Labada lugood iyo labada gacmood ayaa la iga jaray markii......." Qisada Maxamed Ismaaciil

  Рет қаралды 14,073

Cadceed channel

Cadceed channel

3 ай бұрын

Labada lugood iyo labada cagood ayaa laga jaray markii......." Qisada Maxamed Ismaaciil

Пікірлер: 65
@AminaHassanabdirahman
@AminaHassanabdirahman Ай бұрын
M.shalaah hamblyo hamblyo wllo maxamed sidaad nolosha uga guulgaadhay
@AhlaamAbdiraxmaan
@AhlaamAbdiraxmaan 3 ай бұрын
Maxamed huuno alle haku caafiyo ❤❤😢😢
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 3 ай бұрын
Alle wllo.badel khyr qaba haku siiyo cilmiga iyo xafimadka haku barakeyo wll qlli adunyadu waa imtixan
@hoodomo863
@hoodomo863 2 ай бұрын
Mohamed Simnar bu nagula jiro wlhi qof wangsn weeye oo aqoon leh qof laxaadlba lama moodaba siduu wax ubarnyo 100 qof oo cilmilbu dhaama 😢
@Fatima-ht3pw
@Fatima-ht3pw 3 ай бұрын
Alxamdulilah ilhy aya imankisa sugay ilhy haku barakeyo
@masnaaxmed426
@masnaaxmed426 3 ай бұрын
Qofku qalpiga ayuu ka naafooba Maxamedna waa qof qalpiyan u nool iiman buuxana leh Alle ha u siyaadiye maxamed walaal sad ugu samirty qadarta rabi Alle hakaaga abaalmariyo janooyinkiisa qaaliga ah dambi dhaafna hakaaga dhigo, Aduunyadana rabi wxd ku faraxdo hakula kulmiyo meel walood joogtaba alle dhib idaylkeed hakaa dhowro🤲🏽
@IkranCabdi-mf8qt
@IkranCabdi-mf8qt 3 ай бұрын
Allah poe nolosha guulo bdn kaa gaarsiyo kuna garab galo i.a wax dhiba ma arkysi😢🤴alllh ku cviyo🤲🤲
@user-jy8il4kq2r
@user-jy8il4kq2r 3 ай бұрын
Wll alle haku karameeyo wiil iLahayyy aamin san ayaad tahayyy khayr baan ku rajaynaya
@hamdihabi8656
@hamdihabi8656 3 ай бұрын
Mash allh wllky maxamed ismacil saleban ilahay imak hagu siyadiyo wllo wlhi wuxu tusalo uyahy bulashadn aynu kudhexenolanu ilahay dadka bahiyah garaka qaba abalkoda jano hakdhigo
@NABILBULLE
@NABILBULLE 3 ай бұрын
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@Nasiiblay
@Nasiiblay 3 ай бұрын
Wxaan aad uga xumahay dhibaatoyinka ay dadka intiisa kle ku hyaan Dadkeena baahiyaha gaarka ah qaba, sawkii nabigu scw iri Dadka muslimiintiii waa sidii jidh kliya oo hadii mid xanuusado inta klena wy u damqataa😌
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 3 ай бұрын
Maxamed guula ayaan ku arjeenya walal Soomaaliyad 🇸🇴🙏🙏🙏🙏
@HoodoMahamoud-ts4xr
@HoodoMahamoud-ts4xr 3 ай бұрын
Wllo alle haku barakeeyo wxaa tahay qof imaankisu taam yahay ❤❤
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel 3 ай бұрын
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@hoodomohamed7710
@hoodomohamed7710 3 ай бұрын
Mashalllh wlll ilhy qofka marku waxa ka qado waxakale ayuu siiya ama badalkedu siiya adigan iman dhamysuku siiyay
@raanarunkudhigley6865
@raanarunkudhigley6865 3 ай бұрын
Maxamed walaal alle haku barakeeyo
@fadumoabukar9269
@fadumoabukar9269 3 ай бұрын
Ax Allow adaa wax og 😢😢😢
@user-dl9gs4gd9c
@user-dl9gs4gd9c 3 ай бұрын
Iinaanka qanjah jooga ilaahy khare haku siiyo😢😢
@user-ro2py5ng2j
@user-ro2py5ng2j 3 ай бұрын
Macha Allah waa inan iimankiisu taam yahy aadun io aakhiroba guuleyso wll
@user-os7cf8md2e
@user-os7cf8md2e 3 ай бұрын
Rabi haka rali noqdo horu mar badan ban ku rajenaya
@omaryare-ub8oi
@omaryare-ub8oi 3 ай бұрын
Alle haku gargaaro wall nin karti badan baad tahee.
@Ikran_isse4890
@Ikran_isse4890 3 ай бұрын
Ilhy haku sahlo Insha allh wlky qli 😢😢😢😢
@fadxiyasharaf7420
@fadxiyasharaf7420 3 ай бұрын
wax walbi waa qadar ale. ilahy haku gargaaro wll
@nafisaabdilahi9583
@nafisaabdilahi9583 3 ай бұрын
Alle ha gargaro aamiiin wllo
@user-zr2uz3qd5r
@user-zr2uz3qd5r 3 ай бұрын
😢ax bal an so dhamayisto marka comanti sax kaso bixine 😢
@Tiktasiciid
@Tiktasiciid 3 ай бұрын
adeero cilmiga alle ha kuu barakeeyo
@QadroXasan-cf5pu
@QadroXasan-cf5pu 3 ай бұрын
Waa itixaan lagu fiirinaayo samirka qofka
@fardusfardus4152
@fardusfardus4152 3 ай бұрын
Allah cazawajallah,samirka haku siyaadiyo, laxaadkaagana janno Allah ha kugu badalo.
@SihaamAadaJamac3344
@SihaamAadaJamac3344 3 ай бұрын
Wllo maxamed hore usoco wllo
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 3 ай бұрын
Soory Bowe 😢😢😢😢
@user-sy9yb7ti8v
@user-sy9yb7ti8v 3 ай бұрын
😭😭😪😭😪 Khadar minallaah 😭😭😭😪😪
@user-cm7tr8vf3p
@user-cm7tr8vf3p 3 ай бұрын
Nolosha heer sare ka gar inshalah wll❤️🥰
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 ай бұрын
wllkay qaalo maxamed ilahay aaduun iyo aakhiraba ha ku barakeeyo waxaad jeceshahay ha kusiiyo wllo aduunku waa iska imtixaam qofkastana waxba lagu imtixaama marka wllkay samir ilahay ka kubarakeeyo
@Mohamed_saed0
@Mohamed_saed0 3 ай бұрын
Maxamed ismaaciil waa geed lab
@najmamahdi4944
@najmamahdi4944 3 ай бұрын
Mahamed halyey.❤
@samiyafarxan6294
@samiyafarxan6294 3 ай бұрын
Guulayso wllo 😢
@guuledjerar4136
@guuledjerar4136 3 ай бұрын
Alle xanuun danbe kuma tuso wll
@hoodomohamed7710
@hoodomohamed7710 3 ай бұрын
Ale ha ku siyadiyo wlll
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 3 ай бұрын
😭😭 ❤❤
@ibrahimXeydar-jj4ez
@ibrahimXeydar-jj4ez 3 ай бұрын
Alxmdu laah
@user-sc2tc7pc4j
@user-sc2tc7pc4j 3 ай бұрын
Masha allaah
@roobleqays9638
@roobleqays9638 3 ай бұрын
Alla haw gargaaro wll
@nasrayasin1378
@nasrayasin1378 3 ай бұрын
So dhmeystra bl😢
@user-wn5zi5em2r
@user-wn5zi5em2r 3 ай бұрын
Wllo wxn aqaana inaan nafa ah o rajeey ah wil wadnaha wx ka qaabana haaysata waliba an wadaanka wxba lagaga qabaan kariin wlhi wey oyda markaasta
@faadumomaxamedbarqash1280
@faadumomaxamedbarqash1280 3 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 3 ай бұрын
Madaxweyne xasan sheq Aabihii cuuryaan lawada lugood cuuryaanka Ah Ayuu Ahaa xasan garguurte sidaasaa oo liyiri ilaahay odoomadiisa wuxuu uqoro magafayaan
@HabonNoura-hx1hv
@HabonNoura-hx1hv 3 ай бұрын
Ax😢😭
@cabdaleguray
@cabdaleguray 3 ай бұрын
Waa iska xaal aduun 😢
@user-wo9pb9xx1k
@user-wo9pb9xx1k 3 ай бұрын
😭😭😭😭😭
@user-pp5jm6rk6p
@user-pp5jm6rk6p 3 ай бұрын
Ax 😢
@kafiitaqalpifuran2325
@kafiitaqalpifuran2325 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@Xanfaresh
@Xanfaresh 3 ай бұрын
Soo boqo KZfaq kayga❤
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 3 ай бұрын
Waa uu igaqalbi adagyhy ninka ninkan wareeysanaayo teeda kale dadka markaan joogy qalbi jixinjixa maleheyn lkn dalkale anoo kunool waxaan dareemy noloshu waxaay thy
@maaslimmedia
@maaslimmedia 3 ай бұрын
Ilaahay Haku Garab Galo
@najmaadan9529
@najmaadan9529 3 ай бұрын
Wiilka barnaamijka dadahinaya wxaan leeyhy 🎤 ka fogee afka codkaaga isagoo gariira ayuu nasoo gaadhaya ee
@user-of8si6yd1m
@user-of8si6yd1m 3 ай бұрын
Xageed jogtaa 😢
@BarkhadKhadar-bd4ns
@BarkhadKhadar-bd4ns 3 ай бұрын
Hargyza ayuu ku nolyahye wll
@abdirahman4872
@abdirahman4872 3 ай бұрын
Waa reer burco asalkisu wllo lakin imka hargeysa jooga
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow 3 ай бұрын
Ilhey. Ha kugu bedelo jino
@MaxamuudMaxamed-yn3cr
@MaxamuudMaxamed-yn3cr 3 ай бұрын
Sorry wllo maxamad❤ horay usoo
@simonelandelle1028
@simonelandelle1028 Ай бұрын
Bonjour il faut changer la mortalité des somaliens envers les andicape merci
@amaldhere9097
@amaldhere9097 3 ай бұрын
Cudurkaas dalaalanta ayuu kadhashey waa in caruurt latalaalah
@user-dl9gs4gd9c
@user-dl9gs4gd9c 3 ай бұрын
Sorry 😢😢😢😢
@saidaiskufilan2166
@saidaiskufilan2166 3 ай бұрын
Sorry abowe
@HusseinM.Hussein
@HusseinM.Hussein 3 ай бұрын
Nin ka badbaaday naafanimada deegaanka oo lagu xidhan yahay maamul wanaagsan sidoo kalana caawiya oo ilaaliya dadka dhigiisa
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 4,7 М.
Ninkii ay jeclayd ayaa u sheegay......... Qisada Fadxiya
42:48
Cadceed channel
Рет қаралды 14 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 29 МЛН
Xaaskii Guusha #qiso
47:27
HIGSI NO.1
Рет қаралды 29 М.
Eid mubarak Dhamaan umada islaamka ah @dheereye4040
34:27
Dheereye
Рет қаралды 92 М.
STREET FOOD IN JIGJIGA
14:47
Najah
Рет қаралды 6 М.
Xasan Sheekh Oo Foosiya Xaaji Adan Si Rasmi ah U Eryey
8:14
Farax iyo Filsan "Barnaamij xiiso leh iyo la yaabka Maraykanka"
32:04
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,9 МЛН