Laascaanood: Farxada Farduus Ibrahim Guusha Halganka SSC Khaatumo & Aroos loo dhigayo Qalasyadii

  Рет қаралды 43,233

kalshaale channel

kalshaale channel

11 ай бұрын

Kalshaale Channel
Laascaanood : Farxada Farduus Ibraahim Cali Shire oo ka hadashay Guusha Halganka SSC Khaatumo Iyo Aroos loo dhigayo Qalasyadii SSC

Пікірлер: 257
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 11 ай бұрын
Wlaahi anigoon ssc ka soo jeedin salaatu shukri baan tukadey guushii illaahey reer ssc khaatumo siiyey awgeed
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 11 ай бұрын
Manshaallh Allaha ku sharfo sestar
@leylajama5276
@leylajama5276 11 ай бұрын
Wali waxay leeyihiin walaalayaalow na daaya waa waxa qaxootiga killinka iyo anaga na kala haysta nin dhulkiisa xaashi loo sameestay Ayaa ayaantaan ibnul sharmuud na daa laga Kari la yahay....
@HussenMohammed-lf2pu
@HussenMohammed-lf2pu 4 ай бұрын
​@@leylajama5276kir
@kalsonwacaniskokalson1925
@kalsonwacaniskokalson1925 11 ай бұрын
Beautiful mother of all people! The qalas wedding is free❤😅 Farduus you are our mother of qalasyada🇸🇴💓🇸🇴🌹🇸🇴👍
@leylajama5276
@leylajama5276 11 ай бұрын
Yes she is the mother of qalases in khaatumo state.......
@alisalad9653
@alisalad9653 11 ай бұрын
masha Allah diric diric dhashay waa kuwaa daraawishtii layaqaanay noolow
@leylajama5276
@leylajama5276 11 ай бұрын
Darwiish isaga hurdo dheer galay mooyee darwiish isaga muuse kufaar iyo Hassan dhiiqo in adoon loogu yeero diiday........
@leylajama5276
@leylajama5276 11 ай бұрын
Farduus wasiirka caafimaadka state of khaatumo......waan ku salaamayaa walaashayda qaaliga ah anoo jooga caasimad reer sade ee garbaharey......
@alijama9157
@alijama9157 11 ай бұрын
Masha’allah guul iyo gobanimo ssc insha’allah
@aaa1211
@aaa1211 11 ай бұрын
Guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤HARTi Guuleysta Maasha allaah geesiyada HARTi Guuleysta DAAROOD wada.oowada 🦾🤍🤍🤍🤍🦾🐎
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 11 ай бұрын
Dear sister MAy Allah reward you hard work and effort
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 11 ай бұрын
Thank you sister fradous Ibrahim for your hard work and freedom fight Allah had accepted our pray ssc khatumo unite and victory Now Allah grant victory to ssc and Harti clans The next phase is must hard how to get just and unite and good government system honest and sincerely Word are is easy but action are dear To coordinate and unite all army troops discipline and to collect taxes to run the management And never really in the federal government to run your admastration according to their desire and wishes Fordosa Ibrahim I like you and good luck and may reward you for your hard work and effort for your khatumo state
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 11 ай бұрын
Mashaallah aduunka aqlaa laysku dhaafay waa hooyo qiimo badan hartiya darooda guuleyso baayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 11 ай бұрын
Masha’Allah! Allow ku barakee oo caqliga iyo aqoonta kuu daa❤️❤️❤️❤️❤️
@leylajama5276
@leylajama5276 11 ай бұрын
Aamiin yaa rabi...
@imankhashim9837
@imankhashim9837 11 ай бұрын
Allah ha ku xafdio wallal الحمدلله والشكر لله والتمكين والنصر من الله ❤❤❤❤❤❤❤❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 11 ай бұрын
Mashaa Allaah Allaha idin xifdiyo Guul iyo Gobanimo
@omerjibril7318
@omerjibril7318 11 ай бұрын
You right ✅️ Sister masha Allah GUUL GUUL Somalia 🇸🇴
@abdillahiadanissah9244
@abdillahiadanissah9244 11 ай бұрын
IRCR should play their role ours is to provide conducive environment we don't have to exhaust our limited resources.
@IkraanSubeer-lg3dm
@IkraanSubeer-lg3dm 11 ай бұрын
guul iyo gobanimo ssc khatumo iyo inti minti soomaaliya midnimada dhulbahante gusha kufaraxsan alahu agbar alahu agbar alxamdu lilah alxamdulilah guul hooyo fardus ibrahim hooyo mcn guul guul ssc khatumo❤❤❤
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 11 ай бұрын
Abaayooy ku nooloow sharaf iyo wanaag badan aakhiriyo aduunkaba farxad aan dhamaaneyn 💜💜💜💜💜💜baxsaneey ku nooloow ❤️💜💜💜waxaad tahay mid sharaf iyo geesinimo badan 💙💙💜💜💜❤️❤️❤️❤️❤️🐪
@hakimahassan2940
@hakimahassan2940 11 ай бұрын
Masha allah guul 🇸🇴🇸🇴
@memr7493
@memr7493 11 ай бұрын
Diiyaar waaye waan kaa qeebqaatanay masha allaah guul Dhulbahante guul reer ayeyo guul ❤❤❤💪🏽🇸🇴🇸🇴💪🏽
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 11 ай бұрын
dhulbahante isaga dhibato mudo dheer kujiray oo dhulkisa laga boobay ee harti dhul dhulbahante hunguriyayn maayo wax ugu daro moye
@NaadisAdan-mn5sv
@NaadisAdan-mn5sv 11 ай бұрын
Waa diyaar walashayo,, khatumo government
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 11 ай бұрын
Maashaa Allah
@zeinabhassan3351
@zeinabhassan3351 11 ай бұрын
Maashaa alaah kuma waayo qalasad❤❤❤🎉🎉❤❤
@madinoali9781
@madinoali9781 11 ай бұрын
Maa shaa alaah alaha ha ku xifdiyo Farduusey.
@leylaahmed4161
@leylaahmed4161 11 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉 sax asaaydii weynaga dhacday ❤❤❤ hada aroos ayaa galaynaa😊
@seynabxirsimohamed8347
@seynabxirsimohamed8347 11 ай бұрын
Maasha. Alaa. Fardos. Waad. Guuleystay. Ilahay. Hakuu. Adkeyo. Insha. Alaaa
@HamdiAliHassan-wk7oi
@HamdiAliHassan-wk7oi 11 ай бұрын
Arooska D5 oo dhan baa bixinayo
@khadroalijamac921
@khadroalijamac921 11 ай бұрын
Fardowso iidoor karooney Addunyo ciil ha arag akharana cadab ha arag ❤❤
@adammohamed5339
@adammohamed5339 11 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@ibrahimduale3458
@ibrahimduale3458 11 ай бұрын
Mansha allah Fardus geesiyad noolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@umumicraajchannel1623
@umumicraajchannel1623 11 ай бұрын
Geesiyad illaahay ha idin guuleeyo❤❤❤❤
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 11 ай бұрын
Wiilashaas dan Umahaayaan oo naar iyo cadaab ayey u soo direen marka ilaahay isaaq iyo gaaladooda sharkooda haku koobo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samowsamale3490
@samowsamale3490 11 ай бұрын
Isaaq dagaal Dhulbahante kuma soo qaadin ee dawladaa Muse ayaa ayaa Wixii dhacay ka dambeysay
@hodanc6255
@hodanc6255 11 ай бұрын
Marka ma jinn bu aha wixi kalshale ku dulay lascanod habenki dadka ku layn jiray kadib hadana malin cad raxanwayn tarxilay
@fartunwarsame5888
@fartunwarsame5888 11 ай бұрын
Marshall ❤❤❤Mashall ❤❤❤guuuuuuuuuuuul❤SSC
@qalbiinahassaninahassan8079
@qalbiinahassaninahassan8079 11 ай бұрын
MashaAllah tabaraAllah sax runtaaa mama fardowsa
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 11 ай бұрын
Haye waa soo diraynaa from Darbi Daarood❤ accountinga soo tuur.
@Safih3762
@Safih3762 11 ай бұрын
Ani inteyta wadiyar inshaallah
@siradm
@siradm 11 ай бұрын
Marrasta ha la soo celiyo oo ha la dajjiyo aroos ha dambeeyee, umadda Soomaaliyeed oo dhan ha u kacdo shacabka bara kacay oo dib ha loo dajiyo wixi nool, inti dhimattayna Allaha u naxariisto ninki ku duulay baa Ilaahay swt kala xissaab tami doona.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 6 ай бұрын
Maansha Allah Faruus Ibrahim Cali Shire Inaadeer Ku Raaxayso Laascaanood
@nura2876
@nura2876 11 ай бұрын
Masha.alaah
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 11 ай бұрын
waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaacaafimaadbaan aamiin mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-jx7dh6gq7q
@user-jx7dh6gq7q 11 ай бұрын
Mansha Allah wll
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 11 ай бұрын
Aax inder farduuus qurux halgamaa mc mc inder qaali ssc harti
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 11 ай бұрын
Walaalaha Dhulbahante te waa in ay ka shaqeeyaan midnimada Dhulbahante waa in ay mar walba isu tanaasulaan. Waxay a barteen cadawgooda iyo midka saaxiibkooda ah. Guuleysta kuna eega cadawgiina hal il. Allaha idin xafido mar walba. Aamiiiiiiin❤❤❤❤❤
@firdosasileban2111
@firdosasileban2111 11 ай бұрын
Guul layso waan kuumahadcelinaynaa fardus geesiyad diyaar
@zamzamfarah393
@zamzamfarah393 11 ай бұрын
Naag nool guulaso allaha soomali oodhana bogooda burcad haysumariyo
@justincasecase4367
@justincasecase4367 11 ай бұрын
Mallahah Fadduus Waan Ku Su Gayeyi Mashallah Farxada Ilaahayi Ba Ku Mahadsan
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 11 ай бұрын
Farduus geesiyad qaran guulayso
@HussenMohammed-lf2pu
@HussenMohammed-lf2pu 4 ай бұрын
Masha Allah Wa runteed❤❤
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 11 ай бұрын
👏👏👏👏❤❤❤❤
@seniorcade2436
@seniorcade2436 11 ай бұрын
Fartusey ssc by registration mala aqbala I'm coming😂
@AsmamaxamedJamac-se8xl
@AsmamaxamedJamac-se8xl 11 ай бұрын
waan ifiin han balysynayaa ssc iyo hooyada halgaka
@abdinasirahmedabdullahi1681
@abdinasirahmedabdullahi1681 11 ай бұрын
Gabar dhulbahante Somali sijuu ah majirtaa yeeysan iga baxsane
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 11 ай бұрын
Waa laguu hayaa laakiin adigu
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 11 ай бұрын
Mash allah tabarakallah❤💐🥰🥰
@wellimohamed3440
@wellimohamed3440 11 ай бұрын
Abty waa ku salaamey guuleyso
@maxfuudcumar7672
@maxfuudcumar7672 11 ай бұрын
eedo iska wad waa caadiye iska faan warba warbaa xigi doonee
@mohibasamathar1934
@mohibasamathar1934 11 ай бұрын
Diyaar😢😢😢🎉🎉🎉❤❤❤❤
@sacdiyaa1
@sacdiyaa1 11 ай бұрын
Waa iga diyaar farduuseey waa balan. Qalas walba 4 haloo meheriyo🎉🎉❤
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 11 ай бұрын
Masha Allah tabrikallah waa gabanimo
@noah3760
@noah3760 11 ай бұрын
Fardowsa indr illahay ha no kaadayo halgame weyn sharaf weyn baad naga mudan tahay tariikhda ku xusaysa.❤❤❤
@mohamedxarigle
@mohamedxarigle 11 ай бұрын
Masha Allah inaadeer
@nimoqueen5617
@nimoqueen5617 11 ай бұрын
GUUUL GUUUL GUUUUL GUUUL GUUUUL SSC SSC SSC SSC SSC INSHA ALLAH GUUSHU WAA DHANKEENA MARWALBA❤️❤️❤️❤️
@user-tr1dr4nw8e
@user-tr1dr4nw8e 11 ай бұрын
Guull iyo gobanimo Ssc Hanolato
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 11 ай бұрын
Wcs ma sha allah guul guud ahaan beesha Daarood gaar ahaan Harti Koombe sigaara SSC Khaatumo State of Soomaalia from GK 🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾
@shamsaabdi9059
@shamsaabdi9059 11 ай бұрын
Be strong people my family keep going
@shanyfahiye919
@shanyfahiye919 11 ай бұрын
Masha Allah Firdousa
@piixez7425
@piixez7425 11 ай бұрын
Masha alaah guul
@Barwaaqo2005
@Barwaaqo2005 11 ай бұрын
SSC guul guul insha allah 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💙💙❤️❤️✅✅✅✅🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩷🩷💚💚💚💚👍💪💪👍👍💪💪❤️💪💪💪💪💪💪💪❤️💙💙💙💙❤️✅🐎🐎🐎🐎🐎❤️✅✅🦁🩸🩷💚👍💪💪💪❤️💙💙💙❤️👍💚💚💪💪
@aminafarah1457
@aminafarah1457 6 ай бұрын
Maanshaa alaah 🎉❤🎉
@muhubotakar5113
@muhubotakar5113 11 ай бұрын
Diric diric dashay ❤❤❤❤❤❤
@sahraosman4806
@sahraosman4806 11 ай бұрын
Guule ❤❤❤❤
@MaryamoYacquub-zk1yi
@MaryamoYacquub-zk1yi 11 ай бұрын
Guul❤❤❤❤❤❤❤
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 5 ай бұрын
Walhi waa runteed Dhulbahante isagaa isku muuq muuqda💯 Kalmadaas way asiibtay, waxay in badan u kala ququbnaayeen wa arintaas, ana jaamac siyaad iyo ana Bahararsame iyo ana ree hagar, intaasaa dhulbahante qaribtay, lakiinse maaantay ugu fiicanyihiin haday sidaas ku wadaaan 🎉🎉💯💯💯
@leylajama5276
@leylajama5276 11 ай бұрын
Khudbadii dhalashada khaatumo state......the mother of khaatumo state....walee Inaad gob aheed lakiin aad god shaydaan Intaad mar ku dhacday Rabi maanta kaasoo saaray ee farduusay mareexaan in ilaahay godka ay ku jireen in rabi kasoo saaro iigu soo ducee....
@hodanc6255
@hodanc6255 11 ай бұрын
Marexan yaku dhagan ayaga sow hg mamul lama samaysan maxa u diday og inay mamul la samaystan
@leylajama5276
@leylajama5276 11 ай бұрын
@@hodanc6255 mareexaan Kama tirsana maamul ka baraxley iyo kan qaxootiga killinka ee degmada kismaayo...kan qaxootiga killinka waxaa mareexaan uga jira raadamiir oo ah talxe reer xasan iyo hooraarsame oo la dhashay wagerdhac oo saleebaan iyo sacad oo ah wecel aan aabo laheen Ayaa laaya caruurta wegedhac ayaguna qaxootiga killinka ayay adoon u yihiin mareexaan markuu midoobo oo radamiir is arkaan wecelka sacad iyo saleebaan iyo raadamiir oo ah talxe reer xasan iyo hooraarsame markaas ayaan sheegi karaa mareexaan wuxuu yahay Marka mareexaan waxaa neceb ayaa badan lakiin hadii dadka na neceb ay naga yaradaan mareexana helo hogaan aan Somalinimo aqoon waxaan hubaa in maalin kuwa dhiiga iyo colada mareexaan isbahaysiga ku ah sida qaxootiga killinka Dani dameer mahad salad inshallah in ayagana maalin la xisaabin doono waxay mareexaan dhiigiisa iyo sharaftiisa ay isbahaysiga ugu noqdaan. .
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 11 ай бұрын
Well done say
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 11 ай бұрын
Farduus hooyo gob ah ilaahay haku sharfo
@samiracabdalla7514
@samiracabdalla7514 11 ай бұрын
Halgamaayad fardus thank you
@siatbulle5893
@siatbulle5893 11 ай бұрын
Man shaa Allah hore usoco guuleyso
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 11 ай бұрын
Tolaay yaa rabbi najaar inta sharkooda naga badbaadi tolaay waar aan is badbaadino aduun iyo aakhiro tolaay tolaayeey
@ubahabdullahi5325
@ubahabdullahi5325 11 ай бұрын
Guul iyo gobinimo inader kali ❤❤❤
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 11 ай бұрын
Alxamdullaah 🤲 🤲 🤲
@rahoroble3224
@rahoroble3224 11 ай бұрын
Walaley hakuxarxin walal waxa dhintay wa will somaliyed adinka shalay lajiray siwanagsan iney idindhafan bey ehed
@zeinabs678
@zeinabs678 11 ай бұрын
Wa lakala gobsanyahay
@abdallahidris3955
@abdallahidris3955 11 ай бұрын
Maxkamaf hs la saato hs ku xadgubina laskiin xaq bas lagu leeyahay was in lsga gudas iyadoo sharciga alaah la marinayo
@mirakunto8516
@mirakunto8516 11 ай бұрын
guul guul ssc❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@NimcaanFarmaajo-sp4kz
@NimcaanFarmaajo-sp4kz 11 ай бұрын
Halalaayo iidoor
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 11 ай бұрын
Maanshaallah .
@football_hub1
@football_hub1 11 ай бұрын
Waxay u disheen ma xaabistah waan u kala abtirisaan gobona ma tihii🦧🦧🦧🦧😭😭😭😭😭🦮🦮😭😭🦮
@kadiraahmed8924
@kadiraahmed8924 11 ай бұрын
MashaaAllah my sister
@abdihakimali4429
@abdihakimali4429 11 ай бұрын
Ilaahay haku sharfo wllo hadalkaaga aad buu wanaagsanyahay
@roodacali506
@roodacali506 11 ай бұрын
Masha allaah wllaashy
@fadumajelle4212
@fadumajelle4212 11 ай бұрын
Mashaaallah Fardowso congratulations ❤guuleysta xaqaa idin hiiliyey hambalyo
@roodakarreiyehkaire4714
@roodakarreiyehkaire4714 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shamsaabdi9059
@shamsaabdi9059 11 ай бұрын
Mashallah people khaatumo mashallah
@ashafarah6052
@ashafarah6052 11 ай бұрын
Guulaysto Fardows masha’allah Guul iyo Gobanimo SSC ❤️🙏🇸🇴
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 11 ай бұрын
Ma sha Allah hadal qiimo leh. Waxaan raacin lahaa Ilaahay diintiisa aaynu ku dhaqano, cadaalada ilaalino, dulmigana ka fogaano dariskeenana si fiican uula dhaqano
@ladanmoallin7723
@ladanmoallin7723 11 ай бұрын
MashaAllah walaashii jirto
@obaxshire1475
@obaxshire1475 11 ай бұрын
Maashaa alahaa alaha kuxafido abaayo
@basrabashir5726
@basrabashir5726 11 ай бұрын
Maasha allah tabarakallah dad nimada iyo sharafta waa mid illahay kusiiyay
@shanyfahiye919
@shanyfahiye919 11 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk What woman Masha Allah
@hibohassan3817
@hibohassan3817 11 ай бұрын
Masha alah sifican u hadashey hadal ideqey harti dambe yaan lakala qadin bey tiri Mj hadan nahy garbihina nahy ilma ader yaal guuuul lasocano oo casumadiii harti noqotey rajeynayah insha alah
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 11 ай бұрын
Walaalo farduusey guusha reer ssc allaha adkeeyo kuwa kuwa kalana xaqa allaha tusisy ❤❤❤❤❤
NUUR GOSAAR | DHAANTO CUSUB | GOBOLADA D.D.S. | 2023 VIDEO-HD
4:58
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 2,3 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 42 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
Winners And Losers Of Laas Caanood War🤔
34:28
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 17 М.
waar daag. daag ah
17:59
Som tv
Рет қаралды 16 М.