Laascaanood Ep 2️⃣ 2024 || The Capital City of Khatumo State of Somalia

  Рет қаралды 8,630

SOMAL BLOGGER

SOMAL BLOGGER

Ай бұрын

Beautiful Views and Best exploring in Laascaanood Khatumo State of Somalia another beautiful video about Laascaanood 2024 #somalia #travelvlog #beautiful #growingchannels #blogger #youtube2024 #moresubscribers #viral #anothervlog #duet #trend #viralyoutubevideo #moresubscribers #moreviews #العربية #الصومال #اسلام_صبحي #اللهم_صل_وسلم_على_نبينا_محمد #الدنيا #growth #views_viral_video_subscribers_grow ‪@SOMALBLOGGER‬ ‪@caskavlogs4973‬ ‪@PuntlandTV‬ ‪@Daljire‬ ‪@EmiratesLovesSomalia‬

Пікірлер: 97
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-os4rj6nl5w
@user-os4rj6nl5w 25 күн бұрын
ALLE YAA RAXMA SAADO ALI WARSAME LIICIMAYSIDE LASCAANO LIBDHIMAYSIDE LAASCAANOODEEY WELIGAA JOOG MANSHA ALAAH
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 16 күн бұрын
Beautiful my home town ❤❤❤❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 15 күн бұрын
🫡🫡👍✌️
@SakiSalwe
@SakiSalwe Ай бұрын
Amazing 👏 ❤
@nurabdi6399
@nurabdi6399 25 күн бұрын
Gullysta
@fadumoali7402
@fadumoali7402 27 күн бұрын
ManshaAllah Horumar, nabad iyo nolol wacan Laaska😍🐎🇸🇴🍀🏢🌳
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 27 күн бұрын
Ameen Ameen inshaAllah Guul iyo Gobanimo
@mustafaali7560
@mustafaali7560 Ай бұрын
Mashalla may Allah protect from all bad things
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Ameen ya Allah 🫡🙏
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Wow it's beautiful city
@AhmedSalwe
@AhmedSalwe Ай бұрын
MashaAllah
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 Ай бұрын
Maan sha allaah baaraka mahadsanid guulayso
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 29 күн бұрын
❤️🫡
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 28 күн бұрын
❤ManshAllh love nuusadih iidor waah lagah bufshay
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 28 күн бұрын
Aad iyo Aad Waa Laxalaaleeyay Waa Daahir Hada
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 27 күн бұрын
@@SOMALBLOGGER aafqushsh haadih laagah jafay goobaniimadih daadkayaguh kuucanka, aahayen bah soon noqotay Laask way shidantahay
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 27 күн бұрын
@@haweyorashid9419 aad iyo Aad MashaAllah
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl Ай бұрын
Gobolka sool illahay xoolo ayuu ku mannaystay mansha allah
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Aad iyo Aad Noocwalboo xoolaha ah geelba ha unadnaadee
@MaxamedDalmar-eu2xq
@MaxamedDalmar-eu2xq 28 күн бұрын
Wow caasimadii darawiishta Ilhy barwaqada iyo nabada ay maanta haysato ha u barakeeyo From muqdisho ❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 28 күн бұрын
Ameen Walaal Kusoo Dhawow Casimada Calanka Buluuga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡
@RRUUSH
@RRUUSH Ай бұрын
Masha Allah
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
🎉🎉🎉
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Thanks a lot family 🫡
@AhmedSalwe
@AhmedSalwe Ай бұрын
MashaAllah Waynaatooy Ladnaatooy ❤❤
@fadumoali7402
@fadumoali7402 27 күн бұрын
Dhiraynta iyo nadaafada magaalada ha lagu dadaalo qurux bay noqonasaa 🌳🌴🌱🌿🌸🌻
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 27 күн бұрын
Aad iyo Aad dadaalkeedaa lagu jiraa Dhanwalba
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
Mashaa Allaah guul guul iyo horumara wacana reere SSC khaatumo❤️🏇🏿❤️🏇🏿❤️🏇🏿🫶🏽🇸🇴😎🎉
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Mahadsanid walaal 🙏
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo Ай бұрын
mahadsanid walal
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Adigaa mudan inadeer
@user-fg8uj6qc8e
@user-fg8uj6qc8e Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 Ай бұрын
WEYBA LIIBAANTEY QURUXDA IYO DOOGA KA MUUQDA, SOMALADIIDKI CASHAR BEY U DHIGEEN ALAHA U SIYAADIYO NIMCEY KU JIRAAN AMIIN❤❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Ameen Ameen yarabi MashaAllah.. 🙏🫡
@Hikma599
@Hikma599 Ай бұрын
Naa markay somaliland joogtay ayay hormarkan gaadheen de imika waxba ma haystaan way gaajoonayan Allaw yaa og waxay hoosta ka leeyihiin yA somaliland nagu celiya
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 29 күн бұрын
@@Hikma599 NAA NALEYSO NAARTA GAL
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 29 күн бұрын
😂😂😂😂😂 Dreaming 🛌
@awiladen7814
@awiladen7814 Ай бұрын
Mansha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Mohamed-ep4xy
@Mohamed-ep4xy 14 күн бұрын
Allaha unaxaristo waa qof qaliya
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 14 күн бұрын
Allah janadii firdawsa Haka warabiyo hougeedana haka yeelo ameen
@amalhassan7383
@amalhassan7383 Ай бұрын
Masha Allah guul ❤❤❤❤
@FaadumoFaarax-wc2gs
@FaadumoFaarax-wc2gs Ай бұрын
Mashallah❤ dadkaas way iga nasiib badanyihin joga lascanod ❤ wlhy 6 sano ma arag❤😭 my home damal janoooyyy❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
InshaAllah Hadii la nabad qabo waad iska imaan inadeer
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl Ай бұрын
Mahadsanid mam😍😍😍😍
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Adigaa Mudan inadeer 🫡
@aducaleali2545
@aducaleali2545 Ай бұрын
​@@SOMALBLOGGER Maansha allaah inaadeer gacaliye aadbaad u mahadsantahy guuliyo gobonimo keep going insha allaah inoosoo badi mmuuqaalada
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
@aducaleali2545 Adigaa Mudan inadeer, Igu Halee
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
Libdhi maysidee laascaanood 😍😘🇸🇴 Allah ya raxma Saada cali warsame. Sadaasheeda way rumowday. I wish she was here to witness this😌
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Aad iyo Aad… Allah janadii fardawso hoygeeda haka yeelo
@shukrilibax
@shukrilibax Ай бұрын
Masha allaha guul iyo gobanimo ssc khaatumo ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@amalhassan7383
@amalhassan7383 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Thanks inadeer
@Axmedsiciid-fn4py
@Axmedsiciid-fn4py Ай бұрын
Soo badi sxb
@DADAahmed-iz4xw
@DADAahmed-iz4xw Ай бұрын
mashaAllah waa magalo qurux bdN
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
🫡
@hawaismail1588
@hawaismail1588 Ай бұрын
maansha allah Khatumo State waa Ayeeyo Puntland. Love Sool iyo Sanga Cayaan.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
🫡🫡
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 Ай бұрын
Waa Muuqaal qurux Badan Keep Going
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Thanks bro
@superfun1819
@superfun1819 28 күн бұрын
Reer Khaatumo state of Somalia 🇸🇴 hanolaadan Reer Khaatumo come to your country and investment 🇸🇴🇸🇴 Reer Khaatumo yr vocation ferie use to khatumo. Diaspora come back to yr Khaatumo ❤❤👑🇸🇴🇩🇯
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 28 күн бұрын
Aad iyo Aad inta Ay Buuhoodle Magaalo madax utahay,Caasimada ilaaCeerigaabo iyo Taleex ayaa balankeeni yahay
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 Ай бұрын
Masha allah illaaheyy ha usiyaadiyo quruxda iyo nabada❤❤❤❤❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Ameen Ameen 🫡🙏
@mona-jh2cr
@mona-jh2cr Ай бұрын
God bless Laascaanood , Region of Sool Democratic Republic of Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Maalincad Baad riyoonaysaa
@Ayyhh2022
@Ayyhh2022 Ай бұрын
hhhhhhhhh 25/8/2023
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 29 күн бұрын
Yeah don’t forget
@superfun1819
@superfun1819 28 күн бұрын
Nacalaad korkina ahatay adiga inta gumaysigii Ingriiska siidaa.
@user-co4yc4do9b
@user-co4yc4do9b Ай бұрын
Masha Allah Alxamdulilaah Allah baa mahad oo dhan lah Allah hadin siyaadiyo inshaa wn jclhy in aan arko
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Soodhawoow walaal Magaalo kamida Dalkaaga Hooyo Dadkeeda Somaaliyeedna Jecel
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 Ай бұрын
Masha Allah my home Laascaanod deeqa ❤🎉🦁🐎sharafta io quruxda dheel ku maysan imaan dhalinyar god ugu jirta qaar ba u dhawacmay ku wa hada jiida u taagan allow u naxariiso shuhadadi awalkoda janatul fardwosa ka dhiga 🤲🤲
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Ameen yarabi intii inagaga dhimatay iyo inta dhawaca ah, Guul iyo Gobanimo 🫡🙏
@Hikma599
@Hikma599 Ай бұрын
Hormarkan waxa la gaadhay intay soomaliland joogtay imika meesha waxba mayaalaan waa gaajo Waxayna cadayn u tahay in ciidanki somaliland magaalada aad u dhawrayeen o lexe jeclo ka lahaayeen
@voduz999
@voduz999 29 күн бұрын
​​@@Hikma599walays kakinceshay goojacade niliku horaynayay waxa sootudhana intabadan ilaahay buuraha iyo meelo kafog kuriday inta jajabiseenna wa dubantahay qumayo xasidad ah goorgaradi Adna iyo Sahrah halgan hargeisa iyo burco hakusurato qumayo
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Ай бұрын
Allahuma barik. Wadajirku waa umada baraaraheeda. Hala feejignaado, nimcada halaga shukriyo,. Guul iyo baraare ❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Aad iyo Aad 👍
@gaaleef
@gaaleef Ай бұрын
Masha Allah. Magaaladu way soo kabdanaysaa. Xaarkii iyo qudhunkii SNM way ka maydhatay😂
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m Ай бұрын
Maasha Allah. Waana video caddayn u noqon Kara inaan la dumin Laascaanood.
@jamamohamud496
@jamamohamud496 Ай бұрын
Masha Allah . Laascanood ma arag 15 sano . Cadowgii ragba ka saaray . Insh Allah waan soo socda .
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Soodhawoow Sxb Dhulkaaga Hooyo
@superfun1819
@superfun1819 28 күн бұрын
2007 marku haryadi Ingriiska yimii ayaa 😊igu danbaysay.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 28 күн бұрын
Dib udhiska,Ganacsiyada cusub iyo Hormarka xawaaraha kusocda inashaAllah Meel uun kagasoobiir dhawaan
@moh4127
@moh4127 Ай бұрын
Somali tuuloyin busaarad iyo ciidu indhaha kaa gelayso bay kuwada faanaya
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Kuwaad u hanqaltaagaysaba rag baa dhistay soo mawacna inaad Aaminto waxaaga Boodh ama Barwaaqo hakuu ahaadaanee
@naimam.9551
@naimam.9551 27 күн бұрын
Markaa ma,midaad kooyto ku tahay baad noogu faani hanti ma guuraana weeye tuulooyinkayaga boodhku ka kacayo hanaga maagin boodhkayaga iyo quruxdayada isku qarsoon 😂
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
Sxb Royal iyo Tuulo Qodax soo duub Marocco maxaa uga jartay xusuus wlhy 🫡
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Ugu Halee inadeer
@superfun1819
@superfun1819 28 күн бұрын
Hooyo saado cali warsame ❤❤ Allaha kuguuleeyo.😊kuna xaristo Bal sahra tuugo xashin gaashamo wajaale Hargeysa hamidayso haday xalal thy😂. Isaaq xornimo umaa dagaalamo dadka nanoolyhy markey kacan buu kaaca 😊
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 28 күн бұрын
Ameen Allah yarahma Boqoradii Khatumo state
@superfun1819
@superfun1819 28 күн бұрын
​@@SOMALBLOGGERfrom Dhuxusha Wll guushiina guysheena waaye🇩🇯🇸🇴🕊️❤💕
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 28 күн бұрын
Thanks Brother Soodhawaada Dhamaantiin Reer Laascaanood Cidwalboo somaliyeed Soodhawayn iyo Abaal bay uhayaan Thanks a lot bro
@jamamohamud496
@jamamohamud496 Ай бұрын
Meelaha waar si Fiican baan u garaya 😂 buurtii Garoonka Cabdi bille oo Anoo yar Mari jiray waa sidii cawaskii 😀🇸🇴🐎
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Aad iyo Aad maxaad waayo usoo joogtay
@AhmedSalwe
@AhmedSalwe Ай бұрын
MashaAllah
Final muy increíble 😱
00:46
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 50 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 37 МЛН
LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY?
12:04
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 20 М.
MAGAALDI GUUMAYSTAHA LA DAGALANTAY Warsheekh 📍
31:44
Maaweell
Рет қаралды 119 М.