baan ku oran diinta baro sheekh baadku haboontahee mudugna masiibo wayka jirtaaye wacyi galin waykaaga baahan tahay walaal
@Gstarxpress
@Gstarxpress 5 жыл бұрын
Libaax luguhu soo murxeen Oo taariikdiisa jeebka ku wata😂😂😂😂 noolow abwaane
@immigranthustlemind8655
@immigranthustlemind8655 5 жыл бұрын
Ahmed Gaas hahahahaha
@Gstarxpress
@Gstarxpress 5 жыл бұрын
aden ashkir 😂😂runtay somaha
@mohamedhassan6129
@mohamedhassan6129 5 жыл бұрын
Asc waaxaadsameeysay dariiqii ugufiinaa ilaahbaanakuwaafajiyey Maaansha Allahabad talokumaseegin
@nasranoor6108
@nasranoor6108 5 жыл бұрын
Mansha Allah gabaatahay ina ader qof kula midah lamahelayo
@naemaj4616
@naemaj4616 4 жыл бұрын
MashaAllah inaad cafido wax ka fiican ma jirto wll Illahay caqliga iyo garashada iyo dulqaadkaba ha kuu siyaadiyo ❤️❤️👏🏽👏🏽👏🏽 gobonimo
@abdirazakahmed7400
@abdirazakahmed7400 5 жыл бұрын
waa dhacdo qalbiga taabanaysa. aduunyo waa meerto qofka danbi galana haduu qofkii laga galay uusan cafin aduun iyo aakhiraba mar un waa la iska jaazeyn. aad ayaa u mahadsantahay Igarre Alle hakuu barakeeyo qalbigaaga iyo wanaagaaga. waana ku mahadsantahay sida aad usoo bandhigtay oo xirfadu ku dheehantahay.
@sabrinamohamed9673
@sabrinamohamed9673 5 жыл бұрын
Masha Allah waa qiso Cajib ah Allah ha kugu badalo jano adunkana waxaa jeceshahay🥰
@barremaxamed4097
@barremaxamed4097 5 жыл бұрын
allaa ku badbaadiyay adna waa dadaashay wll
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 3 жыл бұрын
Mashalha tabrk Allah, thank you sharing with us, it means lot to us,
@inantanr5215
@inantanr5215 3 жыл бұрын
Masha'Allah tabaraka'Allah wil waxa tahay qof qaaliya, wax garada, imaana Allah swt siiyey ee Allah ha ku siyadiyo garashada y caqlig hana ku xifdiyo aduun y akhiro ameen ragi hore ee wax garadka aha baadka hadhay.
@khadrojanadoon6700
@khadrojanadoon6700 5 жыл бұрын
Buug ka qor shekadan dadku sidada ookale dadka haw cafiyeene
@qadraqali6637
@qadraqali6637 5 жыл бұрын
Asc
@ahmedshakir4447
@ahmedshakir4447 5 жыл бұрын
Msha allah you are intelligent well done
@nashadnalka7738
@nashadnalka7738 5 жыл бұрын
Mansha alllah wllkey waxaa tahay qof caqli badan oo imaan leh cafiskuna wa shay wanaagsan ilahay haku cafiyo adigana wll
@cakulemedia330
@cakulemedia330 5 жыл бұрын
SubxanAllah waa sheeko xanuun badan
@abbdifataaxcabbdillahi4389
@abbdifataaxcabbdillahi4389 5 жыл бұрын
Abwaan igare wll waad asiibtay arinta waxaanna kuurajaynayaa in alle kaa abaansiiyo kuguna galiyo janadiisa wanaagsan ee firdawsa waana arin tuksaale unoqonaysa dhamaan umada soomaaliyeed
@khadarkhalif8746
@khadarkhalif8746 5 жыл бұрын
Wllahay Waa sheeko cajiib ah misana aakhiro iyo Aduun ba kuu fiican baad samaysey Laakiin hadaan odayga ahaan gabadh baan ku siin lahaa xita hadadan rabin 👋👋👋👋
@gamayare2767
@gamayare2767 5 жыл бұрын
Wlhi wa #xanun lkn Raganimo ayad mujisay alle haka ajir siyo Amin ❤️🇸🇴❤️
@LAACTV
@LAACTV 5 жыл бұрын
MAHAD ILAAHAY BAA LEH IDINKANA ILAAHAY HA IDIN DHOWRO ASXAABTA SIDA SALIMKA AH U HADASHAY, DHAMAANTIIN ILAHAAY BAAN ABAAL KA DOONAYAA ANIGU IMANA QADINAYO WAAYO SAMAXAADA AMA CAFISKA IYO BARYADABA RABBI WUU JECLYAHAY,
@ashaoali8020
@ashaoali8020 5 жыл бұрын
LAAC TV MUU KUDHOH WALAAL JAHLIBAA IQAADAY IYO SHEYDAAN BAA IQAADAY ANA WAAKHALDAMAYE I CAFI AMA IDIL OO WAA ISDHIIBEY.
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 жыл бұрын
LAAC TV waruun walalkeey igaree ha u bixiin ilahey umahdnaaq
@culusow4795
@culusow4795 5 жыл бұрын
19:00 lixdan 60,jir magaalo jooga ayuu aakhiro u diray
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 5 жыл бұрын
Wllhi Aniga oo uu waqtiga aad igu yaryahay ayaan isku dhibay, sheekadaan marba aan islahaa ka dabagaar. Mar wllhi aadbaan ula dhacay, sheekada kaliya ma aha, ee xitaa ereyada af-soomaaliga ee aad aadka u isticmaaleesay iyo daganaanta helidda hadalka + israaciskiisuba. Mahadsanid wll. Wax ka khaur badan insh%Allaah.
@abdilahiadam1273
@abdilahiadam1273 5 жыл бұрын
Walhi waa dhacado iga yaabisay noloshaydna raad weyn ku yeelanaysa siiba laba ficil ee isku xidhan oo aad u kala fog... Sidad u cafisay alle haku cafiyo wll qalbigna alle haku wanaajiyo Xaqiiqtan hal mar ay goaan qata anigu arinkas hadu igu dhaco 2 wan dili laha iyo waxay dhalanba walhi Balse waka alle awoodii xaqa ku wafajiyey☝️ wxa kaga mahd celinaya sida farshaxanimada iyo asturnanta leh ee aad u soo tabisay.
@abdinooryussuf4009
@abdinooryussuf4009 5 жыл бұрын
waxaa weeye sheeko maraba aan laga dhargaynin. qodobada aan ku qaatay waxaa kamid ah 1= cafisku inuu yayahay mid inoo wanaagsan 2=in la.is mudan karo hadii marba lawada noolaado 3= ereyada iyo naxwaha sheekada aad kusoo gudbisay waa mid buugaag laga qori karo 4= inaad tahay nin abaal gudo oo macneheedu tahay inaad abaaro kasaartay ninki qudhaada goyn lahaa haduu gacanta ku hayo anigama aqligayga ayaan kugu kabi oon kugusii baraarujin inuu kumudo allah baa qadaray asagana cimro qaadasho ayay unoqon marka waxaad samaysaa sxbnimadiina dar allah usii wad oo waliba dhankaaga ka adkee asc
@shabaanahmed2012
@shabaanahmed2012 5 жыл бұрын
Alle haku cafiyo sxb sidaad ninkaas wayn ee sabinimada kugu dilay aad cafiday.
@farduussoomalilander7187
@farduussoomalilander7187 5 жыл бұрын
Igare ALLAAAAH. Haku. xiftiyo wllo waa khiso. xanuun badan cawaan ba. ku. heshay. runtii. waxA. igu. murugo. badnayd. MA. biraynaa mayee. xiniyahaynu ka Jari dhiigbax ha. uu. dhintee. ax caqli xumaya muxuu. gaystay ilmuhu allaaaaah ka badbaadiyey baa mahadleh hadana. ku garan siyey in aad. cafi do rabbi miisanka xasanaadka hakugu daro akhi
@kismaayochannel4296
@kismaayochannel4296 3 жыл бұрын
Maansha allaaaaah walaal wax kafiican majiro cafiska Allaaah dartiis loo cafiyo qof kugestay dhibaato sida adiga dhibka laguu sogestay shukran qisadaada aad inoga shekeysay
@knaanburcawwi4559
@knaanburcawwi4559 5 жыл бұрын
Ninka waynu wado cafinay wa qiso cajaaiba Lkn ninki yiri war wa saqiir. E diiday in lugu dilo Mad ino raadisid.
@macallinkaxayawaanada9178
@macallinkaxayawaanada9178 3 жыл бұрын
Kaas inuu raadiyay ahayd
@nicmofarah8206
@nicmofarah8206 5 жыл бұрын
Igare mashllh horta wa Ku hanbalyeynaya sida wanagsan ee raganimadaleh aad ucafiday wllaha rer gurana ana ahaa oowangaranayaa
@abdulrazakbashir8627
@abdulrazakbashir8627 5 жыл бұрын
Alle dilaa dhinta sifiican baad yeeshay alle hakaa a baal Mariyo laakiin maxaad uraadin wayday inikii kuyidhi nimanka wiilka hadilina. adigana ninkaa baa mudan in aad raadiso
@hibohibo5690
@hibohibo5690 5 жыл бұрын
ASC huon
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
@@hibohibo5690 Wcs
@bahluula4296
@bahluula4296 3 жыл бұрын
Ma sha alaah. Waxa. Ku dhaqantey ayadii. Quraanka Oo ahed. فاعفوا واصفحوا. الا تحبون ان يغفر الله لكم
@safiay9530
@safiay9530 5 жыл бұрын
Allah ayaa kaa badbaadiyeey waxa uu ahaa jaahil aan aqoon qiimaha nolosha binaadanka
@mohamedabdilingrad8167
@mohamedabdilingrad8167 5 жыл бұрын
igare wlh wow iga qosliyay wlh kulaha ano kuray xoog laa o 60 jir magalo jogo ka garad badan
@hamsehashi2499
@hamsehashi2499 5 жыл бұрын
wll Go'aan raganimo iyo islaam nimo ayad Arintaa ka qaadatay wlhy ee bartaa kaga hay Anagana wax ku qaadasho noogu filan.
@mohamedsaed8117
@mohamedsaed8117 5 жыл бұрын
Wlahi iggare yaasiin illahay wuxu ku manaystay garasho ilahay cilmiga hakuu barakeeyo abaalmirina ilahay hakaa siiyo wllo
@abdinajibfaisal2285
@abdinajibfaisal2285 5 жыл бұрын
Mashallah Abwaan Alle ajir hakasiyo akhiriyo aduunba wadna kumahadsan tahay sida wanagsan ee aad sheekada nola wadagtay iyo waliba sidad uqarisay siwalba oo ragas lagu fahmi lahaa ciday yihin Adna illahay ceebtada ha asturo mar walba
@nasirelmi978
@nasirelmi978 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 somali hadanu nahay waxaynu nahay dad caawana oo iyagu cadaw isku ah inalilah waa inaa eli raajicon xasbiyallah waa nicmalwakiil
@sharafahmedchannel7557
@sharafahmedchannel7557 5 жыл бұрын
Inaalilaahi wa inaa ilahay raajucun xasadsanaayeena. Dadku niman xun bay ahaayen bal maxay saqiir yar ka dilayeen alla dadka qaarkiis xumaayeena 2 ilmood oo yar yar oo biyaa maxay ka dilayeen iga tag ilaahow kuwaas camal ha noo dhalin oo nacasiintaas camal ha nugu badin. Walahi anaa naxdin ooyayba.
@ladancdy1218
@ladancdy1218 5 жыл бұрын
Saa u hadleesid qurux wlhi afsomaligan yaa i baro guuleso abwe sheko cajib leh waye alle dile ba dhinto cimri dher iyo cibaado suban ku rajeen IGARRE
@johnhennery5780
@johnhennery5780 5 жыл бұрын
Lot of people, who wrote these comments, think that this a true story. He is creative in short stories and it is nice to make this type of entertainment for the people. Well done.
@realityreality8301
@realityreality8301 Жыл бұрын
It's not nice to lie for entertainment, but it's Xaraam!
@aluul6875
@aluul6875 5 жыл бұрын
Alhamdulilah haduuba allah kubadbaadiyey but when did this happen?
@ilkosool9518
@ilkosool9518 5 жыл бұрын
1990
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 5 жыл бұрын
Wale waan ku kalsoonahay abwaankani ilaa yaraantiisi ayuuba beeldaajiye ahaa Maashaa allaah
@halahulu752
@halahulu752 5 жыл бұрын
waa maxay beeldaajiye walaal ii micnee bal.
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 5 жыл бұрын
hala hulu beel daajiye waxaa layira ruuxa wanaaga kusifobay oo dad koodhan si wanaaga ula wada dhaqma markii loogefana u samra ruuxi kuxad gudbay isagoo waliba ka aargoosankara kana shaqeeya maslaxada umada uu lanoolyahay ruuxasi ayaa layiraa beel daajiye oo waliba dantiisa ka hor mariya danta dadweynahay
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 5 жыл бұрын
walal xag alle ayaad ka badbaadi alxmdulillah
@zakihomebio6460
@zakihomebio6460 5 жыл бұрын
Baraka Allah wll اللهم إنك عفو كريم تحب العفو فاعف عني 🔥♥️♥️♥️😍🙏🙏🤟 like isaar inta iracsan 🙏respect 🙏💯
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,4 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 3,9 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 46 МЛН
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 13 МЛН
Funny cat woke up early 😂👻🥳
0:38
Ben Meryem
Рет қаралды 26 МЛН
Magician turns his Hair into Animal 😳
0:37
Xavier Mortimer
Рет қаралды 19 МЛН
Парень со странностями помог мальчику 🥺 #фильмы #сериалы
1:00
DixyFilms - Фильмы и сериалы
Рет қаралды 4,5 МЛН